Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter | Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ |
Hal 'Atāka Ĥadīthu Al-Ghāshiyati
| 088-001 Ma ku soo gadhay Qiyaamada warkeedii.
|
هَلْ أَتَاكَ حَدِيثُ الْغَاشِيَةِ |
Wujūhun Yawma'idhin Khāshi`atun
| 088-002 Wajiyaal Maalintaas way dullaysnaan.
|
وُجُوهٌ يَوْمَئِذٍ خَاشِعَةٌ |
`Āmilatun Nāşibatun
| 088-003 Waxayna qaban Shaqo dhib ah.
|
عَامِلَةٌ نَاصِبَةٌ |
Taşlá Nārāan Ĥāmiyatan
| 088-004 Waxayna gali Naar kulul.
|
تَصْلَى نَاراً حَامِيَةً |
Tusqá Min `Aynin 'Āniyatin
| 088-005 Waxaana laga waraabin il kulayl daran.
|
تُسْقَى مِنْ عَيْنٍ آنِيَةٍ |
Laysa Lahum Ţa`āmun 'Illā Min Đarī`in
| 088-006 Wax cunto ahna kama helaan oon ahayn cunno xun (oo wax dhibta).
|
لَيْسَ لَهُمْ طَعَامٌ إِلاَّ مِنْ ضَرِيعٍ |
Lā Yusminu Wa Lā Yughnī Min Jū`in
| 088-007 Taasoon waxna cayilinhaynin Gaajana wax ka taraynin.
|
لاَ يُسْمِنُ وَلاَ يُغْنِي مِنْ جُوعٍ |
Wujūhun Yawma'idhin Nā`imatun
| 088-008 Wajiyaalna maalintaas way Nicmaysnaan (Waa mu'miniinta).
|
وُجُوهٌ يَوْمَئِذٍ نَاعِمَةٌ |
Lisa`yihā Rāđiyatun
| 088-009 Waxayna ka raalli noqotay camalkeedii.
|
لِسَعْيِهَا رَاضِيَةٌ |
Fī Jannatin `Āliyatin
| 088-010 Janno sarana way gali.
|
فِي جَنَّةٍ عَالِيَةٍ |
Lā Tasma`u Fīhā Lāghiyatan
| 088-011 Kumana maqasho Jannada hadal macna darro.
|
لاَ تَسْمَعُ فِيهَا لاَغِيَةً |
Fīhā `Aynun Jāriyatun
| 088-012 Waxaana ah dhexdeed il socota.
|
فِيهَا عَيْنٌ جَارِيَةٌ |
Fīhā Sururun Marfū`atun
| 088-013 iyo Sariiro la koryeelay.
|
فِيهَا سُرُرٌ مَرْفُوعَةٌ |
Wa 'Akwābun Mawđū`atun
| 088-014 Iyo koobab la hor dhigay (ehlu Jannaha).
|
وَأَكْوَابٌ مَوْضُوعَةٌ |
Wa Namāriqu Maşfūfatun
| 088-015 Iyo Barkimooyin la safay.
|
وَنَمَارِقُ مَصْفُوفَةٌ |
Wa Zarābīyu Mabthūthatun
| 088-016 Iyo gogol la fidiyay.
|
وَزَرَابِيُّ مَبْثُوثَةٌ |
'Afalā Yanžurūna 'Ilá Al-'Ibili Kayfa Khuliqat
| 088-017 Miyayna fiirinaynin sida Deela loo abuuray.
|
أَفَلاَ يَنْظُرُونَ إِلَى الإِبِلِ كَيْفَ خُلِقَتْ |
Wa 'Ilá As-Samā'i Kayfa Rufi`at
| 088-018 Iyo sida Samada loo koryeelay.
|
وَإِلَى السَّمَاءِ كَيْفَ رُفِعَتْ |
Wa 'Ilá Al-Jibāli Kayfa Nuşibat
| 088-019 Iyo sida Ruuraha loo taagay
|
وَإِلَى الْجِبَالِ كَيْفَ نُصِبَتْ |
Wa 'Ilá Al-'Arđi Kayfa Suţiĥat
| 088-020 Iyo sida dhulka loo fidiyay.
|
وَإِلَى الأَرْضِ كَيْفَ سُطِحَتْ |
Fadhakkir 'Innamā 'Anta Mudhakkirun
| 088-021 Ee Waani dadka waxaad tahay waaniyee (Nabiyow).
|
فَذَكِّرْ إِنَّمَا أَنْتَ مُذَكِّرٌ |
Lasta `Alayhim Bimusayţirin
| 088-022 Mana tihid mid xoog ku leh (qasab).
|
لَسْتَ عَلَيْهِمْ بِمُسَيْطِرٍ |
'Illā Man Tawallá Wa Kafara
| 088-023 Hase yeeshee Ruuxii xaqa ka jeedsada oo Gaalooba (ku soo celi xaqa).
|
إِلاَّ مَنْ تَوَلَّى وَكَفَرَ |
Fayu`adhdhibuhu Allāhu Al-`Adhāba Al-'Akbara
| 088-024 Eebana wuu caddibi Caddibaadda u wayn.
|
فَيُعَذِّبُهُ اللَّهُ الْعَذَابَ الأَكْبَرَ |
'Inna 'Ilaynā 'Īābahum
| 088-025 Xagganagayna u soo noqon (khalqigu).
|
إِنَّ إِلَيْنَا إِيَابَهُمْ |
Thumma 'Inna `Alaynā Ĥisābahum
| 088-026 Annagaana xisaabin.
|
ثُمَّ إِنَّ عَلَيْنَا حِسَابَهُمْ |
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter | Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ |