Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

37) Sūrat Aş-Şāffāt

Printed format

37) سُورَة الصَّافَّات

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Wa Aş-Şāffāti Şaffāan 037-001 (Waxaan ku dhaartay) malaa'igta safan. وَ‌ال‍‍صَّ‍‍افّ‍‍َ‍اتِ صَ‍‍فّاً
Fālzzājirāti Zajan 037-002 Iyo tan kaxaysa daruuraha. فَالزَّ‌اجِرَ‍‌اتِ ‌زَجْ‍‍ر‌اً
Fālttāliyāti Dhikan 037-003 Iyo tan akhrida Quraanka. فَالتَّالِي‍‍َ‍اتِ ‌ذِكْر‌اً
'Inna 'Ilahakum Lawāĥidun 037-004 Ee ilaahiin waa mid (qudha). إِنَّ ‌إِلَهَكُمْ لَوَ‌احِدٌ
Rabbu As-Samāwāti Wa Al-'Arđi Wa Mā Baynahumā Wa Rabbu Al-Mashāriqi 037-005 Waa Eebaha samooyinka iyo dhulka iyo waxa udhaxeeyaiyo Eebaha qorrax ka soo bixidda. رَبُّ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌وَمَا‌ بَيْنَهُمَا‌ ‌وَ‌‍رَبُّ ‌الْمَشَا‌رِ‍‍قِ
'Innā Zayyannā As-Samā'a Ad-Dunyā Bizīnatin Al-Kawākib 037-006 Annagaa ku qurxinay Samada dhaw quraxda xidiga ah. إِنَّ‍‍ا‌ ‌زَيَّ‍‍نَّ‍‍ا‌ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌ال‍‍دُّ‌نْ‍‍يَا‌ بِزِينَة‌‍ٍ‌الْكَوَ‌اكِب
Wa Ĥifžāan Min Kulli Shayţāninridin 037-007 Iyo ka dhowrid shaydaan kastoo madax adag. وَحِفْ‍‍ظ‍‍ا‌ ً‌ مِ‍‌‍نْ كُلِّ شَيْ‍‍طَ‍‍انٍ‌ مَا‌رِ‌دٍ
Lā Yassamma`ūna 'Ilá Al-Mala'i Al-'A`lá Wa Yuqdhafūna Min Kulli Jānibin 037-008 Mana dhagaystaan jameecada sare(Malaa'igta) waxaana laga soo tuuraa dhan kasta. لاَ‌ يَسَّ‍‍مَّ‍‍ع‍‍ُ‍ونَ ‌إِلَى‌ ‌الْمَلَإِ‌ ‌الأَعْلَى‌ ‌وَيُ‍‍قْ‍‍ذَف‍‍ُ‍ونَ مِ‍‌‍نْ كُلِّ جَانِبٍ
Duĥūan ۖ Wa Lahum `Adhābun Wa Aşibun 037-009 Iyagoo la cryi oo cadaab joogta ah usugnaaday. دُحُو‌ر‌ا‌ ًۖ ‌وَلَهُمْ عَذ‍َ‍‌ابٌ‌ ‌وَ‌اصِ‍‍بٌ
'Illā Man Khaţifa Al-Khaţfata Fa'atba`ahu Shihābun Thāqibunā 037-010 Marka laga reebo mid mid dafa hadalka oo uu raaco danab ifi. إِلاَّ‌ مَ‍‌‍نْ خَ‍‍طِ‍‍فَ ‌الْ‍‍خَ‍‍طْ‍‍فَةَ فَأَتْبَعَ‍‍هُ شِه‍‍َ‍اب‌‍ٌ‌ ثَاقِ‍‍باٌ
Fāstaftihim 'Ahum 'Ashaddu Khalqāan 'Am Man Khalaqnā ۚ 'Innā Khalaqnāhum Min Ţīnin Lāzibin 037-011 Waydii gaalada ma iyagaa ku daran abuuridda mise waxaan abuurayannagaa ka abuurray dhoobo dhagta. فَاسْتَفْتِهِمْ ‌أَهُمْ ‌أَشَدُّ‌ خَ‍‍لْ‍‍ق‍‍اً‌ ‌أَمْ مَ‍‌‍نْ خَ‍‍لَ‍‍قْ‍‍نَ‍‍اۚ ‌إِنَّ‍‍ا‌ خَ‍‍لَ‍‍قْ‍‍نَاهُمْ مِ‍‌‍نْ طِ‍‍ي‍‍ن‍ٍ‌ لاَ‌زِبٍ
Bal `Ajibta Wa Yaskharūna 037-012 Waxaadse la yaabtay (beenintooda) iyaguna way jees jeesi. بَلْ عَجِ‍‍بْ‍‍تَ ‌وَيَسْ‍‍خَ‍‍رُ‌ونَ
Wa 'Idhā Dhukkirū Lā Yadhkurūna 037-013 Marka la waaniyana ma waantooban. وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ‌ذُكِّرُ‌و‌ا‌ لاَ‌ يَذْكُرُ‌ونَ
Wa 'Idhā Ra'aw 'Āyatan Yastaskhirūna 037-014 Hadday calaamo arkaana way ku jees jeesaan. وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ‌‍رَ‌أَ‌وْ‌ا‌ ‌آيَة ً‌ يَسْتَسْ‍‍خِ‍‍رُ‌ونَ
Wa Qālū 'In Hādhā 'Illā Siĥrun Mubīnun 037-015 Waxayna dhahaan kani waxaan sixir cad ahayn ma aha. وَ‍قَ‍‍الُ‍‍و‌ا‌ ‌إِ‌نْ هَذَ‌ا‌ ‌إِلاَّ‌ سِحْر‌ٌ‌ مُبِينٌ
'A'idhā Mitnā Wa Kunnā Tubāan Wa `Ižāmāan 'A'innā Lamabthūna 037-016 Waxayna dhahaan ma markaan dhimanno oon carro noqono iyo lafo yaa nala soo bixin. أَئِذَ‌ا‌ مِتْنَا‌ ‌وَكُ‍‍نَّ‍‍ا‌ تُ‍رَ‌ابا‌ ً‌ ‌وَعِ‍‍ظَ‍‍اماً‌ ‌أَئِ‍‍نَّ‍‍ا‌ لَمَ‍‍بْ‍‍عُوثُونَ
'Awa'ābā'uunā Al-'Awwalūna 037-017 Ama aabayaalkannagii hore (iyagana malasoocelin). أَ‌وَ‌آب‍‍َ‍ا‌ؤُنَا‌ ‌الأَ‌وَّلُونَ
Qul Na`am Wa 'Antumkhirūna 037-018 Waxaad dhahdaa haa waalaydin soo celin idinkoo waliba dullaysan. قُ‍‍لْ نَعَمْ ‌وَ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ ‌دَ‌اخِ‍‍رُ‌ونَ
Fa'innamā Hiya Zajratun Wāĥidatun Fa'idhā Hum Yanžurūna 037-019 Xaaladduna waa uun qaylo kaliya markaaswaxaa soo bixi dadkii oo wax eegi. فَإِنَّ‍‍مَا‌ هِيَ ‌زَجْ‍‍‍رَةٌ‌ ‌وَ‌احِدَة‌‍ٌ‌ فَإِ‌ذَ‌ا‌ هُمْ يَ‍‌‍ن‍‍ظُ‍‍رُ‌ونَ
Wa Qālū Yā Waylanā Hādhā Yawmu Ad-Dīni 037-020 Waxayna dhihi gaaladii halaagganaggee kan waa maalintii abaalmarinta. وَ‍قَ‍‍الُو‌ا‌ يَا‌وَيْلَنَا‌ هَذَ‌ا‌ يَ‍‍وْمُ ‌ال‍‍دِّينِ
dhā Yawmu Al-Faşli Al-Ladhī Kuntum Bihi Tukadhdhibūna 037-021 Waxaana lagu dhihi kani waa maalintii kala bixinta ee aad beeninjirteen. هَذَ‌ا‌ يَ‍‍وْمُ ‌الْفَ‍‍صْ‍‍لِ ‌الَّذِي كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ بِ‍‍هِ تُكَذِّبُونَ
Aĥshurū Al-Ladhīna Žalamū Wa 'Azwājahum Wa Mā Kānū Ya`budūna 037-022 Kulmiya kuwii daalimiinta ahaa iyo wixii la mid ahaa iyo waxay caabudijireen. ‍احْشُرُ‌و‌ا‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ظَ‍‍لَمُو‌ا‌ ‌وَ‌أَ‌زْ‌وَ‌اجَهُمْ ‌وَمَا‌ كَانُو‌ا‌ يَعْبُدُ‌ونَ
Min Dūni Allāhi Fāhdūhum 'Ilá Şirāţi Al-Jaĥīmi 037-023 Oo Eebe ka soo hadhaytusiyana jidka Jaxiimo. مِ‍‌‍نْ ‌د‍ُ‍‌ونِ ‌اللَّ‍‍هِ فَاهْدُ‌وهُمْ ‌إِلَى‌ صِ‍رَ‍‌اطِ ‌الْجَحِيمِ
Wa Qifūhum ۖ 'Innahum Mas'ūlūna 037-024 Joojiyana waxbaa la waydiine. وَ‍قِ‍‍فُوهُمْ ۖ ‌إِنَّ‍‍هُمْ مَسْئ‍‍ُ‍‍ولُونَ
Mā Lakum Lā Tanāşarūna 037-025 (Waxaana lagu dhihi) Maxaad leedihiin oydaan isugu gargaaraynin. مَا‌ لَكُمْ لاَ‌ تَنَاصَ‍‍رُ‌ونَ
Bal Humu Al-Yawma Mustaslimūna 037-026 Saas ma aha ee maanta way isdhiibeen. بَلْ هُمُ ‌الْيَ‍‍وْمَ مُسْتَسْلِمُونَ
Wa 'Aqbala Ba`đuhum `Alá Ba`đin Yatasā'alūna 037-027 Wuxuu qaabilay qaarkood qaarko kale iyago wax iswarsan. وَ‌أَ‍قْ‍‍بَلَ بَعْ‍‍ضُ‍‍هُمْ عَلَى‌ بَعْ‍‍ضٍ‌ يَتَس‍‍َ‍ا‌ءَلُونَ
Qālū 'Innakum Kuntum Ta'tūnanā `Ani Al-Yamīni 037-028 Waxayna dhaheen kuwii waxraacay (raaciyadii) waxaa ahaydeen kuwo nooga yimaadda xaga midig (wanaaga). قَ‍‍الُ‍‍و‌ا‌ ‌إِنَّ‍‍كُمْ كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ تَأْتُونَنَا‌ عَنِ ‌الْيَمِينِ
Qālū Bal Lam Takūnū Mu'uminīna 037-029 Waxay dhaheen madaxdii ma aha ee idinkaan mu'miniin ahayn. قَ‍‍الُو‌ا‌ بَلْ لَمْ تَكُونُو‌ا‌ مُؤْمِنِينَ
Wa Mā Kāna Lanā `Alaykum Min Sulţānin ۖ Bal Kuntum Qawmāan Ţāghīna 037-030 Wax xoog ah oon idin ku lahayn ma jirin waxaadse ahaydeen qoom xad gudbey. وَمَا‌ ك‍‍َ‍انَ لَنَا‌ عَلَيْكُمْ مِ‍‌‍نْ سُلْ‍‍طَ‍‍ان ٍۖ بَلْ كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ قَ‍‍وْما‌‌ ًطَ‍‍اغِ‍‍ينَ
Faĥaqqa `Alaynā Qawlu Rabbinā ۖ 'Innā Ladhā'iqūna 037-031 Markaasuu nagu waajibay (nagu rumoobey) hadalkii Eebe (ciqaab) waxaana dhadhaminaynaa (cadaabka). فَحَ‍قَّ عَلَيْنَا‌ قَ‍‍وْلُ ‌‍رَبِّنَ‍‍اۖ ‌إِنَّ‍‍ا‌ لَذ‍َ‍‌ائِ‍‍قُ‍‍ونَ
Fa'aghwaynākum 'Innā Kunnā Ghāwīna 037-032 Markaasaan idin dhuminay annaguna waan dhunsanayn. فَأَ‍‍غْ‍‍وَيْنَاكُمْ ‌إِنَّ‍‍ا‌ كُ‍‍نَّ‍‍ا‌ غَ‍‍ا‌وِينَ
Fa'innahum Yawma'idhin Al-`Adhābi Mushtarikūna 037-033 Iyagu maalintaas cadaabkay wadaagi. فَإِنَّ‍‍هُمْ يَوْمَئِذ‌‌ٍ‌ فِي ‌الْعَذ‍َ‍‌ابِ مُشْتَ‍‍رِكُونَ
'Innā Kadhālika Naf`alu Bil-Mujrimīna 037-034 Annaguna saasaan kufalla dambiilayaasha. إِنَّ‍‍ا‌ كَذَلِكَ نَفْعَلُ بِ‍الْمُ‍‍جْ‍‍رِمِينَ
'Innahum Kānū 'Idhā Qīla Lahum Lā 'Ilāha 'Illā Al-Lahu Yastakbirūna 037-035 Waxayna ahaayeen marka lagu dhaho Eebe mooyee ilaah kale majiro kuwa iskibriya. إِنَّ‍‍هُمْ كَانُ‍‍و‌ا‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ قِ‍‍ي‍‍لَ لَهُمْ لاَ‌ ‌إِلَهَ ‌إِلاَّ‌ ‌اللَّ‍‍هُ يَسْتَكْبِرُ‌ونَ
Wa Yaqūlūna 'A'innā Latārikū 'Ālihatinā Lishā`irin Majnūnin 037-036 Oo dhaha ma waxaan uga tagaynaa ilaahyadannada gabayaa waalan. وَيَ‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ ‌أَئِ‍‍نَّ‍‍ا‌ لَتَا‌رِكُ‍‍و‌ا‌ ‌آلِهَتِنَا‌ لِشَاعِ‍‍ر‌ٍ‌ مَ‍‍جْ‍‍نُونٍ
Bal Jā'a Bil-Ĥaqqi Wa Şaddaqa Al-Mursalīna 037-037 Saas ma ahaa ee wuxuu la yimid (Nabigu) xaq wuuna rumeeyey Rasuulladii (Eebe soodiray). بَلْ ج‍‍َ‍ا‌ءَ‌ بِ‍الْحَ‍‍قِّ ‌وَ‍صَ‍‍دَّ‍‍قَ ‌الْمُرْسَلِينَ
'Innakum Ladhā'iqū Al-`Adhābi Al-'Alīmi 037-038 Idinku (gaaloy) waxaaad dhadhamisaan cadaabka daran (wax xanuujiya). إِنَّ‍‍كُمْ لَذ‍َ‍‌ائِ‍‍قُ‍‍و‌ ‌الْعَذ‍َ‍‌ابِ ‌الأَلِيمِ
Wa Mā Tujzawna 'Illā Mā Kuntum Ta`malūna 037-039 Waxaan camalkiina ahayna laydinkama abaalmariyo. وَمَا‌ تُ‍‍جْ‍‍زَ‌وْنَ ‌إِلاَّ‌ مَا‌ كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ تَعْمَلُونَ
'Illā `Ibāda Allāhi Al-Mukhlaşīna 037-040 Addoomada Eebe ee niyada san (xumaan ma arkaan). إِلاَّ‌ عِب‍‍َ‍ا‌دَ‌ ‌اللَّ‍‍هِ ‌الْمُ‍‍خْ‍‍لَ‍‍صِ‍‍ينَ
'Ūlā'ika Lahum Rizqun Ma`lūmun 037-041 Waxayna mudan kuwaasi risqi layaqaanno (Janno). أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ لَهُمْ ‌رِ‌زْ‍قٌ‌ مَعْلُومٌ
Fawākihu ۖ Wa Hum Mukramūna 037-042 Faakihadna way heliiyagoo lagu sharti. فَوَ‌اكِ‍‍هُ ۖ ‌وَهُمْ مُكْ‍رَمُونَ
Fī Jannāti An-Na`īmi 037-043 Jannooyinka Naciima. فِي جَ‍‍نّ‍‍َ‍اتِ ‌ال‍‍نَّ‍‍عِيمِ
`Alá Sururin Mutaqābilīna 037-044 Waxayna ku sugnaan sariiro iyagoo is qaabili. عَلَى‌ سُرُ‌ر‌ٍ‌ مُتَ‍‍قَ‍‍ابِلِينَ
Yuţāfu `Alayhim Bika'sin Min Ma`īnin 037-045 Waxaana lala kor socon weel laga soo buuxiyay il (Jaano). يُ‍طَ‍‍افُ عَلَيْهِمْ بِكَأْسٍ‌ مِ‍‌‍نْ مَعِينٍ
Bayđā'a Ladhdhatin Lilshshāribīna 037-046 Taasoo cad oo u macaan kuwa cabi. بَيْ‍ضَ‍‍ا‌ءَ‌ لَذَّة‍ٍ‌ لِلشَّا‌رِبِينَ
Lā Fīhā Ghawlun Wa Lā Hum `Anhā Yunzafūna 037-047 Mana laha caqli qaadid iyo waalli midna (Khamrada Jannada). لاَ‌ فِيهَا‌ غَ‍‍وْلٌ‌ ‌وَلاَ‌ هُمْ عَ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ يُ‍‌‍ن‍‍زَفُونَ
Wa `Indahum Qāşirātu Aţ-Ţarfi `Īnun 037-048 Agtoodana waxaa ahaan haween dhoowsoon oo indha waaweyn. وَعِ‍‌‍نْ‍‍دَهُمْ قَ‍‍اصِ‍رَ‍‌اتُ ‌ال‍‍طَّ‍‍رْفِ عِينٌ
Ka'annahunna Bayđun Maknūnun 037-049 Ood moodo ukun la dhowray. كَأَنَّ‍‍هُ‍‍نَّ بَ‍‍يْ‍‍ضٌ‌ مَكْنُونٌ
Fa'aqbala Ba`đuhum `Alá Ba`đin Yatasā'alūna 037-050 Wuxuuna qaabilay qaarkood qaarka kale (ehelo Jannaha) iyagoo wax iswaydiin. فَأَ‍قْ‍‍بَلَ بَعْ‍‍ضُ‍‍هُمْ عَلَى‌ بَعْ‍‍ضٍ‌ يَتَس‍‍َ‍ا‌ءَلُونَ
Qāla Qā'ilun Minhum 'Innī Kāna Lī Qarīnun 037-051 Wuxuuna dhihi mid hadlay oo ka mid ah waxaan kulahaa (adduunkii) saaxiih. قَ‍‍الَ قَ‍‍ائِلٌ‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ ‌إِنِّ‍‍ي ك‍‍َ‍انَ لِي قَ‍‍رِينٌ
Yaqūlu 'A'innaka Lamina Al-Muşaddiqīna 037-052 Dhihi jiray adigu mawaxaad ka mid tahay kuwa rumeeyay (soobixinta). يَ‍قُ‍‍ولُ ‌أَئِ‍‍نَّ‍‍كَ لَمِنَ ‌الْمُ‍‍صَ‍‍دِّ‍‍قِ‍‍ينَ
'A'idhā Mitnā Wa Kunnā Tubāan Wa `Ižāmāan 'A'innā Lamadīnūna 037-053 Ma markaan dhimana oon carro noqono iyo lafo yaa nala abaalmarin. أَئِذَ‌ا‌ مِتْنَا‌ ‌وَكُ‍‍نَّ‍‍ا‌ تُ‍رَ‌ابا‌ ً‌ ‌وَعِ‍‍ظَ‍‍اماً‌ ‌أَئِ‍‍نَّ‍‍ا‌ لَمَدِينُونَ
Qāla Hal 'Antum Muţţali`ūna 037-054 Wuxuuna dhihi mayla dayeeysaan. قَ‍‍الَ هَلْ ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ مُ‍‍طَّ‍‍لِعُونَ
Fāţţala`a Fara'āhu Fī Sawā'i Al-Jaĥīmi 037-055 Markaasu dayaa kuna arkaa jaxiima dhexdeeda. فَاطَّ‍‍لَعَ فَ‍رَ‌آهُ فِي سَو‍َ‍‌ا‌ءِ‌ ‌الْجَحِيمِ
Qāla Ta-Allāhi 'In Kidta Laturdīni 037-056 Wuxuuna dhahaa Eebaan kudhaartayee waxaad udhaweyd inaad ihalaagto (idhumiso). قَ‍‍الَ تَاللَّهِ ‌إِ‌نْ كِ‍‍دْتَ لَتُرْ‌دِينِ
Wa Lawlā Ni`matu Rabbī Lakuntu Mina Al-Muĥđarīna 037-057 Haddayna Nicmada Eebe jirinna waxaan ahaan lahaa kuwa lagu soo kulmiyay (naarta). وَلَوْلاَ‌ نِعْمَةُ ‌‍رَبِّي لَكُ‍‌‍ن‍‍تُ مِنَ ‌الْمُحْ‍‍ضَ‍‍رِينَ
'Afamā Naĥnu Bimayyitīna 037-058 (Waxayna dhahaan ehelu jannuhu) miyeynaandhimaneynin. أَفَمَا‌ نَحْنُ بِمَيِّتِينَ
'Illā Mawtatanā Al-'Ūlá Wa Mā Naĥnu Bimu`adhdhabīna 037-059 Geerideenii hore mooyee laynama cadaabayn. إِلاَّ‌ مَوْتَتَنَا‌ ‌الأ‍ُ‍‌ولَى‌ ‌وَمَا‌ نَحْنُ بِمُعَذَّبِينَ
'Inna Hādhā Lahuwa Al-Fawzu Al-`Ažīmu 037-060 Taasina waa uun liibaanta wayn. إِنَّ هَذَ‌ا‌ لَهُوَ‌ ‌الْفَ‍‍وْ‌زُ‌ ‌الْعَ‍‍ظِ‍‍يمُ
Limithli Hādhā Falya`mali Al-`Āmilūna 037-061 Ee taasoo kale ha faleen kuwa camal fali. لِمِثْلِ هَذَ‌ا‌ فَلْيَعْمَلِ ‌الْعَامِلُونَ
'Adhalika Khayrun Nuzulāan 'Am Shajaratu Az-Zaqqūmi 037-062 Mataasaa marti qaad u fiican (Jannada) mise geedii zaquum (xumeyd). أَ‌ذَلِكَ خَ‍‍يْ‍‍ر‌ٌ‌ نُزُلاً‌ ‌أَمْ شَجَ‍رَةُ ‌ال‍‍زَّ‍‍قُّ‍‍ومِ
'Innā Ja`alnāhā Fitnatan Lilžžālimīna 037-063 Annagaa uga yeelay fitno (imtixaan) daalimiinta. إِنَّ‍‍ا‌ جَعَلْنَاهَا‌ فِتْنَة ً‌ لِل‍‍ظَّ‍‍الِمِينَ
'Innahā Shajaratun Takhruju Fī 'Aşli Al-Jaĥīmi 037-064 Waana geed kasoobaxda gunta jaxiimo. إِنَّ‍‍هَا‌ شَجَ‍رَة‌‍ٌ‌ تَ‍‍خْ‍‍رُجُ فِ‍‍ي ‌أَ‍صْ‍‍لِ ‌الْجَحِيمِ
Ţal`uhā Ka'annahu Ru'ūsu Ash-Shayāţīni 037-065 Midhaheeduna waxaad moodaa madaxyo shaydaan. طَ‍‍لْعُهَا‌ كَأَنَّ‍‍هُ ‌رُ‌ء‍ُ‍‌وسُ ‌ال‍‍شَّيَاطِ‍‍ينِ
Fa'innahum La'ākilūna Minhā Famāli'ūna Minhā Al-Buţūna 037-066 Iyaguna (ehelu naarku) waxbay ka cunaanwaxayne ka buuxiyaan caloosha. فَإِنَّ‍‍هُمْ لَآكِل‍‍ُ‍ونَ مِ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ فَمَالِئ‍‍ُ‍ونَ مِ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ ‌الْبُ‍‍طُ‍‍ونَ
Thumma 'Inna Lahum `Alayhā Lashawbāan Min Ĥamīmin 037-067 Waxayna kalooy mudan dheehid biyo kulayl daran. ثُ‍‍مَّ ‌إِنَّ لَهُمْ عَلَيْهَا‌ لَشَوْبا‌ ً‌ مِ‍‌‍نْ حَمِيمٍ
Thumma 'Inna Marji`ahum La'ilá Al-Jaĥīmi 037-068 Markaas waxay ku noqon jaxiimo. ثُ‍‍مَّ ‌إِنَّ مَرْجِعَهُمْ لَإِلَى‌ ‌الْجَحِيمِ
'Innahum 'Alfaw 'Ābā'ahum Đāllīna 037-069 Waxay heleen aabayaalkood oo baadi ah. إِنَّ‍‍هُمْ ‌أَلْفَوْ‌ا‌ ‌آب‍‍َ‍ا‌ءَهُمْ ضَ‍‍الِّينَ
Fahum `Aláthārihim Yuhra`ūna 037-070 Iyaguna raadkoodii bay ku dag dagi. فَهُمْ عَلَ‍‍ى‌ ‌آثَا‌رِهِمْ يُهْ‍رَعُونَ
Wa Laqad Đalla Qablahum 'Aktharu Al-'Awwalīna 037-071 Waxaa dhab ahaan u dhumay hortood badi kuwii hore. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ ضَ‍‍لَّ قَ‍‍بْ‍‍لَهُمْ ‌أَكْثَرُ‌ ‌الأَ‌وَّلِينَ
Wa Laqad 'Arsalnā Fīhim Mundhirīna 037-072 Waxaana udiraydhexdooda udigayaal. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ ‌أَ‌رْسَلْنَا‌ فِيهِمْ مُ‍‌‍ن‍‍ذِ‌رِينَ
nžur Kayfa Kāna `Āqibatu Al-Mundharīna 037-073 Ee eeg siday noqotay cidhibtii kuwii loo digay. فَا‌ن‍‍ظُ‍‍رْ‌ كَ‍‍يْ‍‍فَ ك‍‍َ‍انَ عَاقِ‍‍بَةُ ‌الْمُ‍‌‍ن‍‍ذَ‌رِينَ
'Illā `Ibāda Allāhi Al-Mukhlaşīna 037-074 Hasa yeeshee addoomadii Eebe ee niyada samaa (cadaab ma arkaan). إِلاَّ‌ عِب‍‍َ‍ا‌دَ‌ ‌اللَّ‍‍هِ ‌الْمُ‍‍خْ‍‍لَ‍‍صِ‍‍ينَ
Wa Laqad Nādānā Nūĥun Falani`ma Al-Mujībūna 037-075 Waxaa dhabahaan noogudhawaaqay (beryey) Nabi nuuxCid wax ajiibana (maqlana) annagaa u fiican. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ نَا‌دَ‌انَا‌ ن‍‍ُ‍وح‌‍ٌ‌ فَلَنِعْمَ ‌الْمُجِيبُونَ
Wa Najjaynāhu Wa 'Ahlahu Mina Al-Karbi Al-`Ažīmi 037-076 Waxaana Ka korinay isaga iyo ehelkiisiiba shidadii waynayd (maanshayntii). وَنَجَّيْن‍‍َ‍اهُ ‌وَ‌أَهْلَ‍‍هُ مِنَ ‌الْكَرْبِ ‌الْعَ‍‍ظِ‍‍يمِ
Wa Ja`alnā Dhurrīyatahu Humu Al-Bāqīna 037-077 Waxaana ka yeelay faraciisii kuwa soo hadhay uun. وَجَعَلْنَا‌ ‌ذُ‌رِّيَّتَ‍‍هُ هُمُ ‌الْبَاقِ‍‍ينَ
Wa Taraknā `Alayhi Fī Al-'Ākhirīna 037-078 Waxaana ugu reebnay kuwo dambeeya (amaan ah). وَتَ‍رَكْنَا‌ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ فِي ‌الآ‍‍خِ‍‍رِينَ
Salāmun `Alá Nūĥin Al-`Ālamīna 037-079 NabadGalyo Nuux korkiisa adduunyada ha udhex ahaato. سَلاَمٌ عَلَى‌ ن‍‍ُ‍وح‌‍ٍ‌ فِي ‌الْعَالَمِينَ
'Innā Kadhālika Naj Al-Muĥsinīna 037-080 Saasaana ku abaal marinaa samafalayaalka. إِنَّ‍‍ا‌ كَذَلِكَ نَ‍‍جْ‍‍زِي ‌الْمُحْسِنِينَ
'Innahu Min `Ibādinā Al-Mu'uminīna 037-081 Wuxuuna ka midyahay addomadannada rumeeyay (xaqa). إِنَّ‍‍هُ مِ‍‌‍نْ عِبَا‌دِنَا‌ ‌الْمُؤْمِنِينَ
Thumma 'Aghraq Al-'Ākharīna 037-082 Markaasaan maanshaynay kuwii kale ثُ‍‍مَّ ‌أَ‍‍غْ‍رَ‍قْ‍‍نَا‌ ‌الآ‍‍خَ‍‍رِينَ
Wa 'Inna Min Shī`atihi La'ibhīma 037-083 Waxaa kamid ah gargaarayaashiisa (Jidkiisaqaaday) Nabi Ibrahim. وَ‌إِنَّ مِ‍‌‍نْ شِيعَتِ‍‍هِ لَإِبْ‍‍‍رَ‌اهِيمَ
'Idh Jā'a Rabbahu Biqalbin Salīmin 037-084 Markuu ula yimid Eebihiis qalbi fayow (xaq rumeeyey). إِ‌ذْ‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌‍رَبَّ‍‍هُ بِ‍‍قَ‍‍لْب‌‍ٍ‌ سَلِيمٍ
'Idh Qāla Li'abīhi Wa Qawmihidhā Ta`budūna 037-085 Markuu ku yidhi Aabihiis iyo qoomkiisii maxaad caabudaysaan. إِ‌ذْ‌ قَ‍‍الَ لِأَب‍‍ِ‍ي‍‍هِ ‌وَ‍قَ‍‍وْمِ‍‍هِ مَا‌ذَ‌ا‌ تَعْبُدُ‌ونَ
'A'ifkāan 'Ālihatan Dūna Allāhi Turīdūna 037-086 Ma been abuurasho yaad ilaahyo Eebe ka soo hadhay u dooranaysaan. أَئِفْكا‌‌ ً‌ ‌آلِهَة‌ ً‌ ‌د‍ُ‍‌ونَ ‌اللَّ‍‍هِ تُ‍‍رِيدُ‌ونَ
Famā Žannukum Birabbi Al-`Ālamīna 037-087 Maxaadse ka maleysaneysaan Eebaha Calaamka. فَمَا‌ ظَ‍‍نُّ‍‍كُمْ بِ‍رَبِّ ‌الْعَالَمِينَ
Fanažara Nažratan An-Nujūmi 037-088 Markaasuu eegay Nabi Ibraahim xiddigaha. فَنَ‍ظَ‍رَ‌ نَ‍‍ظْ‍رَة‌ ً‌ فِي ‌ال‍‍نُّ‍‍جُومِ
Faqāla 'Innī Saqīmun 037-089 Wuxuuna yidhi waan bukaa. فَ‍قَ‍‍الَ ‌إِنِّ‍‍ي سَ‍‍قِ‍‍يمٌ
Fatawallaw `Anhu Mudbirīna 037-090 Markaasay katageen kana jeedsadeen. فَتَوَلَّوْ‌ا‌ عَ‍‌‍نْ‍‍هُ مُ‍‍دْبِ‍‍رِينَ
Fagha 'Ilá 'Ālihatihim Faqāla 'Alā Ta'kulūna 037-091 Markaasuu aaday Ilaahyaalkoodii (sanamyadii) wuxuuna ku yidhi miyeydaan (wax) cunayn. فَ‍رَ‍‌اغَ ‌إِلَ‍‍ى‌ ‌آلِهَتِهِمْ فَ‍‍قَ‍‍الَ ‌أَلاَ‌ تَأْكُلُونَ
Mā Lakum Lā Tanţiqūna 037-092 Maxaad leedihiin oydaan la hadlaynin. مَا‌ لَكُمْ لاَ‌ تَ‍‌‍ن‍‍طِ‍‍قُ‍‍ونَ
Fagha `Alayhim Đarbāan Bil-Yamīni 037-093 Markaasuu foorariyay midigta oo ku garaacay فَ‍رَ‍‌اغَ عَلَيْهِمْ ضَ‍‍رْبا‌ ً‌ بِ‍الْيَمِينِ
Fa'aqbalū 'Ilayhi Yaziffūna 037-094 Wayna soo qaabileeen gaaladii xaggiisa iyagoo dag dagi. (markuu jajabiyay). فَأَ‍قْ‍‍بَلُ‍‍و‌ا‌ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍هِ يَزِفُّونَ
Qāla 'Ata`budūna Mā Tanĥitūna 037-095 Wuxuuna ka yidhi ma waxaad caabudaysaan waxaad qoraysaan (sameyseen). قَ‍‍الَ ‌أَتَعْبُد‍ُ‍‌ونَ مَا‌ تَ‍‌‍نْ‍‍حِتُونَ
Wa Allāhu Khalaqakum Wa Mā Ta`malūna 037-096 Eebaana idin abuuray idinka iyo waxaad camalfalaysaan. وَ‌اللَّ‍‍هُ خَ‍‍لَ‍‍قَ‍‍كُمْ ‌وَمَا‌ تَعْمَلُونَ
Qālū Abnū Lahu Bunyānāan Fa'alqūhu Fī Al-Jaĥīmi 037-097 Waxayna dhaheen u dhisa meel (dab lagushido) kuna tuura Jaxiimo (dabka). قَ‍‍الُو‌ا‌ابْ‍‍نُو‌ا‌ لَ‍‍هُ بُ‍‌‍نْ‍‍يَانا‌‌ ً‌ فَأَلْ‍‍قُ‍‍وهُ فِي ‌الْجَحِيمِ
Fa'adū Bihi Kaydāan Faja`alnāhumu Al-'Asfalīna 037-098 Waxay la dooneen dhagar iyagaana ka yeellay kuwo hooseeya (laga adkaaday). فَأَ‌‍رَ‌ا‌دُ‌و‌ا‌ بِ‍‍هِ كَيْد‌ا‌‌ ً‌ فَجَعَلْنَاهُمُ ‌الأَسْفَلِينَ
Wa Qāla 'Innī Dhāhibun 'Ilá Rabbī Sayahdīni 037-099 Wuxuu yidhi anigu waxaan aadi Eebahay (hijro) wuuna i toosin. وَ‍قَ‍‍الَ ‌إِنِّ‍‍ي ‌ذَ‌اهِب‌‍ٌ‌ ‌إِلَى‌ ‌‍رَبِّي سَيَهْدِينِ
Rabbi Hab Lī Mina Aş-Şāliĥīna 037-100 Eebow wax iga sii kuwa suuban (ilmo). رَبِّ هَ‍‍بْ لِي مِنَ ‌ال‍‍صَّ‍‍الِحِينَ
Fabashsharnāhu Bighulāmin Ĥalīmin 037-101 Waxaana ugu bishaaraynay wiil dabeeco. فَبَشَّرْن‍‍َ‍اهُ بِ‍‍غُ‍‍لاَمٍ حَلِيمٍ
Falammā Balagha Ma`ahu As-Sa`ya Qāla Yā Bunayya 'Innī 'Ará Fī Al-Manāmi 'Annī 'Adhbaĥuka Fānžur Mādhā Tará ۚ Qāla Yā 'Abati Af`al Mā Tu'umaru ۖ Satajidunī 'In Shā'a Allāhu Mina Aş-Şābirīna 037-102 Markuu ku gaadhay agtiisa socod wuxuu ku yidhi Nabi Ibraahim wiilayow waxaan ku arkay hurdada anoo ku gawrici ee eeg waxaad faliwuxuuna yidhi aabow samee waxa lagu faray waxaad heli hadduu Eebe doono inaan kamidnoqdo kuwa samree. فَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ بَلَ‍‍غَ مَعَهُ ‌ال‍‍سَّعْيَ قَ‍‍الَ يَابُنَيَّ ‌إِنِّ‍‍ي ‌أَ‌‍رَ‌ى‌ فِي ‌الْمَن‍‍َ‍امِ ‌أَنِّ‍‍ي ‌أَ‌ذْبَحُكَ فَا‌ن‍‍ظُ‍‍رْ‌ مَا‌ذَ‌ا‌ تَ‍رَ‌ى‌ قَ‍‍الَ ۚ يَ‍‍ا‌ ‌أَبَتِ ‌افْعَلْ مَا‌ تُؤْمَرُ‌ سَتَجِدُنِ‍‍ي ۖ ‌إِ‌نْ ش‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌اللَّ‍‍هُ مِنَ ‌ال‍‍صَّ‍‍ابِ‍‍رِينَ
Falammā 'Aslamā Wa Tallahu Liljabīni 037-103 Markay hogaansameen oos u lagday wajiga. فَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ ‌أَسْلَمَا‌ ‌وَتَلَّ‍‍هُ لِلْجَبِينِ
Wa Nādaynāhu 'An Yā 'Ibhīmu 037-104 Yaan udhawaaqnay Ibraahimow. وَنَا‌دَيْن‍‍َ‍اهُ ‌أَ‌نْ يَ‍‍ا‌ ‌إِبْ‍‍‍رَ‌اهِيمُ
Qad Şaddaqta Ar-Ru'uyā ۚ 'Innā Kadhālika Naj Al-Muĥsinīna 037-105 Dhab ahaan baad ugu rumeysay riyadiisasaana ku abaalmarinaa samafalayaasha. قَ‍‍دصَ‍‍دَّ‍قْ‍‍تَ ‌ال‍‍رُّ‌ؤْيَ‍‍اۚ ‌إِنَّ‍‍ا‌ كَذَلِكَ نَ‍‍جْ‍‍زِي ‌الْمُحْسِنِينَ
'Inna Hādhā Lahuwa Al-Balā'u Al-Mubīnu 037-106 Taasina waa imtixaan muuqda (oo weyn). إِنَّ هَذَ‌ا‌ لَهُوَ‌ ‌الْبَلاَ‌ءُ‌ ‌الْمُبِينُ
Wa Fadaynāhu Bidhibĥin `Ažīmin 037-107 Waxaana ku furanay loog weyn (wan). وَفَدَيْن‍‍َ‍اهُ بِذِبْ‍‍حٍ عَ‍‍ظِ‍‍يمٍ
Wa Taraknā `Alayhi Fī Al-'Ākhirīna 037-108 Waxaana ugaga tagnay (ugureebnay) kuwa dame. وَتَ‍رَكْنَا‌ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ فِي ‌الآ‍‍خِ‍‍رِينَ
Salāmun `Alá 'Ibhīma 037-109 Nabadgalyo (salaan) Nabi Ibraahim korkiisa ha ahaato. سَلاَمٌ عَلَ‍‍ى‌ ‌إِبْ‍‍‍رَ‌اهِيمَ
Kadhālika Naj Al-Muĥsinīna 037-110 Saasaana ku abaal marinaa samofalayaasha. كَذَلِكَ نَ‍‍جْ‍‍زِي ‌الْمُحْسِنِينَ
'Innahu Min `Ibādinā Al-Mu'uminīna 037-111 Wuxuu ka mid ahaa addoomadanada mu'miniinta ah. إِنَّ‍‍هُ مِ‍‌‍نْ عِبَا‌دِنَا‌ ‌الْمُؤْمِنِينَ
Wa Bashsharnāhu Bi'isĥāqa Nabīyāan Mina Aş-Şāliĥīna 037-112 Waxaan ugu bishaaraynay Isxaaq oo Nabi suuban ah. وَبَشَّرْن‍‍َ‍اهُ بِإِسْح‍‍َ‍اقَ نَبِيّا‌ ً‌ مِنَ ‌ال‍‍صَّ‍‍الِحِينَ
Wa Bāraknā `Alayhi Wa `Alá 'Isĥāqa ۚ Wa Min Dhurrīyatihimā Muĥsinun Wa Žālimun Linafsihi Mubīnun 037-113 Waana barakaynay Ibraahim iyo Isxaaqbawaxaana ka mid ah faracooda mid samagala iyo mid naftiisa si cad u dulmiya. وَبَا‌‍رَكْنَا‌ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ ‌وَعَلَ‍‍ى‌ ‌إِسْح‍‍َ‍اقَ ۚ ‌وَمِ‍‌‍نْ ‌ذُ‌رِّيَّتِهِمَا‌ مُحْسِنٌ‌ ‌وَ‍ظَ‍‍الِم ٌ‌ لِنَفْسِ‍‍هِ مُبِينٌ
Wa Laqad Manannā `Alá Mūsá Wa Hārūna 037-114 Dhab ahaan yaan ugu mannaysanay (ugunicmeeynay) Nabi Muuse iyo NabiHaruun (Nabinimo). وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ مَنَ‍‍نَّ‍‍ا‌ عَلَى‌ مُوسَى‌ ‌وَهَا‌رُ‌ونَ
Wa Najjaynāhumā Wa Qawmahumā Mina Al-Karbi Al-`Ažīmi 037-115 Waana ka korinay iyaga iyo Qoomkooda dhibaatadii waynayd. وَنَجَّيْنَاهُمَا‌ ‌وَ‍قَ‍‍وْمَهُمَا‌ مِنَ ‌الْكَرْبِ ‌الْعَ‍‍ظِ‍‍يمِ
Wa Naşarnāhum Fakānū Humu Al-Ghālibīna 037-116 Waana u gargaaraywaxayna noqdeen kuwo adkaaday (sareeyey). وَنَ‍صَ‍‍رْنَاهُمْ فَكَانُو‌ا‌ هُمُ ‌الْ‍‍غَ‍‍الِبِينَ
Wa 'Ātaynāhumā Al-Kitāba Al-Mustabīna 037-117 waxaana siinay Kitaabkii caddaa. وَ‌آتَيْنَاهُمَا‌ ‌الْكِت‍‍َ‍ابَ ‌الْمُسْتَبِينَ
Wa Hadaynāhumā Aş-Şirāţa Al-Mustaqīma 037-118 Waxaana ku hanuuninay Jidka toosan. وَهَدَيْنَاهُمَا‌ ‌ال‍‍صِّ‍رَ‍‌اطَ ‌الْمُسْتَ‍‍قِ‍‍يمَ
Wa Taraknā `Alayhimā Fī Al-'Ākhirīna 037-119 Waxaana ugu dhaafnay dadka dambe(amaan ah). وَتَ‍رَكْنَا‌ عَلَيْهِمَا‌ فِي ‌الآ‍‍خِ‍‍رِينَ
Salāmun `Alá Mūsá Wa Hārūna 037-120 Nabadgalyo ha ahaato Nabi Muuse iyo Nabi Haaruun korkooda. سَلاَمٌ عَلَى‌ مُوسَى‌ ‌وَهَا‌رُ‌ونَ
'Innā Kadhālika Naj Al-Muĥsinīna 037-121 Saasaan ku abaalmarinaa kuwa wanaagga fala إِنَّ‍‍ا‌ كَذَلِكَ نَ‍‍جْ‍‍زِي ‌الْمُحْسِنِينَ
'Innahumā Min `Ibādinā Al-Mu'uminīna 037-122 Waxayna ka midyihiin addoomadanada mu'miniinta ah. إِنَّ‍‍هُمَا‌ مِ‍‌‍نْ عِبَا‌دِنَا‌ ‌الْمُؤْمِنِينَ
Wa 'Inna 'Ilyāsa Lamina Al-Mursalīna 037-123 Ilyaasna Wuxuu ka mid ahaa Rasuullada. وَ‌إِنَّ ‌إِلْي‍‍َ‍اسَ لَمِنَ ‌الْمُرْسَلِينَ
'Idh Qāla Liqawmihi~ 'Alā Tattaqūna 037-124 Markuu ku yidhi qoomkiisii miyeydaan dhawsaneyn (Eebe kayaabayn). إِ‌ذْ‌ قَ‍‍الَ لِ‍‍قَ‍‍وْمِهِ~‍ِ ‌أَلاَ‌ تَتَّ‍‍قُ‍‍ونَ
'Atad`ūna Ba`lāan Wa Tadharūna 'Aĥsana Al-Khāliqīna 037-125 Mawaxaad baryeysaan Bacli (Sanam) ood ka tagaysaan Eebaha abuurka wanaajiya. أَتَ‍‍دْع‍‍ُ‍ونَ بَعْلا‌ ً‌ ‌وَتَذَ‌ر‍ُ‍‌ونَ ‌أَحْسَنَ ‌الْ‍‍خَ‍‍الِ‍‍قِ‍‍ينَ
Al-Laha Rabbakum Wa Rabba 'Ābā'ikumu Al-'Awwalīna 037-126 Ee ah Eebihiina iyo Eebaha aabayaalkiinii hore. اللَّهَ ‌‍رَبَّكُمْ ‌وَ‌‍رَبَّ ‌آب‍‍َ‍ائِكُمُ ‌الأَ‌وَّلِينَ
Fakadhdhabūhu Fa'innahum Lamuĥđarūna 037-127 Markaasay beeniyeenwaxaana loo soo kulmin (Cadaab). فَكَذَّب‍‍ُ‍وهُ فَإِنَّ‍‍هُمْ لَمُحْ‍‍ضَ‍‍رُ‌ونَ
'Illā `Ibāda Allāhi Al-Mukhlaşīna 037-128 Laakiin adoomada Eebe ee niyada san (waxay lakulmi khayr). إِلاَّ‌ عِب‍‍َ‍ا‌دَ‌ ‌اللَّ‍‍هِ ‌الْمُ‍‍خْ‍‍لَ‍‍صِ‍‍ينَ
Wa Taraknā `Alayhi Fī Al-'Ākhirīna 037-129 Waxaana ugu reebnay dadka danbe (amaan ah). وَتَ‍رَكْنَا‌ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ فِي ‌الآ‍‍خِ‍‍رِينَ
Salāmun `Alá 'Il Yā -Sīn 037-130 Nabadgalyo ha ahaato Ilyaas korkiisa. سَلاَمٌ عَلَ‍‍ى‌ ‌إِلْ يَا-سِين
'Innā Kadhālika Naj Al-Muĥsinīna 037-131 Saasaana ku abaalmarinaa kuwa sama fala. إِنَّ‍‍ا‌ كَذَلِكَ نَ‍‍جْ‍‍زِي ‌الْمُحْسِنِينَ
'Innahu Min `Ibādinā Al-Mu'uminīna 037-132 Wuxuuna ka midyahay adoomadanada mu'miniinta ah. إِنَّ‍‍هُ مِ‍‌‍نْ عِبَا‌دِنَا‌ ‌الْمُؤْمِنِينَ
Wa 'Inna Lūţāan Lamina Al-Mursalīna 037-133 Nabi luudhna wuxuu ka mid ahaa rasuulada (la diray). وَ‌إِنَّ لُوط‍‍ا‌ ً‌ لَمِنَ ‌الْمُرْسَلِينَ
'Idh Najjaynāhu Wa 'Ahlahu~ 'Ajma`īna 037-134 Xus markaan korinay isaga iyo ehelkiisaba dhamaan. إِ‌ذْ‌ نَجَّيْن‍‍َ‍اهُ ‌وَ‌أَهْلَهُ~ُ ‌أَجْ‍‍مَعِينَ
'Illā `Ajūzāan Al-Ghābirīna 037-135 marka laga reebo Cajuuso (haweeneydiisii) oo ku hadhay halaaga. إِلاَّ‌ عَجُو‌ز‌ا‌‌ ً‌ فِي ‌الْ‍‍غَ‍‍ابِ‍‍رِينَ
Thumma Dammarnā Al-'Ākharīna 037-136 Ka dibna waxaan halaagnay intii kale. ثُ‍‍مَّ ‌دَمَّ‍‍رْنَا‌ ‌الآ‍‍خَ‍‍رِينَ
Wa 'Innakum Latamurrūna `Alayhim Muşbiĥīna 037-137 Idinkuna (reer makaad) waxaad martaan dhulkoodii waabariga. وَ‌إِنَّ‍‍كُمْ لَتَمُرّ‍ُ‍‌ونَ عَلَيْهِمْ مُ‍‍صْ‍‍بِحِينَ
Wa Bil-Layli ۗ 'Afalā Ta`qilūna 037-138 Iyo Habeenkaba ee miyeydaan wax kasaynin. وَبِاللَّ‍‍يْ‍‍لِ ۗ ‌أَفَلاَ‌ تَعْ‍‍قِ‍‍لُونَ
Wa 'Inna Yūnis Lamina Al-Mursalīna 037-139 Nabi Yuunusna wuxuu ka mid ahaa Rasuulladii (ladiray). وَ‌إِنَّ يُونِس لَمِنَ ‌الْمُرْسَلِينَ
'Idh 'Abaqa 'Ilá Al-Fulki Al-Mashĥūni 037-140 Xus markuu kudhuuntay (kucaray) Doontii buuxday. إِ‌ذْ‌ ‌أَبَ‍‍قَ ‌إِلَى‌ ‌الْفُلْكِ ‌الْمَشْحُونِ
Fasāhama Fakāna Mina Al-Mudĥađīna 037-141 Oo uu qoriritay nodayna mid laga reeyey. (Baddana lagu tuuray). فَسَاهَمَ فَك‍‍َ‍انَ مِنَ ‌الْمُ‍‍دْحَ‍‍ضِ‍‍ينَ
Fāltaqamahu Al-Ĥūtu Wa Huwa Mulīmun 037-142 Kalluunna liqay isagoo ladagaalay. فَالْتَ‍‍قَ‍‍مَهُ ‌الْح‍‍ُ‍وتُ ‌وَهُوَ‌ مُلِيمٌ
Falawlā 'Annahu Kāna Mina Al-Musabbiĥīna 037-143 Hadduusan noqonin kuwa Eebe u tasbiixsada (xusa). فَلَوْلاَ‌ ‌أَنَّ‍‍هُ ك‍‍َ‍انَ مِنَ ‌الْمُسَبِّحِينَ
Lalabitha Fī Baţnihi~ 'Ilá Yawmi Yub`athūna 037-144 Wuxuu kanagaan lahaa calooshiisa tan iyo maalinta lasoo bixin dadka. لَلَبِثَ فِي بَ‍‍طْ‍‍نِهِ ‌إِلَى‌ يَ‍‍وْمِ يُ‍‍بْ‍‍عَثُونَ
Fanabadhnāhu Bil-`Arā'i Wa Huwa Saqīmun 037-145 Waxaana kutuuray banaan cidla ah isagoo buka. فَنَبَذْن‍‍َ‍اهُ بِ‍الْعَر‍َ‍‌ا‌ءِ‌ ‌وَهُوَ‌ سَ‍‍قِ‍‍يمٌ
Wa 'Anbatnā `Alayhi Shajaratan Min Yaqţīnin 037-146 Waxaana ka soo bixinay korkiisa Geedka yaqdhiinka ah (hadhayn darteed). وَ‌أَ‌نْ‍‍بَتْنَا‌ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ شَجَ‍رَة ً‌ مِ‍‌‍نْ يَ‍‍قْ‍‍‍‍طِ‍‍ينٍ
Wa 'Arsalnāhu 'Ilá Miā'ati 'Alfin 'Aw Yazīdūna 037-147 Waxaana u diray Boqolkun oo dad ah ama ka badan. وَ‌أَ‌رْسَلْن‍‍َ‍اهُ ‌إِلَى‌ مِائَةِ ‌أَلْفٍ ‌أَ‌وْ‌ يَزِيدُ‌ونَ
Fa'āmanū Famatta`nāhum 'Ilá Ĥīnin 037-148 Wayna rumeeyeenwaxaana uraaxaynay (sugnay) tan iyo mudo. فَآمَنُو‌ا‌ فَمَتَّعْنَاهُمْ ‌إِلَى‌ حِينٍ
Fāstaftihim 'Alirabbika Al-Banātu Wa Lahumu Al-Banūna 037-149 Waydii gaaladain Eebahaa gabdho yeeshay iyaguna Wiilal. فَاسْتَفْتِهِمْ ‌أَلِ‍رَبِّكَ ‌الْبَن‍‍َ‍اتُ ‌وَلَهُمُ ‌الْبَنُونَ
'Am Khalaq Al-Malā'ikata 'Ināthāan Wa Hum Shāhidūna 037-150 Mise waxaan abuuray malaa'igta oo dhadig iyaguna ay Joogeen. أَمْ خَ‍‍لَ‍‍قْ‍‍نَا‌ ‌الْمَلاَئِكَةَ ‌إِنَاثا‌ ً‌ ‌وَهُمْ شَاهِدُ‌ونَ
'Alā 'Innahum Min 'Ifkihim Layaqūlūna 037-151 Taasi waa been abuurshadoodii ay dhahayeen. أَلاَ‌ ‌إِنَّ‍‍هُمْ مِ‍‌‍نْ ‌إِفْكِهِمْ لَيَ‍‍قُ‍‍ولُونَ
Walada Allāhu Wa 'Innahum Lakādhibūna 037-152 Eeba waa dhalay waana beenaalayaal. وَلَدَ‌ ‌اللَّ‍‍هُ ‌وَ‌إِنَّ‍‍هُمْ لَكَا‌ذِبُونَ
'Āşţafá Al-Banāti `Alá Al-Banīna 037-153 Ma wuxuu ka doortay gabdho wilasha. أ‍َ‍‌اصْ‍‍طَ‍‍فَى‌ ‌الْبَن‍‍َ‍اتِ عَلَى‌ ‌الْبَنِينَ
Mā Lakum Kayfa Taĥkumūna 037-154 Maxaa idiinku wacan ood sidaas u xukumaysaan. مَا‌ لَكُمْ كَ‍‍يْ‍‍فَ تَحْكُمُونَ
'Afalā Tadhakkarūn 037-155 Miyeeydaan wax xusuusaneyn. أَفَلاَ‌ تَذَكَّرُ‌ون
'Am Lakum Sulţānun Mubīnun 037-156 Mise waxaa idiin sugnaatay xujo cad. أَمْ لَكُمْ سُلْ‍‍طَ‍‍انٌ‌ مُبِينٌ
Fa'tū Bikitābikum 'In Kuntum Şādiqīna 037-157 Keena Kitaabkiina (cadayn) hadaad runlayaaltihiin. فَأْتُو‌ا‌ بِكِتَابِكُمْ ‌إِ‌نْ كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ صَ‍‍ا‌دِقِ‍‍ينَ
Wa Ja`alū Baynahu Wa Bayna Al-Jinnati Nasabāan ۚ Wa Laqad `Alimati Al-Jinnatu 'Innahum Lamuĥđarūna 037-158 Waxay yeeleen gaaladu Eebe iyo Jinniga dhexdooda (qaraabo) nasabJinniguna dhabahaanbuu u ogyahay in gaalada lakeeni (qiyaamada). وَجَعَلُو‌ا‌ بَيْنَ‍‍هُ ‌وَبَ‍‍يْ‍‍نَ ‌الْجِ‍‍نَّ‍‍ةِ نَسَبا‌ ًۚ ‌وَلَ‍‍قَ‍‍دْ‌ عَلِمَتِ ‌الْجِ‍‍نَّ‍‍ةُ ‌إِنَّ‍‍هُمْ لَمُحْ‍‍ضَ‍‍رُ‌ونَ
Subĥāna Allāhi `Ammā Yaşifūna 037-159 Eebaa kanasahan (kadheer) waxay ku tilmaamayaan. سُ‍‍بْ‍‍ح‍‍َ‍انَ ‌اللَّ‍‍هِ عَ‍‍مَّ‍‍ا‌ يَ‍‍صِ‍‍فُونَ
'Illā `Ibāda Allāhi Al-Mukhlaşīna 037-160 Laakin adoomada Eebe ee niyada suubiyey (Waa ka fogyihiin xumaan). إِلاَّ‌ عِب‍‍َ‍ا‌دَ‌ ‌اللَّ‍‍هِ ‌الْمُ‍‍خْ‍‍لَ‍‍صِ‍‍ينَ
Fa'innakum Wa Mā Ta`budūna 037-161 Idinka iyo waxaad caabudaysaan (gaalooy). فَإِنَّ‍‍كُمْ ‌وَمَا‌ تَعْبُدُ‌ونَ
Mā 'Antum `Alayhi Bifātinīna 037-162 Waxaa ka fidmaysaan (dhumisaan) Eebe. مَ‍‍ا‌ ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ بِفَاتِنِينَ
'Illā Man Huwa Şālī Al-Jaĥīmi 037-163 Marka laga reebo kuwagali jaxiimo. إِلاَّ‌ مَ‍‌‍نْ هُوَ‌ صَ‍‍الِي ‌الْجَحِيمِ
Wa Mā Minnā 'Illā Lahu Maqāmun Ma`lūmun 037-164 Ruuxkastoo nagamid ah (malaa'igta) wuxuuleeyahay meel lagu yaqaan. وَمَا‌ مِ‍‍نَّ‍‍ا‌ ‌إِلاَّ‌ لَ‍‍هُ مَ‍‍قَ‍‍امٌ‌ مَعْلُومٌ
Wa 'Innā Lanaĥnu Aş-Şāffūna 037-165 Waana safannahay (cibaado darteed). وَ‌إِنَّ‍‍ا‌ لَنَحْنُ ‌ال‍‍صَّ‍‍افُّونَ
Wa 'Innā Lanaĥnu Al-Musabbiĥūna 037-166 Waana tasbiixsanaa (qadarinEebe). وَ‌إِنَّ‍‍ا‌ لَنَحْنُ ‌الْمُسَبِّحُونَ
Wa 'In Kānū Layaqūlūna 037-167 Waxayna ahaayeen gaaladu kuwii dhaha. وَ‌إِ‌نْ كَانُو‌ا‌ لَيَ‍‍قُ‍‍ولُونَ
Law 'Anna `Indanā Dhikan Mina Al-'Awwalīna 037-168 Hadduu yahay agtanada xuskii (warkii) kuwii hore (Kitaab). لَوْ‌ ‌أَنَّ عِ‍‌‍نْ‍‍دَنَا‌ ‌ذِكْر‌ا‌ ً‌ مِنَ ‌الأَ‌وَّلِينَ
Lakunnā `Ibāda Allāhi Al-Mukhlaşīna 037-169 Waxaan noqonlahayn addoomaha Eebe ee suuban. لَكُ‍‍نَّ‍‍ا‌ عِب‍‍َ‍ا‌دَ‌ ‌اللَّ‍‍هِ ‌الْمُ‍‍خْ‍‍لَ‍‍صِ‍‍ينَ
Fakafarū Bihi ۖ Fasawfa Ya`lamūna 037-170 Wayse ka gaaloobeen Kitaabkii (quraanka) wayna ogaandoonaan (waxa ku dhaca). فَكَفَرُ‌و‌ا‌ بِ‍‍هِ ۖ فَسَ‍‍وْفَ يَعْلَمُونَ
Wa Laqad Sabaqat Kalimatunā Li`ibādinā Al-Mursalīn 037-171 Dhab ahaanbuu ugu hormaray yaboohannagii adoomahan nagii aan diray (Rasuuladii). وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ سَبَ‍‍قَ‍‍تْ كَلِمَتُنَا‌ لِعِبَا‌دِنَا‌ ‌الْمُرْسَلِين
'Innahum Lahumu Al-Manşūrūna 037-172 In iyaga uun loo gargaari. إِنَّ‍‍هُمْ لَهُمُ ‌الْمَ‍‌‍ن‍‍صُ‍‍و‌رُ‌ونَ
Wa 'Inna Jundanā Lahumu Al-Ghālibūna 037-173 Iyo in junuudanada (xaqa raacay) ay adkaan (Guuleysan) وَ‌إِنَّ جُ‍‌‍ن‍‍دَنَا‌ لَهُمُ ‌الْ‍‍غَ‍‍الِبُونَ
Fatawalla `Anhum Ĥattá Ĥīnin 037-174 Ee kajeedso xagooda tan iyo muddo. فَتَوَلَّ عَ‍‌‍نْ‍‍هُمْ حَتَّى‌ حِينٍ
Wa 'Abşirhum Fasawfa Yubşirūna 037-175 Fiirina iyaguna wayfiirin doonaane (waxa kudhaca). وَ‌أَبْ‍‍‍‍صِ‍‍رْهُمْ فَسَ‍‍وْفَ يُ‍‍بْ‍‍‍‍صِ‍‍رُ‌ونَ
'Afabi`adhābinā Yasta`jilūna 037-176 Macadaabkanagay (Gaaladu) dadajisan. أَفَبِعَذَ‌ابِنَا‌ يَسْتَعْجِلُونَ
Fa'idhā Nazala Bisāĥatihim Fasā'a Şabāĥu Al-Mundharīna 037-177 Markuu ku dago cadaabku ardaagooda waxaa xumaan subaxa kuwa loodigay. فَإِ‌ذَ‌ا‌ نَزَلَ بِسَاحَتِهِمْ فَس‍‍َ‍ا‌ءَ‌ صَ‍‍ب‍‍َ‍احُ ‌الْمُ‍‌‍ن‍‍ذَ‌رِينَ
Wa Tawalla `Anhum Ĥattá Ĥīnin 037-178 Ee kajeedso xagooda tan iyo muddo. وَتَوَلَّ عَ‍‌‍نْ‍‍هُمْ حَتَّى‌ حِينٍ
Wa 'Abşir Fasawfa Yubşirūna 037-179 Fiirina iyaguna wayfiirindoonaane (waxa kudhaca). وَ‌أَبْ‍‍‍‍صِ‍‍رْ‌ فَسَ‍‍وْفَ يُ‍‍بْ‍‍‍‍صِ‍‍رُ‌ونَ
Subĥāna Rabbika Rabbi Al-`Izzati `Ammā Yaşifūna 037-180 Waxaana kanasahan Eebahaaga sharafta leh waxay kutilmaarnaan gaaladu (oo xun). سُ‍‍بْ‍‍ح‍‍َ‍انَ ‌‍رَبِّكَ ‌‍رَبِّ ‌الْعِزَّةِ عَ‍‍مَّ‍‍ا‌ يَ‍‍صِ‍‍فُونَ
Wa Salāmun `Alá Al-Mursalīna 037-181 Nabadgalyana ha ahaato Rasuuladii korkooda. وَسَلاَمٌ عَلَى‌ ‌الْمُرْسَلِينَ
Wa Al-Ĥamdu Lillāh Rabbi Al-`Ālamīna 037-182 Mahadna waxaa iskaleh Eebaha (Barbaariyaha) Caalamka ah. وَ‌الْحَمْدُ‌ لِلَّهِ ‌‍رَبِّ ‌الْعَالَمِينَ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah