Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

44) Sūrat Ad-Dukhān

Printed format

44) سُورَة الدُّخَان

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Ĥā-Mīm 044-001 Waannu sheegnay iyadoo kale. حَا-مِيم
Wa Al-Kitābi Al-Mubīni 044-002 Waxaan ku dhaartay Kitaabka Cade (Quraanka). وَ‌الْكِت‍‍َ‍ابِ ‌الْمُبِينِ
'Innā 'Anzalnāhu Fī Laylatin Mubārakatin ۚ 'Innā Kunnā Mundhirīna 044-003 Anagaa dejinay Quraanka Habeen barakeysan (Layletulqadar) anagaana wax u digi. إِنَّ‍‍ا‌ ‌أَ‌ن‍‍زَلْن‍‍َ‍اهُ فِي لَيْلَةٍ‌ مُبَا‌‍رَكَة‌‍ٍۚ ‌إِنَّ‍‍ا‌ كُ‍‍نَّ‍‍ا‌ مُ‍‌‍ن‍‍ذِ‌رِينَ
Fīhā Yufraqu Kullu 'Amrin Ĥakīmin 044-004 Habeenkaasaana la kala bixiyaa amar kastoo xigmo leh. فِيهَا‌ يُفْ‍رَقُ كُلُّ ‌أَمْرٍ‌ حَكِيمٍ
'Aman Min `Indinā ۚ 'Innā Kunnā Mursilīna 044-005 Waana amar agtanada ka ahaadayanagaana wax dirra (Rasuulo). أَمْر‌ا‌ ً‌ مِ‍‌‍نْ عِ‍‌‍نْ‍‍دِنَ‍‍اۚ ‌إِنَّ‍‍ا‌ كُ‍‍نَّ‍‍ا‌ مُرْسِلِينَ
Raĥmatan Min Rabbika ۚ 'Innahu Huwa As-Samī`u Al-`Alīmu 044-006 Naxariis ka ahaater xagga EebahaaEebaana wax maqle ah wax og. رَحْمَة ً‌ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَبِّكَ ۚ ‌إِنَّ‍‍هُ هُوَ‌ ‌ال‍‍سَّم‍‍ِ‍ي‍‍عُ ‌الْعَلِيمُ
Rabbi As-Samāwāti Wa Al-'Arđi Wa Mā Baynahumā ۖ 'In Kuntumqinīna 044-007 Waana Eebaha samooyiinka iyo Dhulka iyo waxa u dhaxeeya haddaad yaqiinsanaysaan. رَبِّ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌وَمَا‌ بَيْنَهُمَ‍‍اۖ ‌إِ‌نْ كُ‍‌‍نْ‍‍تُمْ مُوقِ‍‍نِينَ
Lā 'Ilāha 'Illā Huwa Yuĥyī Wa Yumītu ۖ Rabbukum Wa Rabbu 'Ābā'ikumu Al-'Awwalīna 044-008 Ilaahay mooyee Eebe kalane ma jiroisagaa wax nooleeya waxna dilawaana Eebihiina iyo Eebaha Aabbayaalkiinii horreeyey. لاَ‌ ‌إِلَهَ ‌إِلاَّ‌ هُوَ‌ يُحْيِي ‌وَيُم‍‍ِ‍ي‍‍تُ ۖ ‌‍رَبُّكُمْ ‌وَ‌‍رَبُّ ‌آب‍‍َ‍ائِكُمُ ‌الأَ‌وَّلِينَ
Bal HumShakkin Yal`abūna 044-009 Waxayse ku suganyihiin shaki wayna ciyaari. بَلْ هُمْ فِي شَكٍّ‌ يَلْعَبُونَ
Fārtaqib Yawma Ta'tī As-Samā'u Bidukhānin Mubīnin 044-010 Ee sug Maalinta uu ku imaan Cirku qiiq muuqda (isagoo ku dheehan). فَا‌رْتَ‍‍قِ‍‍بْ يَ‍‍وْمَ تَأْتِي ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءُ‌ بِدُ‍خَ‍‍انٍ‌ مُبِينٍ
Yaghshá An-Nāsa ۖdhā `Adhābun 'Alīmun 044-011 Oo dabooli Dadka kaasina waa cadaab daran. يَ‍‍غْ‍‍شَى‌ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسَ ۖ هَذَ‌ا‌ عَذ‍َ‍‌ابٌ ‌أَلِيمٌ
Rabbanā Akshif `Annā Al-`Adhāba 'Innā Mu'uminūna 044-012 Waxayna dheheen Eebow naga fayd cadaabka waxaan nahay Mu'miniine. رَبَّنَا‌ ‌اكْشِفْ عَ‍‍نَّ‍‍ا‌ ‌الْعَذ‍َ‍‌ابَ ‌إِنَّ‍‍ا‌ مُؤْمِنُونَ
'Anná Lahumu Adh-Dhikrá Wa Qad Jā'ahum Rasūlun Mubīnun 044-013 Goormay waantoobi isagoos u yimid Rasuul cad «muuqda». أَنَّ‍‍ى‌ لَهُمُ ‌ال‍‍ذِّكْ‍رَ‌ى‌ ‌وَ‍قَ‍‍دْ‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَهُمْ ‌‍رَس‍‍ُ‍ولٌ‌ مُبِينٌ
Thumma Tawallaw `Anhu Wa Qālū Mu`allamun Majnūnun 044-014 Markaasay kajeedsadeen Nabiga waxayna dheheen waa waxlabare waalan. ثُ‍‍مَّ تَوَلَّوْ‌ا‌ عَ‍‌‍نْ‍‍هُ ‌وَ‍قَ‍‍الُو‌ا‌ مُعَلَّمٌ‌ مَ‍‍جْ‍‍نُونٌ
'Innā Kāshifū Al-`Adhābi Qalīlāan ۚ 'Innakum `Ā'idūna 044-015 Anagu waxaan idiinka faydaynaa cadaabka wax yar idinkuna waxaad ku noqonaysaan xumaanta. إِنَّ‍‍ا‌ كَاشِفُو‌ا‌الْعَذ‍َ‍‌ابِ قَ‍‍لِيلا‌‌ ًۚ ‌إِنَّ‍‍كُمْ ع‍‍َ‍ائِدُ‌ونَ
Yawma Nabţishu Al-Baţshata Al-Kubrá 'Innā Muntaqimūna 044-016 Maalintaan qabanayno qabashada wayn (Qiyaamada) (ama Badar) waanu aarsan. يَ‍‍وْمَ نَ‍‍بْ‍‍‍‍طِ‍‍شُ ‌الْبَ‍‍طْ‍‍شَةَ ‌الْكُ‍‍بْ‍‍‍رَ‌ى‌ ‌إِنَّ‍‍ا‌ مُ‍‌‍ن‍‍تَ‍‍قِ‍‍مُونَ
Wa Laqad Fatannā Qablahum Qawma Fir`awna Wa Jā'ahum Rasūlun Karīmun 044-017 Dhab ahaanbaan Imtixaanay hortood qoomkii Fircoonwaxaana u yimid Rasuul sharaf leh. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ فَتَ‍‍نَّ‍‍ا‌ قَ‍‍بْ‍‍لَهُمْ قَ‍‍وْمَ فِ‍‍رْعَ‍‍وْنَ ‌وَج‍‍َ‍ا‌ءَهُمْ ‌‍رَس‍‍ُ‍ول‌‍ٌ‌ كَ‍‍رِيمٌ
'An 'Addū 'Ilayya `Ibāda Allāhi ۖ 'Innī Lakum Rasūlun 'Amīnun 044-018 Isagoo dhihi iidhiiba addoomada Eebe (ama maqalka) waxaan idiin ahay Rasuul aamin ah. أَ‌نْ ‌أَ‌دُّ‌و‌ا‌ ‌إِلَيَّ عِب‍‍َ‍ا‌دَ‌ ‌اللَّ‍‍هِ ۖ ‌إِنِّ‍‍ي لَكُمْ ‌‍رَس‍‍ُ‍ولٌ ‌أَمِينٌ
Wa 'An Lā Ta`lū `Alá Allāhi ۖ 'Innī 'Ātīkum Bisulţānin Mubīnin 044-019 Hana iska wayneynina Eebe waxaan idiin la imid xujo cade. وَ‌أَ‌نْ لاَ‌ تَعْلُو‌ا‌ عَلَى‌ ‌اللَّ‍‍هِ ۖ ‌إِنِّ‍‍ي ‌آتِيكُمْ بِسُلْ‍‍طَ‍‍انٍ‌ مُبِينٍ
Wa 'Innī `Udhtu Birabbī Wa Rabbikum 'An Tarjumūni 044-020 Waxaana ka magangalay Eebahay iyo Eebihiin inaad idhagaxyeysaan. وَ‌إِنِّ‍‍ي عُذْتُ بِ‍رَبِّي ‌وَ‌‍رَبِّكُمْ ‌أَ‌نْ تَرْجُمُونِ
Wa 'In Lam Tu'uminū Lī Fā`tazilūni 044-021 Ee hadaydaan i rumeyn iga fogaada (idaaya). وَ‌إِ‌نْ لَمْ تُؤْمِنُو‌ا‌ لِي فَاعْتَزِلُونِ
Fada`ā Rabbahu~ 'Anna Hā'uulā' Qawmun Mujrimūna 044-022 wuxuuna u qaylyey Eebihiis in kuwaasu yihiin Qoom dambiila yaal ah. فَدَعَا‌ ‌‍رَبَّهُ~ُ ‌أَنَّ ه‍‍َ‍ا‌ؤُلاَ‌ء‌ قَ‍‍وْمٌ‌ مُ‍‍جْ‍‍رِمُونَ
Fa'asri Bi`ibādī Laylāan 'Innakum Muttaba`ūna 044-023 guuri addoomadayda Habeenimowaa laydin raaciye. فَأَسْ‍‍ر‍ِ‍‌ بِعِبَا‌دِي لَيْلا‌‌ ً‌ ‌إِنَّ‍‍كُمْ مُتَّبَعُونَ
Wa Atruki Al-Baĥra Rahwan ۖ 'Innahum Jundun Mughraqūna 044-024 kana tag badda iyadoo xasilloon oo furan iyagu waa col la maanshayne. وَ‌اتْرُكِ ‌الْبَحْ‍رَ‌ ‌‍رَهْو‌ا‌‌ ًۖ ‌إِنَّ‍‍هُمْ جُ‍‌‍ن‍‍د‌ٌ‌ مُ‍‍غْ‍رَقُ‍‍ونَ
Kam Tarakū Min Jannātin Wa `Uyūnin 044-025 imisey ka tageen Beero iyo Ilo. كَمْ تَ‍رَكُو‌ا‌ مِ‍‌‍نْ جَ‍‍نّ‍‍َ‍اتٍ‌ ‌وَعُيُونٍ
Wa Zurū`in Wa Maqāmin Karīmin 044-026 iyo Tallaal iyo meel sharaf leh. وَ‌زُ‌ر‍ُ‍‌وعٍ‌ ‌وَمَ‍‍قَ‍‍ام‌‍ٍ‌ كَ‍‍رِيمٍ
Wa Na`matin Kānū Fīhā Fākihīna 044-027 iyo Nicmooyin ay ku raaxaysanayeen. وَنَعْمَة‌‍ٍ‌ كَانُو‌ا‌ فِيهَا‌ فَاكِهِينَ
Kadhālika ۖ Wa 'Awrathnāhā Qawmāan 'Ākharīna 044-028 xaalkuna waa saaswaxaana dhaxalsiinay qoom kale. كَذَلِكَ ۖ ‌وَ‌أَ‌وْ‌‍رَثْنَاهَا‌ قَ‍‍وْما‌‌ ً‌ ‌آ‍‍خَ‍‍رِينَ
Famā Bakat `Alayhimu As-Samā'u Wa Al-'Arđu Wa Mā Kānū Munžarīna 044-029 uma ooyin samada iyo Dhulku korkoodalamana sugin. فَمَا‌ بَكَتْ عَلَيْهِمُ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءُ‌ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضُ ‌وَمَا‌ كَانُو‌ا‌ مُ‍‌‍ن‍‍ظَ‍‍رِينَ
Wa Laqad Najjaynā Banī 'Isrā'īla Mina Al-`Adhābi Al-Muhīni 044-030 waana ka korinay ree Bani Israa'iil cadaab wax duleeya. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ نَجَّيْنَا‌ بَنِ‍‍ي ‌إِسْر‍َ‍‌ائ‍‍ِ‍ي‍‍لَ مِنَ ‌الْعَذ‍َ‍‌ابِ ‌الْمُهِينِ
Min Fir`awna ۚ 'Innahu Kāna `Ālīāan Mina Al-Musrifīna 044-031 (Fircoombaan ka korinay) wuxuuna ahaa isla weyne xadgudbayaasha ka mid ah. مِ‍‌‍نْ فِ‍‍رْعَ‍‍وْنَ ۚ ‌إِنَّ‍‍هُ ك‍‍َ‍انَ عَال‍‍ِ‍ي‍‍ا‌ ً‌ مِنَ ‌الْمُسْ‍‍رِفِينَ
Wa Laqadi Akhtarnāhum `Alá `Ilmin `Alá Al-`Ālamīna 044-032 waxaana ka dooranay (dadkii waqtigoodii) anagoo og. وَلَ‍قَ‍‍دِ‌ ‌اخْ‍‍تَرْنَاهُمْ عَلَى‌ عِلْمٍ عَلَى‌ ‌الْعَالَمِينَ
Wa 'Ātaynāhum Mina Al-'Āyāti Mā Fīhi Balā'un Mubīnun 044-033 waxaana siinay aayado imtixaan cad kusuganyahay. وَ‌آتَيْنَاهُمْ مِنَ ‌الآي‍‍َ‍اتِ مَا‌ ف‍‍ِ‍ي‍‍هِ بَلاَ‌ء‌ٌ‌ مُبِينٌ
'Inna Hā'uulā' Layaqūlūna 044-034 kuwaasi (Gaaladu) waxay dhihi. إِنَّ ه‍‍َ‍ا‌ؤُلاَ‌ء‌ لَيَ‍‍قُ‍‍ولُونَ
'In Hiya 'Illā Mawtatunā Al-'Ūlá Wa Mā Naĥnu Bimunsharīna 044-035 arrintu ma aha geerida hore mooyeemana nihin kuwo la soobixin. إِ‌نْ هِيَ ‌إِلاَّ‌ مَوْتَتُنَا‌ ‌الأ‍ُ‍‌ولَى‌ ‌وَمَا‌ نَحْنُ بِمُ‍‌‍ن‍‍شَ‍‍رِينَ
Fa'tū Bi'ābā'inā 'In Kuntum Şādiqīna 044-036 noo keena aabayowgano haddaad run sheegaysaan. فَأْتُو‌ا‌ بِآب‍‍َ‍ائِنَ‍‍ا‌ ‌إِ‌نْ كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ صَ‍‍ا‌دِقِ‍‍ينَ
'Ahum Khayrun 'Am Qawmu Tubba`in Wa Al-Ladhīna Min Qablihim ۚ 'Ahlaknāhum ۖ 'Innahum Kānū Mujrimīna 044-037 miyagaa khayr roon mise qoomkii Tubax iyo kuwii ka horreeyey waan halaagnay waxayna ahaayeen dambiilayaal. أَهُمْ خَ‍‍يْ‍‍رٌ‌ ‌أَمْ قَ‍‍وْمُ تُبَّعٍ‌ ‌وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِهِمْ ۚ ‌أَهْلَكْنَاهُمْ ۖ ‌إِنَّ‍‍هُمْ كَانُو‌ا‌ مُ‍‍جْ‍‍رِمِينَ
Wa Mā Khalaq As-Samāwāti Wa Al-'Arđa Wa Mā Baynahumā Lā`ibīna 044-038 Samooyinka iyo Dhulka iyo waxa u dhaxeeya umaanaan abuurin ciyaar. وَمَا‌ خَ‍‍لَ‍‍قْ‍‍نَا‌ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضَ ‌وَمَا‌ بَيْنَهُمَا‌ لاَعِبِينَ
Khalaqnāhumā 'Illā Bil-Ĥaqqi Wa Lakinna 'Aktharahum Lā Ya`lamūna 044-039 mana aanaan u abuurin wax aan xaq ahayn hasa yeeshee badankood ma oga. مَا‌ خَ‍‍لَ‍‍قْ‍‍نَاهُمَ‍‍ا‌ ‌إِلاَّ‌ بِ‍الْحَ‍‍قِّ ‌وَلَكِ‍‍نَّ ‌أَكْثَ‍رَهُمْ لاَ‌ يَعْلَمُونَ
'Inna Yawma Al-Faşli Mīqātuhum 'Ajma`īna 044-040 maalinta kala bixinta yaa ballan u ah dhamaan. إِنَّ يَ‍‍وْمَ ‌الْفَ‍‍صْ‍‍لِ مِي‍‍قَ‍‍اتُهُمْ ‌أَجْ‍‍مَعِينَ
Yawma Lā Yughnī Mawlan `An Mawlan Shay'āan Wa Lā Hum Yunşarūna 044-041 waana Maalintaan Qaraabanimo waxba laysugu tarayn laysuna gargaarayn. يَ‍‍وْمَ لاَ‌ يُ‍‍غْ‍‍نِي مَوْلىً‌ عَ‍‌‍نْ مَوْلى‌‌ ً‌ شَ‍‍يْ‍‍ئا‌ ً‌ ‌وَلاَ‌ هُمْ يُ‍‌‍ن‍‍صَ‍‍رُ‌ونَ
'Illā Man Raĥima Allāhu ۚ 'Innahu Huwa Al-`Azīzu Ar-Raĥīmu 044-042 cid Eebe u naxariisto mooyeeilleen waz adkaade naxariistee. إِلاَّ‌ مَ‍‌‍نْ ‌‍رَحِمَ ‌اللَّ‍‍هُ ۚ ‌إِنَّ‍‍هُ هُوَ‌ ‌الْعَز‍ِ‍ي‍‍زُ‌ ‌ال‍رَّحِيمُ
'Inna Shajarata Az-Zaqqūmi 044-043 Geedka Zaquumka ah. إِنَّ شَجَ‍رَةَ ‌ال‍‍زَّ‍‍قُّ‍‍ومِ
Ţa`āmu Al-'Athīmi 044-044 waa cunnada dambi badanaha. طَ‍‍ع‍‍َ‍امُ ‌الأَثِيمِ
Kālmuhli Yaghlī Fī Al-Buţūni 044-045 waana Laami oo kale kuna kari Caloosha. كَالْمُهْلِ يَ‍‍غْ‍‍لِي فِي ‌الْبُ‍‍طُ‍‍ونِ
Kaghalyi Al-Ĥamīmi 044-046 sida Xamiimka (Kulayl daran) oo kale. كَ‍‍غَ‍‍لْيِ ‌الْحَمِيمِ
Khudhūhu Fā`tilūhu 'Ilá Sawā'i Al-Jaĥīmi 044-047 (waxaana lagu dhihi) qabta Gaalka una Jiida Jaximo dhexdeeda. خُ‍‍ذ‍ُ‍‌وهُ فَاعْتِل‍‍ُ‍وهُ ‌إِلَى‌ سَو‍َ‍‌ا‌ءِ‌ ‌الْجَحِيمِ
Thumma Şubbū Fawqa Ra'sihi Min `Adhābi Al-Ĥamīmi 044-048 markaas ku shuba Madaxiisa korkiisa cadaab kulul. ثُ‍‍مَّ صُ‍‍بُّو‌ا‌ فَ‍‍وْ‍قَ ‌‍رَ‌أْسِ‍‍هِ مِ‍‌‍نْ عَذ‍َ‍‌ابِ ‌الْحَمِيمِ
Dhuq 'Innaka 'Anta Al-`Azīzu Al-Karīmu 044-049 (waxaana lagu dhihi) dhadhami (Cadaabka) waxaad tahay adkaade sharaflehe. ذُ‍قْ ‌إِنَّ‍‍كَ ‌أَ‌نْ‍‍تَ ‌الْعَز‍ِ‍ي‍‍زُ‌ ‌الْكَ‍‍رِيمُ
'Inna Hādhā Mā Kuntum Bihi Tamtarūna 044-050 kaasina waa kaad ahaydeen kuwo shakiya (Cadaabka). إِنَّ هَذَ‌ا‌ مَا‌ كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ بِ‍‍هِ تَمْتَرُ‌ونَ
'Inna Al-Muttaqīna Fī Maqāmin 'Amīnin 044-051 kuwa dhawrsadana waxay kusugnaan meel aamin ah. إِنَّ ‌الْمُتَّ‍‍قِ‍‍ي‍‍نَ فِي مَ‍‍قَ‍‍امٍ ‌أَمِينٍ
Fī Jannātin Wa `Uyūnin 044-052 Jannooyin iyo Ilo (yey kusugnaan). فِي جَ‍‍نّ‍‍َ‍اتٍ‌ ‌وَعُيُونٍ
Yalbasūna Min Sundusin Wa 'Istabraqin Mutaqābilīna 044-053 waxayna xidhan Xariir jilicsan iyo mid adag (oo dhalaali) wayna is qaabili. يَلْبَس‍‍ُ‍ونَ مِ‍‌‍نْ سُ‍‌‍ن‍‍دُسٍ‌ ‌وَ‌إِسْتَ‍‍بْ‍‍‍رَقٍ‌ مُتَ‍‍قَ‍‍ابِلِينَ
Kadhālika Wa Zawwajnāhum Biĥūrin `Īnin 044-054 saasoo kale waxaa usugnaaday Haween Indho waaweyn. كَذَلِكَ ‌وَ‌زَ‌وَّجْ‍‍نَاهُمْ بِح‍‍ُ‍و‌رٍ‌ عِينٍ
Yad`ūna Fīhā Bikulli Fākihatin 'Āminīna 044-055 waxayna uyeedhan Janada dhexdeeda Khudaar kasa iyagoo aamin ah. يَ‍‍دْع‍‍ُ‍ونَ فِيهَا‌ بِكُلِّ فَاكِهَة‌‍ٍ‌ ‌آمِنِينَ
Lā Yadhūqūna Fīhā Al-Mawta 'Illā Al-Mawtata Al-'Ūlá ۖ Wa Waqāhum `Adhāba Al-Jaĥīmi 044-056 mana ku dhadhamiyaan Jannada dhexdeeda GeeriGeeridii hore mooyee wuxuuna ka dhawray (Eebe) Cadaabka Jaxiimo. لاَ‌ يَذُ‌وقُ‍‍ونَ فِيهَا‌ ‌الْمَ‍‍وْتَ ‌إِلاَّ‌ ‌الْمَوْتَةَ ‌الأ‍ُ‍‌ولَى‌ ۖ ‌وَ‌وَ‍قَ‍‍اهُمْ عَذ‍َ‍‌ابَ ‌الْجَحِيمِ
Fađlāan Min Rabbika ۚ Dhālika Huwa Al-Fawzu Al-`Ažīmu 044-057 waana fadliga Eebahaataasina waa liibaanta wayn. فَ‍ضْ‍‍لا‌ ً‌ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَبِّكَ ۚ ‌ذَلِكَ هُوَ‌ ‌الْفَ‍‍وْ‌زُ‌ ‌الْعَ‍‍ظِ‍‍يمُ
Fa'innamā Yassarnāhu Bilisānika La`allahum Yatadhakkarūna 044-058 waxaan ugu fududaynay Quraanka Carrabkaaga inay waantoobaan. فَإِنَّ‍‍مَا‌ يَسَّرْن‍‍َ‍اهُ بِلِسَانِكَ لَعَلَّهُمْ يَتَذَكَّرُ‌ونَ
Fārtaqib 'Innahum Murtaqibūna 044-059 ee sug iyaguna way sugiye. فَا‌رْتَ‍‍قِ‍‍بْ ‌إِنَّ‍‍هُمْ مُرْتَ‍‍قِ‍‍بُونَ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah