Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

45) Sūrat Al-Jāthiyah

Printed format

45) سُورَة الجَاثِيَه

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Ĥā-Mīm 045-001 waa soo hormaray macnaheedu. حَا-مِيم
Tanzīlu Al-Kitābi Mina Allāhi Al-`Azīzi Al-Ĥakīmi 045-002 soo dajinta Kitaabka (Quraanka) ah wuxuu ka ahaaday Eebaha adkaada iyo falkan san. تَ‍‌‍ن‍‍ز‍ِ‍ي‍‍لُ ‌الْكِت‍‍َ‍ابِ مِنَ ‌اللَّ‍‍هِ ‌الْعَز‍ِ‍ي‍‍زِ‌ ‌الْحَكِيمِ
'Inna Fī As-Samāwāti Wa Al-'Arđi La'āyātin Lilmu'uminīna 045-003 Samooyinka iyo Dhulka dhexdiisana aayadbaa ugu sugan Mu'miniinta. إِنَّ فِي ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ لَآي‍‍َ‍ات‍ٍ‌ لِلْمُؤْمِنِينَ
Wa Fī Khalqikum Wa Mā Yabuththu Min Dābbatin 'Āyātun Liqawminqinūna 045-004 abuurkiinna iyo waxa Eebe ku fidin «abuuri» Dhulka oo wax socda ah aayaadbaa ugu sugan ciddii wax yaqiinsan. وَفِي خَ‍‍لْ‍‍قِ‍‍كُمْ ‌وَمَا‌ يَبُثُّ مِ‍‌‍نْ ‌د‍َ‍‌ابَّة‌‍ٍ‌ ‌آي‍‍َ‍ات ٌ‌ لِ‍‍قَ‍‍وْمٍ‌ يُوقِ‍‍نُونَ
Wa Akhtilāfi Al-Layli Wa An-Nahāri Wa Mā 'Anzala Allāhu Mina As-Samā'i Min Rizqin Fa'aĥyā Bihi Al-'Arđa Ba`da Mawtihā Wa Taşrīfi Ar-Riyāĥi 'Āyātun Liqawmin Ya`qilūna 045-005 iskhilaafka Habeenka iyo Maalinta iyo waxa Eebe ka soodajiyey Samada oo Rizqi ah oo ku nooleeyo Dhulka intuu dhintay ka dib iyo gagadoonka Dabaylaha waxaa ugu sugan aayaad ciddii wax kasi. وَ‌اخْ‍‍تِلاَفِ ‌ال‍‍لَّ‍‍يْ‍‍لِ ‌وَ‌ال‍‍نَّ‍‍ه‍‍َ‍ا‌ر‍ِ‍‌ ‌وَمَ‍‍ا‌ ‌أَ‌ن‍‍زَلَ ‌اللَّ‍‍هُ مِنَ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءِ‌ مِ‍‌‍نْ ‌رِ‌زْ‍ق‌‍‌‍ٍ‌ فَأَحْيَا‌ بِهِ ‌الأَ‌رْ‍ضَ بَعْدَ‌ مَوْتِهَا‌ ‌وَتَ‍‍صْ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍فِ ‌ال‍‍رِّي‍‍َ‍احِ ‌آي‍‍َ‍ات ٌ‌ لِ‍‍قَ‍‍وْمٍ‌ يَعْ‍‍قِ‍‍لُونَ
Tilka 'Āyātu Allāhi Natlūhā `Alayka Bil-Ĥaqqi ۖ Fabi'ayyi Ĥadīthin Ba`da Allāhi Wa 'Āyātihi Yu'uminūna 045-006 taasi waa aayaadka Eebe aan ku akhriyeyno korkaaga si xaq ahee hadalkay Eebe ka dib iyo aayaadkiisa rumayn. تِلْكَ ‌آي‍‍َ‍اتُ ‌اللَّ‍‍هِ نَتْلُوهَا‌ عَلَ‍‍يْ‍‍كَ بِ‍الْحَ‍‍قِّ ۖ فَبِأَيِّ حَد‍ِ‍ي‍‍ث ٍ‌ بَعْدَ‌ ‌اللَّ‍‍هِ ‌وَ‌آيَاتِ‍‍هِ يُؤْمِنُونَ
Waylun Likulli 'Affākin 'Athīmin 045-007 halaagna wuxuu u sugnaaday beenaale dambi badan dhammaantiis. وَيْ‍‍ل ٌ‌ لِكُلِّ ‌أَفّ‍‍َ‍اكٍ ‌أَثِيمٍ
Yasma`u 'Āyāti Allāhi Tutlá `Alayhi Thumma Yuşirru Mustakbirāan Ka'an Lam Yasma`hā ۖ Fabashshirhu Bi`adhābin 'Alīmin 045-008 oo maqli aayaadka Eebe oo la akhrin haddana daa'ima gaalnimoisagoo iskibrin sidii isagoon maqlinugu bishaaree cadaab daran. يَسْمَعُ ‌آي‍‍َ‍اتِ ‌اللَّ‍‍هِ تُتْلَى‌ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ ثُ‍‍مَّ يُ‍‍صِ‍‍ر‍ّ‍ُ‌ مُسْتَكْبِ‍‍ر‌ا‌‌ ً‌ كَأَ‌نْ لَمْ يَسْمَعْهَا‌ ۖ فَبَشِّ‍‍رْهُ بِعَذ‍َ‍‌ابٍ ‌أَلِيمٍ
Wa 'Idhā `Alima Min 'Āyātinā Shay'āan Attakhadhahā Huzūan ۚ 'Ūlā'ika Lahum `Adhābun Muhīnun 045-009 markuu ogaado aayaadkanaga wax ka mid ah wuxuu ka yeeshaa jees-jeeskuwaasina waxaa u sugnaaday cadaab wax dulleeya. وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ عَلِمَ مِ‍‌‍نْ ‌آيَاتِنَا‌ شَ‍‍يْ‍‍ئا‌‌ ً‌اتَّ‍‍خَ‍‍ذَهَا‌ هُز‍ُ‍‌و‌اً‌ ۚ ‌أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ لَهُمْ عَذ‍َ‍‌ابٌ‌ مُهِينٌ
Min Warā'ihim Jahannamu ۖ Wa Lā Yughnī `Anhum Mā Kasabū Shay'āan Wa Lā Mā Attakhadhū Min Dūni Allāhi 'Awliyā'a ۖ Wa Lahum `Adhābun `Ažīmun 045-010 waxaa koobi «kana dambeysa» Naarta Jahannamowaxna uma taro waxay kasbadeeniyo waxay ka yeesheen Eebe ka sokow owliyowaxayna mudan Cadaab wayn. مِ‍‌‍نْ ‌وَ‌ر‍َ‍‌ائِهِمْ جَهَ‍‍نَّ‍‍مُ ۖ ‌وَلاَ‌ يُ‍‍غْ‍‍نِي عَ‍‌‍نْ‍‍هُمْ مَا‌ كَسَبُو‌ا‌ شَ‍‍يْ‍‍ئا‌ ً‌ ‌وَلاَ‌ مَا‌ ‌اتَّ‍‍خَ‍‍ذُ‌و‌ا‌ مِ‍‌‍نْ ‌د‍ُ‍‌ونِ ‌اللَّ‍‍هِ ‌أَ‌وْلِي‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ۖ ‌وَلَهُمْ عَذ‍َ‍‌ابٌ عَ‍‍ظِ‍‍يمٌ
dhā Hudan Wa ۖ Al-Ladhīna Kafarū Bi'āyāti Rabbihim Lahum `Adhābun Min Rijzin 'Alīmun 045-011 Quraankani waa hanuunkuwii ka gaaloobay aayaadka Eebehoodna waxaa u sugnaaday Cadaab xumaan daran. هَذَ‌ا‌ هُ‍‍د‌ى‌ ًۖ ‌وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ بِآي‍‍َ‍اتِ ‌‍رَبِّهِمْ لَهُمْ عَذ‍َ‍‌ابٌ‌ مِ‍‌‍نْ ‌رِجْ‍‍زٍ‌ ‌أَلِيمٌ
Al-Lahu Al-Ladhī Sakhkhara Lakumu Al-Baĥra Litajriya Al-Fulku Fīhi Bi'amrihi Wa Litabtaghū Min Fađlihi Wa La`allakum Tashkurūna 045-012 Eebe waa kan idiinfududeeyey Badda say ugu socoto Doonnidu «iyo Markabku» dhexdiisa amarka Eebeiyo inaad gaadhaan Fadligiisa iyo inaad ku mahadisaan. اللَّهُ ‌الَّذِي سَ‍‍خَّ‍رَ‌ لَكُمُ ‌الْبَحْ‍رَ‌ لِتَ‍‍جْ‍‍رِيَ ‌الْفُلْكُ ف‍‍ِ‍ي‍‍هِ بِأَمْ‍‍رِهِ ‌وَلِتَ‍‍بْ‍‍تَ‍‍غُ‍‍و‌ا‌ مِ‍‌‍نْ فَ‍‍ضْ‍‍لِ‍‍هِ ‌وَلَعَلَّكُمْ تَشْكُرُ‌ونَ
Wa Sakhkhara Lakum Mā Fī As-Samāwāti Wa Mā Fī Al-'Arđi Jamī`āan Minhu ۚ 'Inna Fī Dhālika La'āyātin Liqawmin Yatafakkarūna 045-013 wuxuu idiin fududeeyey waxa ku sugan samooyinka iyo Dhulka Dhammaan xagiisay ka ahaadeenarrintaasna waxa ugu sugan aayaad ciddii fikiri. وَسَ‍خَّ‍رَ‌ لَكُمْ مَا‌ فِي ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَمَا‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ جَمِيعا‌ ً‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُ ۚ ‌إِنَّ فِي ‌ذَلِكَ لَآي‍‍َ‍ات‍ٍ‌ لِ‍‍قَ‍‍وْمٍ‌ يَتَفَكَّرُ‌ونَ
Qul Lilladhīna 'Āmanū Yaghfirū Lilladhīna Lā Yarjūna 'Ayyāma Allāhi Liyajziya Qawmāan Bimā Kānū Yaksibūna 045-014 waxaad u dhahdaa kuwa rumeeyey u dhaafa kuwaan ka yaabayn ciqaabta Eebe si uu uga abaal mariyo qoom waxay kasbadeen. قُ‍‍لْ لِلَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ يَ‍‍غْ‍‍فِرُ‌و‌ا‌ لِلَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ لاَ‌ يَرْج‍‍ُ‍ونَ ‌أَيّ‍‍َ‍امَ ‌اللَّ‍‍هِ لِيَ‍‍جْ‍‍زِيَ قَ‍‍وْما‌ ً‌ بِمَا‌ كَانُو‌ا‌ يَكْسِبُونَ
Man `Amila Şāliĥāan Falinafsihi ۖ Wa Man 'Asā'a Fa`alayhā ۖ Thumma 'Ilá Rabbikum Turja`ūna 045-015 ruuxii camal fiicanfala Naftiisuu u falayruuxii Xumaan sameeyana waxay uun dhibhi Naftiisa markaas xagga Eebe uunbaa laydiin celin. مَ‍‌‍نْ عَمِلَ صَ‍‍الِحا‌‌ ً‌ فَلِنَفْسِ‍‍هِ ۖ ‌وَمَ‍‌‍نْ ‌أَس‍‍َ‍ا‌ءَ‌ فَعَلَيْهَا‌ ۖ ثُ‍‍مَّ ‌إِلَى‌ ‌‍رَبِّكُمْ تُرْجَعُونَ
Wa Laqad 'Ātaynā Banī 'Isrā'īla Al-Kitāba Wa Al-Ĥukma Wa An-Nubūwata Wa Razaqnāhum Mina Aţ-Ţayyibāti Wa Fađđalnāhum `Alá Al-`Ālamīna 045-016 dhab ahaanbaan u siinay ree Binii Israa'iil Kitaabka iyo Xukun iyo Nabinimowaxaana ku arzuqnay wax wanaagsanwaxaana ka fadillay Caalamkii (markaas). وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ ‌آتَيْنَا‌ بَنِ‍‍ي ‌إِسْر‍َ‍‌ائ‍‍ِ‍ي‍‍لَ ‌الْكِت‍‍َ‍ابَ ‌وَ‌الْحُكْمَ ‌وَ‌ال‍‍نُّ‍‍بُوَّةَ ‌وَ‌‍رَ‌زَ‍قْ‍‍نَاهُمْ مِنَ ‌ال‍‍طَّ‍‍يِّب‍‍َ‍اتِ ‌وَفَ‍‍ضَّ‍‍لْنَاهُمْ عَلَى‌ ‌الْعَالَمِينَ
Wa 'Ātaynāhum Bayyinātin Mina Al-'Amri ۖ Famā Akhtalafū 'Illā Min Ba`di Mā Jā'ahumu Al-`Ilmu Baghyāan Baynahum ۚ 'Inna Rabbaka Yaqđī Baynahum Yawma Al-Qiyāmati Fīmā Kānū Fīhi Yakhtalifūna 045-017 waxaana siinay xujooyin ka mid ah amarismana khilaafininta cilmi u yimid ka dib mooyeewaxayna u diideen Xasad iyo Dulmidhexdooda ahEebahaana wuu kala xukumi dhexdooda Malinta Qiyaame waxay isku khilaafsanyihiin. وَ‌آتَيْنَاهُمْ بَيِّن‍‍َ‍اتٍ‌ مِنَ ‌الأَمْ‍‍ر‍ِ‍‌ ۖ فَمَا‌ ‌اخْ‍‍تَلَفُ‍‍و‌ا‌ ‌إِلاَّ‌ مِ‍‌‍نْ بَعْدِ‌ مَا‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَهُمُ ‌الْعِلْمُ بَ‍‍غْ‍‍يا‌ ً‌ بَيْنَهُمْ ۚ ‌إِنَّ ‌‍رَبَّكَ يَ‍‍قْ‍‍‍‍ضِ‍‍ي بَيْنَهُمْ يَ‍‍وْمَ ‌الْ‍‍قِ‍‍يَامَةِ فِيمَا‌ كَانُو‌ا‌ ف‍‍ِ‍ي‍‍هِ يَ‍‍خْ‍‍تَلِفُونَ
Thumma Ja`alnāka `Alá Sharī`atin Mina Al-'Amri Fa Attabi`hā Wa Lā Tattabi` 'Ahwā'a Al-Ladhīna Lā Ya`lamūna 045-018 waxaana ku yeellay waddo amarka Diinta ahEe raachana raacin hawada kuwaan wax ogayn. ثُ‍‍مَّ جَعَلْن‍‍َ‍اكَ عَلَى‌ شَ‍‍رِيعَةٍ‌ مِنَ ‌الأَمْ‍‍ر‍ِ‍‌ فَاتَّبِعْهَا‌ ‌وَلاَ‌ تَتَّبِعْ ‌أَهْو‍َ‍‌ا‌ءَ‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ لاَ‌ يَعْلَمُونَ
'Innahum Lan Yughnū `Anka Mina Allāhi Shay'āan ۚ Wa 'Inna Až-Žālimīna Ba`đuhum 'Awliyā'u Ba`đin Wa ۖ Allāhu Wa Līyu Al-Muttaqīna 045-019 iyagu kaagama taraan Eebe xagiisa waxbaDaalimiintana qaarkood wuxuu u yahay sokeeye qaarka kaleEebana waa u wali kuwa dhawrsada. إِنَّ‍‍هُمْ لَ‍‌‍نْ يُ‍‍غْ‍‍نُو‌ا‌ عَ‍‌‍ن‍‍كَ مِنَ ‌اللَّ‍‍هِ شَ‍‍يْ‍‍ئا‌ ًۚ ‌وَ‌إِنَّ ‌ال‍‍ظَّ‍‍الِم‍‍ِ‍ي‍‍نَ بَعْ‍‍ضُ‍‍هُمْ ‌أَ‌وْلِي‍‍َ‍ا‌ءُ‌ بَعْ‍‍ضٍۖ ‌وَ‌اللَّهُ ‌وَلِيُّ ‌الْمُتَّ‍‍قِ‍‍ينَ
dhā Başā'iru Lilnnāsi Wa Hudan Wa Raĥmatun Liqawminqinūna 045-020 kaasi waa (Quraanku) waa aragti (Nuurka) Dadka iyo hanuun iyo Naxariis ciddii waxyaqiinsan. هَذَ‌ا‌ بَ‍‍صَ‍‍ائِ‍‍ر‍ُ‍‌ لِل‍‍نّ‍‍َ‍اسِ ‌وَهُ‍‍د‌ى‌ ً‌ ‌وَ‌‍رَحْمَة ٌ‌ لِ‍‍قَ‍‍وْمٍ‌ يُوقِ‍‍نُونَ
'Am Ĥasiba Al-Ladhīna Ajtaraĥū As-Sayyi'āti 'An Naj`alahum Kālladhīna 'Āmanū Wa `Amilū Aş-Şāliĥāti Sawā'an Maĥyāhum Wa Mamātuhum ۚ Sā'a Mā Yaĥkumūna 045-021 mise waxay umaleeyeen kuwii kashaday xumaanta inaan kayeeleyno kuwa xaqa rumeeyey ee camal fiican falay oo kalenolol iyo geeribawaxaa xun waxay xukumi. أَمْ حَسِبَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌اجْ‍‍تَ‍رَحُو‌ا‌ال‍‍سَّيِّئ‍‍َ‍اتِ ‌أَ‌نْ نَ‍‍جْ‍‍عَلَهُمْ كَالَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ ‌وَعَمِلُو‌ا‌ال‍‍صَّ‍‍الِح‍‍َ‍اتِ سَو‍َ‍‌ا‌ء‌ ً‌ مَحْيَاهُمْ ‌وَمَمَاتُهُمْ ۚ س‍‍َ‍ا‌ءَ‌ مَا‌ يَحْكُمُونَ
Wa Khalaqa Allāhu As-Samāwāti Wa Al-'Arđa Bil-Ĥaqqi Wa Litujzá Kullu Nafsin Bimā Kasabat Wa Hum Lā Yužlamūna 045-022 Eebaa u abuuray samooyinka iyo Dhulkaxaq iyo in laga abaalmariyo Naf walba waxay kasbataylamana dulmiyo. وَ‍خَ‍‍لَ‍‍قَ ‌اللَّ‍‍هُ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضَ بِ‍الْحَ‍‍قِّ ‌وَلِتُ‍‍جْ‍‍زَ‌ى‌ كُلُّ نَفْس ٍ‌ بِمَا‌ كَسَبَتْ ‌وَهُمْ لاَ‌ يُ‍‍ظْ‍‍لَمُونَ
'Afara'ayta Mani Attakhadha 'Ilahahu Hawāhu Wa 'Ađallahu Allāhu `Alá `Ilmin Wa Khatama `Alá Sam`ihi Wa Qalbihi Wa Ja`ala `Alá Başarihi Ghishāwatan Faman Yahdīhi Min Ba`di Allāhi ۚ 'Afalā Tadhakkarūna 045-023 ka waran ruux ka yeeshay ilaahiisa hawadiisaoo Eebe dhumiyey isagoo cilmi lehoo daboolay maqalkiisa iyo qalbigiisayelayna aragiisa daboolyaa hanuunin Eebe kadibmiyaydaan wax xusuusanayn. أَفَ‍رَ‌أَيْ‍‍تَ مَنِ ‌اتَّ‍‍خَ‍‍ذَ‌ ‌إِلَهَ‍‍هُ هَو‍َ‍‌اهُ ‌وَ‌أَ‍ضَ‍‍لَّهُ ‌اللَّ‍‍هُ عَلَى‌ عِلْمٍ‌ ‌وَ‍خَ‍‍تَمَ عَلَى‌ سَمْعِ‍‍هِ ‌وَ‍قَ‍‍لْبِ‍‍هِ ‌وَجَعَلَ عَلَى‌ بَ‍‍صَ‍‍رِهِ غِ‍‍شَا‌وَة‌ ً‌ فَمَ‍‌‍نْ يَهْد‍ِ‍ي‍‍هِ مِ‍‌‍نْ بَعْدِ‌ ‌اللَّ‍‍هِ ۚ ‌أَفَلاَ‌ تَذَكَّرُ‌ونَ
Wa Qālū Mā Hiya 'Illā Ĥayātunā Ad-Dunyā Namūtu Wa Naĥyā Wa Mā Yuhlikunā 'Illā Ad-Dahru ۚ Wa Mā Lahum Bidhālika Min `Ilmin ۖ 'In Hum 'Illā Yažunnūna 045-024 waxay dheheen Gaaladii wax kale ma jiro ee waa uun nolashanada dhawwaana dhimaneynaa qaarna noolaanwaxaan waqtiga ahayna nama dilowax ogaansho ahna uma leh arrintaas waxaan male ahayna kuma socdaan. وَ‍قَ‍‍الُو‌ا‌ مَا‌ هِيَ ‌إِلاَّ‌ حَيَاتُنَا‌ ‌ال‍‍دُّ‌نْ‍‍يَا‌ نَم‍‍ُ‍وتُ ‌وَنَحْيَا‌ ‌وَمَا‌ يُهْلِكُنَ‍‍ا‌ ‌إِلاَّ‌ ‌ال‍‍دَّهْرُ‌ ۚ ‌وَمَا‌ لَهُمْ بِذَلِكَ مِ‍‌‍نْ عِلْم‌‍ٍۖ ‌إِ‌نْ هُمْ ‌إِلاَّ‌ يَ‍‍ظُ‍‍نُّ‍‍ونَ
Wa 'Idhā Tutlá `Alayhim 'Āyātunā Bayyinātin Mā Kāna Ĥujjatahum 'Illā 'An Qālū A'tū Bi'ābā'inā 'In Kuntum Şādiqīna 045-025 marka lagu akhriyo korkooda aayaadkanaga oo cad wax xuja ah ma helaan oon ahayn noo keena aabbayowganno haddaad run sheegaysaan. وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ تُتْلَى‌ عَلَيْهِمْ ‌آيَاتُنَا‌ بَيِّن‍‍َ‍اتٍ‌ مَا‌ ك‍‍َ‍انَ حُجَّتَهُمْ ‌إِلاَّ‌ ‌أَ‌نْ قَ‍‍الُو‌ا‌ائْتُو‌ا‌ بِآب‍‍َ‍ائِنَ‍‍ا‌ ‌إِ‌نْ كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ صَ‍‍ا‌دِقِ‍‍ينَ
Quli Allāhu Yuĥyīkum Thumma Yumītukum Thumma Yajma`ukum 'Ilá Yawmi Al-Qiyāmati Lā Rayba Fīhi Wa Lakinna 'Akthara An-Nāsi Lā Ya`lamūna 045-026 waxaad dhahdaa Eebaa idin nooleeya idina diliidinna kulmin Maalinta Qiyaame shakina ma lehlaakiin Dadka badankiis ma oga. قُ‍‍لِ ‌اللَّ‍‍هُ يُحْيِيكُمْ ثُ‍‍مَّ يُمِيتُكُمْ ثُ‍‍مَّ يَ‍‍جْ‍‍مَعُكُمْ ‌إِلَى‌ يَ‍‍وْمِ ‌الْ‍‍قِ‍‍يَامَةِ لاَ‌ ‌‍رَيْ‍‍بَ ف‍‍ِ‍ي‍‍هِ ‌وَلَكِ‍‍نَّ ‌أَكْثَ‍رَ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسِ لاَ‌ يَعْلَمُونَ
Wa Lillāh Mulku As-Samāwāti Wa Al-'Arđi ۚ Wa Yawma Taqūmu As-Sā`atu Yawma'idhin Yakhsaru Al-Mubţilūna 045-027 Eebaa iska leh xukunka samooyinka iyo DhulkaMaalintay kacdo Saacadda Qiyaame maalintaasay Khasaari xumaanlowgu. وَلِلَّهِ مُلْكُ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ۚ ‌وَيَ‍‍وْمَ تَ‍‍قُ‍‍ومُ ‌ال‍‍سَّاعَةُ يَوْمَئِذ‌ٍ‌ يَ‍‍خْ‍‍سَرُ‌ ‌الْمُ‍‍بْ‍‍‍‍طِ‍‍لُونَ
Wa Tará Kulla 'Ummatinthiyatan ۚ Kullu 'Ummatin Tud`á 'Ilá Kitābihā Al-Yawma Tujzawna Mā Kuntum Ta`malūna 045-028 waxaadna arki umad kastoo Lawyahay ku fadhida QiyaamadaUmad kastana waxaa loogu yeedhi Kitaabkii «camalkeeda» Maalintaas waxaa laydiinka abaalmarin waxaad camalfaleyseen. وَتَ‍رَ‌ى‌ كُلَّ ‌أُمَّ‍‍ة‌‍ٍ‌ جَاثِيَة‌ ًۚ كُلُّ ‌أُمَّ‍‍ة‌‍ٍ‌ تُ‍‍دْعَ‍‍ى‌ ‌إِلَى‌ كِتَابِهَا‌ ‌الْيَ‍‍وْمَ تُ‍‍جْ‍‍زَ‌وْنَ مَا‌ كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ تَعْمَلُونَ
dhā Kitābunā Yanţiqu `Alaykum Bil-Ĥaqqi ۚ 'Innā Kunnā Nastansikhu Mā Kuntum Ta`malūna 045-029 kani waa Kitaabkanagii wuxuuna ku hadli xaq korkiinaannaguna waan qoraynay waxaad camal falaysaan. هَذَ‌ا‌ كِتَابُنَا‌ يَ‍‌‍ن‍‍طِ‍‍قُ عَلَيْكُمْ بِ‍الْحَ‍‍قِّ ۚ ‌إِنَّ‍‍ا‌ كُ‍‍نَّ‍‍ا‌ نَسْتَ‍‌‍ن‍‍سِ‍‍خُ مَا‌ كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ تَعْمَلُونَ
Fa'ammā Al-Ladhīna 'Āmanū Wa `Amilū Aş-Şāliĥāti Fayudkhiluhum RabbuhumRaĥmatihi ۚ Dhālika Huwa Al-Fawzu Al-Mubīnu 045-030 kuwa xaqa rumeeyey oo camal fiican falay wuxuu galin Eebahood Naxariistiisataasina waa liibaan wayn. فَأَمَّ‍‍ا‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ ‌وَعَمِلُو‌ا‌ال‍‍صَّ‍‍الِح‍‍َ‍اتِ فَيُ‍‍دْ‍‍خِ‍‍لُهُمْ ‌‍رَبُّهُمْ فِي ‌‍رَحْمَتِ‍‍هِ ۚ ‌ذَلِكَ هُوَ‌ ‌الْفَ‍‍وْ‌زُ‌ ‌الْمُبِينُ
Wa 'Ammā Al-Ladhīna Kafarū 'Afalam Takun 'Āyātī Tutlá `Alaykum Fāstakbartum Wa Kuntum Qawmāan Mujrimīna 045-031 kuwa Gaaloobayse waxaa lagu dhihi miyeyna ahayn aayaadkeyga kuwa korkiina lagu akhriyo ood iskibriseen noqoteen qoom dambi falayaal ah. وَ‌أَمَّ‍‍ا‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ ‌أَفَلَمْ تَكُ‍‌‍نْ ‌آيَاتِي تُتْلَى‌ عَلَيْكُمْ فَاسْتَكْبَرْتُمْ ‌وَكُ‍‌‍ن‍‍تُمْ قَ‍‍وْما‌ ً‌ مُ‍‍جْ‍‍رِمِينَ
Wa 'Idhā Qīla 'Inna Wa`da Allāhi Ĥaqqun Wa As-Sā`atu Lā Rayba Fīhā Qultum Mā Nadrī Mā As-Sā`atu 'In Nažunnu 'Illā Žannāan Wa Mā Naĥnu Bimustayqinīna 045-032 marka la dhaho yabooha Eebe waa xaqSaacadda (Qiyaamana) shaki ma lehwaxaad dhahdaan ma naqaan Saacadda (qiyaame) waannu uun malayn mase yaqiinsanin. وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ قِ‍‍ي‍‍لَ ‌إِنَّ ‌وَعْدَ‌ ‌اللَّ‍‍هِ حَ‍‍قٌّ‌ ‌وَ‌ال‍‍سَّاعَةُ لاَ‌ ‌‍رَيْ‍‍بَ فِيهَا‌ قُ‍‍لْتُمْ مَا‌ نَ‍‍دْ‌رِي مَا‌ ‌ال‍‍سَّاعَةُ ‌إِ‌نْ نَ‍‍ظُ‍‍نُّ ‌إِلاَّ‌ ظَ‍‍نّ‍‍ا‌ ً‌ ‌وَمَا‌ نَحْنُ بِمُسْتَيْ‍‍قِ‍‍نِينَ
Wa Badā Lahum Sayyi'ātu Mā `Amilū Wa Ĥāqa Bihim Mā Kānū Bihi Yastahzi'ūn 045-033 waxaa u muuqan Gaalada xumaantay camalfaleen (Ciqaabteedi) waxaana koobi waxay ku jees jeesi jireen (ciqaabtiisii). وَبَدَ‌ا‌ لَهُمْ سَيِّئ‍‍َ‍اتُ مَا‌ عَمِلُو‌ا‌ ‌وَح‍‍َ‍اقَ بِهِمْ مَا‌ كَانُو‌ا‌ بِ‍‍هِ يَسْتَهْزِئ‍‍ُ‍‍ون
Wa Qīla Al-Yawma Nansākum Kamā Nasītum Liqā'a Yawmikumdhā Wa Ma'wākumu An-Nāru Wa Mā Lakum Minşirīna 045-034 waxaana loo dhihi Maanta (Qiyaamada) waanu idinka tagi (idinko cadaaban) sidaad u halmaanteen la kulanka MaalintiinanHooygiinuna waa Naar wax idiin gargaarana ma jiro. وَ‍قِ‍‍ي‍‍لَ ‌الْيَ‍‍وْمَ نَ‍‌‍ن‍‍سَاكُمْ كَمَا‌ نَسِيتُمْ لِ‍‍قَ‍‍ا‌ءَ‌ يَوْمِكُمْ هَذَ‌ا‌ ‌وَمَأْ‌وَ‌اكُمُ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍ا‌رُ‌ ‌وَمَا‌ لَكُمْ مِ‍‌‍نْ نَاصِ‍‍رِينَ
Dhālikum Bi'annakum Attakhadhtum 'Āyāti Allāhi Huzūan Wa Gharratkumu Al-Ĥayāatu Ad-Dunۚ Fālyawma Lā Yukhrajūna Minhā Wa Lā Hum Yusta`tabūna 045-035 Arrintaasna waxaa ugu waxan inaad ka yeelateen aayaadka Eebe Jees jeesidinna dhagartay nolosha dhaw (ee adduun) Maanta Qiyaamada lagama bixiyo Naartacudurdaarna lama warsado. ذَلِكُمْ بِأَنَّ‍‍كُمْ ‌اتَّ‍‍خَ‍‍ذْتُمْ ‌آي‍‍َ‍اتِ ‌اللَّ‍‍هِ هُز‍ُ‍‌و‌ا‌ ً‌ ‌وَ‍‍غَ‍رَّتْكُمُ ‌الْحَي‍‍َ‍اةُ ‌ال‍‍دُّ‌نْ‍‍يَا‌ ۚ فَالْيَ‍‍وْمَ لاَ‌ يُ‍‍خْ‍رَج‍‍ُ‍ونَ مِ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ ‌وَلاَ‌ هُمْ يُسْتَعْتَبُونَ
Falillāhi Al-Ĥamdu Rabbi As-Samāwāti Wa Rabbi Al-'Arđi Rabbi Al-`Ālamīna 045-036 mahad Eebaa iskaleh Eebaha Samooyinka iyo DhulkaEebaha caalamkana ah. فَ‍‍لِلَّهِ ‌الْحَمْدُ‌ ‌‍رَبِّ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌‍رَبِّ ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌‍رَبِّ ‌الْعَالَمِينَ
Wa Lahu Al-Kibriyā'u Fī As-Samāwāti Wa Al-'Arđi ۖ Wa Huwa Al-`Azīzu Al-Ĥakīmu 045-037 waxaana u sugnaatay waynida Samooyinka iyo Dhulka dhexdiisawaana adkaade falsan. وَلَهُ ‌الْكِ‍‍بْ‍‍رِي‍‍َ‍ا‌ءُ‌ فِي ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ۖ ‌وَهُوَ‌ ‌الْعَز‍ِ‍ي‍‍زُ‌ ‌الْحَكِيمُ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah