Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter | Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ |
Sabbiĥi Asma Rabbika Al-'A`lá
| 087-001 Waynee Magaca Eebe ee Sarreeya.
|
سَبِّحِ اسْمَ رَبِّكَ الأَعْلَى |
Al-Ladhī Khalaqa Fasawwá
| 087-002 Eebaha abuuray khalqiga ekeeyayna.
|
الَّذِي خَلَقَ فَسَوَّى |
Wa Al-Ladhī Qaddara Fahadá
| 087-003 Eebaha wax walba qaddaray Jidkana tusiyey.
|
وَالَّذِي قَدَّرَ فَهَدَى |
Wa Al-Ladhī 'Akhraja Al-Mar`á
| 087-004 Eebaha soo bixiya Daaqa.
|
وَالَّذِي أَخْرَجَ الْمَرْعَى |
Faja`alahu Ghuthā'an 'Aĥwá
| 087-005 Kana dhiga markaas ka dib caws ingagagan oo Madow.
|
فَجَعَلَهُ غُثَاءً أَحْوَى |
Sanuqri'uka Falā Tansá
| 087-006 Waxaan kuu akhriyaynaa Quraanka halmaaminamaysid.
|
سَنُقْرِئُكَ فَلاَ تَنسَى |
'Illā Mā Shā'a Allāhu ۚ 'Innahu Ya`lamu Al-Jahra Wa Mā Yakhfá
| 087-007 Wuxuu Eebe doono mooyeeEebana waa ogyahay waxa muuqda iyo waxa qarsoonba.
|
إِلاَّ مَا شَاءَ اللَّهُ ۚ إِنَّهُ يَعْلَمُ الْجَهْرَ وَمَا يَخْفَى |
Wa Nuyassiruka Lilyusrá
| 087-008 Waxaana kuu fududaynhaynaa Waddo fiican.
|
وَنُيَسِّرُكَ لِلْيُسْرَى |
Fadhakkir 'In Nafa`ati Adh-Dhikrá
| 087-009 Ee wax waani (Nabiyow) markay wax tari waanadu.
|
فَذَكِّرْ إِنْ نَفَعَتِ الذِّكْرَى |
Sayadhdhakkaru Man Yakhshá
| 087-010 Waxaa waantoobi Ruuxa Eebe ka yaabee.
|
سَيَذَّكَّرُ مَنْ يَخْشَى |
Wa Yatajannabuhā Al-'Ashqá
| 087-011 Waxaana ka fogaan waanada Ruuxa xune.
|
وَيَتَجَنَّبُهَا الأَشْقَى |
Al-Ladhī Yaşlá An-Nāra Al-Kubrá
| 087-012 Ee ah mid gali Naar wayn.
|
الَّذِي يَصْلَى النَّارَ الْكُبْرَى |
Thumma Lā Yamūtu Fīhā Wa Lā Yaĥyā
| 087-013 Oon kuna dhimanayn dhexdeeda kuna noolanayn.
|
ثُمَّ لاَ يَمُوتُ فِيهَا وَلاَ يَحْيَا |
Qad 'Aflaĥa Man Tazakká
| 087-014 Waxaana liibaanay Ruuxii Daahir noqda.
|
قَدْ أَفْلَحَ مَنْ تَزَكَّى |
Wa Dhakara Asma Rabbihi Faşallá
| 087-015 magaca Eebana XusaSalaaddana tukada.
|
وَذَكَرَ اسْمَ رَبِّهِ فَصَلَّى |
Bal Tu'uthirūna Al-Ĥayāata Ad-Dunyā
| 087-016 Saas ma'aha ee Dadku wuxuu doortay nolosha Adduunyo ee dhaw.
|
بَلْ تُؤْثِرُونَ الْحَيَاةَ الدُّنْيَا |
Wa Al-'Ākhiratu Khayrun Wa 'Abqá
| 087-017 Aakhiraase khayr badan baaqina ah (hadhi).
|
وَالآخِرَةُ خَيْرٌ وَأَبْقَى |
'Inna Hādhā Lafī Aş-Şuĥufi Al-'Ūlá
| 087-018 Arrintaasuna waxay ku sugantahay Kutubtii hore.
|
إِنَّ هَذَا لَفِي الصُّحُفِ الأُولَى |
Şuĥufi 'Ibrāhīma Wa Mūsá
| 087-019 Kutubtii (Nabi) Ibraahim iyo (Nabi) Muuse.
|
صُحُفِ إِبْرَاهِيمَ وَمُوسَى |
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter | Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ |