Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

78) Sūrat An-Naba'

Printed format

78) سُورَة النَّبَأ

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
`Amma Yatasā'alūna 078-001 Maxay iska waydiinayaan (Gaaladu). عَ‍‍مَّ يَتَس‍‍َ‍ا‌ءَلُونَ
`Ani An-Naba'i Al-`Ažīmi 078-002 Warkii waynaa xaggiisa (Qiyayaamada ama Quraanka). عَنِ ‌ال‍‍نَّ‍‍بَإِ‌ ‌الْعَ‍‍ظِ‍‍يمِ
Al-Ladhī Hum Fīhi Mukhtalifūna 078-003 Ay isku diiddanaayeen. الَّذِي هُمْ ف‍‍ِ‍ي‍‍هِ مُ‍‍خْ‍‍تَلِفُونَ
Kallā Saya`lamūna 078-004 Saas ma aha ee way ogaan donaan. كَلاَّ‌ سَيَعْلَمُونَ
Thumma Kallā Saya`lamūna 078-005 Haddana way ogaandoonaan (wa xa ka dhaca). ثُ‍‍مَّ كَلاَّ‌ سَيَعْلَمُونَ
'Alam Naj`ali Al-'Arđa Mihādāan 078-006 Miyaannaan Dhulka gogol ka yeelin. أَلَمْ نَ‍‍جْ‍‍عَلِ ‌الأَ‌رْ‍ضَ مِهَا‌د‌اً
Wa Al-Jibāla 'Awtādāan 078-007 Buurahana Rukummo (ka yeelin). وَ‌الْجِب‍‍َ‍الَ ‌أَ‌وْتَا‌د‌اً
Wa Khalaqnākum 'Azwājāan 078-008 Miyannaan idinka Abuurina Noocyo. وَ‍خَ‍‍لَ‍‍قْ‍‍نَاكُمْ ‌أَ‌زْ‌وَ‌اجاً
Wa Ja`alnā Nawmakum Subātāan 078-009 Miyannaan Hurdada Raaxo idiinka dhigin. وَجَعَلْنَا‌ نَوْمَكُمْ سُبَاتاً
Wa Ja`alnā Al-Layla Libāsāan 078-010 Miyaannaan Habeenka asturaal idiinka dhigin. وَجَعَلْنَا‌ ‌ال‍‍لَّ‍‍يْ‍‍لَ لِبَاساً
Wa Ja`alnā An-Nahāra Ma`āshāan 078-011 Miyaannaan Maalinta waqti shaqo idiinka dhigin. وَجَعَلْنَا‌ ‌ال‍‍نَّ‍‍ه‍‍َ‍ا‌‍رَ‌ مَعَاشاً
Wa Banaynā Fawqakum Sab`āan Shidādāan 078-012 Korkiinna miyaannaan ka dhisin Tooddoba xoog leh. وَبَنَيْنَا‌ فَوْ‍قَ‍‍كُمْ سَ‍‍بْ‍‍عا‌‌ ً‌ شِدَ‌ا‌د‌اً
Wa Ja`alnā Sirājāan Wa Hhājāan 078-013 Miyaannaan dhexdeeda yeelin Sirraad aad u ifi (Qorraxda). وَجَعَلْنَا‌ سِ‍رَ‌اجا‌ ً‌ ‌وَهَّاجاً
Wa 'Anzalnā Mina Al-Mu`şirāti Mā'an Thajjājāan 078-014 Waxaan idiinka soodajinnay daruuraha biyo badan. وَ‌أَ‌ن‍‍زَلْنَا‌ مِنَ ‌الْمُعْ‍‍صِ‍رَ‍‌اتِ م‍‍َ‍ا‌ء‌‌ ً‌ ثَجَّاجاً
Linukhrija Bihi Ĥabbāan Wa Nabātāan 078-015 Si aan ugu soo bixinno Midho iyo Daaq. لِنُ‍خْ‍‍رِجَ بِ‍‍هِ حَبّا‌ ً‌ ‌وَنَبَاتاً
Wa Jannātin 'Alfāfāan 078-016 Iyo Beero kulansan (badan). وَجَ‍‍نّ‍‍َ‍اتٍ ‌أَلْفَافاً
'Inna Yawma Al-Faşli Kāna Mīqātāan 078-017 Maalinta kalabuxu waxay leedahay waqtu go'an. إِنَّ يَ‍‍وْمَ ‌الْفَ‍‍صْ‍‍لِ ك‍‍َ‍انَ مِي‍‍قَ‍‍اتاً
Yawma Yunfakhu Fī Aş-Şūri Fata'tūna 'Afwājāan 078-018 Waana Maalinta Suurka la afuufi ood u imanaysaan Kooxo. يَ‍‍وْمَ يُ‍‌‍ن‍‍فَ‍‍خُ فِي ‌ال‍‍صُّ‍‍و‌ر‍ِ‍‌ فَتَأْت‍‍ُ‍ونَ ‌أَفْوَ‌اجاً
Wa Futiĥati As-Samā'u Fakānat 'Abwābāan 078-019 Samadana waa la furi waxayna yeelan Albaabo. وَفُتِحَتِ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءُ‌ فَكَانَتْ ‌أَبْ‍‍وَ‌اباً
Wa Suyyirati Al-Jibālu Fakānat Sabāan 078-020 Buurahana waa la kaxayn waxayna noqon Dhalanteed. وَسُيِّ‍رَتِ ‌الْجِب‍‍َ‍الُ فَكَانَتْ سَ‍رَ‌اباً
'Inna Jahannama Kānat Mirşādāan 078-021 Naarta Jahannamana waxay u darbantahay. إِنَّ جَهَ‍‍نَّ‍‍مَ كَانَتْ مِ‍‍رْ‍‍صَ‍‍ا‌د‌اً
Lilţţāghīna Ma'ābāan 078-022 (Gaalada) Xadgudbay meelay u noqdaan. لِلْ‍طَّ‍‍اغِ‍‍ي‍‍نَ مَآباً
Lābithīna Fīhā 'Aĥqābāan 078-023 Waxayna ku nagaan Dhexdeeda Sanooyin. لاَبِث‍‍ِ‍ي‍‍نَ فِيهَ‍‍ا‌ ‌أَحْ‍‍قَ‍‍اباً
Lā Yadhūqūna Fīhā Bardāan Wa Lā Shabāan 078-024 Mana ku dhadhamiyaan dhexdeeda qabaw (ama Hurdo) ama Cabbid midna. لاَ‌ يَذُ‌وقُ‍‍ونَ فِيهَا‌ بَرْ‌د‌ا‌ ً‌ ‌وَلاَ‌ شَ‍رَ‌اباً
'Illā Ĥamīmāan Wa Ghassāqāan 078-025 Waxaan ahayn biyo kulul iyo Dhacaanka (ehlu Naarka). إِلاَّ‌ حَمِيما‌ ً‌ ‌وَ‍‍غَ‍‍سَّاق‍‍اً
Jazā'an Wifāqāan 078-026 Waxaana lagu abaalmariyay si waafaqsan Camalkoodii. جَز‍َ‍‌ا‌ء‌ ً‌ ‌وِفَاق‍‍اً
'Innahum Kānū Lā Yarjūna Ĥisābāan 078-027 Waxayna ahaayeen kuwa aan ka yaabaynin xisaab. إِنَّ‍‍هُمْ كَانُو‌ا‌ لاَ‌ يَرْج‍‍ُ‍ونَ حِسَاباً
Wa Kadhdhabū Bi'āyātinā Kidhdhābāan 078-028 Waxayna beeniyeen Aayaadkannaga. وَكَذَّبُو‌ا‌ بِآيَاتِنَا‌ كِذَّ‌اباً
Wa Kulla Shay'in 'Aĥşaynāhu Kitābāan 078-029 Wax walbana waxaan ku koobnay Kitaab. وَكُلَّ شَ‍‍يْءٍ‌ ‌أَحْ‍‍صَ‍‍يْن‍‍َ‍اهُ كِتَاباً
Fadhūqū Falan Nazīdakum 'Illā `Adhābāan 078-030 Ee dhadhamiya Caddibaad Gaalooy waxaan caddibaad ahayn idiin kordhinmaynee. فَذُ‌وقُ‍‍و‌ا‌ فَلَ‍‌‍نْ نَزِيدَكُمْ ‌إِلاَّ‌ عَذَ‌اباً
'Inna Lilmuttaqīna Mafāzāan 078-031 Kuwa Eebe ka dhawrsada waxay leeyihiin liibaan. إِنَّ لِلْمُتَّ‍‍قِ‍‍ي‍‍نَ مَفَا‌ز‌اً
Ĥadā'iqa Wa 'A`nābāan 078-032 Beero iyo Cinabyana way heli. حَد‍َ‍‌ائِ‍‍قَ ‌وَ‌أَعْنَاباً
Wa Kawā`iba 'Atbāan 078-033 Waxayna Guursan Haween da'yar oo isle eg. وَكَوَ‌اعِبَ ‌أَتْ‍رَ‌اباً
Wa Ka'sāan Dihāqāan 078-034 Waxayna heli Cabbid wanaagsan. وَكَأْسا‌‌ ً‌ ‌دِهَاق‍‍اً
Lā Yasma`ūna Fīhā Laghwan Wa Lā Kidhdhābāan 078-035 Jannada kuma dhexmaqlaan hadal macna la'aan ah iyo is beenin midna. لاَ‌ يَسْمَع‍‍ُ‍ونَ فِيهَا‌ لَ‍‍غْ‍‍و‌ا‌ ً‌ ‌وَلاَ‌ كِذَّ‌اباً
Jazā'an Min Rabbika `Aţā'an Ĥisābāan 078-036 Waa abaalmarin Eebe uu siiyay oo ku filan. جَز‍َ‍‌ا‌ء‌ ً‌ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَبِّكَ عَ‍‍طَ‍‍ا‌ءً‌ حِسَاباً
Rabbi As-Samāwāti Wa Al-'Arđi Wa Mā Baynahumā Ar-Raĥmāni ۖ Lā Yamlikūna Minhu Khiţābāan 078-037 Eebaha Samada iyo Dhulka iyo waxa u dhexeeya waa Allaha Raxmaan ahHadal wax ku soocelinna ma jiro (Qiyaamada). رَبِّ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌وَمَا‌ بَيْنَهُمَا‌ ‌ال‍رَّحْمَنِ ۖ لاَ‌ يَمْلِك‍‍ُ‍ونَ مِ‍‌‍نْ‍‍هُ خِ‍‍طَ‍‍اباً
Yawma Yaqūmu Ar-Rūĥu Wa Al-Malā'ikatu Şaffāan ۖ Lā Yatakallamūna 'Illā Man 'Adhina Lahu Ar-Raĥmānu Wa Qāla Şawābāan 078-038 Maalinta Jibriil iyo Malaa'igtu Saf istaagi wax hadli ma jiro Ruux Eebe idmo mooyee oo Hadal xaq ah ku hadla. يَ‍‍وْمَ يَ‍‍قُ‍‍ومُ ‌ال‍‍رّ‍ُ‍‌وحُ ‌وَ‌الْمَلاَئِكَةُ صَ‍‍فّا‌ ًۖ لاَ‌ يَتَكَلَّم‍‍ُ‍ونَ ‌إِلاَّ‌ مَ‍‌‍نْ ‌أَ‌ذِنَ لَهُ ‌ال‍رَّحْمَنُ ‌وَ‍قَ‍‍الَ صَ‍‍وَ‌اباً
Dhālika Al-Yawmu Al-Ĥaqqu ۖ Faman Shā'a Attakhadha 'Ilá Rabbihi Ma'ābāan 078-039 Maalintaasi waa sugantahay ee Ruuxii doona Eebe xaggiisa meeluu ku noqdo ha ka samaysto. ذَلِكَ ‌الْيَ‍‍وْمُ ‌الْحَ‍‍قُّ ۖ فَمَ‍‌‍نْ ش‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌اتَّ‍‍خَ‍‍ذَ‌ ‌إِلَى‌ ‌‍رَبِّ‍‍هِ مَآباً
'Innā 'Andharnākum `Adhābāan Qarībāan Yawma Yanžuru Al-Mar'u Mā Qaddamat Yadāhu Wa Yaqūlu Al-Kāfiru Yā Laytanī Kuntu Tubāan 078-040 Waxaannu idiinka digaynaa Cadibaad dhaw Maalinta uu arki Ruux walba waxay Gacmihiisu hor marsadeenGaalkuna uu dhihi Shallaytadaydee maan Carro noqdo. إِنَّ‍‍ا‌ ‌أَ‌ن‍‍ذَ‌رْنَاكُمْ عَذَ‌ابا‌‌ ًقَ‍‍رِيبا‌ ً‌ يَ‍‍وْمَ يَ‍‌‍ن‍‍ظُ‍‍رُ‌ ‌الْمَرْ‌ءُ‌ مَا‌ قَ‍‍دَّمَتْ يَد‍َ‍‌اهُ ‌وَيَ‍‍قُ‍‍ولُ ‌الْكَافِ‍‍ر‍ُ‍‌ يَالَيْتَنِي كُ‍‌‍ن‍‍تُ تُ‍رَ‌اباً
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah