Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

49) Sūrat Al-Ĥujurāt

Printed format

49) سُورَة الحُجُرَات

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Yā 'Ayyuhā Al-Ladhīna 'Āmanū Lā Tuqaddimū Bayna Yadayi Allāhi Wa Rasūlihi ۖ Wa Attaqū Allaha ۚ 'Inna Allāha Samī`un `Alīmun 049-001 Kuwa xaqarumeeyow ha ku dagdagina Eebe iyo Rasuulkiisa hortiisa (waxayan fasixin)Eebana ka dhawrsada ileen wax walba wuu maqli wuuna ogyahaye. يَ‍‍ا‌ ‌أَيُّهَا‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ لاَ‌ تُ‍‍قَ‍‍دِّمُو‌ا‌ بَ‍‍يْ‍‍نَ يَدَيِ ‌اللَّ‍‍هِ ‌وَ‌‍رَسُولِ‍‍هِ ۖ ‌وَ‌اتَّ‍‍قُ‍‍و‌ا‌اللَّ‍‍هَ ۚ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ سَم‍‍ِ‍ي‍‍عٌ عَلِيمٌ
Yā 'Ayyuhā Al-Ladhīna 'Āmanū Lā Tarfa`ū 'Aşwātakum Fawqa Şawti An-Nabīyi Wa Lā Tajharū Lahu Bil-Qawli Kajahri Ba`đikum Liba`đin 'An Taĥbaţa 'A`mālukum Wa 'Antum Lā Tash`urūna 049-002 Kuwa xaqa rumeeyow ha ka koryeelina codkiinna codka Nabigahana kula jahrina (qaylina) hadal sida qaarkiin qaar ugula jahro (qaylyo) si aan camalkiinnu u burin idinkoon agayn. يَ‍‍ا‌ ‌أَيُّهَا‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ لاَ‌ تَرْفَعُ‍‍و‌ا‌ ‌أَ‍صْ‍‍وَ‌اتَكُمْ فَ‍‍وْ‍قَ صَ‍‍وْتِ ‌ال‍‍نَّ‍‍بِيِّ ‌وَلاَ‌ تَ‍‍جْ‍‍هَرُ‌و‌ا‌ لَ‍‍هُ بِ‍الْ‍‍قَ‍‍وْلِ كَجَهْ‍‍ر‍ِ‍‌ بَعْ‍‍ضِ‍‍كُمْ لِبَعْ‍‍ضٍ ‌أَ‌نْ تَحْبَ‍‍طَ ‌أَعْمَالُكُمْ ‌وَ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ لاَ‌ تَشْعُرُ‌ونَ
'Inna Al-Ladhīna Yaghuđđūna 'Aşwātahum `Inda Rasūli Allāhi 'Ūlā'ika Al-Ladhīna Amtaĥana Allāhu Qulūbahum Lilttaqۚ Lahum Maghfiratun Wa 'Ajrun `Ažīmun 049-003 kuwa codkooda hoos u dhiga Rasuulka agtiisa kuwaasi waa kuwo Eebe imtixaanay quluubtooda dhawrsasho darteedwaxayna mudanyihiin dambi dhaaf iyo ajri wayn. إِنَّ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يَ‍‍غُ‍‍ضُّ‍‍ونَ ‌أَ‍صْ‍‍وَ‌اتَهُمْ عِ‍‌‍نْ‍‍دَ‌ ‌‍رَس‍‍ُ‍ولِ ‌اللَّ‍‍هِ ‌أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌امْتَحَنَ ‌اللَّ‍‍هُ قُ‍‍لُوبَهُمْ لِلتَّ‍‍قْ‍‍وَ‌ى‌ ۚ لَهُمْ مَ‍‍غْ‍‍فِ‍رَةٌ‌ ‌وَ‌أَجْ‍‍رٌ‌ عَ‍‍ظِ‍‍يمٌ
'Inna Al-Ladhīna Yunādūnaka Min Warā'i Al-Ĥujurāti 'Aktharuhum Lā Ya`qilūna 049-004 kuwa kaaga dhawaaqi qolalka gadaashooda badankoodu wax ma kasayaan. إِنَّ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يُنَا‌دُ‌ونَكَ مِ‍‌‍نْ ‌وَ‌ر‍َ‍‌ا‌ءِ‌ ‌الْحُجُ‍رَ‍‌اتِ ‌أَكْثَرُهُمْ لاَ‌ يَعْ‍‍قِ‍‍لُونَ
Wa Law 'Annahum Şabarū Ĥattá Takhruja 'Ilayhim Lakāna Khayan Lahum Wa ۚ Allāhu Ghafūrun Raĥīmun 049-005 Hadday samraan intaad uga soo bixi yaa u khayr badnaan lahaydaEebana waa dambi dhaafe naxariista وَلَوْ‌ ‌أَنَّ‍‍هُمْ صَ‍‍بَرُ‌و‌ا‌ حَتَّى‌ تَ‍‍خْ‍‍رُجَ ‌إِلَيْهِمْ لَك‍‍َ‍انَ خَ‍‍يْر‌ا‌ ً‌ لَهُمْ ۚ ‌وَ‌اللَّهُ غَ‍‍ف‍‍ُ‍و‌ر‌ٌ‌ ‌‍رَحِيمٌ
Yā 'Ayyuhā Al-Ladhīna 'Āmanū 'In Jā'akum Fāsiqun Binaba'iin Fatabayyanū 'An Tuşībū Qawmāan Bijahālatin Fatuşbiĥū `Alá Mā Fa`altum Nādimīna 049-006 Kuwa xaqa rumeeyow hadduu idiinla yimaaddo faasiq warhubsadasi aydaan dad u dhibin ogaansho la'aanmarkaasna aad shallaydaan waxaad fasheen. يَ‍‍ا‌ ‌أَيُّهَا‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُ‍‍و‌ا‌ ‌إِ‌نْ ج‍‍َ‍ا‌ءَكُمْ فَاسِ‍‍ق‍‍‌‍ٌ‌ بِنَبَإ‌‌ٍ‌ فَتَبَيَّنُ‍‍و‌ا‌ ‌أَ‌نْ تُ‍‍صِ‍‍يبُو‌اقَ‍‍وْما‌ ً‌ بِجَهَالَة‌‍ٍ‌ فَتُ‍‍صْ‍‍بِحُو‌ا‌ عَلَى‌ مَا‌ فَعَلْتُمْ نَا‌دِمِينَ
Wa A`lamū 'Anna Fīkum Rasūla Allāhi ۚ Law Yuţī`ukum Fī Kathīrin Mina Al-'Amri La`anittum Wa Lakinna Allāha Ĥabbaba 'Ilaykumu Al-'Īmāna Wa Zayyanahu Fī Qulūbikum Wa Karraha 'Ilaykumu Al-Kufra Wa Al-Fusūqa Wa Al-`Işyāna ۚ 'Ūlā'ika Humu Ar-shidūna 049-007 Ogaadana in Rasuulkii Eebe idin dhexjoogohadduu idinku addeeco waxyaala hadanna aad dhibboonaysaanwuxuuse Eebe idinla jeclaaday limaanuna qurxiyay quluubtiinnawuxuuna idinla nacay gaalnimofaasiqnimo iyo caasinnimokuwaasina waa kuwa hanuunsan. وَ‌اعْلَمُ‍‍و‌ا‌ ‌أَنَّ فِيكُمْ ‌‍رَس‍‍ُ‍ولَ ‌اللَّ‍‍هِ ۚ لَوْ‌ يُ‍‍طِ‍‍يعُكُمْ فِي كَث‍‍ِ‍ي‍‍ر‌ٍ‌ مِنَ ‌الأَمْ‍‍ر‍ِ‍‌ لَعَنِتُّمْ ‌وَلَكِ‍‍نَّ ‌اللَّ‍‍هَ حَبَّبَ ‌إِلَيْكُمُ ‌الإِيم‍‍َ‍انَ ‌وَ‌زَيَّنَ‍‍هُ فِي قُ‍‍لُوبِكُمْ ‌وَكَ‍رَّهَ ‌إِلَيْكُمُ ‌الْكُفْ‍رَ‌ ‌وَ‌الْفُس‍‍ُ‍و‍قَ ‌وَ‌الْعِ‍‍صْ‍‍ي‍‍َ‍انَ ۚ ‌أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ هُمُ ‌ال‍رَّ‌اشِدُ‌ونَ
Fađlāan Mina Allāhi Wa Ni`matan Wa ۚ Allāhu `Alīmun Ĥakīmun 049-008 Waa fadliga (siinta) Eebe iyo naxriistiisaEebana wax walba waa ogyahaywaana falsame. فَ‍ضْ‍‍لا‌ ً‌ مِنَ ‌اللَّ‍‍هِ ‌وَنِعْمَة ًۚ ‌وَ‌اللَّهُ عَل‍‍ِ‍ي‍‍مٌ حَكِيمٌ
Wa 'In Ţā'ifatāni Mina Al-Mu'uminīna Aqtatalū Fa'aşliĥū Baynahumā ۖ Fa'in Baghat 'Iĥdāhumā `Alá Al-'Ukhrá Faqātilū Allatī Tabghī Ĥattá Tafī'a 'Ilá 'Amri Allāhi ۚ Fa'in Fā'at Fa'aşliĥū Baynahumā Bil-`Adli Wa 'Aqsiţū ۖ 'Inna Allāha Yuĥibbu Al-Muqsiţīna 049-009 Hadday Laba qolo oo mu'miniinta ah dagaallamaan heshiisiiya dhexdoodahadday midu ku xadgudubto tan kale la dirira tan xadgudubtay intay amarka Eebe uga noqoto (xaqa aqoonsato)Hadday u noqotana si caddaalad ah u wanaajiya dhexdooda una garsooraEebe wuxuu jecelahay kuwa garsooree. وَ‌إِ‌نْ طَ‍‍ائِفَت‍‍َ‍انِ مِنَ ‌الْمُؤْمِن‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌ا‍قْ‍‍تَتَلُو‌ا‌ فَأَ‍صْ‍‍لِحُو‌ا‌ بَيْنَهُمَا‌ ۖ فَإِ‌نْ بَ‍‍غَ‍‍تْ ‌إِحْدَ‌اهُمَا‌ عَلَى‌ ‌الأُ‍خْ‍رَ‌ى‌ فَ‍‍قَ‍‍اتِلُو‌ا‌الَّتِي تَ‍‍بْ‍‍‍‍غِ‍‍ي حَتَّى‌ تَف‍‍ِ‍يءَ‌ ‌إِلَ‍‍ى‌ ‌أَمْ‍‍ر‍ِ‍‌ ‌اللَّ‍‍هِ ۚ فَإِ‌نْ ف‍‍َ‍ا‌ءَتْ فَأَ‍صْ‍‍لِحُو‌ا‌ بَيْنَهُمَا‌ بِ‍الْعَ‍‍دْلِ ‌وَ‌أَ‍قْ‍‍سِ‍‍طُ‍‍و‌اۖ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ يُحِبُّ ‌الْمُ‍‍قْ‍‍سِ‍‍طِ‍‍ينَ
'Innamā Al-Mu'uminūna 'Ikhwatun Fa'aşliĥū Bayna 'Akhawaykum ۚ Wa Attaqū Allaha La`allakum Turĥamūna 049-010 Mu'miniintu waa uun walaalaee wanaajiya walaalihiin dhexdoodaEebana ka dhawrsadawaxaad u dhawdihiin inuu idiin naxariistee. إِنَّ‍‍مَا‌ ‌الْمُؤْمِن‍‍ُ‍ونَ ‌إِخْ‍‍وَة‌‍ٌ‌ فَأَ‍صْ‍‍لِحُو‌ا‌ بَ‍‍يْ‍‍نَ ‌أَ‍خَ‍‍وَيْكُمْ ۚ ‌وَ‌اتَّ‍‍قُ‍‍و‌ا‌اللَّ‍‍هَ لَعَلَّكُمْ تُرْحَمُونَ
Yā 'Ayyuhā Al-Ladhīna 'Āmanū Lā Yaskhar Qawmun Min Qawmin `Asá 'An Yakūnū Khayan Minhum Wa Lā Nisā'un Min Nisā'in `Asá 'An Yakunna Khayan Minhunna ۖ Wa Lā Talmizū 'Anfusakum Wa Lā Tanābazū Bil-'Alqābi ۖ Bi'sa Al-Aismu Al-Fusūqu Ba`da Al-'Īmāni ۚ Wa Man Lam Yatub Fa'ūlā'ika Humu Až-Žālimūna 049-011 Kuwa xaqa rumeeyow yuuna yasin Ragna Rag (kale) waxay u dhawdahay inuu ka khayr badanyahayeHaweenna yayna haween yasin waxay u dhawyihiin inay ka khayr badanyihiinehana ceebeynina Naftiinnahana isugu dhawaaqina naanays xunwaxaa xun magaca faasiqinimada iimaan kadibCiddaan tawbad keeninna waa daalimiin. يَ‍‍ا‌ ‌أَيُّهَا‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ لاَ‌ يَسْ‍‍خَ‍‍رْ‌ قَ‍‍ومٌ‌ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍وْمٍ عَسَ‍‍ى‌ ‌أَ‌نْ يَكُونُو‌اخَ‍‍يْر‌ا‌ ً‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ ‌وَلاَ‌ نِس‍‍َ‍ا‌ء‌ٌ‌ مِ‍‌‍نْ نِس‍‍َ‍ا‌ءٍ‌ عَسَ‍‍ى‌ ‌أَ‌نْ يَكُ‍‍نَّ خَ‍‍يْر‌ا‌ ً‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُ‍‍نَّ ۖ ‌وَلاَ‌ تَلْمِزُ‌و‌ا‌ ‌أَ‌ن‍‍فُسَكُمْ ‌وَلاَ‌ تَنَابَزُ‌و‌ا‌ بِ‍الأَلْ‍‍قَ‍‍ابِ ۖ بِئْسَ ‌الاِسْمُ ‌الْفُس‍‍ُ‍و‍قُ بَعْدَ‌ ‌الإِيم‍‍َ‍انِ ۚ ‌وَمَ‍‌‍نْ لَمْ يَتُ‍‍بْ فَأ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ هُمُ ‌ال‍‍ظَّ‍‍الِمُونَ
Yā 'Ayyuhā Al-Ladhīna 'Āmanū Ajtanibū Kathīrāan Mina Až-Žanni 'Inna Ba`đa Až-Žanni 'Ithmun ۖ Wa Lā Tajassasū Wa Lā Yaghtab Ba`đukum Ba`đāan ۚ 'Ayuĥibbu 'Aĥadukum 'An Ya'kula Laĥma 'Akhīhi Maytāan Fakarihtumūhu ۚ Wa Attaqū Allaha ۚ 'Inna Allāha Tawwābun Raĥīmun 049-012 Kuwa xaqa rumeeyow ka dhawrsada wax badan oo mala ahmaxaa yeelay malaha qaarkiis waa dambihana is jaasuusinaqaarkiinna qaar yuusan xamaninmiyuu jecelyahay midkiinna inuu cuno Hilibka walaalkiis oo mayd ahwaad necebtihiin arrintaaEebana ka dhawrsada waa tooba aqbale naxariistee. يَ‍‍ا‌ ‌أَيُّهَا‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌اجْ‍‍تَنِبُو‌ا‌ كَثِي‍‍ر‌ا‌ ً‌ مِنَ ‌ال‍‍ظَّ‍‍نِّ ‌إِنَّ بَعْ‍‍ضَ ‌ال‍‍ظَّ‍‍نِّ ‌إِثْمٌۖ ‌وَلاَ‌ تَجَسَّسُو‌ا‌ ‌وَلاَ‌ يَ‍‍غْ‍‍تَ‍‍بْ بَعْ‍‍ضُ‍‍كُمْ بَعْ‍‍ض‍‍اً‌ ۚ ‌أَيُحِبُّ ‌أَحَدُكُمْ ‌أَ‌نْ يَأْكُلَ لَحْمَ ‌أَ‍خِ‍‍ي‍‍هِ مَيْتا‌‌ ً‌ فَكَ‍‍رِهْتُم‍‍ُ‍وهُ ۚ ‌وَ‌اتَّ‍‍قُ‍‍و‌ا‌اللَّ‍‍هَ ۚ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ تَوّ‍َ‍‌اب ٌ‌ ‌‍رَحِيمٌ
Yā 'Ayyuhā An-Nāsu 'Innā Khalaqnākum Min Dhakarin Wa 'Unthá Wa Ja`alnākum Shu`ūbāan Wa Qabā'ila Lita`ārafū ۚ 'Inna 'Akramakum `Inda Allāhi 'Atqākum ۚ 'Inna Allāha `Alīmun Khabīrun 049-013 Dadow waxaan idinka abuuray lab iyo dhaddigwaxaana idinka yeellay shucuub iyo qabiilooyin si aad isu aqoonsataanRuuxase ugu sharaf badan Eebe agtiisa waa ka idiinku dhawrsasho badanEebana wax walba waa ogyahay يَ‍‍ا‌ ‌أَيُّهَا‌ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسُ ‌إِنَّ‍‍ا‌ خَ‍‍لَ‍‍قْ‍‍نَاكُمْ مِ‍‌‍نْ ‌ذَكَر‌ٍ‌ ‌وَ‌أُ‌ن‍‍ثَى‌ ‌وَجَعَلْنَاكُمْ شُعُوبا‌ ً‌ ‌وَ‍قَ‍‍ب‍‍َ‍ائِلَ لِتَعَا‌‍رَفُ‍‍و‌اۚ ‌إِنَّ ‌أَكْ‍رَمَكُمْ عِ‍‌‍نْ‍‍دَ‌ ‌اللَّ‍‍هِ ‌أَتْ‍‍قَ‍‍اكُمْ ۚ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ عَل‍‍ِ‍ي‍‍مٌ خَ‍‍بِيرٌ
Qālati Al-'A`rābu 'Āmannā ۖ Qul Lam Tu'uminū Wa Lakin Qūlū 'Aslamnā Wa Lammā Yadkhuli Al-'Īmānu Fī Qulūbikum ۖ Wa 'In Tuţī`ū Allaha Wa Rasūlahu Lā Yalitkum Min 'A`mālikum Shay'āan ۚ 'Inna Allāha Ghafūrun Raĥīmun 049-014 Waxay dheheen ree baadiyihii carbeed waan rumaynay (xaqa)waxaad ku dhahdaa maydaan rumayninlaakiin dhaha waan hoggansannayIimaankuna wali Quluubtiinna ma galinhaddaadse adeecdaan Eebe iyo Rasuulkiisa kama nusqaamiyo camalkiinna waxbaEebana waa dambi dhaafe naxariista. قَ‍‍الَتِ ‌الأَعْ‍رَ‍‌ابُ ‌آمَ‍‍نَّ‍‍ا‌ ۖ قُ‍‍لْ لَمْ تُؤْمِنُو‌ا‌ ‌وَلَكِ‍‌‍نْ قُ‍‍ولُ‍‍و‌ا‌ ‌أَسْلَمْنَا‌ ‌وَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ يَ‍‍دْ‍‍خُ‍‍لِ ‌الإِيم‍‍َ‍انُ فِي قُ‍‍لُوبِكُمْ ۖ ‌وَ‌إِ‌نْ تُ‍‍طِ‍‍يعُو‌ا‌اللَّ‍‍هَ ‌وَ‌‍رَسُولَ‍‍هُ لاَ‌ يَلِتْكُمْ مِ‍‌‍نْ ‌أَعْمَالِكُمْ شَ‍‍يْ‍‍ئا‌‌ ًۚ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ غَ‍‍ف‍‍ُ‍و‌ر‌ٌ‌ ‌‍رَحِيمٌ
'Innamā Al-Mu'uminūna Al-Ladhīna 'Āmanū Billāhi Wa Rasūlihi Thumma Lam Yartābū Wa Jāhadū Bi'amwālihim Wa 'Anfusihim Fī Sabīli Allāhi ۚ 'Ūlā'ika Humu Aş-Şādiqūna 049-015 Kuwa mu'miniinta ah waa kuwa uun rumeeyay Eebe iyo Rasuulkiisa oon shakiyinkuna Jahada Xoolahooda iyo naftooda jidka Eebe dartiiskuwaasi waa kuwa runlowga ah. إِنَّ‍‍مَا‌ ‌الْمُؤْمِن‍‍ُ‍ونَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ بِ‍اللَّ‍‍هِ ‌وَ‌‍رَسُولِ‍‍هِ ثُ‍‍مَّ لَمْ يَرْتَابُو‌ا‌ ‌وَجَاهَدُ‌و‌ا‌ بِأَمْوَ‌الِهِمْ ‌وَ‌أَ‌ن‍‍فُسِهِمْ فِي سَب‍‍ِ‍ي‍‍لِ ‌اللَّ‍‍هِ ۚ ‌أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ هُمُ ‌ال‍‍صَّ‍‍ا‌دِقُ‍‍ونَ
Qul 'Atu`allimūna Allāha Bidīnikum Wa Allāhu Ya`lamu Mā Fī As-Samāwāti Wa Mā Fī Al-'Arđi Wa ۚ Allāhu Bikulli Shay'in `Alīmun 049-016 Waxaad dhahdaa ma Eebbaad usheegaysaan diintiinna isagoo og waxa Samaawaadka iyo Dhulkaba ku suganEebana wax walba waa ogyahay. قُ‍‍لْ ‌أَتُعَلِّم‍‍ُ‍ونَ ‌اللَّ‍‍هَ بِدِينِكُمْ ‌وَ‌اللَّهُ يَعْلَمُ مَا‌ فِي ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَمَا‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ۚ ‌وَ‌اللَّهُ بِكُلِّ شَ‍‍يْءٍ‌ عَلِيمٌ
Yamunnūna `Alayka 'An 'Aslamū ۖ Qul Lā Tamunnū `Alayya 'Islāmakum ۖ Bali Allāhu Yamunnu `Alaykum 'An Hadākum Lil'īmāni 'In Kuntum Şādiqīna 049-017 Waxau kugu mannaysan inay Islaameenwaxaad dhahdaa haygu mannaysanina Islaamkiinna Eebaa manna idinku leh inuu idinku hanuuniyay Iimaanka haddaad run sheegeysaan. يَمُ‍‍نّ‍‍ُ‍ونَ عَلَ‍‍يْ‍‍كَ ‌أَ‌نْ ‌أَسْلَمُو‌اۖ قُ‍‍لْ لاَ‌ تَمُ‍‍نُّ‍‍و‌ا‌ عَلَيَّ ‌إِسْلاَمَكُمْ ۖ بَلِ ‌اللَّ‍‍هُ يَمُ‍‍نُّ عَلَيْكُمْ ‌أَ‌نْ هَدَ‌اكُمْ لِلإِيم‍‍َ‍انِ ‌إِ‌نْ كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ صَ‍‍ا‌دِقِ‍‍ينَ
'Inna Allāha Ya`lamu Ghayba As-Samāwāti Wa Al-'Arđi Wa ۚ Allāhu Başīrun Bimā Ta`malūna 049-018 Eebe waa ogyahay waxa Samaawaadka ku maqan iyo dhulkabaEebana waa arkaa waxaad camal falaysaan. إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ يَعْلَمُ غَ‍‍يْ‍‍بَ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ۚ ‌وَ‌اللَّهُ بَ‍‍صِ‍‍ي‍‍ر‌ٌ‌ بِمَا‌ تَعْمَلُونَ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah