Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

71) Sūrat Nūĥ

Printed format

71) سُورَة نُوح

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
'Innā 'Arsalnā Nūĥāan 'Ilá Qawmihi~ 'An 'Andhir Qawmaka Min Qabli 'An Ya'tiyahum `Adhābun 'Alīmun 071-001 Annagaa Nabi Nuux u dirray Qoomkiisii si uu ugu digo Caddibaadda horteed. إِنَّ‍‍ا‌ ‌أَ‌رْسَلْنَا‌ نُوحا‌‌ ً‌ ‌إِلَى‌ قَ‍‍وْمِهِ ‌أَ‌نْ ‌أَ‌ن‍‍ذِ‌ر‍ْ‍‌ قَ‍‍وْمَكَ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِ ‌أَ‌نْ يَأْتِيَهُمْ عَذ‍َ‍‌ابٌ ‌أَلِيمٌ
Qāla Yā Qawmi 'Innī Lakum Nadhīrun Mubīnun 071-002 Wuxuuna ku yidhi Qoomkayow waxaan idiin ahay dige Cad «oo muuqda» قَ‍‍الَ يَاقَ‍‍وْمِ ‌إِنِّ‍‍ي لَكُمْ نَذ‍ِ‍ي‍‍ر‌ٌ‌ مُبِينٌ
'Ani A`budū Allaha Wa Attaqūhu Wa 'Aţī`ūni 071-003 ee Eebe Caabuda kana dhawrsada'anigana i adeeca. أَنِ ‌اعْبُدُ‌و‌ا‌اللَّ‍‍هَ ‌وَ‌اتَّ‍‍قُ‍‍وهُ ‌وَ‌أَ‍طِ‍‍يعُونِ
Yaghfir Lakum Min Dhunūbikum Wa Yu'uakhkhirkum 'Ilá 'Ajalin Musamman ۚ 'Inna 'Ajala Allāhi 'Idhā Jā'a Lā Yu'uakhkharu ۖ Law Kuntum Ta`lamūna 071-004 Wuu idiin dambi dhaafi wuuna idin dib dhigi ilaa muddo Magacaabanmarka Eebe la yimaaddo ajasha wax dib u dhigi ma jiro haddaad wax ogtihiin. يَ‍‍غْ‍‍فِ‍‍رْ‌ لَكُمْ مِ‍‌‍نْ ‌ذُنُوبِكُمْ ‌وَيُؤَ‍‍خِّ‍‍رْكُمْ ‌إِلَ‍‍ى‌ ‌أَجَلٍ‌ مُسَ‍‍مّ‍‍ى‌‌ ًۚ ‌إِنَّ ‌أَجَلَ ‌اللَّ‍‍هِ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَ‌ لاَ‌ يُؤَ‍‍خَّ‍‍رُ‌ ۖ لَوْ‌ كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ تَعْلَمُونَ
Qāla Rabbi 'Innī Da`awtu Qawmī Laylāan Wa Nahāan 071-005 Nabi Nuux wuxuu yiri Eebbow waan u yeeray Qoomkaygii Habeen iyo dharaar. قَ‍‍الَ ‌‍رَبِّ ‌إِنِّ‍‍ي ‌دَعَ‍‍وْتُ قَ‍‍وْمِي لَيْلا‌ ً‌ ‌وَنَهَا‌ر‌اً
Falam Yazid/hum Du`ā'ī 'Illā Firāan 071-006 Yeedhiddayduna uma siyaadinin waxaan caraar ahayn. فَلَمْ يَزِ‌دْهُمْ ‌دُع‍‍َ‍ائ‍‍ِ‍‍ي‍ ‌إِلاَّ‌ فِ‍رَ‌ا‌ر‌اً
Wa 'Innī Kullamā Da`awtuhum Litaghfira Lahum Ja`alū 'Aşābi`ahum Fīdhānihim Wa Astaghshaw Thiyābahum Wa 'Aşarrū Wa Astakbarū Astikbāan 071-007 Markasta oo aan u yeedhana si aad ugu dambi dhaafto waxay farahooda yeelaan dhagahoodamaryahoodana way isku dadaanwayna ku Madax adaygaan xumaanta wayna is weyneeyaan. وَ‌إِنِّ‍‍ي كُلَّمَا‌ ‌دَعَوْتُهُمْ لِتَ‍‍غْ‍‍فِ‍‍ر‍َ‍‌ لَهُمْ جَعَلُ‍‍و‌ا‌ ‌أَ‍صَ‍‍ابِعَهُمْ فِ‍‍ي ‌آ‌ذَ‌انِهِمْ ‌وَ‌اسْتَ‍‍غْ‍‍شَوْ‌ا‌ ثِيَابَهُمْ ‌وَ‌أَ‍صَ‍‍رُّ‌و‌ا‌ ‌وَ‌اسْتَكْبَرُ‌و‌ا‌اسْتِكْبَا‌ر‌اً
Thumma 'Innī Da`awtuhum Jihāan 071-008 si kor ah yaan ugu yeedhay«dadka dhexdiisa» ثُ‍‍مَّ ‌إِنِّ‍‍ي ‌دَعَوْتُهُمْ جِهَا‌ر‌اً
Thumma 'Innī 'A`lantu Lahum Wa 'Asrartu Lahum 'Isan 071-009 Waana u qaylyeyhoosna waan ugu yeeray. ثُ‍‍مَّ ‌إِنِّ‍‍ي ‌أَعْلَ‍‌‍ن‍‍تُ لَهُمْ ‌وَ‌أَسْ‍رَ‌رْتُ لَهُمْ ‌إِسْ‍رَ‌ا‌ر‌اً
Faqultu Astaghfirū Rabbakum 'Innahu Kāna Ghaffāan 071-010 Waxaana ku idhi Eebihiin dambi dhaaf weydiista waa dambi dhaaf badance. فَ‍قُ‍‍لْتُ ‌اسْتَ‍‍غْ‍‍فِرُ‌و‌ا‌ ‌‍رَبَّكُمْ ‌إِنَّ‍‍هُ ك‍‍َ‍انَ غَ‍‍فَّا‌ر‌اً
Yursili As-Samā'a `Alaykum Midan 071-011 Cirkana Roob badan ha idinka keenee. يُرْسِلِ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءَ‌ عَلَيْكُمْ مِ‍‍دْ‌‍رَ‌ا‌ر‌اً
Wa Yumdidkum Bi'amwālin Wa Banīna Wa Yaj`al Lakum Jannātin Wa Yaj`al Lakum 'Anhāan 071-012 Hana idiin kordhiyo Xoolo iyo Wiilal iyo Beero hana idiin yeelo Wabi yaal. وَيُمْدِ‌دْكُمْ بِأَمْو‍َ‍‌الٍ‌ ‌وَبَن‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌وَيَ‍‍جْ‍‍عَلْ لَكُمْ جَ‍‍نّ‍‍َ‍اتٍ‌ ‌وَيَ‍‍جْ‍‍عَلْ لَكُمْ ‌أَ‌نْ‍‍هَا‌ر‌اً
Mā Lakum Lā Tarjūna Lillāh Waqāan 071-013 Maxaad leedihiin ood weynida Eebe uga cabsoon weydeen. مَا‌ لَكُمْ لاَ‌ تَرْج‍‍ُ‍ونَ لِلَّهِ ‌وَ‍قَ‍‍ا‌ر‌اً
Wa Qad Khalaqakum 'Aţan 071-014 Isagoo idin abuuray idinkoo soo maray Xaalado kala duwan. وَ‍قَ‍‍دْ‌ خَ‍‍لَ‍‍قَ‍‍كُمْ ‌أَ‍طْ‍‍وَ‌ا‌ر‌اً
'Alam Taraw Kayfa Khalaqa Allāhu Sab`a Samāwātin Ţibāqāan 071-015 Miyaydaan arkaynin sida Eebe u Abuuray toddoba Samo oo isdulsaaran. أَلَمْ تَ‍رَ‌وْ‌ا‌ كَ‍‍يْ‍‍فَ خَ‍‍لَ‍‍قَ ‌اللَّ‍‍هُ سَ‍‍بْ‍‍عَ سَمَا‌و‍َ‍‌ات‌‍ٍطِ‍‍بَاق‍‍اً
Wa Ja`ala Al-Qamara Fīhinna Nūan Wa Ja`ala Ash-Shamsa Sirājāan 071-016 Dayaxana uga yeelay Dhexdooda Nuurqorraxdana ka yeelay siraad. وَجَعَلَ ‌الْ‍‍قَ‍‍مَ‍رَ‌ فِيهِ‍‍نَّ نُو‌ر‌ا‌ ً‌ ‌وَجَعَلَ ‌ال‍‍شَّمْسَ سِ‍رَ‌اجاً
Wa Allāhu 'Anbatakum Mina Al-'Arđi Nabātāan 071-017 Eebe waa Kan idinka soo Bixiyay Dhulka. وَ‌اللَّ‍‍هُ ‌أَ‌نْ‍‍بَتَكُمْ مِنَ ‌الأَ‌رْ‍ضِ نَبَاتاً
Thumma Yu`īdukum Fīhā Wa Yukhrijukum 'Ikhjāan 071-018 Haddana idinku Celin doona Dhexdiisa idinkana soo bixindoona. ثُ‍‍مَّ يُعِيدُكُمْ فِيهَا‌ ‌وَيُ‍‍خْ‍‍رِجُكُمْ ‌إِخْ‍رَ‌اجاً
Wa Allāhu Ja`ala Lakumu Al-'Arđa Bisāţāan 071-019 Eebe waa kan Idiinka yeelay Dhulka gogol. وَ‌اللَّ‍‍هُ جَعَلَ لَكُمُ ‌الأَ‌رْ‍ضَ بِسَاط‍‍اً
Litaslukū Minhā Subulāan Fijājāan 071-020 Si aad ugu socotaan Dhexdiisa waddooyin waawayn. لِتَسْلُكُو‌ا‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ سُبُلا‌‌ ً‌ فِجَاجاً
Qāla Nūĥun Rabbi 'Innahum `Aşawnī Wa Attaba`ū Man Lam Yazid/hu Māluhu Wa Waladuhu~ 'Illā Khasāan 071-021 (Nabi) Nuux wuxuu yidhi Eebow way I caasiyeen waxayna Raaceen kuwo aan xoolohoodu iyo Carrurtoodu waxaan khasaara ahayn u kordhinaynin. قَ‍‍الَ ن‍‍ُ‍وح ٌ‌ ‌‍رَبِّ ‌إِنَّ‍‍هُمْ عَ‍‍صَ‍‍وْنِي ‌وَ‌اتَّبَعُو‌ا‌ مَ‍‌‍نْ لَمْ يَزِ‌دْهُ مَالُ‍‍هُ ‌وَ‌وَلَدُهُ ‌إِلاَّ‌ خَ‍‍سَا‌ر‌اً
Wa Makarū Makan Kubbāan 071-022 Dhagar waynna way Dhakreen. وَمَكَرُ‌و‌ا‌ مَكْر‌ا‌‌ ً‌ كُبَّا‌ر‌اً
Wa Qālū Lā Tadharunna 'Ālihatakum Wa Lā Tadharunna Waddāan Wa Lā Suwā`āan Wa Lā Yaghūtha Wa Ya`ūqa Wa Nasan 071-023 Waxay isu Dheheen ha ka tagina Ilaahyaalkiinnahana ka Tagina wuddi iyo suwaax iyo yaguuthiyo Yacuuq iyo Nasri. وَ‍قَ‍‍الُو‌ا‌ لاَ‌ تَذَ‌رُنَّ ‌آلِهَتَكُمْ ‌وَلاَ‌ تَذَ‌رُنَّ ‌وَ‌دّ‌ا‌ ً‌ ‌وَلاَ‌ سُوَ‌اعا‌ ً‌ ‌وَلاَ‌ يَ‍‍غُ‍‍وثَ ‌وَيَع‍‍ُ‍و‍قَ ‌وَنَسْر‌اً
Wa Qad 'Ađallū Kathīrāan ۖ Wa Lā Tazidi Až-Žālimīna 'Illā Đalālāan 071-024 Waxayna Dhumiyeen dad Badan ee Eebow ha kordhinnin Daalimiinta waxaan baadi ahayn. وَ‍قَ‍‍دْ‌ ‌أَ‍ضَ‍‍لُّو‌ا‌ كَثِي‍‍ر‌ا‌ ًۖ ‌وَلاَ‌ تَزِ‌دِ‌ ‌ال‍‍ظَّ‍‍الِم‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌إِلاَّ‌ ضَ‍‍لاَلاً
Mimmā Khaţī'ātihim 'Ughriqū Fa'udkhilū Nāan Falam Yajidū Lahum Min Dūni Allāhi 'Anşāan 071-025 Gafkoodi Dartiis yaa loo Maansheeyay Naarna Loo Galiyeymana helayaan Eebe ka soke gargaare مِ‍‍مَّ‍‍ا‌ خَ‍‍ط‍‍ِ‍ي‍‍ئ‍‍َ‍‍اتِهِمْ ‌أُ‍غْ‍‍رِ‍‍قُ‍‍و‌ا‌ فَأُ‌دْ‍‍خِ‍‍لُو‌ا‌ نَا‌ر‌ا‌‌ ً‌ فَلَمْ يَجِدُ‌و‌ا‌ لَهُمْ مِ‍‌‍نْ ‌د‍ُ‍‌ونِ ‌اللَّ‍‍هِ ‌أَ‌نْ‍‍‍‍صَ‍‍ا‌ر‌اً
Wa Qāla Nūĥun Rabbi Lā Tadhar `Alá Al-'Arđi Mina Al-Kāfirīna Dayyāan 071-026 Nuux wuxuu yidhi Eebow ha kaga tagin Dhulka korkiisa Gaalada Ruxna. وَ‍قَ‍‍الَ ن‍‍ُ‍وح ٌ‌ ‌‍رَبِّ لاَ‌ تَذَ‌رْ‌ عَلَى‌ ‌الأَ‌رْ‍ضِ مِنَ ‌الْكَافِ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍نَ ‌دَيَّا‌ر‌اً
'Innaka 'In Tadharhum Yuđillū `Ibādaka Wa Lā Yalidū 'Illā Fājirāan Kaffāan 071-027 Maxaayeelay Hadaad kaga tagto waxay Dhumin Addomahaagamana dhalayaan waxaan gaal xun ahayn. إِنَّ‍‍كَ ‌إِ‌نْ تَذَ‌رْهُمْ يُ‍‍ضِ‍‍لُّو‌ا‌ عِبَا‌دَكَ ‌وَلاَ‌ يَلِدُ‌و‌ا‌ ‌إِلاَّ‌ فَاجِ‍‍ر‌ا‌‌ ً‌ كَفَّا‌ر‌اً
Rabbi Aghfir Lī Wa Liwālidayya Wa Liman Dakhala Baytiya Mu'umināan Wa Lilmu'uminīna Wa Al-Mu'umināti Wa Lā Tazidi Až-Žālimīna 'Illā Tabāan 071-028 Eeboow u dambi Dhaaf Aniga iyo waalidiintay iyo ruuxii gala gurigeyga isagoo Mu'min ah Raf iyo haweenbahana u kordhinnin Daalimiinta waxaan halaag ahayn. رَبِّ ‌اغْ‍‍فِ‍‍رْ‌ لِي ‌وَلِوَ‌الِدَيَّ ‌وَلِمَ‍‌‍نْ ‌دَ‍خَ‍‍لَ بَيْتِيَ مُؤْمِنا‌ ً‌ ‌وَلِلْمُؤْمِن‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌وَ‌الْمُؤْمِن‍‍َ‍اتِ ‌وَلاَ‌ تَزِ‌دِ‌ ‌ال‍‍ظَّ‍‍الِم‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌إِلاَّ‌ تَبَا‌ر‌اً
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah