Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

90) Sūrat Al-Balad

Printed format

90) سُورَة البَلَد

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Lā 'Uqsimu Bihadhā Al-Baladi 090-001 Eebe wuxuu ka dhaaran Magaalada «Makaad ee Sharrifan». لاَ‌ ‌أُ‍قْ‍‍سِمُ بِهَذَ‌ا‌ ‌الْبَلَدِ
Wa 'Anta Ĥillun Bihadhā Al-Baladi 090-002 Ood Nabiyow daggantahay dhexdeeda. وَ‌أَ‌نْ‍‍تَ حِلّ‌‍ٌ‌ بِهَذَ‌ا‌ ‌الْبَلَدِ
Wa Wālidin Wa Mā Walada 090-003 Iyo Nabi Aadam iyo carruurtiisa «Dadka». وَ‌وَ‌الِد‌ٍ‌ ‌وَمَا‌ ‌وَلَدَ
Laqad Khalaq Al-'Insāna Fī Kabadin 090-004 Ee Eebe Dadka wuu Abuuray iyagoo dhib iyo shaqo (Adduunka kala kulmi). لَ‍قَ‍‍دْ‌ خَ‍‍لَ‍‍قْ‍‍نَا‌ ‌الإِ‌ن‍‍س‍‍َ‍انَ فِي كَ‍‍بَ‍‍دٍ
'Ayaĥsabu 'An Lan Yaqdira `Alayhi 'Aĥadun 090-005 Ma waxayse u maleeyeen inaan cidna awood ku lahayn (dadku). أَيَحْسَبُ ‌أَ‌نْ لَ‍‌‍نْ يَ‍‍قْ‍‍دِ‌ر‍َ‍‌ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ ‌أَحَدٌ
Yaqūlu 'Ahlaktu Mālāan Lubadāan 090-006 Dadka (Gaalada) waxay odhan waxaan bixiyey xoolo badan (si xaqa loo horjoogsado). يَ‍قُ‍‍ولُ ‌أَهْلَكْتُ مَالا‌ ً‌ لُبَد‌اً
'Ayaĥsabu 'An Lam Yarahu~ 'Aĥadun 090-007 Ma wuxuu u maleeyay (xaq diiduhu) inaan cidna arkaynin. أَيَحْسَبُ ‌أَ‌نْ لَمْ يَ‍رَهُ ‌أَحَدٌ
'Alam Naj`al Lahu `Aynayni 090-008 Miyaannaan u yeelin Laba indhood. أَلَمْ نَ‍‍جْ‍‍عَلْ لَ‍‍هُ عَيْنَيْنِ
Wa Lisānāan Wa Shafatayni 090-009 Iyo Carrab iyo Laba bishimood. وَلِسَانا‌ ً‌ ‌وَشَفَتَيْنِ
Wa Hadaynāhu An-Najdayni 090-010 Oo miyaannaan u caddaynin Labada Jid (khayrka iyo sharka). وَهَدَيْن‍‍َ‍اهُ ‌ال‍‍نَّ‍‍جْ‍‍دَيْنِ
Falā Aqtaĥama Al-`Aqabata 090-011 Ee Dadku muu jiidho Jiirta. فَلاَ‌ ‌ا‍قْ‍‍تَحَمَ ‌الْعَ‍‍قَ‍‍بَ‍‍ةَ
Wa Mā 'Adrāka Mā Al-`Aqabatu 090-012 Ma taqaannaa Jiirta. وَمَ‍‍ا‌ ‌أَ‌دْ‌رَ‍‌اكَ مَا‌ ‌الْعَ‍‍قَ‍‍بَ‍‍ةُ
Fakku Raqabatin 090-013 Waa qoor la xoreeyo. فَكُّ ‌‍رَقَ‍‍بَ‍‍ةٍ
'Aw 'Iţ`āmun Fī Yawmin Dhī Masghabatin 090-014 Iyo cunno la siiyo maalin gaajo. أَ‌وْ‌ ‌إِ‍طْ‍‍ع‍‍َ‍ام‌‍ٌ‌ فِي يَ‍‍وْم‌‍ٍ‌ ‌ذِي مَسْ‍‍غَ‍‍بَ‍‍ةٍ
Yatīmāan Dhā Maqrabatin 090-015 Agoon kuu dhaw. يَتِيما‌‌ ً‌ ‌ذَ‌ا‌ مَ‍‍قْ‍‍‍رَبَ‍‍ةٍ
'Aw Miskīnāan Dhā Matrabatin 090-016 Ama Miskiin Dhulka ku dhagay (dhibaato darteed). أَ‌وْ‌ مِسْكِينا‌‌ ً‌ ‌ذَ‌ا‌ مَتْ‍رَبَ‍‍ةٍ
Thumma Kāna Mina Al-Ladhīna 'Āmanū Wa Tawāşaw Biş-Şabri Wa Tawāşaw Bil-Marĥamati 090-017 Markaas la noqdo kuwa Rumeeyay xaqaisuna dardaarma Samirkaisuna dardaarma naxariista. ثُ‍‍مَّ ك‍‍َ‍انَ مِنَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ ‌وَتَوَ‌اصَ‍‍وْ‌ا‌ بِ‍ال‍‍صَّ‍‍بْ‍‍ر‍ِ‍‌ ‌وَتَوَ‌اصَ‍‍وْ‌ا‌ بِ‍الْمَرْحَمَةِ
'Ūlā'ika 'Aşĥābu Al-Maymanati 090-018 Kuwaasina waa kuwa Midigta mari. أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ ‌أَ‍صْ‍‍ح‍‍َ‍ابُ ‌الْمَيْمَنَةِ
Wa Al-Ladhīna Kafarū Bi'āyātinā Hum 'Aşĥābu Al-Mash'amati 090-019 Kuwaka Gaaloobayse Aayaadkannaga waa kuwa jidka xun mari. وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ بِآيَاتِنَا‌ هُمْ ‌أَ‍صْ‍‍ح‍‍َ‍ابُ ‌الْمَشْأَمَةِ
`Alayhim Nārun Mu'uşadatun 090-020 Waxaana lagu dabooli Naar. عَلَيْهِمْ ن‍‍َ‍ا‌ر‌ٌ‌ مُؤ‍‍صَ‍‍د‍َ‍ةٌ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah