Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

26) Sūrat Ash-Shu`arā'

Printed format

26) سُورَة الشُعَرَاء

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Ţā-Sīn-Mīm 026-001 Waxay ku Tusin Mucjisada Quraanka sida soo Hor martay. طَ‍‍ا-سِي‍‌‍ن‍‍-مِيم
Tilka 'Āyātu Al-Kitābi Al-Mubīni 026-002 Taasi waa Aayadihii Kitaabka Cad. تِلْكَ ‌آي‍‍َ‍اتُ ‌الْكِت‍‍َ‍ابِ ‌الْمُبِينِ
La`allaka Bākhi`un Nafsaka 'Allā Yakūnū Mu'uminīna 026-003 Waxaadna u Dhawdahay Nabiyow inaad Halaagto Naftaada Haddayna Rumayn Xaqa. لَعَلَّكَ بَاخِ‍‍عٌ‌ نَفْسَكَ ‌أَلاَّ‌ يَكُونُو‌ا‌ مُؤْمِنِينَ
'In Nasha' Nunazzil `Alayhim Mina As-Samā'i 'Āyatan Fažallat 'A`nāquhum Lahā Khāđi`īna 026-004 Haddaan Doono Waxaan kaga soo Dejinaynaa Korkooda Samada Aayad oy Noqoto Luquntoodu Miday u Khushuucdo. إِ‌نْ نَشَأْ‌ نُنَزِّلْ عَلَيْهِمْ مِنَ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءِ‌ ‌آيَة‌ ً‌ فَ‍‍ظَ‍‍لَّتْ ‌أَعْنَاقُ‍‍هُمْ لَهَا‌ خَ‍‍اضِ‍‍عِينَ
Wa Mā Ya'tīhim Min Dhikrin Mina Ar-Raĥmāni Muĥdathin 'Illā Kānū `Anhu Mu`rīna 026-005 Waxkasta oo Quraana oo Uga Yimaadda Xagga Eebaha Raxmaana oo soo Darriyo (Cusboonaada) waxay ahaan kuwo ka Jeedsada. وَمَا‌ يَأْتِيهِمْ مِ‍‌‍نْ ‌ذِكْر‌ٍ‌ مِنَ ‌ال‍رَّحْمَنِ مُحْدَث‌‍ٍ‌ ‌إِلاَّ‌ كَانُو‌ا‌ عَ‍‌‍نْ‍‍هُ مُعْ‍‍رِ‍‍ضِ‍‍ينَ
Faqad Kadhdhabū Fasaya'tīhim 'Anbā'u Mā Kānū Bihi Yastahzi'ūn 026-006 Waxayna Beeniyeen (Xaqa) waxaase u Imaan Warka waxay ku Jees Jeesayeen. فَ‍قَ‍‍دْ‌ كَذَّبُو‌ا‌ فَسَيَأْتِيهِمْ ‌أَ‌نْ‍‍ب‍‍َ‍ا‌ءُ‌ مَا‌ كَانُو‌ا‌ بِ‍‍هِ يَسْتَهْزِئ‍‍ُ‍‍ون
'Awalam Yaraw 'Ilá Al-'Arđi Kam 'Anbatnā Fīhā Min Kulli Zawjin Karīmin 026-007 Miyeyna Arkayn Dhulka Inaan ka soo Bixinno Nooc kasta oo Fiican. أَ‌وَلَمْ يَ‍رَ‌وْ‌ا‌ ‌إِلَى‌ ‌الأَ‌رْ‍ضِ كَمْ ‌أَ‌نْ‍‍بَتْنَا‌ فِيهَا‌ مِ‍‌‍نْ كُلِّ ‌زَ‌وْج‌‍ٍ‌ كَ‍‍رِيمٍ
'Inna Fī Dhālika La'āyatan ۖ Wa Mā Kāna 'Aktharuhum Mu'uminīna 026-008 Taasna waxaa ku sugan Aayad Badankooduna ma aha Mid Rumeyn (Xaqa). إِنَّ فِي ‌ذَلِكَ لَآيَة ًۖ ‌وَمَا‌ ك‍‍َ‍انَ ‌أَكْثَرُهُمْ مُؤْمِنِينَ
Wa 'Inna Rabbaka Lahuwa Al-`Azīzu Ar-Raĥīmu 026-009 Eebahaana Waa Adkaade Naxariista. وَ‌إِنَّ ‌‍رَبَّكَ لَهُوَ‌ ‌الْعَز‍ِ‍ي‍‍زُ‌ ‌ال‍رَّحِيمُ
Wa 'Idh Nādá Rabbuka Mūsá 'Ani A'ti Al-Qawma Až-Žālimīna 026-010 (Xusuuso) markuu ugu Yeedhay Eebahaa (Nabi) Muuse inuu Aado Qoomka Daalimiinta ah. وَ‌إِ‌ذْ‌ نَا‌دَ‌ى‌ ‌‍رَبُّكَ مُوسَ‍‍ى‌ ‌أَنِ ‌ائْتِ ‌الْ‍‍قَ‍‍وْمَ ‌ال‍‍ظَّ‍‍الِمِينَ
Qawma Fir`awna ۚ 'Alā Yattaqūna 026-011 Qoomka FircoonMaydhawrsadaan. قَ‍‍وْمَ فِ‍‍رْعَ‍‍وْنَ ۚ ‌أَلاَ‌ يَتَّ‍‍قُ‍‍ونَ
Qāla Rabbi 'Innī 'Akhāfu 'An Yukadhdhibūni 026-012 Wuxuu Yidhi (Nabi) Muuse Eebow waxaan ka Cabsan inay I beeniyaan. قَ‍‍الَ ‌‍رَبِّ ‌إِنِّ‍‍ي ‌أَ‍خَ‍‍افُ ‌أَ‌نْ يُكَذِّبُونِ
Wa Yađīqu Şadrī Wa Lā Yanţaliqu Lisānī Fa'arsil 'Ilá Hārūna 026-013 Ooy Cidhiidhyanto Laabtaydu Siina Daysmin Carrabkaygu ee Dir la Jirkayga Haaruun. وَيَ‍ضِ‍‍ي‍‍قُ صَ‍‍دْ‌رِي ‌وَلاَ‌ يَ‍‌‍نْ‍‍‍‍طَ‍‍لِ‍‍قُ لِسَانِي فَأَ‌رْسِلْ ‌إِلَى‌ هَا‌رُ‌ونَ
Wa Lahum `Alayya Dhanbun Fa'akhāfu 'An Yaqtulūni 026-014 Waxayna igu Leeyihiin Dambi (Godob) waxaana ka Cabsan inay I dilaan. وَلَهُمْ عَلَيَّ ‌ذَ‌نْ‍‍ب‌‍ٌ‌ فَأَ‍خَ‍‍افُ ‌أَ‌نْ يَ‍‍قْ‍‍تُلُونِ
Qāla Kallā ۖdh/habā Bi'āyātinā ۖ 'Innā Ma`akum Mustami`ūna 026-015 Wuxuu Yidhi Ilaahay saas ma aha ee La aada AayaadkanagaAnagaa Idinla Jirra Maqlina. قَ‍‍الَ كَلاَّ‌ ۖ فَا‌ذْهَبَا‌ بِآيَاتِنَ‍‍اۖ ‌إِنَّ‍‍ا‌ مَعَكُمْ مُسْتَمِعُونَ
Fa'tiyā Fir`awna Faqūlā 'Innā Rasūlu Rabbi Al-`Ālamīna 026-016 ee u Taga Firecoon una Dhaha Annagu waxaan Nahay Rasuulka Eebaha Caalamka. فَأْتِيَا‌ فِ‍‍رْعَ‍‍وْنَ فَ‍‍قُ‍‍ولاَ‌ ‌إِنَّ‍‍ا‌ ‌‍رَس‍‍ُ‍ولُ ‌‍رَبِّ ‌الْعَالَمِينَ
'An 'Arsil Ma`anā Banī 'Isrā'īla 026-017 Ee Dir «u Ogolow» Banii Israa'iil la jirkannaga. أَ‌نْ ‌أَ‌رْسِلْ مَعَنَا‌ بَنِ‍‍ي ‌إِسْر‍َ‍‌ائ‍‍ِ‍‍يلَ
Qāla 'Alam Nurabbika Fīnā Walīdāan Wa Labithta Fīnā Min `Umurika Sinīna 026-018 Wuxuu Yidhi (Firecoon) Miyaanaan kugu Barbaarinin Dhexdanada Adoo Yar oodan ku Nagaanin Dhexdanada Cimrigaaga Sanooyin. قَ‍‍الَ ‌أَلَمْ نُ‍رَبِّكَ فِينَا‌ ‌وَلِيد‌ا‌ ً‌ ‌وَلَبِثْتَ فِينَا‌ مِ‍‌‍نْ عُمُ‍‍رِكَ سِنِينَ
Wa Fa`alta Fa`lataka Allatī Fa`alta Wa 'Anta Mina Al-Kāfirīna 026-019 Ood Fashay Arrintaad Fashay Adoo Diidan (Sama Falkii). وَفَعَلْتَ فَعْلَتَكَ ‌الَّتِي فَعَلْتَ ‌وَ‌أَ‌نْ‍‍تَ مِنَ ‌الْكَافِ‍‍رِينَ
Qāla Fa`altuhā 'Idhāan Wa 'Anā Mina Ađ-Đāllīn 026-020 Wuxuu Yidhi (Nabi) Muuse waan Falay Anoon Wax kasayn. قَ‍‍الَ فَعَلْتُهَ‍‍ا‌ ‌إِ‌ذ‌ا‌ ً‌ ‌وَ‌أَنَا‌ مِنَ ‌ال‍‍ضَّ‍‍الِّين
Fafarartu Minkum Lammā Khiftukum Fawahaba Lī Rabbī Ĥukmāan Wa Ja`alanī Mina Al-Mursalīna 026-021 Waana Idinka Cararay Markaan Idinka Cabsaday Markaasuu Eebe I siiyey NabinimoIgana Yeelay kuwa La Diray (Rasuul). فَفَ‍رَ‌رْتُ مِ‍‌‍نْ‍‍كُمْ لَ‍‍مَّ‍‍ا‌ خِ‍‍فْتُكُمْ فَوَهَبَ لِي ‌‍رَبِّي حُكْما‌ ً‌ ‌وَجَعَلَنِي مِنَ ‌الْمُرْسَلِينَ
Wa Tilka Ni`matun Tamunnuhā `Alayya 'An `Abbadta Banī 'Isrā'īla 026-022 Taasise ma Nicma aad igu Mannaysanbaa Haddaad Addoonsatay Banii Israa'iil. وَتِلْكَ نِعْمَة‌‍ٌ‌ تَمُ‍‍نُّ‍‍هَا‌ عَلَيَّ ‌أَ‌نْ عَبَّ‍‍دْتَ بَنِ‍‍ي ‌إِسْر‍َ‍‌ائ‍‍ِ‍‍يلَ
Qāla Fir`awnu Wa Mā Rabbu Al-`Ālamīna 026-023 Fircoon wuxuun Yidhi waa maxay Eebaha Caalamka. قَ‍‍الَ فِ‍‍رْعَ‍‍وْنُ ‌وَمَا‌ ‌‍رَبُّ ‌الْعَالَمِينَ
Qāla Rabbu As-Samāwāti Wa Al-'Arđi Wa Mā Baynahumā ۖ 'In Kuntumqinīna 026-024 Wuxuu Yidhi (Nabi) Muuse waa Eebaha Samooyinka iyo Waxa u Dhaxeeya haddaad wax Yaqiinsanaysaan (Rumaynaysaan). قَ‍‍الَ ‌‍رَبُّ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌وَمَا‌ بَيْنَهُمَ‍‍اۖ ‌إ‌نْ كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ مُوقِ‍‍نِينَ
Qāla Liman Ĥawlahu~ 'Alā Tastami`ūna 026-025 Wuxuu ku Yidhi (Fircoon) kuwii Gaararkiisa ahaa War ma Maqlaysaan. قَ‍‍الَ لِمَ‍‌‍نْ حَوْلَهُ ‌أَلاَ‌ تَسْتَمِعُونَ
Qāla Rabbukum Wa Rabbu 'Ābā'ikumu Al-'Awwalīna 026-026 Wuxuu Yidhi Nabi Muuse waa Eebihiin iyo Eebaha Aabayaalkiinii Hore. قَ‍‍الَ ‌‍رَبُّكُمْ ‌وَ‌‍رَبُّ ‌آب‍‍َ‍ائِكُمُ ‌الأَ‌وَّلِينَ
Qāla 'Inna Rasūlakumu Al-Ladhī 'Ursila 'Ilaykum Lamajnūnun 026-027 Wuxuu Yidhi Fircoon Rasuulkiinna laydiin soo diray waa Waalanyahay. قَ‍‍الَ ‌إِنَّ ‌‍رَسُولَكُمُ ‌الَّذِي ‌أُ‌رْسِلَ ‌إِلَيْكُمْ لَمَ‍‍جْ‍‍نُونٌ
Qāla Rabbu Al-Mashriqi Wa Al-Maghribi Wa Mā Baynahumā ۖ 'In Kuntum Ta`qilūna 026-028 Wuxuu Yidhi Nabi Muuse waa Eebaha Bari iyo Galbeed iyo Waxa u Dhaxeeya Haddaad wax kasaysaan. قَ‍‍الَ ‌‍رَبُّ ‌الْمَشْ‍‍رِ‍‍قِ ‌وَ‌الْمَ‍‍غْ‍‍رِبِ ‌وَمَا‌ بَيْنَهُمَ‍‍اۖ ‌إِ‌نْ كُ‍‌‍نْ‍‍تُمْ تَعْ‍‍قِ‍‍لُونَ
Qāla La'ini Attakhadhta 'Ilahāan Ghayrī La'aj`alannaka Mina Al-Masjūnīna 026-029 Wuxuu Yidhi Fircoon haddaad Yeelato Ilaah iga soo Hadhay waxaan kaa Yeeli kuwa Xabbisan. قَ‍‍الَ لَئِنِ ‌اتَّ‍‍خَ‍‍ذْتَ ‌إِلَهَاً‌ غَ‍‍يْ‍‍رِي لَأَجْ‍‍عَلَ‍‍نَّ‍‍كَ مِنَ ‌الْمَسْجُونِينَ
Qāla 'Awalaw Ji'tuka Bishay'in Mubīnin 026-030 Wuxuu Yidhi Nabi Muuse Haddaan kuula Imaaddo wax Cadna. قَ‍‍الَ ‌أَ‌وَلَوْ‌ جِئْتُكَ بِشَ‍‍يْء‌ٍ‌ مُبِينٍ
Qāla Fa'ti Bihi~ 'In Kunta Mina Aş-Şādiqīna 026-031 Wuxuu Yidhi Fircoon la Imow Haddaad Run Sheegi. قَ‍‍الَ فَأْتِ بِهِ ‌إِ‌نْ كُ‍‌‍نْ‍‍تَ مِنَ ‌ال‍‍صَّ‍‍ا‌دِقِ‍‍ينَ
Fa'alqá `Aşāhu Fa'idhā Hiya Thu`bānun Mubīnun 026-032 Markaasuu Tuuray Nabi Muuse Ushiishii waxayna Noqotay Mas Muuqda. فَأَلْ‍‍قَ‍‍ى‌ عَ‍‍صَ‍‍اهُ فَإِ‌ذَ‌ا‌ هِيَ ثُعْب‍‍َ‍انٌ‌ مُبِينٌ
Wa Naza`a Yadahu Fa'idhā Hiya Bayđā'u Lilnnāžirīna 026-033 Wuxuuna Siibay Gacantiisa waxayna ahaatay mid u Cad Dadka Dayi. وَنَزَعَ يَدَهُ فَإِ‌ذَ‌ا‌ هِيَ بَيْ‍‍ضَ‍‍ا‌ءُ‌ لِل‍‍نَّ‍‍اظِ‍‍رِينَ
Qāla Lilmala'i Ĥawlahu~ 'Inna Hādhā Lasāĥirun `Alīmun 026-034 Wuxuu ku yidhi (Fircoon) kuwii Gaararkiisa ahaa kani waa Sixirre Xeel Dheer. قَ‍‍الَ لِلْمَلَإِ‌ حَوْلَهُ~ُ ‌إِنَّ هَذَ‌ا‌ لَسَاحِرٌ‌ عَلِيمٌ
Yurīdu 'An Yukhrijakum Min 'Arđikum Bisiĥrihi Famādhā Ta'murūna 026-035 Doonina Inuu Idinkaga Bixiyo Dhulkiinna Sixirkiisa ee Maxaad Faraysaan. يُ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍دُ‌ ‌أَ‌نْ يُ‍‍خْ‍‍رِجَكُمْ مِ‍‌‍نْ ‌أَ‌رْ‍ضِ‍‍كُمْ بِسِحْ‍‍رِهِ فَمَا‌ذَ‌ا‌ تَأْمُرُ‌ونَ
Qālū 'Arjihi Wa 'Akhāhu Wa Ab`ath Al-Madā'ini Ĥāshirīna 026-036 Waxay Dheheen Dib u Dhig Isaga iyo Walaalkiis (Xaalkooda) una Dir Magaalooyinka kuwo soo Kulmiya. قَ‍‍الُ‍‍و‌ا‌ ‌أَ‌رْجِ‍‍هِ ‌وَ‌أَ‍خَ‍‍اهُ ‌وَ‌ابْ‍‍عَثْ فِي ‌الْمَد‍َ‍‌ائِنِ حَاشِ‍‍رِينَ
Ya'tūka Bikulli Saĥĥārin `Alīmin 026-037 Ha kuu Keeneen Sixirre kasta oo Xeel Dheer. يَأْت‍‍ُ‍وكَ بِكُلِّ سَحّ‍‍َ‍ا‌رٍ‌ عَلِيمٍ
Fajumi`a As-Saĥaratu Limīqāti Yawmin Ma`lūmin 026-038 Waxaana Loo kulmiyey Saaxiriintii Imaatin Maalin la Yaqaan. فَجُمِعَ ‌ال‍‍سَّحَ‍رَةُ لِمِي‍‍قَ‍‍اتِ يَ‍‍وْمٍ‌ مَعْلُومٍ
Wa Qīla Lilnnāsi Hal 'Antum Mujtami`ūna 026-039 Waxaana Loo Yidhi Dadkii ma Kulmaysaan. وَ‍قِ‍‍ي‍‍لَ لِل‍‍نّ‍‍َ‍اسِ هَلْ ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ مُ‍‍جْ‍‍تَمِعُونَ
La`allanā Nattabi`u As-Saĥarata 'In Kānū Humu Al-Ghālibīna 026-040 Inaan Raacno Saaxiriinta Hadday Adkaadaan. لَعَلَّنَا‌ نَتَّبِعُ ‌ال‍‍سَّحَ‍رَةَ ‌إِ‌نْ كَانُو‌ا‌ هُمُ ‌الْ‍‍غَ‍‍الِبِينَ
Falammā Jā'a As-Saĥaratu Qālū Lifir`awna 'A'inna Lanā La'ajan 'In Kunnā Naĥnu Al-Ghālibīna 026-041 Markay Yimaaddeen Saaxiriintii waxay ku Dheheen Fircoon Ujuuro ma Leenahay haddaan Adkaanno. فَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌ال‍‍سَّحَ‍رَةُ قَ‍‍الُو‌ا‌ لِفِ‍‍رْعَ‍‍وْنَ ‌أَئِ‍‍نَّ لَنَا‌ لَأَجْ‍‍ر‌ا‌‌ ً‌ ‌إِ‌نْ كُ‍‍نَّ‍‍ا‌ نَحْنُ ‌الْ‍‍غَ‍‍الِبِينَ
Qāla Na`am Wa 'Innakum 'Idhāan Lamina Al-Muqarrabīna 026-042 Wuxuuna Yidhi haa Waxaadna Noqonaysaan kuwa ii dhow. قَ‍‍الَ نَعَمْ ‌وَ‌إِنَّ‍‍كُمْ ‌إِ‌ذ‌ا‌ ً‌ لَمِنَ ‌الْمُ‍‍قَ‍رَّبِينَ
Qāla Lahum Mūsá 'Alqū Mā 'Antum Mulqūna 026-043 Wuxuu ku Yidhi (Nabi) Muuse Tuura waxaad Tuuraysaan. قَ‍‍الَ لَهُمْ مُوسَ‍‍ى‌ ‌أَلْ‍‍قُ‍‍و‌ا‌ مَ‍‍ا‌ ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ مُلْ‍‍قُ‍‍ونَ
Fa'alqaw Ĥibālahum Wa `Işīyahum Wa Qālū Bi`izzati Fir`awna 'Innā Lanaĥnu Al-Ghālibūna 026-044 Waxayna Tuureen Xadhkahoodii iyo Ulahoodii waxayna Dheheen Sharafta Fircoon yaan ku dhaarannaye Anagaa adkaan. فَأَلْ‍‍قَ‍‍وْ‌ا‌ حِبَالَهُمْ ‌وَعِ‍‍صِ‍‍يَّهُمْ ‌وَ‍قَ‍‍الُو‌ا‌ بِعِزَّةِ فِ‍‍رْعَ‍‍وْنَ ‌إِنَّ‍‍ا‌ لَنَحْنُ ‌الْ‍‍غَ‍‍الِبُونَ
Fa'alqá Mūsá `Aşāhu Fa'idhā Hiya Talqafu Mā Ya'fikūna 026-045 Markaasuu Tuuray (Nabi) Muuse Ushiisii waxayna Ahaatay mid Gurata waxay Dhoodhoobeen. فَأَلْ‍‍قَ‍‍ى‌ مُوسَى‌ عَ‍‍صَ‍‍اهُ فَإِ‌ذَ‌ا‌ هِيَ تَلْ‍‍قَ‍‍فُ مَا‌ يَأْفِكُونَ
Fa'ulqiya As-Saĥaratu Sājidīna 026-046 waxaana la Riday Saaxiriintii Sujuud Darteed. فَأُلْ‍‍قِ‍‍يَ ‌ال‍‍سَّحَ‍رَةُ سَاجِدِينَ
Qālū 'Āmannā Birabbi Al-`Ālamīna 026-047 Waxayna Dheheen waxaan Rumaynay Eebaha Caalamka. قَ‍‍الُ‍‍و‌ا‌ ‌آمَ‍‍نَّ‍‍ا‌ بِ‍رَبِّ ‌الْعَالَمِينَ
Rabbi Mūsá Wa Hārūna 026-048 Eebaha (Nabi) Muuse iyo (Nabi) Haaruun. رَبِّ مُوسَى‌ ‌وَهَا‌رُ‌ونَ
Qāla 'Āmantum Lahu Qabla 'An 'Ādhana Lakum ۖ 'Innahu Lakabīrukumu Al-Ladhī `Allamakumu As-Siĥra Falasawfa Ta`lamūna ۚ La'uqaţţi`anna 'Aydiyakum Wa 'Arjulakum Min Khilāfin Wa La'uşallibannakum 'Ajma`īna 026-049 Wuxuu yidhi Fircoon Miyaad Rumeyseen Muuse ka Hor IdankaygaIsagu waa kan idiinku wayn ee idin Baray Sixirka waadse Ogaan doontaanwaxaana u Goyn Gacmahiinna iyo Lugahiinna Isdhaafwaana idin Wadhi Dhammaantiin. قَ‍‍الَ ‌آمَ‍‌‍نْ‍‍تُمْ لَ‍‍هُ قَ‍‍بْ‍‍لَ ‌أَ‌نْ ‌آ‌ذَنَ لَكُمْ ۖ ‌إِنَّ‍‍هُ لَكَبِيرُكُمُ ‌الَّذِي عَلَّمَكُمُ ‌ال‍‍سِّحْ‍رَ‌ فَلَسَ‍‍وْفَ تَعْلَم‍‍ُ‍ونَ ۚ لَأُ‍قَ‍‍طِّ‍‍عَ‍‍نَّ ‌أَيْدِيَكُمْ ‌وَ‌أَ‌رْجُلَكُمْ مِ‍‌‍نْ خِ‍‍لاَفٍ‌ ‌وَلَأُ‍صَ‍‍لِّبَ‍‍نَّ‍‍كُمْ ‌أَجْ‍‍مَعِينَ
Qālū Lā Đayra ۖ 'Innā 'Ilá Rabbinā Munqalibūna 026-050 Waxayna dhaheen Dhib ma leh annagu Xagga Eebahannaan u Noqonaynaa. قَ‍‍الُو‌ا‌ لاَ‌ ضَ‍‍يْ‍رَۖ ‌إِنَّ‍‍ا‌ ‌إِلَى‌ ‌‍رَبِّنَا‌ مُ‍‌‍نْ‍‍‍‍قَ‍‍لِبُونَ
'Innā Naţma`u 'An Yaghfira Lanā Rabbunā Khaţāyānā 'An Kunnā 'Awwala Al-Mu'uminīna 026-051 waxaana Dalbaynaa (Damcaynaa) inuu noo Dhaafo Eebahanno Gafafkanaga Inaan Noqonay kuwii ugu Hor Rumeeyey (Xaqa). إِنَّ‍‍ا‌ نَ‍‍طْ‍‍مَعُ ‌أَ‌نْ يَ‍‍غْ‍‍فِ‍‍ر‍َ‍‌ لَنَا‌ ‌‍رَبُّنَا‌ خَ‍‍طَ‍‍ايَانَ‍‍ا‌ ‌أَ‌نْ كُ‍‍نَّ‍‍ا‌ ‌أَ‌وَّلَ ‌الْمُؤْمِنِينَ
Wa 'Awĥaynā 'Ilá Mūsá 'An 'Asri Bi`ibādī 'Innakum Muttaba`ūna 026-052 Waxaan u waxyoonay Nabi Muuse Guuri Addoomadayda waa Laydin Raaciye. وَ‌أَ‌وْحَيْنَ‍‍ا‌ ‌إِلَى‌ مُوسَ‍‍ى‌ ‌أَ‌نْ ‌أَسْ‍‍ر‍ِ‍‌ بِعِبَا‌دِي ‌إِنَّ‍‍كُمْ مُتَّبَعُونَ
Fa'arsala Fir`awnu Fī Al-Madā'ini Ĥāshirīna 026-053 Markaasuu u Diray Fircoon magaalooyinka kuwo Soo kulmiya. فَأَ‌رْسَلَ فِ‍‍رْعَ‍‍وْنُ فِي ‌الْمَد‍َ‍‌ائِنِ حَاشِ‍‍رِينَ
'Inna Hā'uulā' Lashirdhimatun Qalīlūna 026-054 Isagoo dhihi Kuwaasu «Banii Israa'iil» waa Koox Yar. إِنَّ ه‍‍َ‍ا‌ؤُلاَ‌ء‌ لَشِ‍‍رْ‌ذِمَة‌‍ٌقَ‍‍لِيلُونَ
Wa 'Innahum Lanā Laghā'ižūna 026-055 Wayna Na cadho Galiyeen. وَ‌إِنَّ‍‍هُمْ لَنَا‌ لَ‍‍غَ‍‍ائِ‍‍ظُ‍‍ونَ
Wa 'Innā Lajamī`un Ĥādhirūna 026-056 Waxaana nahay kuwo Had iyo Jeer Digtoon. وَ‌إِنَّ‍‍ا‌ لَجَم‍‍ِ‍ي‍‍عٌ حَا‌ذِ‌رُ‌ونَ
Fa'akhrajnāhum Min Jannātin Wa `Uyūnin 026-057 Waxaana ka Bixinnay Beero iyo (Biyo) ilo. فَأَ‍خْ‍رَجْ‍‍نَاهُمْ مِ‍‌‍نْ جَ‍‍نّ‍‍َ‍اتٍ‌ ‌وَعُيُونٍ
Wa Kunūzin Wa Maqāmin Karīmin 026-058 Iyo Kanziyo iyo Nagaadi Fiican. وَكُن‍‍ُ‍و‌ز‌ٍ‌ ‌وَمَ‍‍قَ‍‍ام‌‍ٍ‌ كَ‍‍رِيمٍ
Kadhālika Wa 'Awrathnāhā Banī 'Isrā'īla 026-059 Waxaana Dhaxalsiinay Banii Israa'iil. كَذَلِكَ ‌وَ‌أَ‌وْ‌‍رَثْنَاهَا‌ بَنِ‍‍ي ‌إِسْر‍َ‍‌ائ‍‍ِ‍‍يلَ
Fa'atba`ūhum Mushriqīna 026-060 Markaasay Raacen (ka daba Duulcen) Qorrax soo Bixii. فَأَتْبَعُوهُمْ مُشْ‍‍رِ‍‍قِ‍‍ينَ
Falammā Tarā'á Al-Jam`āni Qāla 'Aşĥābu Mūsá 'Innā Lamudrakūna 026-061 Markay isu Muuqdeen Labadii Kooxood waxay Dheheen Asaxaabtii Nabi Muuse Inaga waa Layna Haleelay. فَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ تَر‍َ‍‌ا‌ءَ‌ى‌ ‌الْجَمْع‍‍َ‍انِ قَ‍‍الَ ‌أَ‍صْ‍‍ح‍‍َ‍ابُ مُوسَ‍‍ى‌ ‌إِنَّ‍‍ا‌ لَمُ‍‍دْ‌‍رَكُونَ
Qāla Kallā ۖ 'Inna Ma`iya Rabbī Sayahdīni 026-062 Wuxuuna Yidhi (Nabi) Muuse Saas ma aha ee Eebahaybaa Ila jira wuuna i Toosin. قَ‍‍الَ كَلاَّ‌ ۖ ‌إِنَّ مَعِيَ ‌‍رَبِّي سَيَهْدِينِ
Fa'awĥaynā 'Ilá Mūsá 'Ani Ađrib Bi`aşāka Al-Baĥra ۖnfalaqa Fakāna Kullu Firqin Kālţţawdi Al-`Ažīmi 026-063 Waxaana u Waxyoonay (Nabi) Muuse ku Garaac Ushaada Badda wayna kala Jeexantay Baddii wuxuuna Noqday Jeex kasta Buur wayn oo kale. فَأَ‌وْحَيْنَ‍‍ا‌ ‌إِلَى‌ مُوسَ‍‍ى‌ ‌أَنِ ‌اضْ‍‍رِبْ بِعَ‍‍صَ‍‍اكَ ‌الْبَحْ‍رَۖ فَا‌ن‍‍فَلَ‍‍قَ فَك‍‍َ‍انَ كُلُّ فِ‍‍رْ‍‍ق‍ٍ‌ كَال‍‍طَّ‍‍وْ‌دِ‌ ‌الْعَ‍‍ظِ‍‍يمِ
Wa 'Azlafnā Thamma Al-'Ākharīna 026-064 Waana ku soo Dhawayanay Halkaas kuwii kale (Colkii Fircoon). وَ‌أَ‌زْلَفْنَا‌ ثَ‍‍مَّ ‌الآ‍‍خَ‍‍رِينَ
Wa 'Anjaynā Mūsá Wa Man Ma`ahu~ 'Ajma`īna 026-065 Waxaana Korinay (Nabi) Muuse iyo Intii la Jirtay Dhammaan. وَ‌أَ‌نْ‍‍جَيْنَا‌ مُوسَى‌ ‌وَمَ‍‌‍نْ مَعَهُ~ُ ‌أَجْ‍‍مَعِينَ
Thumma 'Aghraq Al-'Ākharīna 026-066 Ka dibna waxaan Maanshaynay Kuwii kale. ثُ‍‍مَّ ‌أَ‍‍غْ‍رَ‍قْ‍‍نَا‌ ‌الآ‍‍خَ‍‍رِينَ
'Inna Fī Dhālika La'āyatan ۖ Wa Mā Kāna 'Aktharuhum Mu'uminīna 026-067 Arrintaasna waxaa ku Sugan Aayad Mana aha Badankood kuwo Rumeeyn. إِنَّ فِي ‌ذَلِكَ لَآيَة ًۖ ‌وَمَا‌ ك‍‍َ‍انَ ‌أَكْثَرُهُمْ مُؤْمِنِينَ
Wa 'Inna Rabbaka Lahuwa Al-`Azīzu Ar-Raĥīmu 026-068 Eebahaana waa Adkaade Naxariista وَ‌إِنَّ ‌‍رَبَّكَ لَهُوَ‌ ‌الْعَز‍ِ‍ي‍‍زُ‌ ‌ال‍رَّحِيمُ
Wa Atlu `Alayhim Naba'a 'Ibhīma 026-069 Ku Akhri Korkooda Warkii Nabi Ibraahim. وَ‌اتْلُ عَلَيْهِمْ نَبَأَ‌ ‌إِبْ‍‍‍رَ‌اهِيمَ
'Idh Qāla Li'abīhi Wa Qawmihi Mā Ta`budūna 026-070 Markuu ku Yidhi Aabihiis iyo Qoomkiisii maxaad Caabudaysaan. إِ‌ذْ‌ قَ‍‍الَ لِأَب‍‍ِ‍ي‍‍هِ ‌وَ‍قَ‍‍وْمِ‍‍هِ مَا‌ تَعْبُدُ‌ونَ
Qālū Na`budu 'Aşnāmāan Fanažallu Lahā `Ākifīna 026-071 Waxay Dheheen waxaannu Caabudi Sanamyo oonu ahaan kuwo ku Nagaada. قَ‍‍الُو‌ا‌ نَعْبُدُ‌ ‌أَ‍صْ‍‍نَاما‌‌ ً‌ فَنَ‍‍ظَ‍‍لُّ لَهَا‌ عَاكِفِينَ
Qāla Hal Yasma`ūnakum 'Idh Tad`ūna 026-072 Wuxuu Yidhi (Nabi Ibraahim) Maydin Maqlayaan markaad Baryeysaan. قَ‍‍الَ هَلْ يَسْمَعُونَكُمْ ‌إِ‌ذْ‌ تَ‍‍دْعُونَ
'Aw Yanfa`ūnakum 'Aw Yađurrūna 026-073 Mase idin Anfaci ama idin Dhibi. أَ‌وْ‌ يَ‍‌‍نْ‍‍فَعُونَكُمْ ‌أَ‌وْ‌ يَ‍‍ضُ‍‍رُّ‌ونَ
Qālū Bal Wajadnā 'Ābā'anā Kadhālika Yaf`alūna 026-074 Waxay Dheheen waxaan Hellay Aabayaalkanno oo Sidaas Fali. قَ‍‍الُو‌ا‌ بَلْ ‌وَجَ‍‍دْنَ‍‍ا‌ ‌آب‍‍َ‍ا‌ءَنَا‌ كَذَلِكَ يَفْعَلُونَ
Qāla 'Afara'aytum Mā Kuntum Ta`budūna 026-075 Wuxuu Yidhi Bal Warrama waxaad Caabudaysaan. قَ‍‍الَ ‌أَفَ‍رَ‌أَيْتُمْ مَا‌ كُ‍‌‍نْ‍‍تُمْ تَعْبُدُ‌ونَ
'Antum Wa 'Ābā'uukumu Al-'Aqdamūna 026-076 Idinka iyo Aabayaalkiinii Horeeyey. أَ‌نْ‍‍تُمْ ‌وَ‌آب‍‍َ‍ا‌ؤُكُمُ ‌الأَ‍قْ‍‍دَمُونَ
Fa'innahum `Adūwun Lī 'Illā Rabba Al-`Ālamīna 026-077 Hadday Iyagu Col ii Yihiin Eebaha Caalamka Mooyee. فَإِنَّ‍‍هُمْ عَدُ‌وّ‌ٌ‌ لِ‍‍ي ‌إِلاَّ‌ ‌‍رَبَّ ‌الْعَالَمِينَ
Al-Ladhī Khalaqanī Fahuwa Yahdīni 026-078 Ee Eebaha I Abuuray ee ah kan I Hanuunin. الَّذِي خَ‍‍لَ‍‍قَ‍‍نِي فَهُوَ‌ يَهْدِينِ
Wa Al-Ladhī Huwa Yuţ`imunī Wa Yasqīni 026-079 Kan I Quudin ee I Waraabin. وَ‌الَّذِي هُوَ‌ يُ‍‍طْ‍‍عِمُنِي ‌وَيَسْ‍‍قِ‍‍ينِ
Wa 'Idhā Mariđtu Fahuwa Yashfīni 026-080 Markaan Bukoodana Isagaa I Caafiya. وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ مَ‍‍رِ‍‍ضْ‍‍تُ فَهُوَ‌ يَشْفِينِ
Wa Al-Ladhī Yumītunī Thumma Yuĥyīni 026-081 Waana kan I dili Ina Noolayn. وَ‌الَّذِي يُمِيتُنِي ثُ‍‍مَّ يُحْيِينِ
Wa Al-Ladhī 'Aţma`u 'An Yaghfira Lī Khaţī'atī Yawma Ad-Dīni 026-082 Ee ah kaan Damci inuu Ii Dhaafo Gafafkayga Maalinta Abaal marinta. وَ‌الَّذِي ‌أَ‍طْ‍‍مَعُ ‌أَ‌نْ يَ‍‍غْ‍‍فِ‍‍ر‍َ‍‌ لِي خَ‍‍ط‍‍ِ‍ي‍‍ئَتِي يَ‍‍وْمَ ‌ال‍‍دِّينِ
Rabbi Hab Lī Ĥukmāan Wa 'Alĥiqnī Biş-Şāliĥīna 026-083 Eebow i Sii Xikmo (Nabinimo) Ina Haleeshii kuwa Suuban. رَبِّ هَ‍‍بْ لِي حُكْما‌ ً‌ ‌وَ‌أَلْحِ‍‍قْ‍‍نِي بِ‍ال‍‍صَّ‍‍الِحِينَ
Wa Aj`al Lī Lisāna Şidqin Al-'Ākhirīna 026-084 Iina Yeel Sheegid Run ah (Fiican) kuwa Dambe. وَ‌اجْ‍‍عَلْ لِي لِس‍‍َ‍انَ صِ‍‍دْ‍‍ق‍ٍ‌ فِي ‌الآ‍‍خِ‍‍رِينَ
Wa Aj`alnī Min Warathati Jannati An-Na`īmi 026-085 Igana yeel kuwa Dhaxli Janada Naciimo. وَ‌اجْ‍‍عَلْنِي مِ‍‌‍نْ ‌وَ‌‍رَثَةِ جَ‍‍نَّ‍‍ةِ ‌ال‍‍نَّ‍‍عِيمِ
Wa Aghfir Li'abī 'Innahu Kāna Mina Ađ-Đāllīna 026-086 Una Dambi Dhaaf Aabahay wuxuu ka Mid ahaa kuwa Dhumaye. وَ‌اغْ‍‍فِ‍‍رْ‌ لِأَبِ‍‍ي ‌إِنَّ‍‍هُ ك‍‍َ‍انَ مِنَ ‌ال‍‍ضَّ‍‍الِّينَ
Wa Lā Tukhzinī Yawma Yub`athūna 026-087 Hana i Dullayn Maalinta la Soo Bixin (Dadka). وَلاَ‌ تُ‍‍خْ‍‍زِنِي يَ‍‍وْمَ يُ‍‍بْ‍‍عَثُونَ
Yawma Lā Yanfa`u Mālun Wa Lā Banūna 026-088 Maalintayna wax Anfacayn Xoolo iyo Ilmo midna. يَ‍‍وْمَ لاَ‌ يَ‍‌‍نْ‍‍فَعُ م‍‍َ‍الٌ‌ ‌وَلاَ‌ بَنُونَ
'Illā Man 'Atá Allāha Biqalbin Salīmin 026-089 Ruux ula Yimaadda Eebe Qalbi Fayow Mooyee (Iimaan). إِلاَّ‌ مَ‍‌‍نْ ‌أَتَى‌ ‌اللَّ‍‍هَ بِ‍‍قَ‍‍لْب‌‍ٍ‌ سَلِيمٍ
Wa 'Uzlifati Al-Jannatu Lilmuttaqīna 026-090 Waana loo Dhawayn Jannada kuwa Dhawrsada (Mu'miniinta Dhabta ah). وَ‌أُ‌زْلِفَتِ ‌الْجَ‍‍نَّ‍‍ةُ لِلْمُتَّ‍‍قِ‍‍ينَ
Wa Burrizati Al-Jaĥīmu Lilghāwīna 026-091 Waana Loo Muujin Jaxiimo kuwa Baadiyoobay. وَبُرِّ‌زَتِ ‌الْجَح‍‍ِ‍ي‍‍مُ لِلْ‍‍غَ‍‍ا‌وِينَ
Wa Qīla Lahum 'Ayna Mā Kuntum Ta`budūna 026-092 Waxaana Lagu Dhihi Aaway waxaad Caabudayseen. وَ‍قِ‍‍ي‍‍لَ لَهُمْ ‌أَيْ‍‍نَ مَا‌ كُ‍‌‍نْ‍‍تُمْ تَعْبُدُ‌ونَ
Min Dūni Allāhi Hal Yanşurūnakum 'Aw Yantaşirūna 026-093 Oo Eebe ka soo Hadhay Maydiin Gargaarayaan ama Gargaarsanayaan. مِ‍‌‍نْ ‌د‍ُ‍‌ونِ ‌اللَّ‍‍هِ هَلْ يَ‍‌‍نْ‍‍‍‍صُ‍‍رُ‌ونَكُمْ ‌أَ‌وْ‌ يَ‍‌‍نْ‍‍تَ‍‍صِ‍‍رُ‌ونَ
Fakubkibū Fīhā Hum Wa Al-Ghāwūna 026-094 Waana lagu Hambooriyey (Tuuri) Dhexdeeda iyaga iyo kuwa Baadiyoobay. فَكُ‍‍بْ‍‍كِبُو‌ا‌ فِيهَا‌ هُمْ ‌وَ‌الْ‍‍غَ‍‍ا‌وُ‌ونَ
Wa Junūdu 'Iblīsa 'Ajma`ūna 026-095 Iyo Junuudda (Askarta) Ibliis Dhamaan. وَجُن‍‍ُ‍و‌دُ‌ ‌إِبْ‍‍ل‍‍ِ‍ي‍‍سَ ‌أَجْ‍‍مَعُونَ
Qālū Wa Hum Fīhā Yakhtaşimūna 026-096 Waxayna obhan iyagoo Dhexdeeda ku doodi. قَ‍‍الُو‌ا‌ ‌وَهُمْ فِيهَا‌ يَ‍‍خْ‍‍تَ‍‍صِ‍‍مُونَ
Ta-Allāhi 'In Kunnā Lafī Đalālin Mubīnin 026-097 Eebaan ku Dhaaranaye waxaan ku Sugnayn Baadi Cad. تَاللَّهِ ‌إِ‌نْ كُ‍‍نَّ‍‍ا‌ لَفِي ضَ‍‍لاَلٍ‌ مُبِينٍ
'Idh Nusawwīkum Birabbi Al-`Ālamīna 026-098 Markaan Idilla Sinay Eebaha Caalamka. إِ‌ذْ‌ نُسَوِّيكُمْ بِ‍رَبِّ ‌الْعَالَمِينَ
Wa Mā 'Ađallanā 'Illā Al-Mujrimūna 026-099 Wax na Dhumiyey oon Dambiila Yaasha ahayn ma Jiro. وَمَ‍‍ا‌ ‌أَ‍ضَ‍‍لَّنَ‍‍ا‌ ‌إِلاَّ‌ ‌الْمُ‍‍جْ‍‍رِمُونَ
Famā Lanā Min Shāfi`īna 026-100 Mana Lihin wax Noo Shafeeca. فَمَا‌ لَنَا‌ مِ‍‌‍نْ شَافِعِينَ
Wa Lā Şadīqin Ĥamīmin 026-101 Iyo Saaxiib Dhaw. وَلاَ‌ صَ‍‍د‍ِ‍ي‍‍قٍ حَمِيمٍ
Falaw 'Anna Lanā Karratan Fanakūna Mina Al-Mu'uminīna 026-102 Ee hadaan Noqonno oon Ahaanno Mu'miniin. فَلَوْ‌ ‌أَنَّ لَنَا‌ كَ‍رَّة‌ ً‌ فَنَك‍‍ُ‍ونَ مِنَ ‌الْمُؤْمِنِينَ
'Inna Fī Dhālika La'āyatan ۖ Wa Mā Kāna 'Aktharuhum Mu'uminīna 026-103 Taas waxaa ku Sugan Calaamad Badankoodna ma Rumeeyo (Xaqa). إِنَّ فِي ‌ذَلِكَ لَآيَة ًۖ ‌وَمَا‌ ك‍‍َ‍انَ ‌أَكْثَرُهُمْ مُؤْمِنِينَ
Wa 'Inna Rabbaka Lahuwa Al-`Azīzu Ar-Raĥīmu 026-104 Eebahaana waa Adkaade Naxariista. وَ‌إِنَّ ‌‍رَبَّكَ لَهُوَ‌ ‌الْعَز‍ِ‍ي‍‍زُ‌ ‌ال‍رَّحِيمُ
Kadhdhabat Qawmu Nūĥin Al-Mursalīna 026-105 Waxay Beeniyeen Qoomkii (Nabi) Nuux Rasuulladii. كَذَّبَتْ قَ‍‍وْمُ ن‍‍ُ‍وح‌‍ٍ‌الْمُرْسَلِينَ
'Idh Qāla Lahum 'Akhūhum Nūĥun 'Alā Tattaqūna 026-106 Markuu ku Yiidhi Walaalkood Nuux Miyeydaan Dhawrsanayn. إِ‌ذْ‌ قَ‍‍الَ لَهُمْ ‌أَ‍خُ‍‍وهُمْ ن‍‍ُ‍وحٌ ‌أَلاَ‌ تَتَّ‍‍قُ‍‍ونَ
'Innī Lakum Rasūlun 'Amīnun 026-107 Anigu waxaan idiin ahay Rasuul Aamin ah. إِنِّ‍‍ي لَكُمْ ‌‍رَس‍‍ُ‍ولٌ ‌أَمِينٌ
Fāttaqū Allaha Wa 'Aţī`ūni 026-108 Ee ka Dhawrsada Eebe ina Adeeca. فَاتَّ‍‍قُ‍‍و‌ا‌اللَّ‍‍هَ ‌وَ‌أَ‍طِ‍‍يعُونِ
Wa Mā 'As'alukum `Alayhi Min 'Ajrin ۖ 'In 'Ajrī 'Illā `Alá Rabbi Al-`Ālamīna 026-109 Idinkana Warsanmaayo (Xaqa) UjuuroAjrigayga Eebaha Caalamkaan ka Sugi. وَمَ‍‍ا‌ ‌أَسْأَلُكُمْ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ مِ‍‌‍نْ ‌أَجْ‍‍ر‌‌ٍۖ ‌إِ‌نْ ‌أَجْ‍‍رِي ‌إِلاَّ‌ عَلَى‌ ‌‍رَبِّ ‌الْعَالَمِينَ
Fāttaqū Allaha Wa 'Aţī`ūni 026-110 Ee Eebe ka Dhawrsada ina Adeeca. فَاتَّ‍‍قُ‍‍و‌ا‌اللَّ‍‍هَ ‌وَ‌أَ‍طِ‍‍يعُونِ
Qālū 'Anu'uminu Laka Wa Attaba`aka Al-'Ardhalūna 026-111 Waxay Dheheen ma waxaanu ku Rumayn adooy ku Raaceen kuwa Dullaysan (Xun Xun). قَ‍‍الُ‍‍و‌ا‌ ‌أَنُؤْمِنُ لَكَ ‌وَ‌اتَّبَعَكَ ‌الأَ‌رْ‌ذَلُونَ
Qāla Wa Mā `Ilmī Bimā Kānū Ya`malūna 026-112 Wuxuu Yidhi Maxaan ka Ogahay Waxay Fali. قَ‍‍الَ ‌وَمَا‌ عِلْمِي بِمَا‌ كَانُو‌ا‌ يَعْمَلُونَ
'In Ĥisābuhum 'Illā `Alá Rabbī ۖ Law Tash`urūna 026-113 Xisaabtooda Eebe unbaa leh haddaad wax Garanaysaan. إِ‌نْ حِسَابُهُمْ ‌إِلاَّ‌ عَلَى‌ ‌‍رَبِّي ۖ لَوْ‌ تَشْعُرُ‌ونَ
Wa Mā 'Anā Biţāridi Al-Mu'uminīna 026-114 Anuguna ma Eryayo Mu'miniinta. وَمَ‍‍ا‌ ‌أَنَا‌ بِ‍‍طَ‍‍ا‌رِ‌دِ‌ ‌الْمُؤْمِنِينَ
'In 'Anā 'Illā Nadhīrun Mubīnun 026-115 Waxaan u Dige Cad ahayna ma ihi. إِ‌نْ ‌أَنَ‍‍ا‌ ‌إِلاَّ‌ نَذ‍ِ‍ي‍‍ر‌ٌ‌ مُبِينٌ
Qālū La'in Lam Tantahi Yā Nūĥu Latakūnanna Mina Al-Marjūmīna 026-116 Waxay Dheheen Haddaadan Joogin Nuuxow Waxaad Noqon kuwa la Dhagaxyeeyo. قَ‍‍الُو‌ا‌ لَئِ‍‌‍نْ لَمْ تَ‍‌‍نْ‍‍تَ‍‍هِ يَان‍‍ُ‍وحُ لَتَكُونَ‍‍نَّ مِنَ ‌الْمَرْجُومِينَ
Qāla Rabbi 'Inna Qawmī Kadhdhabūni 026-117 Wuxuuna yidhi Eebow Qoomkaygii waa I beeniyeen. قَ‍‍الَ ‌‍رَبِّ ‌إِنَّ قَ‍‍وْمِي كَذَّبُونِ
Fāftaĥ Baynī Wa Baynahum Fatĥāan Wa Najjinī Wa Man Ma`ī Mina Al-Mu'uminīna 026-118 Ee Nakala Xukun Dhexdanadaina kori Ani iyo Inta ila jirta ee Mu'miniinta ah. فَافْتَحْ بَيْنِي ‌وَبَيْنَهُمْ فَتْحا‌ ً‌ ‌وَنَجِّنِي ‌وَمَ‍‌‍نْ مَعِي مِنَ ‌الْمُؤْمِنِينَ
Fa'anjaynāhu Wa Man Ma`ahu Fī Al-Fulki Al-Mashĥūni 026-119 Waxaannu ku Korinay Isaga iyo intii la Jirtay Doontii Buuxday. فَأَ‌ن‍‍جَيْن‍‍َ‍اهُ ‌وَمَ‍‌‍نْ مَعَ‍‍هُ فِي ‌الْفُلْكِ ‌الْمَشْحُونِ
Thumma 'Aghraqnā Ba`du Al-Bāqīna 026-120 Ka Dibna waxaan Maanshaynay kuwii Hadhay (Gaaladii). ثُ‍‍مَّ ‌أَ‍‍غْ‍رَ‍قْ‍‍نَا‌ بَعْدُ‌ ‌الْبَاقِ‍‍ينَ
'Inna Fī Dhālika La'āyatan ۖ Wa Mā Kāna 'Aktharuhum Mu'uminīna 026-121 Taasna waxaa ku Sugan Calaamad mana aha Badankoodu kuwo Rumayn. إِنَّ فِي ‌ذَلِكَ لَآيَة ًۖ ‌وَمَا‌ ك‍‍َ‍انَ ‌أَكْثَرُهُمْ مُؤْمِنِينَ
Wa 'Inna Rabbaka Lahuwa Al-`Azīzu Ar-Raĥīmu 026-122 Eebahaana waa Adkaade Naxariista. وَ‌إِنَّ ‌‍رَبَّكَ لَهُوَ‌ ‌الْعَز‍ِ‍ي‍‍زُ‌ ‌ال‍رَّحِيمُ
Kadhdhabat `Ādun Al-Mursalīna 026-123 Waxay Beeniyeen Caad Rasuulladii. كَذَّبَتْ ع‍‍َ‍ا‌د‌‌ٌ‌الْمُرْسَلِينَ
'Idh Qāla Lahum 'Akhūhum Hūdun 'Alā Tattaqūna 026-124 Markuu ku Yidhi Walaalkood Huud Miyeydaan Dhawrsanayn. إِ‌ذْ‌ قَ‍‍الَ لَهُمْ ‌أَ‍خُ‍‍وهُمْ ه‍‍ُ‍و‌دٌ‌ ‌أَلاَ‌ تَتَّ‍‍قُ‍‍ونَ
'Innī Lakum Rasūlun 'Amīnun 026-125 Anigu waxaan idiin ahay Rasuul Aamin ah. إِنِّ‍‍ي لَكُمْ ‌‍رَس‍‍ُ‍ولٌ ‌أَمِينٌ
Fāttaqū Allaha Wa 'Aţī`ūni 026-126 Ee ka Dhawrsada Eebe Ina Adeeca. فَاتَّ‍‍قُ‍‍و‌ا‌اللَّ‍‍هَ ‌وَ‌أَ‍طِ‍‍يعُونِ
Wa Mā 'As'alukum `Alayhi Min 'Ajrin ۖ 'In 'Ajrī 'Illā `Alá Rabbi Al-`Ālamīna 026-127 Idinkamana Warsanaayo Xaqa ujuuroAjrigaygana Eebaha Caalamkaan ka Sugi. وَمَ‍‍ا‌ ‌أَسْأَلُكُمْ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ مِ‍‌‍نْ ‌أَجْ‍‍ر‌‌ٍۖ ‌إِ‌نْ ‌أَجْ‍‍رِي ‌إِلاَّ‌ عَلَى‌ ‌‍رَبِّ ‌الْعَالَمِينَ
'Atabnūna Bikulli Rī`in 'Āyatan Ta`bathūna 026-128 Miyaad ka Dhisaysaan Meel Sare oo Dhan Calaamad (Daar) Idinkoo Ciyaari. أَتَ‍‍بْ‍‍ن‍‍ُ‍ونَ بِكُلِّ ‌ر‍ِ‍ي‍‍ع‌‍ٍ‌ ‌آيَة‌ ً‌ تَعْبَثُونَ
Wa Tattakhidhūna Maşāni`a La`allakum Takhludūna 026-129 Ood Yeelanaysaan Masaanic (Dhismo) inaad Waartaan Darteed. وَتَتَّ‍‍خِ‍‍ذ‍ُ‍‌ونَ مَ‍‍صَ‍‍انِعَ لَعَلَّكُمْ تَ‍‍خْ‍‍لُدُ‌ونَ
Wa 'Idhā Baţashtum Baţashtum Jabbārīna 026-130 Haddaad wax Qabataan Ciqaabtaan una Ciqaabaysaan si Daran. وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ بَ‍‍طَ‍‍شْتُمْ بَ‍‍طَ‍‍شْتُمْ جَبَّا‌رِينَ
Fāttaqū Allaha Wa 'Aţī`ūni 026-131 ee Eebe ka Dhawrsada Ina Adeeca. فَاتَّ‍‍قُ‍‍و‌ا‌اللَّ‍‍هَ ‌وَ‌أَ‍طِ‍‍يعُونِ
Wa Attaqū Al-Ladhī 'Amaddakum Bimā Ta`lamūna 026-132 Kana Dhawrsada Eebaha idin Siiyey waxaad Ogtihiin. وَ‌اتَّ‍‍قُ‍‍و‌ا‌الَّذِي‍ ‌أَمَدَّكُمْ بِمَا‌ تَعْلَمُونَ
'Amaddakum Bi'an`āmin Wa Banīna 026-133 Wuxuu idin Siiyey Xoolo iyo Caruur. أَمَدَّكُمْ بِأَ‌نْ‍‍ع‍‍َ‍امٍ‌ ‌وَبَنِينَ
Wa Jannātin Wa `Uyūnin 026-134 Iyo Beero iyo Ilo. وَجَ‍‍نّ‍‍َ‍اتٍ‌ ‌وَعُيُونٍ
'Innī 'Akhāfu `Alaykum `Adhāba Yawmin `Ažīmin 026-135 Waxaana Idiinka Digi Cadab Maalin Wayn. إِنِّ‍‍ي ‌أَ‍خَ‍‍افُ عَلَيْكُمْ عَذ‍َ‍‌ابَ يَ‍‍وْمٍ عَ‍‍ظِ‍‍يمٍ
Qālū Sawā'un `Alaynā 'Awa`ažta 'Am Lam Takun Mina Al-Wā`ižīna 026-136 Waxay Dheheen waxaa Isu kaanna Mid ah Waanisayaa ama Maadan Waanininaa. قَ‍‍الُو‌ا‌ سَو‍َ‍‌ا‌ءٌ‌ عَلَيْنَ‍‍ا‌ ‌أَ‌وَعَ‍‍ظْ‍‍تَ ‌أَمْ لَمْ تَكُ‍‌‍نْ مِنَ ‌الْوَ‌اعِ‍‍ظِ‍‍ينَ
'In Hādhā 'Illā Khuluqu Al-'Awwalīna 026-137 Kanna ma aha waxaan Dabeecaddii «Diintii» Dadkii hore ahayn. إِ‌نْ هَذَ‌ا‌ ‌إِلاَّ‌ خُ‍‍لُ‍‍قُ ‌الأَ‌وَّلِينَ
Wa Mā Naĥnu Bimu`adhdhabīna 026-138 Nalamana Cadaabayo. وَمَا‌ نَحْنُ بِمُعَذَّبِينَ
Fakadhdhabūhu Fa'ahlaknāhum ۗ 'Inna Fī Dhālika La'āyatan ۖ Wa Mā Kāna 'Aktharuhum Mu'uminīna 026-139 Wayna Beeniyeenmarkasaan Halaagnay. Taasina waxaa ku Sugan Calaamadmana aha Badankoodu kuwo Rumayn. فَكَذَّب‍‍ُ‍وهُ فَأَهْلَكْنَاهُمْ ۗ ‌إِنَّ فِي ‌ذَلِكَ لَآيَة ًۖ ‌وَمَا‌ ك‍‍َ‍انَ ‌أَكْثَرُهُمْ مُؤْمِنِينَ
Wa 'Inna Rabbaka Lahuwa Al-`Azīzu Ar-Raĥīmu 026-140 Eebahaana waa Adkaade Naxariista. وَ‌إِنَّ ‌‍رَبَّكَ لَهُوَ‌ ‌الْعَز‍ِ‍ي‍‍زُ‌ ‌ال‍رَّحِيمُ
Kadhdhabat Thamūdu Al-Mursalīna 026-141 Waxay Beenisay Thamuud suulladii. كَذَّبَتْ ثَم‍‍ُ‍و‌دُ‌ ‌الْمُرْسَلِينَ
'Idh Qāla Lahum 'Akhūhum Şāliĥun 'Alā Tattaqūna 026-142 Markuu ku Yidhi Walaalkood (Nabi) Saalax Miyaydaan Dhawrsanayan. إِ‌ذْ‌ قَ‍‍الَ لَهُمْ ‌أَ‍خُ‍‍وهُمْ صَ‍‍الِحٌ ‌أَلاَ‌ تَتَّ‍‍قُ‍‍ونَ
'Innī Lakum Rasūlun 'Amīnun 026-143 Waxaan idiin ahay Rasuul Aamin ah. إِنِّ‍‍ي لَكُمْ ‌‍رَس‍‍ُ‍ولٌ ‌أَمِينٌ
Fāttaqū Allaha Wa 'Aţī`ūni 026-144 ee ka Dhawrsadda Eebe ina Adeeca. فَاتَّ‍‍قُ‍‍و‌ا‌اللَّ‍‍هَ ‌وَ‌أَ‍طِ‍‍يعُونِ
Wa Mā 'As'alukum `Alayhi Min 'Ajrin ۖ 'In 'Ajriya 'Illā `Alá Rabbi Al-`Ālamīna 026-145 Idinkamana Warsanaayo Xaqa ujuuroAjrigayga Eebaha Caalamkaan ka Sugi. وَمَ‍‍ا‌ ‌أَسْأَلُكُمْ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ مِ‍‌‍نْ ‌أَجْ‍‍ر‌‌ٍۖ ‌إِ‌نْ ‌أَجْ‍‍رِيَ ‌إِلاَّ‌ عَلَى‌ ‌‍رَبِّ ‌الْعَالَمِينَ
'Atutrakūna Fī Mā Hāhunā 'Āminīna 026-146 Ma waxaa Laydinkaga Tagi Halkan idinkoo Aamina. أَتُتْ‍رَك‍‍ُ‍ونَ فِي مَا‌ هَاهُنَ‍‍ا‌ ‌آمِنِينَ
Fī Jannātin Wa `Uyūnin 026-147 Oo ku Sugan Basaatiin iyo Ilo (Socda). فِي جَ‍‍نّ‍‍َ‍اتٍ‌ ‌وَعُيُونٍ
Wa Zurū`in Wa Nakhlin Ţal`uhā Hađīmun 026-148 Iyo Beero iyo Timir Fiideedu Bisayl Tahay. وَ‌زُ‌ر‍ُ‍‌وعٍ‌ ‌وَنَ‍‍خْ‍‍ل‌‍ٍطَ‍‍لْعُهَا‌ هَ‍‍ضِ‍‍يمٌ
Wa Tanĥitūna Mina Al-Jibāli Buyūtāanrihīna 026-149 Ood ka Qoranaysaan Buuraha Guryo idinkoo Kibirsan. وَتَ‍‌‍نْ‍‍حِت‍‍ُ‍ونَ مِنَ ‌الْجِب‍‍َ‍الِ بُيُوتا‌‌ ً‌ فَا‌رِهِينَ
Fāttaqū Allaha Wa 'Aţī`ūni 026-150 Ee Eebe ka Dhawrsada ina Adeeca. فَاتَّ‍‍قُ‍‍و‌ا‌اللَّ‍‍هَ ‌وَ‌أَ‍طِ‍‍يعُونِ
Wa Lā Tuţī`ū 'Amra Al-Musrifīna 026-151 Hana Adeecina «Maqlina» Amarka Xadgudbayaasha. وَلاَ‌ تُ‍‍طِ‍‍يعُ‍‍و‌ا‌ ‌أَمْ‍رَ‌الْمُسْ‍‍رِفِينَ
Al-Ladhīna Yufsidūna Fī Al-'Arđi Wa Lā Yuşliĥūna 026-152 ah kuwa Fasaadiya Dhulka oon Hagaajinayn. الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يُفْسِد‍ُ‍‌ونَ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌وَلاَ‌ يُ‍‍صْ‍‍لِحُونَ
Qālū 'Innamā 'Anta Mina Al-Musaĥĥarīna 026-153 Waxay Dheheen waxaad uun ka mid Tahay kuwa la Sixray. قَ‍‍الُ‍‍و‌ا‌ ‌إِنَّ‍‍مَ‍‍ا‌ ‌أَ‌نْ‍‍تَ مِنَ ‌الْمُسَحَّ‍‍رِينَ
Mā 'Anta 'Illā Basharun Mithlunā Fa'ti Bi'āyatin 'In Kunta Mina Aş-Şādiqīna 026-154 Mana Tihid waxaan Dad nala mid ah ahayn ee noo keen Aayad Haddaad run Sheegi. مَ‍‍ا‌ ‌أَ‌نْ‍‍تَ ‌إِلاَّ‌ بَشَر‌ٌ‌ مِثْلُنَا‌ فَأْتِ بِآيَة‌‍ٍ‌ ‌إِ‌نْ كُ‍‌‍نْ‍‍تَ مِنَ ‌ال‍‍صَّ‍‍ا‌دِقِ‍‍ينَ
Qāla Hadhihiqatun Lahā Shirbun Wa Lakum Shirbu Yawmin Ma`lūmin 026-155 Wuxuu Yidhi Tani waa HalMaalinbay Cabbi idinkuna Maalinhaad Cabbaysaan la Yaqaan. قَ‍‍الَ هَذِهِ نَاقَ‍‍ة ٌ‌ لَهَا‌ شِ‍‍رْبٌ‌ ‌وَلَكُمْ شِ‍‍رْبُ يَ‍‍وْمٍ‌ مَعْلُومٍ
Wa Lā Tamassūhā Bisū'in Faya'khudhakum `Adhābu Yawmin `Ažīmin 026-156 Ee ha ku Taabanina Xumaanoos idin qabto Cadaab Maalin wayn. وَلاَ‌ تَمَسُّوهَا‌ بِس‍‍ُ‍و‌ء‌‌ٍ‌ فَيَأْ‍خُ‍‍ذَكُمْ عَذ‍َ‍‌ابُ يَ‍‍وْمٍ عَ‍‍ظِ‍‍يمٍ
Fa`aqarūhā Fa'aşbaĥū Nādimīna 026-157 Wayse Dileen waxayna ahaadeen kuwo Qoomameeya. فَعَ‍قَ‍‍رُ‌وهَا‌ فَأَ‍صْ‍‍بَحُو‌ا‌ نَا‌دِمِينَ
Fa'akhadhahumu Al-`Adhābu ۗ 'Inna Fī Dhālika La'āyatan ۖ Wa Mā Kāna 'Aktharuhum Mu'uminīna 026-158 Waxaana Qabtay Cadaab Taasna waxaa ku Sugan CalaamadBadankoodna ma aha kuwo Rumayn (Xaqa). فَأَ‍خَ‍‍ذَهُمُ ‌الْعَذ‍َ‍‌ابُ ۗ ‌إِنَّ فِي ‌ذَلِكَ لَآيَة ًۖ ‌وَمَا‌ ك‍‍َ‍انَ ‌أَكْثَرُهُمْ مُؤْمِنِينَ
Wa 'Inna Rabbaka Lahuwa Al-`Azīzu Ar-Raĥīmu 026-159 Eebahaana waa Adkaade Naxariista. وَ‌إِنَّ ‌‍رَبَّكَ لَهُوَ‌ ‌الْعَز‍ِ‍ي‍‍زُ‌ ‌ال‍رَّحِيمُ
Kadhdhabat Qawmu Lūţin Al-Mursalīna 026-160 Waxay Beeniyeen Qoomkii (Nabi) Luudh Rasuuladii. كَذَّبَتْ قَ‍‍وْمُ ل‍‍ُ‍و‍ط‌‍‌‍ٍ‌الْمُرْسَلِينَ
'Idh Qāla Lahum 'Akhūhumţun 'Alā Tattaqūna 026-161 Markuu ku Yidhi Walaalkood Luudh Miyeydaan Dhawrsanayn. إِ‌ذْ‌ قَ‍‍الَ لَهُمْ ‌أَ‍خُ‍‍وهُمْ ل‍‍ُ‍و‍طٌ ‌أَلاَ‌ تَتَّ‍‍قُ‍‍ونَ
'Innī Lakum Rasūlun 'Amīnun 026-162 Waxaan idiin ahay Rasuul Aaminee. إِنِّ‍‍ي لَكُمْ ‌‍رَس‍‍ُ‍ولٌ ‌أَمِينٌ
Fāttaqū Allaha Wa 'Aţī`ūni 026-163 ee ka Dhawrsada Eebe ina Adeeca. فَاتَّ‍‍قُ‍‍و‌ا‌اللَّ‍‍هَ ‌وَ‌أَ‍طِ‍‍يعُونِ
Wa Mā 'As'alukum `Alayhi Min 'Ajrin ۖ 'In 'Ajriya 'Illā `Alá Rabbi Al-`Ālamīna 026-164 Idinkama Warsanaayo Xaqa UjuuroAjrigayga Eebaha Caalamkaan ka Sugi. وَمَ‍‍ا‌ ‌أَسْأَلُكُمْ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ مِ‍‌‍نْ ‌أَجْ‍‍ر‌‌ٍۖ ‌إِ‌نْ ‌أَجْ‍‍رِيَ ‌إِلاَّ‌ عَلَى‌ ‌‍رَبِّ ‌الْعَالَمِينَ
'Ata'tūna Adh-Dhukrāna Mina Al-`Ālamīna 026-165 Ma waxaad u Tagaysaan Ragga Caalamka. أَتَأْت‍‍ُ‍ونَ ‌ال‍‍ذُّكْ‍رَ‍‌انَ مِنَ ‌الْعَالَمِينَ
Wa Tadharūna Mā Khalaqa Lakum Rabbukum Min 'Azwājikum ۚ Bal 'Antum Qawmun `Ādūna 026-166 Ood ka Tagaysaan waxa Eebe idiin Abuuray oo Haweenkiina ahwaxaadse Tihiin Kuwo Xadgudba. وَتَذَ‌ر‍ُ‍‌ونَ مَا‌ خَ‍‍لَ‍‍قَ لَكُمْ ‌‍رَبُّكُمْ مِ‍‌‍نْ ‌أَ‌زْ‌وَ‌اجِكُمْ ۚ بَلْ ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ قَ‍‍وْمٌ عَا‌دُ‌ونَ
Qālū La'in Lam Tantahi Yā Lūţu Latakūnanna Mina Al-Mukhrajīna 026-167 Waxay Dheheen haddaadan Joogin Luudhow Waxaad Noqon kuwa la Bixiyo. قَ‍‍الُو‌ا‌ لَئِ‍‌‍نْ لَمْ تَ‍‌‍نْ‍‍تَ‍‍هِ يَا‌ ل‍‍ُ‍و‍طُ لَتَكُونَ‍‍نَّ مِنَ ‌الْمُ‍‍خْ‍رَجِينَ
Qāla 'Innī Li`amalikum Mina Al-Qālīna 026-168 Wuxuu Yidhi (Luudh) Anigu Camalkiinna waan la Cadhaysnahay. قَ‍‍الَ ‌إِنِّ‍‍ي لِعَمَلِكُمْ مِنَ ‌الْ‍‍قَ‍‍الِينَ
Rabbi Najjinī Wa 'Ahlī Mimmā Ya`malūna 026-169 Eebow iga Kori iyo Ehelkaygaba waxay Falayaan. رَبِّ نَجِّنِي ‌وَ‌أَهْلِي مِ‍‍مَّ‍‍ا‌ يَعْمَلُونَ
Fanajjaynāhu Wa 'Ahlahu~ 'Ajma`īna 026-170 Waana korinay Isaga iyo Ehelkiisiiba Dhammaan. فَنَجَّيْن‍‍َ‍اهُ ‌وَ‌أَهْلَهُ~ُ ‌أَجْ‍‍مَعِينَ
'Illā `Ajūzāan Al-Ghābirīna 026-171 Habar ku hadhay Mooyee (Haweeneydiisii). إِلاَّ‌ عَجُو‌ز‌ا‌‌ ً‌ فِي ‌الْ‍‍غَ‍‍ابِ‍‍رِينَ
Thumma Dammarnā Al-'Ākharīna 026-172 Markaasaan Halaagnay Intii kale. ثُ‍‍مَّ ‌دَمَّ‍‍رْنَا‌ ‌الآ‍‍خَ‍‍رِينَ
Wa 'Amţarnā `Alayhim Maţaan ۖ Fasā'a Maţaru Al-Mundharīna 026-173 Waxaa ku soo Daynay (Roob Dhagax Naara) waxaana u Xun Roobka kuwa Loo digay. وَ‌أَمْ‍‍طَ‍‍رْنَا‌ عَلَيْهِمْ مَ‍‍طَ‍‍ر‌ا‌‌ ًۖ فَس‍‍َ‍ا‌ءَ‌ مَ‍‍طَ‍‍رُ‌ ‌الْمُ‍‌‍ن‍‍ذَ‌رِينَ
'Inna Fī Dhālika La'āyatan ۖ Wa Mā Kāna 'Aktharuhum Mu'uminīna 026-174 Taasna waxaa ku Sugan CalaamadBadankoodna ma aha kuwo Rumayn. إِنَّ فِي ‌ذَلِكَ لَآيَة ًۖ ‌وَمَا‌ ك‍‍َ‍انَ ‌أَكْثَرُهُمْ مُؤْمِنِينَ
Wa 'Inna Rabbaka Lahuwa Al-`Azīzu Ar-Raĥīmu 026-175 Eebhaana waa Adkaade Naxariista. وَ‌إِنَّ ‌‍رَبَّكَ لَهُوَ‌ ‌الْعَز‍ِ‍ي‍‍زُ‌ ‌ال‍رَّحِيمُ
Kadhdhaba 'Aşĥābu Al-'Aykati Al-Mursalīna 026-176 Waxay Beeniyeen Kayntii Ehelkeedii Rasuulladii. كَذَّبَ ‌أَ‍صْ‍‍ح‍‍َ‍ابُ ‌الأَيْكَةِ ‌الْمُرْسَلِينَ
'Idh Qāla Lahum Shu`aybun 'Alā Tattaqūna 026-177 Markuu ku Yidhi Nabi Shucayb Miyeydaan Dhawrsanayn. إِ‌ذْ‌ قَ‍‍الَ لَهُمْ شُعَ‍‍يْ‍‍بٌ ‌أَلاَ‌ تَتَّ‍‍قُ‍‍ونَ
'Innī Lakum Rasūlun 'Amīnun 026-178 Waxaan idiin ahay Rasuul Aaminee. إِنِّ‍‍ي لَكُمْ ‌‍رَس‍‍ُ‍ولٌ ‌أَمِينٌ
Fāttaqū Allaha Wa 'Aţī`ūni 026-179 ee ka Dhawrsada Eebe ina Adeeca. فَاتَّ‍‍قُ‍‍و‌ا‌اللَّ‍‍هَ ‌وَ‌أَ‍طِ‍‍يعُونِ
Wa Mā 'As'alukum `Alayhi Min 'Ajrin ۖ 'In 'Ajriya 'Illā `Alá Rabbi Al-`Ālamīna 026-180 Idinkama Warsanaayo Xaqa UjuuroAjrigayga Eebaha Caalamkaan ka Sugi. وَمَ‍‍ا‌ ‌أَسْأَلُكُمْ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ مِ‍‌‍نْ ‌أَجْ‍‍ر‌‌ٍۖ ‌إِ‌نْ ‌أَجْ‍‍رِيَ ‌إِلاَّ‌ عَلَى‌ ‌‍رَبِّ ‌الْعَالَمِينَ
'Awfū Al-Kayla Wa Lā Takūnū Mina Al-Mukhsirīna 026-181 Oofiya (Dhammaystira) Beegidda hana ka mid Noqonina kuwa Nusqaamiya. أَ‌وْفُو‌ا‌الْكَ‍‍يْ‍‍لَ ‌وَلاَ‌ تَكُونُو‌ا‌ مِنَ ‌الْمُ‍‍خْ‍‍سِ‍‍رِينَ
Wa Zinū Bil-Qisţāsi Al-Mustaqīmi 026-182 Una Miisama Cadaalad Toosan. وَ‌زِنُو‌ا‌ بِ‍الْ‍‍قِ‍‍سْ‍‍طَ‍‍اسِ ‌الْمُسْتَ‍‍قِ‍‍يمِ
Wa Lā Tabkhasū An-Nāsa 'Ashyā'ahum Wa Lā Ta`thaw Fī Al-'Arđi Mufsidīna 026-183 Hana ka Nusqaaminina Dadka waxooda hana Xumaynina Dhulka Idinkoo Fasaadin. وَلاَ‌ تَ‍‍بْ‍‍‍‍خَ‍‍سُو‌ا‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسَ ‌أَشْي‍‍َ‍ا‌ءَهُمْ ‌وَلاَ‌ تَعْثَوْ‌ا‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ مُفْسِدِينَ
Wa Attaqū Al-Ladhī Khalaqakum Wa Al-Jibillata Al-'Awwalīna 026-184 Kana Dhawrsada Eebaha idin Abuuray iyo Khalqigii Horreeyey. وَ‌اتَّ‍‍قُ‍‍و‌ا‌الَّذِي خَ‍‍لَ‍‍قَ‍‍كُمْ ‌وَ‌الْجِبِلَّةَ ‌الأَ‌وَّلِينَ
Qālū 'Innamā 'Anta Mina Al-Musaĥĥarīna 026-185 Waxay Dheheen waxaad uun Tahay kuwa la Sixray. قَ‍‍الُ‍‍و‌ا‌ ‌إِنَّ‍‍مَ‍‍ا‌ ‌أَ‌نْ‍‍تَ مِنَ ‌الْمُسَحَّ‍‍رِينَ
Wa Mā 'Anta 'Illā Basharun Mithlunā Wa 'In Nažunnuka Lamina Al-Kādhibīna 026-186 Mana Tihid waxaan Dad nala mid ah ahaynwaxaana kuu Malaynaynaa kuwa Beenaalayaasha ah. وَمَ‍‍ا‌ ‌أَ‌نْ‍‍تَ ‌إِلاَّ‌ بَشَر‌ٌ‌ مِثْلُنَا‌ ‌وَ‌إِ‌نْ نَ‍‍ظُ‍‍نُّ‍‍كَ لَمِنَ ‌الْكَا‌ذِبِينَ
Fa'asqiţ `Alaynā Kisafāan Mina As-Samā'i 'In Kunta Mina Aş-Şādiqīna 026-187 ee Nagu soo Rid Goosimo Samada ka mid ah haddaad Run sheegi. فَأَسْ‍‍قِ‍‍ط‍ْ عَلَيْنَا‌ كِسَفا‌ ً‌ مِنَ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءِ‌ ‌إِ‌نْ كُ‍‌‍نْ‍‍تَ مِنَ ‌ال‍‍صَّ‍‍ا‌دِقِ‍‍ينَ
Qāla Rabbī 'A`lamu Bimā Ta`malūna 026-188 Wuxuu Yidhi Eebahay baa og waxaad Falaysaan. قَ‍‍الَ ‌‍رَبِّ‍‍ي‍ ‌أَعْلَمُ بِمَا‌ تَعْمَلُونَ
Fakadhdhabūhu Fa'akhadhahum `Adhābu Yawmi Až-Žullati ۚ 'Innahu Kāna `Adhāba Yawmin `Ažīmin 026-189 Wayna Beeniyeen waxaana Qabtay Cadaab Maalintii Hadhkawaana Cadaab Maalin Wayn. فَكَذَّب‍‍ُ‍وهُ فَأَ‍خَ‍‍ذَهُمْ عَذ‍َ‍‌ابُ يَ‍‍وْمِ ‌ال‍‍ظُّ‍‍لَّةِ ۚ ‌إِنَّ‍‍هُ ك‍‍َ‍انَ عَذ‍َ‍‌ابَ يَ‍‍وْمٍ عَ‍‍ظِ‍‍يمٍ
'Inna Fī Dhālika La'āyatan ۖ Wa Mā Kāna 'Aktharuhum Mu'uminīna 026-190 Arrintaasna waxaa ku Sugan Calaamad mana aha Badankoodu mid Rumayn. إِنَّ فِي ‌ذَلِكَ لَآيَة ًۖ ‌وَمَا‌ ك‍‍َ‍انَ ‌أَكْثَرُهُمْ مُؤْمِنِينَ
Wa 'Inna Rabbaka Lahuwa Al-`Azīzu Ar-Raĥīmu 026-191 Eebahaana waa Adkaade Naxariista. وَ‌إِنَّ ‌‍رَبَّكَ لَهُوَ‌ ‌الْعَز‍ِ‍ي‍‍زُ‌ ‌ال‍رَّحِيمُ
Wa 'Innahu Latanzīlu Rabbi Al-`Ālamīna 026-192 Quraankuna waa soo Dejin Ebaha Caalamka. وَ‌إِنَّ‍‍هُ لَتَ‍‌‍نْ‍‍ز‍ِ‍ي‍‍لُ ‌‍رَبِّ ‌الْعَالَمِينَ
Nazala Bihi Ar-Rūĥu Al-'Amīnu 026-193 Waxaa kula soo degan Ruux Aamin ah (Jibriil). نَزَلَ بِهِ ‌ال‍‍رّ‍ُ‍‌وحُ ‌الأَمِينُ
`Alá Qalbika Litakūna Mina Al-Mundhirīna 026-194 Qalbigaaga inaad ahaato kuwa ku Diga. عَلَى‌ قَ‍‍لْبِكَ لِتَك‍‍ُ‍ونَ مِنَ ‌الْمُ‍‌‍ن‍‍ذِ‌رِينَ
Bilisānin `Arabīyin Mubīnin 026-195 Af Carabi ahoo Cad. بِلِس‍‍َ‍انٍ عَ‍رَبِيٍّ‌ مُبِينٍ
Wa 'Innahu Lafī Zuburi Al-'Awwalīna 026-196 Quraankuna wuxuu ku Sugnaa Kutubtii hore. وَ‌إِنَّ‍‍هُ لَفِي ‌زُبُ‍‍ر‍ِ‍‌ ‌الأَ‌وَّلِينَ
'Awalam Yakun Lahum 'Āyatan 'An Ya`lamahu `Ulamā'u Banī 'Isrā'īla 026-197 Miyeyna Calaamad ugu Fillayn inuu Yaqaanno Culimadii Banii Israa'iil/ أَ‌وَلَمْ يَكُ‍‌‍نْ لَهُمْ ‌آيَةً ‌أَ‌نْ يَعْلَمَ‍‍هُ عُلَم‍‍َ‍ا‌ءُ‌ بَنِ‍‍ي ‌إِسْر‍َ‍‌ائ‍‍ِ‍‍يلَ
Wa Law Nazzalnāhu `Alá Ba`đi Al-'A`jamīna 026-198 Haddan ku soo Dejino Quraankan Cajamiga Qaarkiis. وَلَوْ‌ نَزَّلْن‍‍َ‍اهُ عَلَى‌ بَعْ‍‍ضِ ‌الأَعْجَمِينَ
Faqara'ahu `Alayhim Mā Kānū Bihi Mu'uminīna 026-199 oo uu ku Akhriyo Korkooda mayna Rumeeyeen. فَ‍قَ‍رَ‌أَهُ عَلَيْهِمْ مَا‌ كَانُو‌ا‌ بِ‍‍هِ مُؤْمِنِينَ
Kadhālika Salaknāhu Fī Qulūbi Al-Mujrimīna 026-200 Saasaan u Galinay Diidada Quluubta Dambiilayaasha. كَذَلِكَ سَلَكْن‍‍َ‍اهُ فِي قُ‍‍ل‍‍ُ‍وبِ ‌الْمُ‍‍جْ‍‍رِمِينَ
Lā Yu'uminūna Bihi Ĥattá Yaraw Al-`Adhāba Al-'Alīma 026-201 Mana Rumaynayaan Xaqa Intay ka Arkaan Cadaab Daran. لاَ‌ يُؤْمِن‍‍ُ‍ونَ بِ‍‍هِ حَتَّى‌ يَ‍رَ‌وْ‌ا‌ ‌الْعَذ‍َ‍‌ابَ ‌الأَلِيمَ
Faya'tiyahum Baghtatan Wa Hum Lā Yash`urūna 026-202 Oos ugu Yimaaddo Cadaabku Kado Iyagoon Ogayn. فَيَأْتِيَهُمْ بَ‍‍غْ‍‍تَة ً‌ ‌وَهُمْ لاَ‌ يَشْعُرُ‌ونَ
Fayaqūlū Hal Naĥnu Munžarūna 026-203 Oy Dhahaan ma nala Sugi. فَيَ‍قُ‍‍ولُو‌ا‌ هَلْ نَحْنُ مُ‍‌‍ن‍‍ظَ‍‍رُ‌ونَ
'Afabi`adhābinā Yasta`jilūna 026-204 Ma Cadaabkanagay Dadajisan. أَفَبِعَذَ‌ابِنَا‌ يَسْتَعْجِلُونَ
'Afara'ayta 'In Matta`nāhum Sinīna 026-205 Ka Warraan Haddaan u Raaxayno Sanooyin. أَفَ‍رَ‌أَيْ‍‍تَ ‌إِ‌نْ مَتَّعْنَاهُمْ سِنِينَ
Thumma Jā'ahum Mā Kānū Yū`adūna 026-206 Markaas uu u Yimaaddo wixii loogu Goodinaayey. ثُ‍‍مَّ ج‍‍َ‍ا‌ءَهُمْ مَا‌ كَانُو‌ا‌ يُوعَدُ‌ونَ
Mā 'Aghná `Anhum Mā Kānū Yumatta`ūna 026-207 Muxuu uga Tari Xaggooda wixii loogu Raaxeeyey. مَ‍‍ا‌ ‌أَ‍‍غْ‍‍نَى‌ عَ‍‌‍نْ‍‍هُمْ مَا‌ كَانُو‌ا‌ يُمَتَّعُونَ
Wa Mā 'Ahlaknā Min Qaryatin 'Illā Lahā Mundhirūna 026-208 Magaalo aan Halaagno oon loo Diginna ma Jirto. وَمَ‍‍ا‌ ‌أَهْلَكْنَا‌ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍رْيَة‌‍ٍ‌ ‌إِلاَّ‌ لَهَا‌ مُ‍‌‍ن‍‍ذِ‌رُ‌ونَ
Dhikrá Wa Mā Kunnā Žālimīna 026-209 Waano Darteedmana nihin Daalimiin. ذِكْ‍رَ‌ى‌ ‌وَمَا‌ كُ‍‍نَّ‍‍ا‌ ظَ‍‍الِمِينَ
Wa Mā Tanazzalat Bihi Ash-Shayāţīnu 026-210 Kumana soo Degto Quraanka Shayaadiintu. وَمَا‌ تَنَزَّلَتْ بِهِ ‌ال‍‍شَّيَاطِ‍‍ينُ
Wa Mā Yanbaghī Lahum Wa Mā Yastaţī`ūna 026-211 Kumana Habboona mana Karaan. وَمَا‌ يَ‍‌‍نْ‍‍بَ‍‍غِ‍‍ي لَهُمْ ‌وَمَا‌ يَسْتَ‍‍طِ‍‍يعُونَ
'Innahum `Ani As-Sam`i Lama`zūlūna 026-212 Shayaadiintu Maqalka waa ka Fogyihiin. إِنَّ‍‍هُمْ عَنِ ‌ال‍‍سَّمْعِ لَمَعْزُ‌ولُونَ
Falā Tad`u Ma`a Allāhi 'Ilahāan 'Ākhara Fatakūna Mina Al-Mu`adhdhabīna 026-213 Ee ha Caabudin (Baryin) Eebe Miciisa Ilaah kale ood Noqoto kuwa la Cadaabo. فَلاَ‌ تَ‍‍دْعُ مَعَ ‌اللَّ‍‍هِ ‌إِلَها‌‌ ً‌ ‌آ‍‍خَ‍رَ‌ فَتَك‍‍ُ‍ونَ مِنَ ‌الْمُعَذَّبِينَ
Wa 'Andhir `Ashīrataka Al-'Aqrabīna 026-214 Una Dig Qaraabadaada Kuu sii Dhaw. وَ‌أَ‌ن‍‍ذِ‌ر‍ْ‍‌ عَشِي‍رَتَكَ ‌الأَ‍قْ‍‍‍رَبِينَ
Wa Akhfiđ Janāĥaka Limani Attaba`aka Mina Al-Mu'uminīna 026-215 Una Raarici Garabkaaga (U Naxariiso) Ciddii ku Raacda oo Mu'miniinta ah. وَ‌اخْ‍‍فِ‍‍ضْ جَنَاحَكَ لِمَنِ ‌اتَّبَعَكَ مِنَ ‌الْمُؤْمِنِينَ
Fa'in `Aşawka Faqul 'Innī Barī'un Mimmā Ta`malūna 026-216 Hadday ku Cassiyaanna waxaad Dhahdaa anigu Bari baan ka ahay waxaad Falaysaan. فَإِ‌نْ عَ‍‍صَ‍‍وْكَ فَ‍‍قُ‍‍لْ ‌إِنِّ‍‍ي بَ‍‍رِيء‌ٌ‌ مِ‍‍مَّ‍‍ا‌ تَعْمَلُونَ
Wa Tawakkal `Alá Al-`Azīzi Ar-Raĥīmi 026-217 Talo Saaro Eebaha Adkaada ee Naxariista. وَتَوَكَّلْ عَلَى‌ ‌الْعَز‍ِ‍ي‍‍زِ‌ ‌ال‍رَّحِيمِ
Al-Ladhī Yarāka Ĥīna Taqūmu 026-218 Ee ku Arka Markaad Kici. الَّذِي يَ‍رَ‍‌اكَ ح‍‍ِ‍ي‍‍نَ تَ‍‍قُ‍‍ومُ
Wa Taqallubaka Fī As-Sājidīna 026-219 Iyo Lagagadoonkaaga kuwa Tukan. وَتَ‍قَ‍‍لُّبَكَ فِي ‌ال‍‍سَّاجِدِينَ
'Innahu Huwa As-Samī`u Al-`Alīmu 026-220 Eebana waa Maqle Og. إِنَّ‍‍هُ هُوَ‌ ‌ال‍‍سَّم‍‍ِ‍ي‍‍عُ ‌الْعَلِيمُ
Hal 'Unabbi'ukum `Alá Man Tanazzalu Ash-Shayāţīnu 026-221 Ma idiinka Warramaa Ruuxay ku soo Degi Shayaadiintu. هَلْ ‌أُنَبِّئُكُمْ عَلَى‌ مَ‍‌‍نْ تَنَزَّلُ ‌ال‍‍شَّيَاطِ‍‍ينُ
Tanazzalu `Alá Kulli 'Affākin 'Athīmin 026-222 Waxay ku soo Degi Beenaale Dambi Badan oo Dhan. تَنَزَّلُ عَلَى‌ كُلِّ ‌أَفّ‍‍َ‍اكٍ ‌أَثِيمٍ
Yulqūna As-Sam`a Wa 'Aktharuhumdhibūna 026-223 Waxayna Xadi Maqalka Badankoodna waa Beenaalayaal. يُلْ‍قُ‍‍ونَ ‌ال‍‍سَّمْعَ ‌وَ‌أَكْثَرُهُمْ كَا‌ذِبُونَ
Wa Ash-Shu`arā'u Yattabi`uhumu Al-Ghāwūna 026-224 Gabayaana waxaa Raaca kuwa Baadida ah. وَ‌الشُّعَر‍َ‍‌ا‌ءُ‌ يَتَّبِعُهُمُ ‌الْ‍‍غَ‍‍ا‌وُ‌ونَ
'Alam Tará 'Annahum Fī Kulli Wādin Yahīmūna 026-225 Miyaadan Arkin in Iyagu Tog kasta (Xumaan) ay ku Dhex Wareersanyihiin. أَلَمْ تَ‍رَ‌ى‌ ‌أَنَّ‍‍هُمْ فِي كُلِّ ‌وَ‌ا‌د‌ٍ‌ يَهِيمُونَ
Wa 'Annahum Yaqūlūna Mā Lā Yaf`alūna 026-226 Oyna Sheegi waxayna Falayn. وَ‌أَنَّ‍‍هُمْ يَ‍‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ مَا‌ لاَ‌ يَفْعَلُونَ
'Illā Al-Ladhīna 'Āmanū Wa `Amilū Aş-Şāliĥāti Wa Dhakarū Allaha Kathīrāan Wa Antaşarū Min Ba`di Mā Žulimū ۗ Wa Saya`lamu Al-Ladhīna Žalamū 'Ayya Munqalabin Yanqalibūna 026-227 Kuwa Xaqa Rumeeyey Mooyee oo Camal Fiican Fala oo Xusa Eebe wax Badanoo Gargaarta Dulmi ka Dibwaxayna Ogaan doonaan kuwii Dulmi Falay soo Noqoshaday soo Noqdaan (Qiyaamada). إِلاَّ‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ ‌وَعَمِلُو‌ا‌ال‍‍صَّ‍‍الِح‍‍َ‍اتِ ‌وَ‌ذَكَرُ‌و‌ا‌اللَّ‍‍هَ كَثِي‍‍ر‌ا‌ ً‌ ‌وَ‌ان‍‍تَ‍‍صَ‍‍رُ‌و‌ا‌ مِ‍‌‍نْ بَعْدِ‌ مَا‌ ظُ‍‍لِمُو‌اۗ ‌وَسَيَعْلَمُ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ظَ‍‍لَمُ‍‍و‌ا‌ ‌أَيَّ مُ‍‌‍ن‍‍قَ‍‍لَبٍ‌ يَ‍‌‍ن‍‍قَ‍‍لِبُونَ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah