Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Ĥā-Mīm
041-001 Waxay ku tusin mucjisada Quraanka sida soo hormartay.
حَا-مِيم
Tan zī lun Mina A r-Ra ĥmā ni A r-Ra ĥī mi
041-002 Quraanka waa soo dajinta Eebe naxariista guud iyo mid gaaraba naxariista
تَن زِي لٌ مِنَ ا ل رَّ حْمَنِ ا ل رَّ حِيمِ
Kitā bun Fuş ş ilat 'Āyātuhu Q ur'ā nāan `Ara bīyāan Liq aw min Ya`lamū na
041-003 Waana Kitaab loo caddeeyey aayaadkiisa isagoo Quraan carabi ku qoran ah ciddii wax garan.
كِتَا بٌ فُصِّ لَتْ آيَاتُهُ قُ رْآناً عَرَ بِيّا ً لِقَ وْ مٍ يَعْلَمُونَ
Bash īr āan Wa Nadh īr āan Fa'a`ra đa 'Akth aru hum Fahum Lā Yasma`ū na
041-004 Waana bishaareeye u dige ahwaase ka jeedsadeen badankoodu waxna ma maqlayaan.
بَشِير ا ً وَنَذِير ا ً فَأَعْرَ ضَ أَكْثَرُهُمْ فَهُمْ لاَ يَسْمَعُونَ
Wa Q ālū Q ulūbunā Fī 'Akinn atin Mimm ā Tad `ūnā 'Ilay hi Wa Fī 'Ādh āninā Waq ru n Wa Min Bayninā Wa Baynika Ĥijā bun Fā`mal 'Inn anā `Āmilū na
041-005 Waxayna dheheen quluubtanadu waxay kaga sugantahay dabool waxaad noogu yeedhidhagahanagana waxaa kaga jira culeysdhexdanada iyo adigana waxaa ah xijaabee camal fal anana waancamalfaleynaaye.
وَقَ الُوا قُ لُوبُنَا فِي أَكِنَّ ةٍ مِمَّ ا تَد ْعُونَا إِلَيْ هِ وَفِي آذَانِنَا وَقْ رٌ وَمِن ْ بَيْنِنَا وَبَيْنِكَ حِجَا بٌ فَاعْمَلْ إِنَّ نَا عَامِلُونَ
Q ul 'Inn amā 'Anā Bash aru n Mith lukum Yūĥá 'Ilay ya 'Ann amā 'Ilahukum 'Ilahun Wāĥidun Fāstaq īmū 'Ilay hi Wa A stagh firū hu ۗ Wa Way lun Lilmush r ikī na
041-006 Waxaad dhahdaa Nabiyow anigu waxaan uun ahay bashar (Dad) idinkookale ahwaxaana la iiwaxyooday in Eebehenno yahay Eebe kaliyaee u toosnaada xaggiisakana dambidhaaf waydiistahalaagna wuxuu u sugnaaday mushrikiinta.
قُ لْ إِنَّ مَا أَنَا بَشَرٌ مِثْلُكُمْ يُوحَى إِلَيَّ أَنَّ مَا إِلَهُكُمْ إِلَهٌ وَاحِدٌ فَاسْتَقِ يمُو ا إِلَيْ هِ وَا سْتَغْ فِرُو هُ ۗ وَوَيْ ل ٌ لِلْمُشْر ِكِينَ
Al-Ladh ī na Lā Yu'utū na A z-Zakāata Wa Hum Bil-'Ākh ira ti Hum Kāfirū na
041-007 Kuwaan bixinin zakada ahna aakhiro kuwa ka gaaloobey.
ا لَّذِي نَ لاَ يُؤْتُو نَ ا ل زَّكَا ةَ وَهُمْ بِا لآخِ رَ ةِ هُمْ كَافِرُونَ
'Inn a A l-Ladh ī na 'Āmanū Wa `Amilū A ş -Ş āliĥā ti Lahum 'Aj ru n Gh ay ru Mam nū nin
041-008 Kuwa xaqa rumeeyeyse oo camalfiican falay waxaa usugnaaday ajri aan guraynin.
إِنّ َ ا لَّذِي نَ آمَنُوا وَعَمِلُوا ا ل صَّ الِحَا تِ لَهُمْ أَجْ رٌ غَ يْ رُ مَمْنُونٍ
Q ul 'A'inn akum Latakfurū na Bial-Ladh ī Kh alaq a A l-'Arđa Fī Yawmay ni Wa Taj `alū na Lahu~ 'An dādāan ۚ Dh ālika Ra bbu A l-`Ālamī na
041-009 Waxaad dhahdaa Nabiyow idinku ma waxaad ka gaaloobaysaan kan (Eebaha) ku abuuray Dhulka laba maalmoodood uyeelaysaan kuwo la mid ahkaasi waa Eebaha Caalamka.
قُ لْ أَئِنَّ كُمْ لَتَكْفُرُو نَ بِا لَّذِي خَ لَقَ ا لأَرْضَ فِي يَوْمَيْ نِ وَتَجْ عَلُو نَ لَهُ~ ُ أَن دَادا ً ۚ ذَلِكَ رَ بُّ ا لْعَالَمِينَ
Wa Ja`ala Fīhā Ra wāsiya Min Fawq ihā Wa Bāra ka Fīhā Wa Q addara Fīhā 'Aq wātahā Fī 'Arba`ati 'Ayyā min Sawā 'an Lilssā 'ilī na
041-010 Wuxuuna yeelay Dhulka dhexdiisa Buuro wuuna barakeeyey dhexdiisa una qadaray (u qiyaasay) Cunnadiisa afar maalmood iyadooy usimantahay dadka weydiin.
وَجَعَلَ فِيهَا رَ وَاسِيَ مِن ْ فَوْقِ هَا وَبَارَ كَ فِيهَا وَقَ دَّرَ فِيهَا أَقْ وَاتَهَا فِي أَرْبَعَةِ أَيَّا مٍ سَوَا ء ً لِلسَّا ئِلِينَ
Th umm a A stawá 'Ilá A s-Samā 'i Wa Hiya Dukh ā nun Faq ā la Lahā Wa Lil'arđi A i'tiyā Ţ aw`āan 'Aw Karhāan Q ālatā 'Ataynā Ţ ā 'i`ī na
041-011 Markaasuu Eebe u istawooday (qasday) Cirka oo qiiq ah kuna yidhi Cirka iyo Dhulka ahaada idinkoo adeecsan ama la ikraahi (laqasbi) waxayna dheheen waan nimid anagoo addeecsan.
ثُمّ َ ا سْتَوَى إِلَى ا ل سَّمَا ءِ وَهِيَ دُخَ ا نٌ فَقَ ا لَ لَهَا وَلِلأَرْضِ ا ِئْتِيَا طَ وْعاً أَوْ كَرْها ً قَ الَتَا أَتَيْنَا طَ ا ئِعِينَ
Faq ađāhunn a Sab `a Samāwā tin Fī Yawmay ni Wa 'Awĥá Fī Kulli Samā 'in 'Am ra hā ۚ Wa Zayyann ā A s-Samā 'a A d-Dun yā Bimaş ābī ĥa Wa Ĥifžāan ۚ Dh ālika Taq dī r u A l-`Azī zi A l-`Alī mi
041-012 Wuxuuna Eebe ka abuuray Cirka Todobo Samo laba maalmood wuxuuna faray Samo kasta amarkeediiwaxaana ku qurxinay Cirka dhaw Misbaaxyowaana ilaalinaytaasina waa qadaridda (maamulka) Eebaha adkaada ee wax og.
فَقَ ضَ اهُنّ َ سَبْ عَ سَمَاوَا تٍ فِي يَوْمَيْ نِ وَأَوْحَى فِي كُلِّ سَمَا ءٍ أَمْرَ هَا ۚ وَزَيَّنَّ ا ا ل سَّمَا ءَ ا ل دُّنْ يَا بِمَصَ ابِي حَ وَحِفْظ ا ً ۚ ذَلِكَ تَقْ دِي رُ ا لْعَزِي زِ ا لْعَلِيمِ
Fa'in 'A`ra đū Faq ul 'An dh artukum Ş ā`iq atan Mith la Ş ā`iq ati `Ā din Wa Th amū da
041-013 Hadday ka jeedsadeen Gaaladu (xaqa) waxaad ku dhahdaa Nabiyow waxaan idiinka digi cadaab daran oo lamid ah kii Reer Caad iyo Thamuud.
فَإِن ْ أَعْرَ ضُ وا فَقُ لْ أَن ذَرْتُكُمْ صَ اعِقَ ة ً مِثْلَ صَ اعِقَ ةِ عَا دٍ وَثَمُودَ
'Idh Jā 'at/humu A r-Ru sulu Min Bay ni 'Aydīhim Wa Min Kh alfihim 'Allā Ta`budū 'Illā A l-Laha ۖ Q ālū Law Sh ā 'a Ra bbunā La'an zala Malā 'ikatan Fa'inn ā Bimā 'Ursiltum Bihi Kāfirū na
041-014 Markay ugaga timid Rasuuladii hor iyo gadaalbaiyagoo ku leh ha caabudina waxaan Eebe ahynayna ku dhaheen hadduu doono Eebeheen wuxuu soo dajinlahaa Malaa'iganaguna waxa laydiin soo diray waan ka gaaloownay.
إِذْ جَا ءَتْهُمُ ا ل رُّسُلُ مِن ْ بَيْ نِ أَيْدِيهِمْ وَمِن ْ خَ لْفِهِمْ أَلاَّ تَعْبُدُو ا إِلاَّ ا للَّ هَ ۖ قَ الُوا لَوْ شَا ءَ رَ بُّنَا لَأَن زَلَ مَلاَئِكَة ً فَإِنَّ ا بِمَا أُرْسِلْتُمْ بِهِ كَافِرُونَ
Fa'amm ā `Ā dun Fāstakbarū Fī A l-'Arđi Bigh ay r i A l-Ĥaq q i Wa Q ālū Man 'Ash addu Minn ā Q ūwatan ۖ 'Awalam Yara w 'Ann a A ll āha A l-Ladh ī Kh alaq ahum Huwa 'Ash addu Minhum Q ūwatan ۖ Wa Kānū Bi'āyātinā Yaj ĥadū na
041-015 Ree Caad iyagu way isku kibriyeen Dhulka xaq darrowaxayna dheheen yaa naga xoog badan miyeyna arag Eebaha abuuray inuu ka xoogbadanyahay waxayna ahaayeen kuwo aayaadkanaga diidan.
فَأَمَّ ا عَا دٌ فَاسْتَكْبَرُوا فِي ا لأَرْضِ بِغَ يْ ر ِ ا لْحَقِّ وَقَ الُوا مَن ْ أَشَدُّ مِنَّ ا قُ وَّةً ۖ أَوَلَمْ يَرَ وْا أَنّ َ ا للَّ هَ ا لَّذِي خَ لَقَ هُمْ هُوَ أَشَدُّ مِنْ هُمْ قُ وَّة ً ۖ وَكَانُوا بِآيَاتِنَا يَجْ حَدُونَ
Fa'arsalnā `Alayhim R īĥāan Ş arş arā an Fī 'Ayyā min Naĥisā tin Linudh īq ahum `Adh ā ba A l-Kh izyi Fī A l-Ĥayāati A d-Dun yā ۖ Wa La`adh ā bu A l-'Ākh ira ti 'Akh zá ۖ Wa Hum Lā Yun ş arū na
041-016 Waxaana ku dirray korkooda Dabayl qaylo daran Todobo Maalmood oo uxun (iyaga) si aan u dhandhansiino cadaabka dulliga Nolosha adduuncadaabka aakhiraana ka sii dulli badan loomana gargaaro.
فَأَرْسَلْنَا عَلَيْهِمْ ر ِيحا ً صَ رْصَ را ً فِي أَيَّا مٍ نَحِسَا تٍ لِنُذِيقَ هُمْ عَذَا بَ ا لْخِ زْيِ فِي ا لْحَيَا ةِ ا ل دُّنْ يَا ۖ وَلَعَذَا بُ ا لآخِ رَ ةِ أَخْ زَى ۖ وَهُمْ لاَ يُنْ صَ رُونَ
Wa 'Amm ā Th amū du Fahadaynāhum Fāstaĥabbū A l-`Am á `Alá A l-Hudá Fa'akh adh at/hum Ş ā`iq atu A l-`Adh ā bi A l-Hū ni Bimā Kānū Yaksibū na
041-017 Ree thamuud waxaantusinay xaqawaxayna ka jeeclaadeen indho la'aan (baadi) hanuunkiiwaxaana qabtay qaylo cadaab wax dulleeyawaxay kasbanayeen darteed.
وَأَمَّ ا ثَمُو دُ فَهَدَيْنَاهُمْ فَاسْتَحَبُّوا ا لْعَمَى عَلَى ا لْهُدَى فَأَخَ ذَتْهُمْ صَ اعِقَ ةُ ا لْعَذَا بِ ا لْهُو نِ بِمَا كَانُوا يَكْسِبُونَ
Wa Najjaynā A l-Ladh ī na 'Āmanū Wa Kānū Yattaq ū na
041-018 Waxaana korinay kuwii rumeeyey (xaqa) oo dhawrsan jiray.
وَنَجَّيْنَا ا لَّذِي نَ آمَنُوا وَكَانُوا يَتَّقُ ونَ
Wa Yaw ma Yuĥsh aru 'A`dā 'u A ll āhi 'Ilá A n -Nā r i Fahum Yūza`ū na
041-019 (u sheeg gaalada) Maalinta lagu kulmin colka Eebe naarta iyagoo is cidhiidhyi.
وَيَوْ مَ يُحْشَرُ أَعْدَا ءُ ا للَّ هِ إِلَى ا ل نّ َا ر ِ فَهُمْ يُوزَعُونَ
Ĥattá 'Idh ā Mā Jā 'ū hā Sh ahida `Alayhim Sam `uhum Wa 'Ab ş āru hum Wa Julūduhum Bimā Kānū Ya`malū na
041-020 Markay yimaaddaana uu ku maragfuro korkoodamaqalkoodaaragooduiyo haragoodu (jidhkoodu) waxay falijireen.
حَتَّى إِذَا مَا جَا ءُ وهَا شَهِدَ عَلَيْهِمْ سَمْعُهُمْ وَأَبْ صَ ارُهُمْ وَجُلُودُهُمْ بِمَا كَانُوا يَعْمَلُونَ
Wa Q ālū Lijulūdihim Lima Sh ahid tum `Alaynā ۖ Q ālū 'An ţ aq anā A l-Lahu A l-Ladh ī 'An ţ aq a Kulla Sh ay 'in Wa Huwa Kh alaq akum 'Awwala Marra tin Wa 'Ilay hi Turja`ū na
041-021 ayna ku dhahaan korkooda (Jidhkooda) maxaad noogu marag kacdeenayna ku dhahaan waxaa naga hadliyey Eebaha ka hadliya wax kastaisagaana idin abuuray markii hore xagiisana laydiin celin.
وَقَ الُوا لِجُلُودِهِمْ لِمَ شَهِد ْتُمْ عَلَيْنَا ۖ قَ الُو ا أَن طَ قَ نَا ا للَّهُ ا لَّذِي أَن طَ قَ كُلَّ شَيْ ءٍ وَهُوَ خَ لَقَ كُمْ أَوَّلَ مَرَّ ةٍ وَإِلَيْ هِ تُرْجَعُونَ
Wa Mā Kun tum Tastatirū na 'An Yash /hada `Alaykum Sam `ukum Wa Lā 'Ab ş āru kum Wa Lā Julūdukum Wa Lakin Ž anan tum 'Ann a A ll āha Lā Ya`lamu Kath īr āan Mimm ā Ta`malū na
041-022 Mana aydaan ahayn kuwa iska astura inay ku maragkacaan jidhkiinuaraggiinu iyo haraggiinuinuusan Eebe ogayn wax badan ood falaysaan.
وَمَا كُنْ تُمْ تَسْتَتِرُو نَ أَن ْ يَشْهَدَ عَلَيْكُمْ سَمْعُكُمْ وَلاَ أَبْ صَ ارُكُمْ وَلاَ جُلُودُكُمْ وَلَكِن ْ ظَ نَنْ تُمْ أَنّ َ ا للَّ هَ لاَ يَعْلَمُ كَثِير ا ً مِمَّ ا تَعْمَلُونَ
Wa Dh alikum Ž ann ukumu A l-Ladh ī Ž anan tum Bira bbikum 'Ardākum Fa'aş baĥtum Mina A l-Kh āsir ī na
041-023 kaasina waa malihiinii aad u malayseen Eebihiin isagaana idin halaagaywaxaadna ahateen kuwo khasaaray.
وَذَلِكُمْ ظَ نُّ كُمُ ا لَّذِي ظَ نَن تُمْ بِرَ بِّكُمْ أَرْدَاكُمْ فَأَصْ بَحْتُمْ مِنَ ا لْخَ اسِر ِينَ
Fa'in Yaş birū Fālnn ā ru Math wan Lahum ۖ Wa 'In Yasta`tibū Famā Hum Mina A l-Mu`tabī na
041-024 haday samraanna naarbay ku hoyan hadday cudur daar dalbaana lagama aqbalo.
فَإِن ْ يَصْ بِرُوا فَال نّ َا رُ مَثْوى ً لَهُمْ ۖ وَإِن ْ يَسْتَعْتِبُوا فَمَا هُمْ مِنَ ا لْمُعْتَبِينَ
Wa Q ayyađnā Lahum Q ura nā 'a Fazayyanū Lahum Mā Bay na 'Aydīhim Wa Mā Kh alfahum Wa Ĥaq q a `Alayhimu A l-Q aw lu Fī 'Umamin Q ad Kh alat Min Q ab lihim Mina A l-Jinn i Wa A l-'In si ۖ 'Inn ahum Kānū Kh āsir ī na
041-025 Waxaan u darabnay Gaalada saaxiibo u qurxiya waxa ka horeeyaiyo waxa ka dambeeyawaxaana ku xukunaatay hadalkii Eebe isagoo umada kale ku dhex sugan (oo la cadaabi) oo ka horeeyey Jinni iyo Insina leh waxayna ahaayeen kuwo khasaaray.
وَقَ يَّضْ نَا لَهُمْ قُ رَ نَا ءَ فَزَيَّنُوا لَهُمْ مَا بَيْ نَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَ لْفَهُمْ وَحَقَّ عَلَيْهِمُ ا لْقَ وْ لُ فِي أُمَمٍ قَ د ْ خَ لَتْ مِن ْ قَ بْ لِهِمْ مِنَ ا لْجِنّ ِ وَا لإِن سِ ۖ إِنَّ هُمْ كَانُوا خَ اسِر ِينَ
Wa Q ā la A l-Ladh ī na Kafarū Lā Tasma`ū Lihadh ā A l-Q ur'ā ni Wa A l-Gh aw Fī hi La`allakum Tagh libū na
041-026 Waxay dhaheen kuwii Gaaloobay ha maqlina Quraanka kuna qaylya (marka la akhrin) waxaad u dhawdihiin inaad adkaataane.
وَقَ ا لَ ا لَّذِي نَ كَفَرُوا لاَ تَسْمَعُوا لِهَذَا ا لْقُ رْآنِ وَا لْغَ وْا فِي هِ لَعَلَّكُمْ تَغْ لِبُونَ
Falanudh īq ann a A l-Ladh ī na Kafarū `Adh ābāan Sh adīdāan Wa Lanaj ziyann ahum 'Aswa'a A l-Ladh ī Kānū Ya`malū na
041-027 Waxaan dhadhansiinaynaa kuwii Gaaloobay Cadaab daranwaxaana ka abaalmarinaynaa kii ugu xumaa waxay camal falayeen.
فَلَنُذِيقَ نّ َ ا لَّذِي نَ كَفَرُوا عَذَابا ً شَدِيدا ً وَلَنَجْ زِيَنَّ هُمْ أَسْوَأَ ا لَّذِي كَانُوا يَعْمَلُونَ
Dh ālika Jazā 'u 'A`dā 'i A ll ā hi A n -Nā ru ۖ Lahum Fīhā Dā ru A l-Kh uldi ۖ Jazā 'an Bimā Kānū Bi'āyātinā Yaj ĥadū na
041-028 Kaasi waa abaalmarinta colka Eebewaxayna gali Naar iyadoo u noqon Curi waaridiyagoo laga abaal marin aayaadkanaga aydiideen.
ذَلِكَ جَزَا ءُ أَعْدَا ءِ ا للَّ هِ ا ل نّ َا رُ ۖ لَهُمْ فِيهَا دَا رُ ا لْخُ لْدِ ۖ جَزَا ء ً بِمَا كَانُوا بِآيَاتِنَا يَجْ حَدُونَ
Wa Q ā la A l-Ladh ī na Kafarū Ra bbanā 'Ar inā A l-Ladh ay ni 'Ađallānā Mina A l-Jinn i Wa A l-'In si Naj `alhumā Taĥta 'Aq dāminā Liyakūnā Mina A l-'Asfalī na
041-029 Waxay dheheen kuwii Gaaloobay Eebow na tusi labadaas nadhumiyey oo Jinni iyo Insi ah aan yeelo Gomadahanaga hoostoodee si ay u noqdaan kuwo ku hooseeya (Naarta).
وَقَ ا لَ ا لَّذِي نَ كَفَرُوا رَ بَّنَا أَر ِنَا ا لَّذَيْ نِ أَضَ لاَّنَا مِنَ ا لْجِنّ ِ وَا لإِنْ سِ نَجْ عَلْهُمَا تَحْتَ أَقْ دَامِنَا لِيَكُونَا مِنَ ا لأَسْفَلِينَ
'Inn a A l-Ladh ī na Q ālū Ra bbunā A l-Lahu Th umm a A staq āmū Tatanazzalu `Alayhimu A l-Malā 'ikatu 'Allā Takh āfū Wa Lā Taĥzanū Wa 'Ab sh irū Bil-Jann ati A llatī Kun tum Tū`adū na
041-030 kuwa yidhi Eebahanno waa Alle hadana toosnaaday waxaa ku soo dagta Malaa'igta (markey dhiman iyadoo ku dhihi) ha cabsanina hana murugooninakuna bishaareysta Jannadii laydiin yaboohay.
إِنّ َ ا لَّذِي نَ قَ الُوا رَ بُّنَا ا للَّهُ ثُمّ َ ا سْتَقَ امُوا تَتَنَزَّلُ عَلَيْهِمُ ا لْمَلاَئِكَةُ أَلاَّ تَخَ افُوا وَلاَ تَحْزَنُوا وَأَبْ شِرُوا بِا لْجَنَّ ةِ ا لَّتِي كُنْ تُمْ تُوعَدُونَ
Naĥnu 'Awliyā 'uukum Fī A l-Ĥayāati A d-Dun yā Wa Fī A l-'Ākh ira ti ۖ Wa Lakum Fīhā Mā Tash tahī 'An fusukum Wa Lakum Fīhā Mā Tadda`ū na
041-031 anagaa sokeeye idiin ah nolosha addunyo iyo aakhirabawaxaana idiinsugnaaday dhexdeeda waxay doonto Naftiinnu waxaadna ka helaysaan waxaad dalabtaan.
نَحْنُ أَوْلِيَا ؤُكُمْ فِي ا لْحَيَا ةِ ا ل دُّنْ يَا وَفِي ا لآخِ رَ ةِ ۖ وَلَكُمْ فِيهَا مَا تَشْتَهِي أَن فُسُكُمْ وَلَكُمْ فِيهَا مَا تَدَّعُونَ
Nuzulāan Min Gh afū r in Ra ĥī min
041-032 Waana martiqaadka Eebaha dambi dhaafa ee Naxariista.
نُزُلا ً مِن ْ غَ فُو رٍ رَ حِيمٍ
Wa Man 'Aĥsanu Q awlāan Mimm an Da`ā 'Ilá A ll āhi Wa `Amila Ş āliĥāan Wa Q ā la 'Inn anī Mina A l-Muslimī na
041-033 yaa ka fiican hadal ruux ugu yeedhay (Dadka) Eebe xagiisaoo camalfiican sameeyeyoo dhaha anigu waxaan ka mid ahay Muslimiinta.
وَمَن ْ أَحْسَنُ قَ وْلا ً مِمَّ ن ْ دَعَا إِلَى ا للَّ هِ وَعَمِلَ صَ الِحا ً وَقَ ا لَ إِنَّ نِي مِنَ ا لْمُسْلِمِينَ
Wa Lā Tastawī A l-Ĥasanatu Wa Lā A s-Sayyi'atu ۚ A d fa` Bi-Atī Hiya 'Aĥsanu Fa'idh ā A l-Ladh ī Baynaka Wa Baynahu `Adāwatun Ka'ann ahu Wa Lī yun Ĥamī mun
041-034 Mana eka Wanaag iyo Xumaanreebna oo (bixi) arrinta fiican markaas waxaa soobixi in midkii col idin dhexyiil uu noqon sokeeye iyo saaxiib.
وَلاَ تَسْتَوِي ا لْحَسَنَةُ وَلاَ ا ل سَّيِّئَةُ ۚ ا د ْفَعْ بِا لَّتِي هِيَ أَحْسَنُ فَإِذَا ا لَّذِي بَيْنَكَ وَبَيْنَهُ عَدَاوَةٌ كَأَنَّ هُ وَلِيٌّ حَمِيمٌ
Wa Mā Yulaq q āhā 'Illā A l-Ladh ī na Ş abarū Wa Mā Yulaq q āhā 'Illā Dh ū Ĥažžin `Ažī min
041-035 Lalamana kulmiyo arrintaas kuwii samrey mooyeelalamana kulmiyo mid nasiib weyn leh mooyee.
وَمَا يُلَقَّ اهَا إِلاَّ ا لَّذِي نَ صَ بَرُوا وَمَا يُلَقَّ اهَا إِلاَّ ذُو حَظّ ٍ عَظِ يمٍ
Wa 'Imm ā Yan zagh ann aka Mina A sh -Sh ayţ ā ni Nazgh un Fāsta`idh Bill āhi~ ۖ 'Inn ahu Huwa A s-Samī `u A l-`Alī mu
041-036 Hadduu ku waswaasiyo shaydaan xaggiisa waswaasiye ka magangal Eebe isagaa wax maqla waxna oge.
وَإِمَّ ا يَنْ زَغَ نَّ كَ مِنَ ا ل شَّيْطَ ا نِ نَزْغ ٌ فَاسْتَعِذْ بِا للَّ هِ ۖ إِنَّ هُ هُوَ ا ل سَّمِي عُ ا لْعَلِيمُ
Wa Min 'Āyātihi A l-Lay lu Wa A n -Nahā ru Wa A sh -Sh am su Wa A l-Q amaru ۚ Lā Tasjudū Lilsh sh am si Wa Lā Lilq amar i Wa A sjudū Lill ā h A l-Ladh ī Kh alaq ahunn a 'In Kun tum 'Īyā hu Ta`budū na
041-037 Aayaadka Eebe (jiridiisa iyo qudradiisa) waxaa ka mid ah HabeenkaMaalintaQorraxda iyo Dayaxaha u sujuudina Qorraxda iyo Dayaxa ee u sujuuda Eebaha abuuray haddaad tihiin kuwo (dhab) u caabudi.
وَمِن ْ آيَاتِهِ ا ل لَّيْ لُ وَا ل نَّ هَا رُ وَا ل شَّمْسُ وَا لْقَ مَرُ ۚ لاَ تَسْجُدُوا لِلشَّمْسِ وَلاَ لِلْقَ مَر ِ وَا سْجُدُوا لِلَّهِ ا لَّذِي خَ لَقَ هُنّ َ إِن ْ كُنْ تُمْ إِيَّا هُ تَعْبُدُونَ
Fa'ini A stakbarū Fa-Al-Ladh ī na `In da Ra bbika Yusabbiĥū na Lahu Bil-Lay li Wa A n -Nahā r i Wa Hum Lā Yas'amū na
041-038 Haday iska kibriyaan (cibaadada) kuwa Eebahaa agtiisa ah way u tasbiixsadaan Habeen iyo Dharaarba kana noogin.
فَإِنِ ا سْتَكْبَرُوا فَالَّذِي نَ عِنْ دَ رَ بِّكَ يُسَبِّحُو نَ لَهُ بِا ل لَّيْ لِ وَا ل نَّ هَا ر ِ وَهُمْ لاَ يَسْأَمُونَ
Wa Min 'Āyātihi~ 'Ann aka Tará A l-'Arđa Kh āsh i`atan Fa'idh ā 'An zalnā `Alayhā A l-Mā 'a A htazzat Wa Ra bat ۚ 'Inn a A l-Ladh ī 'Aĥyāhā Lamuĥyī A l-Mawtá ۚ 'Inn ahu `Alá Kulli Sh ay 'in Q adī r un
041-039 Aayaadka Eebe waxaa ka mid ah inaad aragtidDhulkoo dulleysan (abaar ah) markaan ku soo dajinno Biyaha uu gilgisho soona kor noqdomidka nooleeyey wuxuu nooleyn wixii dhintay wax walbana wuu karaa.
وَمِن ْ آيَاتِهِ أَنَّ كَ تَرَ ى ا لأَرْضَ خَ اشِعَة ً فَإِذَا أَن زَلْنَا عَلَيْهَا ا لْمَا ءَ ا هْتَزَّتْ وَرَ بَتْ ۚ إِنّ َ ا لَّذِي أَحْيَاهَا لَمُحْيِي ا لْمَوْتَى ۚ إِنَّ هُ عَلَى كُلِّ شَيْ ءٍ قَ دِيرٌ
'Inn a A l-Ladh ī na Yulĥidū na Fī 'Āyātinā Lā Yakh faw na `Alaynā ۗ 'Afaman Yulq á Fī A n -Nā r i Kh ay ru n 'Am Man Ya'tī 'Āmināan Yaw ma A l-Q iyāmati ۚ A `malū Mā Sh i'tum ۖ 'Inn ahu Bimā Ta`malū na Baş ī r un
041-040 Kuwa iilaya aayaadkanaga nagama qarsoonaruux lagu tuuray Naarta miyaa khayrroon mise mid isagoo aamin ah imaan Qiyaamadafala waxaad doontaanEebe waxaad faleysaan waa arkaa.
إِنّ َ ا لَّذِي نَ يُلْحِدُو نَ فِي آيَاتِنَا لاَ يَخْ فَوْ نَ عَلَيْنَا ۗ أَفَمَن ْ يُلْقَ ى فِي ا ل نّ َا ر ِ خَ يْ رٌ أَمْ مَن ْ يَأْتِي آمِنا ً يَوْ مَ ا لْقِ يَامَةِ ۚ ا عْمَلُوا مَا شِئْتُمْ ۖ إِنَّ هُ بِمَا تَعْمَلُو نَ بَصِ يرٌ
'Inn a A l-Ladh ī na Kafarū Bidh -Dh ikr i Lamm ā Jā 'ahum ۖ Wa 'Inn ahu Lakitā bun `Azī zun
041-041 Kuwa ka gaaloobay Quraanka markuu u yimid (waa la abaal marin) waana Kitaab qaali ah.
إِنّ َ ا لَّذِي نَ كَفَرُوا بِا ل ذِّكْر ِ لَمَّ ا جَا ءَهُمْ ۖ وَإِنَّ هُ لَكِتَا بٌ عَزِيزٌ
Lā Ya'tī hi A l-Bāţ ilu Min Bay ni Yaday hi Wa Lā Min Kh alfihi ۖ Tan zī lun Min Ĥakī min Ĥamī d in
041-042 Mana timaado xumaan hortiisa iyo gadaashiisa(waa dhawran yahay) waana soo dajinta Eebaha falka san ee lamahdiyo.
لاَ يَأْتِي هِ ا لْبَاطِ لُ مِن ْ بَيْ نِ يَدَيْ هِ وَلاَ مِن ْ خَ لْفِهِ ۖ تَن زِي لٌ مِن ْ حَكِي مٍ حَمِيدٍ
Mā Yuq ā lu Laka 'Illā Mā Q ad Q ī la Lilrru suli Min Q ab lika ۚ 'Inn a Ra bbaka Ladh ū Magh fira tin Wa Dh ū `Iq ā bin 'Alī min
041-043 Lagumana dhaho waxaan ahayn waxii lagu yidhi Rasuuladii ka horreeyeyEebahaana waadambi dhaafe ciqaab daran.
مَا يُقَ ا لُ لَكَ إِلاَّ مَا قَ د ْ قِ ي لَ لِل رُّسُلِ مِن ْ قَ بْ لِكَ ۚ إِنّ َ رَ بَّكَ لَذُو مَغْ فِرَ ةٍ وَذُو عِقَ ا بٍ أَلِيمٍ
Wa Law Ja`alnā hu Q ur'ā nāan 'A`jamīyāan Laq ālū Lawlā Fuş ş ilat 'Āyātuhu~ ۖ 'A'a`jamī yun Wa `Ara bī yun ۗ Q ul Huwa Lilladh ī na 'Āmanū Hudan Wa Sh ifā 'un Wa ۖ A l-Ladh ī na Lā Yu'uminū na Fī 'Ādh ānihim Waq ru n Wa Huwa `Alayhim `Aman 'Ūlā 'ika ۚ Yunādaw na Min Makā nin Ba`ī d in
041-044 Hadaan kayeelo «Kitaabka» Quraanka Cajami ah waxay dhihi lahaayeen maxaa loo caddayn waayey Aayaadkiisama (quraan) Cajami ah iyo Nabi (Carabi ah) waxaad dhahdaa isagu kuwa rumeeyey wuxuu u yahay Haanuun iyo Caafimaadkuwa aan rumeynina dhagahooda waxaa ah culayswaana ka indha la' yihiin kuwaasna waxaa looga yeedhi meel fog.
وَلَوْ جَعَلْنَا هُ قُ رْآناً أَعْجَمِيّا ً لَقَ الُوا لَوْلاَ فُصِّ لَتْ آيَاتُهُ~ ُ ۖ أَأَعْجَمِيٌّ وَعَرَ بِيٌّ ۗ قُ لْ هُوَ لِلَّذِي نَ آمَنُوا هُد ى ً وَشِفَا ءٌ ۖ وَا لَّذِي نَ لاَ يُؤْمِنُو نَ فِي آذَانِهِمْ وَقْ رٌ وَهُوَ عَلَيْهِمْ عَمىً ۚ أُ وْلَا ئِكَ يُنَادَوْ نَ مِن ْ مَكَا ن ٍ بَعِيدٍ
Wa Laq ad 'Ātaynā Mūsá A l-Kitā ba Fākh tulifa Fī hi ۗ Wa Lawlā Kalimatun Sabaq at Min Ra bbika Laq uđiya Baynahum ۚ Wa 'Inn ahum Lafī Sh akkin Minhu Mur ī b in
041-045 Dhab ahaanbaan u siinay Nabi Muuse Kitaabka waana laysku khilaafayhaddayan jirin kalimo ka hormartay Eebahaa waa lakala xukminlahaa dhexdooda waxayna ku suganyihiin gaaladu shaki daran.
وَلَقَ د ْ آتَيْنَا مُوسَى ا لْكِتَا بَ فَاخْ تُلِفَ فِي هِ ۗ وَلَوْلاَ كَلِمَةٌ سَبَقَ تْ مِن ْ رَ بِّكَ لَقُ ضِ يَ بَيْنَهُمْ ۚ وَإِنَّ هُمْ لَفِي شَكٍّ مِنْ هُ مُر ِيبٍ
Man `Amila Ş āliĥāan Falinafsihi ۖ Wa Man 'Asā 'a Fa`alayhā ۗ Wa Mā Ra bbuka Bižallā min Lil`abī di
041-046 Ruuxi camalfiican fala wuxuu u falay NaftiisaRuuxii xumaan fala wuxuu dhibay NaftiisaEebaheena ma aha dulmiyaha Addoomada.
مَن ْ عَمِلَ صَ الِحا ً فَلِنَفْسِهِ ۖ وَمَن ْ أَسَا ءَ فَعَلَيْهَا ۗ وَمَا رَ بُّكَ بِظَ لاَّمٍ لِلْعَبِيدِ
'Ilay hi Yura ddu `Ilmu A s-Sā`ati ۚ Wa Mā Takh ru ju Min Th amar ā tin Min 'Akmāmihā Wa Mā Taĥmilu Min 'Un th á Wa Lā Tađa`u 'Illā Bi`ilmihi ۚ Wa Yaw ma Yunādīhim 'Ay na Sh ura kā 'ī Q ālū 'Ādh ann ā ka Mā Minn ā Min Sh ahī d in
041-047 Xagiisaana loo celiyaa ogida Saacadda (Qiyaame) midhana kama soobaxaan Sabuulkoodamana uuroobo Dhadig mana dhalo ogaanshaha Eebe la'aantiiisMaalintuu ku dhihi away kuwaad ila wadaajiseenna waxay dhihi waxaan ku ogaysiinnay Nagamidma aha Ruux marag furi arintaas.
إِلَيْ هِ يُرَ دُّ عِلْمُ ا ل سَّاعَةِ ۚ وَمَا تَخْ رُجُ مِن ْ ثَمَرَ ا تٍ مِن ْ أَكْمَامِهَا وَمَا تَحْمِلُ مِن ْ أُن ثَى وَلاَ تَضَ عُ إِلاَّ بِعِلْمِهِ ۚ وَيَوْ مَ يُنَادِيهِمْ أَيْ نَ شُرَ كَا ئِ ي قَ الُو ا آذَنّ َا كَ مَا مِنَّ ا مِن ْ شَهِيدٍ
Wa Đ alla `Anhum Mā Kānū Yad `ū na Min Q ab lu ۖ Wa Ž ann ū Mā Lahum Min Maĥīş in
041-048 Waxaa ka dhumey waxay ahaayeen kuwo (baryo) caabuda horeywaxayna yaqiinsadeen inuusan u sugnaan gargaare.
وَضَ لَّ عَنْ هُمْ مَا كَانُوا يَد ْعُو نَ مِن ْ قَ بْ لُ ۖ وَظَ نُّ وا مَا لَهُمْ مِن ْ مَحِيصٍ
Lā Yas'amu A l-'In sā nu Min Du`ā 'i A l-Kh ay r i Wa 'In Massahu A sh -Sh arru Faya'ū sun Q anūţ un
041-049 Dadku kama daalo baryada khayrkahadduu taabto sharra wuu quusasha badanyahay.
لاَ يَسْأَمُ ا لإِنْ سَا نُ مِن ْ دُعَا ءِ ا لْخَ يْ ر ِ وَإِن ْ مَسَّهُ ا ل شَّرُّ فَيَئُو سٌ قَ نُوطٌ
Wa La'in 'Adh aq nā hu Ra ĥmatan Minn ā Min Ba`di Đ arrā 'a Massat/hu Layaq ūlann a Hādh ā Lī Wa Mā 'Ažunn u A s-Sā`ata Q ā 'imatan Wa La'in Ru ji`tu 'Ilá Ra bbī 'Inn a Lī `In dahu Lalĥusná ۚ Falanunabbi'ann a A l-Ladh ī na Kafarū Bimā `Amilū Wa Lanudh īq ann ahum Min `Adh ā bin Gh alīžin
041-050 Haddaan dhadhansiinno naxariis xagganaga ka timid dhib taabtay kadibwuxuu dhahaa kan anaa iska leh mana u maleeynaayo inay Saacadda (qiyaame) kicihaddii layceliyo Eebahayna waxaan ku leeyahay agtiisa wanaagdhab ahaan baan ugu warranmeynaa kuwii Gaaloobey waxay camal faleenwaxaana dhabahaan u dhadhansiinaynaa Cadaab daran.
وَلَئِن ْ أَذَقْ نَا هُ رَ حْمَة ً مِنَّ ا مِن ْ بَعْدِ ضَ رَّا ءَ مَسَّتْهُ لَيَقُ ولَنّ َ هَذَا لِي وَمَا أَظُ نّ ُ ا ل سَّاعَةَ قَ ا ئِمَة ً وَلَئِن ْ رُجِعْتُ إِلَى رَ بِّي إِنّ َ لِي عِنْ دَهُ لَلْحُسْنَى ۚ فَلَنُنَبِّئَنّ َ ا لَّذِي نَ كَفَرُوا بِمَا عَمِلُوا وَلَنُذِيقَ نَّ هُمْ مِن ْ عَذَا بٍ غَ لِيظٍ
Wa 'Idh ā 'An`am nā `Alá A l-'In sā ni 'A`ra đa Wa Na'á Bijānibihi Wa 'Idh ā Massahu A sh -Sh arru Fadh ū Du`ā 'in `Ar īđin
041-051 Markaan unicmeyno Dadka wuu jeedsadaa oo is dadbaa (daacadduu ka tagaa) markuu taabto dhibna wuxuu soo baxaa isagoo baryo badan.
وَإِذَا أَنْ عَمْنَا عَلَى ا لإِنْ سَا نِ أَعْرَ ضَ وَنَأى بِجَانِبِهِ وَإِذَا مَسَّهُ ا ل شَّرُّ فَذُو دُعَا ءٍ عَر ِيضٍ
Q ul 'Ara 'aytum 'In Kā na Min `In di A ll ā hi Th umm a Kafartum Bihi Man 'Ađallu Mimm an Huwa Fī Sh iq ā q in Ba`ī d in
041-052 Waxaad ku dhahdaa bal kawarrama hadduu Quraankani xaga Eebe ka yimid markaas aad ka Gaaloowdaan yaa ka baadi badan Ruux Gaalnimo iyo khilaaf fog ku sugan.
قُ لْ أَرَ أَيْتُمْ إِن ْ كَا نَ مِن ْ عِنْ دِ ا للَّ هِ ثُمّ َ كَفَرْتُمْ بِهِ مَن ْ أَضَ لُّ مِمَّ ن ْ هُوَ فِي شِقَ ا ق ٍ بَعِيدٍ
Sanur īhim 'Āyātinā Fī A l-'Āfā q i Wa Fī 'An fusihim Ĥattá Yatabayyana Lahum 'Ann ahu A l-Ĥaq q u ۗ 'Awalam Yakfi Bira bbika 'Ann ahu `Alá Kulli Sh ay 'in Sh ahī d un
041-053 Waxaanu ku tusin aayaadkanaga jahooyinka iyo Naftooda intey uga caddaato inuu Quraanku xaq yahaymiyuuna ku filleyn inuu waxkaste ogyahay.
سَنُر ِيهِمْ آيَاتِنَا فِي ا لآفَا قِ وَفِي أَنْ فُسِهِمْ حَتَّى يَتَبَيَّنَ لَهُمْ أَنَّ هُ ا لْحَقُّ ۗ أَوَلَمْ يَكْفِ بِرَ بِّكَ أَنَّ هُ عَلَى كُلِّ شَيْ ءٍ شَهِيدٌ
'Alā 'Inn ahum Fī Mir yatin Min Liq ā 'i Ra bbihim ۗ 'Alā 'Inn ahu Bikulli Sh ay 'in Muĥīţ un
041-054 Waxayna Gaaladu kaga suganyihiin shaki lakulanka EebeEebana waxkasta wuu koobay.
أَلاَ إِنَّ هُمْ فِي مِر ْيَةٍ مِن ْ لِقَ ا ءِ رَ بِّهِمْ ۗ أَلاَ إِنَّ هُ بِكُلِّ شَيْ ءٍ مُحِيطٌ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ