Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

27) Sūrat An-Naml

Printed format

27) سُورَة النَّمل

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Ţā-Sīn ۚ Tilka 'Āyātu Al-Qur'āni Wa Kitābin Mubīnin 027-001 (Xarafka hore Isagoo kale waan soo Maray) Inuu ku Tusin Mucjisada QuraankaTaasi Waa Aayaadka Quraanka iyo Kitaabka Cad. طَ‍‍ا-سِي‍‌‍ن ۚ تِلْكَ ‌آي‍‍َ‍اتُ ‌الْ‍‍قُ‍‍رْ‌آنِ ‌وَكِت‍‍َ‍ابٍ‌ مُبِينٍ
Hudan Wa Bushrá Lilmu'uminīna 027-002 Waana Hanuunka iyo Bishaarada Mu'miniinta. هُ‍‍د‌ى‌ ً‌ ‌وَبُشْ‍رَ‌ى‌ لِلْمُؤْمِنِينَ
Al-Ladhīna Yuqīmūna Aş-Şalāata Wa Yu'utūna Az-Zakāata Wa Hum Bil-'Ākhirati Humqinūna 027-003 Ee ah kuwa Ooga Salaadda oo Guta Zakada oo Aakhiro Yaqiinin. الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يُ‍‍قِ‍‍يم‍‍ُ‍ونَ ‌ال‍‍صَّ‍‍لاَةَ ‌وَيُؤْت‍‍ُ‍ونَ ‌ال‍‍زَّك‍‍َ‍اةَ ‌وَهُمْ بِ‍الآ‍‍خِ‍رَةِ هُمْ يُوقِ‍‍نُونَ
'Inna Al-Ladhīna Lā Yu'uminūna Bil-'Ākhirati Zayyannā Lahum 'A`mālahum Fahum Ya`mahūna 027-004 Kuwaanse Rumayn Aakhiro waxaan u Qurxinay Camalkooda waana ku Indho la'Yihiin (Wareersanyihiin). إِنَّ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ لاَ‌ يُؤْمِن‍‍ُ‍ونَ بِ‍الآ‍‍خِ‍رَةِ ‌زَيَّ‍‍نَّ‍‍ا‌ لَهُمْ ‌أَعْمَالَهُمْ فَهُمْ يَعْمَهُونَ
'Ūlā'ika Al-Ladhīna Lahum Sū'u Al-`Adhābi Wa Hum Al-'Ākhirati Humu Al-'Akhsarūna 027-005 Kuwaasi waa Kuwuu u Sugnaaday Cadaab Xun Aakharaba Iyaga unbaa Khasaaray. أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ لَهُمْ س‍‍ُ‍و‌ءُ‌ ‌الْعَذ‍َ‍‌ابِ ‌وَهُمْ فِي ‌الآ‍‍خِ‍رَةِ هُمُ ‌الأَ‍خْ‍‍سَرُ‌ونَ
Wa 'Innaka Latulaqqá Al-Qur'āna Min Ladun Ĥakīmin `Alīmin 027-006 Adiguna Nabiyow waxaad kala Kulmi Quraanka Falka San ee Og Agtiisa. وَ‌إِنَّ‍‍كَ لَتُلَ‍‍قَّ‍‍ى‌ ‌الْ‍‍قُ‍‍رْ‌آنَ مِ‍‌‍نْ لَدُ‌نْ حَك‍‍ِ‍ي‍‍مٍ عَلِيمٍ
'Idh Qāla Mūsá Li'hlihi~ 'Innī 'Ānastu Nāan Sa'ātīkum Minhā Bikhabarin 'Aw 'Ātīkum Bishihābin Qabasin La`allakum Taşţalūna 027-007 Xusuuso Markuu ku Yidhi Nabi Muuse Ehelkiisa Anugu waxaan Arkaa Iftiin waxaan Idiinka Keeni Xaggiisa War Ama Waxaan Idiinka Keeni Dhuxul Daba inaad Kulaashaan. إِ‌ذْ‌ قَ‍‍الَ مُوسَى‌ لِأهْلِهِ ‌إِنِّ‍‍ي ‌آنَسْتُ نَا‌ر‌ا‌‌ ً‌ سَآتِيكُمْ مِ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ بِ‍‍خَ‍‍بَرٍ‌ ‌أَ‌وْ‌ ‌آتِيكُمْ بِشِه‍‍َ‍اب‌‍ٍقَ‍‍بَس‍ٍ‌ لَعَلَّكُمْ تَ‍‍صْ‍‍طَ‍‍لُونَ
Falammā Jā'ahā Nūdiya 'Anrika Man An-Nāri Wa Man Ĥawlahā Wa Subĥāna Allāhi Rabbi Al-`Ālamīna 027-008 Markuu Yimid waxaa Loogu Dhawaaqay Waa la Barakeevev Cidda Dabka la Joogta iyo kuwa Gaararkiisa ahwaxaana Nasahan Ilaaha Caalamka. فَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَهَا‌ نُو‌دِيَ ‌أَ‌نْ بُو‌رِكَ مَ‍‌‍نْ فِي ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍ا‌ر‍ِ‍‌ ‌وَمَ‍‌‍نْ حَوْلَهَا‌ ‌وَسُ‍‍بْ‍‍ح‍‍َ‍انَ ‌اللَّ‍‍هِ ‌‍رَبِّ ‌الْعَالَمِينَ
Yā Mūsá 'Innahu~ 'Anā Al-Lahu Al-`Azīzu Al-Ĥakīmu 027-009 Muusow Anugu waxaan ahay Ilaaha Adkaada ee Falka San. يَا‌ مُوسَ‍‍ى‌ ‌إِنَّ‍‍هُ~ُ ‌أَنَا‌ ‌اللَّهُ ‌الْعَز‍ِ‍ي‍‍زُ‌ ‌الْحَكِيمُ
Wa 'Alqi `Aşāka ۚ Falammā Ra'āhā Tahtazzu Ka'annahā Jānnun Wallá Mudbirāan Wa Lam Yu`aqqib ۚ Yā Mūsá Lā Takhaf 'Innī Lā Yakhāfu Ladayya Al-Mursalūna 027-010 Ee Tuur UshaadaMarkuu Arkay Iyadoo Gilgilan Sida Maska wuu Jeedsaday Isagoo CarariMana soo NoqonMuusow ha Cabsaninkuma Cabsadaan Agtayda Rasuulladuye. وَ‌أَلْ‍‍قِ عَ‍‍صَ‍‍اكَ ۚ فَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ ‌‍رَ‌آهَا‌ تَهْتَزُّ‌ كَأَنَّ‍‍هَا‌ ج‍‍َ‍انٌّ‌ ‌وَلَّى‌ مُ‍‍دْبِ‍‍ر‌ا‌ ً‌ ‌وَلَمْ يُعَ‍‍قِّ‍‍بْ ۚ يَا‌ مُوسَى‌ لاَ‌ تَ‍‍خَ‍‍فْ ‌إِنِّ‍‍ي لاَ‌ يَ‍‍خَ‍‍افُ لَدَيَّ ‌الْمُرْسَلُونَ
'Illā Man Žalama Thumma Baddala Ĥusnāan Ba`da Sū'in Fa'innī Ghafūrun Raĥīmun 027-011 Ciddiise Dulmi Fasha markaas Wanaag ku Baddasha Xumaan ka Dib Anugu waxaan ahay Dambi Dhaafe Naxariista. إِلاَّ‌ مَ‍‌‍نْ ظَ‍‍لَمَ ثُ‍‍مَّ بَدَّلَ حُسْنا‌ ً‌ بَعْدَ‌ س‍‍ُ‍و‌ء‌‌ٍ‌ فَإِنِّ‍‍ي غَ‍‍ف‍‍ُ‍و‌ر‌ٌ‌ ‌‍رَحِيمٌ
Wa 'Adkhil Yadaka Fī Jaybika Takhruj Bayđā'a Min Ghayri Sū'in ۖ Fī Tis`i 'Āyātin 'Ilá Fir`awna Wa Qawmihi~ ۚ 'Innahum Kānū Qawmāan Fāsiqīna 027-012 Gali Gacantaada Jeebkaaga waxay soo Bixi Iyadoo Cad Xumaan La'aan (Waxayna ka mid yihiin) Sagaal Calaamo oo Fircoon iyo Qoomkiisa loo Muujiyeywaxayna ahaayeen Qoom Faasiqiina. وَ‌أَ‌دْ‍‍خِ‍‍لْ يَدَكَ فِي جَيْبِكَ تَ‍‍خْ‍‍رُجْ بَيْ‍‍ضَ‍‍ا‌ءَ‌ مِ‍‌‍نْ غَ‍‍يْ‍‍ر‍ِ‍‌ س‍‍ُ‍و‌ء‌‌ٍۖ فِي تِسْعِ ‌آي‍‍َ‍ات‌‍ٍ‌ ‌إِلَى‌ فِ‍‍رْعَ‍‍وْنَ ‌وَ‍قَ‍‍وْمِهِ ۚ ‌إِنَّ‍‍هُمْ كَانُو‌اقَ‍‍وْما‌‌ ً‌ فَاسِ‍‍قِ‍‍ينَ
Falammā Jā'at/hum 'Āyātunā Mubşiratan Qālū Hādhā Siĥrun Mubīnun 027-013 Markay u Timid Calaamaddannadii Iyadoo Cad waxay Dheheen Kani waa Sixir Cad. فَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَتْهُمْ ‌آيَاتُنَا‌ مُ‍‍بْ‍‍‍‍صِ‍رَة‌ ًقَ‍‍الُو‌ا‌ هَذَ‌ا‌ سِحْر‌ٌ‌ مُبِينٌ
Wa Jaĥadū Bihā Wa Astayqanat/hā 'Anfusuhum Žulmāan Wa `Ulūwāan ۚnžur Kayfa Kāna `Āqibatu Al-Mufsidīna 027-014 Wayna Diideen Iyagooy Yaqiinsatay Naftoodu Dulmi iyo Isla Sarreeyn Darteedee Day Siday ahaatay Cidhibtii Mufsidiinta (Xumo Wadayaasha). وَجَحَدُ‌و‌ا‌ بِهَا‌ ‌وَ‌اسْتَيْ‍‍قَ‍‍نَتْهَ‍‍ا‌ ‌أَ‌نْ‍‍فُسُهُمْ ظُ‍‍لْما‌ ً‌ ‌وَعُلُوّ‌ا‌‌ ًۚ فَا‌ن‍‍ظُ‍‍رْ‌ كَ‍‍يْ‍‍فَ ك‍‍َ‍انَ عَاقِ‍‍بَةُ ‌الْمُفْسِدِينَ
Wa Laqad 'Ātaynā Dāwūda Wa Sulaymāna `Ilmāan ۖ Wa Qālā Al-Ĥamdu Lillāh Al-Ladhī Fađđalanā `Alá Kathīrin Min `Ibādihi Al-Mu'uminīna 027-015 Waxaan siinay Daawuud iyo Sulaymaan Cilmiwaxayna Dheeheen Mahad Ilaahbaa iska leh ee ah kan Naga Fadilay wax badan oo Addoomdiisa Mu'miniinta ah. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ ‌آتَيْنَا‌ ‌دَ‌ا‌و‍ُ‍‌و‌دَ‌ ‌وَسُلَيْم‍‍َ‍انَ عِلْما‌ ًۖ ‌وَ‍قَ‍‍الاَ‌ ‌الْحَمْدُ‌ لِلَّهِ ‌الَّذِي فَ‍‍ضَّ‍‍لَنَا‌ عَلَى‌ كَث‍‍ِ‍ي‍‍ر‌ٍ‌ مِ‍‌‍نْ عِبَا‌دِهِ ‌الْمُؤْمِنِينَ
Wa Waritha Sulaymānu Dāwūda ۖ Wa Qāla Yā 'Ayyuhā An-Nāsu `Ullimnā Manţiqa Aţ-Ţayri Wa 'Ūtīnā Min Kulli Shay'in ۖ 'Inna Hādhā Lahuwa Al-Fađlu Al-Mubīnu 027-016 Wuxuuna Dhaxlay Sulaymaan Daawuudwuxuuna yidhi Dadow waxaa nala Baray Codka Shimbirahawaxaana nala siiyey wax kasta (oo Xukun ah) kaasina waa Fadliga Cad. وَ‌وَ‌رِثَ سُلَيْم‍‍َ‍انُ ‌دَ‌ا‌و‍ُ‍‌و‌دَ‌ ۖ ‌وَ‍قَ‍‍الَ ي‍‍َ‍ا‌أَيُّهَا‌ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسُ عُلِّمْنَا‌ مَ‍‌‍ن‍‍طِ‍‍قَ ‌ال‍‍طَّ‍‍يْ‍‍ر‍ِ‍‌ ‌وَ‌أ‍ُ‍‌وتِينَا‌ مِ‍‌‍نْ كُلِّ شَ‍‍يْء‌‌ٍ‌ ‌إِنَّ ۖ هَذَ‌ا‌ لَهُوَ‌ ‌الْفَ‍‍ضْ‍‍لُ ‌الْمُبِينُ
Wa Ĥushira Lisulaymāna Junūduhu Mina Al-Jinni Wa Al-'Insi Wa Aţ-Ţayri Fahum Yūza`ūna 027-017 Waxaa Loo kulmiyey Sulaymaan Junuudiisii oo JinniInsi iyo Shimbiro lehiyagoo iseeleelin. وَحُشِ‍‍ر‍َ‍‌ لِسُلَيْم‍‍َ‍انَ جُنُو‌دُهُ مِنَ ‌الْجِ‍‍نِّ ‌وَ‌الإِ‌نْ‍‍سِ ‌وَ‌ال‍‍طَّ‍‍يْ‍‍ر‍ِ‍‌ فَهُمْ يُو‌زَعُونَ
Ĥattá 'Idhā 'Ataw `Alá Wādī An-Namli Qālat Namlatun Yā 'Ayyuhā An-Namlu Adkhulū Masākinakum Lā Yaĥţimannakum Sulaymānu Wa Junūduhu Wa Hum Lā Yash`urūna 027-018 Markay Yimaaddeen Togii Qudhaanjooy Gala Guryihiinna Yeyna idin Jajabin Sulaymaan iyo Junuudiisu Iyagoo idin Ogayn. حَتَّ‍‍ى‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ‌أَتَوْ‌ا‌ عَلَى‌ ‌وَ‌ا‌دِي ‌ال‍‍نَّ‍‍مْلِ قَ‍‍الَتْ نَمْلَةٌ‌ ي‍‍َ‍ا‌أَيُّهَا‌ ‌ال‍‍نَّ‍‍مْلُ ‌ا‌دْ‍‍خُ‍‍لُو‌ا‌ مَسَاكِنَكُمْ لاَ‌ يَحْ‍‍طِ‍‍مَ‍‍نَّ‍‍كُمْ سُلَيْم‍‍َ‍انُ ‌وَجُنُو‌دُهُ ‌وَهُمْ لاَ‌ يَشْعُرُ‌ونَ
Fatabassama Đāĥikāan Min Qawlihā Wa Qāla Rabbi 'Awzi`nī 'An 'Ashkura Ni`mataka Allatī 'An`amta `Alayya Wa `Alá Wa A-Dayya Wa 'An 'A`mala Şāliĥāan Tarđāhu Wa 'Adkhilnī Biraĥmatika Fī `Ibādika Aş-Şāliĥīna 027-019 Markaasuu Muusooday Isagoo ku Qosli Hadalkeeda wuxuuna yidhi Eebow I waafaji inaan ku Mahdiyo Nicmadaad ugu Nicmaysay Ani iyo Waalidkay iyo Inaan Falo Wanaag Aad ka Raali tahay ina Gali Naxariistaada Addoomadaada Suuban Dhexdooda. فَتَبَسَّمَ ضَ‍‍احِكا‌ ً‌ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍وْلِهَا‌ ‌وَ‍قَ‍‍الَ ‌‍رَبِّ ‌أَ‌وْ‌زِعْنِ‍‍ي ‌أَ‌نْ ‌أَشْكُ‍رَ‌ نِعْمَتَكَ ‌الَّتِ‍‍ي ‌أَ‌نْ‍‍عَمْتَ عَلَيَّ ‌وَعَلَى‌ ‌وَ‌الِدَيَّ ‌وَ‌أَ‌نْ ‌أَعْمَلَ صَ‍‍الِحا‌‌ ً‌ تَرْ‍ضَ‍‍اهُ ‌وَ‌أَ‌دْ‍‍خِ‍‍لْنِي بِ‍رَحْمَتِكَ فِي عِبَا‌دِكَ ‌ال‍‍صَّ‍‍الِحِينَ
Wa Tafaqqada Aţ-Ţayra Faqāla Mā Lī Lā 'Ará Al-Hud/huda 'Am Kāna Mina Al-Ghā'ibīna 027-020 Wuxuu Fiirfiiriyey Shimbiribii (Sulaymaan) Wuxuuna Yidhi Maxaan la Arki La'ahay Hud-Hudkii Mise kuwa Maqan buu ka Midyahay. وَتَفَ‍‍قَّ‍‍دَ‌ ‌ال‍‍طَّ‍‍يْ‍رَ‌ فَ‍‍قَ‍‍الَ مَا‌ لِي لاَ‌ ‌أَ‌‍رَ‌ى‌ ‌الْهُ‍‍دْهُدَ‌ ‌أَمْ ك‍‍َ‍انَ مِنَ ‌الْ‍‍غَ‍‍ائِبِينَ
La'u`adhdhibannahu `Adhābāan Shadīdāan 'Aw La'adhbaĥannahu~ 'Aw Laya'tiyanī Bisulţānin Mubīnin 027-021 Waxaan Cadaabi Cadaab Daran ama waan Gawrici ama wuxuu iikeeni Xujo Cad. لَأُعَذِّبَ‍‍نَّ‍‍هُ عَذَ‌ابا‌‌ ً‌ شَدِيد‌اً‌ ‌أَ‌وْ‌ لَأَ‌ذْبَحَ‍‍نَّ‍‍هُ~ُ ‌أَ‌وْ‌ لَيَأْتِيَنِي بِسُلْ‍‍طَ‍‍انٍ‌ مُبِينٍ
Famakatha Ghayra Ba`īdin Faqāla 'Aĥaţtu Bimā Lam Tuĥiţ Bihi Wa Ji'tuka Min Saba'iin Binaba'iin Yaqīnin 027-022 Markaasuu Muddo Yar Maqnaa Markaasu Yidhi (Markuu Yimid) waxaan Ogaaday waxaadan Ogaaninwaxaana kaaga keenay ReeSaba War Yaqiina. فَمَكَثَ غَ‍‍يْ‍رَ‌ بَع‍‍ِ‍ي‍‍د‌‌ٍ‌ فَ‍‍قَ‍‍الَ ‌أَحَ‍‍ط‍‍تُ بِمَا‌ لَمْ تُحِ‍‍ط‍ْ بِ‍‍هِ ‌وَجِئْتُكَ مِ‍‌‍نْ سَبَإ‌ٍ‌ بِنَبَإ‌ٍ‌ يَ‍‍قِ‍‍ينٍ
'Innī Wa Jadttu Amra'atan Tamlikuhum Wa 'Ūtiyat Min Kulli Shay'in Wa Lahā `Arshun `Ažīmun 027-023 Waxaan Helay Haweeney Xukumaysa Iana Siiyey wax kasta (oo Xukun ah) waxayna Leedahay Carshi Wayn. إِنِّ‍‍ي ‌وَجَ‍‍دتُّ ‌امْ‍رَ‌أَة‌ ً‌ تَمْلِكُهُمْ ‌وَ‌أ‍ُ‍‌وتِيَتْ مِ‍‌‍نْ كُلِّ شَ‍‍يْء‌ٍ‌ ‌وَلَهَا‌ عَرْشٌ عَ‍‍ظِ‍‍يمٌ
Wa Jadtuhā Wa Qawmahā Yasjudūna Lilshshamsi Min Dūni Allāhi Wa Zayyana Lahumu Ash-Shayţānu 'A`mālahum Faşaddahum `Ani As-Sabīli Fahum Lā Yahtadūna 027-024 Waxaan Helay Iyada iyo Qoomkeedii oo u Sujuudi Qorraxda Eebe ka Sokow wuxuuna U qurxiyey Shaydaan Camalkooda wuxuuna ka Leexiyey Jidka Mana Hanuunsana. وَجَ‍‍دْتُهَا‌ ‌وَ‍قَ‍‍وْمَهَا‌ يَسْجُد‍ُ‍‌ونَ لِلشَّمْسِ مِ‍‌‍نْ ‌د‍ُ‍‌ونِ ‌اللَّ‍‍هِ ‌وَ‌زَيَّنَ لَهُمُ ‌ال‍‍شَّيْ‍‍طَ‍‍انُ ‌أَعْمَالَهُمْ فَ‍‍صَ‍‍دَّهُمْ عَنِ ‌ال‍‍سَّب‍‍ِ‍ي‍‍لِ فَهُمْ لاَ‌ يَهْتَدُ‌ونَ
'Allā Yasjudū Lillāh Al-Ladhī Yukhriju Al-Khab'a Fī As-Samāwāti Wa Al-'Arđi Wa Ya`lamu Mā Tukhfūna Wa Mā Tu`linūna 027-025 May u Sujuudaan Ilaaha soo Bixiya waxa ku Qarsoon Samooyinka iyo Dhulka oo Og waxaad Qarinaysaan iyo waxaad Muujinaysaan. أَلاَّ‌ يَسْجُدُ‌و‌الِلَّهِ ‌الَّذِي يُ‍‍خْ‍‍رِجُ ‌الْ‍‍خَ‍‍بْ‍‍ءَ‌ فِي ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌وَيَعْلَمُ مَا‌ تُ‍‍خْ‍‍ف‍‍ُ‍ونَ ‌وَمَا‌ تُعْلِنُونَ
Al-Lahu Lā 'Ilāha 'Illā Huwa Rabbu Al-`Arshi Al-`Ažīmi 027-026 Ilaahay Isaga Mooye Ilaah kale ma jirowaana Eebaha Carshiga Wayn. اللَّهُ لاَ‌ ‌إِلَهَ ‌إِلاَّ‌ هُوَ‌ ‌‍رَبُّ ‌الْعَرْشِ ‌الْعَ‍‍ظِ‍‍يمِ
Qāla Sananžuru 'Aşadaqta 'Am Kunta Mina Al-Kādhibīna 027-027 Wuxuuna Yidhi Waannu Eegi inaad Run Sheegi iyo inaad ka mid Tahay Beenaalayaasha. قَ‍‍الَ سَنَ‍‌‍ن‍‍ظُ‍‍رُ‌ ‌أَ‍صَ‍‍دَ‍قْ‍‍تَ ‌أَمْ كُ‍‌‍ن‍‍تَ مِنَ ‌الْكَا‌ذِبِينَ
Adh/hab Bikitābī Hādhā Fa'alqih 'Ilayhim Thumma Tawalla `Anhumnžur Mādhā Yarji`ūna 027-028 La Tag Warqaddaaydan kuna Tuur Xaggooda kana Durug Xaggoodamarkaas Fiiri waxay soo Celiyaan. ا‌ذْهَ‍‍ب بِكِتَابِي هَذَ‌ا‌ فَأَلْ‍‍قِ‍‍ه ‌إِلَيْهِمْ ثُ‍‍مَّ تَوَلَّ عَ‍‌‍نْ‍‍هُمْ فَا‌ن‍‍ظُ‍‍رْ‌ مَا‌ذَ‌ا‌ يَرْجِعُونَ
Qālat Yā 'Ayyuhā Al-Mala'u 'Innī 'Ulqiya 'Ilayya Kitābun Karīmun 027-029 Waxayna Tidhi Maxaxeey waxaa La ii soo tuuray Warqad Sharaf leh. قَ‍‍الَتْ يَ‍‍ا‌ ‌أَيُّهَا‌ ‌المَلَأُ‌ ‌إِنِّ‍‍ي ‌أُلْ‍‍قِ‍‍يَ ‌إِلَيَّ كِت‍‍َ‍اب‌‍ٌ‌ كَ‍‍رِيمٌ
'Innahu Min Sulaymāna Wa 'Innahu Bismi Allāhi Ar-Raĥmāni Ar-Raĥīmi 027-030 (Kuna Qoran) Waxay ka Timid Sulaymaan waxayna ku Billaabatay Magaca Eebaha Naxariis Guud iyo Mid Gaaraba Naxariista. إِنَّ‍‍هُ مِ‍‌‍نْ سُلَيْم‍‍َ‍انَ ‌وَ‌إِنَّ‍‍هُ بِسْمِ ‌اللَّ‍‍هِ ‌ال‍رَّحْمَنِ ‌ال‍رَّحِيمِ
'Allā Ta`lū `Alayya Wa 'Tūnī Muslimīna 027-031 Ee Hayska Kay waynaynina iina Imaadda Idinkoo Muslimiina. أَلاَّ‌ تَعْلُو‌ا‌ عَلَيَّ ‌وَ‌أْتُونِي مُسْلِمِينَ
Qālat Yā 'Ayyuhā Al-Mala'u 'Aftūnī Fī 'Amrī Mā Kuntu Qāţi`atan 'Aman Ĥattá Tash/hadūni 027-032 Waxayna Tidhi Madaxeey ii Ishaara Amarkayga ma Ihi Mid Goysa Amar Intaad ka Joogtaan. قَ‍‍الَتْ ي‍‍َ‍ا‌أَيُّهَا‌ ‌المَلَأُ‌ ‌أَفْتُونِي فِ‍‍ي ‌أَمْ‍‍رِي مَا‌ كُ‍‌‍ن‍‍تُ قَ‍‍اطِ‍‍عَةً ‌أَمْر‌اً‌ حَتَّى‌ تَشْهَدُ‌ونِ
Qālū Naĥnu 'Ūlū Qūwatin Wa 'Ūlū Ba'sin Shadīdin Wa Al-'Amru 'Ilayki Fānžurī Mādhā Ta'murīna 027-033 Waxayna Dhaheen Annagu waxaan Nahay kuwo Xoog badan oo Geesinimo Badanamarkase adaa leh ee Fiiri Waxaad Fari. قَ‍‍الُو‌ا‌ نَحْنُ ‌أ‍ُ‍‌وْلُو‌اقُ‍‍وَّةٍ‌ ‌وَ‌أ‍ُ‍‌ولُو‌ا‌ بَأْس‌‍ٍ‌ شَد‍ِ‍ي‍‍د‌ٍ‌ ‌وَ‌الأَمْرُ‌ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍كِ فَا‌ن‍‍ظُ‍‍رِي مَا‌ذَ‌ا‌ تَأْمُ‍‍رِينَ
Qālat 'Inna Al-Mulūka 'Idhā Dakhalū Qaryatan 'Afsadūhā Wa Ja`alū 'A`izzata 'Ahlihā 'Adhillatan ۖ Wa Kadhalika Yaf`alūna 027-034 Waxay Tidhi Xaakimyadu Haday Magaalo ku Galaan (Xoog) way Fasaadiyaan waxayna ka yeelaan Ehelkeeda Sharafta leh kuwo Dullaysan Saasayna Falaan. قَ‍‍الَتْ ‌إِنَّ ‌الْمُل‍‍ُ‍وكَ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ‌دَ‍خَ‍‍لُو‌اقَ‍‍رْيَةً ‌أَفْسَدُ‌وهَا‌ ‌وَجَعَلُ‍‍و‌ا‌ ‌أَعِزَّةَ ‌أَهْلِهَ‍‍ا‌ ‌أَ‌ذِلَّة ًۖ ‌وَكَذَلِكَ يَفْعَلُونَ
Wa 'Innī Mursilatun 'Ilayhim Bihadīyatin Fanāžiratun Bima Yarji`u Al-Mursalūna 027-035 Waxaanse u Diri Hadyad waxaana Eegi waxay La soo Noqdaan kuwa la Diray. وَ‌إِنِّ‍‍ي مُرْسِلَة‌‍ٌ‌ ‌إِلَيْهِمْ بِهَدِيَّة‌‍ٍ‌ فَنَاظِ‍رَة‌‍ٌ‌ بِمَ يَرْجِعُ ‌الْمُرْسَلُونَ
Falammā Jā'a Sulaymāna Qāla 'Atumiddūnani Bimālin Famā 'Ātāniya Allāhu Khayrun Mimmā 'Ātākum Bal 'Antum Bihadīyatikum Tafraĥūna 027-036 Markay soo Gaadhay Hadyaddii (Nabi) Sulaymaan Yuu Yidhi ma waxaad ii Kordhinaysaa Xoolowuxuu I siiyey Eebe yaa ka khayr Roon wuxuu idin siiyeyIdinkaase ku Farxi Hadyadiina. فَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَ‌ سُلَيْم‍‍َ‍انَ قَ‍‍الَ ‌أَتُمِدُّ‌ونَنِ بِم‍‍َ‍ال‌‍ٍ‌ فَمَ‍‍ا‌ ‌آتَانِيَ ‌اللَّ‍‍هُ خَ‍‍يْ‍‍ر‌ٌ‌ مِ‍‍مَّ‍‍ا‌ ‌آتَاكُمْ بَلْ ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ بِهَدِيَّتِكُمْ تَفْ‍رَحُونَ
Arji` 'Ilayhim Falana'tiyannahum BijunūdinQibala Lahum Bihā Wa Lanukhrijannahum Minhā 'Adhillatan Wa Hum Şāghirūna 027-037 Ee U celi Waxaana ula Imaanaynaa Junuud (Col) ayna Awoodayn waxaaana ka Bixinaynaa Magaalada Iyagoo Dullaysan oo Ihaanaysan. ا‌رْجِعْ ‌إِلَيْهِمْ فَلَنَأْتِيَ‍‍نَّ‍‍هُمْ بِجُن‍‍ُ‍و‌د‌ٍ‌ لاَ‌ قِ‍‍بَلَ لَهُمْ بِهَا‌ ‌وَلَنُ‍‍خْ‍‍رِجَ‍‍نَّ‍‍هُمْ مِ‍‌‍نْ‍‍هَ‍‍ا‌ ‌أَ‌ذِلَّة ً‌ ‌وَهُمْ صَ‍‍اغِ‍‍رُ‌ونَ
Qāla Yā 'Ayyuhā Al-Mala'u 'Ayyukum Ya'tīnī Bi`arshihā Qabla 'An Ya'tūnī Muslimīna 027-038 Wuxuuna Yidhi Qoomow Yaa ii Keena Carshigeeda (Kursigeeda) ka hor Imaatinkooda Iyagoo Muslim ah. قَ‍‍الَ ي‍‍َ‍ا‌أَيُّهَا‌ ‌المَلَأُ‌ ‌أَيُّكُمْ يَأْتِينِي بِعَرْشِهَا‌ قَ‍‍بْ‍‍لَ ‌أَ‌نْ يَأْتُونِي مُسْلِمِينَ
Qāla `Ifrytun Mina Al-Jinni 'Anā 'Ātīka Bihi Qabla 'An Taqūma Min Maqāmika ۖ Wa 'Innī `Alayhi Laqawīyun 'Amīnun 027-039 Wuxuuna yidhi Mid Xoog badan oo Jin ah anaa kuu Keeni Intaadan ka Kicin Fadhigaadawaxaana ahay Xoog badane Aamina. قَ‍‍الَ عِفْريتٌ‌ مِنَ ‌الْجِ‍‍نِّ ‌أَنَ‍‍ا‌ ‌آت‍‍ِ‍ي‍‍كَ بِ‍‍هِ قَ‍‍بْ‍‍لَ ‌أَ‌نْ تَ‍‍قُ‍‍ومَ مِ‍‌‍نْ مَ‍‍قَ‍‍امِكَ ۖ ‌وَ‌إِنِّ‍‍ي عَلَ‍‍يْ‍‍هِ لَ‍‍قَ‍‍وِيٌّ ‌أَمِينٌ
Qāla Al-Ladhī `Indahu `Ilmun Mina Al-Kitābi 'Anā 'Ātīka Bihi Qabla 'An Yartadda 'Ilayka Ţarfuka ۚ Falammā Ra'āhu Mustaqiran `Indahu Qāla Hādhā Min Fađli Rabbī Liyabluwanī 'A'ashkuru 'Am 'Akfuru ۖ Wa Man Shakara Fa'innamā Yashkuru Linafsihi ۖ Wa Man Kafara Fa'inna Rabbī Ghanīyun Karīmun 027-040 Wuxuuse yidhi kay Agtiisa ahayd Ogaanshaha Kitaabka Anaa kuu keeni Ishaada Laabideeda horteed (Ilbidhiqsi) Markuu ku Arkay Agtiisa Isagoo ku Sugan wuxuu Yidhi Kani waa Fadliga Eebahay inuu Imtixaamo inaan ku Mahdiyo iyo Inaan ka GaalooboCiddii ku Mahadisa wuxuu uun u Mahdiyey Naftiisa Ciddii Gaalowdana Eebahay waa ka Kaaftoonyahay waana Sharafbadanyahay. قَ‍‍الَ ‌الَّذِي عِ‍‌‍نْ‍‍دَهُ عِلْمٌ‌ مِنَ ‌الْكِت‍‍َ‍ابِ ‌أَنَ‍‍ا‌ ‌آت‍‍ِ‍ي‍‍كَ بِ‍‍هِ قَ‍‍بْ‍‍لَ ‌أَ‌نْ يَرْتَدَّ‌ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍كَ طَ‍‍رْفُكَ ۚ فَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ ‌‍رَ‌آهُ مُسْتَ‍‍قِ‍‍ر‍ّ‍‌اً‌ عِ‍‌‍نْ‍‍دَهُ قَ‍‍الَ هَذَ‌ا‌ مِ‍‌‍نْ فَ‍‍ضْ‍‍لِ ‌‍رَبِّي لِيَ‍‍بْ‍‍لُوَنِ‍‍ي ‌أَ‌أَشْكُرُ‌ ‌أَمْ ‌أَكْفُرُ‌ ۖ ‌وَمَ‍‌‍نْ شَكَ‍رَ‌ فَإِنَّ‍‍مَا‌ يَشْكُرُ‌ لِنَفْسِ‍‍هِ ۖ ‌وَمَ‍‌‍نْ كَفَ‍رَ‌ فَإِنَّ ‌‍رَبِّي غَ‍‍نِيّ‌‍ٌ‌ كَ‍‍رِيمٌ
Qāla Nakkirū Lahā `Arshahā Nanžur 'Atahtadī 'Am Takūnu Mina Al-Ladhīna Lā Yahtadūna 027-041 Wuxuuna Yidhi Dooriya Kursigeeda inay Garato iyo Inay Noqoto Cidaan Garanayn. قَ‍‍الَ نَكِّرُ‌و‌ا‌ لَهَا‌ عَرْشَهَا‌ نَ‍‌‍ن‍‍ظُ‍‍رْ‌ ‌أَتَهْتَدِي ‌أَمْ تَك‍‍ُ‍ونُ مِنَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ لاَ‌ يَهْتَدُ‌ونَ
Falammā Jā'at Qīla 'Ahakadhā `Arshuki ۖ Qālat Ka'annahu Huwa ۚ Wa 'Ūtīnā Al-`Ilma Min Qablihā Wa Kunnā Muslimīna 027-042 Markay Timid waxaa lagu Yidhi ma sidanaa Kursigaaguwaxayna Tidhi waxaad Mooddaa Isagii (Wuxuuna yidhi) waxaa nala Siiyey Horteed Cilmi waxaana nahay Muslimiin. فَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَتْ قِ‍‍ي‍‍لَ ‌أَهَكَذَ‌ا‌ عَرْشُكِ ۖ قَ‍‍الَتْ كَأَنَّ‍‍هُ هُوَ‌ ۚ ‌وَ‌أ‍ُ‍‌وتِينَا‌ ‌الْعِلْمَ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِهَا‌ ‌وَكُ‍‍نَّ‍‍ا‌ مُسْلِمِينَ
Wa Şaddahā Mā Kānat Ta`budu Min Dūni Allāhi ۖ 'Innahā Kānat Min Qawmin Kāfirīna 027-043 Waxaana (Xaqa) ka Reebay Waxay Caabudaysay oo Eebe ka soo Haddhaywaxayna ka mid ahayd Qoom Gaala ah. وَ‍صَ‍‍دَّهَا‌ مَا‌ كَانَتْ تَعْبُدُ‌ مِ‍‌‍نْ ‌د‍ُ‍‌ونِ ‌اللَّ‍‍هِ ۖ ‌إِنَّ‍‍هَا‌ كَانَتْ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍وْم‌‍ٍ‌ كَافِ‍‍رِينَ
Qīla Lahā Adkhulī Aş-Şarĥa ۖ Falammā Ra'at/hu Ĥasibat/hu Lujjatan Wa Kashafat `Anqayhā ۚ Qāla 'Innahu Şarĥun Mumarradun Min Qawārīra ۗ Qālat Rabbi 'Innī Žalamtu Nafsī Wa 'Aslamtu Ma`a Sulaymāna Lillāh Rabbi Al-`Ālamīna 027-044 Waxaa lagu Yidhi Gal Daarta Markay Aragtayna waxay U Malaysay Mawjad (Biya ah) waxayna ka Faydatay Dhudhumadeedawuxuuna ku yidhi waa Daar Salaax Sugan oo Quruurado ahwaxayna Tidhi Eebow anigu waxaan Dulmiyey Naftaydawaxaana u Islaamay la Jirka Sulaymaan Ilaahay Dartiis ee Eebaha Caalamka ah. قِ‍‍ي‍‍لَ لَهَا‌ ‌ا‌دْ‍‍خُ‍‍لِي ‌ال‍‍صَّ‍‍رْحَ ۖ فَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ ‌‍رَ‌أَتْهُ حَسِبَتْهُ لُجَّة ً‌ ‌وَكَشَفَتْ عَ‍‌‍نْ سَاقَ‍‍يْهَا‌ ۚ قَ‍‍الَ ‌إِنَّ‍‍هُ صَ‍‍رْحٌ‌ مُمَ‍رَّ‌د‌ٌ‌ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍وَ‌ا‌ر‍ِ‍ي‍رَۗ قَ‍‍الَتْ ‌‍رَبِّ ‌إِنِّ‍‍ي ظَ‍‍لَمْتُ نَفْسِي ‌وَ‌أَسْلَمْتُ مَعَ سُلَيْم‍‍َ‍انَ لِلَّهِ ‌‍رَبِّ ‌الْعَالَمِينَ
Wa Laqad 'Arsalnā 'Ilá Thamūda 'Akhāhum Şāliĥāan 'Ani A`budū Allaha Fa'idhā Hum Farīqāni Yakhtaşimūna 027-045 Waxaan u Dirray Ree Thammuud Walaalkood Saalax inay Eebe Caabudaan Markaasay soo Bexeen iyagoo Labo Kooxooda oo Doodi. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ ‌أَ‌رْسَلْنَ‍‍ا‌ ‌إِلَى‌ ثَم‍‍ُ‍و‌دَ‌ ‌أَ‍خَ‍‍اهُمْ صَ‍‍الِحاً‌ ‌أَنِ ‌اعْبُدُ‌و‌ا‌اللَّ‍‍هَ فَإِ‌ذَ‌ا‌ هُمْ فَ‍‍رِي‍‍قَ‍‍انِ يَ‍‍خْ‍‍تَ‍‍صِ‍‍مُونَ
Qāla Yā Qawmi Lima Tasta`jilūna Bis-Sayyi'ati Qabla Al-Ĥasanati ۖ Lawlā Tastaghfirūna Allāha La`allakum Turĥamūna 027-046 Wuxuuna Yidhi Qoomkayow maxaad u Dedejisanaysaan Xumaan Wanaag ka HorMaadse Dambi Dhaaf Warsataan Eebe inuu idiin Naxariisto. قَ‍‍الَ يَاقَ‍‍وْمِ لِمَ تَسْتَعْجِل‍‍ُ‍ونَ بِ‍ال‍‍سَّيِّئَةِ قَ‍‍بْ‍‍لَ ‌الْحَسَنَةِ لَوْلاَ‌ ۖ تَسْتَ‍‍غْ‍‍فِر‍ُ‍‌ونَ ‌اللَّ‍‍هَ لَعَلَّكُمْ تُرْحَمُونَ
Qālū Aţţayyarnā Bika Wa Biman Ma`aka ۚ Qāla Ţā'irukum `Inda Allāhi ۖ Bal 'Antum Qawmun Tuftanūna 027-047 Waxayna Dheheen waan ku Baasaysanay Adiga iyo Inta kula Jirtawuxuuna ku Yidhi Baaskiinnu wuxuu Jiraa Eebe Agtiisawaxaadse Tihiin Qoom la Fidneeyey. قَ‍‍الُو‌ا‌اطَّ‍‍يَّرْنَا‌ بِكَ ‌وَبِمَ‍‌‍نْ مَعَكَ ۚ قَ‍‍الَ طَ‍‍ائِرُكُمْ عِ‍‌‍نْ‍‍دَ‌ ‌اللَّ‍‍هِ ۖ بَلْ ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ قَ‍‍وْم‌‍ٌ‌ تُفْتَنُونَ
Wa Kāna Fī Al-Madīnati Tis`atu Rahţin Yufsidūna Fī Al-'Arđi Wa Lā Yuşliĥūna 027-048 Waxaana Magaalada ku Sugnaa Sagaal Qof oo Fasaadin Dhulka Hagaajinayna. وَك‍‍َ‍انَ فِي ‌الْمَدِينَةِ تِسْعَةُ ‌‍رَهْ‍‍طٍ‌ يُفْسِد‍ُ‍‌ونَ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌وَلاَ‌ يُ‍‍صْ‍‍لِحُونَ
Qālū Taqāsamū Billāhi Lanubayyitannahu Wa 'Ahlahu Thumma Lanaqūlanna LiwalīyihiShahidnā Mahlika 'Ahlihi Wa 'Innā Laşādiqūna 027-049 Waxayna Dheheen isku Dhaarta Eebe inaan mirro isaga iyo Ehelkiisaba Markaas aan ky Dhahno Qaraabadiisa Maanaan Joogin Meeju ku Halaagmay Ehelkiisu waxaana Sheegaynaa Run. قَ‍‍الُو‌ا‌ تَ‍‍قَ‍‍اسَمُو‌ا‌ بِ‍اللَّ‍‍هِ لَنُبَيِّتَ‍‍نَّ‍‍هُ ‌وَ‌أَهْلَ‍‍هُ ثُ‍‍مَّ لَنَ‍‍قُ‍‍ولَ‍‍نَّ لِوَلِيِّ‍‍هِ مَا‌ شَهِ‍‍دْنَا‌ مَهْلِكَ ‌أَهْلِ‍‍هِ ‌وَ‌إِنَّ‍‍ا‌ لَ‍‍صَ‍‍ا‌دِقُ‍‍ونَ
Wa Makarū Makan Wa Makarnā Makan Wa Hum Lā Yash`urūna 027-050 Way Dhagreen Dhagar Anana waan Abaal marinay Iyagoon Ogayn. وَمَكَرُ‌و‌ا‌ مَكْر‌ا‌ ً‌ ‌وَمَكَرْنَا‌ مَكْر‌ا‌ ً‌ ‌وَهُمْ لاَ‌ يَشْعُرُ‌ونَ
nžur Kayfa Kāna `Āqibatu Makrihim 'Annā Dammarnāhum Wa Qawmahum 'Ajma`īna 027-051 ee Day Siday Noqotay Cidhibtii Dhagartooda Anagaa Halaagnay Iyagii iyo Qoomkoodiiba Dhammaan. فَا‌ن‍‍ظُ‍‍رْ‌ كَ‍‍يْ‍‍فَ ك‍‍َ‍انَ عَاقِ‍‍بَةُ مَكْ‍‍رِهِمْ ‌أَنَّ‍‍ا‌ ‌دَمَّ‍‍رْنَاهُمْ ‌وَ‍قَ‍‍وْمَهُمْ ‌أَجْ‍‍مَعِينَ
Fatilka Buyūtuhum Khāwiyatan Bimā Žalamū ۗ 'Inna Fī Dhālika La'āyatan Liqawmin Ya`lamūna 027-052 Taasina wa Guryaahoodii oo Cidla ah Dulankoodii DartiisArrintaasna Calaamad yaa ugu Sugan Qoomkii wax Ogaan. فَتِلْكَ بُيُوتُهُمْ خَ‍‍ا‌وِيَة ً‌ بِمَا‌ ظَ‍‍لَمُ‍‍و‌اۗ ‌إِنَّ فِي ‌ذَلِكَ لَآيَة ً‌ لِ‍‍قَ‍‍وْمٍ‌ يَعْلَمُونَ
Wa 'Anjaynā Al-Ladhīna 'Āmanū Wa Kānū Yattaqūna 027-053 Waxaana Korinay kuwii Rumeeyey oo Dhawrsanayey. وَ‌أَ‌ن‍‍جَيْنَا‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ ‌وَكَانُو‌ا‌ يَتَّ‍‍قُ‍‍ونَ
Wa Lūţāan 'Idh Qāla Liqawmihi~ 'Ata'tūna Al-Fāĥishata Wa 'Antum Tubşirūna 027-054 (Nabi) Ludh (Xusuuso) markuu ku Yidhi Qoomkiisii ma waxaad la Imanaysaan Xumaan Idinkoo Arko. وَلُوط‍‍ا‌‌ ً‌ ‌إِ‌ذْ‌ قَ‍‍الَ لِ‍‍قَ‍‍وْمِهِ ‌أَتَأْت‍‍ُ‍ونَ ‌الْفَاحِشَةَ ‌وَ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ تُ‍‍بْ‍‍‍‍صِ‍‍رُ‌ونَ
'A'innakum Lata'tūna Ar-Rijāla Shahwatan Min Dūni An-Nisā' ۚ Bal 'Antum Qawmun Tajhalūna 027-055 Idinku ma Raggaad u Tagaysaan Doonid darteed Haweenka ka sokowwaxaadse Tihiin Qoom Jaahiliina. أَئِ‍‍نَّ‍‍كُمْ لَتَأْت‍‍ُ‍ونَ ‌ال‍‍رِّج‍‍َ‍الَ شَهْوَة ً‌ مِ‍‌‍نْ ‌د‍ُ‍‌ونِ ‌ال‍‍نِس‍‍َ‍ا‌ء‌ ۚ بَلْ ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ قَ‍‍وْم‌‍ٌ‌ تَ‍‍جْ‍‍هَلُونَ
Famā Kāna Jawāba Qawmihi~ 'Illā 'An Qālū 'Akhrijū 'Āla Lūţin Min Qaryatikum ۖ 'Innahum 'Unāsun Yataţahharūna 027-056 Mana Noqonin Jawaabtii Qoomkiisa waxaan ahayn ka Bixiya Luudh iyo Ehelkiisa Magaaladiina waa Dad Isdaahirine. فَمَا‌ ك‍‍َ‍انَ جَو‍َ‍‌ابَ قَ‍‍وْمِهِ ‌إِلاَّ‌ ‌أَ‌نْ قَ‍‍الُ‍‍و‌ا‌ ‌أَ‍خْ‍‍رِجُ‍‍و‌ا‌ ‌آلَ ل‍‍ُ‍و‍طٍ‌ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍رْيَتِكُمْ ۖ ‌إِنَّ‍‍هُمْ ‌أُن‍‍َ‍اسٌ‌ يَتَ‍‍طَ‍‍هَّرُ‌ونَ
Fa'anjaynāhu Wa 'Ahlahu~ 'Illā Amra'atahu Qaddarnāhā Mina Al-Ghābirīna 027-057 Waana Korinay Isagii iyo Ehelkiisii Haweenaydiisii mooyeewaxaan ku Qaddarray (ka dhignay) kuwa Halaagsami. فَأَ‌ن‍‍جَيْن‍‍َ‍اهُ ‌وَ‌أَهْلَهُ~ُ ‌إِلاَّ‌ ‌امْ‍رَ‌أَتَ‍‍هُ قَ‍‍دَّ‌رْنَاهَا‌ مِنَ ‌الْ‍‍غَ‍‍ابِ‍‍رِينَ
Wa 'Amţarnā `Alayhim Maţaan ۖ Fasā'a Maţaru Al-Mundharīna 027-058 Waxaana ku soo Daadinay korkooda Roob (Dhagax Naara) waxaana Xumaaday Roobka kuwa Loo Digay. وَ‌أَمْ‍‍طَ‍‍رْنَا‌ عَلَيْهِمْ مَ‍‍طَ‍‍ر‌ا‌‌ ًۖ فَس‍‍َ‍ا‌ءَ‌ مَ‍‍طَ‍‍رُ‌ ‌الْمُ‍‌‍ن‍‍ذَ‌رِينَ
Quli Al-Ĥamdu Lillāh Wa Salāmun `Alá `Ibādihi Al-Ladhīna Aşţafá ۗālllahu Khayrun 'Ammā Yushrikūna 027-059 Waxaad Dhahdaa mahad Eebaa iska leh Nabadgalyana ha Ahaato Addoomadiis uu Doortay Korkoodama Eebaa Khayr roon mise waxay la Wadaajin. قُ‍‍لِ ‌الْحَمْدُ‌ لِلَّهِ ‌وَسَلاَمٌ عَلَى‌ عِبَا‌دِهِ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌اصْ‍‍طَ‍‍فَ‍‍ىۗ ‌آ‌اللَّهُ خَ‍‍يْ‍‍رٌ‌ ‌أَمَّ‍‍ا‌ يُشْ‍‍رِكُونَ
'Amman Khalaqa As-Samāwāti Wa Al-'Arđa Wa 'Anzala Lakum Mina As-Samā'i Mā'an Fa'anbatnā Bihi Ĥadā'iqa Dhāta Bahjatin Mā Kāna Lakum 'An Tunbitū Shajarahā ۗ 'A'ilahun Ma`a Allāhi ۚ Bal Hum Qawmun Ya`dilūna 027-060 Ma Eebaha Abuuray Samooyinka iyo Dhulka oo idiinka soo Dejiyey Samada Biyo oon ku soo Bixinay Beero Qurux Badan (Miyaa Khayrroon mise waxaad Caabudaysaan) ma kari kartaan inaad Soo bixisaan Geedkeedama Ilaah kalaa jira Eebe Miciiswaase Qoom (xaqa) ka Leexaan. أَمَّ‍‍‌‍نْ خَ‍‍لَ‍‍قَ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضَ ‌وَ‌أَ‌ن‍‍زَلَ لَكُمْ مِنَ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءِ‌ م‍‍َ‍ا‌ء‌‌ ً‌ فَأَ‌نْ‍‍بَتْنَا‌ بِ‍‍هِ حَد‍َ‍‌ائِ‍‍قَ ‌ذ‍َ‍‌اتَ بَهْجَةٍ‌ مَا‌ ك‍‍َ‍انَ لَكُمْ ‌أَ‌نْ تُ‍‌‍نْ‍‍بِتُو‌ا‌ شَجَ‍رَهَ‍‍اۗ ‌أَ‌ءِلَهٌ‌ مَعَ ‌اللَّ‍‍هِ ۚ بَلْ هُمْ قَ‍‍وْمٌ‌ يَعْدِلُونَ
'Amman Ja`ala Al-'Arđa Qaan Wa Ja`ala Khilālahā 'Anhāan Wa Ja`ala Lahā Rawāsiya Wa Ja`ala Bayna Al-Baĥrayni Ĥājizāan ۗ 'A'ilahun Ma`a Allāhi ۚ Bal 'Aktharuhum Lā Ya`lamūna 027-061 Mise (waxaa Khayr roon) Eebaha ka Yeelay Dhulka Sugnaanoo U yeelay wabiyobuuro oo u Yeelay Badaha Dhexdooda Soohdinma Ilaah kalaa Jira Eebe MiciisaBadankooduse wax ma Oga. أَمَّ‍‍‌‍نْ جَعَلَ ‌الأَ‌رْ‍ضَ قَ‍رَ‌ا‌ر‌ا‌ ً‌ ‌وَجَعَلَ خِ‍‍لاَلَهَ‍‍ا‌ ‌أَ‌نْ‍‍هَا‌ر‌ا‌ ً‌ ‌وَجَعَلَ لَهَا‌ ‌‍رَ‌وَ‌اسِيَ ‌وَجَعَلَ بَ‍‍يْ‍‍نَ ‌الْبَحْ‍رَيْ‍‍نِ حَاجِز‌اً‌ ۗ ‌أَ‌ءِلَهٌ‌ مَعَ ‌اللَّ‍‍هِ ۚ بَلْ ‌أَكْثَرُهُمْ لاَ‌ يَعْلَمُونَ
'Amman Yujību Al-Muđţarra 'Idhā Da`āhu Wa Yakshifu As-Sū'a Wa Yaj`alukum Khulafā'a Al-'Arđi ۗ 'A'ilahun Ma`a Allāhi ۚ Qalīlāan Mā Tadhakkarūna 027-062 Mise Eebaha Aqbala ka Dhibban markuu Baryo oo Fayda Xumaanta (Dhibka) idinkana Yeeli kuwa Dhulka u Hadhi (Iska Baddala)ma Ilaah kalaa Jira Eebe MiciisaYaraa Intaad wax Xusuusanaysaan. أَمَّ‍‍‌‍نْ يُج‍‍ِ‍ي‍‍بُ ‌الْمُ‍‍ض‍‍طَ‍رَّ‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ‌دَع‍‍َ‍اهُ ‌وَيَكْشِفُ ‌ال‍‍سّ‍‍ُ‍و‌ءَ‌ ‌وَيَ‍‍جْ‍‍عَلُكُمْ خُ‍‍لَف‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌الأَ‌رْ‍ضِ ۗ ‌أَ‌ءِلَهٌ‌ مَعَ ‌اللَّ‍‍هِ ۚ قَ‍‍لِيلا‌ ً‌ مَا‌ تَذَكَّرُ‌ونَ
'Amman YahdīkumŽulumāti Al-Barri Wa Al-Baĥri Wa Man Yursilu Ar-Riyāĥa Bushan Bayna Yaday Raĥmatihi~ ۗ 'A'ilahun Ma`a Allāhi ۚ Ta`ālá Allāhu `Ammā Yushrikūna 027-063 Mise Eebaha idin Toosiya Mugdiyada Barriga (Dhulka) iyo Badda Dhexdeedaoo ah kan Dira Dabaylaha oo Bishaarayn Naxariista Eebe (Roobka) hortiisama Ilaah kalaa Jira Eebe MiciisaEebaa ka Sarreeya waxay la Wadaajin. أَمَّ‍‍‌‍نْ يَهْدِيكُمْ فِي ظُ‍‍لُم‍‍َ‍اتِ ‌الْبَرِّ‌ ‌وَ‌الْبَحْ‍‍ر‍ِ‍‌ ‌وَمَ‍‌‍نْ يُرْسِلُ ‌ال‍‍رِّي‍‍َ‍احَ بُشْر‌ا‌ ً‌ بَ‍‍يْ‍‍نَ يَدَيْ ‌‍رَحْمَتِهِ ۗ ‌أَ‌ءِلَهٌ‌ مَعَ ‌اللَّ‍‍هِ ۚ تَعَالَى‌ ‌اللَّ‍‍هُ عَ‍‍مَّ‍‍ا‌ يُشْ‍‍رِكُونَ
'Amman Yabda'u Al-Khalqa Thumma Yu`īduhu Wa Man Yarzuqukum Mina As-Samā'i Wa Al-'Arđi ۗ 'A'ilahun Ma`a Allāhi ۚ Qul Hātū Burhānakum 'In Kuntum Şādiqīna 027-064 Mise Eebaha Billaaba Khalqiga (Abuurkiisa) Haddana soo Celin oo ah kan Idinka Arzaaqa Samada iyo Dhulkabama Ilaah (kalaa) Jira Eebe Miciisawaxaad Dhahdaa Keena Xujadiinna Haddaad Run Sheegaysaan. أَمَّ‍‍‌‍نْ يَ‍‍بْ‍‍دَ‌أُ‌ ‌الْ‍‍خَ‍‍لْ‍‍قَ ثُ‍‍مَّ يُعِيدُهُ ‌وَمَ‍‌‍نْ يَرْ‌زُ‍قُ‍‍كُمْ مِنَ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءِ‌ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ۗ ‌أَ‌ءِلَهٌ‌ مَعَ ‌اللَّ‍‍هِ ۚ قُ‍‍لْ هَاتُو‌ا‌ بُرْهَانَكُمْ ‌إِ‌نْ كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ صَ‍‍ا‌دِقِ‍‍ينَ
Qul Lā Ya`lamu Man As-Samāwāti Wa Al-'Arđi Al-Ghayba 'Illā Al-Lahu ۚ Wa Mā Yash`urūna 'Ayyāna Yub`athūna 027-065 Waxaad Dhahdaa ma Oga waxa Samooyinka iyo Dhulka ku Sugan waxa Maqan Eebe mooyeemana Oga Goorta la Soo Bixin. قُ‍‍لْ لاَ‌ يَعْلَمُ مَ‍‌‍نْ فِي ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌الْ‍‍غَ‍‍يْ‍‍بَ ‌إِلاَّ‌ ‌اللَّ‍‍هُ ۚ ‌وَمَا‌ يَشْعُر‍ُ‍‌ونَ ‌أَيّ‍‍َ‍انَ يُ‍‍بْ‍‍عَثُونَ
Bal Addāraka `Ilmuhum Al-'Ākhirati ۚ Bal HumShakkin Minhā ۖ Bal Hum Minhā `Amūna 027-066 Wuxuuse Gaadhay Cilmigoodi Aakhiro (Buuxsami) waxayse kaga Suganyihiin Xageeda Shakiwayna ka Indho La'yihiin Xaggeeda. بَلْ ‌ا‌دَّ‌ا‌‍رَكَ عِلْمُهُمْ فِي ‌الآ‍‍خِ‍رَةِ ۚ بَلْ هُمْ فِي شَكٍّ‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ ۖ بَلْ هُمْ مِ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ عَمُونَ
Wa Qāla Al-Ladhīna Kafarū 'A'idhā Kunnā Tubāan Wa 'Ābā'uunā 'A'innā Lamukhrajūna 027-067 Waxay Dheheen kuwii Gaaloobay Markaan Noqonno Carro Anaga iyo Aabayaalkanno miyaa nala soo Bixin. وَ‍قَ‍‍الَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ ‌أَئِذَ‌ا‌ كُ‍‍نَّ‍‍ا‌ تُ‍رَ‌ابا‌ ً‌ ‌وَ‌آب‍‍َ‍ا‌ؤُنَ‍‍ا‌ ‌أَئِ‍‍نَّ‍‍ا‌ لَمُ‍‍خْ‍رَجُونَ
Laqad Wu`idnā Hādhā Naĥnu Wa 'Ābā'uunā Min Qablu 'In Hādhā 'Illā 'Asāţīru Al-'Awwalīna 027-068 Waa Naloo Yaboohay Kan (soo Bixinta) Anaga iyo Aabayaalkanno mar horekanna ma aha waxaan Warkii Dadkii hore ahayn. لَ‍قَ‍‍دْ‌ ‌وُعِ‍‍دْنَا‌ هَذَ‌ا‌ نَحْنُ ‌وَ‌آب‍‍َ‍ا‌ؤُنَا‌ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لُ ‌إِ‌نْ هَذَ‌ا‌ ‌إِلاَّ‌ ‌أَسَاطِ‍‍ي‍‍رُ‌ ‌الأَ‌وَّلِينَ
Qul Sīrū Fī Al-'Arđi Fānžurū Kayfa Kāna `Āqibatu Al-Mujrimīna 027-069 Waxaad Dhahdaa ku Socda Dhulka oo Daya siday Noqotay Cidhibtii Dambiilayaasha. قُ‍‍لْ سِيرُ‌و‌ا‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ فَا‌ن‍‍ظُ‍‍رُ‌و‌ا‌ كَ‍‍يْ‍‍فَ ك‍‍َ‍انَ عَاقِ‍‍بَةُ ‌الْمُ‍‍جْ‍‍رِمِينَ
Wa Lā Taĥzan `Alayhim Wa Lā TakunĐayqin Mimmā Yamkurūna 027-070 Hana u Murgin Korkoodahana ka Cidhiidhyamin waxay Dhagri. وَلاَ‌ تَحْزَ‌نْ عَلَيْهِمْ ‌وَلاَ‌ تَكُ‍‌‍نْ فِي ضَ‍‍يْ‍‍قٍ‌ مِ‍‍مَّ‍‍ا‌ يَمْكُرُ‌ونَ
Wa Yaqūlūna Matá Hādhā Al-Wa`du 'In Kuntum Şādiqīna 027-071 Waxayna Odhan waa Goorma Yaboohaasi Haddaad Run sheegaysaan. وَيَ‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ مَتَى‌ هَذَ‌ا‌ ‌الْوَعْدُ‌ ‌إِ‌نْ كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ صَ‍‍ا‌دِقِ‍‍ينَ
Qul `Asá 'An Yakūna Radifa Lakum Ba`đu Al-Ladhī Tasta`jilūna 027-072 Waxaad Dhahdaa waxaa Suurowda inay Dhawdahay waxaad Dedejisanaysaan Qaarkeed. قُ‍‍لْ عَسَ‍‍ى‌ ‌أَ‌نْ يَك‍‍ُ‍ونَ ‌‍رَ‌دِفَ لَكُمْ بَعْ‍‍ضُ ‌الَّذِي تَسْتَعْجِلُونَ
Wa 'Inna Rabbaka Ladhū Fađlin `Alá An-Nāsi Wa Lakinna 'Aktharahum Lā Yashkurūna 027-073 Eebahaana waa Fadli Siiyaha DadkaLaakiin Badankoodu kuma Mahdiyaan. وَ‌إِنَّ ‌‍رَبَّكَ لَذُ‌و‌ فَ‍‍ضْ‍‍لٍ عَلَى‌ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسِ ‌وَلَكِ‍‍نَّ ‌أَكْثَ‍رَهُمْ لاَ‌ يَشْكُرُ‌ونَ
Wa 'Inna Rabbaka Laya`lamu Mā Tukinnu Şudūruhum Wa Mā Yu`linūna 027-074 Eebahaana wuxuu Ogyahay Waxay Qarin Laabahoodu iyo waxay Muuiin. وَ‌إِنَّ ‌‍رَبَّكَ لَيَعْلَمُ مَا‌ تُكِ‍‍نُّ صُ‍‍دُ‌و‌رُهُمْ ‌وَمَا‌ يُعْلِنُونَ
Wa Mā Min Ghā'ibatin As-Samā'i Wa Al-'Arđi 'Illā Fī Kitābin Mubīnin 027-075 Waxa ku Maqan Samada iyo Dhulkana waxay ku Suganyihiin Kitaab Cad. وَمَا‌ مِ‍‌‍نْ غَ‍‍ائِبَة‌‍ٍ‌ فِي ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءِ‌ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌إِلاَّ‌ فِي كِت‍‍َ‍ابٍ‌ مُبِينٍ
'Inna Hādhā Al-Qur'āna Yaquşşu `Alá Banī 'Isrā'īla 'Akthara Al-Ladhī Hum Fīhi Yakhtalifūna 027-076 Quraankanna wuxuu ka Qisoon (Warrami) Banii Israa'iil wixii Badnaa ay isku Khilaafeen. إِنَّ هَذَ‌ا‌ ‌الْ‍‍قُ‍‍رْ‌آنَ يَ‍‍قُ‍‍صُّ عَلَى‌ بَنِ‍‍ي ‌إِسْر‍َ‍‌ائ‍‍ِ‍ي‍‍لَ ‌أَكْثَ‍رَ‌الَّذِي هُمْ ف‍‍ِ‍ي‍‍هِ يَ‍‍خْ‍‍تَلِفُونَ
Wa 'Innahu Lahudan Wa Raĥmatun Lilmu'uminīna 027-077 Quraankuna waa Hanuun iyo Naxariista Mu'miniinta. وَ‌إِنَّ‍‍هُ لَهُ‍‍د‌ى‌ ً‌ ‌وَ‌‍رَحْمَة ٌ‌ لِلْمُؤْمِنِينَ
'Inna Rabbaka Yaqđī Baynahum Biĥukmihi ۚ Wa Huwa Al-`Azīzu Al-`Alīmu 027-078 Eebahaana wuxuu ku kala Xukumi Dhexdooda Xukunkiisa waa Adkaade Og. إِنَّ ‌‍رَبَّكَ يَ‍‍قْ‍‍‍‍ضِ‍‍ي بَيْنَهُمْ بِحُكْمِ‍‍هِ ۚ ‌وَهُوَ‌ ‌الْعَز‍ِ‍ي‍‍زُ‌ ‌الْعَلِيمُ
Fatawakkal `Alá Allāhi ۖ 'Innaka `Alá Al-Ĥaqqi Al-Mubīni 027-079 ee Talo Saaro Eebe Adugu waxaad ku Sugantahay Xaq Cade. فَتَوَكَّلْ عَلَى‌ ‌اللَّ‍‍هِ ۖ ‌إِنَّ‍‍كَ عَلَى‌ ‌الْحَ‍‍قِّ ‌الْمُبِينِ
'Innaka Lā Tusmi`u Al-Mawtá Wa Lā Tusmi`u Aş-Şumma Ad-Du`ā'a 'Idhā Wa Llaw Mudbirīna 027-080 Adugu wax ma Maqashiisid kuwa Dhintay mana Maqashiisid Dhagoolaha Dhawaaq markay Jeedsadaan iyagoo sii Socda. إِنَّ‍‍كَ لاَ‌ تُسْمِعُ ‌الْمَوْتَى‌ ‌وَلاَ‌ تُسْمِعُ ‌ال‍‍صُّ‍‍مَّ ‌ال‍‍دُّع‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ‌وَلَّوْ‌ا‌ مُ‍‍دْبِ‍‍رِينَ
Wa Mā 'Anta Bihādī Al-`Umyi `An Đalālatihim ۖ 'In Tusmi`u 'Illā Man Yu'uminu Bi'āyātinā Fahum Muslimūna 027-081 Mana Tihid mid ka Toosin kara Indhoolaha Baadidiisawaxna ma maqashiin kartid Ruux Rumeeyey Aayaadkanaga oo Muslima mooyee. وَمَ‍‍ا‌ ‌أَ‌نْ‍‍تَ بِهَا‌دِي ‌الْعُمْيِ عَ‍‌‍نْ ضَ‍‍لاَلَتِهِمْ ۖ ‌إِ‌نْ تُسْمِعُ ‌إِلاَّ‌ مَ‍‌‍نْ يُؤْمِنُ بِآيَاتِنَا‌ فَهُمْ مُسْلِمُونَ
Wa 'Idhā Waqa`a Al-Qawlu `Alayhim 'Akhrajnā Lahum Dābbatan Mina Al-'Arđi Tukallimuhum 'Anna An-Nāsa Kānū Bi'āyātinā Lā Yūqinūna 027-082 Markuu ku Dhaco Korkooda Qawlkii (Ciqaabtii) waxaan u soo Bixinnaa Daabbaddii Dhulka oo la Hadli Dadkuna waxay ahaayeen kuwaan Yaqiinsanayn Aayaadkanaga. وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ‌وَ‍قَ‍‍عَ ‌الْ‍‍قَ‍‍وْلُ عَلَيْهِمْ ‌أَ‍خْ‍رَجْ‍‍نَا‌ لَهُمْ ‌د‍َ‍‌ابَّة ً‌ مِنَ ‌الأَ‌رْ‍ضِ تُكَلِّمُهُمْ ‌أَنَّ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسَ كَانُو‌ا‌ بِآيَاتِنَا‌ لاَ‌ يُوقِ‍‍نُونَ
Wa Yawma Naĥshuru Min Kulli 'Ummatin Fawjāan Mimman Yukadhdhibu Bi'āyātinā Fahum Yūza`ūna 027-083 Xusuuso Maalintaan ka soo Kulminayno Ummad kasta Koox ka mid ah kuwii Beeniyey Aayadkanaga iyagoo is Cidhiidhyi. وَيَ‍‍وْمَ نَحْشُرُ‌ مِ‍‌‍نْ كُلِّ ‌أُمَّ‍‍ة‌‍ٍ‌ فَوْجا‌ ً‌ مِ‍‍مَّ‍‍‌‍نْ يُكَذِّبُ بِآيَاتِنَا‌ فَهُمْ يُو‌زَعُونَ
Ĥattá 'Idhā Jā'ū Qāla 'Akadhdhabtum Bi'āyātī Wa Lam Tuĥīţū Bihā `Ilmāan 'Ammādhā Kuntum Ta`malūna 027-084 Markay Yimaaddaana wuxuu ku Dhahaa Miyaad Beeniseen Aayaadkaygii idinkoon koobin OgaanshoMaxaadse Fali Jirteen. حَتَّ‍‍ى‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ج‍‍َ‍ا‌ء‍ُ‍‌و‌ا‌ قَ‍‍الَ ‌أَكَذَّبْ‍‍تُمْ بِآيَاتِي ‌وَلَمْ تُحِي‍‍طُ‍‍و‌ا‌ بِهَا‌ عِلْماً‌ ‌أَمَّ‍‍ا‌ذَ‌ا‌ كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ تَعْمَلُونَ
Wa Waqa`a Al-Qawlu `Alayhim Bimā Žalamū Fahum Lā Yanţiqūna 027-085 Waxaa ku Dhacey Qawlkii (Ciqaabtii) Dulmigooda Dartiis mana Hadlayaan. وَ‌وَ‍قَ‍‍عَ ‌الْ‍‍قَ‍‍وْلُ عَلَيْهِمْ بِمَا‌ ظَ‍‍لَمُو‌ا‌ فَهُمْ لاَ‌ يَ‍‌‍ن‍‍طِ‍‍قُ‍‍ونَ
'Alam Yaraw 'Annā Ja`alnā Al-Layla Liyaskunū Fīhi Wa An-Nahāra Mubşirāan ۚ 'Inna Fī Dhālika La'āyātin Liqawmin Yu'uminūna 027-086 Miyeyna Arkayn inaan uga Yeellay Habeenka inay ku XasilaanMaalintana AragArrintaasna Calaamooyin yaa ugu Sugan Ciddi Rumayn (Xaqa). أَلَمْ يَ‍رَ‌وْ‌ا‌ ‌أَنَّ‍‍ا‌ جَعَلْنَا‌ ‌ال‍‍لَّ‍‍يْ‍‍لَ لِيَسْكُنُو‌ا‌ ف‍‍ِ‍ي‍‍هِ ‌وَ‌ال‍‍نَّ‍‍ه‍‍َ‍ا‌‍رَ‌ مُ‍‍بْ‍‍‍‍صِ‍‍ر‌ا‌‌ ًۚ ‌إِنَّ فِي ‌ذَلِكَ لَآي‍‍َ‍ات‍ٍ‌ لِ‍‍قَ‍‍وْمٍ‌ يُؤْمِنُونَ
Wa Yawma Yunfakhu Fī Aş-Şūri Fafazi`a Man As-Samāwāti Wa Man Al-'Arđi 'Illā Man Shā'a Allāhu ۚ Wa Kullun 'Atawhu Dākhirīna 027-087 Xusuuso Maalinta la Afuufi Suurka oos Argagixi waxa ku Sugan Samooyinka iyo Dhulka Cidduu Eebe Doono MooyeeDhammaanna way u Imaan Eebe Iyagoo Dullaysan. وَيَ‍‍وْمَ يُ‍‌‍ن‍‍فَ‍‍خُ فِي ‌ال‍‍صُّ‍‍و‌ر‍ِ‍‌ فَفَزِعَ مَ‍‌‍نْ فِي ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَمَ‍‌‍نْ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌إِلاَّ‌ مَ‍‌‍نْ ش‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌اللَّ‍‍هُ ۚ ‌وَكُلٌّ ‌أَتَ‍‍وْهُ ‌دَ‌اخِ‍‍رِينَ
Wa Tará Al-Jibāla Taĥsabuhā Jāmidatan Wa Hiya Tamurru Marra As-Saĥābi ۚ Şun`a Allāhi Al-Ladhī 'Atqana Kulla Shay'in ۚ 'Innahu Khabīrun Bimā Taf`alūna 027-088 Waxaadna Arkaysaa Buurihii ood u Malayn inay ingagantahay (Sugantahay) iyadoo u Socoto sida Daruurahawaase Sancada Eebaha Sugay wax kastaEebana waa Ogaha waxaad Falayasaaan. وَتَ‍رَ‌ى‌ ‌الْجِب‍‍َ‍الَ تَحْسَبُهَا‌ جَامِدَة ً‌ ‌وَهِيَ تَمُرُّ‌ مَ‍رَّ‌ال‍‍سَّح‍‍َ‍ابِ ۚ صُ‍‍‌‍نْ‍‍عَ ‌اللَّ‍‍هِ ‌الَّذِي ‌أَتْ‍‍قَ‍‍نَ كُلَّ شَ‍‍يْء‌‌ٍۚ ‌إِنَّ‍‍هُ خَ‍‍ب‍‍ِ‍ي‍‍ر‌ٌ‌ بِمَا‌ تَفْعَلُونَ
Man Jā'a Bil-Ĥasanati Falahu Khayrun Minhā Wa Hum Min Faza`in Yawma'idhin 'Āminūna 027-089 Ciddii la Timaadda Wanaag wuxuu Mudan wax ka Khayr roon Argaxa Maalintaasna Iyagu way Aamin Noqon. مَ‍‌‍نْ ج‍‍َ‍ا‌ءَ‌ بِ‍الْحَسَنَةِ فَلَ‍‍هُ خَ‍‍يْ‍‍ر‌ٌ‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ ‌وَهُمْ مِ‍‌‍نْ فَزَعٍ‌ يَوْمَئِذ‌‌ٍ‌ ‌آمِنُونَ
Wa Man Jā'a Bis-Sayyi'ati Fakubbat Wujūhuhum An-Nāri Hal Tujzawna 'Illā Mā Kuntum Ta`malūna 027-090 Ciddiise la Timaadda Xumaan waxaa Loogu Tuuri Wajiga Naartamiyaa Laydinka Abaal Mariya waxaad Falayseen Mooyee. وَمَ‍‌‍نْ ج‍‍َ‍ا‌ءَ‌ بِ‍ال‍‍سَّيِّئَةِ فَكُبَّتْ ‌وُجُوهُهُمْ فِي ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍ا‌ر‍ِ‍‌ هَلْ تُ‍‍جْ‍‍زَ‌وْنَ ‌إِلاَّ‌ مَا‌ كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ تَعْمَلُونَ
'Innamā 'Umirtu 'An 'A`buda Rabba Hadhihi Al-Baldati Al-Ladhī Ĥarramahā Wa Lahu Kullu Shay'in ۖ Wa 'Umirtu 'An 'Akūna Mina Al-Muslimīna 027-091 Waxaa uun Lay Faray inaan Caabudo Eebaha Baladkan (Maka) ee ah kan Xarrimay oo wax kastana iska lehwaxaana lay Faray inaan ahaado Muslimiinta. إِنَّ‍‍مَ‍‍ا‌ ‌أُمِ‍‍رْتُ ‌أَ‌نْ ‌أَعْبُدَ‌ ‌‍رَبَّ هَذِهِ ‌الْبَلْدَةِ ‌الَّذِي حَ‍رَّمَهَا‌ ‌وَلَ‍‍هُ كُلُّ شَ‍‍يْء‌ٍۖ ‌وَ‌أُمِ‍‍رْتُ ‌أَ‌نْ ‌أَك‍‍ُ‍ونَ مِنَ ‌الْمُسْلِمِينَ
Wa 'An 'Atluwa Al-Qur'āna ۖ Famani Ahtadá Fa'innamā Yahtadī Linafsihi ۖ Wa Man Đalla Faqul 'Innamā 'Anā Mina Al-Mundhirīna 027-092 iyo Inaan Akhriyo Quraanka Ruuxiise Hanuuna wuxuu uun u Hanuunay NaftiisaRuuxiise Dhuma waxaad dhahdaa Anugu waxaan uun ahay kuwa Diga. وَ‌أَ‌نْ ‌أَتْلُوَ‌ ‌الْ‍‍قُ‍‍رْ‌آنَ ۖ فَمَنِ ‌اهْتَدَ‌ى‌ فَإِنَّ‍‍مَا‌ يَهْتَدِي لِنَفْسِ‍‍هِ ۖ ‌وَمَ‍‌‍نْ ضَ‍‍لَّ فَ‍‍قُ‍‍لْ ‌إِنَّ‍‍مَ‍‍ا‌ ‌أَنَا‌ مِنَ ‌الْمُ‍‌‍ن‍‍ذِ‌رِينَ
Wa Quli Al-Ĥamdu Lillāh Sayurīkum 'Āyātihi Fata`rifūnahā ۚ Wa Mā Rabbuka Bighāfilin `Ammā Ta`malūna 027-093 Waxaadna dhahdaa Mahad Eebaa iska leh wuxuu idin tusin Aayaadkiisa oo Aqoonsanaysaanmana aha Eebaha mid Halmaansan waxaad Falaysaan. وَ‍قُ‍‍لِ ‌الْحَمْدُ‌ لِلَّهِ سَيُ‍‍رِيكُمْ ‌آيَاتِ‍‍هِ فَتَعْ‍‍رِفُونَهَا‌ ۚ ‌وَمَا‌ ‌‍رَبُّكَ بِ‍‍غَ‍‍افِلٍ عَ‍‍مَّ‍‍ا‌ تَعْمَلُونَ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah