Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

40) Sūrat Ghāfir

Printed format

40) سُورَة غَافِر

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Ĥā-Mīm 040-001 (waxay ku tusin mucjisada quraanka sidii soo hor martay). حَا-مِيم
Tanzīlu Al-Kitābi Mina Allāhi Al-`Azīzi Al-`Alīmi 040-002 Soo dajinta Kitaabka (quraanka) waxay ka ahaatay Eebaha adkaada ee wax walba og. تَ‍‌‍ن‍‍ز‍ِ‍ي‍‍لُ ‌الْكِت‍‍َ‍ابِ مِنَ ‌اللَّ‍‍هِ ‌الْعَز‍ِ‍ي‍‍زِ‌ ‌الْعَلِيمِ
Ghāfiri Adh-Dhanbi Wa Qābili At-Tawbi Shadīdi Al-`Iqābi Dhī Aţ-Ţawli ۖ Lā 'Ilāha 'Illā Huwa ۖ 'Ilayhi Al-Maşīru 040-003 Ee dhaafa danbiga aqbalana toobaddaayna darantahay ciqaabtiisuee nicmada badanlehEebe aan ilaahay ahayna ma jiroxaggiisaana loo noqon. غَ‍‍افِرِ‌ ‌ال‍‍ذَّ‌نْ‍‍بِ ‌وَ‍قَ‍‍ابِلِ ‌ال‍‍تَّ‍‍وْبِ شَد‍ِ‍ي‍‍دِ‌ ‌الْعِ‍‍قَ‍‍ابِ ‌ذِي ‌ال‍‍طَّ‍‍وْلِ ۖ لاَ‌ ‌إِلَهَ ‌إِلاَّ‌ هُوَ‌ ۖ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍هِ ‌الْمَ‍‍صِ‍‍يرُ
Mā Yujādilu Fī 'Āyāti Allāhi 'Illā Al-Ladhīna Kafarū Falā Yaghrurka Taqallubuhum Al-Bilādi 040-004 Kuma doodo aayaadka Eebe kuwa gaaloobey mooyeeee yeyna kugu dhagrin gagadoonkooda adduunka. مَا‌ يُجَا‌دِلُ فِ‍‍ي ‌آي‍‍َ‍اتِ ‌اللَّ‍‍هِ ‌إِلاَّ‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ فَلاَ‌ يَ‍‍غْ‍‍رُ‌رْكَ تَ‍‍قَ‍‍لُّبُهُمْ فِي ‌الْبِلاَ‌دِ
Kadhdhabat Qablahum Qawmu Nūĥin Wa Al-'Aĥzābu Min Ba`dihim ۖ Wa Hammat Kullu 'Ummatin Birasūlihim Liya'khudhūhu ۖ Wa Jādalū Bil-Bāţili Liyudĥiđū Bihi Al-Ĥaqqa Fa'akhadhtuhum ۖ Fakayfa Kāna `Iqābi 040-005 waxaa beeniyay hortood qoomkii (Nabi) Nuux iyo xisbiyadii ka dambeeyeywaxayna doontay ummad kastaa rasuulkoodii inay qabato (oy dilaan) waxayna ku doodeen baadil (xumaan) inay xaqa ku tirtiraanmarkaasaan qabtay ee waa sidee ciqaabteydii. كَذَّبَتْ قَ‍‍بْ‍‍لَهُمْ قَ‍‍وْمُ ن‍‍ُ‍وحٍ‌ ‌وَ‌الأَحْز‍َ‍‌ابُ مِ‍‌‍نْ بَعْدِهِمْ ۖ ‌وَهَ‍‍مَّ‍‍تْ كُلُّ ‌أُمَّ‍‍ة ٍ‌ بِ‍رَسُولِهِمْ لِيَأْ‍خُ‍‍ذ‍ُ‍‌وهُ ۖ ‌وَجَا‌دَلُو‌ا‌ بِ‍الْبَاطِ‍‍لِ لِيُ‍‍دْحِ‍‍ضُ‍‍و‌ا‌ بِهِ ‌الْحَ‍‍قَّ فَأَ‍خَ‍‍ذْتُهُمْ ۖ فَكَ‍‍يْ‍‍فَ ك‍‍َ‍انَ عِ‍‍قَ‍‍ابِ
Wa Kadhalika Ĥaqqat Kalimatu Rabbika `Alá Al-Ladhīna Kafarū 'Annahum 'Aşĥābu An-Nāri 040-006 Saasayna ugu sugnaatay kalimadii Eebe «ciqaabtiisu» kuwii gaaloobaywaana inay yihiin naarta ehelkeeda. وَكَذَلِكَ حَ‍‍قَّ‍‍تْ كَلِمَةُ ‌‍رَبِّكَ عَلَى‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ ‌أَنَّ‍‍هُمْ ‌أَ‍صْ‍‍ح‍‍َ‍ابُ ‌ال‍‍نَّ‍‍ا‌رِ
Al-Ladhīna Yaĥmilūna Al-`Arsha Wa Man Ĥawlahu Yusabbiĥūna Biĥamdi Rabbihim Wa Yu'uminūna Bihi Wa Yastaghfirūna Lilladhīna 'Āmanū Rabbanā Wasi`ta Kulla Shay'in Raĥmatan Wa `Ilmāanghfir Lilladhīna Tābū Wa Attaba`ū Sabīlaka Wa Qihim `Adhāba Al-Jaĥīmi 040-007 Kuwa (Malaa'igta) xambaarsan carshiga iyo kuwa gaararkiisa ah waxay ku tasbiixsan kuna Mahadin Eebehood wayna rumeysanyihiinwaxayna u dambi dhaaf warsan kuwa rumeeyey iyagoo dhihi Eebahanow waxaad ugu waasac noqon wax kasta naxariis iyo ogaanshee u dambidhaaf kuwa toobadkeena ee raaca jidkaaga kana dhawr cadaabka jaxiimo. الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يَحْمِل‍‍ُ‍ونَ ‌الْعَرْشَ ‌وَمَ‍‌‍نْ حَوْلَ‍‍هُ يُسَبِّح‍‍ُ‍ونَ بِحَمْدِ‌ ‌‍رَبِّهِمْ ‌وَيُؤْمِن‍‍ُ‍ونَ بِ‍‍هِ ‌وَيَسْتَ‍‍غْ‍‍فِر‍ُ‍‌ونَ لِلَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ ‌‍رَبَّنَا‌ ‌وَسِعْتَ كُلَّ شَ‍‍يْء‌ٍ‌ ‌‍رَحْمَة ً‌ ‌وَعِلْما‌‌ ً‌ فَاغْ‍‍فِ‍‍رْ‌ لِلَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ تَابُو‌ا‌ ‌وَ‌اتَّبَعُو‌ا‌ سَبِيلَكَ ‌وَ‍قِ‍‍هِمْ عَذ‍َ‍‌ابَ ‌الْجَحِيمِ
Rabbanā Wa 'Adkhilhum Jannāti `Adnin Allatī Wa`adtahum Wa Man Şalaĥa Min 'Ābā'ihim Wa 'Azwājihim Wa Dhurrīyātihim ۚ 'Innaka 'Anta Al-`Azīzu Al-Ĥakīmu 040-008 Eebow gali kuwaas jannada cadni ee ah taad u yaboohday iyaga iyo ruuxii suubanaada oo ah AabayaalkoodHaweenkooda iyo Caruurtoodaadigaa ah adkaade falsane. رَبَّنَا‌ ‌وَ‌أَ‌دْ‍‍خِ‍‍لْهُمْ جَ‍‍نّ‍‍َ‍اتِ عَ‍‍دْن‌‍ٍ‌الَّتِي ‌وَعَ‍‍دْتَهُم ‌وَمَ‍‌‍نْ صَ‍‍لَحَ مِ‍‌‍نْ ‌آب‍‍َ‍ائِهِمْ ‌وَ‌أَ‌زْ‌وَ‌اجِهِمْ ‌وَ‌ذُ‌رِّيَّاتِهِمْ ۚ ‌إِنَّ‍‍كَ ‌أَ‌نْ‍‍تَ ‌الْعَز‍ِ‍ي‍‍زُ‌ ‌الْحَكِيمُ
Wa Qihimu As-Sayyi'āti ۚ Wa Man Taqī As-Sayyi'āti Yawma'idhin Faqad Raĥimtahu ۚ Wa Dhalika Huwa Al-Fawzu Al-`Ažīmu 040-009 Kana dhawr xumaanta (Ciqaabta) ruuxaad ka dhawrto xumaanta maalintaas waad u naxariisatay taasina waa liibaanta wayn. وَ‍قِ‍‍هِمُ ‌ال‍‍سَّيِّئ‍‍َ‍اتِ ۚ ‌وَمَ‍‌‍نْ تَ‍‍قِ‍‍ي ‌ال‍‍سَّيِّئ‍‍َ‍اتِ يَوْمَئِذ‌‌ٍ‌ فَ‍‍قَ‍‍دْ‌ ‌‍رَحِمْتَ‍‍هُ ۚ ‌وَ‌ذَلِكَ هُوَ‌ ‌الْفَ‍‍وْ‌زُ‌ ‌الْعَ‍‍ظِ‍‍يمُ
'Inna Al-Ladhīna Kafarū Yunādawna Lamaqtu Allāhi 'Akbaru Min Maqtikum 'Anfusakum 'Idh Tud`awna 'Ilá Al-'Īmāni Fatakfurūna 040-010 Kuwa gaaloobay waxaa loogu dhawaaqaa (qiyaamada) cadhada Eebaa ka wayn cadhadaad naftiina ucadhootaanmaxaayeelay waxaa laydiinku yeedhi Jiray Iimaanka markaasaad gaaloobayseen. إِنَّ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ يُنَا‌دَ‌وْنَ لَمَ‍‍قْ‍‍تُ ‌اللَّ‍‍هِ ‌أَكْبَرُ‌ مِ‍‌‍نْ مَ‍‍قْ‍‍تِكُمْ ‌أَ‌نْ‍‍فُسَكُمْ ‌إِ‌ذْ‌ تُ‍‍دْعَ‍‍وْنَ ‌إِلَى‌ ‌الإِيم‍‍َ‍انِ فَتَكْفُرُ‌ونَ
Qālū Rabbanā 'Amattanā Athnatayni Wa 'Aĥyaytanā Athnatayni Fā`tarafnā Bidhunūbinā Fahal 'Ilá Khurūjin Min Sabīlin 040-011 Waxay dhihi Eebow waxaad na dishay laba jeer waxaadna na noolaysay laba jeer waana qiranay dambiganagii ee ma suuroowdaa jid naarta looga baxo. قَ‍‍الُو‌ا‌ ‌‍رَبَّنَ‍‍ا‌ ‌أَمَتَّنَا‌ ‌اثْنَتَ‍‍يْ‍‍نِ ‌وَ‌أَحْيَيْتَنَا‌ ‌اثْنَتَ‍‍يْ‍‍نِ فَاعْتَ‍رَفْنَا‌ بِذُنُوبِنَا‌ فَهَلْ ‌إِلَى‌ خُ‍‍ر‍ُ‍‌وجٍ‌ مِ‍‌‍نْ سَبِيلٍ
Dhālikum Bi'annahu~ 'Idhā Du`iya Allāhu Waĥdahu Kafartum ۖ Wa 'In Yushrak Bihi Tu'uminū ۚ Fālĥukmu Lillāh Al-`Alīyi Al-Kabīri 040-012 Arrintaas waxaa ugu wacan in marka loo yeedho Eebe kaliya aad gaaloowdaanhaddii wax lala wadaajiyana aad rumeysaan xukunka dhamantiisna Eebaa iska leh ee sarreeya waynna. ذَلِكُمْ بِأَنَّ‍‍هُ~ُ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ‌دُعِيَ ‌اللَّ‍‍هُ ‌وَحْدَهُ كَفَرْتُمْ ۖ ‌وَ‌إِ‌نْ يُشْ‍رَكْ بِ‍‍هِ تُؤْمِنُو‌اۚ فَالْحُكْمُ لِلَّهِ ‌الْعَلِيِّ ‌الْكَبِي‍‍رِ
Huwa Al-Ladhī Yurīkum 'Āyātihi Wa Yunazzilu Lakum Mina As-Samā'i Rizqāan ۚ Wa Mā Yatadhakkaru 'Illā Man Yunību 040-013 Eebe waa kan idin tusiya aayaadkiisa idiinkana soodajiya Samada Rizqi (Roob) mana xusuusto ruux Eebe unoqon mooyee. هُوَ‌ ‌الَّذِي يُ‍‍رِيكُمْ ‌آيَاتِ‍‍هِ ‌وَيُنَزِّلُ لَكُمْ مِنَ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءِ‌ ‌رِ‌زْ‍ق‍‍ا‌ ًۚ ‌وَمَا‌ يَتَذَكَّرُ‌ ‌إِلاَّ‌ مَ‍‌‍نْ يُنِيبُ
d Allaha Mukhlişīna Lahu Ad-Dīna Wa Law Kariha Al-Kāfirūna 040-014 Ee bari (Caabud) Eebe adoo ukali yeeli cibaadada haba naceen gaaladuye. فَا‌دْعُو‌ا‌اللَّ‍‍هَ مُ‍‍خْ‍‍لِ‍‍صِ‍‍ي‍‍نَ لَهُ ‌ال‍‍دّ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌وَلَوْ‌ كَ‍‍رِهَ ‌الْكَافِرُ‌ونَ
Rafī`u Ad-Darajāti Dhū Al-`Arshi Yulqī Ar-Rūĥa Min 'Amrihi `Alá Man Yashā'u Min `Ibādihi Liyundhira Yawma At-Talāqi 040-015 Eebe waa kan ay sarrayso darajadiisu (waxna koryeela) carshigana iska lehkuna soo dajiya waxyigiisa (iyo jibriil) oo ah amarkiisa cidduu doono oo adoomadiisa ahsi uu uga digo maalinta kulanka (Qiyaamada). رَف‍‍ِ‍ي‍‍عُ ‌ال‍‍دَّ‌‍رَج‍‍َ‍اتِ ‌ذُ‌و‌ ‌الْعَرْشِ يُلْ‍‍قِ‍‍ي ‌ال‍‍رّ‍ُ‍‌وحَ مِ‍‌‍نْ ‌أَمْ‍‍رِهِ عَلَى‌ مَ‍‌‍نْ يَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ مِ‍‌‍نْ عِبَا‌دِهِ لِيُ‍‌‍نْ‍‍ذِ‌ر‍َ‍‌ يَ‍‍وْمَ ‌ال‍‍تَّلاَ‍قِ
Yawma Humrizūna ۖ Lā Yakhfá `Alá Allāhi Minhum Shay'un ۚ Limani Al-Mulku Al-Yawma ۖ Lillāh Al-Wāĥidi Al-Qahhāri 040-016 Maalintay usoo muuqan (usoo bixi) Eebe waxba karna qarsoona korkiisawuxuuna dhihi Eebe yaa xukunka iska leh maantamarkaasuu dhihi Eebaha kalida ah ee awooda badan. يَ‍‍وْمَ هُمْ بَا‌رِ‌ز‍ُ‍‌ونَ ۖ لاَ‌ يَ‍‍خْ‍‍فَى‌ عَلَى‌ ‌اللَّ‍‍هِ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ شَ‍‍يْء‌ٌۚ لِمَنِ ‌الْمُلْكُ ‌الْيَ‍‍وْمَ ۖ لِلَّهِ ‌الْوَ‌احِدِ‌ ‌الْ‍‍قَ‍‍هَّا‌رِ
Al-Yawma Tujzá Kullu Nafsin Bimā Kasabat ۚŽulma Al-Yawma ۚ 'Inna Allāha Sarī`u Al-Ĥisābi 040-017 Maanta (Qiyaamada) waxaa laga abaalmarin nafkastaa waxay kasbataydulmina majiro MaantaEebana wey dag dag badantahay xisaabtiisu. الْيَ‍‍وْمَ تُ‍‍جْ‍‍زَ‌ى‌ كُلُّ نَفْس ٍ‌ بِمَا‌ كَسَبَتْ ۚ لاَ‌ ظُ‍‍لْمَ ‌الْيَ‍‍وْمَ ۚ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ سَ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍عُ ‌الْحِسَابِ
Wa 'Andhirhum Yawma Al-'Āzifati 'Idhi Al-Qulūbu Ladá Al-Ĥanājiri Kāžimīna ۚ Mā Lilžžālimīna Min Ĥamīmin Wa Lā Shafī`in Yuţā`u 040-018 Uga dig Nabiyow dadka Maalinta dhaw (Qiyaamada) markuu wadnuhu imaan dhuunta (Cabsi darteed) iyagoo naxsan daalimiinna uma sugnaan sokeeye iyo mid u shafeecoo la maqlo. وَ‌أَ‌ن‍‍ذِ‌ر‍ْ‍هُمْ يَ‍‍وْمَ ‌الآ‌زِفَةِ ‌إِ‌ذِ‌ ‌الْ‍‍قُ‍‍ل‍‍ُ‍وبُ لَدَ‌ى‌ ‌الْحَنَاجِرِ‌ كَاظِ‍‍م‍‍ِ‍ي‍‍نَ ۚ مَا‌ لِل‍‍ظَّ‍‍الِم‍‍ِ‍ي‍‍نَ مِ‍‌‍نْ حَم‍‍ِ‍ي‍‍مٍ‌ ‌وَلاَ‌ شَف‍‍ِ‍ي‍‍عٍ‌ يُ‍‍طَ‍‍اعُ
Ya`lamu Khā'inata Al-'A`yuni Wa Mā Tukh Aş-Şudūru 040-019 Eebe waa ogyahay khayaanada indhaha iyo waxay qarin laabtu. يَعْلَمُ خَ‍‍ائِنَةَ ‌الأَعْيُنِ ‌وَمَا‌ تُ‍‍خْ‍‍فِي ‌ال‍‍صُّ‍‍دُ‌و‌رُ
Wa Allāhu Yaqđī Bil-Ĥaqqi Wa ۖ Al-Ladhīna Yad`ūna Min Dūnihi Lā Yaqđūna Bishay'in ۗ 'Inna Allāha Huwa As-Samī`u Al-Başīru 040-020 Eebe wuxuu xukumaa xaqawaxay caabudina oo Eeba ka sokeeya waxba ma xukumaanEebana waa maqle arka ah. وَ‌اللَّ‍‍هُ يَ‍‍قْ‍‍‍‍ضِ‍‍ي بِ‍الْحَ‍‍قِّ ۖ ‌وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يَ‍‍دْع‍‍ُ‍ونَ مِ‍‌‍نْ ‌دُ‌ونِ‍‍هِ لاَ‌ يَ‍‍قْ‍‍‍‍ضُ‍‍ونَ بِشَ‍‍يْء‌‌ٍۗ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ هُوَ‌ ‌ال‍‍سَّم‍‍ِ‍ي‍‍عُ ‌الْبَ‍‍صِ‍‍يرُ
'Awa Lam Yasīrū Fī Al-'Arđi Fayanžurū Kayfa Kāna `Āqibatu Al-Ladhīna Kānū Min ۚ Qablihim Kānū Hum 'Ashadda Minhum Qūwatan Wa 'Āthāan Al-'Arđi Fa'akhadhahumu Allāhu Bidhunūbihim Wa Mā Kāna Lahum Mini Allāhi Min Wāqin 040-021 Miyayna ku soconin Dhulka ooyan fiirin siday noqotay cidhibtii kuwii ka horreeyey (Gaaladan) waxay ahaayeen kuwa ka xoogbadan kana camiraadbadan dhulkamarkaasuu qabtay Eebe danbigooda dartiis umana sugnaan waxa Eebe ka soo hadhay wax daafaca. أَ‌وَ‌ لَمْ يَسِيرُ‌و‌ا‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ فَيَ‍‌‍ن‍‍ظُ‍‍رُ‌و‌ا‌ كَ‍‍يْ‍‍فَ ك‍‍َ‍انَ عَاقِ‍‍بَةُ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَانُو‌ا‌ مِ‍‌‍نْ ۚ قَ‍‍بْ‍‍لِهِمْ كَانُو‌ا‌ هُمْ ‌أَشَدَّ‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ قُ‍‍وَّة ً‌ ‌وَ‌آثَا‌ر‌ا‌‌ ً‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ فَأَ‍خَ‍‍ذَهُمُ ‌اللَّ‍‍هُ بِذُنُوبِهِمْ ‌وَمَا‌ ك‍‍َ‍انَ لَهُمْ مِنِ ‌اللَّ‍‍هِ مِ‍‌‍نْ ‌وَ‌اقٍ
Dhālika Bi'annahum Kānat Ta'tīhim Rusuluhum Bil-Bayyināti Fakafarū Fa'akhadhahumu Allāhu ۚ 'Innahu Qawīyun Shadīdu Al-`Iqābi 040-022 Waxaana saas ugu wacan inay ahayd xujooyinoy ka gaaloobeen markaas Eebe qabtay maxaa yeelay waa xoogbadane ay darantahay ciqaabtiisu. ذَلِكَ بِأَنَّ‍‍هُمْ كَانَتْ تَأْتِيهِمْ ‌رُسُلُهُمْ بِ‍الْبَيِّن‍‍َ‍اتِ فَكَفَرُ‌و‌ا‌ فَأَ‍خَ‍‍ذَهُمُ ‌اللَّ‍‍هُ ۚ ‌إِنَّ‍‍هُ قَ‍‍وِيّ‌‍ٌ‌ شَد‍ِ‍ي‍‍دُ‌ ‌الْعِ‍‍قَ‍‍ابِ
Wa Laqad 'Arsalnā Mūsá Bi'āyātinā Wa Sulţānin Mubīnin 040-023 Dhab ahaan yaan (Nabi) Muuse ugu dirray isagoo wata aayaadkanaga iyo xujo cad. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ ‌أَ‌رْسَلْنَا‌ مُوسَى‌ بِآيَاتِنَا‌ ‌وَسُلْ‍‍طَ‍‍انٍ‌ مُبِينٍ
'Ilá Fir`awna Wa Hāmāna Wa Qārūna Faqālū Sāĥirun Kadhdhābun 040-024 Xagga FircoonHaamaan iyo Qaaruun waxayna dheheen waa sixirroow beenaala ah. إِلَى‌ فِ‍‍رْعَ‍‍وْنَ ‌وَهَام‍‍َ‍انَ ‌وَ‍قَ‍‍ا‌ر‍ُ‍‌ونَ فَ‍‍قَ‍‍الُو‌ا‌ سَاحِر‌‌ٌ‌ كَذَّ‌ابٌ
Falammā Jā'ahum Bil-Ĥaqqi Min `Indinā Qālū Aqtulū 'Abnā'a Al-Ladhīna 'Āmanū Ma`ahu Wa Astaĥyū Nisā'ahum ۚ Wa Mā Kaydu Al-Kāfirīna 'Illā Fī Đalālin 040-025 Markuu ugala yimid xaqa agtanada waxay dheheen dila Wiilasha kuwa rumeeyeydaayana Haweenka (Gabdhaha) dhagarta gaaladuna ma aha waxaan khasaare ahayn. فَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَهُمْ بِ‍الْحَ‍‍قِّ مِ‍‌‍نْ عِ‍‌‍نْ‍‍دِنَا‌ قَ‍‍الُو‌ا‌ا‍قْ‍‍تُلُ‍‍و‌ا‌ ‌أَبْ‍‍ن‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ مَعَ‍‍هُ ‌وَ‌اسْتَحْيُو‌ا‌ نِس‍‍َ‍ا‌ءَهُمْ ۚ ‌وَمَا‌ كَ‍‍يْ‍‍دُ‌ ‌الْكَافِ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍نَ ‌إِلاَّ‌ فِي ضَ‍‍لاَلٍ
Wa Qāla Fir`awnu Dharūnī 'Aqtul Mūsá Wa Līad`u Rabbahu~ ۖ 'Innī 'Akhāfu 'An Yubaddila Dīnakum 'Aw 'An Yužhira Fī Al-'Arđi Al-Fasāda 040-026 Wuxuu yidhi Fircooni daaya aan silo Muusee hana uyeedho Eebihiisawaxaan ka cabsan inuu idinka badalo Diinta ama uu ka muujiyo dhulka fasaad. وَ‍قَ‍‍الَ فِ‍‍رْعَ‍‍وْنُ ‌ذَ‌رُ‌ونِ‍‍ي ‌أَ‍قْ‍‍تُلْ مُوسَى‌ ‌وَلْيَ‍‍دْعُ ‌‍رَبَّهُ~ُ ۖ ‌إِنِّ‍‍ي ‌أَ‍خَ‍‍افُ ‌أَ‌نْ يُبَدِّلَ ‌دِينَكُمْ ‌أَ‌وْ‌ ‌أَ‌نْ يُ‍‍ظْ‍‍هِ‍‍ر‍َ‍‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌الْفَسَا‌دَ
Wa Qāla Mūsá 'Innī `Udhtu Birabbī Wa Rabbikum Min Kulli Mutakabbirin Lā Yu'uminu Biyawmi Al-Ĥisābi 040-027 Wuxuuna yidhi (Nabi) Muuse waxaan ka magangalay Eebahay iyo Eebihiin mid kasta oo is kibriya (isla wayn) oon rumayn Maalinta xisaabta qiyaamada. وَ‍قَ‍‍الَ مُوسَ‍‍ى‌ ‌إِنِّ‍‍ي عُذْتُ بِ‍رَبِّي ‌وَ‌‍رَبِّكُمْ مِ‍‌‍نْ كُلِّ مُتَكَبِّ‍‍ر‌ٍ‌ لاَ‌ يُؤْمِنُ بِيَ‍‍وْمِ ‌الْحِسَابِ
Wa Qāla Rajulun Mu'uminun Min 'Āli Fir`awna Yaktumu 'Īmānahu~ 'Ataqtulūna Rajulāan 'An Yaqūla Rabbiya Allāhu Wa Qad Jā'akum Bil-Bayyināti Min Rabbikum ۖ Wa 'In Yaku Kādhibāan Fa`alayhi Kadhibuhu ۖ Wa 'In Yaku Şādiqāan Yuşibkum Ba`đu Al-Ladhī Ya`idukum ۖ 'Inna Allāha Lā Yahdī Man Huwa Musrifun Kadhdhābun 040-028 Wuxuu yidhi nin Mu'min ah oo ka mid ah dadka Fircoon oo qarinaayay limaankiisama waxaad udilaysaan in uu yidhi Eebahay waa Alleisagoo idiinkala yimid xijooyin xagga Eebihiin hadduu beenaale yahayna isagay dhibi beentiisuhadduu runle yahayna waxaa idin ku dhici wuxuu idiin ku yaboohay qaarkiisEebana ma hanuuniyo danbi badane been badan. وَ‍قَ‍‍الَ ‌‍رَجُلٌ‌ مُؤْمِنٌ‌ مِ‍‌‍نْ ‌آلِ فِ‍‍رْعَ‍‍وْنَ يَكْتُمُ ‌إِيمَانَهُ~ُ ‌أَتَ‍‍قْ‍‍تُل‍‍ُ‍ونَ ‌‍رَجُلاً‌ ‌أَ‌نْ يَ‍‍قُ‍‍ولَ ‌‍رَبِّيَ ‌اللَّ‍‍هُ ‌وَ‍قَ‍‍دْ‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَكُمْ بِ‍الْبَيِّن‍‍َ‍اتِ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَبِّكُمْ ۖ ‌وَ‌إِ‌نْ يَكُ كَا‌ذِبا‌‌ ً‌ فَعَلَ‍‍يْ‍‍هِ كَذِبُ‍‍هُ ۖ ‌وَ‌إِ‌نْ يَكُ صَ‍‍ا‌دِق‍‍ا‌ ً‌ يُ‍‍صِ‍‍بْ‍‍كُمْ بَعْ‍‍ضُ ‌الَّذِي يَعِدُكُمْ ۖ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ لاَ‌ يَهْدِي مَ‍‌‍نْ هُوَ‌ مُسْ‍‍رِف‌‍ٌ‌ كَذَّ‌ابٌ
Qawmi Lakumu Al-Mulku Al-Yawma Žāhirīna Fī Al-'Arđi Faman Yanşurunā Min Ba'si Allāhi 'In Jā'anā ۚ Qāla Fir`awnu Mā 'Urīkum 'Illā Mā 'Ará Wa Mā 'Ahdīkum 'Illā Sabīla Ar-Rashādi 040-029 Qoomkayoow idinkaa iska leh xukunka maanta una adag dhulkayaase nooga gargaari caddabka Eebe hadduu inoo yimaadofircoon wuxuu yidhi idin kula talin maayo waxaan ahayn ra'yigayga (waxa ii muuqda) idinkumana hanuuniyo waxaan ahayn waddada xaqa ah. يَاقَ‍‍وْمِ لَكُمُ ‌الْمُلْكُ ‌الْيَ‍‍وْمَ ظَ‍‍اهِ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍نَ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ فَمَ‍‌‍نْ يَ‍‌‍ن‍‍صُ‍‍رُنَا‌ مِ‍‌‍نْ بَأْسِ ‌اللَّ‍‍هِ ‌إِ‌نْ ج‍‍َ‍ا‌ءَنَا‌ قَ‍‍الَ ۚ فِ‍‍رْعَ‍‍وْنُ مَ‍‍ا‌ ‌أُ‌رِيكُمْ ‌إِلاَّ‌ مَ‍‍ا‌ ‌أَ‌‍رَ‌ى‌ ‌وَمَ‍‍ا‌ ‌أَهْدِيكُمْ ‌إِلاَّ‌ سَب‍‍ِ‍ي‍‍لَ ‌ال‍رَّشَا‌دِ
Wa Qāla Al-Ladhī 'Āmana Yā Qawmi 'Innī 'Akhāfu `Alaykum Mithla Yawmi Al-'Aĥzābi 040-030 Wuxuu yidhi kii rumeeyey (Xaqa) qoomkayoow waxaan idiin ka cabsan sidii maalintii xisbiyadii. وَ‍قَ‍‍الَ ‌الَّذِي ‌آمَنَ يَاقَ‍‍وْمِ ‌إِنِّ‍‍ي ‌أَ‍خَ‍‍افُ عَلَيْكُمْ مِثْلَ يَ‍‍وْمِ ‌الأَحْزَ‌ابِ
Mithla Da'bi Qawmi Nūĥin Wa `Ādin Wa Thamūda Wa Al-Ladhīna Min Ba`dihim ۚ Wa Mā Al-Lahu Yurīdu Žulmāan Lil`ibādi 040-031 Sidii Qoomkii Nabi Nuux iyo reecaad iyo thamuud iyo kuwii ka dambeeyeyEebana ma aha mid la doonadulmi addoomada. مِثْلَ ‌دَ‌أْبِ قَ‍‍وْمِ ن‍‍ُ‍وحٍ‌ ‌وَع‍‍َ‍ا‌د‌ٍ‌ ‌وَثَم‍‍ُ‍و‌دَ‌ ‌وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ مِ‍‌‍نْ بَعْدِهِمْ ۚ ‌وَمَا‌ ‌اللَّهُ يُ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍دُ‌ ظُ‍‍لْما‌ ً‌ لِلْعِبَا‌دِ
Wa Yāqawmi 'Innī 'Akhāfu `Alaykum Yawma At-Tanādi 040-032 Qoomkayow wxaan idinka cabsan maalinta isu yeedhidda (Qiyaamada). وَيَاقَ‍‍وْمِ ‌إِنِّ‍‍ي ‌أَ‍خَ‍‍افُ عَلَيْكُمْ يَ‍‍وْمَ ‌ال‍‍تَّنَا‌دِ
Yawma Tuwallūna Mudbirīna Mā Lakum Mina Allāhi Min `Āşimin ۗ Wa Man Yuđlili Allāhu Famā Lahu Min Hādin 040-033 Maalintaad jeedsandoontaan idinkoo carariidiinna sugnayn wax Eebe idinka ilaaliyaruux Eebe dhumiyeyna malaha «ma jiro» wax hanuunin. يَ‍‍وْمَ تُوَلّ‍‍ُ‍ونَ مُ‍‍دْبِ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍نَ مَا‌ لَكُمْ مِنَ ‌اللَّ‍‍هِ مِ‍‌‍نْ عَاصِ‍‍مٍۗ ‌وَمَ‍‌‍نْ يُ‍‍ضْ‍‍لِلِ ‌اللَّ‍‍هُ فَمَا‌ لَ‍‍هُ مِ‍‌‍نْ هَا‌دٍ
Wa Laqad Jā'akum Yūsufu Min Qablu Bil-Bayyināti Famā ZiltumShakkin Mimmā Jā'akum Bihi ۖ Ĥattá 'Idhā Halaka Qultum Lan Yab`atha Allāhu Min Ba`dihi Rasūlāan ۚ Kadhālika Yuđillu Allāhu Man Huwa Musrifun Murtābun 040-034 Waxaa dhab ahaan idiin kula mid xujooyin marhore (Nabi) Yuusufkamana aydaan tagin shaki wuxuu idiin la yimidmarkuu dhintayna waxaad dhahdeen ma soobixinaayo Eebe gadaashiis Rasuulsaasuuna udhumiyaa Eebe Ruux xad gudba oo shaki badan. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَكُمْ يُوسُفُ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لُ بِ‍الْبَيِّن‍‍َ‍اتِ فَمَا‌ ‌زِلْتُمْ فِي شَكٍّ‌ مِ‍‍مَّ‍‍ا‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَكُمْ بِ‍‍هِ ۖ حَتَّ‍‍ى‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ هَلَكَ قُ‍‍لْتُمْ لَ‍‌‍نْ يَ‍‍بْ‍‍عَثَ ‌اللَّ‍‍هُ مِ‍‌‍نْ بَعْدِهِ ‌‍رَسُولا‌‌ ًۚ كَذَلِكَ يُ‍‍ضِ‍‍لُّ ‌اللَّ‍‍هُ مَ‍‌‍نْ هُوَ‌ مُسْ‍‍رِفٌ‌ مُرْتَابٌ
Al-Ladhīna Yujādilūna Fī 'Āyāti Allāhi Bighayri Sulţānin 'Atāhum ۖ Kabura Maqtāan `Inda Allāhi Wa `Inda Al-Ladhīna 'Āmanū ۚ Kadhālika Yaţba`u Allāhu `Alá Kulli Qalbi Mutakabbirin Jabbārin 040-035 Kuwa kudoodaya aayaadkanaga xujo utimid la'aanteed waxaa ku waynaatay cadho Eebe agtiisa iyo kuwa rumeeyaysaasuuna u daabacaa Eebe qalbi kastoo is kibriya oo daalim ah. الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يُجَا‌دِل‍‍ُ‍ونَ فِ‍‍ي ‌آي‍‍َ‍اتِ ‌اللَّ‍‍هِ بِ‍‍غَ‍‍يْ‍‍ر‍ِ‍‌ سُلْ‍‍طَ‍‍انٍ ‌أَتَاهُمْ ۖ كَبُ‍رَ‌ مَ‍‍قْ‍‍تاً‌ عِ‍‌‍نْ‍‍دَ‌ ‌اللَّ‍‍هِ ‌وَعِ‍‌‍نْ‍‍دَ‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌اۚ كَذَلِكَ يَ‍‍طْ‍‍بَعُ ‌اللَّ‍‍هُ عَلَى‌ كُلِّ قَ‍‍لْبِ مُتَكَبِّ‍‍ر‌ٍ‌ جَبَّا‌رٍ
Wa Qāla Fir`awnu Yā Hāmānu Abni Lī Şarĥāan La`allī 'Ablughu Al-'Asbāba 040-036 Wuxuu yidhi fircoon Haamaanoow ii dhis Daar (sare) si aan ugu gaadho wadooyinka. وَ‍قَ‍‍الَ فِ‍‍رْعَ‍‍وْنُ يَا‌ هَام‍‍َ‍انُ ‌ابْ‍‍نِ لِي صَ‍‍رْحا‌ ً‌ لَعَلِّ‍‍ي ‌أَبْ‍‍لُ‍‍غُ ‌الأَسْبَابَ
'Asbāba As-Samāwāti Fa'aţţali`a 'Ilá 'Ilahi Mūsá Wa 'Innī La'ažunnuhudhibāan ۚ Wa Kadhalika Zuyyina Lifir`awna Sū'u `Amalihi Wa Şudda `Ani As-Sabīli ۚ Wa Mā Kaydu Fir`awna 'Illā Fī Tabābin 040-037 Wadooyinka Samooyinka markaas aandaalacdo Ilaaha Muuse anigu waxaan u malayn beenaaleesaasaana loogu qurxiyay fircoon camalkiisa xun loogana leexiyay jidkadhagarta fircoonnama aha waxaan khasaare ahayn. أَسْب‍‍َ‍ابَ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ فَأَ‍طَّ‍‍لِعَ ‌إِلَ‍‍ى‌ ‌إِلَ‍‍هِ مُوسَى‌ ‌وَ‌إِنِّ‍‍ي لَأَ‍ظُ‍‍نُّ‍‍هُ كَا‌ذِبا‌ ًۚ ‌وَكَذَلِكَ ‌زُيِّنَ لِفِ‍‍رْعَ‍‍وْنَ س‍‍ُ‍و‌ءُ‌ عَمَلِ‍‍هِ ‌وَ‍صُ‍‍دَّ‌ عَنِ ‌ال‍‍سَّب‍‍ِ‍ي‍‍لِ ۚ ‌وَمَا‌ كَ‍‍يْ‍‍دُ‌ فِ‍‍رْعَ‍‍وْنَ ‌إِلاَّ‌ فِي تَبَابٍ
Wa Qāla Al-Ladhī 'Āmana Yā Qawmi Attabi`ūnī 'Ahdikum Sabīla Ar-Rashādi 040-038 Wuxuu yidhi kii rumeeyay (Xaqa) qoomkayoow i raaca waxaan idinku hanuunin jidka fiicane. وَ‍قَ‍‍الَ ‌الَّذِي ‌آمَنَ يَاقَ‍‍وْمِ ‌اتَّبِعُونِ‍‍ي ‌أَهْدِكُمْ سَب‍‍ِ‍ي‍‍لَ ‌ال‍رَّشَا‌دِ
Qawmi 'Innamā Hadhihi Al-Ĥayā Atu Ad-Dunyā Matā`un Wa 'Inna Al-'Ākhirata Hiya Dāru Al-Qarāri 040-039 Qoomkayoow nolashan adduunyo ee dhaw waa uun raaxo (yar) aakharaase guri nagaadi ah. يَاقَ‍‍وْمِ ‌إِنَّ‍‍مَا‌ هَذِهِ ‌الْحَي‍‍َ‍اةُ ‌ال‍‍دُّ‌نْ‍‍يَا‌ مَت‍‍َ‍اعٌ‌ ‌وَ‌إِنَّ ‌الآ‍‍خِ‍رَةَ هِيَ ‌د‍َ‍‌ا‌رُ‌ ‌الْ‍‍قَ‍رَ‌ا‌رِ
Man `Amila Sayyi'atan Falā Yujzá 'Illā Mithlahā ۖ Wa Man `Amila Şāliĥāan Min Dhakarin 'Aw 'Unthá Wa Huwa Mu'uminun Fa'ūlā'ika Yadkhulūna Al-Jannata Yurzaqūna Fīhā Bighayri Ĥisābin 040-040 Ruuxii camal xun sameeya laguma abaalmariyo wax lamid ah mooyeeRuuxiise camal fiican fala Lab iyo Dhaddiigba isagoo rumaysan kuwaasi waxay gali Jannadawaana lagu arzuqi dhexdeeda xisaab la'aan. مَ‍‌‍نْ عَمِلَ سَيِّئَة‌ ً‌ فَلاَ‌ يُ‍‍جْ‍‍زَ‌ى‌ ‌إِلاَّ‌ مِثْلَهَا‌ ۖ ‌وَمَ‍‌‍نْ عَمِلَ صَ‍‍الِحا‌ ً‌ مِ‍‌‍نْ ‌ذَكَرٍ‌ ‌أَ‌وْ‌ ‌أُ‌نْ‍‍ثَى‌ ‌وَهُوَ‌ مُؤْمِن‌‍ٌ‌ فَأ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ يَ‍‍دْ‍‍خُ‍‍ل‍‍ُ‍ونَ ‌الْجَ‍‍نَّ‍‍ةَ يُرْ‌زَ‍قُ‍‍ونَ فِيهَا‌ بِ‍‍غَ‍‍يْ‍‍ر‍ِ‍‌ حِسَابٍ
Wa Yāqawmi Mā Lī 'Ad`ūkum 'Ilá An-Najāati Wa Tad`ūnanī 'Ilá An-Nāri 040-041 Qoomkayoow maxaa ugu wacan inaan idiinku yeedho korid idinna iigu yeedhaan Naar. وَيَاقَ‍‍وْمِ مَا‌ لِ‍‍ي ‌أَ‌دْعُوكُمْ ‌إِلَى‌ ‌ال‍‍نَّ‍‍ج‍‍َ‍اةِ ‌وَتَ‍‍دْعُونَنِ‍‍ي ‌إِلَى‌ ‌ال‍‍نَّ‍‍ا‌رِ
Tad`ūnanī Li'kfura Billāhi Wa 'Ushrika Bihi Mā Laysa Lī Bihi `Ilmun Wa 'Anā 'Ad`ūkum 'Ilá Al-`Azīzi Al-Ghaffāri 040-042 liguna yeedhaan inaan ka gaaloobo Eebe lana wadaajiyo (Cibaadada) waxaanan oqoon ulahaynaniguna waxaan idiin ku yeedhi xagga Eebaha adkaada ee dambidhaafa. تَ‍‍دْعُونَنِي لِأكْفُ‍رَ‌ بِ‍اللَّ‍‍هِ ‌وَ‌أُشْ‍‍رِكَ بِ‍‍هِ مَا‌ لَ‍‍يْ‍‍سَ لِي بِ‍‍هِ عِلْمٌ‌ ‌وَ‌أَنَ‍‍ا‌ ‌أَ‌دْعُوكُمْ ‌إِلَى‌ ‌الْعَز‍ِ‍ي‍‍زِ‌ ‌الْ‍‍غَ‍‍فَّا‌رِ
Lā Jarama 'Annamā Tad`ūnanī 'Ilayhi Laysa Lahu Da`watun Ad-Dunyā Wa Lā Fī Al-'Ākhirati Wa 'Anna Maraddanā 'Ilá Allāhi Wa 'Anna Al-Musrifīna Hum 'Aşĥābu An-Nāri 040-043 Waxaan shaki lahayn in waxaad iigu yeedhaysaan xaggiisa uusan lahayn Nacfi (iyo wax ajiiba) adduun iyo aakhirabawaxaana laynoo celin xagga Eebe kuwa xadgudbana iyaga uunbaa ah asaxaabta (Ehelka) naarta. لاَ‌ جَ‍رَمَ ‌أَنَّ‍‍مَا‌ تَ‍‍دْعُونَنِ‍‍ي ‌إِلَ‍‍يْ‍‍هِ لَ‍‍يْ‍‍سَ لَ‍‍هُ ‌دَعْوَة‌‍ٌ‌ فِي ‌ال‍‍دُّ‌نْ‍‍يَا‌ ‌وَلاَ‌ فِي ‌الآ‍‍خِ‍رَةِ ‌وَ‌أَنَّ مَ‍رَ‌دَّنَ‍‍ا‌ ‌إِلَى‌ ‌اللَّ‍‍هِ ‌وَ‌أَنَّ ‌الْمُسْ‍‍رِف‍‍ِ‍ي‍‍نَ هُمْ ‌أَ‍صْ‍‍ح‍‍َ‍ابُ ‌ال‍‍نَّ‍‍ا‌رِ
Fasatadhkurūna Mā 'Aqūlu Lakum ۚ Wa 'Ufawwiđu 'Amrī 'Ilá Allāhi ۚ 'Inna Allāha Başīrun Bil-`Ibādi 040-044 Waadna xusuusan doontaan waxaan idin kuleeyahaywaxaana u bandhigay amarkayga xagga Eebeilleen Eebaa arka addoomadee. فَسَتَذْكُر‍ُ‍‌ونَ مَ‍‍ا‌ ‌أَ‍قُ‍‍ولُ لَكُمْ ۚ ‌وَ‌أُفَوِّ‍‍ضُ ‌أَمْ‍‍رِي ‌إِلَى‌ ‌اللَّ‍‍هِ ۚ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ بَ‍‍صِ‍‍ي‍‍ر‌ٌ‌ بِ‍الْعِبَا‌دِ
Fawaqāhu Allāhu Sayyi'āti Mā Makarū ۖ Wa Ĥāqa Bi'āli Fir`awna Sū'u Al-`Adhābi 040-045 Markaasaa Eebe ka dhawray Mu'minkaas xumaantay ku dhagreenwaxaana ku dhacay (ku dagay) Fircoon iyo ehelkiisii cadaab xun. فَوَ‍قَ‍‍اهُ ‌اللَّ‍‍هُ سَيِّئ‍‍َ‍اتِ مَا‌ مَكَرُ‌و‌اۖ ‌وَح‍‍َ‍اقَ بِآلِ فِ‍‍رْعَ‍‍وْنَ س‍‍ُ‍و‌ءُ‌ ‌الْعَذَ‌ابِ
An-Nāru Yu`rađūna `Alayhā Ghudūwāan Wa `Ashīyāan ۖ Wa Yawma Taqūmu As-Sā`atu 'Adkhilū 'Āla Fir`awna 'Ashadda Al-`Adhābi 040-046 Naarbaana loo bandhigaa aroortii iyo galabtiibaMaalintay kacayso Saacaduna (Qiyaamada waxaa ladhihi) galiya fircoon iyo ehelkiisa kan ugu daran cadaab. ال‍‍نّ‍‍َ‍ا‌رُ‌ يُعْ‍رَضُ‍‍ونَ عَلَيْهَا‌ غُ‍‍دُ‌وّ‌ا‌ ً‌ ‌وَعَشِيّا‌ ًۖ ‌وَيَ‍‍وْمَ تَ‍‍قُ‍‍ومُ ‌ال‍‍سَّاعَةُ ‌أَ‌دْ‍‍خِ‍‍لُ‍‍و‌ا‌ ‌آلَ فِ‍‍رْعَ‍‍وْنَ ‌أَشَدَّ‌ ‌الْعَذَ‌ابِ
Wa 'Idh Yataĥājjūna Fī An-Nāri Fayaqūlu Ađ-Đu`afā'u Lilladhīna Astakbarū 'Innā Kunnā Lakum Taba`āan Fahal 'Antum Mughnūna `Annā Naşībāan Mina An-Nāri 040-047 Xusuuso waqtigay ku doodi ehelu Naarku Naarta dhexdeeda ooy ku odhan kuwii (raaciyada ahaa) kuwii (madaxda ahaa) ee isla weynaa idinkaan idin raacaynay ee wax manooga taraysaan qayb naarta ka mid ah. وَ‌إِ‌ذْ‌ يَتَح‍‍َ‍اجّ‍‍ُ‍ونَ فِي ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍ا‌ر‍ِ‍‌ فَيَ‍‍قُ‍‍ولُ ‌ال‍‍ضُّ‍‍عَف‍‍َ‍ا‌ءُ‌ لِلَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌اسْتَكْبَرُ‌و‌ا‌ ‌إِنَّ‍‍ا‌ كُ‍‍نَّ‍‍ا‌ لَكُمْ تَبَعا‌‌ ً‌ فَهَلْ ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ مُ‍‍غْ‍‍ن‍‍ُ‍ونَ عَ‍‍نَّ‍‍ا‌ نَ‍‍صِ‍‍يبا‌ ً‌ مِنَ ‌ال‍‍نَّ‍‍ا‌رِ
Qāla Al-Ladhīna Astakbarū 'Innā Kullun Fīhā 'Inna Allāha Qad Ĥakama Bayna Al-`Ibādi 040-048 waxay dheheen kuwii iskibriyey dhamaanteen waxaan ahaanaynaa naarta dhexdeedaEebana waa kala xukumay addoomadiisa dhexdooda. قَ‍‍الَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌اسْتَكْبَرُ‌و‌ا‌ ‌إِنَّ‍‍ا‌ كُلّ‌‍ٌ‌ فِيهَ‍‍ا‌ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ قَ‍‍دْ‌ حَكَمَ بَ‍‍يْ‍‍نَ ‌الْعِبَا‌دِ
Wa Qāla Al-Ladhīna Fī An-Nāri Likhazanati Jahannama AdRabbakum Yukhaffif `Annā Yawmāan Mina Al-`Adhābi 040-049 Waxayna ku dhaheen kuwa naarta kusugan adeegaha jahannamo noo barya Eebihiin inuu naga fududeeyo maalin cadaabka. وَ‍قَ‍‍الَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ فِي ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍ا‌ر‍ِ‍‌ لِ‍‍خَ‍‍زَنَةِ جَهَ‍‍نَّ‍‍مَ ‌ا‌دْعُو‌ا‌ ‌‍رَبَّكُمْ يُ‍‍خَ‍‍فِّفْ عَ‍‍نَّ‍‍ا‌ يَوْما‌ ً‌ مِنَ ‌الْعَذَ‌ابِ
Qālū 'Awa Lam Taku Ta'tīkum Rusulukum ۖ Bil-Bayyināti Qālū ۚ Balá Qālū ۗd`ū Wa Mā Du`ā'u Al-Kāfirīna 'Illā Fī Đalālin 040-050 Waxay dheheen adeegayaashii miyeyna ahayn inay idiinla timid Rasuuladii xujooyinwaxay dhaheen way noola timidwaxayna dhaheen harya idinkii marka Eebebaryada gaaladana ma aha waxaan baadi iyo khasaare ahayn. قَ‍‍الُ‍‍و‌ا‌ ‌أَ‌وَ‌ لَمْ تَكُ تَأْتِيكُمْ ‌رُسُلُكُمْ ۖ بِ‍الْبَيِّن‍‍َ‍اتِ قَ‍‍الُو‌اۚ بَلَى‌ قَ‍‍الُو‌اۗ فَا‌دْعُو‌ا‌ ‌وَمَا‌ ‌دُع‍‍َ‍ا‌ءُ‌ ‌الْكَافِ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍نَ ‌إِلاَّ‌ فِي ضَ‍‍لاَلٍ
'Innā Lananşuru Rusulanā Wa Al-Ladhīna 'Āmanū Fī Al-Ĥayāati Ad-Dunyā Wa Yawma Yaqūmu Al-'Ash/hādu 040-051 Annagaa u gargaari Rasuuladanada iyo kuwa rumeeyey xaqa nolosha adduun iyo maalinta ay kici maragyadu. إِنَّ‍‍ا‌ لَنَ‍‌‍ن‍‍صُ‍‍رُ‌ ‌رُسُلَنَا‌ ‌وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ فِي ‌الْحَي‍‍َ‍اةِ ‌ال‍‍دُّ‌نْ‍‍يَا‌ ‌وَيَ‍‍وْمَ يَ‍‍قُ‍‍ومُ ‌الأَشْهَا‌دُ
Yawma Lā Yanfa`u Až-Žālimīna Ma`dhiratuhum ۖ Wa Lahumu Al-La`natu Wa Lahum Sū'u Ad-Dāri 040-052 Maalintayna antacayn daalimiinta cudur daarkooduayna u sugnaan Naclad iyo Guri xun (Naar). يَ‍‍وْمَ لاَ‌ يَ‍‌‍ن‍‍فَعُ ‌ال‍‍ظَّ‍‍الِم‍‍ِ‍ي‍‍نَ مَعْذِ‌‍رَتُهُمْ ۖ ‌وَلَهُمُ ‌ال‍‍لَّعْنَةُ ‌وَلَهُمْ س‍‍ُ‍و‌ءُ‌ ‌ال‍‍دَّ‌ا‌رِ
Wa Laqad 'Ātaynā Mūsá Al-Hudá Wa 'Awrathnā Banī 'Isrā'īla Al-Kitāba 040-053 Dhab ahaan yaan u siinay Nabi Muuse hanuun (Nabinimo) una dhaxalsiinayna Bani Israa'iil Kitaabka (Tawreed). وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ ‌آتَيْنَا‌ مُوسَى‌ ‌الْهُدَ‌ى‌ ‌وَ‌أَ‌وْ‌‍رَثْنَا‌ بَنِ‍‍ي ‌إِسْر‍َ‍‌ائ‍‍ِ‍ي‍‍لَ ‌الْكِتَابَ
Hudan Wa Dhikrá Li'wlī Al-'Albābi 040-054 Hunuun iyo waano isagoo u ah kuwa caqliga leh. هُ‍‍د‌ى‌ ً‌ ‌وَ‌ذِكْ‍رَ‌ى‌ لِأ‌ولِي ‌الأَلْبَابِ
şbir 'Inna Wa`da Allāhi Ĥaqqun Wa Astaghfir Lidhanbika Wa Sabbiĥ Biĥamdi Rabbika Bil-`Ashīyi Wa Al-'Ibkāri 040-055 Ee samir Nabiyow yabooha Eebe wan dhabedambi dhaafna waydiiso kuna tasbiixso adoo ku dheehan mahadda Eebahaa Galab iyo Aroorba. فَاصْ‍‍بِ‍‍رْ‌ ‌إِنَّ ‌وَعْدَ‌ ‌اللَّ‍‍هِ حَ‍‍قٌّ‌ ‌وَ‌اسْتَ‍‍غْ‍‍فِ‍‍رْ‌ لِذَ‌نْ‍‍بِكَ ‌وَسَبِّحْ بِحَمْدِ‌ ‌‍رَبِّكَ بِ‍الْعَشِيِّ ‌وَ‌الإِبْ‍‍كَا‌رِ
'Inna Al-Ladhīna Yujādilūna Fī 'Āyāti Allāhi Bighayri Sulţānin 'Atāhum ۙ 'InŞudūrihim 'Illā Kibrun Mā Hum Bibālighīhi ۚ Fāsta`idh Billāhi~ ۖ 'Innahu Huwa As-Samī`u Al-Başīru 040-056 Kuwu ku murmi aayaadka Eebe xujo la'aan u timid laabtooda ma aha waxaan kibir ayna gaadhayn ahaynee ka magan gala Eebe isagaa wax muqla waxna arkee. إِنَّ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يُجَا‌دِل‍‍ُ‍ونَ فِ‍‍ي ‌آي‍‍َ‍اتِ ‌اللَّ‍‍هِ بِ‍‍غَ‍‍يْ‍‍ر‍ِ‍‌ سُلْ‍‍طَ‍‍انٍ ‌أَتَاهُمْ ۙ ‌إِ‌نْ فِي صُ‍‍دُ‌و‌رِهِمْ ‌إِلاَّ‌ كِ‍‍بْ‍‍ر‌ٌ‌ مَا‌ هُمْ بِبَالِ‍‍غِ‍‍ي‍‍هِ ۚ فَاسْتَعِذْ‌ بِ‍اللَّ‍‍هِ ۖ ‌إِنَّ‍‍هُ هُوَ‌ ‌ال‍‍سَّم‍‍ِ‍ي‍‍عُ ‌الْبَ‍‍صِ‍‍يرُ
Lakhalqu As-Samāwāti Wa Al-'Arđi 'Akbaru Min Khalqi An-Nāsi Wa Lakinna 'Akthara An-Nāsi Lā Ya`lamūna 040-057 Abuuriddu cirka iyo Dhulka yaa kawayn abuuridda Dadka (sida u muuqata) laakiin Dadka badidiis ma oga. لَ‍خَ‍‍لْ‍‍قُ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌أَكْبَرُ‌ مِ‍‌‍نْ خَ‍‍لْ‍‍قِ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسِ ‌وَلَكِ‍‍نَّ ‌أَكْثَ‍رَ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسِ لاَ‌ يَعْلَمُونَ
Wa Mā Yastawī Al-'A`má Wa Al-Başīru Wa Al-Ladhīna 'Āmanū Wa `Amilū Aş-Şāliĥāti Wa Lā Al-Musī'u ۚ Qalīlāan Mā Tatadhakkarūna 040-058 Ma eka indhoole iyo arkc iyo kuwa rumeeyey (Xaqa) camalfiicanna falay iyo xumuunloowwax yar baadse xusuusanaysaan. وَمَا‌ يَسْتَوِي ‌الأَعْمَى‌ ‌وَ‌الْبَ‍‍صِ‍‍ي‍‍رُ‌ ‌وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ ‌وَعَمِلُو‌ا‌ال‍‍صَّ‍‍الِح‍‍َ‍اتِ ‌وَلاَ‌ ‌الْمُس‍‍ِ‍يءُ‌ ۚ قَ‍‍لِيلا‌ ً‌ مَا‌ تَتَذَكَّرُ‌ونَ
'Inna As-Sā`ata La'ātiyatunRayba Fīhā Wa Lakinna 'Akthara An-Nāsi Lā Yu'uminūna 040-059 Saacadda (Qiyaame) way iman shaki la'aan laakiin Dadka badidiis ma rumeynayaan. إِنَّ ‌ال‍‍سَّاعَةَ لَآتِيَة ٌ‌ لاَ‌ ‌‍رَيْ‍‍بَ فِيهَا‌ ‌وَلَكِ‍‍نَّ ‌أَكْثَ‍رَ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسِ لاَ‌ يُؤْمِنُونَ
Wa Qāla Rabbukum Ad`ūnī 'Astajib Lakum ۚ 'Inna Al-Ladhīna Yastakbirūna `An `Ibādatī Sayadkhulūna Jahannama Dākhirīna 040-060 Wuxuu yidhi Eebehiin i barya aan idiin ajiibee(aqbalee) kuwa iska weyneeya cibaadadayda waxay gali doonaan naarta jahannamoiyagoo dulleysan. وَ‍قَ‍‍الَ ‌‍رَبُّكُمْ ‌ا‌دْعُونِ‍‍ي ‌أَسْتَجِ‍‍بْ لَكُمْ ۚ ‌إِنَّ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يَسْتَكْبِر‍ُ‍‌ونَ عَ‍‌‍نْ عِبَا‌دَتِي سَيَ‍‍دْ‍‍خُ‍‍ل‍‍ُ‍ونَ جَهَ‍‍نَّ‍‍مَ ‌دَ‌اخِ‍‍رِينَ
Al-Lahu Al-Ladhī Ja`ala Lakumu Al-Layla Litaskunū Fīhi Wa An-Nahāra Mubşirāan ۚ 'Inna Allāha Ladhū Fađlin `Alá An-Nāsi Wa Lakinna 'Akthara An-Nāsi Lā Yashkurūna 040-061 Eebe waa kan idiin yeelay habeenka inaad xasiLoonaataan dhexdiisamaalintana (Ifid) aragEebana waa kan wax ku galladaysta dadkalaakiin dadka badankiisu kuma mahdiyaan. اللَّهُ ‌الَّذِي جَعَلَ لَكُمُ ‌ال‍‍لَّ‍‍يْ‍‍لَ لِتَسْكُنُو‌ا‌ ف‍‍ِ‍ي‍‍هِ ‌وَ‌ال‍‍نَّ‍‍ه‍‍َ‍ا‌‍رَ‌ مُ‍‍بْ‍‍‍‍صِ‍‍ر‌ا‌‌ ًۚ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ لَذُ‌و‌ فَ‍‍ضْ‍‍لٍ عَلَى‌ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسِ ‌وَلَكِ‍‍نَّ ‌أَكْثَ‍رَ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسِ لاَ‌ يَشْكُرُ‌ونَ
Dhalikumu Allāhu Rabbukum Khāliqu Kulli Shay'in Lā 'Ilāha 'Illā Huwa ۖ Fa'annā Tu'ufakūna 040-062 Kaasi waa allihiinEebana idiin ah wax walbana abuuroEebe mooyee mid kale ma jiro ee xagee xaqa laydiinka iili. ذَلِكُمُ ‌اللَّ‍‍هُ ‌‍رَبُّكُمْ خَ‍‍الِ‍‍قُ كُلِّ شَ‍‍يْء‌ٍ‌ لاَ‌ ‌إِلَهَ ‌إِلاَّ‌ هُوَ‌ ۖ فَأَنَّ‍‍ا‌ تُؤْفَكُونَ
Kadhālika Yu'ufaku Al-Ladhīna Kānū Bi'āyāti Allāhi Yajĥadūna 040-063 Saas ookale yaa loo iilay kuwii aayaadka Eebe diidi jiray. كَذَلِكَ يُؤْفَكُ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَانُو‌ا‌ بِآي‍‍َ‍اتِ ‌اللَّ‍‍هِ يَ‍‍جْ‍‍حَدُ‌ونَ
Al-Lahu Al-Ladhī Ja`ala Lakumu Al-'Arđa Qaan Wa As-Samā'a Binā'an Wa Şawwarakum Fa'aĥsana Şuwarakum Wa Razaqakum Mina Aţ-Ţayyibāti ۚ Dhalikumu Allāhu Rabbukum ۖ Fatabāraka Allāhu Rabbu Al-`Ālamīna 040-064 Eebe waa kan idiinka yeelay Dhulka meel sugnaanshoCirkana dhismo oo idin sawiray wanaajiyayna Suuraddiina oo idinku Arzaaqay wax wanaagsan kaasi waa Eebihiin waxaana sarreeya oo nasahan Eebaha Caalamka Eebihiisa ah اللَّهُ ‌الَّذِي جَعَلَ لَكُمُ ‌الأَ‌رْ‍ضَ قَ‍رَ‌ا‌ر‌ا‌ ً‌ ‌وَ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءَ‌ بِن‍‍َ‍ا‌ء‌ ً‌ ‌وَ‍صَ‍‍وَّ‌‍رَكُمْ فَأَحْسَنَ صُ‍‍وَ‌‍رَكُمْ ‌وَ‌‍رَ‌زَ‍قَ‍‍كُمْ مِنَ ‌ال‍‍طَّ‍‍يِّب‍‍َ‍اتِ ۚ ‌ذَلِكُمُ ‌اللَّ‍‍هُ ‌‍رَبُّكُمْ ۖ فَتَبَا‌‍رَكَ ‌اللَّ‍‍هُ ‌‍رَبُّ ‌الْعَالَمِينَ
Huwa Al-Ĥayyu Lā 'Ilāha 'Illā Huwa Fād`ūhu Mukhlişīna Lahu Ad-Dīna ۗ Al-Ĥamdu Lillāh Rabbi Al-`Ālamīna 040-065 Eebaha noolEebe aan isaga ahaynna ma jiro ee barya (caabudana) idinkoo u kaliyeeli Diintamahadna waxaa iska leh Eebaha Caalamka. هُوَ‌ ‌الْحَيُّ لاَ‌ ‌إِلَهَ ‌إِلاَّ‌ هُوَ‌ فَا‌دْع‍‍ُ‍وهُ مُ‍‍خْ‍‍لِ‍‍صِ‍‍ي‍‍نَ لَهُ ‌ال‍‍دّ‍ِ‍ي‍‍نَ ۗ ‌الْحَمْدُ‌ لِلَّهِ ‌‍رَبِّ ‌الْعَالَمِينَ
Qul 'Innī Nuhītu 'An 'A`buda Al-Ladhīna Tad`ūna Min Dūni Allāhi Lammā Jā'aniya Al-Bayyinātu Min Rabbī Wa 'Umirtu 'An 'Uslima Lirabbi Al-`Ālamīna 040-066 Waxaad dhahdaa Nabiyow waxaa layga reebay inaan caabudo waxaad baryeysaan Eebe ka sokow markay iigayimaadeen xujooyin xagga Eebahaywaxaana lay faray inaan uhogaansamo Eebaha Caalamka. قُ‍‍لْ ‌إِنِّ‍‍ي نُه‍‍ِ‍ي‍‍تُ ‌أَ‌نْ ‌أَعْبُدَ‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ تَ‍‍دْع‍‍ُ‍ونَ مِ‍‌‍نْ ‌د‍ُ‍‌ونِ ‌اللَّ‍‍هِ لَ‍‍مَّ‍‍ا‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَنِيَ ‌الْبَيِّن‍‍َ‍اتُ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَبِّي ‌وَ‌أُمِ‍‍رْتُ ‌أَ‌نْ ‌أُسْلِمَ لِ‍رَبِّ ‌الْعَالَمِينَ
Huwa Al-Ladhī Khalaqakum Min Turābin Thumma Min Nuţfatin Thumma Min `Alaqatin Thumma Yukhrijukum Ţiflāan Thumma Litablughū 'Ashuddakum Thumma Litakūnū Shuyūkhāan ۚ Wa Minkum Man Yutawaffá Min Qablu ۖ Wa Litablughū 'Ajalāan Musamman Wa La`allakum Ta`qilūna 040-067 Eebe waa kan idinka abuuray CarRada Hadana Dhibichaddana Calaqo markaas idin soo bixiyey idinkoo ilma ahhadana aad gaadhaan xoogiinahaddana aad noqotaan Odayo waxaase idinka mid ah cid la oofsado (Dhimata) intaas ka horiyo inaad gaadhaan waqti magacaaban waxaad udhawdihiin inaad wax kastaan. هُوَ‌ ‌الَّذِي خَ‍‍لَ‍‍قَ‍‍كُمْ مِ‍‌‍نْ تُ‍رَ‍‌اب‌‍ٍ‌ ثُ‍‍مَّ مِ‍‌‍نْ نُ‍‍طْ‍‍فَة‌‍ٍ‌ ثُ‍‍مَّ مِ‍‌‍نْ عَلَ‍‍قَ‍‍ة‌‍ٍ‌ ثُ‍‍مَّ يُ‍‍خْ‍‍رِجُكُمْ طِ‍‍فْلا‌‌ ً‌ ثُ‍‍مَّ لِتَ‍‍بْ‍‍لُ‍‍غُ‍‍و‌ا‌ ‌أَشُدَّكُمْ ثُ‍‍مَّ لِتَكُونُو‌ا‌ شُيُوخ‍‍ا‌ ًۚ ‌وَمِ‍‌‍نْ‍‍كُمْ مَ‍‌‍نْ يُتَوَفَّى‌ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لُ ۖ ‌وَلِتَ‍‍بْ‍‍لُ‍‍غُ‍‍و‌ا‌ ‌أَجَلا‌ ً‌ مُسَ‍‍مّ‍‍ى‌ ً‌ ‌وَلَعَلَّكُمْ تَعْ‍‍قِ‍‍لُونَ
Huwa Al-Ladhī Yuĥyī Wa Yumītu ۖ Fa'idhā Qá 'Aman Fa'innamā Yaqūlu Lahu Kun Fayakūnu 040-068 Eebe waa kan wax nooleeya waxna dila markuu doono inuu xukumo amarna wuxuu uun dhahaa ahaw wuuna ahaadaa. هُوَ‌ ‌الَّذِي يُحْيِي ‌وَيُم‍‍ِ‍ي‍‍تُ ۖ فَإِ‌ذَ‌ا‌ قَ‍‍ضَ‍‍ى‌ ‌أَمْر‌ا‌‌ ً‌ فَإِنَّ‍‍مَا‌ يَ‍‍قُ‍‍ولُ لَ‍‍هُ كُ‍‌‍نْ فَيَكُونُ
'Alam Tará 'Ilá Al-Ladhīna Yujādilūna Fī 'Āyāti Allāhi 'Anná Yuşrafūna 040-069 Ka warran kuwa ku murmi aayaadku Eebe xaggee looga iili xaqa. أَلَمْ تَ‍رَ‌ى‌ ‌إِلَى‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يُجَا‌دِل‍‍ُ‍ونَ فِ‍‍ي ‌آي‍‍َ‍اتِ ‌اللَّ‍‍هِ ‌أَنَّ‍‍ى‌ يُ‍‍صْ‍رَفُونَ
Al-Ladhīna Kadhdhabū Bil-Kitābi Wa Bimā 'Arsalnā Bihi Rusulanā ۖ Fasawfa Ya`lamūna 040-070 Kuwa beeniyay Kitaabka «Quraanka» iyo waxaan la soo dirray Rasuulladanada way ogaandoonaancidhibtooda. الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَذَّبُو‌ا‌ بِ‍الْكِت‍‍َ‍ابِ ‌وَبِمَ‍‍ا‌ ‌أَ‌رْسَلْنَا‌ بِ‍‍هِ ‌رُسُلَنَا‌ ۖ فَسَ‍‍وْفَ يَعْلَمُونَ
'Idhi Al-'Aghlālu Fī 'A`nāqihim Wa As-Salāsilu Yusĥabūna 040-071 Marka Katiinado layeelo Luquntooda Silsiladdana lagu jiido. إِ‌ذِ‌ ‌الأَ‍‍غْ‍‍لاَلُ فِ‍‍ي ‌أَعْنَاقِ‍‍هِمْ ‌وَ‌ال‍‍سَّلاَسِلُ يُسْحَبُونَ
Al-Ĥamīmi Thumma Fī An-Nāri Yusjarūna 040-072 Kulayl haddana «Naar» lagu jiido. فِي ‌الْحَم‍‍ِ‍ي‍‍مِ ثُ‍‍مَّ فِي ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍ا‌ر‍ِ‍‌ يُسْجَرُ‌ونَ
Thumma Qīla Lahum 'Ayna Mā Kuntum Tushrikūna 040-073 Markaas lagu dhaho aaway waxaad la wadaajiseen cibaadada. ثُ‍‍مَّ قِ‍‍ي‍‍لَ لَهُمْ ‌أَيْ‍‍نَ مَا‌ كُ‍‌‍نْ‍‍تُمْ تُشْ‍‍رِكُونَ
Min Dūni Allāhi ۖ Qālū Đallū `Annā Bal Lam Nakun Nad`ū Min Qablu Shay'āan ۚ Kadhālika Yuđillu Allāhu Al-Kāfirīna 040-074 Eebe ka sokoowwaxayna odhan waa naga Dhumeen (waynay)mase aanaan ahayn kuwo Wax ucaabuday horaysaasuuna Eebe udhumiyaa Gaalada. مِ‍‌‍نْ ‌د‍ُ‍‌ونِ ‌اللَّ‍‍هِ ۖ قَ‍‍الُو‌اضَ‍‍لُّو‌ا‌ عَ‍‍نَّ‍‍ا‌ بَلْ لَمْ نَكُ‍‌‍نْ نَ‍‍دْعُو‌ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لُ شَ‍‍يْ‍‍ئا‌‌ ًۚ كَذَلِكَ يُ‍‍ضِ‍‍لُّ ‌اللَّ‍‍هُ ‌الْكَافِ‍‍رِينَ
Dhālikum Bimā Kuntum Tafraĥūna Fī Al-'Arđi Bighayri Al-Ĥaqqi Wa Bimā Kuntum Tamraĥūna 040-075 Taasina waa waxaad ugu farxi jirteen Xumaanta dhulka dhexdiisa xaq daro iyo Waxaad la kibri jirteen. ذَلِكُمْ بِمَا‌ كُ‍‌‍نْ‍‍تُمْ تَفْ‍رَح‍‍ُ‍ونَ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ بِ‍‍غَ‍‍يْ‍‍ر‍ِ‍‌ ‌الْحَ‍‍قِّ ‌وَبِمَا‌ كُ‍‌‍نْ‍‍تُمْ تَمْ‍رَحُونَ
Adkhulū 'Abwāba Jahannama Khālidīna Fīhā ۖ Fabi'sa Math Al-Mutakabbirīna 040-076 Eegala irdaha jahannamo idinkoo ku Waari waxaana u xun meeluu ku hoydo isla wayne Naarta Jahanamo. ‍ا‌دْ‍‍خُ‍‍لُ‍‍و‌ا‌ ‌أَبْ‍‍و‍َ‍‌ابَ جَهَ‍‍نَّ‍‍مَ خَ‍‍الِد‍ِ‍ي‍‍نَ فِيهَا‌ ۖ فَبِئْسَ مَثْوَ‌ى‌ ‌الْمُتَكَبِّ‍‍رِينَ
şbir 'Inna Wa`da Allāhi Ĥaqqun ۚ Fa'immā Nuriyannaka Ba`đa Al-Ladhī Na`iduhum 'Aw Natawaffayannaka Fa'ilaynā Yurja`ūna 040-077 Samir (adkayso) nabiyow yabooha Eebe waa xaqehaddaanu kutusinno waxa (guusha) aannu Kuu yaboohi qaarkeed (intaad nooshahay waa Wanaagayamaan ku oofsanno (intaas Ka hor) Xaganagaa loo soo celin (gaaladaas). فَاصْ‍‍بِ‍‍رْ‌ ‌إِنَّ ‌وَعْدَ‌ ‌اللَّ‍‍هِ حَ‍‍قّ‌‍ٌۚ فَإِمَّ‍‍ا‌ نُ‍‍رِيَ‍‍نَّ‍‍كَ بَعْ‍‍ضَ ‌الَّذِي نَعِدُهُمْ ‌أَ‌وْ‌ نَتَوَفَّيَ‍‍نَّ‍‍كَ فَإِلَيْنَا‌ يُرْجَعُونَ
Wa Laqad 'Arsalnā Rusulāan Min Qablika Minhum Man Qaşaşnā `Alayka Wa Minhum Man Lam Naqşuş `Alayka ۗ Wa Mā Kāna Lirasūlin 'An Ya'tiya Bi'āyatin 'Illā Bi'idhni Allāhi ۚ Fa'idhā Jā'a 'Amru Allāhi Quđiya Bil-Ĥaqqi Wa Khasira Hunālika Al-Mubţilūna 040-078 Waxan dirray rasuullo adiga hortaa Waxaa ka mid ah kuwo aan kaaga qisoonay iyo kuwo aanaan kaaga qisooninrasuulna aayad (mucjisad) ah idiin Lama imaan karo Eebe la'aantiis hadduuse yimaado amarka Eebe (cadaabkiisu) waxaa la Xukumi xaq waxaana ku khasaaray halkaas kuwa Xumaanlowga ah. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ ‌أَ‌رْسَلْنَا‌ ‌رُسُلا‌ ً‌ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِكَ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ مَ‍‌‍نْ قَ‍‍صَ‍‍صْ‍‍نَا‌ عَلَ‍‍يْ‍‍كَ ‌وَمِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ مَ‍‌‍نْ لَمْ نَ‍‍قْ‍‍‍‍صُ‍‍صْ عَلَ‍‍يْ‍‍كَ ۗ ‌وَمَا‌ ك‍‍َ‍انَ لِ‍رَس‍‍ُ‍ولٍ ‌أَ‌نْ يَأْتِيَ بِآيَة‌‍ٍ‌ ‌إِلاَّ‌ بِإِ‌ذْنِ ‌اللَّ‍‍هِ ۚ فَإِ‌ذَ‌ا‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌أَمْرُ‌ ‌اللَّ‍‍هِ قُ‍‍ضِ‍‍يَ بِ‍الْحَ‍‍قِّ ‌وَ‍خَ‍‍سِ‍‍ر‍َ‍‌ هُنَالِكَ ‌الْمُ‍‍بْ‍‍‍‍طِ‍‍لُونَ
Al-Lahu Al-Ladhī Ja`ala Lakumu Al-'An`ām Litarkabū Minhā Wa Minhā Ta'kulūna 040-079 Eebe waa kan idiin yeelay Nicmoolayda (xoolaha) inaad waxna ka fuushaan waxna ka cuntaan. اللَّهُ ‌الَّذِي جَعَلَ لَكُمُ ‌الأَنعَام لِتَرْكَبُو‌ا‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ ‌وَمِ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ تَأْكُلُونَ
Wa Lakum Fīhā Manāfi`u Wa Litablughū `Alayhā ĤājatanŞudūrikum Wa `Alayhā Wa `Alá Al-Fulki Tuĥmalūna 040-080 Waxaana idinka sugnaaday dhexdeeda Nacfi iyo inaad ku gaadhaan danihiina Laabta idinkaga jirakorkeeda iyo doonta Ayaana la idinku xambaaraa. وَلَكُمْ فِيهَا‌ مَنَافِعُ ‌وَلِتَ‍‍بْ‍‍لُ‍‍غُ‍‍و‌ا‌ عَلَيْهَا‌ حَاجَة‌ ً‌ فِي صُ‍‍دُ‌و‌رِكُمْ ‌وَعَلَيْهَا‌ ‌وَعَلَى‌ ‌الْفُلْكِ تُحْمَلُونَ
Wa Yurīkum 'Āyātihi Fa'ayya 'Āyāti Allāhi Tunkirūna 040-081 Wuxuuna idin tusiyaa aayaadkiisa ee teed aayaadka Eebe diidaysaan. وَيُ‍‍رِيكُمْ ‌آيَاتِ‍‍هِ فَأَيَّ ‌آي‍‍َ‍اتِ ‌اللَّ‍‍هِ تُ‍‌‍ن‍‍كِرُ‌ونَ
'Afalam Yasīrū Fī Al-'Arđi Fayanžurū Kayfa Kāna `Āqibatu Al-Ladhīna Min Qablihim ۚ Kānū 'Akthara Minhum Wa 'Ashadda Qūwatan Wa 'Āthāan Al-'Arđi Famā 'Aghná `Anhum Mā Kānū Yaksibūna 040-082 miyayna ku soconin dhulka oo ay fiiriyaan Siday noqotay cidhibtii kuwii ka horreeyaywaxay ahaayeen kuwo ka badan kana xoog badan iyo camiridda dhulkawaxna uma tarin waxay kasbadeen. أَفَلَمْ يَسِيرُ‌و‌ا‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ فَيَ‍‌‍ن‍‍ظُ‍‍رُ‌و‌ا‌ كَ‍‍يْ‍‍فَ ك‍‍َ‍انَ عَاقِ‍‍بَةُ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِهِمْ ۚ كَانُ‍‍و‌ا‌ ‌أَكْثَ‍رَ‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ ‌وَ‌أَشَدَّ‌ قُ‍‍وَّة ً‌ ‌وَ‌آثَا‌ر‌ا‌‌ ً‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ فَمَ‍‍ا‌ ‌أَ‍‍غْ‍‍نَى‌ عَ‍‌‍نْ‍‍هُمْ مَا‌ كَانُو‌ا‌ يَكْسِبُونَ
Falammā Jā'at/hum Rusuluhum Bil-Bayyināti Fariĥū Bimā `Indahum Mina Al-`Ilmi Wa Ĥāqa Bihim Mā Kānū Bihi Yastahzi'ūn 040-083 markay ula yimaadeen rasuuladoodii xujooyin waxay ku farxeen gaaladii waxa agtooda ah oo cilmi ahwaxaana ku dagay waxay ku jees-jeesi jireen (abaalkiisii). فَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَتْهُمْ ‌رُسُلُهُمْ بِ‍الْبَيِّن‍‍َ‍اتِ فَ‍‍رِحُو‌ا‌ بِمَا‌ عِ‍‌‍نْ‍‍دَهُمْ مِنَ ‌الْعِلْمِ ‌وَح‍‍َ‍اقَ بِهِمْ مَا‌ كَانُو‌ا‌ بِ‍‍هِ يَسْتَهْزِئ‍‍ُ‍‍ون
Falammā Ra'aw Ba'sanā Qālū 'Āmannā Billāhi Waĥdahu Wa Kafarnā Bimā Kunnā Bihi Mushrikīna 040-084 markay arkaan cadaabkanaga waxay dhahaan waxaan rumaynay Eebe kaliya waana diidnay waxaan Eebe la wadaajin jirray. فَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ ‌‍رَ‌أَ‌وْ‌ا‌ بَأْسَنَا‌ قَ‍‍الُ‍‍و‌ا‌ ‌آمَ‍‍نَّ‍‍ا‌ بِ‍اللَّ‍‍هِ ‌وَحْدَهُ ‌وَكَفَرْنَا‌ بِمَا‌ كُ‍‍نَّ‍‍ا‌ بِ‍‍هِ مُشْ‍‍رِكِينَ
Falam Yaku Yanfa`uhum 'Īmānuhum Lammā Ra'aw Ba'sanā ۖ Sunnata Allāhi Allatī Qad Khalat Fī `Ibādihi ۖ Wa Khasira Hunālika Al-Kāfirūna 040-085 Mana aha kuu anfici iimaankoodu markay Arkaan cadaabkanagawaa sunnada (dariqada) Eebe ee u horaysay adoomadiisawaxaana ku khasaaray halkaas gaalada. فَلَمْ يَكُ يَ‍‌‍نْ‍‍فَعُهُمْ ‌إِيمَانُهُمْ لَ‍‍مَّ‍‍ا‌ ‌‍رَ‌أَ‌وْ‌ا‌ بَأْسَنَا‌ ۖ سُ‍‍نَّ‍‍ةَ ‌اللَّ‍‍هِ ‌الَّتِي قَ‍‍دْ‌ خَ‍‍لَتْ فِي عِبَا‌دِهِ ۖ ‌وَ‍خَ‍‍سِ‍‍ر‍َ‍‌ هُنَالِكَ ‌الْكَافِرُ‌ونَ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah