Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

36) Sūrat Yā -Sīn

Printed format

36) سُورَة يَا-سِين

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Yā -Sīn 036-001 (Waxay ku tusin mucjisada Quraanka). يَا-سِين
Wa Al-Qur'āni Al-Ĥakīmi 036-002 Quraanka xigmada leh yaan ku dhaartaye. وَ‌الْ‍‍قُ‍‍رْ‌آنِ ‌الْحَكِيمِ
'Innaka Lamina Al-Mursalīna 036-003 Nabiyoow waxaad ka mid tahay kuwa la diray (Rasuulada). إِنَّ‍‍كَ لَمِنَ ‌الْمُرْسَلِينَ
`Alá Şirāţin Mustaqīmin 036-004 Jid toosanna waad ku sugan tahay. عَلَى‌ صِ‍رَ‍‌اطٍ‌ مُسْتَ‍‍قِ‍‍يمٍ
Tanzīla Al-`Azīzi Ar-Raĥīmi 036-005 Quraankuna waa soo dajinta Eebaha adkaada ee naxariista تَ‍‌‍ن‍‍ز‍ِ‍ي‍‍لَ ‌الْعَز‍ِ‍ي‍‍زِ‌ ‌ال‍رَّحِيمِ
Litundhira Qawmāan Mā 'Undhira 'Ābā'uuhum Fahum Ghāfilūna 036-006 inaad ugu digto qoom aan loo digin Aabayaalkood oo halmaansan. لِتُ‍‌‍ن‍‍ذِ‌ر‍َ‍‌ قَ‍‍وْما‌ ً‌ مَ‍‍ا‌ ‌أُ‌ن‍‍ذِ‌ر‍َ‍‌ ‌آب‍‍َ‍ا‌ؤُهُمْ فَهُمْ غَ‍‍افِلُونَ
Laqad Ĥaqqa Al-Qawlu `Alá 'Aktharihim Fahum Lā Yu'uminūna 036-007 Dhab ahaanna waxaa ugu waajibay badankoodo (ciqaab) mana rumeeyaan xaqa. لَ‍قَ‍‍دْ‌ حَ‍‍قَّ ‌الْ‍‍قَ‍‍وْلُ عَلَ‍‍ى‌ ‌أَكْثَ‍‍رِهِمْ فَهُمْ لاَ‌ يُؤْمِنُونَ
'Innā Ja`alnā Fī 'A`nāqihim 'Aghlālāan Fahiya 'Ilá Al-'Adhqāni Fahum Muqmaĥūna 036-008 Annagaa yeelay cunahooda Bir waxayna qaban tan iyo gadhka Madaxayna kor u taagi (dhibaato darteed). إِنَّ‍‍ا‌ جَعَلْنَا‌ فِ‍‍ي ‌أَعْنَاقِ‍‍هِمْ ‌أَ‍‍غْ‍‍لاَلا‌‌ ً‌ فَهِيَ ‌إِلَى‌ ‌الأَ‌ذْ‍قَ‍‍انِ فَهُمْ مُ‍‍قْ‍‍مَحُونَ
Wa Ja`alnā Min Bayni 'Aydīhim Saddāan Wa Min Khalfihim Saddāan Fa'aghshaynāhum Fahum Lā Yubşirūna 036-009 Waxaana yeelay hortooda jidaar gadaashoodana jidaar waana indha tiray waxna ma arkaan. وَجَعَلْنَا‌ مِ‍‌‍نْ بَ‍‍يْ‍‍نِ ‌أَيْدِيهِمْ سَدّ‌ا‌ ً‌ ‌وَمِ‍‌‍نْ خَ‍‍لْفِهِمْ سَدّ‌ا‌‌ ً‌ فَأَ‍‍غْ‍‍شَيْنَاهُمْ فَهُمْ لاَ‌ يُ‍‍بْ‍‍‍‍صِ‍‍رُ‌ونَ
Wa Sawā'un `Alayhim 'A'andhartahum 'Am Lam Tundhirhum Lā Yu'uminūna 036-010 waxaa isku mid ah hadaad u digto iyo hadaadan udigin (marna) ma rumeeyaan. وَسَو‍َ‍‌ا‌ءٌ‌ عَلَيْهِمْ ‌أَ‌أَ‌ن‍‍ذَ‌رْتَهُمْ ‌أَمْ لَمْ تُ‍‌‍ن‍‍ذِ‌ر‍ْ‍هُمْ لاَ‌ يُؤْمِنُونَ
'Innamā Tundhiru Mani Attaba`a Adh-Dhikra Wa Khashiya Ar-Raĥmana Bil-Ghaybi ۖ Fabashshirhu Bimaghfiratin Wa 'Ajrin Karīmin 036-011 Waxaad un u digi (ooy anfici digidu) Ruxii raaca Quraanka oo Eebe ka yaaba isagoon arkaynuguna bishaaree dambi dhaaf iyo ajiir wanaagsan. إِنَّ‍‍مَا‌ تُ‍‌‍ن‍‍ذِ‌ر‍ُ‍‌ مَنِ ‌اتَّبَعَ ‌ال‍‍ذِّكْ‍رَ‌ ‌وَ‍خَ‍‍شِيَ ‌ال‍رَّحْمَنَ بِ‍الْ‍‍غَ‍‍يْ‍‍بِ ۖ فَبَشِّ‍‍رْهُ بِمَ‍‍غْ‍‍فِ‍رَةٍ‌ ‌وَ‌أَجْ‍‍ر‌‌ٍ‌ كَ‍‍رِيمٍ
'Innā Naĥnu Nuĥyi Al-Mawtá Wa Naktubu Mā Qaddamū Wa 'Āthārahum ۚ Wa Kulla Shay'in 'Ĥşaynāhu Fī 'Imāmin Mubīnin 036-012 Annaagaa nooleyna wixii dhintaywaana qornaa waxay hor marsadeen iyo raaadkoodiibawax walbana waxaan ku koobnay Kitaab muuqda. إِنَّ‍‍ا‌ نَحْنُ نُحْيِ ‌الْمَوْتَى‌ ‌وَنَكْتُبُ مَا‌ قَ‍‍دَّمُو‌ا‌ ‌وَ‌آثَا‌‍رَهُمْ ۚ ‌وَكُلَّ شَ‍‍يْءٍ‌ ‌أحْ‍‍صَ‍‍يْن‍‍َ‍اهُ فِ‍‍ي ‌إِم‍‍َ‍امٍ‌ مُبِينٍ
Wa Ađrib Lahum Mathalāan 'Aşĥāba Al-Qaryati 'Idh Jā'ahā Al-Mursalūna 036-013 Uga yeel tusaale asaxaabtii magaaladii markay uyimaadeen Rasuulladii (loo soo diray). وَ‌اضْ‍‍رِبْ لَهُمْ مَثَلاً‌ ‌أَ‍صْ‍‍ح‍‍َ‍ابَ ‌الْ‍‍قَ‍‍رْيَةِ ‌إِ‌ذْ‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَهَا‌ ‌الْمُرْسَلُونَ
'Idh 'Arsalnā 'Ilayhimu Athnayni Fakadhdhabūhumā Fa`azzaznā Bithālithin Faqālū 'Innā 'Ilaykum Mursalūna 036-014 Markaan u diray xagooda laboooy beeniyeenmarkaas aan ku xoojinay mid saddexaadoy dhaheen idinkaa naloo kiin soo diray. إِ‌ذْ‌ ‌أَ‌رْسَلْنَ‍‍ا‌ ‌إِلَيْهِمُ ‌اثْنَ‍‍يْ‍‍نِ فَكَذَّبُوهُمَا‌ فَعَزَّ‌زْنَا‌ بِثَالِث‌‍ٍ‌ فَ‍‍قَ‍‍الُ‍‍و‌ا‌ ‌إِنَّ‍‍ا‌ ‌إِلَيْكُمْ مُرْسَلُونَ
Qālū Mā 'Antum 'Illā Basharun Mithlunā Wa Mā 'Anzala Ar-Raĥmānu Min Shay'in 'In 'Antum 'Illā Takdhibūna 036-015 Waxayna dhaheen (gaaladii) idinku ma tihidiin waxaan bashar (dad) nala mid ah ahaynEebaha Raxamaan ahna waxba ma soo dajininidinkuna waxaan been ahayn masheegaysaan. قَ‍‍الُو‌ا‌ مَ‍‍ا‌ ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ ‌إِلاَّ‌ بَشَر‌ٌ‌ مِثْلُنَا‌ ‌وَمَ‍‍ا‌ ‌أَ‌ن‍‍زَلَ ‌ال‍رَّحْمَنُ مِ‍‌‍نْ شَ‍‍يْء‌‌ٍ‌ ‌إِ‌نْ ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ ‌إِلاَّ‌ تَكْذِبُونَ
Qālū Rabbunā Ya`lamu 'Innā 'Ilaykum Lamursalūna 036-016 waxay dhaheen (Rasuuladii) Eebahannaa og in naloo kiin soodiray. قَ‍‍الُو‌ا‌ ‌‍رَبُّنَا‌ يَعْلَمُ ‌إِنَّ‍‍ا‌ ‌إِلَيْكُمْ لَمُرْسَلُونَ
Wa Mā `Alaynā 'Illā Al-Balāghu Al-Mubīnu 036-017 Korkannagana ma aha waxaan gaadhsiin cad ahayn. وَمَا‌ عَلَيْنَ‍‍ا‌ ‌إِلاَّ‌ ‌الْبَلاَ‍‍غُ ‌الْمُبِينُ
Qālū 'Innā Taţayyarnā Bikum ۖ La'in Lam Tantahū Lanarjumannakum Wa Layamassannakum Minnā `Adhābun 'Alīmun 036-018 Waxay dhaheen (gaaladii) waan idin baasaysannayhaddaydaan joogin waan idin dhagaxyeynaynaawaxaana xagganaga idinka taahan cadaab daran. قَ‍‍الُ‍‍و‌ا‌ ‌إِنَّ‍‍ا‌ تَ‍‍طَ‍‍يَّرْنَا‌ بِكُمْ ۖ لَئِ‍‌‍نْ لَمْ تَ‍‌‍ن‍‍تَهُو‌ا‌ لَنَرْجُمَ‍‍نَّ‍‍كُمْ ‌وَلَيَمَسَّ‍‍نَّ‍‍كُمْ مِ‍‍نَّ‍‍ا‌ عَذ‍َ‍‌ابٌ ‌أَلِيمٌ
Qālū Ţā'irukum Ma`akum ۚ 'A'in Dhukkirtum ۚ Bal 'Antum Qawmun Musrifūna 036-019 Waxay dhaheen Rasuulladii baaskiinu wuu idinla joogihaddii laydin waaniyo (Miyubaasku idinlajiri) waxaadse tihiin qoon xadgudbay قَ‍‍الُو‌اطَ‍‍ائِرُكُمْ مَعَكُمْ ۚ ‌أَئِ‍‌‍نْ ‌ذُكِّ‍‍رْتُمْ ۚ بَلْ ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ قَ‍‍وْمٌ‌ مُسْ‍‍رِفُونَ
Wa Jā'a Min 'Aqşá Al-Madīnati Rajulun Yas`á Qāla Yā Qawmi Attabi`ū Al-Mursalīna 036-020 Waxaa ka yimid Magaalada dhankeeda fog nin dagdagi (ordi) wuxuuna ku yidhi qoomkayow raaca rasuullada. وَج‍‍َ‍ا‌ءَ‌ مِ‍‌‍نْ ‌أَ‍قْ‍‍‍‍صَ‍‍ى‌ ‌الْمَدِينَةِ ‌‍رَجُلٌ‌ يَسْعَى‌ قَ‍‍الَ يَاقَ‍‍وْمِ ‌اتَّبِعُو‌ا‌الْمُرْسَلِينَ
Attabi`ū Man Lā Yas'alukum 'Ajan Wa Hum Muhtadūna 036-021 Raaca cid aan idin warsanayn ujuurooo hanuunsan. اتَّبِعُو‌ا‌ مَ‍‌‍نْ لاَ‌ يَسْأَلُكُمْ ‌أَجْ‍‍ر‌ا‌ ً‌ ‌وَهُمْ مُهْتَدُ‌ونَ
Wa Mā Liya Lā 'A`budu Al-Ladhī Faţaranī Wa 'Ilayhi Turja`ūna 036-022 Maxaana u caabudaynin Eebihii i abuuray xagiisana laydiin celin. وَمَا‌ لِيَ لاَ‌ ‌أَعْبُدُ‌ ‌الَّذِي فَ‍‍طَ‍رَنِي ‌وَ‌إِلَ‍‍يْ‍‍هِ تُرْجَعُونَ
'A'attakhidhu Min Dūnihi~ 'Ālihatan 'In Yuridni Ar-Raĥmānu Biđurrin Lā Tughni `Annī Shafā`atuhum Shay'āan Wa Lā Yunqidhūni 036-023 Miyaan ka yeelan wax ka soo hadhay ilaahyo hadduu Eebaha Raxmaan ah dhib ila doono ayan wax iitareyn shafeecadoodu waxbaayana i korinayn. أَ‌أَتَّ‍‍خِ‍‍ذُ‌ مِ‍‌‍نْ ‌دُ‌ونِهِ ‌آلِهَة‌ ً‌ ‌إِ‌نْ يُ‍‍رِ‌دْنِ ‌ال‍رَّحْمَنُ بِ‍‍ضُ‍‍رّ‌ٍ‌ لاَ‌ تُ‍‍غْ‍‍نِ عَ‍‍نِّ‍‍ي شَفَاعَتُهُمْ شَ‍‍يْ‍‍ئا‌ ً‌ ‌وَلاَ‌ يُ‍‌‍ن‍‍قِ‍‍ذُ‌ونِ
'Innī 'Idhāan Lafī Đalālin Mubīnin 036-024 Markaas waxaan ku sugnaan baadi muuqata (cad). إِنِّ‍‍ي ‌إِ‌ذ‌ا‌ ً‌ لَفِي ضَ‍‍لاَلٍ‌ مُبِينٍ
'Innī 'Āmantu Birabbikum Fāsma`ūni 036-025 Anigu waxaan rumeyay Eebehiin ee maqla. إِنِّ‍‍ي ‌آمَ‍‌‍نْ‍‍تُ بِ‍رَبِّكُمْ فَاسْمَعُونِ
Qīla Adkhuli Al-Jannata ۖ Qāla Yā Layta Qawmī Ya`lamūna 036-026 Waxaa lagu yidhi gal jannada wuxuuna yidhi shallaytadaydee qoomkaygii muu ogaado. قِ‍‍ي‍‍لَ ‌ا‌دْ‍‍خُ‍‍لِ ‌الْجَ‍‍نَّ‍‍ةَ ۖ قَ‍‍الَ يَالَ‍‍يْ‍‍تَ قَ‍‍وْمِي يَعْلَمُونَ
Bimā GhafaraRabbī Wa Ja`alanī Mina Al-Mukramīna 036-027 Waxa Eebe iigu dambi dhaafay iigana yeelay kuwo la karaameeyey. بِمَا‌ غَ‍‍فَ‍رَ‌ لِي ‌‍رَبِّي ‌وَجَعَلَنِي مِنَ ‌الْمُكْ‍رَمِينَ
Wa Mā 'Anzalnā `Alá Qawmihi Min Ba`dihi Min Jundin Mina As-Samā'i Wa Mā Kunnā Munzilīna 036-028 Kuma aanaan dajinin qoomkiisii gadaashiis Januud samad ka timidmana aanaan ku soo dajinin. وَمَ‍‍ا‌ ‌أَ‌ن‍‍زَلْنَا‌ عَلَى‌ قَ‍‍وْمِ‍‍هِ مِ‍‌‍نْ بَعْدِهِ مِ‍‌‍نْ جُ‍‌‍ن‍‍د‌ٍ‌ مِنَ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءِ‌ ‌وَمَا‌ كُ‍‍نَّ‍‍ا‌ مُ‍‌‍ن‍‍زِلِينَ
'In Kānat 'Illā Şayĥatan Wāĥidatan Fa'idhā Hum Khāmidūna 036-029 Waxaan qaylo Kaliya ahayna laguma halaagin oo markaas ay bakhtiyeen (halaagsameen). إِ‌نْ كَانَتْ ‌إِلاَّ‌ صَ‍‍يْحَة ً‌ ‌وَ‌احِدَة‌ ً‌ فَإِ‌ذَ‌ا‌ هُمْ خَ‍‍امِدُ‌ونَ
Yā Ĥasratan `Alá Al-`Ibādi ۚ Mā Ya'tīhim Min Rasūlin 'Illā Kānū Bihi Yastahzi'ūn 036-030 Nidaamo (Qoomamo) yaa u sugmaatay addomada Rasuulkii u yimaadaba waxay ahaadaan kuwo ku jees jeesa. يَاحَسْ‍رَةً عَلَى‌ ‌الْعِب‍‍َ‍ا‌دِ‌ مَا‌ ۚ يَأْتِيهِمْ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَس‍‍ُ‍ول‌‍ٍ‌ ‌إِلاَّ‌ كَانُو‌ا‌ بِ‍‍هِ يَسْتَهْزِئ‍‍ُ‍‍ون
'Alam Yaraw Kam 'Ahlaknā Qablahum Mina Al-Qurūni 'Annahum 'Ilayhim Lā Yarji`ūna 036-031 Miyayna arkeyn intaan halaagnay hortood quruumoaan xagooda usoo noqonayn. أَلَمْ يَ‍رَ‌وْ‌ا‌ كَمْ ‌أَهْلَكْنَا‌ قَ‍‍بْ‍‍لَهُمْ مِنَ ‌الْ‍‍قُ‍‍ر‍ُ‍‌ونِ ‌أَنَّ‍‍هُمْ ‌إِلَيْهِمْ لاَ‌ يَرْجِعُونَ
Wa 'In Kullun Lammā Jamī`un Ladaynā Muĥđarūna 036-032 Dhammaanna waxaa lagu soo kulmin agtannada. وَ‌إِ‌نْ كُلّ ٌ‌ لَ‍‍مَّ‍‍ا‌ جَم‍‍ِ‍ي‍‍ع ٌ‌ لَدَيْنَا‌ مُحْ‍‍ضَ‍‍رُ‌ونَ
Wa 'Āyatun Lahumu Al-'Arđu Al-Maytatu 'Aĥyaynāhā Wa 'Akhrajnā Minhā Ĥabbāan Faminhu Ya'kulūna 036-033 Waxaa calaamo u ah dhulka dhinta (abaarooba) oo noolayno kana soo bixino midho ay wax ka cunaan. وَ‌آيَة ٌ‌ لَهُمُ ‌الأَ‌رْ‍ضُ ‌الْمَيْتَةُ ‌أَحْيَيْنَاهَا‌ ‌وَ‌أَ‍خْ‍رَجْ‍‍نَا‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ حَبّا‌‌ ً‌ فَمِ‍‌‍نْ‍‍هُ يَأْكُلُونَ
Wa Ja`alnā Fīhā Jannātin Min Nakhīlin Wa 'A`nābin Wa Fajjarnā Fīhā Mina Al-`Uyūni 036-034 Waxaana yeellay dhexdeeda beero Timir iyo Cinabyo ahwaxaana ka dillaacinay dhexdeeda ilo (Biyo ah). وَجَعَلْنَا‌ فِيهَا‌ جَ‍‍نّ‍‍َ‍اتٍ‌ مِ‍‌‍نْ نَ‍‍خِ‍‍ي‍‍لٍ‌ ‌وَ‌أَعْن‍‍َ‍ابٍ‌ ‌وَفَجَّرْنَا‌ فِيهَا‌ مِنَ ‌الْعُيُونِ
Liya'kulū Min Thamarihi Wa Mā `Amilat/hu 'Aydīhim ۖ 'Afalā Yashkurūna 036-035 Si ay u cunaan midhihiisa iyo waxay camal faleen gaemahoodumiyeyna mahdinaynin Eebe. لِيَأْكُلُو‌ا‌ مِ‍‌‍نْ ثَمَ‍‍رِهِ ‌وَمَا‌ عَمِلَتْهُ ‌أَيْدِيهِمْ ۖ ‌أَفَلاَ‌ يَشْكُرُ‌ونَ
Subĥāna Al-Ladhī Khalaqa Al-'Azwāja Kullahā Mimmā Tunbitu Al-'Arđu Wa Min 'Anfusihim Wa Mimmā Lā Ya`lamūna 036-036 Waxaana nasahana Eebaha abuuray nooeyada dhamaanteed oo ah waxa dhulka soo dhaliyo iyo naftoodaba iyo wax ayna ogayn. سُ‍‍بْ‍‍ح‍‍َ‍انَ ‌الَّذِي خَ‍‍لَ‍‍قَ ‌الأَ‌زْ‌و‍َ‍‌اجَ كُلَّهَا‌ مِ‍‍مَّ‍‍ا‌ تُ‍‌‍نْ‍‍بِتُ ‌الأَ‌رْ‍ضُ ‌وَمِ‍‌‍نْ ‌أَ‌ن‍‍فُسِهِمْ ‌وَمِ‍‍مَّ‍‍ا‌ لاَ‌ يَعْلَمُونَ
Wa 'Āyatun Lahumu Al-Laylu Naslakhu Minhu An-Nahāra Fa'idhā Hum Mužlimūna 036-037 Waxaaa dadka calaamo ugu filan habeenkaan Maalinta ka soo siibnooo markaas ay mugdi galaan Dadkii. وَ‌آيَة ٌ‌ لَهُمُ ‌ال‍‍لَّ‍‍يْ‍‍لُ نَسْلَ‍‍خُ مِ‍‌‍نْ‍‍هُ ‌ال‍‍نَّ‍‍ه‍‍َ‍ا‌‍رَ‌ فَإِ‌ذَ‌ا‌ هُمْ مُ‍‍ظْ‍‍لِمُونَ
Wa Ash-Shamsu Tajrī Limustaqarrin Lahā ۚ Dhālika Taqdīru Al-`Azīzi Al-`Alīmi 036-038 Qorraxduna waxay kuorodaa meelay leedahaytaasina waa qadaraadda Eebaha adkaada ee waxwalba og. وَ‌الشَّمْسُ تَ‍‍جْ‍‍رِي لِمُسْتَ‍‍قَ‍‍رّ‌ٍ‌ لَهَا‌ ۚ ‌ذَلِكَ تَ‍‍قْ‍‍د‍ِ‍ي‍‍رُ‌ ‌الْعَز‍ِ‍ي‍‍زِ‌ ‌الْعَلِيمِ
Wa Al-Qamara Qaddarnāhu Manāzila Ĥattá `Āda Kāl`urjūni Al-Qadīmi 036-039 Dayaxana waxaan uqadaray (uyeelay) meelo uu ku hoydo intuu ka noqdo sida laan gabowday oo kale. وَ‌الْ‍‍قَ‍‍مَ‍رَقَ‍‍دَّ‌رْن‍‍َ‍اهُ مَنَا‌زِلَ حَتَّى‌ ع‍‍َ‍ا‌دَ‌ كَالْعُرْج‍‍ُ‍ونِ ‌الْ‍‍قَ‍‍دِيمِ
Ash-Shamsu Yanbaghī Lahā 'An Tudrika Al-Qamara Wa Lā Al-Laylu Sābiqu An-Nahāri ۚ Wa Kullun Fī Falakin Yasbaĥūna 036-040 Qorraxdana uma suurowdo inay haleesho Dayaxa Habeenkana uma suuroowdo inuu maalinta ka hormaromid kastana falagiisuu dhex dabaalan. لاَ‌ ‌ال‍‍شَّمْسُ يَ‍‌‍نْ‍‍بَ‍‍غِ‍‍ي لَهَ‍‍ا‌ ‌أَ‌نْ تُ‍‍دْ‌رِكَ ‌الْ‍‍قَ‍‍مَ‍رَ‌ ‌وَلاَ‌ ‌ال‍‍لَّ‍‍يْ‍‍لُ سَابِ‍‍قُ ‌ال‍‍نَّ‍‍ه‍‍َ‍ا‌ر‍ِ‍‌ ۚ ‌وَكُلّ‌‍ٌ‌ فِي فَلَكٍ‌ يَسْبَحُونَ
Wa 'Āyatun Lahum 'Annā Ĥamalnā Dhurrīyatahum Al-Fulki Al-Mashĥūni 036-041 Waxaa calaamo ugu filan dadka inaan ku xambaaray aabaylkood Doontii buuxday. وَ‌آيَة ٌ‌ لَهُمْ ‌أَنَّ‍‍ا‌ حَمَلْنَا‌ ‌ذُ‌رِّيَّتَهُمْ فِي ‌الْفُلْكِ ‌الْمَشْحُونِ
Wa Khalaqnā Lahum Min Mithlihi Mā Yarkabūna 036-042 Waxaana uga abuuraynaa iyada oo kale waxay Koraan. وَ‍خَ‍‍لَ‍‍قْ‍‍نَا‌ لَهُمْ مِ‍‌‍نْ مِثْلِ‍‍هِ مَا‌ يَرْكَبُونَ
Wa 'In Nasha' Nughriqhum Falā Şarīkha Lahum Wa Lā Hum Yunqadhūna 036-043 Hadaan doonana waan maansheynaa wax u gargaarana mahelaan lamana koriyo. وَ‌إِ‌نْ نَشَأْ‌ نُ‍‍غْ‍‍رِ‍قْ‍‍هُمْ فَلاَ‌ صَ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍خَ لَهُمْ ‌وَلاَ‌ هُمْ يُ‍‌‍ن‍‍قَ‍‍ذُ‌ونَ
'Illā Raĥmatan Minnā Wa Matā`āan 'Ilá Ĥīnin 036-044 Naxariis Eebe iyo uraaxayn tan iyo wakhti mooyee. إِلاَّ‌ ‌‍رَحْمَة ً‌ مِ‍‍نَّ‍‍ا‌ ‌وَمَتَاعا‌‌ ً‌ ‌إِلَى‌ حِينٍ
Wa 'Idhā Qīla Lahumu Attaqū Mā Bayna 'Aydīkum Wa Mā Khalfakum La`allakum Turĥamūna 036-045 Markaa gaalada lagu dhaho ka dhowrsada waxa hortiina ah iyo waxa gadaashiina ah waxaad udhawdihiin in laydiin naxariistee (ma maqlaan). وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ قِ‍‍ي‍‍لَ لَهُمُ ‌اتَّ‍‍قُ‍‍و‌ا‌ مَا‌ بَ‍‍يْ‍‍نَ ‌أَيْدِيكُمْ ‌وَمَا‌ خَ‍‍لْفَكُمْ لَعَلَّكُمْ تُرْحَمُونَ
Wa Mā Ta'tīhim Min 'Āyatin Min 'Āyāti Rabbihim 'Illā Kānū `Anhā Mu`rīna 036-046 Aayad kasta oo u timaada oo ka mid ah aayaadka Eebahood way ka jeedsadaan. وَمَا‌ تَأْتِيهِمْ مِ‍‌‍نْ ‌آيَةٍ‌ مِ‍‌‍نْ ‌آي‍‍َ‍اتِ ‌‍رَبِّهِمْ ‌إِلاَّ‌ كَانُو‌ا‌ عَ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ مُعْ‍‍رِ‍‍ضِ‍‍ينَ
Wa 'Idhā Qīla Lahum 'Anfiqū Mimmā Razaqakumu Allāhu Qāla Al-Ladhīna Kafarū Lilladhīna 'Āmanū 'Anuţ`imu Man Law Yashā'u Allāhu 'Aţ`amahu~ 'In 'Antum 'Illā Fī Đalālin Mubīnin 036-047 Marka lagu dhaho bixiya waxa Eebe idinku arzuqay wax ka mid ah waxay ku dhahaan kuwa gaaloobay kuwii rumeeyay ma waxaan quudinaynaa cid hadduu doono Eebe uu quudin lahaawaxaan baadi cad ahayna kuma sugnidin. وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ قِ‍‍ي‍‍لَ لَهُمْ ‌أَ‌ن‍‍فِ‍‍قُ‍‍و‌ا‌ مِ‍‍مَّ‍‍ا‌ ‌‍رَ‌زَ‍قَ‍‍كُمُ ‌اللَّ‍‍هُ قَ‍‍الَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ لِلَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُ‍‍و‌ا‌ ‌أَنُ‍‍طْ‍‍عِمُ مَ‍‌‍نْ لَوْ‌ يَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ ‌اللَّ‍‍هُ ‌أَ‍طْ‍‍عَمَهُ~ُ ‌إِ‌نْ ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ ‌إِلاَّ‌ فِي ضَ‍‍لاَلٍ‌ مُبِينٍ
Wa Yaqūlūna Matá Hādhā Al-Wa`du 'In Kuntum Şādiqīna 036-048 Waxay odhan gaaladu waa goorma (waqtiguu dhici) yaboohaas (Qiyaamadu) hadaad run sheegaysaan. وَيَ‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ مَتَى‌ هَذَ‌ا‌ ‌الْوَعْدُ‌ ‌إِ‌نْ كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ صَ‍‍ا‌دِقِ‍‍ينَ
Mā Yanžurūna 'Illā Şayĥatan Wāĥidatan Ta'khudhuhum Wa Hum Yakhişşimūna 036-049 Ma sugaayaan (gaaladu) hal qaylo mooyee oo qabanaysa iyagoo doodi. مَا‌ يَ‍‌‍ن‍‍ظُ‍‍ر‍ُ‍‌ونَ ‌إِلاَّ‌ صَ‍‍يْحَة ً‌ ‌وَ‌احِدَة‌ ً‌ تَأْ‍خُ‍‍ذُهُمْ ‌وَهُمْ يَ‍‍خِ‍‍صِّ‍‍مُونَ
Falā Yastaţī`ūna Tawşiyatan Wa Lā 'Ilá 'Ahlihim Yarji`ūna 036-050 Mana karaan dardaaran ehelkoodiina uma soo noqdaan. فَلاَ‌ يَسْتَ‍‍طِ‍‍يع‍‍ُ‍ونَ تَوْ‍صِ‍‍يَة ً‌ ‌وَلاَ‌ ‌إِلَ‍‍ى‌ ‌أَهْلِهِمْ يَرْجِعُونَ
Wa Nufikha Fī Aş-Şūri Fa'idhā Hum Mina Al-'Ajthi 'Ilá Rabbihim Yansilūna 036-051 Suurkaa la afuufi markaasaa dadku qubuurahooda xagga Eebahood uga soo dagdagi. وَنُفِ‍‍خَ فِي ‌ال‍‍صُّ‍‍و‌ر‍ِ‍‌ فَإِ‌ذَ‌ا‌ هُمْ مِنَ ‌الأَجْ‍‍د‍َ‍‌اثِ ‌إِلَى‌ ‌‍رَبِّهِمْ يَ‍‌‍ن‍‍سِلُونَ
Qālū Yā Waylanā Man Ba`athanā Min Marqadinā ۜ ۗdhā Mā Wa`ada Ar-Raĥmānu Wa Şadaqa Al-Mursalūna 036-052 Iyagooy dhihi gaaladu waan khasaarnaye yaa naga soobixiyey meeshaan jiifnay (qabrigii) taasina waa wixii Eebaha Raxmaan ah yaboohay Rasuulladuna ku run sheegeen. قَ‍‍الُو‌ا‌ يَا‌وَيْلَنَا‌ مَ‍‌‍نْ بَعَثَنَا‌ مِ‍‌‍نْ مَرْ‍قَ‍‍دِنَا‌ هَذَ‌ا‌ ۜ ۗ مَا‌ ‌وَعَدَ‌ ‌ال‍رَّحْمَنُ ‌وَ‍صَ‍‍دَ‍قَ ‌الْمُرْسَلُونَ
'In Kānat 'Illā Şayĥatan Wāĥidatan Fa'idhā Hum Jamī`un Ladaynā Muĥđarūna 036-053 Waxaan qayki kaliyo ahayn ma ahamaarkaasaa dhamaantood agtanada lagu soo kulmin. إِ‌نْ كَانَتْ ‌إِلاَّ‌ صَ‍‍يْحَة ً‌ ‌وَ‌احِدَة‌ ً‌ فَإِ‌ذَ‌ا‌ هُمْ جَم‍‍ِ‍ي‍‍ع ٌ‌ لَدَيْنَا‌ مُحْ‍‍ضَ‍‍رُ‌ونَ
Fālyawma Lā Tužlamu Nafsun Shay'āan Wa Lā Tujzawna 'Illā Mā Kuntum Ta`malūna 036-054 Maantana (qiyaamada) lagama dulmiyo nafna waxbalaydiin kana abaalmarin maayo waxaad camal falayseen mooyeen. فَالْيَ‍‍وْمَ لاَ‌ تُ‍‍ظْ‍‍لَمُ نَفْس‌‍ٌ‌ شَ‍‍يْ‍‍ئا‌ ً‌ ‌وَلاَ‌ تُ‍‍جْ‍‍زَ‌وْنَ ‌إِلاَّ‌ مَا‌ كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ تَعْمَلُونَ
'Inna 'Aşĥāba Al-Jannati Al-Yawma Fī Shughulin Fākihūna 036-055 Asaxaabta Jannada (ehelkeeda) Maantaa waxay ku shuqloonyihiin Nicmo iyo farax. إِنَّ ‌أَ‍صْ‍‍ح‍‍َ‍ابَ ‌الْجَ‍‍نَّ‍‍ةِ ‌الْيَ‍‍وْمَ فِي شُ‍‍غُ‍‍ل‌‍ٍ‌ فَاكِهُونَ
Hum Wa 'AzwājuhumŽilālin `Alá Al-'Arā'iki Muttaki'ūna 036-056 Iyaga iyo haweenkooduba waxay ku sugnaan hadhwaxayna ku dangiigsanaan sariiro (sare). هُمْ ‌وَ‌أَ‌زْ‌وَ‌اجُهُمْ فِي ظِ‍‍لاَلٍ عَلَى‌ ‌الأَ‌ر‍َ‍‌ائِكِ مُتَّكِئ‍‍ُ‍‍ونَ
Lahum Fīhā Fākihatun Wa Lahum Mā Yadda`ūna 036-057 Waxayna dhexdeeda ka heli faakihadwaxayna heli waxay dalbaan. لَهُمْ فِيهَا‌ فَاكِهَةٌ‌ ‌وَلَهُمْ مَا‌ يَدَّعُونَ
Salāmun Qawlāan Min Rabbin Raĥīmin 036-058 salaan Eebaha Naxariista xagiisa ka timidna way heli. سَلاَم‌‍ٌقَ‍‍وْلا‌ ً‌ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَبّ‍ٍ‌ ‌‍رَحِيمٍ
Wa Amtāzū Al-Yawma 'Ayyuhā Al-Mujrimūna 036-059 Soocma maanta danbiilayaalyahow (gaalada). وَ‌امْتَا‌زُ‌و‌ا‌الْيَ‍‍وْمَ ‌أَيُّهَا‌ ‌الْمُ‍‍جْ‍‍رِمُونَ
'Alam 'A`had 'Ilaykum Yā Banī 'Ādama 'An Lā Ta`budū Ash-Shayţāna ۖ 'Innahu Lakum `Adūwun Mubīnun 036-060 Miyaanan idinkula ballamin Bani aadamow inaydaan caabudin Dhaydaanillen col muuqda yuu idiin yahay. أَلَمْ ‌أَعْهَ‍‍دْ‌ ‌إِلَيْكُمْ يَابَنِ‍‍ي ‌آ‌دَمَ ‌أَ‌نْ لاَ‌ تَعْبُدُ‌و‌ا‌ال‍‍شَّيْ‍‍طَ‍‍انَ ‌إِنَّ‍‍هُ ۖ لَكُمْ عَدُ‌وّ‌ٌ‌ مُبِينٌ
Wa 'Ani A`budūnī ۚdhā Şirāţun Mustaqīmun 036-061 Ood ani i caabudaantaasina waa wadada toosan. وَ‌أَنِ ‌اعْبُدُ‌ونِي ۚ هَذَ‌ا‌ صِ‍رَ‍‌اطٌ‌ مُسْتَ‍‍قِ‍‍يمٌ
Wa Laqad 'Ađalla Minkum Jibillāan Kathīrāan ۖ 'Afalam Takūnū Ta`qilūna 036-062 Dhab ahaan wuxuu udhumiyay (Shaydaan) xaggiina dad badanmiyaydaan wax kasaynin. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ ‌أَ‍ضَ‍‍لَّ مِ‍‌‍نْ‍‍كُمْ جِبِلّا‌‌ ً‌ كَثِي‍‍ر‌اً‌ ۖ ‌أَفَلَمْ تَكُونُو‌ا‌ تَعْ‍‍قِ‍‍لُونَ
Hadhihi Jahannamu Allatī Kuntum Tū`adūna 036-063 Tanina waa jahannamadii laydiinku yaboohay. هَذِهِ جَهَ‍‍نَّ‍‍مُ ‌الَّتِي كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ تُوعَدُ‌ونَ
Aşlawhā Al-Yawma Bimā Kuntum Takfurūna 036-064 Ee gala Maanta gaalimadinii darteed. اصْ‍‍لَوْهَا‌ ‌الْيَ‍‍وْمَ بِمَا‌ كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ تَكْفُرُ‌ونَ
Al-Yawma Nakhtimu `Alá 'Afwāhihim Wa Tukallimunā 'Aydīhim Wa Tash/hadu 'Arjuluhum Bimā Kānū Yaksibūna 036-065 Maanta waxan daboolaynaa afkoodawaxaana nala hadli gacmahooda waxaana ku marag furi lugahooda waxay kasban jireen. الْيَ‍‍وْمَ نَ‍‍خْ‍‍تِمُ عَلَ‍‍ى‌ ‌أَفْوَ‌اهِهِمْ ‌وَتُكَلِّمُنَ‍‍ا‌ ‌أَيْدِيهِمْ ‌وَتَشْهَدُ‌ ‌أَ‌رْجُلُهُمْ بِمَا‌ كَانُو‌ا‌ يَكْسِبُونَ
Wa Law Nashā'u Laţamasnā `Alá 'A`yunihim Fāstabaqū Aş-Şirāţa Fa'anná Yubşirūna 036-066 Haddaan doono waan indha tiraynaa oo markaas ay udag dagaan wadadasayse u arki. وَلَوْ‌ نَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ لَ‍‍طَ‍‍مَسْنَا‌ عَلَ‍‍ى‌ ‌أَعْيُنِهِمْ فَاسْتَبَ‍‍قُ‍‍و‌ا‌ال‍‍صِّ‍رَ‍‌اطَ فَأَنَّ‍‍ى‌ يُ‍‍بْ‍‍‍‍صِ‍‍رُ‌ونَ
Wa Law Nashā'u Lamasakhnāhum `Alá Makānatihim Famā Astaţā`ū Muđīyāan Wa Lā Yarji`ūna 036-067 Hadaan doonana waan doorinaynaamana karayaan tagid iyo soo noqosho midna. وَلَوْ‌ نَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ لَمَسَ‍‍خْ‍‍نَاهُمْ عَلَى‌ مَكَانَتِهِمْ فَمَا‌ ‌اسْتَ‍‍طَ‍‍اعُو‌ا‌ مُ‍‍ضِ‍‍يّا‌ ً‌ ‌وَلاَ‌ يَرْجِعُونَ
Wa Man Nu`ammirhu Nunakkis/hu Fī Al-Khalqi ۖ 'Afalā Ya`qilūna 036-068 Ruuxaan cimri siinno waxaannu ku gadin abuuridda (waannu tabar yarayn) ee miyaydaan wax kasayn. وَمَ‍‌‍نْ نُعَ‍‍مِّ‍‍رْهُ نُنَكِّسْهُ فِي ‌الْ‍‍خَ‍‍لْ‍‍قِ ۖ ‌أَفَلاَ‌ يَعْ‍‍قِ‍‍لُونَ
Wa Mā `Allamnāhu Ash-Shi`ra Wa Mā Yanbaghī Lahu~ ۚ 'In Huwa 'Illā Dhikrun Wa Qur'ānun Mubīnun 036-069 Maanaan barin Nabiga shicirkaKumana haboonawaxaan (barna) un waano iyo Quraan cad. وَمَا‌ عَلَّمْن‍‍َ‍اهُ ‌ال‍‍شِّعْ‍رَ‌ ‌وَمَا‌ يَ‍‌‍نْ‍‍بَ‍‍غِ‍‍ي لَهُ~ُ ۚ ‌إِ‌نْ هُوَ‌ ‌إِلاَّ‌ ‌ذِكْر‌ٌ‌ ‌وَ‍قُ‍‍رْ‌آنٌ‌ مُبِينٌ
Liyundhira Man Kāna Ĥayyāan Wa Yaĥiqqa Al-Qawlu `Alá Al-Kāfirīna 036-070 Si uu ugu digo ruuxii nool (xaqa raaci) cadaabna ugu sugnaado Gaalada. لِيُ‍‌‍نْ‍‍ذِ‌ر‍َ‍‌ مَ‍‌‍نْ ك‍‍َ‍انَ حَيّا‌ ً‌ ‌وَيَحِ‍‍قَّ ‌الْ‍‍قَ‍‍وْلُ عَلَى‌ ‌الْكَافِ‍‍رِينَ
'Awalam Yaraw 'Annā Khalaqnā Lahum Mimmā `Amilat 'Aydīnā 'An`āmāan Fahum Lahā Mālikūna 036-071 Miyeyna arkaynin inaan uga abuuray waxaan sameynay xoolo ay hantaan. أَ‌وَلَمْ يَ‍رَ‌وْ‌ا‌ ‌أَنَّ‍‍ا‌ خَ‍‍لَ‍‍قْ‍‍نَا‌ لَهُمْ مِ‍‍مَّ‍‍ا‌ عَمِلَتْ ‌أَيْدِينَ‍‍ا‌ ‌أَ‌نْ‍‍عَاما‌‌ ً‌ فَهُمْ لَهَا‌ مَالِكُونَ
Wa Dhallalnāhā Lahum Faminhā Rakūbuhum Wa Minhā Ya'kulūna 036-072 OOn u laylinayooy waxna ka Koraan waxna ku cunaan. وَ‌ذَلَّلْنَاهَا‌ لَهُمْ فَمِ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ ‌‍رَكُوبُهُمْ ‌وَمِ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ يَأْكُلُونَ
Wa Lahum Fīhā Manāfi`u Wa Mashāribu ۖ 'Afalā Yashkurūna 036-073 Waxaana ugu sugan manfacado iyo cabid ee miyayna mahdinaynin Eebe. وَلَهُمْ فِيهَا‌ مَنَافِعُ ‌وَمَشَا‌رِبُ ۖ ‌أَفَلاَ‌ يَشْكُرُ‌ونَ
Wa Attakhadhū Min Dūni Allāhi 'Ālihatan La`allahum Yunşarūna 036-074 Waxay ka yeesheen Eebe ka soke ilaahyaal inay u gargaaraan. وَ‌اتَّ‍‍خَ‍‍ذُ‌و‌ا‌ مِ‍‌‍نْ ‌د‍ُ‍‌ونِ ‌اللَّ‍‍هِ ‌آلِهَة ً‌ لَعَلَّهُمْ يُ‍‌‍ن‍‍صَ‍‍رُ‌ونَ
Lā Yastaţī`ūna Naşrahum Wa Hum Lahum Jundun Muĥđarūna 036-075 Mana karaan gargaarkooda waxayna uyihiin Junuud (askar) kulmisan. لاَ‌ يَسْتَ‍‍طِ‍‍يع‍‍ُ‍ونَ نَ‍‍صْ‍رَهُمْ ‌وَهُمْ لَهُمْ جُ‍‌‍ن‍‍د‌ٌ‌ مُحْ‍‍ضَ‍‍رُ‌ونَ
Falā Yaĥzunka Qawluhum ۘ 'Innā Na`lamu Mā Yusirrūna Wa Mā Yu`linūna 036-076 Ee yeyna ku walbahaar galinin hadalkoodu annagaa og qaxay qarsan iyo waxay muujinbee. فَلاَ‌ يَحْزُ‌نْ‍‍كَ قَ‍‍وْلُهُمْ ۘ ‌إِنَّ‍‍ا‌ نَعْلَمُ مَا‌ يُسِ‍‍ر‍ّ‍‍ُ‍‌ونَ ‌وَمَا‌ يُعْلِنُونَ
'Awalam Yara Al-'Insānu 'Annā Khalaqnāhu Min Nuţfatin Fa'idhā Huwa Khaşīmun Mubīnun 036-077 Miyuusan arag dadku (oo ogayn) Inaan ka abuuray dhibicmarkaas uu noqday dood badane cad. أَ‌وَلَمْ يَ‍رَ‌الإِ‌ن‍‍س‍‍َ‍انُ ‌أَنَّ‍‍ا‌ خَ‍‍لَ‍‍قْ‍‍ن‍‍َ‍اهُ مِ‍‌‍نْ نُ‍‍طْ‍‍فَة‌‍ٍ‌ فَإِ‌ذَ‌ا‌ هُوَ‌ خَ‍‍صِ‍‍ي‍‍مٌ‌ مُبِينٌ
Wa Đaraba Lanā Mathalāan Wa Nasiya Khalqahu ۖ Qāla Man Yuĥyī Al-`Ižāma Wa Hiya Ramīmun 036-078 Wuxuuna noo yeelay tusaale wuuna halmaamay abuurkiisa wuxuuna yidhi yaa noolayn lafo baaliyoobay. وَ‍ضَ‍رَبَ لَنَا‌ مَثَلا‌ ً‌ ‌وَنَسِيَ خَ‍‍لْ‍‍قَ‍‍هُ ۖ قَ‍‍الَ مَ‍‌‍نْ يُحْيِي ‌الْعِ‍‍ظَ‍‍امَ ‌وَهِيَ ‌‍رَمِيمٌ
Qul Yuĥyīhā Al-Ladhī 'Ansha'ahā 'Awwala Marratin ۖ Wa Huwa Bikulli Khalqin `Alīmun 036-079 Waxaad dhahdaa waxaa noolayn Eebihii ahaysiiyay markii horabaabuur walbana waa ogyahay. قُ‍‍لْ يُحْيِيهَا‌ ‌الَّذِي ‌أَ‌ن‍‍شَأَهَ‍‍ا‌ ‌أَ‌وَّلَ مَ‍رَّةٍۖ ‌وَهُوَ‌ بِكُلِّ خَ‍‍لْ‍‍قٍ عَلِيمٌ
Al-Ladhī Ja`ala Lakum Mina Ash-Shajari Al-'Akhđari Nāan Fa'idhā 'Antum Minhu Tūqidūna 036-080 Eebaha idiinka yeelay geedka cagaaran daboo markaas aad bursataan. الَّذِي جَعَلَ لَكُمْ مِنَ ‌ال‍‍شَّجَ‍‍ر‍ِ‍‌ ‌الأَ‍خْ‍‍ضَ‍‍ر‍ِ‍‌ نَا‌ر‌ا‌‌ ً‌ فَإِ‌ذَ‌ا‌ ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ مِ‍‌‍نْ‍‍هُ تُوقِ‍‍دُ‌ونَ
'Awalaysa Al-Ladhī Khalaqa As-Samāwāti Wa Al-'Arđa Biqādirin `Alá 'An Yakhluqa Mithlahum ۚ Balá Wa Huwa Al-Khallāqu Al-`Alīmu 036-081 Eebaha abuuray Samooyinka iyo dhulka miyuusan karin inuu abuuro isagoo kalewaa karaawaana abuur badane ogaansho badan. أَ‌وَلَ‍‍يْ‍‍سَ ‌الَّذِي خَ‍‍لَ‍‍قَ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضَ بِ‍‍قَ‍‍ا‌دِ‌ر‍ٍ‍‌ عَلَ‍‍ى‌ ‌أَ‌نْ يَ‍‍خْ‍‍لُ‍‍قَ مِثْلَهُمْ ۚ بَلَى‌ ‌وَهُوَ‌ ‌الْ‍‍خَ‍‍لاَّ‍‍قُ ‌الْعَلِيمُ
'Innamā 'Amruhu~ 'Idhā 'Arāda Shay'āan 'An Yaqūla Lahu Kun Fayakūnu 036-082 Amarka Eebena markuu wax inuu abuuro doono waa inuu ku yidhaahdo uun ahaw oo uu ahaado. إِنَّ‍‍مَ‍‍ا‌ ‌أَمْرُهُ~ُ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ‌أَ‌رَ‍‌ا‌دَ‌ شَ‍‍يْ‍‍ئاً‌ ‌أَ‌نْ يَ‍‍قُ‍‍ولَ لَ‍‍هُ كُ‍‌‍نْ فَيَكُونُ
Fasubĥāna Al-Ladhī Biyadihi Malakūtu Kulli Shay'in Wa 'Ilayhi Turja`ūna 036-083 Waxaa nasahan (xumaan ka fog) Eebaha awooddiisu ku jirto xukunka wax kastaxaggiisana laydiinsoo celin. فَسُ‍‍بْ‍‍ح‍‍َ‍انَ ‌الَّذِي بِيَدِهِ مَلَك‍‍ُ‍وتُ كُلِّ شَ‍‍يْء‌ٍ‌ ‌وَ‌إِلَ‍‍يْ‍‍هِ تُرْجَعُونَ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah