Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

77) Sūratālmursalāt

Printed format

77) سُورَةَالْمُرْسَلاَت

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Wa Al-Mursalāti `Urfāan 077-001 Waxaan ku dhaartay Dabaysha wanaaga lala Diro. وَ‌الْمُرْسَلاَتِ عُرْفاً
Fāl`āşifāti `Aşfāan 077-002 iyo Dabaysha sida daran u dhabata. فَالْعَاصِ‍‍ف‍‍َ‍اتِ عَ‍‍صْ‍‍فاً
Wa An-Nāshirāti Nashan 077-003 Iyo Dabaysha roobka kicisa. وَ‌ال‍‍نَّ‍‍اشِرَ‍‌اتِ نَشْر‌اً
Fālfāriqāti Farqāan 077-004 Iyo malaa'igta Xaqa iyo Baadilka kala Bixisa. فَالْفَا‌رِ‍‍قَ‍‍اتِ فَرْ‍ق‍‍اً
Fālmulqiyāti Dhikan 077-005 iyo malaa'igta waxyiga soo Dajisa. فَالْمُلْ‍‍قِ‍‍ي‍‍َ‍اتِ ‌ذِكْر‌اً
`Udhan 'Aw Nudhan 077-006 Si Dadka loo waaniyo looguna digo. عُذْ‌ر‌اً‌ ‌أَ‌وْ‌ نُذْ‌ر‌اً
'Innamā Tū`adūna Lawāqi`un 077-007 Ee waxa dadow Eebe ku Yaboohay wuu dhici. إِنَّ‍‍مَا‌ تُوعَد‍ُ‍‌ونَ لَوَ‌ا‍ق‍‍ِ‍‍عٌ
Fa'idhā An-Nujūmu Ţumisat 077-008 Markase xiddiguhu Nuurku ka tago. فَإِ‌ذَ‌ا‌ ‌ال‍‍نُّ‍‍ج‍‍ُ‍ومُ طُ‍‍مِسَتْ
Wa 'Idhā As-Samā'u Furijat 077-009 Oo samadu Dildillaacdo. وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءُ‌ فُ‍‍رِجَ‍‍تْ
Wa 'Idhā Al-Jibālu Nusifat 077-010 Oo Buuraha la Rujiyo. وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ‌الْجِب‍‍َ‍الُ نُسِفَتْ
Wa 'Idhā Ar-Rusulu 'Uqqitat 077-011 Oo Rasuulladii la kulmiyo (iyo Dadkoodii). وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ‌ال‍‍رُّسُلُ ‌أُ‍قِّ‍‍تَتْ
L'ayyi Yawmin 'Ujjilat 077-012 Maalion wayn oo loo Qabtay Darteed. لأَيِّ يَ‍‍وْمٍ ‌أُجِّلَتْ
Liyawmi Al-Faşli 077-013 In dadka la kala Bixiyo Dartiis. لِيَ‍‍وْمِ ‌الْفَ‍‍صْ‍‍لِ
Wa Mā 'Adrāka Mā Yawmu Al-Faşli 077-014 Maalinta kala Bixinta ma Taqaannaa. وَمَ‍‍ا‌ ‌أَ‌دْ‌رَ‍‌اكَ مَا‌ يَ‍‍وْمُ ‌الْفَ‍‍صْ‍‍لِ
Waylun Yawma'idhin Lilmukadhdhibīna 077-015 Halaag wuxuu u sugnaaday Maalintaas kuwa xaqa Beeniyay. وَيْ‍‍لٌ‌ يَوْمَئِذ‌ٍ‌ لِلْمُكَذِّبِينَ
'Alam Nuhliki Al-'Awwalīna 077-016 Miyaannaan Halaagin Ummadihii hore. أَلَمْ نُهْلِكِ ‌الأَ‌وَّلِينَ
Thumma Nutbi`uhumu Al-'Ākhirīna 077-017 Haddana Aannaan Raccinhaynin kuwii Dambe. ثُ‍‍مَّ نُتْبِعُهُمُ ‌الآ‍‍خِ‍‍رِينَ
Kadhālika Naf`alu Bil-Mujrimīna 077-018 Saasaana ku Falaynaa Dambiilayaasha. كَذَلِكَ نَفْعَلُ بِ‍الْمُ‍‍جْ‍‍رِمِينَ
Waylun Yawma'idhin Lilmukadhdhibīna 077-019 Halaagna wuxuu u sugnaaday Maalintaas kuwa xaqa Beeniya. وَيْ‍‍لٌ‌ يَوْمَئِذ‌ٍ‌ لِلْمُكَذِّبِينَ
'Alam Nakhluqkum Min Mā'in Mahīnin 077-020 Miyaannaan Idinka Abuurin biyo tabar yar. أَلَمْ نَ‍‍خْ‍‍لُ‍‍قْ‍‍كُمْ مِ‍‌‍نْ م‍‍َ‍ا‌ء‌ٍ‌ مَهِينٍ
Faja`alnāhu Fī Qarārin Makīnin 077-021 Markaasna yeellay meel ilaashan. فَجَعَلْن‍‍َ‍اهُ فِي قَ‍رَ‍‌ا‌ر‌ٍ‌ مَكِينٍ
'Ilá Qadarin Ma`lūmin 077-022 Tan iyo Muddo la yaqaanno. إِلَى‌ قَ‍‍دَ‌ر‌ٍ‌ مَعْلُومٍ
Faqadarnā Fani`ma Al-Qādirūna 077-023 Annagaa wax Qaddarraywax Qaddarana u Fiican. فَ‍قَ‍‍دَ‌رْنَا‌ فَنِعْمَ ‌الْ‍‍قَ‍‍ا‌دِ‌رُ‌ونَ
Waylun Yawma'idhin Lilmukadhdhibīna 077-024 Halaagna wuxuu u sugnaaday Maalintaas kuwa xaqa Beeniya. وَيْ‍‍لٌ‌ يَوْمَئِذ‌ٍ‌ لِلْمُكَذِّبِينَ
'Alam Naj`ali Al-'Arđa Kifātāan 077-025 Miyaanaan ka yeelin Dhulka kafaalaqaade. أَلَمْ نَ‍‍جْ‍‍عَلِ ‌الأَ‌رْ‍ضَ كِفَاتاً
'Aĥyā'an Wa 'Amwātāan 077-026 Nolol iyo Geeriba. أَحْي‍‍َ‍ا‌ء‌ ً‌ ‌وَ‌أَمْوَ‌اتاً
Wa Ja`alnā Fīhā Rawāsiya Shāmikhātin Wa 'Asqaynākum Mā'an Futāan 077-027 Waxaana yeellay Dhulka Dhexdiisa buuro sugan oo waawaynwaxaana idinka Waraabinnay biyo macaan. وَجَعَلْنَا‌ فِيهَا‌ ‌‍رَ‌وَ‌اسِيَ شَامِ‍‍خَ‍‍اتٍ‌ ‌وَ‌أَسْ‍‍قَ‍‍يْنَاكُمْ م‍‍َ‍ا‌ء‌‌ ً‌ فُ‍رَ‌اتاً
Waylun Yawma'idhin Lilmukadhdhibīna 077-028 Halaagna wuxuu u sugnaaday Maalintaas kuwa xaqa Beeniyay. وَيْ‍‍لٌ‌ يَوْمَئِذ‌ٍ‌ لِلْمُكَذِّبِينَ
Anţaliqū 'Ilá Mā Kuntum Bihi Tukadhdhibūna 077-029 Aada gaalooy cadaabkii xaggiisa aad Beenin Jirteen. ان‍‍طَ‍‍لِ‍‍قُ‍‍و‌ا‌ ‌إِلَى‌ مَا‌ كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ بِ‍‍هِ تُكَذِّبُونَ
Anţaliqū 'Ilá Žillin Dhī Thalāthi Shu`abin 077-030 Aada hoos (Qiiba naarta) oo saddex madax ah. ان‍‍طَ‍‍لِ‍‍قُ‍‍و‌ا‌ ‌إِلَى‌ ظِ‍‍لّ‌‍ٍ‌ ‌ذِي ثَلاَثِ شُعَبٍ
Žalīlin Wa Lā Yughnī Mina Allāhabi 077-031 Oon hoosinaynololla (Kulaylna) wax ka tarayn. لاَ‌ ظَ‍‍ل‍‍ِ‍ي‍‍لٍ‌ ‌وَلاَ‌ يُ‍‍غْ‍‍نِي مِنَ ‌اللَّ‍‍هَبِ
'Innahā Tarmī Bishararin Kālqaşri 077-032 Waxayna Naartu tuuri Dhimbilo daran ood Mooddo daar. إِنَّ‍‍هَا‌ تَرْمِي بِشَ‍رَ‌ر‌‌ٍ‌ كَالْ‍‍قَ‍‍صْ‍‍رِ
Ka'annahu Jimālatun Şufrun 077-033 Ama aad Mooddo geel madaw ah. كَأَنَّ‍‍هُ جِمَالَة‌‍ٌصُ‍‍فْرٌ
Waylun Yawma'idhin Lilmukadhdhibīna 077-034 Halaagna wuxuu u sugnaaday Maalintaas kuwa xaqa Beeniyay. وَيْ‍‍لٌ‌ يَوْمَئِذ‌ٍ‌ لِلْمُكَذِّبِينَ
dhā Yawmu Lā Yanţiqūna 077-035 Taasina waa maalin aynan hadlaynin Dadku. هَذَ‌ا‌ يَ‍‍وْمُ لاَ‌ يَ‍‌‍ن‍‍طِ‍‍قُ‍‍ونَ
Wa Lā Yu'udhanu Lahum Faya`tadhirūna 077-036 Lamana idmo si Ay u cudurdaartaan. وَلاَ‌ يُؤْ‌ذَنُ لَهُمْ فَيَعْتَذِ‌رُ‌ونَ
Waylun Yawma'idhin Lilmukadhdhibīna 077-037 Halaagna wuxuu u sugnaaday maalintaas kuwa xaqa Beeniyay. وَيْ‍‍لٌ‌ يَوْمَئِذ‌ٍ‌ لِلْمُكَذِّبِينَ
dhā Yawmu Al-Faşli ۖ Jama`nākum Wa Al-'Awwalīna 077-038 Maalintan waa maalintii kala BixintaWaana idin kulminnay idinka iyo kuwii Horreeyayba. هَذَ‌ا‌ يَ‍‍وْمُ ‌الْفَ‍‍صْ‍‍لِ ۖ جَمَعْنَاكُمْ ‌وَ‌الأَ‌وَّلِينَ
Fa'in Kāna Lakum Kaydun Fakīdūni 077-039 Ee Haddaad wax Dhagrikartaan i Dhagra. فَإِ‌نْ ك‍‍َ‍انَ لَكُمْ كَ‍‍يْ‍‍د‌‌ٌ‌ فَكِيدُ‌ونِ
Waylun Yawma'idhin Lilmukadhdhibīna 077-040 Halaagna wuxuu u sugnaaday Maalintaas kuwa xaqa Beeniyay. وَيْ‍‍لٌ‌ يَوْمَئِذ‌ٍ‌ لِلْمُكَذِّبِينَ
'Inna Al-Muttaqīna Fī Žilālin Wa `Uyūnin 077-041 Kuwa Eebe ka Dhawrsada waxay ku sugnaan hoos iyo ilo; إِنَّ ‌الْمُتَّ‍‍قِ‍‍ي‍‍نَ فِي ظِ‍‍لاَلٍ‌ ‌وَعُيُونٍ
Wa Fawākiha Mimmā Yashtahūna 077-042 (Waxayna Cuni) khudaartay Doonaan. وَفَوَ‌اكِهَ مِ‍‍مَّ‍‍ا‌ يَشْتَهُونَ
Kulū Wa Ashrabū Hanī'āan Bimā Kuntum Ta`malūna 077-043 Waxaana Lagu dhihi Cuna oo cabba Idinkoo shifaysan Camalkiinnii Dartiis. كُلُو‌ا‌ ‌وَ‌اشْ‍رَبُو‌ا‌ هَن‍‍ِ‍ي‍‍ئا‌ ً‌ بِمَا‌ كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ تَعْمَلُونَ
'Innā Kadhālika Naj Al-Muĥsinīna 077-044 Sasaana ku abaalMarinaynaa kuwa wanaagga fala. إِنَّ‍‍ا‌ كَذَلِكَ نَ‍‍جْ‍‍زِي ‌الْمُحْسِنِينَ
Waylun Yawma'idhin Lilmukadhdhibīna 077-045 Halaagna wuxuu u Sugnaaday kuwa xaqa Beeniya. وَيْ‍‍لٌ‌ يَوْمَئِذ‌ٍ‌ لِلْمُكَذِّبِينَ
Kulū Wa Tamatta`ū Qalīlāan 'Innakum Mujrimūna 077-046 (Gaalada waxaa lagu Dhihi) Cuna oo Raaxaysta wax yarwaxaad tihiin Dambiilayaale; كُلُو‌ا‌ ‌وَتَمَتَّعُو‌اقَ‍‍لِيلا‌‌ ً‌ ‌إِنَّ‍‍كُمْ مُ‍‍جْ‍‍رِمُونَ
Waylun Yawma'idhin Lilmukadhdhibīna 077-047 Halaagna wuxuu u sugnaaday Maalintaas kuwa xaqa Beeniyay. وَيْ‍‍لٌ‌ يَوْمَئِذ‌ٍ‌ لِلْمُكَذِّبِينَ
Wa 'Idhā Qīla Lahumu Arka`ū Lā Yarka`ūna 077-048 Markii la yidhaahdo Gaalada tukada ma tukadaan. وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ قِ‍‍ي‍‍لَ لَهُمُ ‌ا‌رْكَعُو‌ا‌ لاَ‌ يَرْكَعُونَ
Waylun Yawma'idhin Lilmukadhdhibīna 077-049 Halaagna wuxuu u sugnaaday Maalintaas kuwa xaqa Beeniya. وَيْ‍‍لٌ‌ يَوْمَئِذ‌ٍ‌ لِلْمُكَذِّبِينَ
Fabi'ayyi Ĥadīthin Ba`dahu Yu'uminūna 077-050 Hadalkeebay Quraanka Dabadiis Rumaynhayaan. فَبِأَيِّ حَد‍ِ‍ي‍‍ث ٍ‌ بَعْدَهُ يُؤْمِنُونَ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah