Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

25) Sūrat Al-Furqān

Printed format

25) سُورَة الْفُرْقَان

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Tabāraka Al-Ladhī Nazzala Al-Furqāna `Alá `Abdihi Liyakūna Lil`ālamīna Nadhīrāan 025-001 Waxaa Khayr Batay (oo wayn) Eebaha ku soo Dejiyey Quraanka Addoonkiisii (Nabiga) inuu u ahaado Caalamka u Dige. تَبَا‌‍رَكَ ‌الَّذِي نَزَّلَ ‌الْفُرْ‍قَ‍‍انَ عَلَى‌ عَ‍‍بْ‍‍دِهِ لِيَك‍‍ُ‍ونَ لِلْعَالَم‍‍ِ‍ي‍‍نَ نَذِي‍‍ر‌اً
Al-Ladhī Lahu Mulku As-Samāwāti Wa Al-'Arđi Wa Lam Yattakhidh Waladāan Wa Lam Yakun Lahu Sharīkun Al-Mulki Wa Khalaqa Kulla Shay'in Faqaddarahu Taqrāan 025-002 Eebaha uu u Sugnaaday Xukunka Samooyinka iyo DhulkaYeelaninna Ilmo una Sugnaanin Shariig (la Wadaage) XukunkaAbuurayna wax kastaoo u ahaysiiyey si Qiyaasan. الَّذِي لَ‍‍هُ مُلْكُ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌وَلَمْ يَتَّ‍‍خِ‍‍ذْ‌ ‌وَلَد‌ا‌ ً‌ ‌وَلَمْ يَكُ‍‌‍نْ لَ‍‍هُ شَ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍ك‌‍ٌ‌ فِي ‌الْمُلْكِ ‌وَ‍خَ‍‍لَ‍‍قَ كُلَّ شَ‍‍يْء‌‌ٍ‌ فَ‍‍قَ‍‍دَّ‌‍رَهُ تَ‍‍قْ‍‍دِي‍‍ر‌اً
Wa Attakhadhū Min Dūnihi~ 'Ālihatan Lā Yakhluqūna Shay'āan Wa Hum Yukhlaqūna Wa Lā Yamlikūna Li'nfusihim Đaran Wa Lā Naf`āan Wa Lā Yamlikūna Mawtāan Wa Lā Ĥayāatan Wa Lā Nushūan 025-003 Waxay ka Yeesheen Eebe ka Sokow Ilaahyo oon Abuurayn waxba Iyagana la Abuuri una hananayn Naftooda Dhib iyo Nacfi (Midna) oonan hananayn Geeri iyo Nolol iyo soo Bixin (midna). وَ‌اتَّ‍‍خَ‍‍ذُ‌و‌ا‌ مِ‍‌‍نْ ‌دُ‌ونِهِ ‌آلِهَة ً‌ لاَ‌ يَ‍‍خْ‍‍لُ‍‍قُ‍‍ونَ شَ‍‍يْ‍‍ئا‌ ً‌ ‌وَهُمْ يُ‍‍خْ‍‍لَ‍‍قُ‍‍ونَ ‌وَلاَ‌ يَمْلِك‍‍ُ‍ونَ لِأ‌ن‍‍فُسِهِمْ ضَ‍‍رّ‌ا‌ ً‌ ‌وَلاَ‌ نَفْعا‌ ً‌ ‌وَلاَ‌ يَمْلِك‍‍ُ‍ونَ مَوْتا‌ ً‌ ‌وَلاَ‌ حَي‍‍َ‍اة ً‌ ‌وَلاَ‌ نُشُو‌ر‌اً
Wa Qāla Al-Ladhīna Kafarū 'In Hādhā 'Illā 'Ifkun Aftarāhu Wa 'A`ānahu `Alayhi Qawmun 'Ākharūna ۖ Faqad Jā'ū Žulmāan Wa Zūan 025-004 Waxay Dheheen Gaaladii kani (quraanku) ma aha waxaan Been Abuur ahaynuu la YimidUguna Kaalmeeyeen Qoom kalewaxay la Yimaadeen Dulmi iyo Been (Daran). وَ‍قَ‍‍الَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ ‌إِ‌نْ هَذَ‌ا‌ ‌إِلاَّ‌ ‌إِفْك‌‍ٌ‌افْتَ‍رَ‍‌اهُ ‌وَ‌أَعَانَ‍‍هُ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ قَ‍‍وْم‌‍ٌ‌ ‌آ‍‍خَ‍‍ر‍ُ‍‌ونَ ۖ فَ‍‍قَ‍‍دْ‌ ج‍‍َ‍ا‌ء‍ُ‍‌و‌ا‌ ظُ‍‍لْما‌ ً‌ ‌وَ‌زُ‌و‌ر‌اً
Wa Qālū 'Asāţīru Al-'Awwalīna Aktatabahā Fahiya Tumlá `Alayhi Bukratan Wa 'Aşīlāan 025-005 Waxay Dheheen waa Warkii Dadkii Hore oos ka Qoray Iyadaana loo Yeedhiyaa Aroor iyo Galabba. وَ‍قَ‍‍الُ‍‍و‌ا‌ ‌أَسَاطِ‍‍ي‍‍رُ‌ ‌الأَ‌وَّل‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌اكْتَتَبَهَا‌ فَهِيَ تُمْلَى‌ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ بُكْ‍رَة ً‌ ‌وَ‌أَ‍صِ‍‍يلاً
Qul 'Anzalahu Al-Ladhī Ya`lamu As-Sirra As-Samāwāti Wa Al-'Arđi ۚ 'Innahu Kāna Ghafūan Raĥīmāan 025-006 Waxaad Dhahdaa waxaa soo Dejiyey Eebaha Og waxa ku Qarsoon Samooyinka iyo Dhulka Waana Dambi Dhaafe Naxariista. قُ‍‍لْ ‌أَ‌ن‍‍زَلَهُ ‌الَّذِي يَعْلَمُ ‌ال‍‍سِّ‍‍ر‍ّ‍َ‌ فِي ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ۚ ‌إِنَّ‍‍هُ ك‍‍َ‍انَ غَ‍‍فُو‌ر‌ا‌ ً‌ ‌‍رَحِيماً
Wa Qālū Māli Hādhā Ar-Rasūli Ya'kulu Aţ-Ţa`āma Wa Yamshī Fī Al-'Aswāqi ۙ Lawlā 'Unzila 'Ilayhi Malakun Fayakūna Ma`ahu Nadhīrāan 025-007 Waxay dheheen Gaaladii Muxuu leeyahay Rasuulkani oos u Cuni Cunto una Socon Suuqamaa loo Soo Dejiyo Malag oo ahaado mid la Diga. وَ‍قَ‍‍الُو‌ا‌ م‍‍َ‍الِ هَذَ‌ا‌ ‌ال‍رَّس‍‍ُ‍ولِ يَأْكُلُ ‌ال‍‍طَّ‍‍ع‍‍َ‍امَ ‌وَيَمْشِي فِي ‌الأَسْو‍َ‍‌اقِ ۙ لَوْلاَ‌ ‌أُ‌ن‍‍زِلَ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍هِ مَلَك‌‍ٌ‌ فَيَك‍‍ُ‍ونَ مَعَ‍‍هُ نَذِي‍‍ر‌اً
'Aw Yulqá 'Ilayhi Kanzun 'Aw Takūnu Lahu Jannatun Ya'kulu Minhā ۚ Wa Qāla Až-Žālimūna 'In Tattabi`ūna 'Illā Rajulāan Masĥūan 025-008 Ama maa loo Tuuro (Dejiyo) Kansi ama u ahaato Beer uu wax ka Cuno Xageedawaxayna Dheheen Daalimiintu ma Raacaysaan waxaan Nin Sixran ahayn. أَ‌وْ‌ يُلْ‍‍قَ‍‍ى‌ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍هِ كَ‍‌‍ن‍‍زٌ‌ ‌أَ‌وْ‌ تَك‍‍ُ‍ونُ لَ‍‍هُ جَ‍‍نَّ‍‍ةٌ‌ يَأْكُلُ مِ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ ۚ ‌وَ‍قَ‍‍الَ ‌ال‍‍ظَّ‍‍الِم‍‍ُ‍ونَ ‌إِ‌نْ تَتَّبِع‍‍ُ‍ونَ ‌إِلاَّ‌ ‌‍رَجُلا‌ ً‌ مَسْحُو‌ر‌اً
Anžur Kayfa Đarabū Laka Al-'Amthāla Fađallū Falā Yastaţī`ūna Sabīlāan 025-009 Bal day siday kuugu Yeeleen Tusaale oy u Dhumeen una Karin (Qaadidda) Jidka (Xaqa). ‍ان‍‍ظُ‍‍رْ‌ كَ‍‍يْ‍‍فَ ضَ‍رَبُو‌ا‌ لَكَ ‌الأَمْث‍‍َ‍الَ فَ‍‍ضَ‍‍لُّو‌ا‌ فَلاَ‌ يَسْتَ‍‍طِ‍‍يع‍‍ُ‍ونَ سَبِيلاً
Tabāraka Al-Ladhī 'In Shā'a Ja`ala Laka Khayan Min Dhālika Jannātin Tajrī Min Taĥtihā Al-'Anhāru Wa Yaj`al Laka Quşūan 025-010 Waxaa Khayr Badan Eebaha Hadduu Doono kuu Yeeli wax ka Khayrroon TaasJannooyinna (Kuu yeeli) oy Socolo Dhexdeeda Wabiyaal Kuuna Yeeli Daaro (Janno). تَبَا‌‍رَكَ ‌الَّذِي ‌إِ‌نْ ش‍‍َ‍ا‌ءَ‌ جَعَلَ لَكَ خَ‍‍يْر‌ا‌ ً‌ مِ‍‌‍نْ ‌ذَلِكَ جَ‍‍نّ‍‍َ‍ات‌‍ٍ‌ تَ‍‍جْ‍‍رِي مِ‍‌‍نْ تَحْتِهَا‌ ‌الأَ‌نْ‍‍ه‍‍َ‍ا‌رُ‌ ‌وَيَ‍‍جْ‍‍عَلْ لَكَ قُ‍‍صُ‍‍و‌ر‌اً
Bal Kadhdhabū Bis-Sā`ati ۖ Wa 'A`tadnā Liman Kadhdhaba Bis-Sā`ati Sa`īrāan 025-011 Waxayse Beeniyeen Saacadda (Qiyaame) waxaana u Darabnay Ciddii Beenisa Saacadda Naarta Saciira. بَلْ كَذَّبُو‌ا‌ بِ‍ال‍‍سَّاعَةِ ۖ ‌وَ‌أَعْتَ‍‍دْنَا‌ لِمَ‍‌‍نْ كَذَّبَ بِ‍ال‍‍سَّاعَةِ سَعِي‍‍ر‌اً
'Idhā Ra'at/hum Min Makānin Ba`īdin Sami`ū Lahā Taghayyužāan Wa Zafīrāan 025-012 Markay ka Aragto Meel Fog waxay ka Maqlaan Cadho iyo Guux. إِ‌ذَ‌ا‌ ‌‍رَ‌أَتْهُ‍‍م مِ‍‌‍نْ مَك‍‍َ‍ان ٍ‌ بَع‍‍ِ‍ي‍‍د‌‌ٍ‌ سَمِعُو‌ا‌ لَهَا‌ تَ‍‍غَ‍‍يُّ‍‍ظ‍‍ا‌ ً‌ ‌وَ‌زَفِي‍‍ر‌اً
Wa 'Idhā 'Ulqū Minhā Makānāan Đayyiqāan Muqarranīna Da`aw Hunālika Thubūan 025-013 Marka lagu Tuuro Dhexdeeda Meel Cidhiidhi ah Iyagoo isku Xidhan waxay u Yeedhaan Halaagiyo (Khasaare). وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ‌أُلْ‍‍قُ‍‍و‌ا‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ مَكَانا‌‌ ًضَ‍‍يِّ‍‍ق‍‍ا‌ ً‌ مُ‍‍قَ‍رَّن‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌دَعَوْ‌ا‌ هُنَالِكَ ثُبُو‌ر‌اً
Lā Tad Al-Yawma Thubūan Wāĥidāan Wa AdThubūan Kathīrāan 025-014 (Waxaana la Dhihi) Howyeedhanina Maanta Halaag Kaliya ee u Yeedha Halaag Badan. لاَ‌ تَ‍‍دْعُو‌ا‌الْيَ‍‍وْمَ ثُبُو‌ر‌ا‌ ً‌ ‌وَ‌احِد‌ا‌ ً‌ ‌وَ‌ا‌دْعُو‌ا‌ ثُبُو‌ر‌ا‌‌ ً‌ كَثِي‍‍ر‌اً
Qul 'Adhalika Khayrun 'Am Jannatu Al-Khuldi Allatī Wu`ida Al-Muttaqūna ۚ Kānat Lahum Jazā'an Wa Maşīrāan 025-015 Waxaad Dhahdaa Ma Taasaa Khayrroon mise Jannada Waaridda ee ah Middii loo Yaboohay kuwa Dhawrsadawaxayna u Ahaatay Kuwaas (Dhawrsada) Abaal Marin iyo Noqosho. قُ‍‍لْ ‌أَ‌ذَلِكَ خَ‍‍يْ‍‍رٌ‌ ‌أَمْ جَ‍‍نَّ‍‍ةُ ‌الْ‍‍خُ‍‍لْدِ‌ ‌الَّتِي ‌وُعِدَ‌ ‌الْمُتَّ‍‍قُ‍‍ونَ ۚ كَانَتْ لَهُمْ جَز‍َ‍‌ا‌ء‌ ً‌ ‌وَمَ‍‍صِ‍‍ي‍‍ر‌اً
Lahum Fīhā Mā Yashā'ūna Khālidīna ۚ Kāna `Alá Rabbika Wa`dāan Mas'ūlāan 025-016 Waxayna ka Helayaan Dhexdeeda waxay Doonaan wayna ku WaariArrintaasuna waa Yabooh Isaaray Eebaha oo Sugan. لَهُمْ فِيهَا‌ مَا‌ يَش‍‍َ‍ا‌ء‍ُ‍‌ونَ خَ‍‍الِد‍ِ‍ي‍‍نَ ۚ ك‍‍َ‍انَ عَلَى‌ ‌‍رَبِّكَ ‌وَعْد‌ا‌ ً‌ مَسْئ‍‍ُ‍‍ولاً
Wa Yawma Yaĥshuruhum Wa Mā Ya`budūna Min Dūni Allāhi Fayaqūlu 'A'antum 'Ađlaltum `Ibādī Hā'uulā' 'Am Hum Đallū As-Sabīla 025-017 Xusuusta Maalintaan Kulminayno Gaalada iyo waxay Caabudi oo Eebe ka soo Hadhay oos ku Dhihi Ma idinkaa Dhumiyey AddoomadaydaasMise Iyahgaa ka Dhumay Jidka. وَيَ‍‍وْمَ يَحْشُرُهُمْ ‌وَمَا‌ يَعْبُد‍ُ‍‌ونَ مِ‍‌‍نْ ‌د‍ُ‍‌ونِ ‌اللَّ‍‍هِ فَيَ‍‍قُ‍‍ولُ ‌أَ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ ‌أَ‍ضْ‍‍لَلْتُمْ عِبَا‌دِي ه‍‍َ‍ا‌ؤُلاَ‌ء‌ ‌أَمْ هُمْ ضَ‍‍لُّو‌ا‌ال‍‍سَّبِيلَ
Qālū Subĥānaka Mā Kāna Yanbaghī Lanā 'An Nattakhidha Min Dūnika Min 'Awliyā'a Wa Lakin Matta`tahum Wa 'Ābā'ahum Ĥattá Nasū Adh-Dhikra Wa Kānū Qawmāanan 025-018 Waxayna Odhun Waad Nastahantahay Naguma Habboona Inaan Yeelanno Adi ka Sokow Awliyo (Gargaare)waadse u Raaxaysay iyaga iyo Aabayaalkood Intay ka Halmaamaan Waxyigawaxayna Noqdeen kuwa Halaagsamay. قَ‍‍الُو‌ا‌ سُ‍‍بْ‍‍حَانَكَ مَا‌ ك‍‍َ‍انَ يَ‍‌‍نْ‍‍بَ‍‍غِ‍‍ي لَنَ‍‍ا‌ ‌أَ‌نْ نَتَّ‍‍خِ‍‍ذَ‌ مِ‍‌‍نْ ‌دُ‌ونِكَ مِ‍‌‍نْ ‌أَ‌وْلِي‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌وَلَكِ‍‌‍نْ مَتَّعْتَهُمْ ‌وَ‌آب‍‍َ‍ا‌ءَهُمْ حَتَّى‌ نَسُو‌ا‌ال‍‍ذِّكْ‍رَ‌ ‌وَكَانُو‌اقَ‍‍وْما‌ ً‌ بُو‌ر‌اً
Faqad Kadhdhabūkum Bimā Taqūlūna Famā Tastaţī`ūna Şarfāan Wa Lā Naşan ۚ Wa Man Yažlim Minkum Nudhiqhu `Adhābāan Kabīrāan 025-019 Way Idinku Beeniyeen waxaad Sheegaysaan mana Kartaan Furasho iyo Gargaar midnaCiddii wax Dulmida oo Idinka midah Waxaannu Dhadhansiin Cadaab Wayn. فَ‍قَ‍‍دْ‌ كَذَّبُوكُمْ بِمَا‌ تَ‍‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ فَمَا‌ تَسْتَ‍‍طِ‍‍يع‍‍ُ‍ونَ صَ‍‍رْفا‌ ً‌ ‌وَلاَ‌ نَ‍‍صْ‍‍ر‌ا‌ ًۚ ‌وَمَ‍‌‍نْ يَ‍‍ظْ‍‍لِمْ مِ‍‌‍نْ‍‍كُمْ نُذِ‍قْ‍‍هُ عَذَ‌ابا‌‌ ً‌ كَبِي‍‍ر‌اً
Wa Mā 'Arsalnā Qablaka Mina Al-Mursalīna 'Illā 'Innahum Laya'kulūna Aţ-Ţa`āma Wa Yamshūna Fī Al-'Aswāqi ۗ Wa Ja`alnā Ba`đakum Liba`đin Fitnatan 'Ataşbirūna ۗ Wa Kāna Rabbuka Başīrāan 025-020 Manaan Dirin Rasuul kaa Horeeyey oon Cunayn Cunnada Soconaynna Suuqawaxaana uga Yeellay Qaarkiin Qaarka kale Fidmo (Ibtilo) ee ma SamraysaanEebahaana waa Arke. وَم‍‍ا‌ ‌أَ‌رْسَلْنَا‌ قَ‍‍بْ‍‍لَكَ مِنَ ‌الْمُرْسَل‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌إِلاَّ‌ ‌إِنَّ‍‍هُمْ لَيَأْكُل‍‍ُ‍ونَ ‌ال‍‍طَّ‍‍ع‍‍َ‍امَ ‌وَيَمْش‍‍ُ‍ونَ فِي ‌الأَسْو‍َ‍‌اقِ ۗ ‌وَجَعَلْنَا‌ بَعْ‍‍ضَ‍‍كُمْ لِبَعْ‍‍ضٍ‌ فِتْنَةً ‌أَتَ‍‍صْ‍‍بِر‍ُ‍‌ونَ ۗ ‌وَك‍‍َ‍انَ ‌‍رَبُّكَ بَ‍‍صِ‍‍ي‍‍ر‌اً
Wa Qāla Al-Ladhīna Lā Yarjūna Liqā'anā Lawlā 'Unzila `Alaynā Al-Malā'ikatu 'Aw Nará Rabbanā ۗ Laqadi Astakbarū Fī 'Anfusihim Wa `Ataw `Utūwāan Kabīrāan 025-021 Waxay Dheheen Kuwaan Rajaynayn la kulankanaga naloogu soo Dejinwaayey Malaa'igama maan Aragno Eebahannoway Iskibriyeen (isula waynaadeen) Naftooda wayna Madax Adaygeen Madax Adayg Wayn. وَ‍قَ‍‍الَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ لاَ‌ يَرْج‍‍ُ‍ونَ لِ‍‍قَ‍‍ا‌ءَنَا‌ لَوْلاَ‌ ‌أُ‌ن‍‍زِلَ عَلَيْنَا‌ ‌الْمَلاَئِكَةُ ‌أَ‌وْ‌ نَ‍رَ‌ى‌ ‌‍رَبَّنَا‌ ۗ لَ‍‍قَ‍‍دِ‌ ‌اسْتَكْبَرُ‌و‌ا‌ فِ‍‍ي ‌أَ‌ن‍‍فُسِهِمْ ‌وَعَتَوْ‌ا‌ عُتُوّ‌ا‌‌ ً‌ كَبِي‍‍ر‌اً
Yawma Yarawna Al-Malā'ikata Lā Bushrá Yawma'idhin Lilmujrimīna Wa Yaqūlūna Ĥijan Maĥjūan 025-022 Maalintay Arki Malaa'igta (Geerida) ma Bishaaraystaan Maalintaas Dambiila Yaashuwaxayna Odhan Xijaab oodan iyo Reebnaan yaa ah (Wanaag iyo Isla kulan majiro). يَ‍‍وْمَ يَ‍رَ‌وْنَ ‌الْمَلاَئِكَةَ لاَ‌ بُشْ‍رَ‌ى‌ يَوْمَئِذ‌ٍ‌ لِلْمُ‍‍جْ‍‍رِم‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌وَيَ‍‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ حِ‍‍جْ‍‍ر‌ا‌ ً‌ مَحْجُو‌ر‌اً
Wa Qadimnā 'Ilá Mā `Amilū Min `Amalin Faja`alnāhu Habā'an Manthūan 025-023 Waannu u soo Hormarinay waxay Faleen oo Camal ah Waxaana ka yeelay Dhalanteed la Firdhiyey. وَ‍قَ‍‍دِمْنَ‍‍ا‌ ‌إِلَى‌ مَا‌ عَمِلُو‌ا‌ مِ‍‌‍نْ عَمَل‌‍ٍ‌ فَجَعَلْن‍‍َ‍اهُ هَب‍‍َ‍ا‌ء‌ ً‌ مَ‍‌‍نْ‍‍ثُو‌ر‌اً
'Aşĥābu Al-Jannati Yawma'idhin Khayrun Mustaqaran Wa 'Aĥsanu Maqīlāan 025-024 Ehelu Jannaha yaa Maalintaas Khayr Roon Sugnaansho iyo Wanaag badan Qayluushi (Hurdo). أَ‍صْ‍‍ح‍‍َ‍ابُ ‌الْجَ‍‍نَّ‍‍ةِ يَوْمَئِذٍ‌ خَ‍‍يْ‍‍ر‌ٌ‌ مُسْتَ‍‍قَ‍‍رّ‌ا‌ ً‌ ‌وَ‌أَحْسَنُ مَ‍‍قِ‍‍يلاً
Wa Yawma Tashaqqaqu As-Samā'u Bil-Ghamāmi Wa Nuzzila Al-Malā'ikatu Tanzīlāan 025-025 Xusuuso Maalintay Samadu la Dillaaci Daruurahalana soo Dejin Malaa'igta soo Dejin. وَيَ‍‍وْمَ تَشَ‍‍قَّ‍‍قُ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءُ‌ بِ‍الْ‍‍غَ‍‍م‍‍َ‍امِ ‌وَنُزِّلَ ‌الْمَلاَئِكَةُ تَ‍‌‍ن‍‍زِيلاً
Al-Mulku Yawma'idhin Al-Ĥaqqu Lilrraĥmani ۚ Wa Kāna Yawmāan `Alá Al-Kāfirīna `Asīrāan 025-026 Xukunka Maalintaas ee Xaqa ah waxaa iska leh Eebaha RaxmaanaWaana Maalin Gaalada ku Daran. الْمُلْكُ يَوْمَئِذ‌‌ٍ‌الْحَ‍‍قُّ لِ‍‍ل‍رَّحْمَنِ ۚ ‌وَك‍‍َ‍انَ يَوْماً‌ عَلَى‌ ‌الْكَافِ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍نَ عَسِي‍‍ر‌اً
Wa Yawma Ya`ađđu Až-Žālimu `Alá Yadayhi Yaqūlu Yā Laytanī Attakhadhtu Ma`a Ar-Rasūli Sabīlāan 025-027 Xusuusana Maalintuu Qaniini Daalimku Gacantiisa (Faraha) Isagoo Dhihi Shalleytee maan Yeesho la Jirka Rasuulka Jid (maan Rumeeyo). وَيَ‍‍وْمَ يَعَ‍‍ضُّ ‌ال‍‍ظَّ‍‍الِمُ عَلَى‌ يَدَيْ‍‍هِ يَ‍‍قُ‍‍ولُ يَالَيْتَنِي ‌اتَّ‍‍خَ‍‍ذْتُ مَعَ ‌ال‍رَّس‍‍ُ‍ولِ سَبِيلاً
Yā Waylatī Laytanī Lam 'Attakhidh Fulānāan Khalīlāan 025-028 Halaag iyo Shalleytee Maxaan hebel Saaciib uga Yeeshay. يَا‌وَيْلَتِي لَيْتَنِي لَمْ ‌أَتَّ‍‍خِ‍‍ذْ‌ فُلاَناً‌ خَ‍‍لِيلاً
Laqad 'Ađallanī `Ani Adh-Dhikri Ba`da 'Idh Jā'anī ۗ Wa Kāna Ash-Shayţānu Lil'insāni Khadhūlāan 025-029 Wuxuu iga Leexiyey Quraanka intuu ii yimid ka DibShaydaanna Dadka Wuxuu u Yahay Dayace (Mee Xun kaga tage). لَ‍قَ‍‍دْ‌ ‌أَ‍ضَ‍‍لَّنِي عَنِ ‌ال‍‍ذِّكْ‍‍ر‍ِ‍‌ بَعْدَ‌ ‌إِ‌ذْ‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَنِي ۗ ‌وَك‍‍َ‍انَ ‌ال‍‍شَّيْ‍‍طَ‍‍انُ لِلإِ‌ن‍‍س‍‍َ‍انِ خَ‍‍ذُ‌ولاً
Wa Qāla Ar-Rasūlu Yā Rabbi 'Inna Qawmī Attakhadhū Hādhā Al-Qur'āna Mahjūan 025-030 Wuxuu Yidhi Rasuulkuna Eebow Qoomkaygii waxay ka Yeesheen Quraankan mid laga Tagay (Ma Maqlaan). وَ‍قَ‍‍الَ ‌ال‍رَّس‍‍ُ‍ولُ يَا‌‍رَبِّ ‌إِنَّ قَ‍‍وْمِي ‌اتَّ‍‍خَ‍‍ذُ‌و‌ا‌ هَذَ‌ا‌ ‌الْ‍‍قُ‍‍رْ‌آنَ مَهْجُو‌ر‌اً
Wa Kadhalika Ja`alnā Likulli Nabīyin `Adūwāan Mina Al-Mujrimīna ۗ Wa Kafá Birabbika Hādīāan Wa Naşīrāan 025-031 Saasaan ugu Yeellay Nabi kasta Col Dambiilayaal ahEebana ku Filan Hanuuniye iyo Gargaare. وَكَذَلِكَ جَعَلْنَا‌ لِكُلِّ نَبِيٍّ عَدُ‌وّ‌ا‌ ً‌ مِنَ ‌الْمُ‍‍جْ‍‍رِم‍‍ِ‍ي‍‍نَ ۗ ‌وَكَفَى‌ بِ‍رَبِّكَ هَا‌د‍ِ‍ي‍‍ا‌ ً‌ ‌وَنَ‍‍صِ‍‍ي‍‍ر‌اً
Wa Qāla Al-Ladhīna Kafarū Lawlā Nuzzila `Alayhi Al-Qur'ānu Jumlatan Wāĥidatan ۚ Kadhālika Linuthabbita Bihi Fu'uādaka ۖ Wa Rattalnāhu Tartīlāan 025-032 Waxay Dheheen kuwii gaaloobay maa lagu Soo Dejiyo Nabiga Quraanka Mar kaliya (Isagoo dhan) saasaan Yeellayinaan ku Sugno Qalbigaagawaana kugu Akhriyeynaa Akhrin (Fiican). وَ‍قَ‍‍الَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ لَوْلاَ‌ نُزِّلَ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ ‌الْ‍‍قُ‍‍رْ‌آنُ جُمْلَة ً‌ ‌وَ‌احِدَة‌ ًۚ كَذَلِكَ لِنُثَبِّتَ بِ‍‍هِ فُؤ‍َ‍‌ا‌دَكَ ۖ ‌وَ‌‍رَتَّلْن‍‍َ‍اهُ تَرْتِيلاً
Wa Lā Ya'tūnaka Bimathalin 'Illā Ji'nāka Bil-Ĥaqqi Wa 'Aĥsana Tafsīrāan 025-033 Wixii Tusaale ah oy Kuula Yimaadaanna waxaannu Kuugula imaan Xaq iyo Fasiraadda u Fiican. وَلاَ‌ يَأْتُونَكَ بِمَثَل‌‍ٍ‌ ‌إِلاَّ‌ جِئْن‍‍َ‍اكَ بِ‍الْحَ‍‍قِّ ‌وَ‌أَحْسَنَ تَفْسِي‍‍ر‌اً
Al-Ladhīna Yuĥsharūna `Alá Wujūhihim 'Ilá Jahannama 'Ūlā'ika Sharrun Makānāan Wa 'Ađallu Sabīlāan 025-034 Kuwa lagu soo Kulmin Wajigooda (Naarta) Jahannamo kuwaasu waa kuwa u Xun meel uguna Dhumid Badan Jid. الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يُحْشَر‍ُ‍‌ونَ عَلَى‌ ‌وُجُوهِهِمْ ‌إِلَى‌ جَهَ‍‍نَّ‍‍مَ ‌أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ شَرّ‌ٌ‌ مَكَانا‌ ً‌ ‌وَ‌أَ‍ضَ‍‍لُّ سَبِيلاً
Wa Laqad 'Ātaynā Mūsá Al-Kitāba Wa Ja`alnā Ma`ahu~ 'Akhāhu Hārūna Wazīrāan 025-035 Waxaana Siinay Nabi Muuse Kitaabkii Waxaana ka Yeellay la Jirkiisa Walaalkiis Haaruun Wasiir. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ ‌آتَيْنَا‌ مُوسَى‌ ‌الْكِت‍‍َ‍ابَ ‌وَجَعَلْنَا‌ مَعَهُ~ُ ‌أَ‍خَ‍‍اهُ هَا‌ر‍ُ‍‌ونَ ‌وَ‌زِي‍‍ر‌اً
Faqulnā Adh/habā 'Ilá Al-Qawmi Al-Ladhīna Kadhdhabū Bi'āyātinā Fadammarnāhum Tadrāan 025-036 Waxaana Nidhi Aada Qoomkii beeniyey Aayaadkanaga Waana baabi'inay (Halaagnay) baabi'in(Halaagnay). فَ‍قُ‍‍لْنَا‌ ‌ا‌ذْهَبَ‍‍ا‌ ‌إِلَى‌ ‌الْ‍‍قَ‍‍وْمِ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَذَّبُو‌ا‌ بِآيَاتِنَا‌ فَدَمَّ‍‍رْنَاهُمْ تَ‍‍دْمِي‍‍ر‌اً
Wa Qawma Nūĥin Lammā Kadhdhabū Ar-Rusula 'Aghraqnāhum Wa Ja`alnāhum Lilnnāsi 'Āyatan ۖ Wa 'A`tadnā Lilžžālimīna `Adhābāan 'Alīmāan 025-037 (Xusuuso) Qoomkii Nabi NuuxMarkay Beeniyeen Rasuulladii Yaan Maan-Sheynay Ugana Yeellay Dadka CalaamadWaxaana u Darabnay Daalimiinta Cadaab Daran. وَ‍قَ‍‍وْمَ ن‍‍ُ‍وح‍ٍ‌ لَ‍‍مَّ‍‍ا‌ كَذَّبُو‌ا‌ال‍‍رُّسُلَ ‌أَ‍‍غْ‍رَ‍قْ‍‍نَاهُمْ ‌وَجَعَلْنَاهُمْ لِل‍‍نّ‍‍َ‍اسِ ‌آيَة ًۖ ‌وَ‌أَعْتَ‍‍دْنَا‌ لِل‍‍ظَّ‍‍الِم‍‍ِ‍ي‍‍نَ عَذَ‌اباً‌ ‌أَلِيماً
Wa `Ādāan Wa Thamūda Wa 'Aşĥāba Ar-Rassi Wa Qurūnāan Bayna Dhālika Kathīrāan 025-038 Caadna waan Halaagnay iyo Thamuudiyo Rasi (Ceelkii) Ehelkiisiiiyo Quruumo Intaas u Dhaxeeyey oo Badan. وَعَا‌د‌ا‌ ً‌ ‌وَثَم‍‍ُ‍و‌دَ‌ ‌وَ‌أَ‍صْ‍‍ح‍‍َ‍ابَ ‌ال‍رَّسِّ ‌وَ‍قُ‍‍رُ‌ونا‌ ً‌ بَ‍‍يْ‍‍نَ ‌ذَلِكَ كَثِي‍‍ر‌اً
Wa Kullāan Đarabnā Lahu Al-'Amthāla ۖ Wa Kullāan Tabbarnā Tatbīrāan 025-039 Dhammaan waxaan u Yeellay Tusaale Dhammaanna waan Halaagnay Halaag. وَكُلاّ‌‌ ًضَ‍رَبْ‍‍نَا‌ لَهُ ‌الأَمْث‍‍َ‍الَ ۖ ‌وَكُلاّ‌‌ ً‌ تَبَّرْنَا‌ تَتْبِي‍‍ر‌اً
Wa Laqad 'Ataw `Alá Al-Qaryati Allatī 'Umţirat Maţara As-Saw'i ۚ 'Afalam Yakūnū Yarawnahā ۚ Bal Kānū Lā Yarjūna Nushūan 025-040 Way Tageen Gaaladu Magaaladii lagu soo Daadiyey Roob Xun (Dhagax Cadaab) Miyeyna Arkeynwaxayse Ahaayeen kuwaan Rajaynayn (ka yaabayn) soo kulmin. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ ‌أَتَوْ‌ا‌ عَلَى‌ ‌الْ‍‍قَ‍‍رْيَةِ ‌الَّتِ‍‍ي ‌أُمْ‍‍طِ‍رَتْ مَ‍‍طَ‍رَ‌ال‍‍سَّ‍‍وْ‌ءِ‌ ۚ ‌أَفَلَمْ يَكُونُو‌ا‌ يَ‍رَ‌وْنَهَا‌ ۚ بَلْ كَانُو‌ا‌ لاَ‌ يَرْج‍‍ُ‍ونَ نُشُو‌ر‌اً
Wa 'Idhā R'awka 'In Yattakhidhūnaka 'Illā Huzūan 'Ahadhā Al-Ladhī Ba`atha Allāhu Rasūlāan 025-041 Hadday ku Arkaan Gaaladu waxay kaa yeeshaan Jees Jeesiyagoo (Dhihi) ma kanaa kan Eebe Soo Bixiyey Isagoo Rasuul ah. وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ‌ر‌أَ‌وْكَ ‌إِ‌نْ يَتَّ‍‍خِ‍‍ذُ‌ونَكَ ‌إِلاَّ‌ هُز‍ُ‍‌و‌اً‌ ‌أَهَذَ‌ا‌ ‌الَّذِي بَعَثَ ‌اللَّ‍‍هُ ‌‍رَسُولاً
'In Kāda Layuđillunā `An 'Ālihatinā Lawlā 'An Şabarnā `Alayhā ۚ Wa Sawfa Ya`lamūna Ĥīna Yarawna Al-`Adhāba Man 'Ađallu Sabīlāan 025-042 Wuxuu U dhawaaday inuu Naga dhumiyo Ilaahyadanada Haddaanaan ku Samrin(ku adkaysan) waxay Ogaadaan Markay Arkaan Cadaabka Cidda Dhunsan. إِ‌نْ ك‍‍َ‍ا‌دَ‌ لَيُ‍‍ضِ‍‍لُّنَا‌ عَ‍‌‍نْ ‌آلِهَتِنَا‌ لَوْلاَ‌ ‌أَ‌نْ صَ‍‍بَرْنَا‌ عَلَيْهَا‌ ۚ ‌وَسَ‍‍وْفَ يَعْلَم‍‍ُ‍ونَ ح‍‍ِ‍ي‍‍نَ يَ‍رَ‌وْنَ ‌الْعَذ‍َ‍‌ابَ مَ‍‌‍نْ ‌أَ‍ضَ‍‍لُّ سَبِيلاً
'Ara'ayta Mani Attakhadha 'Ilahahu Hawāhu 'Afa'anta Takūnu `Alayhi Wa Kīlāan 025-043 Ka Warran Ruux ka Yeeshay Ilaahiisa Hawadiisa (Suu Jecelyahay) Ma adaa Wakiil (Ilaaliye) ka Noqon. أَ‌‍رَ‌أَيْ‍‍تَ مَنِ ‌اتَّ‍‍خَ‍‍ذَ‌ ‌إِلَهَ‍‍هُ هَو‍َ‍‌اهُ ‌أَفَأَ‌نْ‍‍تَ تَك‍‍ُ‍ونُ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ ‌وَكِيلاً
'Am Taĥsabu 'Anna 'Aktharahum Yasma`ūna 'Aw Ya`qilūna ۚ 'In Hum 'Illā Kāl'an`ām ۖ Bal Hum 'Ađallu Sabīlāan 025-044 Mise waxaad u Malayn in Badankood wax Maqli ama wax kasima aha waxaan Xoolo oo kale ahaynIyagaabase ka Sii Dhunsan. أَمْ تَحْسَبُ ‌أَنَّ ‌أَكْثَ‍رَهُمْ يَسْمَع‍‍ُ‍ونَ ‌أَ‌وْ‌ يَعْ‍‍قِ‍‍ل‍‍ُ‍ونَ ۚ ‌إِ‌نْ هُمْ ‌إِلاَّ‌ كَالأَنعَام‍ ۖ بَلْ هُمْ ‌أَ‍ضَ‍‍لُّ سَبِيلاً
'Alam Tará 'Ilá Rabbika Kayfa Madda Až-Žilla Wa Law Shā'a Laja`alahu Sākināan Thumma Ja`alnā Ash-Shamsa `Alayhi Dalīlāan 025-045 Miyeydaan Ogayn sida Eebe u Fidiyo hadhkahadduu Doonana wuxuu ka Yeeli lahaa Mid Xasillan (Taagan) markaasaan ugu Yeellay Qorraxda korkiisa Daliil (Xujo). أَلَمْ تَ‍رَ‌ى‌ ‌إِلَى‌ ‌‍رَبِّكَ كَ‍‍يْ‍‍فَ مَدَّ‌ ‌ال‍‍ظِّ‍‍لَّ ‌وَلَوْ‌ ش‍‍َ‍ا‌ءَ‌ لَجَعَلَ‍‍هُ سَاكِنا‌‌ ً‌ ثُ‍‍مَّ جَعَلْنَا‌ ‌ال‍‍شَّمْسَ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ ‌دَلِيلاً
Thumma Qabađnāhu 'Ilaynā Qabđāan Yasīrāan 025-046 Markaasaan u Soo qabanaa Xagganaga Qabasho Yar. ثُ‍‍مَّ قَ‍‍بَ‍‍ضْ‍‍ن‍‍َ‍اهُ ‌إِلَيْنَا‌ قَ‍‍بْ‍‍‍‍ض‍‍ا‌ ً‌ يَسِي‍‍ر‌اً
Wa Huwa Al-Ladhī Ja`ala Lakumu Al-Layla Libāsāan Wa An-Nawma Subātāan Wa Ja`ala An-Nahāra Nushūan 025-047 Eebe waa kan Idinka Yeelay Habeenka AsturHurdadana Raaxokana yeelay Maalinta soo Kulan (Dhaqdhaqaaq). وَهُوَ‌ ‌الَّذِي جَعَلَ لَكُمُ ‌ال‍‍لَّ‍‍يْ‍‍لَ لِبَاسا‌ ً‌ ‌وَ‌ال‍‍نَّ‍‍وْمَ سُبَاتا‌ ً‌ ‌وَجَعَلَ ‌ال‍‍نَّ‍‍ه‍‍َ‍ا‌‍رَ‌ نُشُو‌ر‌اً
Wa Huwa Al-Ladhī 'Arsala Ar-Riyāĥa Bushan Bayna Yaday Raĥmatihi ۚ Wa 'Anzalnā Mina As-Samā'i Mā'an Ţahūan 025-048 Eebe (Sareeye) waa kan u Dira Dabaysha Bishaaro Darteed Naxariistiisa (Roobka) HortiisaWaxaana ka soo Dejinay Samada Biyo wax Daahiriya. وَهُوَ‌ ‌الَّذِي ‌أَ‌رْسَلَ ‌ال‍‍رِّي‍‍َ‍احَ بُشْر‌ا‌ ً‌ بَ‍‍يْ‍‍نَ يَدَيْ ‌‍رَحْمَتِ‍‍هِ ۚ ‌وَ‌أَ‌ن‍‍زَلْنَا‌ مِنَ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءِ‌ م‍‍َ‍ا‌ء‌‌ ًطَ‍‍هُو‌ر‌اً
Linuĥyiya Bihi Baldatan Maytāan Wa Nusqiyahu Mimmā Khalaqnā 'An`āmāan Wa 'Anāsīya Kathīrāan 025-049 Inaan ku Nooleyno Magaalo Dhimatay oon kuna Waraabino waxaan AbuurayXoolo iyo Dad Badan. لِنُحْيِيَ بِ‍‍هِ بَلْدَة ً‌ مَيْتا‌ ً‌ ‌وَنُسْ‍‍قِ‍‍يَ‍‍هُ مِ‍‍مَّ‍‍ا‌ خَ‍‍لَ‍‍قْ‍‍نَ‍‍ا‌ ‌أَ‌نْ‍‍عَاما‌ ً‌ ‌وَ‌أَنَاسِيَّ كَثِي‍‍ر‌اً
Wa Laqad Şarrafnāhu Baynahum Liyadhdhakkarū Fa'abá 'Aktharu An-Nāsi 'Illā Kufūan 025-050 Waana ku kala Duwnay «Badinay» Dhexdoodainay XusuustaanWuuna Diiday Dadka Badidiis waxaan Gaalnimo Badan ahayn. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ صَ‍رَّفْن‍‍َ‍اهُ بَيْنَهُمْ لِيَذَّكَّرُ‌و‌ا‌ فَأَبَ‍‍ى‌ ‌أَكْثَرُ‌ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسِ ‌إِلاَّ‌ كُفُو‌ر‌اً
Wa Law Shi'nā Laba`athnā Fī Kulli Qaryatin Nadhīrāan 025-051 Haddaan Doonno waxaan ka Bixin Lahayn Magaalo Kasta Dige (Nabi). وَلَوْ‌ شِئْنَا‌ لَبَعَثْنَا‌ فِي كُلِّ قَ‍‍رْيَةٍ‌ نَذِي‍‍ر‌اً
Falā Tuţi`i Al-Kāfirīna Wa Jāhid/hum Bihi Jihādāan Kabīrāan 025-052 ee ha Adeecin Gaalaga kulana Jahaad Quraanka Jahaad Weyn. فَلاَ‌ تُ‍‍طِ‍‍عِ ‌الْكَافِ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍نَ ‌وَجَاهِ‍‍دْهُمْ بِ‍‍هِ جِهَا‌د‌ا‌‌ ً‌ كَبِي‍‍ر‌اً
Wa Huwa Al-Ladhī Maraja Al-Baĥrayni Hādhā `Adhbun Furātun Wa Hadhā Milĥun 'Ujājun Wa Ja`ala Baynahumā Barzakhāan Wa Ĥijan Maĥjūan 025-053 Eebe wuu isku daraa Labada BadoodKaasi waa Macaan Darankaasna waa Khadhaadh Daran (Afku Diido) yeelayna Dhexdooda Soohdin iyo Xaajis Awdan. وَهُوَ‌ ‌الَّذِي مَ‍رَجَ ‌الْبَحْ‍رَيْ‍‍نِ هَذَ‌ا‌ عَذْب‌‍ٌ‌ فُ‍رَ‍‌اتٌ‌ ‌وَهَذَ‌ا‌ مِلْحٌ ‌أُج‍‍َ‍اجٌ‌ ‌وَجَعَلَ بَيْنَهُمَا‌ بَرْ‌زَ‍خ‍‍ا‌ ً‌ ‌وَحِ‍‍جْ‍‍ر‌ا‌ ً‌ مَحْجُو‌ر‌اً
Wa Huwa Al-Ladhī Khalaqa Mina Al-Mā'i Bashaan Faja`alahu Nasabāan Wa Şihan ۗ Wa Kāna Rabbuka Qadīrāan 025-054 Eebana waa kan ka Abuuray Biyaha Dad kana Yeelay Qaraabo iyo SoddognimoEebahaana wuu karaa (Wuxuu Doono). وَهُوَ‌ ‌الَّذِي خَ‍‍لَ‍‍قَ مِنَ ‌الْم‍‍َ‍ا‌ءِ‌ بَشَر‌ا‌‌ ً‌ فَجَعَلَ‍‍هُ نَسَبا‌ ً‌ ‌وَ‍صِ‍‍هْر‌ا‌ ًۗ ‌وَك‍‍َ‍انَ ‌‍رَبُّكَ قَ‍‍دِي‍‍ر‌اً
Wa Ya`budūna Min Dūni Allāhi Mā Lā Yanfa`uhum Wa Lā Yađurruhum ۗ Wa Kāna Al-Kāfiru `Alá Rabbihi Žahīrāan 025-055 Waxayna Caabudi Gaaladu Eebe ka Sokow waxaan Anfacayn Dhibayna Gaalna wuxuu ahaaday mid ka soo hor Jeeda Eebihiis. وَيَعْبُد‍ُ‍‌ونَ مِ‍‌‍نْ ‌د‍ُ‍‌ونِ ‌اللَّ‍‍هِ مَا‌ لاَ‌ يَ‍‌‍ن‍‍فَعُهُمْ ‌وَلاَ‌ يَ‍‍ضُ‍‍رُّهُمْ ۗ ‌وَك‍‍َ‍انَ ‌الْكَافِ‍‍ر‍ُ‍‌ عَلَى‌ ‌‍رَبِّ‍‍هِ ظَ‍‍هِي‍‍ر‌اً
Wa Mā 'Arsalnāka 'Illā Mubashshirāan Wa Nadhīrāan 025-056 Maa naan kuu Dirin inaad Bishaareeye Dige ah (Noqoto Mooyee). وَمَ‍‍ا‌ ‌أَ‌رْسَلْن‍‍َ‍اكَ ‌إِلاَّ‌ مُبَشِّ‍‍ر‌ا‌ ً‌ ‌وَنَذِي‍‍ر‌اً
Qul Mā 'As'alukum `Alayhi Min 'Ajrin 'Illā Man Shā'a 'An Yattakhidha 'Ilá Rabbihi Sabīlāan 025-057 Waxaad Dhahdaa Idinkama warsado (Xaqa Gaadhsiintiisa) UJuuro Ruuxiise dooni inuu ka Yeesho Eebehiis Xaggiisa Waddo (Khayr ha falo). قُ‍‍لْ مَ‍‍ا‌ ‌أَسْأَلُكُمْ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ مِ‍‌‍نْ ‌أَجْ‍‍ر‌‌ٍ‌ ‌إِلاَّ‌ مَ‍‌‍نْ ش‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌أَ‌نْ يَتَّ‍‍خِ‍‍ذَ‌ ‌إِلَى‌ ‌‍رَبِّ‍‍هِ سَبِيلاً
Wa Tawakkal `Alá Al-Ĥayyi Al-Ladhī Lā Yamūtu Wa Sabbiĥ Biĥamdihi ۚ Wa Kafá Bihi Bidhunūbi `Ibādihi Khabīrāan 025-058 Talo Saaro Eebaha Nool een Dhimanayn una Tasbiixso adoo MahdinEebaana ku Filaan Dambiga Addomadiisa Ogaanshihiisa. وَتَوَكَّلْ عَلَى‌ ‌الْحَيِّ ‌الَّذِي لاَ‌ يَم‍‍ُ‍وتُ ‌وَسَبِّحْ بِحَمْدِهِ ۚ ‌وَكَفَى‌ بِ‍‍هِ بِذُن‍‍ُ‍وبِ عِبَا‌دِهِ خَ‍‍بِي‍‍ر‌اً
Al-Ladhī Khalaqa As-Samāwāti Wa Al-'Arđa Wa Mā Baynahumā Fī Sittati 'Ayyāmin Thumma Astawá `Alá Al-`Arshi ۚ Ar-Raĥmānu Fās'al Bihi Khabīrāan 025-059 Waana Eebaha ku Abuuray Samooyinka iyo Dhulka iyo Waxa u Dhexeeya Lix Maalmoodkuna Istawooday Carshiga (Si u Cununta)ee Warso Cid wax Og. الَّذِي خَ‍‍لَ‍‍قَ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضَ ‌وَمَا‌ بَيْنَهُمَا‌ فِي سِتَّةِ ‌أَيّ‍‍َ‍ام‌‍ٍ‌ ثُ‍‍مَّ ‌اسْتَوَ‌ى‌ عَلَى‌ ‌الْعَرْشِ ۚ ‌ال‍رَّحْمَنُ فَاسْأَلْ بِ‍‍هِ خَ‍‍بِي‍‍ر‌اً
Wa 'Idhā Qīla Lahum Asjudū Lilrraĥmani Qālū Wa Mā Ar-Raĥmānu 'Anasjudu Limā Ta'murunā Wa Zādahum Nufūan 025-060 Marka la Dhaho u Sujuuda (Eebaha) Raxmaan ah waxay Dhahaan Muxuu Yahay Raxmaanma waxaan u Sujuudeynaa waxaad na Faraysowuxuuna u Kordhiyey Carar. وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ قِ‍‍ي‍‍لَ لَهُمْ ‌اسْجُدُ‌و‌ا‌ لِ‍‍ل‍رَّحْمَنِ قَ‍‍الُو‌ا‌ ‌وَمَا‌ ‌ال‍رَّحْمَنُ ‌أَنَسْجُدُ‌ لِمَا‌ تَأْمُرُنَا‌ ‌وَ‌زَ‌ا‌دَهُمْ نُفُو‌ر‌اً
Tabāraka Al-Ladhī Ja`ala Fī As-Samā'i Burūjāan Wa Ja`ala Fīhā Sirājāan Wa Qamaan Munīrāan 025-061 Waxaa Khayr Badnaaday Eebaha Yeela Samada Burjiyo Yeelayna Dhexdeeda Siraaj (Qorrax) iyo dayax ifi. تَبَا‌‍رَكَ ‌الَّذِي جَعَلَ فِي ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءِ‌ بُرُ‌وجا‌ ً‌ ‌وَجَعَلَ فِيهَا‌ سِ‍رَ‌اجا‌ ً‌ ‌وَ‍قَ‍‍مَر‌ا‌ ً‌ مُنِي‍‍ر‌اً
Wa Huwa Al-Ladhī Ja`ala Al-Layla Wa An-Nahāra Khilfatan Liman 'Arāda 'An Yadhdhakkara 'Aw 'Arāda Shukūan 025-062 Eebana waa Ilaah uga Yeelay Habeenka iyo Maalinta Isbaddel Ciddii Doonta inuu wax Xusuusto ama Doono inuu Mahdiyo. وَهُوَ‌ ‌الَّذِي جَعَلَ ‌ال‍‍لَّ‍‍يْ‍‍لَ ‌وَ‌ال‍‍نَّ‍‍ه‍‍َ‍ا‌‍رَخِ‍‍لْفَة ً‌ لِمَ‍‌‍نْ ‌أَ‌رَ‍‌ا‌دَ‌ ‌أَ‌نْ يَذَّكَّ‍رَ‌ ‌أَ‌وْ‌ ‌أَ‌رَ‍‌ا‌دَ‌ شُكُو‌ر‌اً
Wa `Ibādu Ar-Raĥmāni Al-Ladhīna Yamshūna `Alá Al-'Arđi Hawnāan Wa 'Idhā Khāţabahumu Al-Jāhilūna Qālū Salāmāan 025-063 Addoomada Eebaha Raxmaana waa kuwa u Socda Dhulka Xasilloonimarkay la Hadlaan (Af Xumeeyaan) Jaahilliinna Yidhaahda Nabadgalyo. وَعِب‍‍َ‍ا‌دُ‌ ‌ال‍رَّحْمَنِ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يَمْش‍‍ُ‍ونَ عَلَى‌ ‌الأَ‌رْ‍ضِ هَوْنا‌ ً‌ ‌وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ خَ‍‍اطَ‍‍بَهُمُ ‌الْجَاهِل‍‍ُ‍ونَ قَ‍‍الُو‌ا‌ سَلاَماً
Wa Al-Ladhīna Yabītūna Lirabbihim Sujjadāan Wa Qiyāmāan 025-064 ee ah Kuwa ku Barya (Habeenkii) Iyagoo u Sujuudi oo u Istaagi (Cibaado) Eebe. وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يَبِيت‍‍ُ‍ونَ لِ‍رَبِّهِمْ سُجَّد‌ا‌ ً‌ ‌وَ‍قِ‍‍يَاماً
Wa Al-Ladhīna Yaqūlūna Rabbanā Aşrif `Annā `Adhāba Jahannama ۖ 'Inna `Adhābahā Kāna Ghamāan 025-065 ee Ah kuwa Dhihi Ilaahow naga Iil Cadaabka JahannamoCadaabkeedu waa joogtee. وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يَ‍‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ ‌‍رَبَّنَا‌ ‌اصْ‍‍رِفْ عَ‍‍نَّ‍‍ا‌ عَذ‍َ‍‌ابَ جَهَ‍‍نَّ‍‍مَ ۖ ‌إِنَّ عَذَ‌ابَهَا‌ ك‍‍َ‍انَ غَ‍رَ‌اماً
'Innahā Sā'at Mustaqaran Wa Muqāmāan 025-066 Iyaduna waxay u Xuntahay ku Sugnaansho iyo ku Nagaadi. إِنَّ‍‍هَا‌ س‍‍َ‍ا‌ءَتْ مُسْتَ‍‍قَ‍‍رّ‌ا‌ ً‌ ‌وَمُ‍‍قَ‍‍اماً
Wa Al-Ladhīna 'Idhā 'Anfaqū Lam Yusrifū Wa Lam Yaqturū Wa Kāna Bayna Dhālika Qawāmāan 025-067 Ee ah kuwa Markay wax Bixiyaan aan Xad gudbin Cidhiidhyinnaoo intaas Dhexdeeda ku Tolosnaada. وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ‌أَ‌ن‍‍فَ‍‍قُ‍‍و‌ا‌ لَمْ يُسْ‍‍رِفُو‌ا‌ ‌وَلَمْ يَ‍‍قْ‍‍تُرُ‌و‌ا‌ ‌وَك‍‍َ‍انَ بَ‍‍يْ‍‍نَ ‌ذَلِكَ قَ‍‍وَ‌اماً
Wa Al-Ladhīna Lā Yad`ūna Ma`a Allāhi 'Ilahāan 'Ākhara Wa Lā Yaqtulūna An-Nafsa Allatī Ĥarrama Allāhu 'Illā Bil-Ĥaqqi Wa Lā Yaznūna ۚ Wa Man Yaf`al Dhālika Yalqa 'Athāmāan 025-068 Ee ah kuwaan Caabudayn Eebe La Jirkiisa Ilaah kaleoona Dilayn Naftuu Eebe Xarrimay Dilkeeda Xaq Mooyee oon ZinaysanaynCiddii Saas fashana waxay la Kulmi Dambi. وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ لاَ‌ يَ‍‍دْع‍‍ُ‍ونَ مَعَ ‌اللَّ‍‍هِ ‌إِلَها‌‌ ً‌ ‌آ‍‍خَ‍رَ‌ ‌وَلاَ‌ يَ‍‍قْ‍‍تُل‍‍ُ‍ونَ ‌ال‍‍نَّ‍‍فْسَ ‌الَّتِي حَ‍رَّمَ ‌اللَّ‍‍هُ ‌إِلاَّ‌ بِ‍الْحَ‍‍قِّ ‌وَلاَ‌ يَزْن‍‍ُ‍ونَ ۚ ‌وَمَ‍‌‍نْ يَفْعَلْ ‌ذَلِكَ يَلْ‍‍قَ ‌أَثَاماً
Yuđā`af Lahu Al-`Adhābu Yawma Al-Qiyāmati Wa Yakhlud Fīhi Muhānāan 025-069 Waxaana loo Laab laabi Cadaabka Maalinta Qiyaame wuuna ku Waari Dhexdiisa Isagoo Dullaysan. يُ‍ضَ‍‍اعَفْ لَهُ ‌الْعَذ‍َ‍‌ابُ يَ‍‍وْمَ ‌الْ‍‍قِ‍‍يَامَةِ ‌وَيَ‍‍خْ‍‍لُ‍‍دْ‌ ف‍‍ِ‍ي‍‍هِ مُهَاناً
'Illā Man Tāba Wa 'Āmana Wa `Amila `Amalāan Şāliĥāan Fa'ūlā'ika Yubaddilu Allāhu Sayyi'ātihim Ĥasanātin ۗ Wa Kāna Allāhu Ghafūan Raĥīmāan 025-070 Ciddii Toobad keenta oo Rumaysa oo Fasha Camal Fiican Mooyeeoo kuwaas waxaa loogu Badali Xumaantooda WanaagEebana waa Dambi Dhaafe Naxariista. إِلاَّ‌ مَ‍‌‍نْ ت‍‍َ‍ابَ ‌وَ‌آمَنَ ‌وَعَمِلَ عَمَلا‌‌ ًصَ‍‍الِحا‌‌ ً‌ فَأ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ يُبَدِّلُ ‌اللَّ‍‍هُ سَيِّئ‍‍َ‍‍اتِهِمْ حَسَن‍‍َ‍اتٍۗ ‌وَك‍‍َ‍انَ ‌اللَّ‍‍هُ غَ‍‍فُو‌ر‌ا‌ ً‌ ‌‍رَحِيماً
Wa Man Tāba Wa `Amila Şāliĥāan Fa'innahu Yatūbu 'Ilá Allāhi Matābāan 025-071 Ruuxii Toobad keena oo Fala Wanaag wuxuu u Noqon Eebe Noqosho. وَمَ‍‌‍نْ ت‍‍َ‍ابَ ‌وَعَمِلَ صَ‍‍الِحا‌‌ ً‌ فَإِنَّ‍‍هُ يَت‍‍ُ‍وبُ ‌إِلَى‌ ‌اللَّ‍‍هِ مَتَاباً
Wa Al-Ladhīna Lā Yash/hadūna Az-Zūra Wa 'Idhā Marrū Bil-Laghwi Marrū Kirāmāan 025-072 (Kuwa Fiican) waa kuwaan Furayn BeenMarkay Maqlaan Hadal Xunna Mara iyagoo Wanaagsan (Ka Jeedsada). وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ لاَ‌ يَشْهَد‍ُ‍‌ونَ ‌ال‍‍زّ‍ُ‍‌و‌‍رَ‌ ‌وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ مَرُّ‌و‌ا‌ بِ‍ال‍‍لَّ‍‍غْ‍‍وِ‌ مَرُّ‌و‌ا‌ كِ‍رَ‌اماً
Wa Al-Ladhīna 'Idhā Dhukkirū Bi'āyāti Rabbihim Lam Yakhirrū `Alayhā Şummāan Wa `Umyānāan 025-073 Waana kuwa marka lagu Waaniyo Aayaadka Eebahooda aaan Dhicin Dhago iyo Indho La'aan. وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ‌ذُكِّرُ‌و‌ا‌ بِآي‍‍َ‍اتِ ‌‍رَبِّهِمْ لَمْ يَ‍‍خِ‍‍ر‍ّ‍ُ‌و‌ا‌ عَلَيْهَا‌ صُ‍‍مّ‍‍ا‌ ً‌ ‌وَعُمْيَاناً
Wa Al-Ladhīna Yaqūlūna Rabbanā Hab Lanā Min 'Azwājinā Wa Dhurrīyātinā Qurrata 'A`yunin Wa Aj`alnā Lilmuttaqīna 'Imāmāan 025-074 waana kuwa Dhihi Eebow nagasii (naga tusi) Haweenkanaga iyo Caruurtanada wax Ishu ku Qabowsatonoogana yeel kuwa Dhawrsada Imaam. وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يَ‍‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ ‌‍رَبَّنَا‌ هَ‍‍بْ لَنَا‌ مِ‍‌‍نْ ‌أَ‌زْ‌وَ‌اجِنَا‌ ‌وَ‌ذُ‌رِّيَّاتِنَا‌ قُ‍رَّةَ ‌أَعْيُنٍ‌ ‌وَ‌اجْ‍‍عَلْنَا‌ لِلْمُتَّ‍‍قِ‍‍ي‍‍نَ ‌إِمَاماً
'Ūlā'ika Yujzawna Al-Ghurfata Bimā Şabarū Wa Yulaqqawna Fīhā Taĥīyatan Wa Salāmāan 025-075 Kuwaas waxaa lagu Abaal marin Fooqa (Janno) Samirkooddi Dartiis waxayna kula Kulmi dhexdeeda Salaan iyo soo Dhawayn. أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ يُ‍‍جْ‍‍زَ‌وْنَ ‌الْ‍‍غُ‍‍رْفَةَ بِمَا‌ صَ‍‍بَرُ‌و‌ا‌ ‌وَيُلَ‍‍قَّ‍‍وْنَ فِيهَا‌ تَحِيَّة ً‌ ‌وَسَلاَماً
Khālidīna Fīhā ۚ Ĥasunat Mustaqaran Wa Muqāmāan 025-076 Wayna ku waari Dhexdeeda waxaana u Wanaagsan Janada ku Sugnaan iyo Nagaadiba. خَ‍‍الِد‍ِ‍ي‍‍نَ فِيهَا‌ ۚ حَسُنَتْ مُسْتَ‍‍قَ‍‍رّ‌ا‌ ً‌ ‌وَمُ‍‍قَ‍‍اماً
Qul Mā Ya`ba'u Bikum Rabbī Lawlā Du`ā'uukum ۖ Faqad Kadhdhabtum Fasawfa Yakūnu Lizāmāan 025-077 Waxaadna Dhahdaa Idiinma Aabo Yeeleen Eebahay Haddaydaan Baryeyn (Illeen) waad beeniseen (Xaqee) wuxuuna ahaan mid idin Laasima Beeninta «Ciqaabta». قُ‍‍لْ مَا‌ يَعْبَأُ‌ بِكُمْ ‌‍رَبِّي لَوْلاَ‌ ‌دُع‍‍َ‍ا‌ؤُكُمْ ۖ فَ‍‍قَ‍‍دْ‌ كَذَّبْ‍‍تُمْ فَسَ‍‍وْفَ يَك‍‍ُ‍ونُ لِزَ‌اماً
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah