Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

39) Sūrat Az-Zumar

Printed format

39) سُورَة الزُّمَر

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Tanzīlu Al-Kitābi Mina Allāhi Al-`Azīzi Al-Ĥakīmi 039-001 Soo dajinta Kitaabka (Quraanka) wuxuu ka ahaaday xagga Eebaha adkaada ee falka san. تَ‍‌‍نْ‍‍ز‍ِ‍ي‍‍لُ ‌الْكِت‍‍َ‍ابِ مِنَ ‌اللَّ‍‍هِ ‌الْعَز‍ِ‍ي‍‍زِ‌ ‌الْحَكِيمِ
'Innā 'Anzalnā 'Ilayka Al-Kitāba Bil-Ĥaqqi Fā`budi Allāha Mukhlişāan Lahu Ad-Dīna 039-002 Annagaana kuugu soo dajinay Nabiyow Kitaabka si xaq ahee caabud Eebe adoo kali yeeli Diinta. إِنَّ‍‍ا‌ ‌أَ‌ن‍‍زَلْنَ‍‍ا‌ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍كَ ‌الْكِت‍‍َ‍ابَ بِ‍الْحَ‍‍قِّ فَاعْبُدِ‌ ‌اللَّ‍‍هَ مُ‍‍خْ‍‍لِ‍‍ص‍‍ا‌ ً‌ لَهُ ‌ال‍‍دِّينَ
'Alā Lillāh Ad-Dīnu Al-Khālişu Wa ۚ Al-Ladhīna Attakhadhū Min Dūnihi~ 'Awliyā'a Mā Na`buduhum 'Illā Liyuqarribūnā 'Ilá Allāhi Zulfá 'Inna Allāha Yaĥkumu Baynahum Fī Mā Hum Fīhi Yakhtalifūna ۗ 'Inna Allāha Lā Yahdī Man Huwa Kādhibun Kaffārun 039-003 Diinta khaaliska ahna waxay u sugnaatey Eebekuwa ka yeesha Eebe ka sokow awliyo waxay odhan uma caabudno inay Eebe noo dhaweeyaan mooyee dhawaanshoEebaana kala xukumi dadka dhexdooda waxay isku diidaanEebana ma hanuuniyo Been badane gaalnimobadan. أَلاَ‌ لِلَّهِ ‌ال‍‍دّ‍ِ‍ي‍‍نُ ‌الْ‍‍خَ‍‍الِ‍‍صُ ۚ ‌وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌اتَّ‍‍خَ‍‍ذُ‌و‌ا‌ مِ‍‌‍نْ ‌دُ‌ونِهِ ‌أَ‌وْلِي‍‍َ‍ا‌ءَ‌ مَا‌ نَعْبُدُهُمْ ‌إِلاَّ‌ لِيُ‍‍قَ‍‍رِّبُونَ‍‍ا‌ ‌إِلَى‌ ‌اللَّ‍‍هِ ‌زُلْفَ‍‍ى‌ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ يَحْكُمُ بَيْنَهُمْ فِي مَا‌ هُمْ ف‍‍ِ‍ي‍‍هِ يَ‍‍خْ‍‍تَلِف‍‍ُ‍ونَ ۗ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ لاَ‌ يَهْدِي مَ‍‌‍نْ هُوَ‌ كَا‌ذِب‌‍ٌ‌ كَفَّا‌رٌ
Law 'Arāda Allāhu 'An Yattakhidha Waladāanşţafá Mimmā Yakhluqu Mā Yashā'u ۚ Subĥānahu ۖ Huwa Allāhu Al-Wāĥidu Al-Qahhāru 039-004 Hadduu doono Eebe inuu yeesho ilmo wuxuu ka dooran lahaa wuxuu abuuro wuxuu doonowaa naxahanyaheywaana Eebaha kalida ah ee awoodda badan. لَوْ‌ ‌أَ‌رَ‍‌ا‌دَ‌ ‌اللَّ‍‍هُ ‌أَ‌نْ يَتَّ‍‍خِ‍‍ذَ‌ ‌وَلَد‌ا‌ ً‌ لاَ‍صْ‍‍طَ‍‍فَى‌ مِ‍‍مَّ‍‍ا‌ يَ‍‍خْ‍‍لُ‍‍قُ مَا‌ يَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ ۚ سُ‍‍بْ‍‍حَانَ‍‍هُ ۖ هُوَ‌ ‌اللَّ‍‍هُ ‌الْوَ‌احِدُ‌ ‌الْ‍‍قَ‍‍هَّا‌رُ
Khalaqa As-Samāwāti Wa Al-'Arđa Bil-Ĥaqqi ۖ Yukawwiru Al-Layla `Alá An-Nahāri Wa Yukawwiru An-Nahāra `Alá Al-Layli ۖ Wa Sakhkhara Ash-Shamsa Wa Al-Qamara ۖ Kullun Yajrī Li'jalin Musamman ۗ 'Alā Huwa Al-`Azīzu Al-Ghaffāru 039-005 Isagaa abuuray samooyinka iyo dhulkaba si dhab ahwuxuuna Habeenka ku daboolaa MaalintaMaalintana ku daboolaa Habeenkawuxuuuna sakhiray Qorraxda iyo Dayaxamid walbana wuxuu ku socdaa muddo magacaabanEebana waa adkaade dambi dhaafbadan. خَ‍‍لَ‍قَ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضَ بِ‍الْحَ‍‍قِّ ۖ يُكَوِّ‌ر‍ُ‍‌ ‌ال‍‍لَّ‍‍يْ‍‍لَ عَلَى‌ ‌ال‍‍نَّ‍‍ه‍‍َ‍ا‌ر‍ِ‍‌ ‌وَيُكَوِّ‌ر‍ُ‍‌ ‌ال‍‍نَّ‍‍ه‍‍َ‍ا‌‍رَ‌ عَلَى‌ ‌ال‍‍لَّ‍‍يْ‍‍لِ ۖ ‌وَسَ‍‍خَّ‍رَ‌ال‍‍شَّمْسَ ‌وَ‌الْ‍‍قَ‍‍مَ‍رَۖ كُلٌّ‌ يَ‍‍جْ‍‍رِي لِأجَلٍ‌ مُسَ‍‍مّ‍‍ىً‌ ۗ ‌أَلاَ‌ هُوَ‌ ‌الْعَز‍ِ‍ي‍‍زُ‌ ‌الْ‍‍غَ‍‍فَّا‌رُ
Khalaqakum Min Nafsin Wāĥidatin Thumma Ja`ala Minhā Zawjahā Wa 'Anzala Lakum Mina Al-'An`ām Thamāniyata 'Azwājin ۚ Yakhluqukum Fī Buţūni 'Ummahātikum Khalqāan Min Ba`di KhalqinŽulumātin Thalāthin ۚ Dhalikumu Allāhu Rabbukum Lahu Al-Mulku ۖ Lā 'Ilāha 'Illā Huwa ۖ Fa'anná Tuşrafūna 039-006 Wuxuu idinka abuurey naf kaliya (Nabi aadam) markaasuu Eebe ka yeeley (ka abuurey) xagga aadam haweeneydiisi (Xaawo) wuxuuna Eebe idiin soo dajiyey xoolaha siddeed nooc oo ka mid ahwuxuuna idinku abuurey uurka hooyadin abuurid ka dambeyso abuurid saddex mugdi dhexdooda saasna waxaa yeela Eebaha idin barbaariyaisagaana iska leh xukunkaEebe mooyee ilaah kale majiroee xaggee laydiinka iili (Xaqa). خَ‍‍لَ‍قَ‍‍كُمْ مِ‍‌‍نْ نَفْسٍ‌ ‌وَ‌احِدَة‌‍ٍ‌ ثُ‍‍مَّ جَعَلَ مِ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ ‌زَ‌وْجَهَا‌ ‌وَ‌أَ‌نْ‍‍زَلَ لَكُمْ مِنَ ‌الأَنعَام ثَمَانِيَةَ ‌أَ‌زْ‌و‍َ‍‌اجٍۚ يَ‍‍خْ‍‍لُ‍‍قُ‍‍كُمْ فِي بُ‍‍طُ‍‍ونِ ‌أُمَّ‍‍هَاتِكُمْ خَ‍‍لْ‍‍ق‍‍ا‌ ً‌ مِ‍‌‍نْ بَعْدِ‌ خَ‍‍لْ‍‍ق‍ٍ‌ فِي ظُ‍‍لُم‍‍َ‍ات‌‍ٍ‌ ثَلاَث‌‍ٍۚ ‌ذَلِكُمُ ‌اللَّ‍‍هُ ‌‍رَبُّكُمْ لَهُ ‌الْمُلْكُ ۖ لاَ‌ ‌إِلَهَ ‌إِلاَّ‌ هُوَ‌ ۖ فَأَنَّ‍‍ى‌ تُ‍‍صْ‍رَفُونَ
'In Takfurū Fa'inna Allāha Ghanīyun `Ankum ۖ Wa Lā Yarđá Li`ibādihi Al-Kufra ۖ Wa 'In Tashkurū Yarđahu Lakum ۗ Wa Lā Taziru Wāziratun Wizra 'Ukhۗ Thumma 'Ilá Rabbikum Marji`ukum Fayunabbi'ukum Bimā Kuntum Ta`malūna ۚ 'Innahu `Alīmun Bidhāti Aş-Şudūri 039-007 Haddaad gaalowdaan dadow Eebe waa idinka kaaftoomeyugamana raalli aha addoomadiisa gaalnimohadaad ku mahdisaanna wuu idin ka raalli noqonnafna naf kale danbigeeda ma qaaddowaxaana leydiin celin Eebihiin xaggiisawuxuuna idiin ka warrami waxaad camal fasheenwuuna ogyahey wax laabta (qalbiga) ku sugan. إِ‌نْ تَكْفُرُ‌و‌ا‌ فَإِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ غَ‍‍نِيٌّ عَ‍‌‍نْ‍‍كُمْ ۖ ‌وَلاَ‌ يَرْ‍ضَ‍‍ى‌ لِعِبَا‌دِهِ ‌الْكُفْ‍رَۖ ‌وَ‌إِ‌نْ تَشْكُرُ‌و‌ا‌ يَرْ‍ضَ‍‍هُ لَكُمْ ۗ ‌وَلاَ‌ تَزِ‌ر‍ُ‍‌ ‌وَ‌ا‌زِ‌‍رَةٌ‌ ‌وِ‌زْ‌‍رَ‌ ‌أُ‍خْ‍رَ‌ى‌ ۗ ثُ‍‍مَّ ‌إِلَى‌ ‌‍رَبِّكُمْ مَرْجِعُكُمْ فَيُنَبِّئُكُمْ بِمَا‌ كُ‍‌‍نْ‍‍تُمْ تَعْمَل‍‍ُ‍ونَ ۚ ‌إِنَّ‍‍هُ عَل‍‍ِ‍ي‍‍م‌‍ٌ‌ بِذ‍َ‍‌اتِ ‌ال‍‍صُّ‍‍دُ‌و‌رِ
Wa 'Idhā Massa Al-'Insāna Đurrun Da`ā Rabbahu Munībāan 'Ilayhi Thumma 'Idhā Khawwalahu Ni`matan Minhu Nasiya Mā Kāna Yad`ū 'Ilayhi Min Qablu Wa Ja`ala Lillāh 'Andādāan Liyuđilla `An Sabīlihi ۚ Qul Tamatta` Bikufrika Qalīlāan ۖ 'Innaka Min 'Aşĥābi An-Nāri 039-008 Markuu dadka taabto dhib wuxuu baryaa Eebihiis isagoo u noqonmarkuuse Nicmo siiyo wuu illoobaa wuxuu baryey horeywuxuuna u yeelaa Eebe shariigyo si uu uga baadiyeeyo (kaasi) jidka Eebewaxaad dhahdaa ku raaxaysogaalnimadaada wax yar waxaad ka mid tahay chelu naarke. وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ مَسَّ ‌الإِ‌ن‍‍س‍‍َ‍انَ ضُ‍‍رّ‌‌ٌ‌ ‌دَعَا‌ ‌‍رَبَّ‍‍هُ مُنِيبا‌‌ ً‌ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍هِ ثُ‍‍مَّ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ خَ‍‍وَّلَ‍‍هُ نِعْمَة ً‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُ نَسِيَ مَا‌ ك‍‍َ‍انَ يَ‍‍دْعُو‌ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍هِ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لُ ‌وَجَعَلَ لِلَّهِ ‌أَ‌نْ‍‍دَ‌ا‌د‌ا‌ ً‌ لِيُ‍‍ضِ‍‍لَّ عَ‍‌‍نْ سَبِيلِ‍‍هِ ۚ قُ‍‍لْ تَمَتَّعْ بِكُفْ‍‍رِكَ قَ‍‍لِيلا‌‌ ًۖ ‌إِنَّ‍‍كَ مِ‍‌‍نْ ‌أَ‍صْ‍‍ح‍‍َ‍ابِ ‌ال‍‍نَّ‍‍ا‌رِ
'Amman Huwa Qānitun 'Ānā'a Al-Layli Sājidāan Wa Qā'imāan Yaĥdharu Al-'Ākhirata Wa Yarjū Raĥmata Rabbihi ۗ Qul Hal Yastawī Al-Ladhīna Ya`lamūna Wa Al-Ladhīna Lā Ya`lamūna ۗ 'Innamā Yatadhakkaru 'Ūlū Al-'Albābi 039-009 Ruux tukan oo Eebe adeece saacadaha habeenka isagoo sujuudsan oo taagan kana digtoon aakhiro quudarreynayana naxariista Eebihiis (Ma la midbaa cidaan saas faleynin). waxaad dhahdaa Nabiyow ma egyihiin kuwa wax yaqaanna iyo kuwaan wax aqooninwaxaa uun waantoomi kuwa caqliga leh. أَمَّ‍‍‌‍نْ هُوَ‌ قَ‍‍انِت‌‍ٌ‌ ‌آن‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌ال‍‍لَّ‍‍يْ‍‍لِ سَاجِد‌ا‌ ً‌ ‌وَ‍قَ‍‍ائِما‌ ً‌ يَحْذَ‌رُ‌ ‌الآ‍‍خِ‍رَةَ ‌وَيَرْجُو‌ ‌‍رَحْمَةَ ‌‍رَبِّ‍‍هِ ۗ قُ‍‍لْ هَلْ يَسْتَوِي ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يَعْلَم‍‍ُ‍ونَ ‌وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ لاَ‌ يَعْلَم‍‍ُ‍ونَ ۗ ‌إِنَّ‍‍مَا‌ يَتَذَكَّرُ‌ ‌أ‍ُ‍‌وْلُو‌ا‌الأَلْبَابِ
Qul Yā `Ibādi Al-Ladhīna 'Āmanū Attaqū Rabbakum ۚ Lilladhīna 'Aĥsanū Fī Hadhihi Ad-Dunyā Ĥasanatun ۗ Wa 'Arđu Allāhi Wāsi`atun ۗ 'Innamā Yuwaffá Aş-Şābirūna 'Ajrahum Bighayri Ĥisābin 039-010 Waxaad dhahdaa Nabiyow addoomadeyda xaqa rumeeyow ka dhowrsada Eebihiinciddii wanaag fashana addooomadeyda waxaa usugnaadey wanaagdhulka Eebena waa waasac (ee ku caabuda) waxaa uun loo oofiyaa (dhameyaa) kuwa samra ajrigooda xisaab la'aan. قُ‍‍لْ يَاعِب‍‍َ‍ا‌دِ‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌اتَّ‍‍قُ‍‍و‌ا‌ ‌‍رَبَّكُمْ لِلَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ۚ ‌أَحْسَنُو‌ا‌ فِي هَذِهِ ‌ال‍‍دُّ‌نْ‍‍يَا‌ حَسَنَةٌ‌ ‌وَ‌أَ‌رْ‍ضُ ۗ ‌اللَّ‍‍هِ ‌وَ‌اسِعَة‌‍ٌ‌ ‌إِنَّ‍‍مَا‌ ۗ يُوَفَّى‌ ‌ال‍‍صَّ‍‍ابِر‍ُ‍‌ونَ ‌أَجْ‍‍‍رَهُمْ بِ‍‍غَ‍‍يْ‍‍ر‍ِ‍‌ حِسَابٍ
Qul 'Innī 'Umirtu 'An 'A`buda Allāha Mukhlişāan Lahu Ad-Dīna 039-011 Waxaad dhahdaa Nabiyow waxaa lay faray inaan caabudo Eebe anoo u kali yeeli diinta. قُ‍‍لْ ‌إِنِّ‍‍ي ‌أُمِ‍‍رْتُ ‌أَ‌نْ ‌أَعْبُدَ‌ ‌اللَّ‍‍هَ مُ‍‍خْ‍‍لِ‍‍ص‍‍ا‌ ً‌ لَهُ ‌ال‍‍دِّينَ
Wa 'Umirtu Li'n 'Akūna 'Awwala Al-Muslimīna 039-012 Waxaana ley faray inaan noqdo kan ugu horreeya muslimiinta. وَ‌أُمِ‍‍رْتُ لِأ‌نْ ‌أَك‍‍ُ‍ونَ ‌أَ‌وَّلَ ‌الْمُسْلِمِينَ
Qul 'Innī 'Akhāfu 'In `Aşaytu Rabbī `Adhāba Yawmin `Ažīmin 039-013 waxaad dhahdaa Nabiyoow anigu waxaan ka cabsan hadaan caasiyo Eebahay cadaab maalin weyn. قُ‍‍لْ ‌إِنِّ‍‍ي ‌أَ‍خَ‍‍افُ ‌إِ‌نْ عَ‍‍صَ‍‍يْ‍‍تُ ‌‍رَبِّي عَذ‍َ‍‌ابَ يَ‍‍وْمٍ عَ‍‍ظِ‍‍يمٍ
Quli Allāha 'A`budu Mukhlişāan Lahu Dīni 039-014 Waxaad dhahdaa Eebe uun baan caabudi anoo ukaliyeeli Diintayda. قُ‍‍لِ ‌اللَّ‍‍هَ ‌أَعْبُدُ‌ مُ‍‍خْ‍‍لِ‍‍ص‍‍ا‌ ً‌ لَ‍‍هُ ‌دِينِ
Fā`budū Mā Shi'tum Min Dūnihi ۗ Qul 'Inna Al-Khāsirīna Al-Ladhīna Khasirū 'Anfusahum Wa 'Ahlīhim Yawma Al-Qiyāmati ۗ 'Alā Dhālika Huwa Al-Khusrānu Al-Mubīnu 039-015 Ee caabuda Gaaloy waxaad doontaan Eebe ka sokowwaxaadna dhahdaa kuwa khasaaray waa kuwa khasaariyey Naftooda iyo Ehelkoodii Maalinta Qiyaametaasina waa khasaaraha cad. فَاعْبُدُ‌و‌ا‌ مَا‌ شِئْتُمْ مِ‍‌‍نْ ‌دُ‌ونِ‍‍هِ ۗ قُ‍‍لْ ‌إِنَّ ‌الْ‍‍خَ‍‍اسِ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍نَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ خَ‍‍سِرُ‌و‌ا‌ ‌أَ‌نْ‍‍فُسَهُمْ ‌وَ‌أَهْلِيهِمْ يَ‍‍وْمَ ‌الْ‍‍قِ‍‍يَامَةِ ۗ ‌أَلاَ‌ ‌ذَلِكَ هُوَ‌ ‌الْ‍‍خُ‍‍سْ‍رَ‍‌انُ ‌الْمُبِينُ
Lahum Min Fawqihim Žulalun Mina An-Nāri Wa Min Taĥtihim Žulalun ۚ Dhālika Yukhawwifu Allāhu Bihi `Ibādahu ۚ Yā `Ibādi Fa Attaqūni 039-016 Korkooda waxaa ah lakabyo Naar ahhoostoodana waxaa ah lakabyo Naar ahkaasina waa waxa Eebe ku cabsi galiyo (ugu digo) addoomadiisa ee addoomadeydoow iga dhawrsada. لَهُمْ مِ‍‌‍نْ فَوْ‍قِ‍‍هِمْ ظُ‍‍لَلٌ‌ مِنَ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍ا‌ر‍ِ‍‌ ‌وَمِ‍‌‍نْ تَحْتِهِمْ ظُ‍‍لَل‌‍ٌۚ ‌ذَلِكَ يُ‍‍خَ‍‍وِّفُ ‌اللَّ‍‍هُ بِ‍‍هِ عِبَا‌دَهُ ۚ يَاعِب‍‍َ‍ا‌دِ‌ فَاتَّ‍‍قُ‍‍ونِ
Wa Al-Ladhīna Ajtanabū Aţ-Ţāghūta 'An Ya`budūhā Wa 'Anābū 'Ilá Allāhi Lahumu Al-Bushۚ Fabashshir `Ibādi 039-017 Kuwa ka fogaaday inay caabudaan shaydaan (iyo xima fare) oo Eebe u noqday waxaa usugnaaday Bishaaro ee u bishaaree addoomadayda. وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌اجْ‍‍تَنَبُو‌ا‌ال‍‍طَّ‍‍اغُ‍‍وتَ ‌أَ‌نْ يَعْبُدُ‌وهَا‌ ‌وَ‌أَنَابُ‍‍و‌ا‌ ‌إِلَى‌ ‌اللَّ‍‍هِ لَهُمُ ‌الْبُشْ‍رَ‌ى‌ ۚ فَبَشِّ‍‍رْ‌ عِبَا‌دِ
Al-Ladhīna Yastami`ūna Al-Qawla Fayattabi`ūna 'Aĥsanahu~ ۚ 'Ūlā'ika Al-Ladhīna Hadāhumu Allāhu ۖ Wa 'Ūlā'ika Hum 'Ūlū Al-'Albābi 039-018 Ee ah kuwa dhageysta hadalka oo raaca kiisa fiicankuwaasna waa kuwa Eebe hanuuniyeykuwaasna iyaga uunbaa ah kuwa caqliga leh. الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يَسْتَمِع‍‍ُ‍ونَ ‌الْ‍‍قَ‍‍وْلَ فَيَتَّبِع‍‍ُ‍ونَ ‌أَحْسَنَهُ~ُ ۚ ‌أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ هَدَ‌اهُمُ ‌اللَّ‍‍هُ ۖ ‌وَ‌أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ هُمْ ‌أ‍ُ‍‌وْلُو‌ا‌الأَلْبَابِ
'Afaman Ĥaqqa `Alayhi Kalimatu Al-`Adhābi 'Afa'anta Tunqidhu Man An-Nāri 039-019 Ruuxay u waajibtay ereyga cadaab ma adaa Nabiyoow ka korin cid Naar gali. أَفَمَ‍‌‍نْ حَ‍‍قَّ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ كَلِمَةُ ‌الْعَذ‍َ‍‌ابِ ‌أَفَأَ‌نْ‍‍تَ تُ‍‌‍ن‍‍قِ‍‍ذُ‌ مَ‍‌‍نْ فِي ‌ال‍‍نَّ‍‍ا‌رِ
Lakini Al-Ladhīna Attaqaw Rabbahum Lahum Ghurafun Min Fawqihā Ghurafun Mabnīyatun Tajrī Min Taĥtihā Al-'Anhāru ۖ Wa`da Allāhi ۖ Lā Yukhlifu Allāhu Al-Mī`ād 039-020 kuwa ka dhawrsaday Eebahoodse waxay mudan Qawlado (Janno) oo qawlada kale ka korreeyaan sifiicanna (udhisan)waxaana dhexsocda Wabiyaalkiiwaana yabooh Eebemana baajiyo Eebe yaboohissa. لَكِنِ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌اتَّ‍‍قَ‍‍وْ‌ا‌ ‌‍رَبَّهُمْ لَهُمْ غُ‍رَفٌ‌ مِ‍‌‍نْ فَوْ‍قِ‍‍هَا‌ غُ‍رَفٌ‌ مَ‍‍بْ‍‍نِيَّة‌‍ٌ‌ تَ‍‍جْ‍‍رِي مِ‍‌‍نْ تَحْتِهَا‌ ‌الأَ‌نْ‍‍ه‍‍َ‍ا‌رُ‌ ۖ ‌وَعْدَ‌ ‌اللَّ‍‍هِ ۖ لاَ‌ يُ‍‍خْ‍‍لِفُ ‌اللَّ‍‍هُ ‌الْمِيعَا‌د
'Alam Tará 'Anna Allāha 'Anzala Mina As-Samā'i Mā'an Fasalakahu Yanābī`a Fī Al-'Arđi Thumma Yukhriju Bihi Zar`āan Mukhtalifāan 'Alwānuhu Thumma Yahīju Fatarāhu Muşfaran Thumma Yaj`aluhu Ĥuţāmāan ۚ 'Inna Fī Dhālika Ladhikrá Li'wlī Al-'Albābi 039-021 Miyaadan arkeyn in Eebe ka soodajiyey samada biyo oo markaas uu galin dhulka iyagoo ka soo burqan dhulkamarkaasna Eebe ku soo bixin Beer midabkeedu kala duwanyahay markaas ka dibna uu ingagi ood arki isagoo cawlankadibna kayeeli bur burarrintaasna waxay xusuus u tahay kuw caqliga leh. أَلَمْ تَ‍رَ‌ى‌ ‌أَنَّ ‌اللَّ‍‍هَ ‌أَ‌نْ‍‍زَلَ مِنَ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءِ‌ م‍‍َ‍ا‌ء‌‌ ً‌ فَسَلَكَ‍‍هُ يَنَاب‍‍ِ‍ي‍‍عَ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ثُ‍‍مَّ يُ‍‍خْ‍‍رِجُ بِ‍‍هِ ‌زَ‌رْعا‌ ً‌ مُ‍‍خْ‍‍تَلِفاً‌ ‌أَلْوَ‌انُ‍‍هُ ثُ‍‍مَّ يَه‍‍ِ‍ي‍‍جُ فَتَ‍رَ‍‌اهُ مُ‍‍صْ‍‍فَرّ‌ا‌‌ ً‌ ثُ‍‍مَّ يَ‍‍جْ‍‍عَلُ‍‍هُ حُ‍‍طَ‍‍اما‌‌ ًۚ ‌إِنَّ فِي ‌ذَلِكَ لَذِكْ‍رَ‌ى‌ لِأ‌و‍ْ‍لِي ‌الأَلْبَابِ
'Afaman Sharaĥa Allāhu Şadrahu Lil'islāmi Fahuwa `Alá Nūrin Min Rabbihi ۚ Fawaylun Lilqāsiyati Qulūbuhum Min Dhikri Allāhi ۚ 'Ūlā'ika Fī Đalālin Mubīnin 039-022 Ruux Eebe uwaasiciyey Laabtiisa Islaamka oo nuurka Eebe ku sugan ma lamidbaa (mid la daboolay) halaag wuxuu u sugnaaday kuwey ka ingagtay quluubtoodu xuska Eebe (Quraanka) kuwaasina waa kuwa baadi cad kusugan. أَفَمَ‍‌‍نْ شَ‍رَحَ ‌اللَّ‍‍هُ صَ‍‍دْ‌‍رَهُ لِلإِسْلاَمِ فَهُوَ‌ عَلَى‌ ن‍‍ُ‍و‌ر‌ٍ‌ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَبِّ‍‍هِ ۚ فَوَيْ‍‍ل ٌ‌ لِلْ‍‍قَ‍‍اسِيَةِ قُ‍‍لُوبُهُمْ مِ‍‌‍نْ ‌ذِكْ‍‍ر‍ِ‍‌ ‌اللَّ‍‍هِ ۚ ‌أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ فِي ضَ‍‍لاَلٍ‌ مُبِينٍ
Al-Lahu Nazzala 'Aĥsana Al-Ĥadīthi Kitābāan Mutashābihāan Mathāniya Taqsha`irru Minhu Julūdu Al-Ladhīna Yakhshawna Rabbahum Thumma Talīnu Julūduhum Wa Qulūbuhum 'Ilá Dhikri Allāhi ۚ Dhālika Hudá Allāhi Yahdī Bihi Man Yashā'u ۚ Wa Man Yuđlili Allāhu Famā Lahu Min Hādin 039-023 Eebaa soo dejiyey kan ugu fiican hadalkitaabuu soo dajiyey isu egoo soo noqnoqdaay lana qamandhacyooto Jidhka kuwa ka yaaba Eebahoodmarkaasay la jilci jidhkoodu iyo quluubtoodu xusuusta Eebearrintaasuna waa hanuunka Eebe uu ku hanuuniyo cidduu doonoruuxuu Eebe dhumiyana ma jiro cid hanuunin. اللَّهُ نَزَّلَ ‌أَحْسَنَ ‌الْحَد‍ِ‍ي‍‍ثِ كِتَابا‌ ً‌ مُتَشَابِها‌ ً‌ مَثَانِيَ تَ‍‍قْ‍‍شَعِ‍‍ر‍ّ‍ُ‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُ جُل‍‍ُ‍و‌دُ‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يَ‍‍خْ‍‍شَ‍‍وْنَ ‌‍رَبَّهُمْ ثُ‍‍مَّ تَل‍‍ِ‍ي‍‍نُ جُلُو‌دُهُمْ ‌وَ‍قُ‍‍لُوبُهُمْ ‌إِلَى‌ ‌ذِكْ‍‍ر‍ِ‍‌ ‌اللَّ‍‍هِ ۚ ‌ذَلِكَ هُدَ‌ى‌ ‌اللَّ‍‍هِ يَهْدِي بِ‍‍هِ مَ‍‌‍نْ يَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ ۚ ‌وَمَ‍‌‍نْ يُ‍‍ضْ‍‍لِلِ ‌اللَّ‍‍هُ فَمَا‌ لَ‍‍هُ مِ‍‌‍نْ هَا‌دٍ
'Afaman Yattaqī Biwajhihi Sū'a Al-`Adhābi Yawma Al-Qiyāmati ۚ Wa Qīla Lilžžālimīna Dhūqū Mā Kuntum Taksibūna 039-024 Ma ruux wajigiis kaga gabada cadaab xun maalinta qiyaame mala midbaa mid aan saas ahaynwaxaana loo yidhaa daalimiinta dhadhamiya waxaad kasban Jirteen(abaalkiisii). أَفَمَ‍‌‍نْ يَتَّ‍‍قِ‍‍ي بِوَجْ‍‍هِ‍‍هِ س‍‍ُ‍و‌ءَ‌ ‌الْعَذ‍َ‍‌ابِ يَ‍‍وْمَ ‌الْ‍‍قِ‍‍يَامَةِ ۚ ‌وَ‍قِ‍‍ي‍‍لَ لِل‍‍ظَّ‍‍الِم‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌ذُ‌وقُ‍‍و‌ا‌ مَا‌ كُ‍‌‍نْ‍‍تُمْ تَكْسِبُونَ
Kadhdhaba Al-Ladhīna Min Qablihim Fa'atāhumu Al-`Adhābu Min Ĥaythu Lā Yash`urūna 039-025 Waxaa beeniyey (xaqa) kuwii ka horreeyey (gaaladan) wuxuuna uga yimid cadaabku meelayn kasayn. كَذَّبَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِهِمْ فَأَتَاهُمُ ‌الْعَذ‍َ‍‌ابُ مِ‍‌‍نْ حَ‍‍يْ‍‍ثُ لاَ‌ يَشْعُرُ‌ونَ
Fa'adhāqahumu Allāhu Al-Khizya Fī Al-Ĥayāati Ad-Dunۖ Wa La`adhābu Al-'Ākhirati 'Akbaru ۚ Law Kānū Ya`lamūna 039-026 Markaasuu Eebe dhadhansiiyay dulli nolasha adduunyocadaabka aakhiraana weyn hadday wax garan. فَأَ‌ذَ‌اقَ‍‍هُمُ ‌اللَّ‍‍هُ ‌الْ‍‍خِ‍‍زْيَ فِي ‌الْحَي‍‍َ‍اةِ ‌ال‍‍دُّ‌نْ‍‍يَا‌ ۖ ‌وَلَعَذ‍َ‍‌ابُ ‌الآ‍‍خِ‍رَةِ ‌أَكْبَرُ‌ ۚ لَوْ‌ كَانُو‌ا‌ يَعْلَمُونَ
Wa Laqad Đarabnā Lilnnāsi Fī Hādhā Al-Qur'āni Min Kulli Mathalin La`allahum Yatadhakkarūna 039-027 Dhabbaan ugu caddayney dadka Quraanka tusaale kasta inay waantoobaan وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ ضَ‍رَبْ‍‍نَا‌ لِل‍‍نّ‍‍َ‍اسِ فِي هَذَ‌ا‌ ‌الْ‍‍قُ‍‍رْ‌آنِ مِ‍‌‍نْ كُلِّ مَثَل‍ٍ‌ لَعَلَّهُمْ يَتَذَكَّرُ‌ونَ
Qur'ānāan `Arabīyāan Ghayra Dhī `Iwajin La`allahum Yattaqūna 039-028 Waana Quraan carabi ku (qoran) oon qalloclahayn may dhawrsadaan. قُ‍‍ر‌آناً‌ عَ‍رَبِيّاً‌ غَ‍‍يْ‍رَ‌ ‌ذِي عِوَج‍ٍ‌ لَعَلَّهُمْ يَتَّ‍‍قُ‍‍ونَ
Đaraba Allāhu Mathalāan Rajulāan Fīhi Shurakā'u Mutashākisūna Wa Rajulāan Salamāan Lirajulin Hal Yastawiyāni Mathalāan ۚ Al-Ĥamdu Lillāh ۚ Bal 'Aktharuhum Lā Ya`lamūna 039-029 Eebe wuxuu qadaray tusaale nin dad wadaagaan iskuna khilaafsan iyo mid usugnaada ruux si gaar ah ma egyihiin tusaale ahaan. mahad Eebaa iska lch dadka badidiisna ma oga. ضَ‍رَبَ ‌اللَّ‍‍هُ مَثَلا‌ ً‌ ‌‍رَجُلا‌‌ ً‌ ف‍‍ِ‍ي‍‍هِ شُ‍رَك‍‍َ‍ا‌ءُ‌ مُتَشَاكِس‍‍ُ‍ونَ ‌وَ‌‍رَجُلا‌‌ ً‌ سَلَما‌ ً‌ لِ‍رَجُلٍ هَلْ يَسْتَوِي‍‍َ‍انِ مَثَلا‌‌ ًۚ ‌الْحَمْدُ‌ لِلَّهِ ۚ بَلْ ‌أَكْثَرُهُمْ لاَ‌ يَعْلَمُونَ
'Innaka Mayyitun Wa 'Innahum Mayyitūna 039-030 Adigu waad dhiman iyaguna (Gaaladu) way dhiman. إِنَّ‍‍كَ مَيِّتٌ‌ ‌وَ‌إِنَّ‍‍هُمْ مَيِّتُونَ
Thumma 'Innakum Yawma Al-Qiyāmati `Inda Rabbikum Takhtaşimūna 039-031 Markaas maalinta qiyaame waxaad ku doodaysaan Eebihiin agtiisa. ثُ‍‍مَّ ‌إِنَّ‍‍كُمْ يَ‍‍وْمَ ‌الْ‍‍قِ‍‍يَامَةِ عِ‍‌‍نْ‍‍دَ‌ ‌‍رَبِّكُمْ تَ‍‍خْ‍‍تَ‍‍صِ‍‍مُونَ
Faman 'Ažlamu Mimman Kadhaba `Alá Allāhi Wa Kadhdhaba Biş-Şidqi 'Idh Jā'ahu~ ۚ 'Alaysa Fī Jahannama Mathwan Lilkāfirīna 039-032 Yaa ka dulmi badan Ruux ku been abuurtey Eebe korkiisa oo beeniyey runta (Xaqa) markuu uyimidmiyeyna ahayn Jahannamo Guriga Gaalada. فَمَ‍‌‍نْ ‌أَ‍ظْ‍‍لَمُ مِ‍‍مَّ‍‍‌‍نْ كَذَبَ عَلَى‌ ‌اللَّ‍‍هِ ‌وَكَذَّبَ بِ‍ال‍‍صِّ‍‍دْ‍‍قِ ‌إِ‌ذْ‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَهُ~ُ ۚ ‌أَلَ‍‍يْ‍‍سَ فِي جَهَ‍‍نَّ‍‍مَ مَثْو‌ى‌ ً‌ لِلْكَافِ‍‍رِينَ
Wa Al-Ladhī Jā'a Biş-Şidqi Wa Şaddaqa Bihi~ ۙ 'Ūlā'ika Humu Al-Muttaqūna 039-033 Kii la yimid Runta iyo kii rumeeyey waa dhawrsadeen/ وَ‌الَّذِي ج‍‍َ‍ا‌ءَ‌ بِ‍ال‍‍صِّ‍‍دْ‍‍قِ ‌وَ‍صَ‍‍دَّ‍‍قَ بِهِ ۙ ‌أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ هُمُ ‌الْمُتَّ‍‍قُ‍‍ونَ
Lahum Mā Yashā'ūna `Inda Rabbihim ۚ Dhālika Jazā'u Al-Muĥsinīna 039-034 Waxayna ku leeyihiin Eebe agtiisa waxay doonaan taasina waa abaalmarinta kuwa wanaagga fala. لَهُمْ مَا‌ يَش‍‍َ‍ا‌ء‍ُ‍‌ونَ عِ‍‌‍نْ‍‍دَ‌ ‌‍رَبِّهِمْ ۚ ‌ذَلِكَ جَز‍َ‍‌ا‌ءُ‌ ‌الْمُحْسِنِينَ
Liyukaffira Allāhu `Anhum 'Aswa'a Al-Ladhī `Amilū Wa Yajziyahum 'Ajrahum Bi'aĥsani Al-Ladhī Kānū Ya`malūna 039-035 Si Eebe ugu asturo wixii xumaa oy camal faleenkuna abaal mariyo ajirkii ufu fiicnaa waxay falayeen. لِيُكَفِّ‍‍ر‍َ‍‌ ‌اللَّ‍‍هُ عَ‍‌‍نْ‍‍هُمْ ‌أَسْوَ‌أَ‌ ‌الَّذِي عَمِلُو‌ا‌ ‌وَيَ‍‍جْ‍‍زِيَهُمْ ‌أَجْ‍‍‍رَهُمْ بِأَحْسَنِ ‌الَّذِي كَانُو‌ا‌ يَعْمَلُونَ
'Alaysa Allāhu Bikāfin `Abdahu ۖ Wa Yukhawwifūnaka Bial-Ladhīna Min Dūnihi ۚ Wa Man Yuđlili Allāhu Famā Lahu Min Hādin 039-036 Miyuusan ahayn Eebe kufillaha addoonkiisa waxay kugu cabsi galin waxa Eebe ka soo hadhay (ay caabudi) ruux Eebe dhumiyeyna ma laha cid hanuunin. أَلَ‍‍يْ‍‍سَ ‌اللَّ‍‍هُ بِك‍‍َ‍افٍ عَ‍‍بْ‍‍دَهُ ۖ ‌وَيُ‍‍خَ‍‍وِّفُونَكَ بِ‍الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ مِ‍‌‍نْ ‌دُ‌ونِ‍‍هِ ۚ ‌وَمَ‍‌‍نْ يُ‍‍ضْ‍‍لِلِ ‌اللَّ‍‍هُ فَمَا‌ لَ‍‍هُ مِ‍‌‍نْ هَا‌دٍ
Wa Man Yahdi Allāhu Famā Lahu Min Muđillin ۗ 'Alaysa Allāhu Bi`azīzin Dhī Antiqāmin 039-037 Cid Eebe hanuuniyeyna ma jiro wax dhuminEebana miyuusan ahayn adkaade aarsada. وَمَ‍‌‍نْ يَهْدِ‌ ‌اللَّ‍‍هُ فَمَا‌ لَ‍‍هُ مِ‍‌‍نْ مُ‍‍ضِ‍‍لٍّ ۗ ‌أَلَ‍‍يْ‍‍سَ ‌اللَّ‍‍هُ بِعَز‍ِ‍ي‍‍ز‌‌ٍ‌ ‌ذِي ‌انْ‍‍تِ‍‍قَ‍‍امٍ
Wa La'in Sa'altahum Man Khalaqa As-Samāwāti Wa Al-'Arđa Layaqūlunna Allāhu ۚ Qul 'Afara'aytum Mā Tad`ūna Min Dūni Allāhi 'In 'Adaniya Allāhu Biđurrin Hal Hunna Kāshifātu Đurrihi~ 'Aw 'Adanī Biraĥmatin Hal Hunna Mumsikātu Raĥmatihi ۚ Qul Ĥasbiya Allāhu ۖ `Alayhi Yatawakkalu Al-Mutawakkilūna 039-038 Hadaad warsato Gaalada yaa abuuray Cirka iyo Dhulka waxay odhan Eebewaxaad dhahdaa bal ka warrama waxaad caabudaysaan Eebe ka sokow hadduu ila doono Eebe dhib miyey yihiin kuwa fayda dhibka ama hadduu ila doono naxariis ma joojin karaan naxariistiisawaxaad dhahdaa waxaa i kaafiya Eebe ee korkiisa ha tala saarteen kuwa tala saaran. وَلَئِ‍‌‍نْ سَأَلْتَهُمْ مَ‍‌‍نْ خَ‍‍لَ‍‍قَ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضَ لَيَ‍‍قُ‍‍ولُ‍‍نَّ ‌اللَّ‍‍هُ ۚ قُ‍‍لْ ‌أَفَ‍رَ‌أَيْتُمْ مَا‌ تَ‍‍دْع‍‍ُ‍ونَ مِ‍‌‍نْ ‌د‍ُ‍‌ونِ ‌اللَّ‍‍هِ ‌إِ‌نْ ‌أَ‌‍رَ‌ا‌دَنِيَ ‌اللَّ‍‍هُ بِ‍‍ضُ‍‍رٍّ‌ هَلْ هُ‍‍نَّ كَاشِف‍‍َ‍اتُ ضُ‍‍رِّهِ ‌أَ‌وْ‌ ‌أَ‌‍رَ‌ا‌دَنِي بِ‍رَحْمَةٍ هَلْ هُ‍‍نَّ مُمْسِك‍‍َ‍اتُ ‌‍رَحْمَتِ‍‍هِ ۚ قُ‍‍لْ حَسْبِيَ ‌اللَّ‍‍هُ ۖ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ يَتَوَكَّلُ ‌الْمُتَوَكِّلُونَ
Qul Yā Qawmi A`malū `Alá Makānatikum 'Innī `Āmilun ۖ Fasawfa Ta`lamūna 039-039 Waxaad dhahdaa qoomkayoow sidaadtihiin u camalfala anna waan camal faliye waadna ogaandoontaan. قُ‍‍لْ يَاقَ‍‍وْمِ ‌اعْمَلُو‌ا‌ عَلَى‌ مَكَانَتِكُمْ ‌إِنِّ‍‍ي عَامِل‌‍ٌ‌ فَسَ‍‍وْفَ ۖ تَعْلَمُونَ
Man Ya'tīhi `Adhābun Yukhzīhi Wa Yaĥillu `Alayhi `Adhābun Muqīmun 039-040 Ruuxu yimaado cadaab dulleeya oo ku dago korkiisa cadaab joogta ah. مَ‍‌‍نْ يَأْت‍‍ِ‍ي‍‍هِ عَذ‍َ‍‌ابٌ‌ يُ‍‍خْ‍‍ز‍ِ‍ي‍‍هِ ‌وَيَحِلُّ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ عَذ‍َ‍‌ابٌ‌ مُ‍‍قِ‍‍يمٌ
'Innā 'Anzalnā `Alayka Al-Kitāba Lilnnāsi Bil-Ĥaqqi ۖ Famani Ahtadá Falinafsihi ۖ Wa Man Đalla Fa'innamā Yađillu `Alayhā ۖ Wa Mā 'Anta `Alayhim Biwakīlin 039-041 Annagaa kugu soodajinay Kitaabka (Quraanka) Dadka dartiis si dhab ahruuxii hanuunana wuxuu anfici naftiisakii dhumana wuxuu dhibi naftiisaadiguna Nabiyow kama tihid wakiil. إِنَّ‍‍ا‌ ‌أَ‌نْ‍‍زَلْنَا‌ عَلَ‍‍يْ‍‍كَ ‌الْكِت‍‍َ‍ابَ لِل‍‍نّ‍‍َ‍اسِ بِ‍الْحَ‍‍قِّ ۖ فَمَنِ ‌اهْتَدَ‌ى‌ فَلِنَفْسِ‍‍هِ ۖ ‌وَمَ‍‌‍نْ ضَ‍‍لَّ فَإِنَّ‍‍مَا‌ يَ‍‍ضِ‍‍لُّ عَلَيْهَا‌ ۖ ‌وَمَ‍‍ا‌ ‌أَ‌نْ‍‍تَ عَلَيْهِمْ بِوَكِيلٍ
Al-Lahu Yatawaffá Al-'Anfusa Ĥīna Mawtihā Wa A-Atī Lam Tamut Fī Manāmihā ۖ Fayumsiku Allatī Qađá `Alayhā Al-Mawta Wa Yursilu Al-'Ukhrá 'Ilá 'Ajalin Musamman ۚ 'Inna Fī Dhālika La'āyātin Liqawmin Yatafakkarūna 039-042 Eebaa oofsada nafta markay dhiman iyo tii aan dhimanin ee huruddaywuxuna hayn tuu geerida ku xukumay wuxuuna siideyn tii kale tan iyo muddo magacaabanarrigtaasna aayaad (Calaamooyin) yaa ugu sugan ciddii fikireysa. اللَّهُ يَتَوَفَّى‌ ‌الأَ‌نْ‍‍فُسَ ح‍‍ِ‍ي‍‍نَ مَوْتِهَا‌ ‌وَ‌الَّتِي لَمْ تَمُتْ فِي مَنَامِهَا‌ ۖ فَيُمْسِكُ ‌الَّتِي قَ‍‍ضَ‍‍ى‌ عَلَيْهَا‌ ‌الْمَ‍‍وْتَ ‌وَيُرْسِلُ ‌الأُ‍خْ‍رَ‌ى‌ ‌إِلَ‍‍ى‌ ‌أَجَلٍ‌ مُسَ‍‍مّ‍‍ى‌‌ ًۚ ‌إِنَّ فِي ‌ذَلِكَ لَآي‍‍َ‍ات‍ٍ‌ لِ‍‍قَ‍‍وْمٍ‌ يَتَفَكَّرُ‌ونَ
'Ami Attakhadhū Min Dūni Allāhi Shufa`ā'a ۚ Qul 'Awalaw Kānū Lā Yamlikūna Shay'āan Wa Lā Ya`qilūna 039-043 Mise waxay ka yeesheen Eebe wax ka soohadhay shafeecayaalwaxaad dhahdaa (oo ma kayeelanyesaan) xaataa haddayna wax hananayn waxna kasayn. أَمِ ‌اتَّ‍‍خَ‍‍ذُ‌و‌ا‌ مِ‍‌‍نْ ‌د‍ُ‍‌ونِ ‌اللَّ‍‍هِ شُفَع‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ۚ قُ‍‍لْ ‌أَ‌وَلَوْ‌ كَانُو‌ا‌ لاَ‌ يَمْلِك‍‍ُ‍ونَ شَ‍‍يْ‍‍ئا‌ ً‌ ‌وَلاَ‌ يَعْ‍‍قِ‍‍لُونَ
Qul Lillāh Ash-Shafā`atu Jamī`āan ۖ Lahu Mulku As-Samāwāti Wa Al-'Arđi ۖ Thumma 'Ilayhi Turja`ūna 039-044 Waxaad dhahdaa Eebaa iska leh shafeeco oo dhanwaxaana u sugnaaday xukunka Cirka iyo Dhulka xaggiisaana leydiin celin. قُ‍‍لْ لِلَّهِ ‌ال‍‍شَّفَاعَةُ جَمِيعا‌ ًۖ لَ‍‍هُ مُلْكُ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ۖ ثُ‍‍مَّ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍هِ تُرْجَعُونَ
Wa 'Idhā Dhukira Allāhu Waĥdahu Ashma'azzat Qulūbu Al-Ladhīna Lā Yu'uminūna Bil-'Ākhirati ۖ Wa 'Idhā Dhukira Al-Ladhīna Min Dūnihi~ 'Idhā Hum Yastabshirūna 039-045 Marka la xuso Eebe kaliya waxaa diida qalbiyada kuwaan rumeynin aakhiro markii la xuso waxa Eebe ka soo hadhayna markaasay bishaareystaan farxaan. وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ‌ذُكِ‍‍ر‍َ‍‌ ‌اللَّ‍‍هُ ‌وَحْدَهُ ‌اشْمَأَ‌زَّتْ قُ‍‍ل‍‍ُ‍وبُ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ لاَ‌ يُؤْمِن‍‍ُ‍ونَ بِ‍الآ‍‍خِ‍رَةِ ۖ ‌وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ‌ذُكِ‍‍ر‍َ‍‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ مِ‍‌‍نْ ‌دُ‌ونِهِ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ هُمْ يَسْتَ‍‍بْ‍‍شِرُ‌ونَ
Quli Allāhumma Fāţira As-Samāwāti Wa Al-'Arđi `Ālima Al-Ghaybi Wa Ash-Shahādati 'Anta Taĥkumu Bayna `Ibādika Fī Mā Kānū Fīhi Yakhtalifūna 039-046 Waxaad dhahdaa Nabiyow Eebow adaa abuuray Cirka iyo dhulka ogna waxa maqan iyo waxa joogaadaase kala bixin addoomadaada dhexdooda waxay isku Khilaafsanyihiin. قُ‍‍لِ ‌اللَّ‍‍هُ‍‍مَّ فَاطِ‍‍ر‍َ‍‌ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ عَالِمَ ‌الْ‍‍غَ‍‍يْ‍‍بِ ‌وَ‌ال‍‍شَّهَا‌دَةِ ‌أَ‌نْ‍‍تَ تَحْكُمُ بَ‍‍يْ‍‍نَ عِبَا‌دِكَ فِي مَا‌ كَانُو‌ا‌ ف‍‍ِ‍ي‍‍هِ يَ‍‍خْ‍‍تَلِفُونَ
Wa Law 'Anna Lilladhīna Žalamū Mā Fī Al-'Arđi Jamī`āan Wa Mithlahu Ma`ahu Lāftadaw Bihi Min Sū'i Al-`Adhābi Yawma Al-Qiyāmati ۚ Wa Badā Lahum Mina Allāhi Mā Lam Yakūnū Yaĥtasibūna 039-047 Hadday kuwii dulmiga falay waxa dhulka ku sugan shamaantii iyo wax la mid ah leeyihiin way iskaga furan lahaayeen Cadaabka Maalinta Qiyaamahawaxaana uga muuqday xagga Eebe Waxayn maleeysanaynin. وَلَوْ‌ ‌أَنَّ لِلَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ظَ‍‍لَمُو‌ا‌ مَا‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ جَمِيعا‌ ً‌ ‌وَمِثْلَ‍‍هُ مَعَ‍‍هُ لاَفْتَدَ‌وْ‌ا‌ بِ‍‍هِ مِ‍‌‍نْ س‍‍ُ‍و‌ءِ‌ ‌الْعَذ‍َ‍‌ابِ يَ‍‍وْمَ ‌الْ‍‍قِ‍‍يَامَةِ ۚ ‌وَبَدَ‌ا‌ لَهُمْ مِنَ ‌اللَّ‍‍هِ مَا‌ لَمْ يَكُونُو‌ا‌ يَحْتَسِبُونَ
Wa Badā Lahum Sayyi'ātu Mā Kasabū Wa Ĥāqa Bihim Mā Kānū Bihi Yastahzi'ūn 039-048 Waxaana u muuqday xumaantay kasbadeenwaxaana ku dhacay waxay ku jees jeesi jireen. وَبَدَ‌ا‌ لَهُمْ سَيِّئ‍‍َ‍اتُ مَا‌ كَسَبُو‌ا‌ ‌وَح‍‍َ‍اقَ بِهِمْ مَا‌ كَانُو‌ا‌ بِ‍‍هِ يَسْتَهْزِئ‍‍ُ‍‍ون
Fa'idhā Massa Al-'Insāna Đurrun Da`ānā Thumma 'Idhā Khawwalnāhu Ni`matan Minnā Qāla 'Innamā 'Ūtītuhu `Alá `Ilmin ۚ Bal Hiya Fitnatun Wa Lakinna 'Aktharahum Lā Ya`lamūna 039-049 Markuu dhibtaabto dadku wuu na baryayaamarkaanse siino Nicmo wuxuu dhahaa waxaa la i siiyey waan mutaasaas ma aha ee waannu imtixaami mase oga badankood. فَإِ‌ذَ‌ا‌ مَسَّ ‌الإِ‌ن‍‍س‍‍َ‍انَ ضُ‍‍رّ‌‌ٌ‌ ‌دَعَانَا‌ ثُ‍‍مَّ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ خَ‍‍وَّلْن‍‍َ‍اهُ نِعْمَة ً‌ مِ‍‍نَّ‍‍ا‌ قَ‍‍الَ ‌إِنَّ‍‍مَ‍‍ا‌ ‌أ‍ُ‍‌وتِيتُ‍‍هُ عَلَى‌ عِلْم ٍۚ بَلْ هِيَ فِتْنَةٌ‌ ‌وَلَكِ‍‍نَّ ‌أَكْثَ‍رَهُمْ لاَ‌ يَعْلَمُونَ
Qad Qālahā Al-Ladhīna Min Qablihim Famā 'Aghná `Anhum Mā Kānū Yaksibūna 039-050 Waxaa saas yidhi kuwii ka horeeyey waxna uma tarin waxay kasbadeen. قَ‍‍دْ‌ قَ‍‍الَهَا‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِهِمْ فَمَ‍‍ا‌ ‌أَ‍‍غْ‍‍نَى‌ عَ‍‌‍نْ‍‍هُمْ مَا‌ كَانُو‌ا‌ يَكْسِبُونَ
Fa'aşābahum Sayyi'ātu Mā Kasabū Wa ۚ Al-Ladhīna Žalamū Min Hā'uulā' Sayuşībuhum Sayyi'ātu Mā Kasabū Wa Mā Hum Bimu`jizīna 039-051 Waxaana ku dhacay xumaantay kasbadeenkuwii dulmifalay oo ka mid ahaa kuwaas waxaa ku dhici xumaantey kasbadeennamana daaliyaan. فَأَ‍صَ‍‍ابَهُمْ سَيِّئ‍‍َ‍اتُ مَا‌ كَسَبُو‌اۚ ‌وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ظَ‍‍لَمُو‌ا‌ مِ‍‌‍نْ ه‍‍َ‍ا‌ؤُلاَ‌ء‌ سَيُ‍‍صِ‍‍يبُهُمْ سَيِّئ‍‍َ‍اتُ مَا‌ كَسَبُو‌ا‌ ‌وَمَا‌ هُمْ بِمُعْجِزِينَ
'Awalam Ya`lamū 'Anna Allāha Yabsuţu Ar-Rizqa Liman Yashā'u Wa Yaqdiru ۚ 'Inna Fī Dhālika La'āyātin Liqawmin Yu'uminūna 039-052 Miyeyna ogayn inuu Eebe u waasiciyo Rizqiga cidduu doono kuna cidhiidhyo (cidduu doono) arrintaasna waxaa ugu sugan aayad cidii wax rumeyn. أَ‌وَلَمْ يَعْلَمُ‍‍و‌ا‌ ‌أَنَّ ‌اللَّ‍‍هَ يَ‍‍بْ‍‍سُ‍‍طُ ‌ال‍‍رِّ‌زْ‍قَ لِمَ‍‌‍نْ يَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ ‌وَيَ‍‍قْ‍‍دِ‌ر‍ُ‍‌ ۚ ‌إِنَّ فِي ‌ذَلِكَ لَآي‍‍َ‍ات‍ٍ‌ لِ‍‍قَ‍‍وْمٍ‌ يُؤْمِنُونَ
Qul Yā `Ibādī Al-Ladhīna 'Asrafū `Alá 'Anfusihim Lā Taqnaţū Min Raĥmati Allāhi ۚ 'Inna Allāha Yaghfiru Adh-Dhunūba Jamī`āan ۚ 'Innahu Huwa Al-Ghafūru Ar-Raĥīmu 039-053 Waxaad dhahdaa Nabiyow addoomadayda ku xad gudbay Naftoodow ha ka quusanina naxariista EebeEeba dhaafa danbiyada dhamaantoodewaana dambi dhaafbadane naxariis badane. قُ‍‍لْ يَاعِبَا‌دِي ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌أَسْ‍رَفُو‌ا‌ عَلَ‍‍ى‌ ‌أَ‌نْ‍‍فُسِهِمْ لاَ‌ تَ‍‍قْ‍‍نَ‍‍طُ‍‍و‌ا‌ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَحْمَةِ ‌اللَّ‍‍هِ ‌إِنَّ ۚ ‌اللَّ‍‍هَ يَ‍‍غْ‍‍فِ‍‍ر‍ُ‍‌ ‌ال‍‍ذُّن‍‍ُ‍وبَ جَمِيعا‌‌ ً‌ ‌إِنَّ‍‍هُ ۚ هُوَ‌ ‌الْ‍‍غَ‍‍ف‍‍ُ‍و‌رُ‌ ‌ال‍رَّحِيمُ
Wa 'Anībū 'Ilá Rabbikum Wa 'Aslimū Lahu Min Qabli 'An Ya'tiyakumu Al-`Adhābu Thumma Lā Tunşarūna 039-054 U noqda Eebihiin una hogaansama ka hor cadaab idiin ku yimaaddoon laydiinkana gargaarayn. وَ‌أَنِيبُ‍‍و‌ا‌ ‌إِلَى‌ ‌‍رَبِّكُمْ ‌وَ‌أَسْلِمُو‌ا‌ لَ‍‍هُ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِ ‌أَ‌نْ يَأْتِيَكُمُ ‌الْعَذ‍َ‍‌ابُ ثُ‍‍مَّ لاَ‌ تُ‍‌‍نْ‍‍‍‍صَ‍‍رُ‌ونَ
Wa Attabi`ū 'Aĥsana Mā 'Unzila 'Ilaykum Min Rabbikum Min Qabli 'An Ya'tiyakumu Al-`Adhābu Baghtatan Wa 'Antum Lā Tash`urūna 039-055 Raaca kan wanaagsan e laydiinka soo dajiyey Eebe xaggiisaka hor cadaab idinku yimaadda kadoidinkoon ogayn. وَ‌اتَّبِعُ‍‍و‌ا‌ ‌أَحْسَنَ مَ‍‍ا‌ ‌أُ‌نْ‍‍زِلَ ‌إِلَيْكُمْ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَبِّكُمْ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِ ‌أَ‌نْ يَأْتِيَكُمُ ‌العَذ‍َ‍‌ابُ بَ‍‍غْ‍‍تَة ً‌ ‌وَ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ لاَ‌ تَشْعُرُ‌ونَ
'An Taqūla Nafsun Yā Ĥasratā `Alá Mā Farraţtu Fī Janbi Allāhi Wa 'In Kuntu Lamina As-Sākhirīna 039-056 Ama odhan nafu shaleyte waxaan ku gaboodfalay cibaadada Eebe waxaana ahaa kuwa jees jeesa. أَ‌نْ تَ‍‍قُ‍‍ولَ نَفْسٌ‌ يَاحَسْ‍رَتَا‌ عَلَى‌ مَا‌ فَ‍رَّ‍طْ‍‍تُ فِي جَ‍‌‍نْ‍‍بِ ‌اللَّ‍‍هِ ‌وَ‌إِ‌نْ كُ‍‌‍نْ‍‍تُ لَمِنَ ‌ال‍‍سَّاخِ‍‍رِينَ
'Aw Taqūla Law 'Anna Allāha Hadānī Lakuntu Mina Al-Muttaqīna 039-057 Ama ayan odhan haddii Eebe ihanuuniyo waxaan noqon lahaa kuwa dhawrsada. أَ‌وْ‌ تَ‍‍قُ‍‍ولَ لَوْ‌ ‌أَنَّ ‌اللَّ‍‍هَ هَدَ‌انِي لَكُ‍‌‍نْ‍‍تُ مِنَ ‌الْمُتَّ‍‍قِ‍‍ينَ
'Aw Taqūla Ĥīna Tará Al-`Adhāba Law 'Anna Lī Karratan Fa'akūna Mina Al-Muĥsinīna 039-058 Ama ayan odhan markay aragto cadaabka hadday noqosho iisugnaan laheyd waxaan ahaan lahaa kuwa samo fala. أَ‌وْ‌ تَ‍‍قُ‍‍ولَ ح‍‍ِ‍ي‍‍نَ تَ‍رَ‌ى‌ ‌الْعَذ‍َ‍‌ابَ لَوْ‌ ‌أَنَّ لِي كَ‍رَّة‌ ً‌ فَأَك‍‍ُ‍ونَ مِنَ ‌الْمُحْسِنِينَ
Balá Qad Jā'atka 'Āyātī Fakadhdhabta Bihā Wa Astakbarta Wa Kunta Mina Al-Kāfirīna 039-059 Saas ma ah ee waxaa kuu yimid aayaadkaygii waadna beenisay waadna iswaynaysay waxaadna ka mid noqotay gaalada. بَلَى‌ قَ‍‍دْ‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَتْكَ ‌آيَاتِي فَكَذَّبْ‍‍تَ بِهَا‌ ‌وَ‌اسْتَكْبَرْتَ ‌وَكُ‍‌‍نْ‍‍تَ مِنَ ‌الْكَافِ‍‍رِينَ
Wa Yawma Al-Qiyāmati Tará Al-Ladhīna Kadhabū `Alá Allāhi Wujūhuhum Muswaddatun ۚ 'Alaysa Fī Jahannama Mathwan Lilmutakabbirīna 039-060 Maalinta qiyaamana waxaad arkeysaa kuwii ku been abuurtay Eebe korkiisa oo wajiyadoodu madowyahaymiyayna Jahannamo dhexdeedu ahayn hoyga kuwa is kibriya. وَيَ‍‍وْمَ ‌الْ‍‍قِ‍‍يَامَةِ تَ‍رَ‌ى‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَذَبُو‌ا‌ عَلَى‌ ‌اللَّ‍‍هِ ‌وُجُوهُهُمْ مُسْوَ‌دَّةٌ ۚ ‌أَلَ‍‍يْ‍‍سَ فِي جَهَ‍‍نَّ‍‍مَ مَثْو‌ى‌ ً‌ لِلْمُتَكَبِّ‍‍رِينَ
Wa Yunajjī Al-Lahu Al-Ladhīna Attaqaw Bimafāzatihim Lā Yamassuhumu As-Sū'u Wa Lā Hum Yaĥzanūna 039-061 Wuuna koriyaa Eebe kuwa dhawrsaday liibaantooda darteedmana taabto xumaanu mana murugoodaan. وَيُنَجِّي ‌اللَّهُ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌اتَّ‍‍قَ‍‍و‌ا‌ بِمَفَا‌زَتِهِمْ لاَ‌ يَمَسُّهُمُ ‌ال‍‍سّ‍‍ُ‍و‌ءُ‌ ‌وَلاَ‌ هُمْ يَحْزَنُونَ
Al-Lahu Khāliqu Kulli Shay'in ۖ Wa Huwa `Alá Kulli Shay'in Wa Kīlun 039-062 Eebana waa abuuraha wax kastewaana wax walba wakiilkiisa«maamulaha». اللَّهُ خَ‍‍الِ‍‍قُ كُلِّ شَ‍‍يْء‌ٍۖ ‌وَهُوَ‌ عَلَى‌ كُلِّ شَ‍‍يْء‌ٍ‌ ‌وَكِيلٌ
Lahu Maqālīdu As-Samāwāti Wa Al-'Arđi Wa ۗ Al-Ladhīna Kafarū Bi'āyāti Allāhi 'Ūlā'ika Humu Al-Khāsirūna 039-063 Isagaana iska leh xukunka Samooyinka iyo Dhulkabakuwa gaaloobay aayaadka Eebana waa kuwa khasaaray. لَ‍‍هُ مَ‍‍قَ‍‍ال‍‍ِ‍ي‍‍دُ‌ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ۗ ‌وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ بِآي‍‍َ‍اتِ ‌اللَّ‍‍هِ ‌أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ هُمُ ‌الْ‍‍خَ‍‍اسِرُ‌ونَ
Qul 'Afaghayra Allāhi Ta'murūnnī 'A`budu 'Ayyuhā Al-Jāhilūna 039-064 Waxaad dhahdaa ma waxkasoohadhay Eebaad i faraysaan inaan caabudo jaahiliinyahay. قُ‍‍لْ ‌أَفَ‍‍غَ‍‍يْ‍رَ‌اللَّ‍‍هِ تَأْمُر‍ُ‍‌ونِّ‍‍ي ‌أَعْبُدُ‌ ‌أَيُّهَا‌ ‌الْجَاهِلُونَ
Wa Laqad 'Ūĥiya 'Ilayka Wa 'Ilá Al-Ladhīna Min Qablika La'in 'Ashrakta Layaĥbaţanna `Amaluka Wa Latakūnanna Mina Al-Khāsirīna 039-065 Waxa dhab ahaan loogu waxyoodayadiga iyo kuwii kaa horreeyeyba Nabiyow haddaad wax la wadaajisa (Eebe) waxaa buri camalkaagawaxaadna ka mid noqon kuwa khasaaray. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ ‌أ‍ُ‍‌وحِيَ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍كَ ‌وَ‌إِلَى‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِكَ لَئِ‍‌‍نْ ‌أَشْ‍رَكْتَ لَيَحْبَ‍‍طَ‍‍نَّ عَمَلُكَ ‌وَلَتَكُونَ‍‍نَّ مِنَ ‌الْ‍‍خَ‍‍اسِ‍‍رِينَ
Bali Allāha Fā`bud Wa Kun Mina Ash-Shākirīna 039-066 ee Eebe uun caabud noqona kuwa ku mahdiya. بَلِ ‌اللَّ‍‍هَ فَاعْبُ‍‍دْ‌ ‌وَكُ‍‌‍نْ مِنَ ‌ال‍‍شَّاكِ‍‍رِينَ
Wa Mā Qadarū Allaha Ĥaqqa Qadrihi Wa Al-'Arđu Jamī`āan Qabđatuhu Yawma Al-Qiyāmati Wa As-Samāwātu Maţwīyātun Biyamīnihi ۚ Subĥānahu Wa Ta`ālá `Ammā Yushrikūna 039-067 Mayna waynaynin gaaladii Eebe waynaantiisa dhabta ahisagoo dhulka dhamaantiis kujiro xukunkiisa Maalinta qiyaame Samooyinkuna ku duuban yihiin Yamiintiisa Eebaa ka nasahan kana sarreeya waxay la wadaajiyeen. وَمَا‌ قَ‍‍دَ‌رُ‌و‌ا‌اللَّ‍‍هَ حَ‍‍قَّ قَ‍‍دْ‌رِهِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضُ جَمِيعا‌‌ ًقَ‍‍بْ‍‍‍‍ضَ‍‍تُ‍‍هُ يَ‍‍وْمَ ‌الْ‍‍قِ‍‍يَامَةِ ‌وَ‌ال‍‍سَّما‌و‍َ‍‌اتُ مَ‍‍طْ‍‍وِيّ‍‍َ‍ات‌‍ٌ‌ بِيَمِينِ‍‍هِ ۚ سُ‍‍بْ‍‍حَانَ‍‍هُ ‌وَتَعَالَى‌ عَ‍‍مَّ‍‍ا‌ يُشْ‍‍رِكُونَ
Wa Nufikha Fī Aş-Şūri Faşa`iqa Man As-Samāwāti Wa Man Al-'Arđi 'Illā Man Shā'a Allāhu ۖ Thumma Nufikha Fīhi 'Ukhrá Fa'idhā Hum Qiyāmun Yanžurūna 039-068 Waxaa la afuufi suurka (Buunka qiyaame) waxaana suuxi (Dhiman) waxa samooyinka iyo dhulka ku sugancidduu Eebe doona mooyeemarkaasaa la afuufi mid kale waxaana soo bixi dadkii iyagoo taagan oo sugi (xukunka Eebe). وَنُفِ‍‍خَ فِي ‌ال‍‍صُّ‍‍و‌ر‍ِ‍‌ فَ‍‍صَ‍‍عِ‍‍قَ مَ‍‌‍نْ فِي ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَمَ‍‌‍نْ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌إِلاَّ‌ مَ‍‌‍نْ ش‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌اللَّ‍‍هُ ۖ ثُ‍‍مَّ نُفِ‍‍خَ ف‍‍ِ‍ي‍‍هِ ‌أُ‍خْ‍رَ‌ى‌ فَإِ‌ذَ‌ا‌ هُمْ قِ‍‍ي‍‍َ‍امٌ‌ يَ‍‌‍نْ‍‍‍‍ظُ‍‍رُ‌ونَ
Wa 'Ashraqati Al-'Arđu Binūri Rabbihā Wa Wuđi`a Al-Kitābu Wa Jī'a Bin-Nabīyīna Wa Ash-Shuhadā'i Wa Quđiya Baynahum Bil-Ĥaqqi Wa Hum Lā Yužlamūna 039-069 Wuxuuna la ifi dhulku nuurka Eebihiis waxaana la soo dajin (dhawayn) Kitaabkii (Camalka) waxaana la keeni Nabiyadii iyo maraggii (Malaa'igta)waxaana lagu kala xukumi dhexdooda xaq lamana dulmiyo. وَ‌أَشْ‍رَقَ‍‍تِ ‌الأَ‌رْ‍ضُ بِن‍‍ُ‍و‌ر‍ِ‍‌ ‌‍رَبِّهَا‌ ‌وَ‌وُ‍ضِ‍‍عَ ‌الْكِت‍‍َ‍ابُ ‌وَج‍‍ِ‍يءَ‌ بِ‍ال‍‍نَّ‍‍بِيّ‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌وَ‌ال‍‍شُّهَد‍َ‍‌ا‌ءِ‌ ‌وَ‍قُ‍‍ضِ‍‍يَ بَيْنَهُمْ بِ‍الْحَ‍‍قِّ ‌وَهُمْ لاَ‌ يُ‍‍ظْ‍‍لَمُونَ
Wa Wuffiyat Kullu Nafsin Mā `Amilat Wa Huwa 'A`lamu Bimā Yaf`alūna 039-070 Waxaana loo oofin (dhameyn) nafkastaa waxay camalfashayEebana waa ogyahay waxay camalfalayaan. وَ‌وُفِّيَتْ كُلُّ نَفْسٍ‌ مَا‌ عَمِلَتْ ‌وَهُوَ‌ ‌أَعْلَمُ بِمَا‌ يَفْعَلُونَ
Wa Sīqa Al-Ladhīna Kafarū 'Ilá Jahannama Zumaan ۖ Ĥattá 'Idhā Jā'ūhā Futiĥat 'Abwābuhā Wa Qāla Lahum Khazanatuhā 'Alam Ya'tikum Rusulun Minkum Yatlūna `Alaykum 'Āyāti Rabbikum Wa Yundhirūnakum Liqā'a Yawmikumdhā ۚ Qālū Balá Wa Lakin Ĥaqqat Kalimatu Al-`Adhābi `Alá Al-Kāfirīna 039-071 Waxaana loo kaxeyn gaaloobay xagga jahannamo iyagoo kooco ah markay yimaadaan Naartana waxaa la foraaa Albaabadeeda waxayna udhahaan adeegaheedu miyeyna idiin imaanin Rasuullo idinka mid ah oo idinku akhriya aayaadka Eebihiin idiinkana diga lakulanka Maalintiinan. waxayna dhihi way nooyimaadeen waxaase ku rumoobay Gaalada kalimadii Cadaabka (ee Eebe). وَس‍‍ِ‍ي‍‍قَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ ‌إِلَى‌ جَهَ‍‍نَّ‍‍مَ ‌زُمَر‌اً‌ ۖ حَتَّ‍‍ى‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ج‍‍َ‍ا‌ء‍ُ‍‌وهَا‌ فُتِحَتْ ‌أَبْ‍‍وَ‌ابُهَا‌ ‌وَ‍قَ‍‍الَ لَهُمْ خَ‍‍زَنَتُهَ‍‍ا‌ ‌أَلَمْ يَأْتِكُمْ ‌رُسُلٌ‌ مِ‍‌‍نْ‍‍كُمْ يَتْل‍‍ُ‍ونَ عَلَيْكُمْ ‌آي‍‍َ‍اتِ ‌‍رَبِّكُمْ ‌وَيُ‍‌‍نْ‍‍ذِ‌رُ‌ونَكُمْ لِ‍‍قَ‍‍ا‌ءَ‌ يَوْمِكُمْ هَذَ‌ا‌ ۚ قَ‍‍الُو‌ا‌ بَلَى‌ ‌وَلَكِ‍‌‍نْ حَ‍‍قَّ‍‍تْ كَلِمَةُ ‌الْعَذ‍َ‍‌ابِ عَلَى‌ ‌الْكَافِ‍‍رِينَ
Qīla Adkhulū 'Abwāba Jahannama Khālidīna Fīhā ۖ Fabi'sa Math Al-Mutakabbirīna 039-072 Waxaana lagu dhihi gala albaabada Jahannamo idinkoo ku waari dhexdeeda iyadaana u xun meelay ku hoydaan kuwa is kibriya. قِ‍‍ي‍‍لَ ‌ا‌دْ‍‍خُ‍‍لُ‍‍و‌ا‌ ‌أَبْ‍‍و‍َ‍‌ابَ جَهَ‍‍نَّ‍‍مَ خَ‍‍الِد‍ِ‍ي‍‍نَ فِيهَا‌ ۖ فَبِئْسَ مَثْوَ‌ى‌ ‌الْمُتَكَبِّ‍‍رِينَ
Wa Sīqa Al-Ladhīna Attaqaw Rabbahum 'Ilá Al-Jannati Zumaan ۖ Ĥattá 'Idhā Jā'ūhā Wa Futiĥat 'Abwābuhā Wa Qāla Lahum Khazanatuhā Salāmun `Alaykum Ţibtumdkhulūhā Khālidīna 039-073 Waxaana loo wadi kuwii ka dhawrsaday Eebahood xagga jannada iyagoo kooxa ah markay yimaadaan jannadana iyadoo la furay albaabadeeda (marhore) waxay ku dhihi adeegaheedu nabadgalyo korkiina ha ahaatowaad wanaagsanaateen (liibaanteen) ee gala janada idinkoo ku waari. وَس‍‍ِ‍ي‍‍قَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌اتَّ‍‍قَ‍‍وْ‌ا‌ ‌‍رَبَّهُمْ ‌إِلَى‌ ‌الْجَ‍‍نَّ‍‍ةِ ‌زُمَر‌اً‌ ۖ حَتَّ‍‍ى‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ج‍‍َ‍ا‌ء‍ُ‍‌وهَا‌ ‌وَفُتِحَتْ ‌أَبْ‍‍وَ‌ابُهَا‌ ‌وَ‍قَ‍‍الَ لَهُمْ خَ‍‍زَنَتُهَا‌ سَلاَمٌ عَلَيْكُمْ طِ‍‍بْ‍‍تُمْ فَا‌دْ‍‍خُ‍‍لُوهَا‌ خَ‍‍الِدِينَ
Wa Qālū Al-Ĥamdu Lillāh Al-Ladhī Şadaqanā Wa`dahu Wa 'Awrathanā Al-'Arđa Natabawwa'u Mina Al-Jannati Ĥaythu Nashā'u ۖ Fani`ma 'Ajru Al-`Āmilīna 039-074 Waxayna dhihi mahad waxaa iska leh Eebaha noo rumeeyey yaboohiisanana dhaxalsiiyay dhulka (janada) waxaana ka dagnaa janada meeshaan doonno waxaana wanaag badan ajriga kuwii camal falay. وَ‍قَ‍‍الُو‌ا‌الْحَمْدُ‌ لِلَّهِ ‌الَّذِي صَ‍‍دَ‍قَ‍‍نَا‌ ‌وَعْدَهُ ‌وَ‌أَ‌وْ‌‍رَثَنَا‌ ‌الأَ‌رْ‍ضَ نَتَبَوَّ‌أُ‌ مِنَ ‌الْجَ‍‍نَّ‍‍ةِ حَ‍‍يْ‍‍ثُ نَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ ۖ فَنِعْمَ ‌أَجْ‍‍رُ‌ ‌الْعَامِلِينَ
Wa Tará Al-Malā'ikata Ĥāffīna Min Ĥawli Al-`Arshi Yusabbiĥūna Biĥamdi Rabbihim ۖ Wa Quđiya Baynahum Bil-Ĥaqqi Wa Qīla Al-Ĥamdu Lillāh Rabbi Al-`Ālamīna 039-075 Waxaad arkaysaa malaa'igtoo ku wareegsan gaararka carshiga kuna tasbiixsan mahadda Eebahoodwaana la kala xukumi dadkii dhexdooda si xaqw ahwaxaana la dhihi mahad Eebaa iska leh ee ah Eebaha caalamka. وَتَ‍رَ‌ى‌ ‌الْمَلاَئِكَةَ ح‍‍َ‍افّ‍‍ِ‍ي‍‍نَ مِ‍‌‍نْ حَ‍‍وْلِ ‌الْعَرْشِ يُسَبِّح‍‍ُ‍ونَ بِحَمْدِ‌ ‌‍رَبِّهِمْ ۖ ‌وَ‍قُ‍‍ضِ‍‍يَ بَيْنَهُمْ بِ‍الْحَ‍‍قِّ ‌وَ‍قِ‍‍ي‍‍لَ ‌الْحَمْدُ‌ لِلَّهِ ‌‍رَبِّ ‌الْعَالَمِينَ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah