Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

46) Sūrat Al-'Aĥqāf

Printed format

46) سُورَة الأَحقَاف

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Ĥā-Mīm 046-001 Waxay ku Tusin mucjisada Quraanka ee waynEebaa ogna waa la dhahaa. حَا-مِيم
Tanzīlu Al-Kitābi Mina Allāhi Al-`Azīzi Al-Ĥakīmi 046-002 Kitaabka (Quraanka) ah wuxuu ka soo dagay Eebaha adkaada ee falka san xaggiisa. تَ‍‌‍نْ‍‍ز‍ِ‍ي‍‍لُ ‌الْكِت‍‍َ‍ابِ مِنَ ‌اللَّ‍‍هِ ‌الْعَز‍ِ‍ي‍‍زِ‌ ‌الْحَكِيمِ
Khalaq As-Samāwāti Wa Al-'Arđa Wa Mā Baynahumā 'Illā Bil-Ĥaqqi Wa 'Ajalin Musamman Wa ۚ Al-Ladhīna Kafarū `Ammā 'Undhirū Mu`rūna 046-003 Samaawaadka iyo dhulka iyo waxa u dhexeeyana waxaan xaq iyo muddo magacaaban ahayn uma aannaan abuurinkuwii gaaloobayna wixii loogu digay (ee quraanka) ah way ka jeedsadeen. مَا‌ خَ‍‍لَ‍‍قْ‍‍نَا‌ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضَ ‌وَمَا‌ بَيْنَهُمَ‍‍ا‌ ‌إِلاَّ‌ بِ‍الْحَ‍‍قِّ ‌وَ‌أَجَلٍ‌ مُسَ‍‍مّ‍‍ى‌ ًۚ ‌وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ عَ‍‍مَّ‍‍ا‌ ‌أُ‌نْ‍‍ذِ‌رُ‌و‌ا‌ مُعْ‍‍رِ‍‍ضُ‍‍ونَ
Qul 'Ara'aytum Mā Tad`ūna Min Dūni Allāhi 'Arūnī Mādhā Khalaqū Mina Al-'Arđi 'Am Lahum Shirkun As-Samāwāti ۖ Ai'tūnī Bikitābin Min Qabli Hādhā 'Aw 'Athāratin Min `Ilmin 'In Kuntum Şādiqīna 046-004 Waxaad Dhahdaa nabiyoow bal ka warrama waxaad caabudaysaan ee Eebe ka soo hadhay ina tusiya waxay ku abuureen dhulkaama shirkad ah oy ku leeyihiin Samaawaadkaii keena (oo i tusiya) Kitaab Quraankaka horreyayama wax raad cilmi ahhaddaad run sheegeeysaan. قُ‍‍لْ ‌أَ‌‍رَ‌أَيْتُمْ مَا‌ تَ‍‍دْع‍‍ُ‍ونَ مِ‍‌‍نْ ‌د‍ُ‍‌ونِ ‌اللَّ‍‍هِ ‌أَ‌رُ‌ونِي مَا‌ذَ‌ا‌ خَ‍‍لَ‍‍قُ‍‍و‌ا‌ مِنَ ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌أَمْ لَهُمْ شِ‍‍رْك‌‍ٌ‌ فِي ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ۖ ‌ا‍ِ‍ئْتُونِي بِكِت‍‍َ‍ابٍ‌ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِ هَذَ‌ا‌ ‌أَ‌وْ‌ ‌أَثَا‌‍رَةٍ‌ مِ‍‌‍نْ عِلْم‌‍ٍ‌ ‌إِ‌نْ كُ‍‌‍نْ‍‍تُمْ صَ‍‍ا‌دِقِ‍‍ينَ
Wa Man 'Ađallu Mimman Yad`ū Min Dūni Allāhi Man Lā Yastajību Lahu~ 'Ilá Yawmi Al-Qiyāmati Wa Hum `An Du`ā'ihim Ghāfilūna 046-005 Wax ka dulmi badan ma jiro ruux baryi Eebe ka sokow waxaan ajiibeynin (maqleyn) tan iyo qiyaamadabaryadoodana halmaansan (ogyn). وَمَ‍‌‍نْ ‌أَ‍ضَ‍‍لُّ مِ‍‍مَّ‍‍‌‍نْ يَ‍‍دْعُو‌ مِ‍‌‍نْ ‌د‍ُ‍‌ونِ ‌اللَّ‍‍هِ مَ‍‌‍نْ لاَ‌ يَسْتَج‍‍ِ‍ي‍‍بُ لَهُ~ُ ‌إِلَى‌ يَ‍‍وْمِ ‌الْ‍‍قِ‍‍يَامَةِ ‌وَهُمْ عَ‍‌‍نْ ‌دُع‍‍َ‍ائِهِمْ غَ‍‍افِلُونَ
Wa 'Idhā Ĥushira An-Nāsu Kānū Lahum 'A`dā'an Wa Kānū Bi`ibādatihim Kāfirīna 046-006 Marka dadka la soo kulmiyana u noqondoona kuwii caabudi jiracolInay caabudi jireenna dafiri. وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ حُشِ‍‍ر‍َ‍‌ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسُ كَانُو‌ا‌ لَهُمْ ‌أَعْد‍َ‍‌ا‌ء‌ ً‌ ‌وَكَانُو‌ا‌ بِعِبَا‌دَتِهِمْ كَافِ‍‍رِينَ
Wa 'Idhā Tutlá `Alayhim 'Āyātunā Bayyinātin Qāla Al-Ladhīna Kafarū Lilĥaqqi Lammā Jā'ahumdhā Siĥrun Mubīnun 046-007 Marka gaalada lagu dul akhriyo aayaadkannaga (quraanka) oo cad waxay dhahaan kuwa gaalada ah markuu u yimid xaqu kani waa sixir cad. وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ تُتْلَى‌ عَلَيْهِمْ ‌آيَاتُنَا‌ بَيِّن‍‍َ‍ات‌‍ٍقَ‍‍الَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ لِلْحَ‍‍قِّ لَ‍‍مَّ‍‍ا‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَهُمْ هَذَ‌ا‌ سِحْر‌ٌ‌ مُبِينٌ
'Am Yaqūlūna Aftarāhu ۖ Qul 'Ini Aftaraytuhu Falā Tamlikūna Lī Mina Allāhi Shay'āan ۖ Huwa 'A`lamu Bimā Tufīđūna Fīhi ۖ Kafá Bihi Shahīdāan Baynī Wa Baynakum ۖ Wa Huwa Al-Ghafūru Ar-Raĥīmu 046-008 Waxay dhihi waa been uu abuurtay (Nabigu)Waxaad dhahdaa haddaan been abuurto waxba iigama taraysaan Eebe xaggiisaisagaana og waxaad dhumbanaysaan(oo been ah) Eebaana marag ugu filan dhexdeennawaana dambi dhaafe naxariista ah. أَمْ يَ‍‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ ‌افْتَ‍رَ‍‌اهُ ۖ قُ‍‍لْ ‌إِنِ ‌افْتَ‍رَيْتُ‍‍هُ فَلاَ‌ تَمْلِك‍‍ُ‍ونَ لِي مِنَ ‌اللَّ‍‍هِ شَ‍‍يْ‍‍ئاً‌ ۖ هُوَ‌ ‌أَعْلَمُ بِمَا‌ تُفِي‍‍ضُ‍‍ونَ ف‍‍ِ‍ي‍‍هِ ۖ كَفَى‌ بِ‍‍هِ شَهِيد‌ا‌ ً‌ بَيْنِي ‌وَبَيْنَكُمْ ۖ ‌وَهُوَ‌ ‌الْ‍‍غَ‍‍ف‍‍ُ‍و‌رُ‌ ‌ال‍رَّحِيمُ
Qul Mā Kuntu Bid`āan Mina Ar-Rusuli Wa Mā 'Adrī Mā Yuf`alu Bī Wa Lā Bikum ۖ 'In 'Attabi`u 'Illā Mā Yūĥá 'Ilayya Wa Mā 'Anā 'Illā Nadhīrun Mubīnun 046-009 Waxaad dhahdaa ma ihi bidei ka gaar ah Rasuulladamana ogi waxa lagu fali aniga iyo idinkawaxaan uun raaci waxa lay waxyoodo (ee quraanka ah) waxaana ahay u dige cad (oo muuqda). قُ‍‍لْ مَا‌ كُ‍‌‍نْ‍‍تُ بِ‍‍دْعا‌ ً‌ مِنَ ‌ال‍‍رُّسُلِ ‌وَمَ‍‍ا‌ ‌أَ‌دْ‌رِي مَا‌ يُفْعَلُ بِي ‌وَلاَ‌ بِكُمْ ۖ ‌إِ‌نْ ‌أَتَّبِعُ ‌إِلاَّ‌ مَا‌ يُوحَ‍‍ى‌ ‌إِلَيَّ ‌وَمَ‍‍ا‌ ‌أَنَ‍‍ا‌ ‌إِلاَّ‌ نَذ‍ِ‍ي‍‍ر‌ٌ‌ مُبِينٌ
Qul 'Ara'aytum 'In Kāna Min `Indi Allāhi Wa Kafartum Bihi Wa Shahida Shāhidun Min Banī 'Isrā'īla `Alá Mithlihi Fa'āmana Wa Astakbartum ۖ 'Inna Allāha Lā Yahdī Al-Qawma Až-Žālimīna 046-010 Waxaad Dhahdaa bal ii warrama hadduu Quraanku Eebe ka soo dagay ood ka gaalowdaan oo uu ka marag furo marag ree Bani'iisraaiil ah isaga oo kale (xaqnimada iyo runta) oo uu rumeeyay idinkuna aad is kibriseenEebana ma hanuuniyo kuwa dulmilowga ah قُ‍‍لْ ‌أَ‌‍رَ‌أَيْتُمْ ‌إِ‌نْ ك‍‍َ‍انَ مِ‍‌‍نْ عِ‍‌‍نْ‍‍دِ‌ ‌اللَّ‍‍هِ ‌وَكَفَرْتُمْ بِ‍‍هِ ‌وَشَهِدَ‌ شَاهِد‌ٌ‌ مِ‍‌‍نْ بَنِ‍‍ي ‌إِسْر‍َ‍‌ائ‍‍ِ‍ي‍‍لَ عَلَى‌ مِثْلِ‍‍هِ فَآمَنَ ‌وَ‌اسْتَكْبَرْتُمْ ۖ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ لاَ‌ يَهْدِي ‌الْ‍‍قَ‍‍وْمَ ‌ال‍‍ظَّ‍‍الِمِينَ
Wa Qāla Al-Ladhīna Kafarū Lilladhīna 'Āmanū Law Kāna Khayan Mā Sabaqūnā 'Ilayhi ۚ Wa 'Idh Lam Yahtadū Bihi Fasayaqūlūna Hādhā 'Ifkun Qadīmun 046-011 Gaaladii waxay dheheen hadduu Quraanku khayr yahay noogama hormareen rumayntiisaiyagoon hanuunsanayn gaaladu yay haddana dhihi kan (Quraanka ah) waa beenihii hore. وَ‍قَ‍‍الَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ لِلَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ لَوْ‌ ك‍‍َ‍انَ خَ‍‍يْر‌ا‌ ً‌ مَا‌ سَبَ‍‍قُ‍‍ونَ‍‍ا‌ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍هِ ۚ ‌وَ‌إِ‌ذْ‌ لَمْ يَهْتَدُ‌و‌ا‌ بِ‍‍هِ فَسَيَ‍‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ هَذَ‌ا‌ ‌إِفْك‌‍ٌقَ‍‍دِيمٌ
Wa Min Qablihi Kitābu Mūsá 'Imāmāan Wa Raĥmatan ۚ Wa Hadhā Kitābun Muşaddiqun Lisānāan `Arabīyāan Liyundhira Al-Ladhīna Žalamū Wa Bushrá Lilmuĥsinīna 046-012 Quraanka waxaa ka horreeyay kitaabkii (Nabi) Muuseisagoo ah hanuuniye iyo naxariiskanna waa kitaab u rumayn (xaqa). Af carabina ku soo dagaysi uu ugu digo kuwa dulmiga falayuguna bishaareeyo kuwa wanaagga falay. وَمِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِ‍‍هِ كِت‍‍َ‍ابُ مُوسَ‍‍ى‌ ‌إِمَاما‌ ً‌ ‌وَ‌‍رَحْمَة ًۚ ‌وَهَذَ‌ا‌ كِت‍‍َ‍ابٌ‌ مُ‍‍صَ‍‍دِّ‍‍ق‍ ٌ‌ لِسَاناً‌ عَ‍رَبِيّا‌ ً‌ لِيُ‍‌‍نْ‍‍ذِ‌ر‍َ‍‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ظَ‍‍لَمُو‌ا‌ ‌وَبُشْ‍رَ‌ى‌ لِلْمُحْسِنِينَ
'Inna Al-Ladhīna Qālū Rabbunā Al-Lahu Thumma Astaqāmū Falā Khawfun `Alayhim Wa Lā Hum Yaĥzanūna 046-013 kuwa yidhi Eebahanno waa Alle haddana toosnaaday cabsi iyo murugi midna ma arkaan. إِنَّ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ قَ‍‍الُو‌ا‌ ‌‍رَبُّنَا‌ ‌اللَّهُ ثُ‍‍مَّ ‌اسْتَ‍‍قَ‍‍امُو‌ا‌ فَلاَ‌ خَ‍‍وْفٌ عَلَيْهِمْ ‌وَلاَ‌ هُمْ يَحْزَنُونَ
'Ūlā'ika 'Aşĥābu Al-Jannati Khālidīna Fīhā Jazā'an Bimā Kānū Ya`malūna 046-014 Kuwaasna waa ehlu-Janno wayna ku waari dhexdeedaabaalmarin camalkoodii (wanaagsanaa) darteed. أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ ‌أَ‍صْ‍‍ح‍‍َ‍ابُ ‌الْجَ‍‍نَّ‍‍ةِ خَ‍‍الِد‍ِ‍ي‍‍نَ فِيهَا‌ جَز‍َ‍‌ا‌ء‌ ً‌ بِمَا‌ كَانُو‌ا‌ يَعْمَلُونَ
Wa Waşşaynā Al-'Insāna Biwālidayhi 'Iĥsānāan ۖ Ĥamalat/hu 'Ummuhu Kurhāan Wa Wađa`at/hu Kurhāan ۖ Wa Ĥamluhu Wa Fişāluhu Thalāthūna Shahan ۚ Ĥattá 'Idhā Balagha 'Ashuddahu Wa Balagha 'Arba`īna Sanatan Qāla Rabbi 'Awzi`nī 'An 'Ashkura Ni`mataka Allatī 'An`amta `Alayya Wa `Alá Wa A-Dayya Wa 'An 'A`mala Şāliĥāan Tarđāhu Wa 'Aşliĥ Lī Fī Dhurrīyatī ۖ 'Innī Tubtu 'Ilayka Wa 'Innī Mina Al-Muslimīna 046-015 Dadka waxaan u dardaarannay labadiisii Waalid inuu u wanaag faloHooyadiis uurkay ku sidday iyadoo dhibban wayna dhashay iyadoo dhibbanuurkiisa iyo gudhintiisuna waa Soddon biloodmarkuu ilmihii tabar yeesho oo Afartan gaadho yuu (kan fiican) dhahaa eebow igu toosi inaan kugu mahadiyo nicmadaada aad iigu nicmaysay Aniga iyo waaliddiintayiguna toosi inaan camal fiican ood ka raalli tahay faloiina wanaaji faracaygawaaba kuu toobadkeenayewaxaana ka mid ahay muslimiinta. وَ‌وَ‍صَّ‍‍يْنَا‌ ‌الإِ‌ن‍‍س‍‍َ‍انَ بِوَ‌الِدَيْ‍‍هِ ‌إِحْسَاناً‌ ۖ حَمَلَتْهُ ‌أُمُّ‍‍هُ كُرْها‌ ً‌ ‌وَ‌وَ‍ضَ‍‍عَتْهُ كُرْها‌ ًۖ ‌وَحَمْلُ‍‍هُ ‌وَفِ‍‍صَ‍‍الُ‍‍هُ ثَلاَث‍‍ُ‍ونَ شَهْر‌اً‌ ۚ حَتَّ‍‍ى‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ بَلَ‍‍غَ ‌أَشُدَّهُ ‌وَبَلَ‍‍غَ ‌أَ‌رْبَع‍‍ِ‍ي‍‍نَ سَنَة‌ ًقَ‍‍الَ ‌‍رَبِّ ‌أَ‌وْ‌زِعْنِ‍‍ي ‌أَ‌نْ ‌أَشْكُ‍رَ‌ نِعْمَتَكَ ‌الَّتِ‍‍ي ‌أَ‌نْ‍‍عَمْتَ عَلَيَّ ‌وَعَلَى‌ ‌وَ‌الِدَيَّ ‌وَ‌أَ‌نْ ‌أَعْمَلَ صَ‍‍الِحا‌‌ ً‌ تَرْ‍ضَ‍‍اهُ ‌وَ‌أَ‍صْ‍‍لِحْ لِي فِي ‌ذُ‌رِّيَّتِ‍‍ي ۖ ‌إِنِّ‍‍ي تُ‍‍بْ‍‍تُ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍كَ ‌وَ‌إِنِّ‍‍ي مِنَ ‌الْمُسْلِمِينَ
'Ūlā'ika Al-Ladhīna Nataqabbalu `Anhum 'Aĥsana Mā `Amilū Wa Natajāwazu `An Sayyi'ātihim Fī 'Aşĥābi Al-Jannati ۖ Wa`da Aş-Şidqi Al-Ladhī Kānū Yū`adūna 046-016 Kuwaasi waa kuwaannu ka aqbalayno camalkoodii fiicnaakana dhaafayno koodii xumaawaxayna noqon ehelu-Janno Eebana wuxuu u yaboohay yabooh run ah. أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ نَتَ‍‍قَ‍‍بَّلُ عَ‍‌‍نْ‍‍هُمْ ‌أَحْسَنَ مَا‌ عَمِلُو‌ا‌ ‌وَنَتَجا‌وَ‌زُ‌ عَ‍‌‍نْ سَيِّئ‍‍َ‍‍اتِهِمْ فِ‍‍ي ‌أَ‍صْ‍‍ح‍‍َ‍ابِ ‌الْجَ‍‍نَّ‍‍ةِ ۖ ‌وَعْدَ‌ ‌ال‍‍صِّ‍‍دْ‍‍قِ ‌الَّذِي كَانُو‌ا‌ يُوعَدُ‌ونَ
Wa Al-Ladhī Qāla Liwālidayhi 'Uffin Lakumā 'Ata`idāninī 'An 'Ukhraja Wa Qad Khalati Al-Qurūnu Min Qablī Wa Humā Yastaghīthāni Allāha Waylaka 'Āmin 'Inna Wa`da Allāhi Ĥaqqun Fayaqūlu Mā Hādhā 'Illā 'Asāţīru Al-'Awwalīna 046-017 Waxaa jira mid ku dhihi labadiisii waalid Ufbaa la idin yidhi ce ma waxaad ii yaboohaysaan in la i sou bixin iyadoo dadkii horaba lagayLabada waalidna ay Eebe uga baryi (hanuun)iyagoo ku dhihi magacaa ba'; ee rumeeballanqaadka Eebana waa xaqeoo markaas ku dhihi waxaasi waa beentii dadkii hore. وَ‌الَّذِي قَ‍‍الَ لِوَ‌الِدَيْ‍‍هِ ‌أُفّ‍ٍ‌ لَكُمَ‍‍ا‌ ‌أَتَعِدَ‌انِنِ‍‍ي ‌أَ‌نْ ‌أُ‍خْ‍رَجَ ‌وَ‍قَ‍‍دْ‌ خَ‍‍لَتِ ‌الْ‍‍قُ‍‍ر‍ُ‍‌ونُ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِي ‌وَهُمَا‌ يَسْتَ‍‍غِ‍‍يث‍‍َ‍انِ ‌اللَّ‍‍هَ ‌وَيْلَكَ ‌آمِ‍‌‍نْ ‌إِنَّ ‌وَعْدَ‌ ‌اللَّ‍‍هِ حَ‍‍قّ‌‍ٌ‌ فَيَ‍‍قُ‍‍ولُ مَا‌ هَذَ‌ا‌ ‌إِلاَّ‌ ‌أَسَاطِ‍‍ي‍‍رُ‌ ‌الأَ‌وَّلِينَ
'Ūlā'ika Al-Ladhīna Ĥaqqa `Alayhimu Al-Qawlu Fī 'Umamin Qad Khalat Min Qablihim Mina Al-Jinni Wa Al-'Insi ۖ 'Innahum Kānū Khāsirīna 046-018 Kuwaasi waa kuwa caddibaadi u sugnaatayiyagoo ka mid noqon kuwii horay u tagey oo Jinni iyo Insiba lehwaxayta ahaayeen kuwa khasaaray. أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ حَ‍‍قَّ عَلَيْهِمُ ‌الْ‍‍قَ‍‍وْلُ فِ‍‍ي ‌أُمَم‌‍ٍقَ‍‍دْ‌ خَ‍‍لَتْ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِهِمْ مِنَ ‌الْجِ‍‍نِّ ‌وَ‌الإِ‌ن‍‍سِ ۖ ‌إِنَّ‍‍هُمْ كَانُو‌اخَ‍‍اسِ‍‍رِينَ
Wa Likullin Darajātun Mimmā `Amilū ۖ Wa Liyuwaffiyahum 'A`mālahum Wa Hum Lā Yužlamūna 046-019 Cid walba waxay mudan waxay camal fashay Eebana wuu u oofin camalkooda iyagoon la dulmiyaynin. وَلِكُلّ‌‍ٍ‌ ‌دَ‌‍رَج‍‍َ‍اتٌ‌ مِ‍‍مَّ‍‍ا‌ عَمِلُو‌اۖ ‌وَلِيُوَفِّيَهُمْ ‌أَعْمَالَهُمْ ‌وَهُمْ لاَ‌ يُ‍‍ظْ‍‍لَمُونَ
Wa Yawma Yu`rađu Al-Ladhīna Kafarū `Alá An-Nāri 'Adh/habtum Ţayyibātikum Fī Ĥayātikumu Ad-Dunyā Wa Astamta`tum Bihā Fālyawma Tujzawna `Adhāba Al-Hūni Bimā Kuntum Tastakbirūna Fī Al-'Arđi Bighayri Al-Ĥaqqi Wa Bimā Kuntum Tafsuqūna 046-020 (Xusuuso) maalinta kuwii gaaloobay loo bandhigi Naartaiyagoo lagu dhihi waxaad wanaaggiinii ku dhamaysateen noloshiinnii dhawaydwaadna ku raaxaysateenmaantase waxaa laydinku abaal marin caddibaad dulli ahiskibrintiinnii aad xaq darro isula weeyneeydcen iyo faasiqnimadiinna darteed. وَيَ‍‍وْمَ يُعْ‍رَضُ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ عَلَى‌ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍ا‌ر‍ِ‍‌ ‌أَ‌ذْهَ‍‍بْ‍‍تُمْ طَ‍‍يِّبَاتِكُمْ فِي حَيَاتِكُمُ ‌ال‍‍دُّ‌نْ‍‍يَا‌ ‌وَ‌اسْتَمْتَعْتُمْ بِهَا‌ فَالْيَ‍‍وْمَ تُ‍‍جْ‍‍زَ‌وْنَ عَذ‍َ‍‌ابَ ‌الْه‍‍ُ‍ونِ بِمَا‌ كُ‍‌‍نْ‍‍تُمْ تَسْتَكْبِر‍ُ‍‌ونَ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ بِ‍‍غَ‍‍يْ‍‍ر‍ِ‍‌ ‌الْحَ‍‍قِّ ‌وَبِمَا‌ كُ‍‌‍نْ‍‍تُمْ تَفْسُ‍‍قُ‍‍ونَ
Wa Adhkur 'Akhā `Ādin 'Idh 'Andhara Qawmahu Bil-'Aĥqāfi Wa Qad Khalati An-Nudhuru Min Bayni Yadayhi Wa Min Khalfihi~ 'Allā Ta`budū 'Illā Al-Laha 'Innī 'Akhāfu `Alaykum `Adhāba Yawmin `Ažīmin 046-021 Xusuuso Ree caad walaalkood (Nabi huud) markuu u digay qoomkiisii iyagoo daggan Axqaafiyagoo Rasuullo wax u diga ka horreeyeen kana dambeeyeenisagoo ku dhihi Eebe mooyee wax kale ha caabudinawaxaan idiinka yaabi caddibaad maalin wayn/ وَ‌ا‌ذْكُرْ‌ ‌أَ‍خَ‍‍ا‌ ع‍‍َ‍ا‌د‌‌ٍ‌ ‌إِ‌ذْ‌ ‌أَ‌نْ‍‍ذَ‌‍رَقَ‍‍وْمَ‍‍هُ بِ‍الأَحْ‍‍قَ‍‍افِ ‌وَ‍قَ‍‍دْ‌ خَ‍‍لَتِ ‌ال‍‍نُّ‍‍ذُ‌رُ‌ مِ‍‌‍نْ بَ‍‍يْ‍‍نِ يَدَيْ‍‍هِ ‌وَمِ‍‌‍نْ خَ‍‍لْفِهِ ‌أَلاَّ‌ تَعْبُدُ‌و‌ا‌ ‌إِلاَّ‌ ‌اللَّ‍‍هَ ‌إِنِّ‍‍ي ‌أَ‍خَ‍‍افُ عَلَيْكُمْ عَذ‍َ‍‌ابَ يَ‍‍وْمٍ عَ‍‍ظِ‍‍يمٍ
Qālū 'Aji'tanā Lita'fikanā `An 'Ālihatinā Fa'tinā Bimā Ta`idunā 'In Kunta Mina Aş-Şādiqīna 046-022 Waxay ku dheheen ma waxaad noola timid inaad naga iisho Ilaahyadannadanoo keen waxaad noogu doogiyayso haddaad run sheegeyso قَ‍‍الُ‍‍و‌ا‌ ‌أَجِئْتَنَا‌ لِتَأْفِكَنَا‌ عَ‍‌‍نْ ‌آلِهَتِنَا‌ فَأْتِنَا‌ بِمَا‌ تَعِدُنَ‍‍ا‌ ‌إِ‌نْ كُ‍‌‍نْ‍‍تَ مِنَ ‌ال‍‍صَّ‍‍ا‌دِقِ‍‍ينَ
Qāla 'Innamā Al-`Ilmu `Inda Allāhi Wa 'Uballighukum Mā 'Ursiltu Bihi Wa Lakinnī 'Akum Qawmāan Tajhalūna 046-023 Wuxuuna ku yidhi Eebaa ku cilmi leh (goorta caddibaaddiinna) ee anugu waxaan idin gaadhsiin waxa layfaray inaan gaadhsiiyowaxaanse idinku arkaa kuwa jaahiliin ah. قَ‍‍الَ ‌إِنَّ‍‍مَا‌ ‌الْعِلْمُ عِ‍‌‍نْ‍‍دَ‌ ‌اللَّ‍‍هِ ‌وَ‌أُبَلِّ‍‍غُ‍‍كُمْ مَ‍‍ا‌ ‌أُ‌رْسِلْتُ بِ‍‍هِ ‌وَلَكِ‍‍نِّ‍‍ي ‌أَ‌‍رَ‌اكُمْ قَ‍‍وْما‌‌ ً‌ تَ‍‍جْ‍‍هَلُونَ
Falammā Ra'awhu `Āriđāan Mustaqbila 'Awdiyatihim Qālū Hādhā `Āriđun Mumţiruۚ Bal Huwa Mā Asta`jaltum Bihi ۖ Rīĥun Fīhā `Adhābun 'Alīmun 046-024 Markay Gaaladii Reer caad arkeen caddibaaddii (Sida daruur) oo Toggooda soo qaabishay waxaydheheen waa Daruur nawaraabinaysaMa aha ee waa waxaad dadajisanayseen inuu timaaddo oo caddibaad ahwaana dabayl caddibaad darani ku jirto. فَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ ‌‍رَ‌أَ‌وْهُ عَا‌رِ‍‍ض‍‍ا‌ ً‌ مُسْتَ‍‍قْ‍‍بِلَ ‌أَ‌وْ‌دِيَتِهِمْ قَ‍‍الُو‌ا‌ هَذَ‌ا‌ عَا‌رِ‍‍ضٌ‌ مُمْ‍‍طِ‍‍رُنَا‌ ۚ بَلْ هُوَ‌ مَا‌ ‌اسْتَعْجَلْتُمْ بِ‍‍هِ ۖ ‌ر‍ِ‍ي‍‍ح‌‍ٌ‌ فِيهَا‌ عَذ‍َ‍‌ابٌ ‌أَلِيمٌ
Tudammiru Kulla Shay'in Bi'amri Rabbihā Fa'aşbaĥū Lā Yurá 'Illā Masākinuhum ۚ Kadhālika Naj Al-Qawma Al-Mujrimīna 046-025 Wax kasta oy martana way burburin amarka Eebe dartiismarkaasay ahaadeen kuwa aan la arkaynin Guryohoodii mooyeesaasaana ku abaal marinnaa kuwa dambiilayaasha ah. تُدَمِّ‍‍ر‍ُ‍‌ كُلَّ شَ‍‍يْء‌ٍ‌ بِأَمْ‍‍ر‍ِ‍‌ ‌‍رَبِّهَا‌ فَأَ‍صْ‍‍بَحُو‌ا‌ لاَ‌ يُ‍رَ‌ى‌ ‌إِلاَّ‌ مَسَاكِنُهُمْ ۚ كَذَلِكَ نَ‍‍جْ‍‍زِي ‌الْ‍‍قَ‍‍وْمَ ‌الْمُ‍‍جْ‍‍رِمِينَ
Wa Laqad Makkannāhum Fīmā 'In Makkannākum Fīhi Wa Ja`alnā Lahum Sam`āan Wa 'Abşāan Wa 'Af'idatan Famā 'Aghná `Anhum Sam`uhum Wa Lā 'Abşāruhum Wa Lā 'Af'idatuhum Min Shay'in 'Idh Kānū Yajĥadūna Bi'āyāti Allāhi Wa Ĥāqa Bihim Mā Kānū Bihi Yastahzi'ūn 046-026 Waxaan makaninnay (siinnay) Ree caad wax aannaan idin makaninninwaxaana u yeellay maqalarag iyo Quluubwaxbase uma tarin MaqalkoodiiAraggoodii iyo QuluubtoodiiMaxayeelay Waxay diidayeen Aayaadka Eebewaxaana ku dhacay (oo koobay) caddibaadii ay ku jees jeesayeen. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ مَكَّ‍‍نَّ‍‍اهُمْ فِيمَ‍‍ا‌ ‌إِ‌نْ مَكَّ‍‍نَّ‍‍اكُمْ ف‍‍ِ‍ي‍‍هِ ‌وَجَعَلْنَا‌ لَهُمْ سَمْعا‌ ً‌ ‌وَ‌أَبْ‍‍‍‍صَ‍‍ا‌ر‌ا‌ ً‌ ‌وَ‌أَفْئِدَة‌ ً‌ فَمَ‍‍ا‌ ‌أَ‍‍غْ‍‍نَى‌ عَ‍‌‍نْ‍‍هُمْ سَمْعُهُمْ ‌وَلاَ‌ ‌أَبْ‍‍‍‍صَ‍‍ا‌رُهُمْ ‌وَلاَ‌ ‌أَفْئِدَتُهُمْ مِ‍‌‍نْ شَ‍‍يْء‌‌ٍ‌ ‌إِ‌ذْ‌ كَانُو‌ا‌ يَ‍‍جْ‍‍حَد‍ُ‍‌ونَ بِآي‍‍َ‍اتِ ‌اللَّ‍‍هِ ‌وَح‍‍َ‍اقَ بِهِمْ مَا‌ كَانُو‌ا‌ بِ‍‍هِ يَسْتَهْزِئ‍‍ُ‍‍ون
Wa Laqad 'Ahlaknā Mā Ĥawlakum Mina Al-Qurá Wa Şarrafnā Al-'Āyāti La`allahum Yarji`ūna 046-027 Waxaan halaagnay wixii gaararkiinna ahaa oo Magaalooyin ahxujuuyinkana waan caddaynay si dadku Eebe ugu noqdo. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ ‌أَهْلَكْنَا‌ مَا‌ حَوْلَكُمْ مِنَ ‌الْ‍‍قُ‍رَ‌ى‌ ‌وَ‍صَ‍رَّفْنَا‌ ‌الآي‍‍َ‍اتِ لَعَلَّهُمْ يَرْجِعُونَ
Falawlā Naşarahumu Al-Ladhīna Attakhadhū Min Dūni Allāhi Qurbānāan 'Ālihatan ۖ Bal Đallū `Anhum ۚ Wa Dhalika 'Ifkuhum Wa Mā Kānū Yaftarūna 046-028 Maxay ugu gargaariwaayeen kuway ilaahyaal ay u dhawaadaan ka dhigteen Eebe ka sokowway ka dhumeentaasina waa beentoodii iyo war abuurashadoodii. فَلَوْلاَ‌ نَ‍‍صَ‍رَهُمُ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌اتَّ‍‍خَ‍‍ذُ‌و‌ا‌ مِ‍‌‍نْ ‌د‍ُ‍‌ونِ ‌اللَّ‍‍هِ قُ‍‍رْبَانا‌‌ ً‌ ‌آلِهَة ًۖ بَلْ ضَ‍‍لُّو‌ا‌ عَ‍‌‍نْ‍‍هُمْ ۚ ‌وَ‌ذَلِكَ ‌إِفْكُهُمْ ‌وَمَا‌ كَانُو‌ا‌ يَفْتَرُ‌ونَ
Wa 'Idh Şarafnā 'Ilayka Nafaan Mina Al-Jinni Yastami`ūna Al-Qur'āna Falammā Ĥađarūhu Qālū 'Anşitū ۖ Falammā Quđiya Wa Llaw 'Ilá Qawmihim Mundhirīna 046-029 Xusuuso markaan kuu soo iilnay koox Jinni ah oo Quraanka dhagaysanmarkay yimaadeen (meeja lagu akhriyina) ay isu dheheen dhagaystamarkuu la dhammeeyayna ay ciddoodii ku noqdeen iyagoo u digi. وَ‌إِ‌ذْ‌ صَ‍رَفْنَ‍‍ا‌ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍كَ نَفَر‌ا‌ ً‌ مِنَ ‌الْجِ‍‍نِّ يَسْتَمِع‍‍ُ‍ونَ ‌الْ‍‍قُ‍‍رْ‌آنَ فَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ حَ‍‍ضَ‍‍ر‍ُ‍‌وهُ قَ‍‍الُ‍‍و‌ا‌ ‌أَ‌نْ‍‍‍‍صِ‍‍تُو‌اۖ فَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ قُ‍‍ضِ‍‍يَ ‌وَلَّوْ‌ا‌ ‌إِلَى‌ قَ‍‍وْمِهِمْ مُ‍‌‍نْ‍‍ذِ‌رِينَ
Qālū Yā Qawmanā 'Innā Sami`nā Kitābāan 'Unzila Min Ba`di Mūsá Muşaddiqāan Limā Bayna Yadayhi Yahdī 'Ilá Al-Ĥaqqi Wa 'Ilá Ţarīqin Mustaqīmin 046-030 Oo ku dhihi qoomkannow waxaan maqallay Kitaab (Quraan) la soo dajiyay (Nabi) Muuse ka dib oo rumayn Kitaabihii ka horreeyeykuna hanuunin xaq iyo waddada toosan. قَ‍‍الُو‌ا‌ يَا‌ قَ‍‍وْمَنَ‍‍ا‌ ‌إِنَّ‍‍ا‌ سَمِعْنَا‌ كِتَاباً‌ ‌أُ‌نْ‍‍زِلَ مِ‍‌‍نْ بَعْدِ‌ مُوسَى‌ مُ‍‍صَ‍‍دِّ‍‍ق‍‍ا‌ ً‌ لِمَا‌ بَ‍‍يْ‍‍نَ يَدَيْ‍‍هِ يَهْدِي ‌إِلَى‌ ‌الْحَ‍‍قِّ ‌وَ‌إِلَى‌ طَ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍قٍ‌ مُسْتَ‍‍قِ‍‍يمٍ
Qawmanā 'Ajībū Dā`iya Allāhi Wa 'Āminū Bihi Yaghfir Lakum Min Dhunūbikum Wa Yujirkum Min `Adhābin 'Alīmin 046-031 Qoomkannow ajiiba (raaca) uyeedhaha xaqa Eeberumeeyanadambigiinna Eebe ha dhaafeehana idinka koriyo caddibaad darane; يَا‌ قَ‍‍وْمَنَ‍‍ا‌ ‌أَجِيبُو‌ا‌ ‌دَ‌اعِيَ ‌اللَّ‍‍هِ ‌وَ‌آمِنُو‌ا‌ بِ‍‍هِ يَ‍‍غْ‍‍فِ‍‍رْ‌ لَكُمْ مِ‍‌‍نْ ‌ذُنُوبِكُمْ ‌وَيُجِ‍‍رْكُمْ مِ‍‌‍نْ عَذ‍َ‍‌ابٍ ‌أَلِيمٍ
Wa Man Lā Yujib Dā`iya Allāhi Falaysa Bimu`jizin Al-'Arđi Wa Laysa Lahu Min Dūnihi~ 'Awliyā'u ۚ 'Ūlā'ika Fī Đalālin Mubīnin 046-032 Ruuxaan ajiibin (raacin) uyeedhaha Eebe kuma daaliyo Eebe dhulka dhexdiisa (kama cararo) wax Eebe ka soo hadhay oo u gargaarina ma jirokuwaas «aan maqlaynin yeedhidda Eebana» waa kuwa baadi cad ku sugan. وَمَ‍‌‍نْ لاَ‌ يُجِ‍‍بْ ‌دَ‌اعِيَ ‌اللَّ‍‍هِ فَلَ‍‍يْ‍‍سَ بِمُعْجِز‌‌ٍ‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌وَلَ‍‍يْ‍‍سَ لَ‍‍هُ مِ‍‌‍نْ ‌دُ‌ونِهِ ‌أَ‌ولِي‍‍َ‍ا‌ءُ‌ ۚ ‌أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ فِي ضَ‍‍لاَلٍ‌ مُبِينٍ
'Awalam Yaraw 'Anna Allāha Al-Ladhī Khalaqa As-Samāwāti Wa Al-'Arđa Wa Lam Ya`ya Bikhalqihinna Biqādirin `Alá 'An Yuĥyiya Al-Mawtá ۚ Balá 'Innahu `Alá Kulli Shay'in Qadīrun 046-033 Miyeeyna ogayn Eebaha abuuray Samaawaadka iyo dhulka aan kana noogin abuurkooda inuu karo inuu soo nooleeyo wixii dhintaysaas ma aha ee Eebe wax walba oo uu doono wuu karaa. أَ‌وَلَمْ يَ‍رَ‌وْ‌ا‌ ‌أَنَّ ‌اللَّ‍‍هَ ‌الَّذِي خَ‍‍لَ‍‍قَ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضَ ‌وَلَمْ يَعْيَ بِ‍‍خَ‍‍لْ‍‍قِ‍‍هِ‍‍نَّ بِ‍‍قَ‍‍ا‌دِ‌ر‍ٍ‍‌ عَلَ‍‍ى‌ ‌أَ‌نْ يُحْيِيَ ‌الْمَوْتَى‌ ۚ بَلَ‍‍ى‌ ‌إِنَّ‍‍هُ عَلَى‌ كُلِّ شَ‍‍يْء‌‌ٍقَ‍‍دِيرٌ
Wa Yawma Yu`rađu Al-Ladhīna Kafarū `Alá An-Nāri 'Alaysa Hādhā Bil-Ĥaqqi ۖ Qālū Balá Wa Rabbinā ۚ Qāla Fadhūqū Al-`Adhāba Bimā Kuntum Takfurūna 046-034 Maalinta kuwii gaaloobay loo bandhigi Naarta waxaa lagu odhan Miyuuna xaq ahayn kan (caddibaadda ah) markaasay dhahaan Eebaan ku dhaawannaye waa xaqEebe wuxuu ku dhahaa dhadhamiya caddibaadda Gaalnimadiinna darteed. وَيَ‍‍وْمَ يُعْ‍رَضُ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ عَلَى‌ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍ا‌ر‍ِ‍‌ ‌أَلَ‍‍يْ‍‍سَ هَذَ‌ا‌ بِ‍الْحَ‍‍قِّ ۖ قَ‍‍الُو‌ا‌ بَلَى‌ ‌وَ‌‍رَبِّنَا‌ ۚ قَ‍‍الَ فَذُ‌وقُ‍‍و‌ا‌الْعَذ‍َ‍‌ابَ بِمَا‌ كُ‍‌‍نْ‍‍تُمْ تَكْفُرُ‌ونَ
şbir Kamā Şabara 'Ūlū Al-`Azmi Mina Ar-Rusuli Wa Lā Tasta`jil Lahum ۚ Ka'annahum Yawma Yarawna Mā Yū`adūna Lam Yalbathū 'Illā Sā`atan Min Nahārin ۚ Balāghun ۚ Fahal Yuhlaku 'Illā Al-Qawmu Al-Fāsiqūna 046-035 Usamir siday u samreen kuwii sugnaanta iyo niyadda u saaxiibka ahaa ee rasuullada ahaahana ku dagdagin in la caddibo waxay la midnoqon markay arkaan waxa loogu goodiyay ineeyan ku nagaanin Adduunka Saacad maalin ah waxaan ahaynQuraankuna waa gaadhsiinkuwa faasiqiinta ah umbaana la halaagaa. فَاصْ‍‍بِ‍‍رْ‌ كَمَا‌ صَ‍‍بَ‍رَ‌ ‌أ‍ُ‍‌وْلُو‌ا‌الْعَزْمِ مِنَ ‌ال‍‍رُّسُلِ ‌وَلاَ‌ تَسْتَعْجِلْ لَهُمْ ۚ كَأَنَّ‍‍هُمْ يَ‍‍وْمَ يَ‍رَ‌وْنَ مَا‌ يُوعَد‍ُ‍‌ونَ لَمْ يَلْبَثُ‍‍و‌ا‌ ‌إِلاَّ‌ سَاعَة ً‌ مِ‍‌‍نْ نَه‍‍َ‍ا‌ر‌ٍۚ بَلاَ‍‍غ‌‍ٌۚ فَهَلْ يُهْلَكُ ‌إِلاَّ‌ ‌الْ‍‍قَ‍‍وْمُ ‌الْفَاسِ‍‍قُ‍‍ونَ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah