Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

89) Sūrat Al-Fajr

Printed format

89) سُورَة الفَجر

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Wa Al-Fajri 089-001 Eebe wuxuu ku dhaartay Waabariga. وَ‌الْفَ‍‍جْ‍‍رِ
Wa Layālin `Ashrin 089-002 Iyo Habenanada Tobanka ah (Arrafo). وَلَي‍‍َ‍الٍ عَشْرٍ
Wa Ash-Shaf`i Wa Al-Watri 089-003 Iyo Tirada siman iyo tan is dheer. وَ‌الشَّفْعِ ‌وَ‌الْوَتْ‍‍رِ
Wa Al-Layli 'Idhā Yasri 089-004 Iyo Habeenku markuu tagayu. وَ‌اللَّ‍‍يْ‍‍لِ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ يَسْ‍‍رِ
Hal Fī Dhālika Qasamun Lidhī Ĥijrin 089-005 Miyayna arrintaasu ahayn wax loogu dhaarto Qof caqli leh. هَلْ فِي ‌ذَلِكَ قَ‍‍سَم ٌ‌ لِذِي حِ‍‍جْ‍‍رٍ
'Alam Tara Kayfa Fa`ala Rabbuka Bi`ādin 089-006 Ma ku soo Gaadhay sida Eebahaa ku falay Caad. أَلَمْ تَ‍رَ‌ كَ‍‍يْ‍‍فَ فَعَلَ ‌‍رَبُّكَ بِعَا‌دٍ
'Irama Dhāti Al-`Imādi 089-007 Ee ahaa Irama xooggana lahaa. إِ‌‍رَمَ ‌ذ‍َ‍‌اتِ ‌الْعِمَا‌دِ
Allatī Lam Yukhlaq Mithluhā Fī Al-Bilādi 089-008 Wax la mid ahna aan iugu abuurin dhulka. الَّتِي لَمْ يُ‍‍خْ‍‍لَ‍‍قْ مِثْلُهَا‌ فِي ‌الْبِلاَ‌دِ
Wa Thamūda Al-Ladhīna Jābū Aş-Şakhra Bil-Wādi 089-009 Iyo Thamuud-kii ahaa dhagaxa kuwa ku jarjara Waadiga. وَثَم‍‍ُ‍و‌دَ‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ جَابُو‌ا‌ال‍‍صَّ‍‍خْ‍رَ‌ بِ‍الْوَ‌ا‌دِ
Wa Fir`awna Dhī Al-'Awtādi 089-010 lyo Fircoonkii dhakawyada lahaa. وَفِ‍‍رْعَ‍‍وْنَ ‌ذِي ‌الأَ‌وْتَا‌دِ
Al-Ladhīna Ţaghaw Fī Al-Bilādi 089-011 kuwiina ahaa ku xadgudbay dhulka. الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ طَ‍‍غَ‍‍وْ‌ا‌ فِي ‌الْبِلاَ‌دِ
Fa'aktharū Fīhā Al-Fasāda 089-012 12 Kuna badiyay dhexdiisa fassaadka. فَأَكْثَرُ‌و‌ا‌ فِيهَا‌ ‌الْفَسَا‌دَ
Faşabba `Alayhim Rabbuka Sawţa `Adhābin 089-013 Markaasaana Eeba ku shubay Caddibaad daran. فَ‍صَ‍‍بَّ عَلَيْهِمْ ‌‍رَبُّكَ سَ‍‍وْ‍طَ عَذَ‌ابٍ
'Inna Rabbaka Labiālmirşādi 089-014 Maxaayeelay Eebe waa u darbanyahay (abaalmarinta). إِنَّ ‌‍رَبَّكَ لَبِالْمِ‍‍رْ‍‍صَ‍‍ا‌دِ
Fa'ammā Al-'Insānu 'Idhā Mā Abtalāhu Rabbuhu Fa'akramahu Wa Na``amahu Fayaqūlu Rabbī 'Akramani 089-015 Marks Eebe Dadka imtixaano xoolana ugu nicmeeyo wuxuu dhihi (kan xun) waa lai sharrifay (isagoo faani). فَأَمَّ‍‍ا‌ ‌الإِ‌ن‍‍س‍‍َ‍انُ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ مَا‌ ‌ابْ‍‍تَلاَهُ ‌‍رَبُّ‍‍هُ فَأَكْ‍رَمَ‍‍هُ ‌وَنَعَّمَ‍‍هُ فَيَ‍‍قُ‍‍ولُ ‌‍رَبِّ‍‍ي‍ ‌أَكْ‍رَمَنِ
Wa 'Ammā 'Idhā Mā Abtalāhu Faqadara `Alayhi Rizqahu Fayaqūlu Rabbī 'Ahānani 089-016 Haddiise Eebe imtixaano oo Xoolaha ku yareeyo wuxuu dhihi Eebaa i dulleeyay. وَ‌أَمَّ‍‍ا‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ مَا‌ ‌ابْ‍‍تَلاَهُ فَ‍‍قَ‍‍دَ‌‍رَ‌ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ ‌رِ‌زْ‍قَ‍‍هُ فَيَ‍‍قُ‍‍ولُ ‌‍رَبِّ‍‍ي‍ ‌أَهَانَنِ
Kallā ۖ Bal Lā Tukrimūna Al-Yatīma 089-017 Saas ma aha ee waxaydaan dhaqaalaynayn Agoonka. كَلاَّ‌ ۖ بَ‍‍ل لاَ‌ تُكْ‍‍رِم‍‍ُ‍ونَ ‌الْيَتِيمَ
Wa Lā Taĥāđđūna `Alá Ţa`āmi Al-Miskīni 089-018 Mana fartaan in masaakiinta wax la siiyo. وَلاَ‌ تَح‍‍َ‍اضُّ‍‍ونَ عَلَى‌ طَ‍‍ع‍‍َ‍امِ ‌الْمِسْكِينِ
Wa Ta'kulūna At-Tutha 'Aklāan Lammāan 089-019 Waxaadna aad u cuntaan dhaxal xaq darro. وَتَأْكُل‍‍ُ‍ونَ ‌ال‍‍تُّ‍رَ‍‌اثَ ‌أَكْلا‌ ً‌ لَ‍‍مّ‍‍اً
Wa Tuĥibbūna Al-Māla Ĥubbāan Jammāan 089-020 Xoolahana waxaad u jeceshihiin si daran. وَتُحِبّ‍‍ُ‍ونَ ‌الْم‍‍َ‍الَ حُبّا‌‌ ً‌ جَ‍‍مّ‍‍اً
Kallā 'Idhā Dukkati Al-'Arđu Dakkāan Dakkāan 089-021 Saas ma aha ee marka dhulka la burburiyo. كَلاَّ‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ‌دُكَّتِ ‌الأَ‌رْ‍ضُ ‌دَكّا‌‌ ً‌ ‌دَكّاً
Wa Jā'a Rabbuka Wa Al-Malaku Şaffāan Şaffāan 089-022 Eebe iyo Malaguna la yimaaddo amarkiisa Malaa'igtoo safan. وَج‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌‍رَبُّكَ ‌وَ‌الْمَلَكُ صَ‍‍فّا‌‌ ًصَ‍‍فّاً
Wa Jī'a Yawma'idhin Bijahannama ۚ Yawma'idhin Yatadhakkaru Al-'Insānu Wa 'Anná Lahu Adh-Dhikrá 089-023 Naarta Jahannamana Maalintaas la keenoDadku waxay xusuusan waxay faleenMaxayse xusuusi tari. وَج‍‍ِ‍يءَ‌ يَوْمَئِذ‌ٍ‌ بِجَهَ‍‍نَّ‍‍مَ ۚ يَوْمَئِذ‌ٍ‌ يَتَذَكَّرُ‌ ‌الإِ‌نْ‍‍س‍‍َ‍انُ ‌وَ‌أَنَّ‍‍ى‌ لَهُ ‌ال‍‍ذِّكْ‍رَ‌ى
Yaqūlu Yā Laytanī Qaddamtu Liĥayātī 089-024 Waxay dhihi shallaytee maan wanaag hormarsado. يَ‍قُ‍‍ولُ يَا‌ لَيْتَنِي قَ‍‍دَّمْتُ لِحَيَاتِي
Fayawma'idhin Lā Yu`adhdhibu `Adhābahu~ 'Aĥadun 089-025 Malintaas sida Eebe wax ruux u Cadaabi ma jiro. فَيَوْمَئِذ‌ٍ‌ لاَ‌ يُعَذِّبُ عَذَ‌ابَهُ ‌أَحَدٌ
Wa Lā Yūthiqu Wathāqahu~ 'Aĥadun 089-026 Wax sida Eebe wax u xidhina ma jiro. وَلاَ‌ يُوثِ‍‍قُ ‌وَثَاقَ‍‍هُ ‌أَحَدٌ
Yā 'Ayyatuhā An-Nafsu Al-Muţma'innatu 089-027 Naftase xaqa rumaysay ee Xasillooneey. يَ‍‍ا‌ ‌أَيَّتُهَا‌ ‌ال‍‍نَّ‍‍فْسُ ‌الْمُ‍‍طْ‍‍مَئِ‍‍نَّ‍‍ةُ
Arji`ī 'Ilá Rabbiki điyatan Marđīyatan 089-028 U noqo Eebaha adoo raalli ah lagana raalli noqday. ا‌رْجِعِ‍‍ي ‌إِلَى‌ ‌‍رَبِّكِ ‌‍رَ‌اضِ‍‍يَة ً‌ مَرْ‍ضِ‍‍يَّةً
dkhulī Fī `Ibādī 089-029 dhexgalna Addoomadayda (wanaagsan). فَا‌دْ‍‍خُ‍‍لِي فِي عِبَا‌دِي
Wa Adkhulī Jannatī 089-030 Galna Jannadayda. وَ‌ا‌دْ‍‍خُ‍‍لِي جَ‍‍نَّ‍‍تِي
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah