Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

69) Sūrat Al-Ĥāqqah

Printed format

69) سُورَة الحَاقَّه

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Al-Ĥāqqatu 069-001 Maalinta Xaaqo (Qiyaamadu waa wax sugan). الْح‍‍َ‍اقَّ‍‍ةُ
Al-Ĥāqqatu 069-002 Xaaqo maxay tahay. مَا‌ ‌الْح‍‍َ‍اقَّ‍‍ةُ
Wa Mā 'Adrāka Mā Al-Ĥāqqatu 069-003 inaadan aqoon ma laga yaabaa xaaqada. وَمَ‍‍ا‌ ‌أَ‌دْ‌رَ‍‌اكَ مَا‌ ‌الْح‍‍َ‍اقَّ‍‍ةُ
Kadhdhabat Thamūdu Wa `Ādun Bil-Qāri`ati 069-004 Waxa beeniyeen Reer «Thamuud» iyo «Caadba» Qiyaamada. كَذَّبَتْ ثَم‍‍ُ‍و‌دُ‌ ‌وَع‍‍َ‍ا‌د‌ٌ‌ بِ‍الْ‍‍قَ‍‍ا‌رِعَةِ
Fa'ammā Thamūdu Fa'uhlikū Biţ-Ţāghiyati 069-005 Thamuudse waxaa lagu halligay Qaylo daran. فَأَمَّ‍‍ا‌ ثَم‍‍ُ‍و‌دُ‌ فَأُهْلِكُو‌ا‌ بِ‍ال‍‍طَّ‍‍اغِ‍‍يَةِ
Wa 'Ammā `Ādun Fa'uhlikū Birīĥin Şarşarin `Ātiyatin 069-006 Caadna waxaa lagu halligay Dabayl daran oo qabow. وَ‌أَمَّ‍‍ا‌ ع‍‍َ‍ا‌د‌‌ٌ‌ فَأُهْلِكُو‌ا‌ بِ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍ح‌‍ٍصَ‍‍رْ‍صَ‍‍رٍ‌ عَاتِيَةٍ
Sakhkharahā `Alayhim Sab`a Layālin Wa Thamāniyata 'Ayyāmin Ĥusūmāan Fatará Al-Qawma Fīhā Şar`á Ka'annahum 'A`jāzu Nakhlin Khāwiyatin 069-007 oo lagu diray korkooda Toddoba habeen iyo Siddeed Maalmood oo iraacsanwaxaadna arkaysaa iyagoo daadsan ood mooddo jirrid Timir (dogob dhacay). سَ‍خَّ‍رَهَا‌ عَلَيْهِمْ سَ‍‍بْ‍‍عَ لَي‍‍َ‍الٍ‌ ‌وَثَمَانِيَةَ ‌أَيّ‍‍َ‍امٍ حُسُوما‌‌ ً‌ فَتَ‍رَ‌ى‌ ‌الْ‍‍قَ‍‍وْمَ فِيهَا‌ صَ‍‍رْعَى‌ كَأَنَّ‍‍هُمْ ‌أَعْج‍‍َ‍ا‌زُ‌ نَ‍‍خْ‍‍لٍ خَ‍‍ا‌وِيَةٍ
Fahal Tará Lahum Minqiyatin 069-008 wax ka hadhay miyaad aragtaa. فَهَلْ تَ‍رَ‌ى‌ لَهُمْ مِ‍‌‍نْ بَاقِ‍‍يَةٍ
Wa Jā'a Fir`awnu Wa Man Qablahu Wa Al-Mu'utafikātu Bil-Khāţi'ati 069-009 Fircoon iyo kuwii ka horreeyeyna waa jireen iyo kuwii gafsanaa ee la daba geddiyey (Nabi Luudh Qoomkiisi). وَج‍‍َ‍ا‌ءَ‌ فِ‍‍رْعَ‍‍وْنُ ‌وَمَ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لَ‍‍هُ ‌وَ‌الْمُؤْتَفِك‍‍َ‍اتُ بِ‍الْ‍‍خَ‍‍اطِ‍‍ئَةِ
Fa`aşaw Rasūla Rabbihim Fa'akhadhahum 'Akhdhatan biyatan 069-010 Waxay Caasiyeen rusushii Eebahood Markaasuu si daran u qabtay. فَعَ‍صَ‍‍وْ‌ا‌ ‌‍رَس‍‍ُ‍ولَ ‌‍رَبِّهِمْ فَأَ‍خَ‍‍ذَهُمْ ‌أَ‍خْ‍‍ذَة ً‌ ‌‍رَ‌ابِيَةً
'Innā Lammā Ţaghá Al-Mā'u Ĥamalnākum Al-Jāriyati 069-011 Markay Biyihii xad dhaafeen (Waqtigii Nabi Nuux) waxaan idinku xambaarnay (Awoow yaalkiin) Doontii. إِنَّ‍‍ا‌ لَ‍‍مَّ‍‍ا‌ طَ‍‍غَ‍‍ى‌ ‌الْم‍‍َ‍ا‌ءُ‌ حَمَلْنَاكُمْ فِي ‌الْجَا‌رِيَةِ
Linaj`alahā Lakum Tadhkiratan Wa Ta`iyahā 'Udhunun Wā`iyatun 069-012 si aan uga yeelno waano ay una xafiddo dhag wax maqasha. لِنَ‍‍جْ‍‍عَلَهَا‌ لَكُمْ تَذْكِ‍رَة ً‌ ‌وَتَعِيَهَ‍‍ا‌ ‌أُ‌ذُنٌ‌ ‌وَ‌اعِيَةٌ
Fa'idhā Nufikha Fī Aş-Şūri Nafkhatun Wāĥidatun 069-013 Marka Suurka la afuufo hal mar. فَإِ‌ذَ‌ا‌ نُفِ‍‍خَ فِي ‌ال‍‍صُّ‍‍و‌ر‍ِ‍‌ نَفْ‍‍خَ‍‍ةٌ‌ ‌وَ‌احِ‍‍د‍َ‍ةٌ
Wa Ĥumilati Al-'Arđu Wa Al-Jibālu Fadukkatā Dakkatan Wāĥidatan 069-014 Dhulka iyo Buurahana la xambaaro oo la burburiyo hal mar. وَحُمِلَتِ ‌الأَ‌رْ‍ضُ ‌وَ‌الْجِب‍‍َ‍الُ فَدُكَّتَا‌ ‌دَكَّة ً‌ ‌وَ‌احِ‍‍د‍َ‍ةً
Fayawma'idhin Waqa`ati Al-Wāqi`atu 069-015 Maalintaasay Qiyaamadu dhacaysaa. فَيَوْمَئِذ‌ٍ‌ ‌وَ‍قَ‍‍عَتِ ‌الْوَ‌اقِ‍‍عَةُ
Wa Anshaqqati As-Samā'u Fahiya Yawma'idhin Wāhiyatun 069-016 Samaduna Maalintaas way dillaaci wayna tabar yaraan. وَ‌ا‌ن‍‍شَ‍‍قَّ‍‍تِ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءُ‌ فَهِيَ يَوْمَئِذ‌ٍ‌ ‌وَ‌اهِيَةٌ
Wa Al-Malaku `Alá 'Arjā'ihā ۚ Wa Yaĥmilu `Arsha Rabbika Fawqahum Yawma'idhin Thamāniyatun 069-017 Malaa'igtuna Cirka gaararkiisa yey ahaan MaalintaasCarshiga Eebana waxaa dadka korkiisa ku xambaari Maalintaas Siddeed Malag. وَ‌الْمَلَكُ عَلَ‍‍ى‌ ‌أَ‌رْج‍‍َ‍ائِهَا‌ ۚ ‌وَيَحْمِلُ عَرْشَ ‌‍رَبِّكَ فَوْ‍قَ‍‍هُمْ يَوْمَئِذ‌‌ٍ‌ ثَمَانِيَةٌ
Yawma'idhin Tu`rađūna Lā Takhfá Minkum Khāfiyatun 069-018 Maalintaasaa dadka loo soo bandhigi Eebe wax xagooda kaga qarsoonna ma jiro. يَوْمَئِذ‌‌ٍ‌ تُعْ‍رَضُ‍‍ونَ لاَ‌ تَ‍‍خْ‍‍فَى‌ مِ‍‌‍نْ‍‍كُمْ خَ‍‍افِيَةٌ
Fa'ammā Man 'Ūtiya Kitābahu Biyamīnihi Fayaqūlu Hā'uum Aqra'ū Kitābī 069-019 Ruuxiise Kitaabkiisa midigta laga siiyo wuxuu dhihi (farax daraadiis) akhriya Kitaabkayga. فَأَمَّ‍‍ا‌ مَ‍‌‍نْ ‌أ‍ُ‍‌وتِيَ كِتَابَ‍‍هُ بِيَمِينِ‍‍هِ فَيَ‍‍قُ‍‍ولُ ه‍‍َ‍ا‌ؤُمْ ‌ا‍قْ‍‍‍رَ‌ء‍ُ‍‌و‌ا‌ كِتَابِي
'Innī Žanantu 'Annī Mulāqin Ĥisābiyah 069-020 Waxaan yaqiinsanaa (Adduunka) inaan la kulmi Xisaabtayda. إِنِّ‍‍ي ظَ‍‍نَ‍‌‍ن‍‍تُ ‌أَنِّ‍‍ي مُلاَ‍قٍ حِسَابِيَه
Fahuwa Fī `Īshatin điyatin 069-021 wuxuu ruuxaasi ku noolaan nolol laga raalli yahay. فَهُوَ‌ فِي عِيشَة‍ٍ‌ ‌‍رَ‌اضِ‍‍يَةٍ
Fī Jannatin `Āliyatin 069-022 Wuxuuna geli «Janno» sarreeysa. فِي جَ‍‍نَّ‍‍ةٍ عَالِيَةٍ
Quţūfuhā Dāniyatun 069-023 Midhaheeduna u dhaw yihiin (Ruuxa guran). قُ‍طُ‍‍وفُهَا‌ ‌دَ‌انِيَةٌ
Kulū Wa Ashrabū Hanī'āan Bimā 'Aslaftum Al-'Ayyāmi Al-Khāliyati 069-024 Waxaana lagu dhihi Cuna oo Caba idinkoo shifaysan Camalkaad hor marsateen ayaamihii tegay daraadiis (Adduunkii). كُلُو‌ا‌ ‌وَ‌اشْ‍رَبُو‌ا‌ هَن‍‍ِ‍ي‍‍ئا‌ ً‌ بِمَ‍‍ا‌ ‌أَسْلَفْتُمْ فِي ‌الأَيّ‍‍َ‍امِ ‌الْ‍‍خَ‍‍الِيَةِ
Wa 'Ammā Man 'Ūtiya Kitābahu Bishimālihi Fayaqūlu Yā Laytanī Lam 'Ūta Kitābīh 069-025 Ruuxiise Kitaabkiisa laga siiyo Bidixda wuxuu dhahayaa Magacayba'ee maan la i siinin Kitaabkayga. وَ‌أَمَّ‍‍ا‌ مَ‍‌‍نْ ‌أ‍ُ‍‌وتِيَ كِتَابَ‍‍هُ بِشِمَالِ‍‍هِ فَيَ‍‍قُ‍‍ولُ يَا‌ لَيْتَنِي لَمْ ‌أ‍ُ‍‌وتَ كِتَابِيهْ
Wa Lam 'Adri Mā Ĥisābīh 069-026 Xisaabtaydana maanan ogaanin. وَلَمْ ‌أَ‌دْ‌ر‍ِ‍‌ مَا‌ حِسَابِيهْ
Yā Laytahā Kānati Al-Qāđiyata 069-027 Magaacayba'ee maxaan u soo noolaaday. يَا‌ لَيْتَهَا‌ كَانَتِ ‌الْ‍‍قَ‍‍اضِ‍‍يَةَ
Mā 'Aghná `Annī Mālīh ۜ 069-028 Xoolahaygi wax iima tarin. مَا أَ‍‍غْ‍‍نَى عَنِّي مَالِيهْ
Halaka `Annī Sulţānīh 069-029 Waxaa lumay awooddaydii (iyo xujadaydii). هَلَكَ عَ‍‍نِّ‍‍ي سُلْ‍‍طَ‍‍انِيهْ
Khudhūhu Faghullūhu 069-030 Waxaa loo odhan qabta oo Gacmihiisa iyo luquntiisa isku xira. خُ‍‍ذ‍ُ‍‌وهُ فَ‍‍غُ‍‍لُّوهُ
Thumma Al-Jaĥīma Şallūhu 069-031 Naarta Jahannamada geliya. ثُ‍‍مَّ ‌الْجَح‍‍ِ‍ي‍‍مَ صَ‍‍لُّوهُ
Thumma Fī Silsilatin Dhar`uhā Sab`ūna Dhirā`āan Fāslukūhu 069-032 Markaas geliya Silsilad Todobaatan dhudhun ah. ثُ‍‍مَّ فِي سِلْسِلَة‌‍ٍ‌ ‌ذَ‌رْعُهَا‌ سَ‍‍بْ‍‍ع‍‍ُ‍ونَ ‌ذِ‌‍رَ‌اعا‌‌ ً‌ فَاسْلُكُوهُ
'Innahu Kāna Lā Yu'uminu Billāhi Al-`Ažīmi 069-033 maxaayeelay wuxuu ahaa kaan rumaynin Eebaha weyn. إِنَّ‍‍هُ ك‍‍َ‍انَ لاَ‌ يُؤْمِنُ بِ‍اللَّ‍‍هِ ‌الْعَ‍‍ظِ‍‍يمِ
Wa Lā Yaĥuđđu `Alá Ţa`āmi Al-Miskīni 069-034 aana fari jirin in Masaakiinta wax la siiyo. وَلاَ‌ يَحُ‍‍ضُّ عَلَى‌ طَ‍‍ع‍‍َ‍امِ ‌الْمِسْكِينِ
Falaysa Lahu Al-Yawma Hāhunā Ĥamīmun 069-035 Maanta (Qiyaamada) kuma leh Saaxiib. فَلَ‍‍يْ‍‍سَ لَهُ ‌الْيَ‍‍وْمَ هَاهُنَا‌ حَمِيمٌ
Wa Lā Ţa`āmun 'Illā Min Ghislīnin 069-036 Cuunana kuma leh aan ahayn dhaacaanka «Ehlu Naarka». وَلاَ‌ طَ‍‍ع‍‍َ‍ام‌‍ٌ‌ ‌إِلاَّ‌ مِ‍‌‍نْ غِ‍‍سْلِينٍ
Lā Ya'kuluhu~ 'Illā Al-Khāţi'ūna 069-037 Cunnadaasna ma cuno kuwa gafay waxaan ahayn (Gaalada). لاَ‌ يَأْكُلُهُ~ُ ‌إِلاَّ‌ ‌الْ‍‍خَ‍‍اطِ‍‍ئ‍‍ُ‍‍ونَ
Falā 'Uqsimu Bimā Tubşirūna 069-038 Waxaan ku dhaaran waxaad aragtaan (Makhluuqaad ah). فَلاَ‌ ‌أُ‍قْ‍‍سِمُ بِمَا‌ تُ‍‍بْ‍‍‍‍صِ‍‍رُ‌ونَ
Wa Mā Lā Tubşirūna 069-039 iyo waxaydaan arkayninba. وَمَا‌ لاَ‌ تُ‍‍بْ‍‍‍‍صِ‍‍رُ‌ونَ
'Innahu Laqawlu Rasūlin Karīmin 069-040 ee Qur'aanku waa hadalkii Eebe uu u soo dhiibay Rasuul Sharaf leh. إِنَّ‍‍هُ لَ‍‍قَ‍‍وْلُ ‌‍رَس‍‍ُ‍ول‌‍ٍ‌ كَ‍‍رِيمٍ
Wa Mā Huwa Biqawli Shā`irin ۚ Qalīlāan Mā Tu'uminūna 069-041 Hadal gabayaana ma ahawax yar yaadse rumaynaysaan (Xaqa). وَمَا‌ هُوَ‌ بِ‍‍قَ‍‍وْلِ شَاعِ‍‍ر‌ٍۚ قَ‍‍لِيلا‌ ً‌ مَا‌ تُؤْمِنُونَ
Wa Lā Biqawli Kāhinin ۚ Qalīlāan Mā Tadhakkarūna 069-042 Hadal wax sheegana ma aha wax yar yaadse waantoomaysaan. وَلاَ‌ بِ‍‍قَ‍‍وْلِ كَاهِن‌‍ٍۚ قَ‍‍لِيلا‌ ً‌ مَا‌ تَذَكَّرُ‌ونَ
Tanzīlun Min Rabbi Al-`Ālamīna 069-043 (Qur'aanku) wuxuu ka soo degay Eebaha Caalamka. تَ‍‌‍ن‍‍ز‍ِ‍ي‍‍لٌ‌ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَبِّ ‌الْعَالَمِينَ
Wa Law Taqawwala `Alaynā Ba`đa Al-'Aqāwīli 069-044 Hadduu nagu been abuurto (Nabi Muxamed). وَلَوْ‌ تَ‍‍قَ‍‍وَّلَ عَلَيْنَا‌ بَعْ‍‍ضَ ‌الأَ‍قَ‍‍ا‌وِيلِ
La'akhadhnā Minhu Bil-Yamīni 069-045 Waxaanu ku qaban gacan adag. لَأَ‍خَ‍‍ذْنَا‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُ بِ‍الْيَمِينِ
Thumma Laqaţa`nā Minhu Al-Watīna 069-046 Waxaannu gooynaynaa Xididka Wadnaha. ثُ‍‍مَّ لَ‍‍قَ‍‍طَ‍‍عْنَا‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُ ‌الْوَتِينَ
Famā Minkum Min 'Aĥadin `Anhu Ĥājizīna 069-047 Ruux idinka mid ah oo naga eelinnna ma jiro. فَمَا‌ مِ‍‌‍نْ‍‍كُمْ مِ‍‌‍نْ ‌أَحَدٍ‌ عَ‍‌‍نْ‍‍هُ حَاجِزِينَ
Wa 'Innahu Latadhkiratun Lilmuttaqīna 069-048 Qur'aankuna waa waanada kuwa Eebe ka dhawrsada. وَ‌إِنَّ‍‍هُ لَتَذْكِ‍رَة ٌ‌ لِلْمُتَّ‍‍قِ‍‍ينَ
Wa 'Innā Lana`lamu 'Anna Minkum Mukadhdhibīna 069-049 Waxaan ognahay inay idin ka mid yihiin kuwa beenin (Qur'aanka). وَ‌إِنَّ‍‍ا‌ لَنَعْلَمُ ‌أَنَّ مِ‍‌‍نْ‍‍كُمْ مُكَذِّبِينَ
Wa 'Innahu Laĥasratun `Alá Al-Kāfirīna 069-050 Qur'aanku waa qoomamada Gaalada (Maalinta Qiyaame). وَ‌إِنَّ‍‍هُ لَحَسْ‍رَةٌ عَلَى‌ ‌الْكَافِ‍‍رِينَ
Wa 'Innahu Laĥaqqu Al-Yaqīni 069-051 Qur'aanka waa run dhab ah. وَ‌إِنَّ‍‍هُ لَحَ‍‍قُّ ‌الْيَ‍‍قِ‍‍ينِ
Fasabbiĥ Biāsmi Rabbika Al-`Ažīmi 069-052 Ee Nabiyow u tasbiixso Magaca Eebe ee weyn. فَسَبِّحْ بِ‍‍اسْمِ ‌‍رَبِّكَ ‌الْعَ‍‍ظِ‍‍يمِ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah