Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

70) Sūrat Al-Ma`ārij

Printed format

70) سُورَة المَعَارِج

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Sa'ala Sā'ilun Bi`adhābinqi`in 070-001 Midbaa wuxuu Eebe warsaday in Caddibaad ku dhacda Gaalada (loo soo dedejiyo). سَأَلَ س‍‍َ‍ائِل‌‍ٌ‌ بِعَذ‍َ‍‌ابٍ‌ ‌وَ‌ا‍ق‍‍ِ‍‍عٍ
Lilkāfiryna Laysa Lahu Dāfi`un 070-002 Caddibaadaasna wax Gaalada ka Celin ma jiro. لِلْكَافِ‍‍رينَ لَ‍‍يْ‍‍سَ لَ‍‍هُ ‌دَ‌افِعٌ
Mina Allāhi Dhī Al-Ma`āriji 070-003 Waxayna ka imaan Caddibaaddaasu Eebaha sarraynta iyo Sharafta u Saaxiiba. مِنَ ‌اللَّ‍‍هِ ‌ذِي ‌الْمَعَا‌رِجِ
Ta`ruju Al-Malā'ikatu Wa Ar-Rūĥu 'Ilayhi Fī Yawmin Kāna Miqruhu Khamsīna 'Alfa Sanatin 070-004 Ee Malaa'igta kale iyo Jibriilba u koraan Maalin qaddarkeedu dhan yahay Konton Kun oo Sano. تَعْرُجُ ‌الْمَلاَئِكَةُ ‌وَ‌ال‍‍رّ‍ُ‍‌وحُ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍هِ فِي يَ‍‍وْم‌‍ٍ‌ ك‍‍َ‍انَ مِ‍‍قْ‍‍دَ‌ا‌رُهُ خَ‍‍مْس‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌أَلْفَ سَنَةٍ
şbir Şaban Jamīlāan 070-005 Ee Nabiyow Samir Samir wanaagsan. فَاصْ‍‍بِ‍‍رْ‌ صَ‍‍بْ‍‍ر‌ا‌‌ ً‌ جَمِيلاً
'Innahum Yarawnahu Ba`īdāan 070-006 Gaaladu waxay Caddibaadda u arkaan inay fogtahay. إِنَّ‍‍هُمْ يَ‍رَ‌وْنَ‍‍هُ بَعِيد‌اً
Wa Narāhu Qarībāan 070-007 Annaguna waxaan u aragnaa inay dhawrdahay. وَنَ‍رَ‍‌اهُ قَ‍‍رِيباً
Yawma Takūnu As-Samā'u Kālmuhli 070-008 Caddibaaddaasu waxay dhici Maalinta Cirku noqon bir la dhalaaliyey oo kale. يَ‍‍وْمَ تَك‍‍ُ‍ونُ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءُ‌ كَالْمُهْلِ
Wa Takūnu Al-Jibālu Kāl`ihni 070-009 Buuruhuna ay noqon Suuf la tifay oo kale. وَتَك‍‍ُ‍ونُ ‌الْجِب‍‍َ‍الُ كَالْعِهْنِ
Wa Lā Yas'alu Ĥamīmun Ĥamīmāan 070-010 Sokeeyana uusan sokeeye wax warsanaynin. وَلاَ‌ يَسْأَلُ حَم‍‍ِ‍ي‍‍مٌ حَمِيماً
Yubaşşarūnahum ۚ Yawaddu Al-Mujrimu Law Yaftadī Min `Adhābi Yawmi'idhin Bibanīhi 070-011 Wayna is arkayaandambiiluhuna wuxuu jeelaan inuu iskaga furto Maalintaas Caddibaadeeda Caruurtiisa. يُبَ‍صَّ‍‍رُ‌ونَهُمْ ۚ يَوَ‌دُّ‌ ‌الْمُ‍‍جْ‍‍رِمُ لَوْ‌ يَفْتَدِي مِ‍‌‍نْ عَذ‍َ‍‌ابِ يَوْمِئِذ‌ٍ‌ بِبَنِيهِ
Wa Şāĥibatihi Wa 'Akhīhi 070-012 HaweenaydiisaWalaalkiis. وَ‍صَ‍‍احِبَتِ‍‍هِ ‌وَ‌أَ‍خِ‍‍يهِ
Wa Faşīlatihi Allatī Tu'uwyhi 070-013 iyo qaraabadiisii soo dhawaynayey. وَفَ‍صِ‍‍يلَتِهِ ‌الَّتِي تُؤْ‌ويهِ
Wa Man Al-'Arđi Jamī`āan Thumma Yunjīhi 070-014 iyo waxa Dhulka ku sugan dhammaan markaa uu nabad galo. وَمَ‍‌‍نْ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ جَمِيعا‌‌ ً‌ ثُ‍‍مَّ يُ‍‌‍ن‍‍جِيهِ
Kallā ۖ 'Innahā Lažá 070-015 Saas ma aha ee waxaa jirta Naar kulul (oo ay geli). كَلاَّ‌ ۖ ‌إِنَّ‍‍هَا‌ لَ‍‍ظَ‍‍ى
Nazzā`atan Lilshshawá 070-016 Waxayna siibi Galka (Madaxa iyo Jirka). نَزَّ‌اعَة ً‌ لِلشَّوَ‌ى
Tad`ū Man 'Adbara Wa Tawallá 070-017 Waxayna u dhawaaqi dadka jeedsaday xaqana diiday. تَ‍‍دْعُو‌ا‌ مَ‍‌‍نْ ‌أَ‌دْبَ‍رَ‌ ‌وَتَوَلَّى
Wa Jama`a Fa'aw`á 070-018 Xoolahana kulmiyey oo hayey (oon xaqa ku bixinin). وَجَمَعَ فَأَ‌وْعَى
'Inna Al-'Insāna Khuliqa Halū`āan 070-019 Dadka waa la abuuray iyaga oo Naf jaclaysi badan. إِنَّ ‌الإِ‌ن‍‍س‍‍َ‍انَ خُ‍‍لِ‍‍قَ هَلُوعاً
'Idhā Massahu Ash-Sharru Jazū`āan 070-020 Haddii dhib taabto wuu argagaxaa. إِ‌ذَ‌ا‌ مَسَّهُ ‌ال‍‍شَّرُّ‌ جَزُ‌وعاً
Wa 'Idhā Massahu Al-Khayru Manū`āan 070-021 Hadduu khayr helana wuu reebaa. وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ مَسَّهُ ‌الْ‍‍خَ‍‍يْ‍‍رُ‌ مَنُوعاً
'Illā Al-Muşallīna 070-022 Marka laga reebo Muslimiinta tukata. إِلاَّ‌ ‌الْمُ‍‍صَ‍‍لِّينَ
Al-Ladhīna Hum `Alá Şalātihim Dā'imūna 070-023 Ee ah kuwa Salaaddooda daa'ima. الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ هُمْ عَلَى‌ صَ‍‍لاَتِهِمْ ‌د‍َ‍‌ائِمُونَ
Wa Al-Ladhīna Fī 'Amwālihim Ĥaqqun Ma`lūmun 070-024 Kuwa Xoolahoodana xaq la ogyahay ka bixiya. وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ فِ‍‍ي ‌أَمْوَ‌الِهِمْ حَ‍‍قٌّ‌ مَعْلُومٌ
Lilssā'ili Wa Al-Maĥrūmi 070-025 Siiyana kuwa baryootama iyo kuwaan wax haysan. لِلسّ‍‍َ‍ائِلِ ‌وَ‌الْمَحْرُ‌ومِ
Wa Al-Ladhīna Yuşaddiqūna Biyawmi Ad-Dīni 070-026 Kuwa rumeeya Maalinta Qiyaame (ee Abaal marinta). وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يُ‍‍صَ‍‍دِّ‍‍قُ‍‍ونَ بِيَ‍‍وْمِ ‌ال‍‍دِّينِ
Wa Al-Ladhīna Hum Min `Adhābi Rabbihim Mushfiqūna 070-027 Kuwa ka CabsadayCaddibaadda Eebahood. وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ هُمْ مِ‍‌‍نْ عَذ‍َ‍‌ابِ ‌‍رَبِّهِمْ مُشْفِ‍‍قُ‍‍ونَ
'Inna `Adhāba Rabbihim Ghayru Ma'mūnin 070-028 Maxaa yeelay Caddibaadda Eebe wax ka Aamin ah ma jiro. إِنَّ عَذ‍َ‍‌ابَ ‌‍رَبِّهِمْ غَ‍‍يْ‍‍رُ‌ مَأْمُونٍ
Wa Al-Ladhīna Hum Lifurūjihim Ĥāfižūna 070-029 Kuwa ka ilaaliya Xubinta (dhalmaha) sino. وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ هُمْ لِفُرُ‌وجِهِمْ حَافِ‍‍ظُ‍‍ونَ
'Illā `Alá 'Azwājihim 'Aw Mā Malakat 'Aymānuhum Fa'innahum Ghayru Malūmīna 070-030 30 Waxa ka soo haray Xaaskooda ama ay hanteentaasna laguma dagaalo. إِلاَّ‌ عَلَ‍‍ى‌ ‌أَ‌زْ‌وَ‌اجِهِمْ ‌أَ‌وْ‌ مَا‌ مَلَكَتْ ‌أَيْمَانُهُمْ فَإِنَّ‍‍هُمْ غَ‍‍يْ‍‍رُ‌ مَلُومِينَ
Famani Abtaghá Warā'a Dhālika Fa'ūlā'ika Humu Al-`Ādūna 070-031 Ruuxiise doona wax gudubsan kuwaa waa mid xad gudbay. فَمَنِ ‌ابْ‍‍تَ‍‍غَ‍‍ى‌ ‌وَ‌ر‍َ‍‌ا‌ءَ‌ ‌ذَلِكَ فَأ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ هُمُ ‌الْعَا‌دُ‌ونَ
Wa Al-Ladhīna Hum Li'mānātihim Wa `Ahdihim `ūna 070-032 Kuwa waxa lagu aaminay iyo Ballankaba ilaaliya. وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ هُمْ لِأمَانَاتِهِمْ ‌وَعَهْدِهِمْ ‌‍رَ‌اعُونَ
Wa Al-Ladhīna Hum Bishahādātihim Qā'imūna 070-033 Kuwa maraggooda si fiican u furay. وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ هُمْ بِشَهَا‌دَ‌اتِهِمْ قَ‍‍ائِمُونَ
Wa Al-Ladhīna Hum `Alá Şalātihim Yuĥāfižūna 070-034 Kuwa Salaaddooda xafida (dhawra). وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ هُمْ عَلَى‌ صَ‍‍لاَتِهِمْ يُحَافِ‍‍ظُ‍‍ونَ
'Ūlā'ika Fī Jannātin Mukramūna 070-035 Kuwaasi waxay geli Jannooyin lagu Sharrifo. أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ فِي جَ‍‍نّ‍‍َ‍اتٍ‌ مُكْ‍رَمُونَ
Famāli Al-Ladhīna Kafarū Qibalaka Muhţi`īna 070-036 Maxaa u sugnaaday Gaalada oo ay xagga Nabiga u deg degi (iagoo beenin). فَم‍‍َ‍الِ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌اقِ‍‍بَلَكَ مُهْ‍‍طِ‍‍عِينَ
`Ani Al-Yamīni Wa `Ani Ash-Shimāli `Izīna 070-037 Iyagoo midigta Nabiga iyo Bidixdiisaba Koox Koox u jooga. عَنِ ‌الْيَم‍‍ِ‍ي‍‍نِ ‌وَعَنِ ‌ال‍‍شِّم‍‍َ‍الِ عِزِينَ
'Ayaţma`u Kullu Amri'in Minhum 'An Yudkhala Jannata Na`īmin 070-038 Ma wuxuu damci Ruux kasta oo ka mid ah in geliyo Jannatu Naciima. أَيَ‍‍طْ‍‍مَعُ كُلُّ ‌امْ‍‍رِئٍ‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ ‌أَ‌نْ يُ‍‍دْ‍‍خَ‍‍لَ جَ‍‍نَّ‍‍ةَ نَعِيمٍ
Kallā ۖ 'Innā Khalaqnāhum Mimmā Ya`lamūna 070-039 Saas ma aha ee waxaan ka abuuray waxay ogyihiin. كَلاَّ‌ ۖ ‌إِنَّ‍‍ا‌ خَ‍‍لَ‍‍قْ‍‍نَاهُمْ مِ‍‍مَّ‍‍ا‌ يَعْلَمُونَ
Falā 'Uqsimu Birabbi Al-Mashāriqi Wa Al-Maghāribi 'Innā Laqādirūna 070-040 Waxaan ku dhaaran Qorrax ka soo baxyada iyo Qorrax u dhacyada ee waan karraa. فَلاَ‌ ‌أُ‍قْ‍‍سِمُ بِ‍رَبِّ ‌الْمَشَا‌رِ‍‍قِ ‌وَ‌الْمَ‍‍غَ‍‍ا‌رِبِ ‌إِنَّ‍‍ا‌ لَ‍‍قَ‍‍ا‌دِ‌رُ‌ونَ
`Alá 'An Nubaddila Khayan Minhum Wa Mā Naĥnu Bimasbūqīna 070-041 Inaan ku baddallo kuwa ka khayr badannagamana dheerayn karaan. عَلَ‍‍ى‌ ‌أَ‌نْ نُبَدِّلَ خَ‍‍يْر‌ا‌ ً‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ ‌وَمَا‌ نَحْنُ بِمَسْبُوقِ‍‍ينَ
Fadharhum Yakhūđū Wa Yal`abū Ĥattá Yulāqū Yawmahumu Al-Ladhī Yū`adūna 070-042 Ee iska dhaaf ha dhumbadeen eh (xumaanta) hana Ciyaareen intay kala kulmaan Maalintoodii Qiyame ee loogu gooddiyey. فَذَ‌رْهُمْ يَ‍‍خُ‍‍وضُ‍‍و‌ا‌ ‌وَيَلْعَبُو‌ا‌ حَتَّى‌ يُلاَ‍قُ‍‍و‌ا‌ يَوْمَهُمُ ‌الَّذِي يُوعَدُ‌ونَ
Yawma Yakhrujūna Mina Al-'Ajthi Sirā`āan Ka'annahum 'Ilá Nuşubin Yūfiđūna 070-043 Maalinta ay ka soo bixi Qubuuraha iyagoo deg degi ood mooddo inay u laxaadsan Calaamo loo taagay (xaggooda). يَ‍‍وْمَ يَ‍‍خْ‍‍رُج‍‍ُ‍ونَ مِنَ ‌الأَجْ‍‍د‍َ‍‌اثِ سِ‍رَ‌اعا‌‌ ً‌ كَأَنَّ‍‍هُمْ ‌إِلَى‌ نُ‍‍صُ‍‍بٍ‌ يُوفِ‍‍ضُ‍‍ونَ
Khāshi`atan 'Abşāruhum Tarhaquhum Dhillatun ۚ Dhālika Al-Yawmu Al-Ladhī Kānū Yū`adūna 070-044 Aragooduna waa dullaysan yahay Maalintaaswaxaana ka muuqda oo dabooli dulliMaalintaasuna waa Maalintii loogu yaboohay (Abaal marinteeda). خَ‍‍اشِعَةً ‌أَبْ‍‍‍‍صَ‍‍ا‌رُهُمْ تَرْهَ‍‍قُ‍‍هُمْ ‌ذِلَّة‌‍ٌۚ ‌ذَلِكَ ‌الْيَ‍‍وْمُ ‌الَّذِي كَانُو‌ا‌ يُوعَدُ‌ونَ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah