Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

50) Sūrat Qāf

Printed format

50) سُورَة قَاف

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Qāf Wa ۚ Al-Qur'āni Al-Majīdi 050-001 Eebe wuxuu ku dhaartay Quraanka sharafta leh (in dadka la soo bixin). قَ‍‍اف ۚ ‌وَ‌الْ‍‍قُ‍‍رْ‌آنِ ‌الْمَجِيدِ
Bal `Ajibū 'An Jā'ahum Mundhirun Minhum Faqāla Al-Kāfirūna Hādhā Shay'un `Ajībun 050-002 Waxayse La yaabeen inuu u yimid dige ka mid ah oy markaas dheheen gaaladii kan waa wax la yaab leh. بَلْ عَجِبُ‍‍و‌ا‌ ‌أَ‌نْ ج‍‍َ‍ا‌ءَهُمْ مُ‍‌‍نْ‍‍ذِ‌ر‌ٌ‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ فَ‍‍قَ‍‍الَ ‌الْكَافِر‍ُ‍‌ونَ هَذَ‌ا‌ شَ‍‍يْءٌ‌ عَجِيبٌ
'A'idhā Mitnā Wa Kunnā Tubāan ۖ Dhālika Raj`un Ba`īdun 050-003 Ma markaan dhimanno oon carro noqonno yaa nala soo celintaas waa soo celin fog. أَئِذَ‌ا‌ مِتْنَا‌ ‌وَكُ‍‍نَّ‍‍ا‌ تُ‍رَ‌ابا‌‌ ًۖ ‌ذَلِكَ ‌‍رَجْ‍‍ع‌‍ٌ‌ بَعِيدٌ
Qad `Alimnā Mā Tanquşu Al-'Arđu Minhum ۖ Wa `Indanā Kitābun Ĥafīžun 050-004 Waan ognahay waxa dhulku ka cunay jidhkoodaagtannadana waxaa yaallaa Kitaab koobay wax walbaoo ilaashan. قَ‍‍دْ‌ عَلِمْنَا‌ مَا‌ تَ‍‌‍نْ‍‍‍‍قُ‍‍صُ ‌الأَ‌رْ‍ضُ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ ۖ ‌وَعِ‍‌‍نْ‍‍دَنَا‌ كِت‍‍َ‍ابٌ حَفِي‍‍ظٌ
Bal Kadhdhabū Bil-Ĥaqqi Lammā Jā'ahum Fahum Fī 'Amrin Marījin 050-005 Waxaybase beeniyeen xaqii markuu u yimidwaxayna ku suganyihiin xaal qasan. بَلْ كَذَّبُو‌ا‌ بِ‍الْحَ‍‍قِّ لَ‍‍مَّ‍‍ا‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَهُمْ فَهُمْ فِ‍‍ي ‌أَمْر‌ٍ‌ مَ‍‍رِيجٍ
'Afalam Yanžurū 'Ilá As-Samā'i Fawqahum Kayfa Banaynāhā Wa Zayyannāhā Wa Mā Lahā Min Furūjin 050-006 Miyayna eegin Samada korkooda ah sidaan u dhisnay una qurxinay ayna duleella u lahayn. أَفَلَمْ يَ‍‌‍نْ‍‍‍‍ظُ‍‍رُ‌و‌ا‌ ‌إِلَى‌ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءِ‌ فَوْ‍قَ‍‍هُمْ كَ‍‍يْ‍‍فَ بَنَيْنَاهَا‌ ‌وَ‌زَيَّ‍‍نَّ‍‍اهَا‌ ‌وَمَا‌ لَهَا‌ مِ‍‌‍نْ فُرُ‌وجٍ
Wa Al-'Arđa Madadnāhā Wa 'Alqaynā Fīhā Rawāsiya Wa 'Anbatnā Fīhā Min Kulli Zawjin Bahījin 050-007 Dhulkana waan waasicinnay waxaana ku sugnay Buurowaxaana ka soo bixinnay dhexdiisa nooc kasta oo quruxsan. وَ‌الأَ‌رْ‍ضَ مَدَ‌دْنَاهَا‌ ‌وَ‌أَلْ‍‍قَ‍‍يْنَا‌ فِيهَا‌ ‌‍رَ‌وَ‌اسِيَ ‌وَ‌أَ‌نْ‍‍بَتْنَا‌ فِيهَا‌ مِ‍‌‍نْ كُلِّ ‌زَ‌وْج ٍ‌ بَهِيجٍ
Tabşiratan Wa Dhikrá Likulli `Abdin Munībin 050-008 Inay aragti iyo waano u noqoto Ruux kasta oo Addoon Eebe oo toobad keen badan ah. تَ‍‍بْ‍‍‍‍صِ‍رَة ً‌ ‌وَ‌ذِكْ‍رَ‌ى‌ لِكُلِّ عَ‍‍بْ‍‍د‌ٍ‌ مُنِيبٍ
Wa Nazzalnā Mina As-Samā'i Mā'an Mubārakāan Fa'anbatnā Bihi Jannātin Wa Ĥabba Al-Ĥaşīdi 050-009 Waxaan ka soo dajinnay samada Biyo barakaysan oon ku soo bixinnay Beero iyo Midho la goosta وَنَزَّلْنَا‌ مِنَ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءِ‌ م‍‍َ‍ا‌ء‌ ً‌ مُبَا‌‍رَكا‌‌ ً‌ فَأَ‌نْ‍‍بَتْنَا‌ بِ‍‍هِ جَ‍‍نّ‍‍َ‍اتٍ‌ ‌وَحَبَّ ‌الْحَ‍‍صِ‍‍يدِ
Wa An-Nakhla Bāsiqātin Lahā Ţal`un Nađīdun 050-010 Iyo timir dheer oo fidsan oo leh fiido wax ka soo dhashaan oo is dul saaran. وَ‌ال‍‍نَّ‍‍‍‍خْ‍‍لَ بَاسِ‍‍قَ‍‍ات‍ٍ‌ لَهَا‌ طَ‍‍لْعٌ‌ نَ‍‍ضِ‍‍يدٌ
Rizqāan Lil`ibādi ۖ Wa 'Aĥyaynā Bihi Baldatan Maytāan ۚ Kadhālika Al-Khurūju 050-011 Si Addoommada Eebe loogu irsaaqoBiyahaana waxaan ku noolaynay Magaalo dhimataysaasayna soo bixintu tahay. ‍رِ‌زْ‍ق‍‍ا‌ ً‌ لِلْعِب‍‍َ‍ا‌دِ‌ ۖ ‌وَ‌أَحْيَيْنَا‌ بِ‍‍هِ بَلْدَة ً‌ مَيْتا‌‌ ًۚ كَذَلِكَ ‌الْ‍‍خُ‍‍رُ‌وجُ
Kadhdhabat Qablahum Qawmu Nūĥin Wa 'Aşĥābu Ar-Rassi Wa Thamūdu 050-012 Kuwa Reer Makaad hortooda waxaa xaqii beeniyay Qoomkii (Nabi) Nuux iyo Rasi dadkeedii iyo thamuud. كَذَّبَتْ قَ‍‍بْ‍‍لَهُمْ قَ‍‍وْمُ ن‍‍ُ‍وحٍ‌ ‌وَ‌أَ‍صْ‍‍ح‍‍َ‍ابُ ‌ال‍رَّسِّ ‌وَثَمُو‌دُ
Wa `Ādun Wa Fir`awnu Wa 'Ikhwānu Lūţin 050-013 Iyo Ree Caad iyo Fircoon iyo (Nabi) Luudh walaalihiis (qoomkiisii). وَع‍‍َ‍ا‌د‌ٌ‌ ‌وَفِ‍‍رْعَ‍‍وْنُ ‌وَ‌إِخْ‍‍و‍َ‍‌انُ لُوطٍ
Wa 'Aşĥābu Al-'Aykati Wa Qawmu Tubba`in ۚ Kullun Kadhdhaba Ar-Rusula Faĥaqqa Wa`īdi 050-014 Iyo kayntii dadkeedii (Nabi Shucayb qoomkiisii) iyo Qoomkii Tubbacdhammantood waxay beeniyeen Rasuulladdiwaxaana ku dhacay wixii Eebe ugu goodiyay (ciqaabtii). وَ‌أَ‍صْ‍‍ح‍‍َ‍ابُ ‌الأَيْكَةِ ‌وَ‍قَ‍‍وْمُ تُبَّع‌‍ٍۚ كُلّ‌‍ٌ‌ كَذَّبَ ‌ال‍‍رُّسُلَ فَحَ‍‍قَّ ‌وَعِيدِ
'Afa`ayīnā Bil-Khalqi Al-'Awwali ۚ Bal Hum Fī Labsin Min Khalqin Jadīdin 050-015 Ma waxaan ka noognay abuuriddi horewaxayse shakisan yihiin abuuridda cusub (soo bixinta). أَفَعَيِينَا‌ بِ‍الْ‍‍خَ‍‍لْ‍‍قِ ‌الأَ‌وَّلِ ۚ بَلْ هُمْ فِي لَ‍‍بْ‍‍سٍ‌ مِ‍‌‍نْ خَ‍‍لْ‍‍ق‍ٍ‌ جَدِيدٍ
Wa Laqad Khalaq Al-'Insāna Wa Na`lamu Mā Tuwaswisu Bihi Nafsuhu ۖ Wa Naĥnu 'Aqrabu 'Ilayhi Min Ĥabli Al-Warīdi 050-016 Dhab ahaan yaan u abuurray Insaanka (dadka) waana ognahay waxay naftiisu ku waswaasin Annagaana ugsa dhaw xididka dhuunta. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ خَ‍‍لَ‍‍قْ‍‍نَا‌ ‌الإِ‌ن‍‍س‍‍َ‍انَ ‌وَنَعْلَمُ مَا‌ تُوَسْوِسُ بِ‍‍هِ نَفْسُ‍‍هُ ۖ ‌وَنَحْنُ ‌أَ‍قْ‍‍‍رَبُ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍هِ مِ‍‌‍نْ حَ‍‍بْ‍‍لِ ‌الْوَ‌رِيدِ
'Idh Yatalaqqá Al-Mutalaqqiyāni `Ani Al-Yamīni Wa `Ani Ash-Shimāli Qa`īdun 050-017 Markay kulmi malaa'igta ilaalinaysa oo Midigta iyo bidixda ka fadhida. إِ‌ذْ‌ يَتَلَ‍‍قَّ‍‍ى‌ ‌الْمُتَلَ‍‍قِّ‍‍ي‍‍َ‍انِ عَنِ ‌الْيَم‍‍ِ‍ي‍‍نِ ‌وَعَنِ ‌ال‍‍شِّم‍‍َ‍الِ قَ‍‍عِيدٌ
Mā Yalfižu Min Qawlin 'Illā Ladayhi Raqībun `Atīdun 050-018 Wax kastoo lugu hadlo waxaa la jooga Raqiib iyo Catiid (oo qori). مَا‌ يَلْفِ‍‍ظُ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍وْل‌‍ٍ‌ ‌إِلاَّ‌ لَدَيْ‍‍هِ ‌‍رَقِ‍‍ي‍‍بٌ عَتِيدٌ
Wa Jā'at Sakratu Al-Mawti Bil-Ĥaqqi ۖ Dhālika Mā Kunta Minhu Taĥīdu 050-019 Waxaa u yimid sakaraadkii geerida si dhab ah wanataas geeridaad ka cararaysay. وَج‍‍َ‍ا‌ءَتْ سَكْ‍رَةُ ‌الْمَ‍‍وْتِ بِ‍الْحَ‍‍قِّ ۖ ‌ذَلِكَ مَا‌ كُ‍‌‍نْ‍‍تَ مِ‍‌‍نْ‍‍هُ تَحِيدُ
Wa Nufikha Fī Aş-Şūri ۚ Dhālika Yawmu Al-Wa`īdi 050-020 Suurkii (Qiyaamana) waa la afuufi waana Maalin laysu yaboohay (oo sugan). وَنُفِ‍‍خَ فِي ‌ال‍‍صُّ‍‍و‌ر‍ِ‍‌ ۚ ‌ذَلِكَ يَ‍‍وْمُ ‌الْوَعِيدِ
Wa Jā'at Kullu Nafsin Ma`ahā Sā'iqun Wa Shahīdun 050-021 Naf walba way iman iyadoo malag hoggaamin midna ku marag furi. وَج‍‍َ‍ا‌ءَتْ كُلُّ نَفْسٍ‌ مَعَهَا‌ س‍‍َ‍ائِ‍‍قٌ‌ ‌وَشَهِيدٌ
Laqad Kunta Fī Ghaflatin Min Hādhā Fakashafnā `Anka Ghiţā'aka Fabaşaruka Al-Yawma Ĥadīdun 050-022 Waxaana loo odhan waad halmaansanaydeen ariintan (Qiyaamada) waxaana kaafaydnay daboolkii araggaaguna Maanta waa xoog badan yahay. لَ‍قَ‍‍دْ‌ كُ‍‌‍نْ‍‍تَ فِي غَ‍‍فْلَةٍ‌ مِ‍‌‍نْ هَذَ‌ا‌ فَكَشَفْنَا‌ عَ‍‌‍نْ‍‍كَ غِ‍‍طَ‍‍ا‌ءَكَ فَبَ‍‍صَ‍‍رُكَ ‌الْيَ‍‍وْمَ حَدِيدٌ
Wa Qāla Qarīnuhudhā Mā Ladayya `Atīdun 050-023 Malaggi la xidhiidhayna wuxuu dhihi waa kan waana darbanyahay(kiilayxilsaaray). وَ‍قَ‍‍الَ قَ‍‍رِينُ‍‍هُ هَذَ‌ا‌ مَا‌ لَدَيَّ عَتِيدٌ
'Alqiyā Fī Jahannama Kulla Kaffārin `Anīdin 050-024 Markaasaa lugu dhihi ku tuura Naarta Jhannamo Gaalnimo badane madax adag dhammaantiis. أَلْ‍قِ‍‍يَا‌ فِي جَهَ‍‍نَّ‍‍مَ كُلَّ كَفّ‍‍َ‍ا‌رٍ‌ عَنِيدٍ
Mannā`in Lilkhayri Mu`tadin Murībin 050-025 Oo khayrka reebidbadan gardarraloowna ah shakiilowna ah. مَ‍‍نّ‍‍َ‍اع‍ٍ‌ لِلْ‍‍خَ‍‍يْ‍‍ر‍ِ‍‌ مُعْتَد‌ٍ‌ مُ‍‍رِيبٍ
Al-Ladhī Ja`ala Ma`a Allāhi 'Ilahāan 'Ākhara Fa'alqiyāhu Fī Al-`Adhābi Ash-Shadīdi 050-026 Ee Eebe miciisa Ilaah kale yeelayku tuura caddibaad daran. الَّذِي جَعَلَ مَعَ ‌اللَّ‍‍هِ ‌إِلَها‌‌ ً‌ ‌آ‍‍خَ‍رَ‌ فَأَلْ‍‍قِ‍‍ي‍‍َ‍اهُ فِي ‌الْعَذ‍َ‍‌ابِ ‌ال‍‍شَّدِيدِ
Qāla Qarīnuhu Rabbanā Mā 'Aţghaytuhu Wa Lakin Kāna Fī Đalālin Ba`īdin 050-027 Saaxiibkiisii (shaydaankiisii) wuxuu dhihi Eeboow anigu ma dhuminnin laakiin isagaa baadi fog ku sugnaa. قَ‍‍الَ قَ‍‍رِينُ‍‍هُ ‌‍رَبَّنَا‌ مَ‍‍ا‌ ‌أَ‍طْ‍‍‍‍غَ‍‍يْتُ‍‍هُ ‌وَلَكِ‍‌‍نْ ك‍‍َ‍انَ فِي ضَ‍‍لاَل ٍ‌ بَعِيدٍ
Qāla Lā Takhtaşimū Ladayya Wa Qad Qaddamtu 'Ilaykum Bil-Wa`īdi 050-028 Eebe wuxuu dhihi ha ku murmina agtayda waan idiin hormariyay gooddigii. قَ‍‍الَ لاَ‌ تَ‍‍خْ‍‍تَ‍‍صِ‍‍مُو‌ا‌ لَدَيَّ ‌وَ‍قَ‍‍دْ‌ قَ‍‍دَّمْتُ ‌إِلَيْكُمْ بِ‍الْوَعِيدِ
Mā Yubaddalu Al-Qawlu Ladayya Wa Mā 'Anā Bižallāmin Lil`abīdi 050-029 Hadalla agtayda laguma baddalomana dulmiyo addoomada. مَا‌ يُبَدَّلُ ‌الْ‍‍قَ‍‍وْلُ لَدَيَّ ‌وَمَ‍‍ا‌ ‌أَنَا‌ بِ‍‍ظَ‍‍لاَّم‍ٍ‌ لِلْعَبِيدِ
Yawma Naqūlu Lijahannama Hal Amtala'ti Wa Taqūlu Hal Min Mazīdin 050-030 Xusuusta Maalinta u dhahayno Naarta Jahannama Ma buuxsantayoo markaa ay dhihi wax ma la ii siyaadin. يَ‍‍وْمَ نَ‍‍قُ‍‍ولُ لِجَهَ‍‍نَّ‍‍مَ هَلْ ‌امْتَلَأْتِ ‌وَتَ‍‍قُ‍‍ولُ هَلْ مِ‍‌‍نْ مَزِيدٍ
Wa 'Uzlifati Al-Jannatu Lilmuttaqīna Ghayra Ba`īdin 050-031 Jannadiina loo so dhaweeyo kuwii dhawrsaday iyadoon ka fogayn. وَ‌أُ‌زْلِفَتِ ‌الْجَ‍‍نَّ‍‍ةُ لِلْمُتَّ‍‍قِ‍‍ي‍‍نَ غَ‍‍يْ‍رَ‌ بَعِيدٍ
dhā Mā Tū`adūna Likulli 'Awwābin Ĥafīžin 050-032 Waxaasina waa wixii loo yaboohay Ruux kasta oo tawbadkeen badan oo dhawrid badan (ballaanka). هَذَ‌ا‌ مَا‌ تُوعَد‍ُ‍‌ونَ لِكُلِّ ‌أَ‌وّ‍َ‍‌ابٍ حَفِي‍‍ظٍ
Man Khashiya Ar-Raĥmana Bil-Ghaybi Wa Jā'a Biqalbin Munībin 050-033 Ruuxii Eebaha Raxmaan ah ka yaaba isagoon arkayninoo la yimaada Qalbi toobadkeen badan. مَ‍‌‍نْ خَ‍‍شِيَ ‌ال‍رَّحْمَنَ بِ‍الْ‍‍غَ‍‍يْ‍‍بِ ‌وَج‍‍َ‍ا‌ءَ‌ بِ‍‍قَ‍‍لْبٍ‌ مُنِيبٍ
Adkhulūhā Bisalāmin ۖ Dhālika Yawmu Al-Khulūdi 050-034 Waxaa lugu dhihi ku gala Jannada Nabadgalyo waana Maalintii waariddee. ‍ا‌دْ‍‍خُ‍‍لُوهَا‌ بِسَلاَم‌‍ٍۖ ‌ذَلِكَ يَ‍‍وْمُ ‌الْ‍‍خُ‍‍لُو‌دِ
Lahum Mā Yashā'ūna Fīhā Wa Ladaynā Mazīdun 050-035 Jannada waxay ka heliwaxay doonaanagtannadana waxaa ah siyaado. لَهُمْ مَا‌ يَش‍‍َ‍ا‌ء‍ُ‍‌ونَ فِيهَا‌ ‌وَلَدَيْنَا‌ مَزِيدٌ
Wa Kam 'Ahlaknā Qablahum Min Qarnin Hum 'Ashaddu Minhum Baţshāan Fanaqqabū Fī Al-Bilādi Hal Min Maĥīşin 050-036 Imisa Qarniyaan halaagnay Reer Makaad ka hor oo kana xoogbadan iyagoo dhulka ku gagaddoomaymeel Eebe looga cararana ma jirto. وَكَمْ ‌أَهْلَكْنَا‌ قَ‍‍بْ‍‍لَهُمْ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍رْنٍ هُمْ ‌أَشَدُّ‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ بَ‍‍طْ‍‍شا‌‌ ً‌ فَنَ‍‍قَّ‍‍بُو‌ا‌ فِي ‌الْبِلاَ‌دِ‌ هَلْ مِ‍‌‍نْ مَحِي‍‍صٍ
'Inna Fī Dhālika Ladhikrá Liman Kāna Lahu Qalbun 'Aw 'Alqá As-Sam`a Wa Huwa Shahīdun 050-037 Waxaasina waa waanada ruuxii qalbi leh ama wax dhagaysan isagoo Qalbigiisu joogo. إِنَّ فِي ‌ذَلِكَ لَذِكْ‍رَ‌ى‌ لِمَ‍‌‍نْ ك‍‍َ‍انَ لَ‍‍هُ قَ‍‍لْبٌ ‌أَ‌وْ‌ ‌أَلْ‍‍قَ‍‍ى‌ ‌ال‍‍سَّمْعَ ‌وَهُوَ‌ شَهِيدٌ
Wa Laqad Khalaq As-Samāwāti Wa Al-'Arđa Wa Mā Baynahumā Fī Sittati 'Ayyāmin Wa Mā Massanā Min Lughūbin 050-038 Dhabahaan annagaa Samaawaadka iyo Dhulka iyo waxa u dhaxeeya ku abuura lix maalmoodwax daal ahna nama taabanin. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ خَ‍‍لَ‍‍قْ‍‍نَا‌ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضَ ‌وَمَا‌ بَيْنَهُمَا‌ فِي سِتَّةِ ‌أَيّ‍‍َ‍امٍ‌ ‌وَمَا‌ مَسَّنَا‌ مِ‍‌‍نْ لُ‍‍غُ‍‍وبٍ
şbir `Alá Mā Yaqūlūna Wa Sabbiĥ Biĥamdi Rabbika Qabla Ţulū`i Ash-Shamsi Wa Qabla Al-Ghurūbi 050-039 Ku samir (Nabiyow) waxay sheegayaanEebana u tasbiixso adigoo ku mahadin qorrax soo bax ka hor iyo dhicidda ka hor. فَاصْ‍‍بِ‍‍رْ‌ عَلَى‌ مَا‌ يَ‍‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ ‌وَسَبِّحْ بِحَمْدِ‌ ‌‍رَبِّكَ قَ‍‍بْ‍‍لَ طُ‍‍ل‍‍ُ‍وعِ ‌ال‍‍شَّمْسِ ‌وَ‍قَ‍‍بْ‍‍لَ ‌الْ‍‍غُ‍‍رُ‌وبِ
Wa Mina Al-Layli Fasabbiĥhu Wa 'Adbāra As-Sujūdi 050-040 Habeenkana qaar u tasbiixso iyo sujuudda dabadeed. وَمِنَ ‌ال‍‍لَّ‍‍يْ‍‍لِ فَسَبِّحْهُ ‌وَ‌أَ‌دْب‍‍َ‍ا‌‍رَ‌ال‍‍سُّجُو‌دِ
Wa Astami` Yawma Yunādi Al-Munādi Min Makānin Qarībin 050-041 Dhagayso Maalinta uu ka dhawaaqi mid dhawaaqa meel dhaw. وَ‌اسْتَمِعْ يَ‍‍وْمَ يُن‍‍َ‍ا‌دِ‌ ‌الْمُن‍‍َ‍ا‌دِ‌ مِ‍‌‍نْ مَك‍‍َ‍ان‌‍ٍقَ‍‍رِيبٍ
Yawma Yasma`ūna Aş-Şayĥata Bil-Ĥaqqi ۚ Dhālika Yawmu Al-Khurūji 050-042 Waa ay maqli qaylada oo dhab ahwaana Maalinta soo bixidda. يَ‍‍وْمَ يَسْمَع‍‍ُ‍ونَ ‌ال‍‍صَّ‍‍يْحَةَ بِ‍الْحَ‍‍قِّ ۚ ‌ذَلِكَ يَ‍‍وْمُ ‌الْ‍‍خُ‍‍رُ‌وجِ
'Innā Naĥnu Nuĥyī Wa Numītu Wa 'Ilaynā Al-Maşīru 050-043 Annagaa waxna noolaynna waxna dillaxaggannagaana loo soo ahaan. إِنَّ‍‍ا‌ نَحْنُ نُحْيِي ‌وَنُم‍‍ِ‍ي‍‍تُ ‌وَ‌إِلَيْنَا‌ ‌الْمَ‍‍صِ‍‍يرُ
Yawma Tashaqqaqu Al-'Arđu `Anhum Sirā`āan ۚ Dhālika Ĥashrun `Alaynā Yasīrun 050-044 Maalinta Dhulka ka dillaaci iyagoo dagdagitaasina waa soo kulmin noo fudud. يَ‍‍وْمَ تَشَ‍‍قَّ‍‍قُ ‌الأَ‌رْ‍ضُ عَ‍‌‍نْ‍‍هُمْ سِ‍رَ‌اعا‌‌ ًۚ ‌ذَلِكَ حَشْرٌ‌ عَلَيْنَا‌ يَسِيرٌ
Naĥnu 'A`lamu Bimā Yaqūlūna ۖ Wa Mā 'Anta `Alayhim Bijabbārin ۖ Fadhakkir Bil-Qur'āni Man Yakhāfu Wa`īdi 050-045 Annagaa og waxay dhihiaduguna matihid mid xoogi korkoodaee ku waani Quraanka Ruuxii Eebe waciidkiisa (goodigiisa) ka yaabi. نَحْنُ ‌أَعْلَمُ بِمَا‌ يَ‍‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ ۖ ‌وَمَ‍‍ا‌ ‌أَ‌نْ‍‍تَ عَلَيْهِمْ بِجَبّ‍‍َ‍ا‌ر‌‌ٍۖ فَذَكِّ‍‍رْ‌ بِ‍الْ‍‍قُ‍‍رْ‌آنِ مَ‍‌‍نْ يَ‍‍خَ‍‍افُ ‌وَعِيدِ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah