Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

33) Sūrat Al-'Aĥzāb

Printed format

33) سُورَة الأَحزَاب

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Yā 'Ayyuhā An-Nabīyu Attaqi Allāha Wa Lā Tuţi`i Al-Kāfirīna Wa Al-Munāfiqīna ۗ 'Inna Allāha Kāna `Alīmāan Ĥakīmāan 033-001 Nabiyow ka dhawrso (ka yaab) Eebe hana adeecin Gaalada iyo MunaafiqiintaEebana waa oge falsan. يَ‍‍ا‌ ‌أَيُّهَا‌ ‌ال‍‍نَّ‍‍بِيُّ ‌اتَّ‍‍قِ ‌اللَّ‍‍هَ ‌وَلاَ‌ تُ‍‍طِ‍‍عِ ‌الْكَافِ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍نَ ‌وَ‌الْمُنَافِ‍‍قِ‍‍ي‍‍نَ ۗ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ ك‍‍َ‍انَ عَلِيماً‌ حَكِيماً
Wa Attabi` Mā Yūĥá 'Ilayka Min Rabbika ۚ 'Inna Allāha Kāna Bimā Ta`malūna Khabīrāan 033-002 Raacna waxa lagaaga waxyoon xagga EebahaaEebana waxaad camal falaysaan waa ogyahay. وَ‌اتَّبِعْ مَا‌ يُوحَ‍‍ى‌ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍كَ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَبِّكَ ۚ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ ك‍‍َ‍انَ بِمَا‌ تَعْمَل‍‍ُ‍ونَ خَ‍‍بِي‍‍ر‌اً
Wa Tawakkal `Alá Allāhi ۚ Wa Kafá Billāhi Wa Kīlāan 033-003 Talana Saaro EebeEebaana kufilan wakiile. وَتَوَكَّلْ عَلَى‌ ‌اللَّ‍‍هِ ۚ ‌وَكَفَى‌ بِ‍اللَّ‍‍هِ ‌وَكِيلاً
Mā Ja`ala Allāhu Lirajulin Min Qalbayni Fī Jawfihi ۚ Wa Mā Ja`ala 'Azwājakumu Al-Lā'ī Tužāhirūna Minhunna 'Ummahātikum ۚ Wa Mā Ja`ala 'Ad`iyā'akum 'Abnā'akum ۚ Dhālikum Qawlukum Bi'afwāhikum Wa ۖ Allāhu Yaqūlu Al-Ĥaqqa Wa Huwa Yahdī As-Sabīla 033-004 Mayeelin Eebe Laba qalbi Ruux Laabtiismana yeelin Haweenkiina aad dihaaraysaanna (ku dhaaranaysaana) Hooyooyinkiin oo kalemana yeelin kuwaad sheegateenna Caruurtiinna oo kaletaasi waa hadalka afkiinna uun Eebana wuxuu sheegi xaqaisagaana ku hanuuniya Jidka (toosan). مَا‌ جَعَلَ ‌اللَّ‍‍هُ لِ‍رَجُلٍ‌ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍لْبَ‍‍يْ‍‍نِ فِي جَوْفِ‍‍هِ ۚ ‌وَمَا‌ جَعَلَ ‌أَ‌زْ‌وَ‌اجَكُمُ ‌ال‍‍لاَّئ‍‍ِ‍‍ي تُ‍‍ظَ‍‍اهِر‍ُ‍‌ونَ مِ‍‌‍نْ‍‍هُ‍‍نَّ ‌أُمَّ‍‍هَاتِكُمْ ۚ ‌وَمَا‌ جَعَلَ ‌أَ‌دْعِي‍‍َ‍ا‌ءَكُمْ ‌أَبْ‍‍ن‍‍َ‍ا‌ءَكُمْ ۚ ‌ذَلِكُمْ قَ‍‍وْلُكُمْ بِأَفْوَ‌اهِكُمْ ۖ ‌وَ‌اللَّهُ يَ‍‍قُ‍‍ولُ ‌الْحَ‍‍قَّ ‌وَهُوَ‌ يَهْدِي ‌ال‍‍سَّبِيلَ
Ad`ūhum Li'abā'ihim Huwa 'Aqsaţu `Inda Allāhi ۚ Fa'in Lam Ta`lamū 'Ābā'ahum Fa'ikhwānukum Ad-Dīni Wa Mawālīkum ۚ Wa Laysa `Alaykum Junāĥun Fīmā 'Akhţa'tum Bihi Wa Lakin Mā Ta`ammadat Qulūbukum ۚ Wa Kāna Allāhu Ghafūan Raĥīmāan 033-005 Ugu yeedha kuwaas Aabayaalkood saasaa ku cadaalo badan Eebe agtiisehadaydaan aqoonin aabayaalkoodna waa walaalihiinna Diinta iyo SokeeyihiinnaKorkiinana dhib ma saara waxaad ku gaftaanhasayeeshee waxay u kasto Qulubtiinu (yaa laydin waydiin) Eebana waa dambi dhaafe Naxariista. ‍ا‌دْعُوهُمْ لِأَب‍‍َ‍ائِهِمْ هُوَ‌ ‌أَ‍قْ‍‍سَ‍‍طُ عِ‍‌‍نْ‍‍دَ‌ ‌اللَّ‍‍هِ ۚ فَإِ‌نْ لَمْ تَعْلَمُ‍‍و‌ا‌ ‌آب‍‍َ‍ا‌ءَهُمْ فَإِخْ‍‍وَ‌انُكُمْ فِي ‌ال‍‍دّ‍ِ‍ي‍‍نِ ‌وَمَوَ‌الِيكُمْ ۚ ‌وَلَ‍‍يْ‍‍سَ عَلَيْكُمْ جُن‍‍َ‍اح‌‍ٌ‌ فِيمَ‍‍ا‌ ‌أَ‍خْ‍‍طَ‍‍أْتُمْ بِ‍‍هِ ‌وَلَكِ‍‌‍نْ مَا‌ تَعَ‍‍مَّ‍‍دَتْ قُ‍‍لُوبُكُمْ ۚ ‌وَك‍‍َ‍انَ ‌اللَّ‍‍هُ غَ‍‍فُو‌ر‌ا‌ ً‌ ‌‍رَحِيماً
An-Nabīyu 'Awlá Bil-Mu'uminīna Min 'Anfusihim ۖ Wa 'Azwājuhu~ 'Ummahātuhum ۗ Wa 'Ūlū Al-'Arĥāmi Ba`đuhum 'Awlá Biba`đin Fī Kitābi Allāhi Mina Al-Mu'uminīna Wa Al-Muhājirīna 'Illā 'An Taf`alū 'Ilá 'Awliyā'ikum Ma`rūfāan ۚ Kāna Dhālika Fī Al-Kitābi Masţūan 033-006 Nabigaa uga Roon (Turid badan) Mu'miniinta Naftoodahaweenkiisuna waa HooyooyinkoodQaraabaduna iyagaa qarkood qaarka kale kaga Mudan Kitaabka EebeMu'miniinta (kale) iyo Muhaajiriintainaad wanaag u fashaan gargaarayaashiina mooyeeXukunkaasna wuxuu ku Qoran yahay Kitaabka. ال‍‍نَّ‍‍بِيُّ ‌أَ‌وْلَى‌ بِ‍الْمُؤْمِن‍‍ِ‍ي‍‍نَ مِ‍‌‍نْ ‌أَ‌نْ‍‍فُسِهِمْ ۖ ‌وَ‌أَ‌زْ‌وَ‌اجُهُ~ُ ‌أُمَّ‍‍هَاتُهُمْ ۗ ‌وَ‌أ‍ُ‍‌وْلُو‌ ‌الأَ‌رْح‍‍َ‍امِ بَعْ‍‍ضُ‍‍هُمْ ‌أَ‌وْلَى‌ بِبَعْ‍‍ضٍ‌ فِي كِت‍‍َ‍ابِ ‌اللَّ‍‍هِ مِنَ ‌الْمُؤْمِن‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌وَ‌الْمُهَاجِ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍نَ ‌إِلاَّ‌ ‌أَ‌نْ تَفْعَلُ‍‍و‌ا‌ ‌إِلَ‍‍ى‌ ‌أَ‌وْلِي‍‍َ‍ائِكُمْ مَعْرُ‌وفا‌‌ ًۚ ك‍‍َ‍انَ ‌ذَلِكَ فِي ‌الْكِت‍‍َ‍ابِ مَسْ‍‍طُ‍‍و‌ر‌اً
Wa 'Idh 'Akhadhnā Mina An-Nabīyīna Mīthāqahum Wa Minka Wa Min Nūĥin Wa 'Ibhīma Wa Mūsá Wa `Īsá Abni Maryama ۖ Wa 'Akhadhnā Minhumthāqāan Ghalīžāan 033-007 «Xusuuso» markaan ka qaadnay Nabiyada ballankoodii iyo adiga iyo NuuxIbraahimMuuse iyo Ciise Ibnu Maryamoo ka qaadnay Ballan adag. وَ‌إِ‌ذْ‌ ‌أَ‍خَ‍‍ذْنَا‌ مِنَ ‌ال‍‍نَّ‍‍بِيّ‍‍ِ‍ي‍‍نَ مِيثَاقَ‍‍هُمْ ‌وَمِ‍‌‍نْ‍‍كَ ‌وَمِ‍‌‍نْ ن‍‍ُ‍وحٍ‌ ‌وَ‌إِبْ‍‍‍رَ‌اه‍‍ِ‍ي‍‍مَ ‌وَمُوسَى‌ ‌وَعِيسَى‌ ‌ابْ‍‍نِ مَرْيَمَ ۖ ‌وَ‌أَ‍خَ‍‍ذْنَا‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ مِيثَاق‍‍اً‌ غَ‍‍لِي‍‍ظ‍‍اً
Liyas'ala Aş-Şādiqīna `An Şidqihim ۚ Wa 'A`adda Lilkāfirīna `Adhābāan 'Alīmāan 033-008 si Eebe u warsado kuwa Runlayaasha ah RuntoodaGaaladana wuxuu u darbay Cadaab daran. لِيَسْأَلَ ‌ال‍‍صَّ‍‍ا‌دِقِ‍‍ي‍‍نَ عَ‍‌‍نْ صِ‍‍دْ‍‍قِ‍‍هِمْ ۚ ‌وَ‌أَعَدَّ‌ لِلْكَافِ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍نَ عَذَ‌اباً‌ ‌أَلِيماً
Yā 'Ayyuhā Al-Ladhīna 'Āmanū Adhkurū Ni`mata Allāhi `Alaykum 'Idh Jā'atkum Junūdun Fa'arsalnā `Alayhim Rīĥāan Wa Junūdāan Lam Tarawhā ۚ Wa Kāna Allāhu Bimā Ta`malūna Başīrāan 033-009 Kuwa (xaqa) rumeeyow xusuusta Eebe siduu idiinku Nicmeeyeymarkay Junuud (Askar) idiin timid markaas oon ku diray Dabayl iyadoy aydaan arkaynEebana waxaad Camal falaysaan waa arkaa. ي‍‍َ‍ا‌أَيُّهَا‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ا‌ذْكُرُ‌و‌ا‌ نِعْمَةَ ‌اللَّ‍‍هِ عَلَيْكُمْ ‌إِ‌ذْ‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَتْكُمْ جُن‍‍ُ‍و‌د‌‌ٌ‌ فَأَ‌رْسَلْنَا‌ عَلَيْهِمْ ‌رِيحا‌ ً‌ ‌وَجُنُو‌د‌ا‌ ً‌ لَمْ تَ‍رَ‌وْهَا‌ ‌وَك‍‍َ‍انَ ۚ ‌اللَّ‍‍هُ بِمَا‌ تَعْمَل‍‍ُ‍ونَ بَ‍‍صِ‍‍ي‍‍ر‌اً
'Idh Jā'ūkum Min Fawqikum Wa Min 'Asfala Minkum Wa 'Idhghati Al-'Abşāru Wa Balaghati Al-Qulūbu Al-Ĥanājira Wa Tažunnūna Billāhi Až-Žunūna 033-010 xusuusta markay idinkaga yimaadeen Kor iyo hoosbaIndhuhuna lisheen Quluubtuna dhuunta gaadhay Eebana aad u maleyseen malooyin. إِ‌ذْ‌ ج‍‍َ‍ا‌ء‍ُ‍‌وكُمْ مِ‍‌‍نْ فَوْ‍قِ‍‍كُمْ ‌وَمِ‍‌‍نْ ‌أَسْفَلَ مِ‍‌‍نْ‍‍كُمْ ‌وَ‌إِ‌ذْ‌ ‌زَ‌اغَ‍‍تِ ‌الأَبْ‍‍‍‍صَ‍‍ا‌رُ‌ ‌وَبَلَ‍‍غَ‍‍تِ ‌الْ‍‍قُ‍‍ل‍‍ُ‍وبُ ‌الْحَنَاجِ‍‍ر‍َ‍‌ ‌وَتَ‍‍ظُ‍‍نّ‍‍ُ‍ونَ بِ‍اللَّ‍‍هِ ‌ال‍‍ظُّ‍‍نُونَ
Hunālika Abtuliya Al-Mu'uminūna Wa Zulzilū Zilzālāan Shadīdāan 033-011 Halkaasaa lagu imtixaamay Mu'miniinta Gilgilid daranna lagu gil gilay. هُنَالِكَ ‌ابْ‍‍تُلِيَ ‌الْمُؤْمِن‍‍ُ‍ونَ ‌وَ‌زُلْزِلُو‌ا‌ ‌زِلْزَ‌الا‌‌ ً‌ شَدِيد‌اً
Wa 'Idh Yaqūlu Al-Munāfiqūna Wa Al-Ladhīna Fī Qulūbihim Marađun Mā Wa`adanā Al-Lahu Wa Rasūluhu~ 'Illā Ghurūan 033-012 Markey Munaafiqiintu lahaayeen iyo kuwa Quluubta ka buka Eebe iyo Rasuulkiisu waxaan dhagar ahayn nooma yaboohin. وَ‌إِ‌ذْ‌ يَ‍‍قُ‍‍ولُ ‌الْمُنَافِ‍‍قُ‍‍ونَ ‌وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ فِي قُ‍‍لُوبِهِمْ مَ‍رَضٌ‌ مَا‌ ‌وَعَدَنَا‌ ‌اللَّهُ ‌وَ‌‍رَسُولُهُ ‌إِلاَّ‌ غُ‍‍رُ‌و‌ر‌اً
Wa 'Idh Qālat Ţā'ifatun Minhum Yā 'Ahla Yathriba Lā Muqāma Lakum Fārji`ū ۚ Wa Yasta'dhinu Farīqun Minhumu An-Nabīya Yaqūlūna 'Inna Buyūtanā `Awratun Wa Mā Hiya Bi`awratin ۖ 'In Yurīdūna 'Illā Firāan 033-013 markay qayb ka mid ah lahayd ree Madiinow meel aad kunagaataan (goobta) dagaalka ma jirtoee noqda (xagga Madiino) koox iyaga ka mid ahna waxay idan warsan nabiga iyagoo dhihi Guryihiibaa naga dayacnaamana dayacna ee waxaan carar ahayn ma rabaan. وَ‌إِ‌ذْ‌ قَ‍‍الَتْ طَ‍‍ائِفَةٌ‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ ي‍‍َ‍ا‌أَهْلَ يَثْ‍‍رِبَ لاَ‌ مُ‍‍قَ‍‍امَ لَكُمْ فَا‌رْجِعُو‌ا‌ ‌وَيَسْتَأْ‌ذِنُ ۚ فَ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍قٌ‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمُ ‌ال‍‍نَّ‍‍بِيَّ يَ‍‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ ‌إِنَّ بُيُوتَنَا‌ عَوْ‌‍رَةٌ‌ ‌وَمَا‌ هِيَ بِعَوْ‌‍رَة‌‍ٍ‌ ‌إِ‌نْ ۖ يُ‍‍رِيد‍ُ‍‌ونَ ‌إِلاَّ‌ فِ‍رَ‌ا‌ر‌اً
Wa Law Dukhilat `Alayhim Min 'Aqţārihā Thumma Su'ilū Al-Fitnata La'ātawhā Wa Mā Talabbathū Bihā 'Illā Yasīrāan 033-014 Haddii loogu soo galo Magaalada dhan kastomarkaas la warsado Gaalnimo way la imaan lahaayeenwaxaan wax yar ahaynse kuma dhexnagaadeen. وَلَوْ‌ ‌دُ‍خِ‍‍لَتْ عَلَيْهِمْ مِ‍‌‍نْ ‌أَ‍قْ‍‍‍‍طَ‍‍ا‌رِهَا‌ ثُ‍‍مَّ سُئِلُو‌ا‌الْفِتْنَةَ لَآتَوْهَا‌ ‌وَمَا‌ تَلَبَّثُو‌ا‌ بِهَ‍‍ا‌ ‌إِلاَّ‌ يَسِي‍‍ر‌اً
Wa Laqad Kānū `Āhadū Allaha Min Qablu Lā Yuwallūna Al-'Adbāra ۚ Wa Kāna `Ahdu Allāhi Mas'ūlāan 033-015 Horay waxay ugu ballantameen inayan cararinBallanka Eebana waa lays warsan. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ كَانُو‌ا‌ عَاهَدُ‌و‌ا‌اللَّ‍‍هَ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لُ لاَ‌ يُوَلّ‍‍ُ‍ونَ ‌الأَ‌دْب‍‍َ‍ا‌‍رَۚ ‌وَك‍‍َ‍انَ عَهْدُ‌ ‌اللَّ‍‍هِ مَسْئ‍‍ُ‍‍ولاً
Qul Lan Yanfa`akumu Al-Firāru 'In Farartum Mina Al-Mawti 'Awi Al-Qatli Wa 'Idhāan Lā Tumatta`ūna 'Illā Qalīlāan 033-016 waxaad dhahdaa carar aad geeri ka carartaan ama dil wax idiinma taro wax yar waxaan ahayna laydiin ku raaxeyn maaayo (adduunka). قُ‍‍لْ لَ‍‌‍نْ يَ‍‌‍نْ‍‍فَعَكُمُ ‌الْفِرَ‍‌ا‌رُ‌ ‌إِ‌نْ فَ‍رَ‌رْتُمْ مِنَ ‌الْمَ‍‍وْتِ ‌أَ‌وِ‌ ‌الْ‍‍قَ‍‍تْلِ ‌وَ‌إِ‌ذ‌ا‌ ً‌ لاَ‌ تُمَتَّع‍‍ُ‍ونَ ‌إِلاَّ‌ قَ‍‍لِيلاً
Qul Man Dhā Al-Ladhī Ya`şimukum Mina Allāhi 'In 'Arāda Bikum Sū'āan 'Aw 'Arāda Bikum Raĥmatan ۚ Wa Lā Yajidūna Lahum Min Dūni Allāhi Walīyāan Wa Lā Naşīrāan 033-017 dheh yaa idinka ilaalin Eebe hadduu dhib idiin la doonoama naxariiswax Eebe ka soo hadhay oo sokeeya ama gargaare ahna heli meysaan. قُ‍‍لْ مَ‍‌‍نْ ‌ذَ‌ا‌ ‌الَّذِي يَعْ‍‍صِ‍‍مُكُمْ مِنَ ‌اللَّ‍‍هِ ‌إِ‌نْ ‌أَ‌رَ‍‌ا‌دَ‌ بِكُمْ س‍‍ُ‍و‌ء‌اً‌ ‌أَ‌وْ‌ ‌أَ‌رَ‍‌ا‌دَ‌ بِكُمْ ‌‍رَحْمَة ًۚ ‌وَلاَ‌ يَجِد‍ُ‍‌ونَ لَهُمْ مِ‍‌‍نْ ‌د‍ُ‍‌ونِ ‌اللَّ‍‍هِ ‌وَلِيّا‌ ً‌ ‌وَلاَ‌ نَ‍‍صِ‍‍ي‍‍ر‌اً
Qad Ya`lamu Allāhu Al-Mu`awwiqīna Minkum Wa Al-Qā'ilīna Li'ikhwānihim Halumma 'Ilaynā ۖ Wa Lā Ya'tūna Al-Ba'sa 'Illā Qalīlāan 033-018 Dhab ahaan yaa Eebe u ogyahay kuwa reebayaalka ah (ku cabsiinta dagaalka) oo idinka mid ah iyo kuwa ku dhaba Walaalahooda (munaafiqiinta ah) noo imaadda Dagaalkana ma tagaan wax yar mooyee. قَ‍‍دْ‌ يَعْلَمُ ‌اللَّ‍‍هُ ‌الْمُعَوِّ‍‍قِ‍‍ي‍‍نَ مِ‍‌‍نْ‍‍كُمْ ‌وَ‌الْ‍‍قَ‍‍ائِل‍‍ِ‍ي‍‍نَ لِإخْ‍‍وَ‌انِهِمْ هَلُ‍‍مَّ ‌إِلَيْنَا‌ ۖ ‌وَلاَ‌ يَأْت‍‍ُ‍ونَ ‌الْبَأْسَ ‌إِلاَّ‌ قَ‍‍لِيلاً
'Ashiĥĥatan `Alaykum ۖ Fa'idhā Jā'a Al-Khawfu Ra'aytahum Yanžurūna 'Ilayka Tadūru 'A`yunuhum Kālladhī Yughshá `Alayhi Mina Al-Mawti ۖ Fa'idhā Dhahaba Al-Khawfu Salaqūkum Bi'alsinatin Ĥidādin 'Ashiĥĥatan `Alá Al-Khayri ۚ 'Ūlā'ika Lam Yu'uminū Fa'aĥbaţa Allāhu 'A`mālahum ۚ Wa Kāna Dhālika `Alá Allāhi Yasīrāan 033-019 way idinkala bakhayli (wanaaga) marka cabsi timaadna waxaad arki iyagoo ku soo eegi indhahooduna wareegi sida mid Geeri haysomarka cabsidu tagtana waxay idiinkugu Dhibaan Carrabo afbadanisagoo idinkala bakhayli khayrkakuwaasi ma rumeynin (xaqa) waana Hoobiyey Eebe camalkooda arrintaasuna waa u fududahay Eebe. أَشِحَّةً عَلَيْكُمْ ۖ فَإِ‌ذَ‌ا‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌الْ‍‍خَ‍‍وْفُ ‌‍رَ‌أَيْتَهُمْ يَ‍‌‍نْ‍‍‍‍ظُ‍‍ر‍ُ‍‌ونَ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍كَ تَد‍ُ‍‌و‌رُ‌ ‌أَعْيُنُهُمْ كَالَّذِي يُ‍‍غْ‍‍شَى‌ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ مِنَ ‌الْمَ‍‍وْتِ ۖ فَإِ‌ذَ‌ا‌ ‌ذَهَبَ ‌الْ‍‍خَ‍‍وْفُ سَلَ‍‍قُ‍‍وكُمْ بِأَلْسِنَةٍ حِد‍َ‍‌ا‌دٍ‌ ‌أَشِحَّةً عَلَى‌ ‌الْ‍‍خَ‍‍يْ‍‍ر‍ِ‍‌ ۚ ‌أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ لَمْ يُؤْمِنُو‌ا‌ فَأَحْبَ‍‍طَ ‌اللَّ‍‍هُ ‌أَعْمَالَهُمْ ۚ ‌وَك‍‍َ‍انَ ‌ذَلِكَ عَلَى‌ ‌اللَّ‍‍هِ يَسِي‍‍ر‌اً
Yaĥsabūna Al-'Aĥzāba Lam Yadh/habū ۖ Wa 'In Ya'ti Al-'Aĥzābu Yawaddū Law 'Annahum Bādūna Fī Al-'A`rābi Yas'alūna `An 'Anbā'ikum ۖ Wa Law Kānū FīkumQātalū 'Illā Qalīlāan 033-020 waxay malayn inayan tagayn Xisbiyadu (colalka) waxayna Jecelyihiin in marka Cololku yimaadaan ay baadiyaha jiraan ay warkiina warsadaanhadday idiin joogaana ma dagalameen wax yar mooyee. يَحْسَب‍‍ُ‍ونَ ‌الأَحْز‍َ‍‌ابَ لَمْ يَذْهَبُو‌اۖ ‌وَ‌إِ‌نْ يَأْتِ ‌الأَحْز‍َ‍‌ابُ يَوَ‌دُّ‌و‌ا‌ لَوْ‌ ‌أَنَّ‍‍هُمْ بَا‌د‍ُ‍‌ونَ فِي ‌الأَعْ‍رَ‍‌ابِ يَسْأَل‍‍ُ‍ونَ عَ‍‌‍نْ ‌أَ‌نْ‍‍ب‍‍َ‍ائِكُمْ ۖ ‌وَلَوْ‌ كَانُو‌ا‌ فِيكُمْ مَا‌ قَ‍‍اتَلُ‍‍و‌ا‌ ‌إِلاَّ‌ قَ‍‍لِيلاً
Laqad Kāna LakumRasūli Allāhi 'Uswatun Ĥasanatun Liman Kāna Yarjū Allaha Wa Al-Yawma Al-'Ākhira Wa Dhakara Allāha Kathīrāan 033-021 waxaa idinku sugan Rasuulka Eebe Kudayasho wanaagsanruuxii rajayn Eebe iyo Maalinta AakhiroEebana xusa in Badan. لَ‍قَ‍‍دْ‌ ك‍‍َ‍انَ لَكُمْ فِي ‌‍رَس‍‍ُ‍ولِ ‌اللَّ‍‍هِ ‌أُسْوَةٌ حَسَنَة ٌ‌ لِمَ‍‌‍نْ ك‍‍َ‍انَ يَرْجُو‌ ‌اللَّ‍‍هَ ‌وَ‌الْيَ‍‍وْمَ ‌الآ‍‍خِ‍‍ر‍َ‍‌ ‌وَ‌ذَكَ‍رَ‌اللَّ‍‍هَ كَثِي‍‍ر‌اً
Wa Lammā Ra'á Al-Mu'uminūna Al-'Aĥzāba Qālū Hādhā Mā Wa`adanā Al-Lahu Wa Rasūluhu Wa Şadaqa Allāhu Wa Rasūluhu ۚ Wa Mā Zādahum 'Illā 'Īmānāan Wa Taslīmāan 033-022 markay Mu'miniintu arkeen Xisbiyadii (colkii) waxay dhaheen kan waa wixii Eebe iyo Rasuulkiisu noogu yagooheenrunbuu sheegay Eebe iyo Rasuulkiisuwaxaan Iimaan iyo Hagaansan ahayna uma siyaadinin. وَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ ‌‍رَ‌أَ‌ى‌ ‌الْمُؤْمِن‍‍ُ‍ونَ ‌الأَحْز‍َ‍‌ابَ قَ‍‍الُو‌ا‌ هَذَ‌ا‌ مَا‌ ‌وَعَدَنَا‌ ‌اللَّهُ ‌وَ‌‍رَسُولُ‍‍هُ ‌وَ‍صَ‍‍دَ‍قَ ‌اللَّ‍‍هُ ‌وَ‌‍رَسُولُ‍‍هُ ۚ ‌وَمَا‌ ‌زَ‌ا‌دَهُمْ ‌إِلاَّ‌ ‌إِيمَانا‌ ً‌ ‌وَتَسْلِيماً
Mina Al-Mu'uminīna Rijālun Şadaqū Mā `Āhadū Allaha `Alayhi ۖ Faminhum Man Qađá Naĥbahu Wa Minhum Man Yantažiru ۖ Wa Mā Baddalū Tabdīlāan 033-023 Mu;miniinta waxaa ka mid ah Rag ka rumeeyey waxay Eebe kula ballantameenwaxaana ka mid ah mid Gutay Ballankii (Ajashiisii) waxaana ka mid ah mid sugi mana ayna badalin. مِنَ ‌الْمُؤْمِن‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌رِج‍‍َ‍ال‌‍ٌصَ‍‍دَ‍قُ‍‍و‌ا‌ مَا‌ عَاهَدُ‌و‌ا‌اللَّ‍‍هَ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ ۖ فَمِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ مَ‍‌‍نْ قَ‍‍ضَ‍‍ى‌ نَحْبَ‍‍هُ ‌وَمِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ مَ‍‌‍نْ يَ‍‌‍نْ‍‍تَ‍‍ظِ‍‍ر‍ُ‍‌ ۖ ‌وَمَا‌ بَدَّلُو‌ا‌ تَ‍‍بْ‍‍دِيلاً
Liyajziya Allāhu Aş-Şādiqīna Bişidqihim Wa Yu`adhdhiba Al-Munāfiqīna 'In Shā'a 'Aw Yatūba `Alayhim ۚ 'Inna Allāha Kāna Ghafūan Raĥīmāan 033-024 in Eebe ka abaalmariyo Runlowyaasha Runtoodaoo cadaabana Munaafiqiintahadduu doonoama ka toobad aqbaloEebana waa dambidhaaf badane Naxariista. لِيَ‍‍جْ‍‍زِيَ ‌اللَّ‍‍هُ ‌ال‍‍صَّ‍‍ا‌دِقِ‍‍ي‍‍نَ بِ‍‍صِ‍‍دْ‍‍قِ‍‍هِمْ ‌وَيُعَذِّبَ ‌الْمُنَافِ‍‍قِ‍‍ي‍‍نَ ‌إِ‌نْ ش‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌أَ‌وْ‌ يَت‍‍ُ‍وبَ عَلَيْهِمْ ۚ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ ك‍‍َ‍انَ غَ‍‍فُو‌ر‌ا‌ ً‌ ‌‍رَحِيماً
Waradda Allāhu Al-Ladhīna Kafarū Bighayžihim Lam Yanālū Khayan ۚ Wa Kafá Allāhu Al-Mu'uminīna Al-Qitāla ۚ Wa Kāna Allāhu Qawīyāan `Azīzāan 033-025 Eebe wuxuu ku eeliyey kuwii Gaaloobay cadhadoodiiwax khayr ahna mayna gaadhinEebaana ka kaafiyey Mu'miniinta DagaalEebana waa xoogbadane adkaada. وَ‌‍رَ‌دَّ‌ ‌اللَّ‍‍هُ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ بِ‍‍غَ‍‍يْ‍‍ظِ‍‍هِمْ لَمْ يَنَالُو‌اخَ‍‍يْر‌ا‌ ًۚ ‌وَكَفَى‌ ‌اللَّ‍‍هُ ‌الْمُؤْمِن‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌الْ‍‍قِ‍‍ت‍‍َ‍الَ ۚ ‌وَك‍‍َ‍انَ ‌اللَّ‍‍هُ قَ‍‍وِيّاً‌ عَزِيز‌اً
Wa 'Anzala Al-Ladhīna Žāharūhum Min 'Ahli Al-Kitābi Min Şayāşīhim Wa Qadhafa Fī Qulūbihimu Ar-Ru`ba Farīqāan Taqtulūna Wa Ta'sirūna Farīqāan 033-026 kuwii u kaalmeeyey ehlu Kitaabka ahaana wuxuu ka soo dajiyey (ka soo saaray) Dhufaysyadoodiiwuxuuna ku tuuray Quluubtooda argagaxkoox ka mid ah waad dilaysaanKooxna waa Qafaalanaysaan. وَ‌أَ‌نْ‍‍زَلَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ظَ‍‍اهَرُ‌وهُمْ مِ‍‌‍نْ ‌أَهْلِ ‌الْكِت‍‍َ‍ابِ مِ‍‌‍نْ صَ‍‍يَاصِ‍‍يهِمْ ‌وَ‍قَ‍‍ذَفَ فِي قُ‍‍لُوبِهِمُ ‌ال‍‍رُّعْبَ فَ‍‍رِي‍‍ق‍‍ا‌‌ ً‌ تَ‍‍قْ‍‍تُل‍‍ُ‍ونَ ‌وَتَأْسِر‍ُ‍‌ونَ فَ‍‍رِي‍‍ق‍‍اً
Wa 'Awrathakum 'Arđahum Wa Diyārahum Wa 'Amwālahum Wa 'Arđāan Lam Taţa'ūۚ Wa Kāna Allāhu `Alá Kulli Shay'in Qadīrāan 033-027 wuxuuna idin dhaxalsiiyey Dhulkoodii Guryahoodii iyo xoolahoodiiiyo Dhul aydaan hadda ka hor ku joogsanEebana wax kasta (oo uu doono) wuu karaa. وَ‌أَ‌وْ‌‍رَثَكُمْ ‌أَ‌رْ‍ضَ‍‍هُمْ ‌وَ‌دِيَا‌‍رَهُمْ ‌وَ‌أَمْوَ‌الَهُمْ ‌وَ‌أَ‌رْ‍ض‍‍ا‌ ً‌ لَمْ تَ‍‍طَ‍‍ئ‍‍ُ‍‍وهَا‌ ۚ ‌وَك‍‍َ‍انَ ‌اللَّ‍‍هُ عَلَى‌ كُلِّ شَ‍‍يْء‌‌ٍقَ‍‍دِي‍‍ر‌اً
Yā 'Ayyuhā An-Nabīyu Qul Li'zwājika 'In Kuntunna Turidna Al-Ĥayā Ata Ad-Dunyā Wa Zīnatahā Fata`ālayna 'Umatti`kunna Wa 'Usarriĥkunna Saĥāan Jamīlāan 033-028 Nabiyow ku dheh Haweenkaaga haddaad tihiin kuwo dooni Nolosha adduunyo iyo Quruxdeeda kaalaya waan idin gacan marin si quruxsanna idiinsiideyne. ي‍‍َ‍ا‌أَيُّهَا‌ ‌ال‍‍نَّ‍‍بِيُّ قُ‍‍لْ لِأ‌زْ‌وَ‌اجِكَ ‌إِ‌نْ كُ‍‌‍نْ‍‍تُ‍‍نَّ تُ‍‍رِ‌دْنَ ‌الْحَي‍‍َ‍اةَ ‌ال‍‍دُّ‌نْ‍‍يَا‌ ‌وَ‌زِينَتَهَا‌ فَتَعَالَ‍‍يْ‍‍نَ ‌أُمَتِّعْكُ‍‍نَّ ‌وَ‌أُسَرِّحْكُ‍‍نَّ سَ‍رَ‌احا‌‌ ً‌ جَمِيلاً
Wa 'In Kuntunna Turidna Allāha Wa Rasūlahu Wa Ad-Dāra Al-'Ākhirata Fa'inna Allāha 'A`adda Lilmuĥsināti Minkunna 'Ajan `Ažīmāan 033-029 Haddaadse tihiin kuwo dooni Eebe iyo Rasuulkiisa iyo Dartii Aakhiro Eebe wuxuu u darbay Haweenka wanaagga fala oo idinka id ah ajir wayn. وَ‌إِ‌نْ كُ‍‌‍نْ‍‍تُ‍‍نَّ تُ‍‍رِ‌دْنَ ‌اللَّ‍‍هَ ‌وَ‌‍رَسُولَ‍‍هُ ‌وَ‌ال‍‍دّ‍َ‍‌ا‌‍رَ‌الآ‍‍خِ‍رَةَ فَإِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ ‌أَعَدَّ‌ لِلْمُحْسِن‍‍َ‍اتِ مِ‍‌‍نْ‍‍كُ‍‍نَّ ‌أَجْ‍‍ر‌اً‌ عَ‍‍ظِ‍‍يماً
Yā Nisā'a An-Nabīyi Man Ya'ti Minkunna Bifāĥishatin Mubayyinatin Yuđā`af Lahā Al-`Adhābu Đi`fayni ۚ Wa Kāna Dhālika `Alá Allāhi Yasīrāan 033-030 Haweenka Nabigow tiinii la timaadda xumaan cad waxaa loo laalaabi cadaabka arrintaasna waa u fududahay Eebe. يَانِس‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌ال‍‍نَّ‍‍بِيِّ مَ‍‌‍نْ يَأْتِ مِ‍‌‍نْ‍‍كُ‍‍نَّ بِفَاحِشَةٍ‌ مُبَيِّنَةٍ‌ يُ‍‍ضَ‍‍اعَفْ لَهَا‌ ‌الْعَذ‍َ‍‌ابُ ضِ‍‍عْفَ‍‍يْ‍‍نِ ‌وَك‍‍َ‍انَ ۚ ‌ذَلِكَ عَلَى‌ ‌اللَّ‍‍هِ يَسِي‍‍ر‌اً
Wa Man Yaqnut Minkunna Lillāh Wa Rasūlihi Wa Ta`mal Şāliĥāan Nu'utihā 'Ajrahā Marratayni Wa 'A`tadnā Lahā Rizqāan Karīmāan 033-031 Tiise adeecda Eebe iyo Rasuulkiisa oo camal fiican fasha waxaan siinaynaa Labo ajirwaxaana u darbaynaa Rizqi wanaagsan. وَمَ‍‌‍نْ يَ‍‍قْ‍‍نُتْ مِ‍‌‍نْ‍‍كُ‍‍نَّ لِلَّهِ ‌وَ‌‍رَسُولِ‍‍هِ ‌وَتَعْمَلْ صَ‍‍الِحا‌ ً‌ نُؤْتِهَ‍‍ا‌ ‌أَجْ‍‍‍رَهَا‌ مَ‍رَّتَ‍‍يْ‍‍نِ ‌وَ‌أَعْتَ‍‍دْنَا‌ لَهَا‌ ‌رِ‌زْ‍ق‍‍ا‌‌ ً‌ كَ‍‍رِيماً
Yā Nisā'a An-Nabīyi Lastunna Ka'aĥadin Mina An-Nisā' ۚ 'Ini Attaqaytunna Falā Takhđa`na Bil-Qawli Fayaţma`a Al-Ladhī Fī Qalbihi Marađun Wa Qulna Qawlāan Ma`rūfāan 033-032 Haweenka Nabigow ma tihidiin sida Haweenka kale haddaadse dhowrsataan hadalka ha nuglaynina oo uu damco midka qalbiga ka bukahadal wanaagsanna ku hadla. يَانِس‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌ال‍‍نَّ‍‍بِيِّ لَسْتُ‍‍نَّ كَأَحَد‌ٍ‌ مِنَ ‌ال‍‍نِس‍‍َ‍ا‌ء‌ ‌إِنِ ۚ ‌اتَّ‍‍قَ‍‍يْتُ‍‍نَّ فَلاَ‌ تَ‍‍خْ‍‍ضَ‍‍عْنَ بِ‍الْ‍‍قَ‍‍وْلِ فَيَ‍‍طْ‍‍مَعَ ‌الَّذِي فِي قَ‍‍لْبِ‍‍هِ مَ‍رَضٌ‌ ‌وَ‍قُ‍‍لْنَ قَ‍‍وْلا‌ ً‌ مَعْرُ‌وفاً
Wa Qarna Fī Buyūtikunna Wa Lā Tabarrajna Tabarruja Al-Jāhilīyati Al-'Ūlá ۖ Wa 'Aqimna Aş-Şalāata Wa 'Ātīna Az-Zakāata Wa 'Aţi`na Allāha Wa Rasūlahu~ ۚ 'Innamā Yurīdu Allāhu Liyudh/hiba `Ankumu Ar-Rijsa 'Ahla Al-Bayti Wa Yuţahhirakum Taţrāan 033-033 kuna sugnaada Guryihiinnahana u wareegaysanina (idinko isfaydi) sidii jaahiliyadii horraysaySalaadana oogaSakadana biyaEebe iyo Rasuulkiisana adeecaEebe wuxuu uun dooni inuu xumaanta idinkatagsiiyo (fogeeyo) dambigaEhelubaytkow idinna daahiryeelo. وَ‍قَ‍‍رْنَ فِي بُيُوتِكُ‍‍نَّ ‌وَلاَ‌ تَبَ‍رَّجْ‍‍نَ تَبَرُّجَ ‌الْجَاهِلِيَّةِ ‌الأ‍ُ‍‌ولَى‌ ۖ ‌وَ‌أَ‍قِ‍‍مْنَ ‌ال‍‍صَّ‍‍لاَةَ ‌وَ‌آت‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌ال‍‍زَّك‍‍َ‍اةَ ‌وَ‌أَ‍طِ‍‍عْنَ ‌اللَّ‍‍هَ ‌وَ‌‍رَسُولَهُ~ُ ۚ ‌إِنَّ‍‍مَا‌ يُ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍دُ‌ ‌اللَّ‍‍هُ لِيُذْهِبَ عَ‍‌‍نْ‍‍كُمُ ‌ال‍‍رِّجْ‍‍سَ ‌أَهْلَ ‌الْبَ‍‍يْ‍‍تِ ‌وَيُ‍‍طَ‍‍هِّ‍رَكُمْ تَ‍‍طْ‍‍هِي‍‍ر‌اً
Wa Adhkurna Mā Yutlá Fī Buyūtikunna Min 'Āyāti Allāhi Wa Al-Ĥikmati ۚ 'Inna Allāha Kāna Laţīfāan Khabīrāan 033-034 xusuustana waxa lagu akhrin Guryihiin oo aayaadka Eebe ah iyo Sunada (Nabiga)Eebana waa wax walba oge Xeeldheer. وَ‌ا‌ذْكُرْنَ مَا‌ يُتْلَى‌ فِي بُيُوتِكُ‍‍نَّ مِ‍‌‍نْ ‌آي‍‍َ‍اتِ ‌اللَّ‍‍هِ ‌وَ‌الْحِكْمَةِ ۚ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ ك‍‍َ‍انَ لَ‍‍طِ‍‍يفاً‌ خَ‍‍بِي‍‍ر‌اً
'Inna Al-Muslimīna Wa Al-Muslimāti Wa Al-Mu'uminīna Wa Al-Mu'umināti Wa Al-Qānitīna Wa Al-Qānitāti Wa Aş-Şādiqīna Wa Aş-Şādiqāti Wa Aş-Şābirīna Wa Aş-Şābirāti Wa Al-Khāshi`īna Wa Al-Khāshi`āti Wa Al-Mutaşaddiqīna Wa Al-Mutaşaddiqāti Wa Aş-Şā'imīna Wa Aş-Şā'imāti Wa Al-Ĥāfižīna Furūjahum Wa Al-Ĥāfižāti Wa Adh-Dhākirīna Allāha Kathīrāan Wa Adh-Dhākirāti 'A`adda Allāhu Lahum Maghfiratan Wa 'Ajan `Ažīmāan 033-035 Raga Muslimiinta ah iyo Haweenka Muslimaadka ahRagga Mu'miniinta ah iyo Haweenka Mu'minaadka ahRagga Eebe adeeca iyo Haweenka adeecaRagga Runlowga ah iyo Haweenka Runlowga ahRagga Samra iyo Haweenka SamraRagga u khushuuca Eebe iyo Haweenka u kushuucaRagga Sadaqaysta iyo Haweenka SadaqaystaRagga Sooma iyo Haweenka SoomaRagga isdhawra iyo Haweenka isdhawraiyo Ragga imbadan Eebe xusa iyo Haweenka inbadan xusawuxuu Eebe u darbay Dambi dhaaf iyo ajir weyn. إِنَّ ‌الْمُسْلِم‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌وَ‌الْمُسْلِم‍‍َ‍اتِ ‌وَ‌الْمُؤْمِن‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌وَ‌الْمُؤْمِن‍‍َ‍اتِ ‌وَ‌الْ‍‍قَ‍‍انِت‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌وَ‌الْ‍‍قَ‍‍انِت‍‍َ‍اتِ ‌وَ‌ال‍‍صَّ‍‍ا‌دِقِ‍‍ي‍‍نَ ‌وَ‌ال‍‍صَّ‍‍ا‌دِقَ‍‍اتِ ‌وَ‌ال‍‍صَّ‍‍ابِ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍نَ ‌وَ‌ال‍‍صَّ‍‍ابِرَ‍‌اتِ ‌وَ‌الْ‍‍خَ‍‍اشِع‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌وَ‌الْ‍‍خَ‍‍اشِع‍‍َ‍اتِ ‌وَ‌الْمُتَ‍‍صَ‍‍دِّ‍‍قِ‍‍ي‍‍نَ ‌وَ‌الْمُتَ‍‍صَ‍‍دِّ‍‍قَ‍‍اتِ ‌وَ‌ال‍‍صَّ‍‍ائِم‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌وَ‌ال‍‍صَّ‍‍ائِم‍‍َ‍اتِ ‌وَ‌الْحَافِ‍‍ظِ‍‍ي‍‍نَ فُرُ‌وجَهُمْ ‌وَ‌الْحَافِ‍‍ظَ‍‍اتِ ‌وَ‌ال‍‍ذَّ‌اكِ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍نَ ‌اللَّ‍‍هَ كَثِي‍‍ر‌ا‌ ً‌ ‌وَ‌ال‍‍ذَّ‌اكِرَ‍‌اتِ ‌أَعَدَّ‌ ‌اللَّ‍‍هُ لَهُمْ مَ‍‍غْ‍‍فِ‍رَة ً‌ ‌وَ‌أَجْ‍‍ر‌اً‌ عَ‍‍ظِ‍‍يماً
Wa Mā Kāna Limu'uminin Wa Lā Mu'uminatin 'Idhā Qađá Allāhu Wa Rasūluhu~ 'Aman 'An Yakūna Lahumu Al-Khiyaratu Min 'Amrihim ۗ Wa Man Ya`şi Allāha Wa Rasūlahu Faqad Đalla Đalālāan Mubīnāan 033-036 kuma haboona (umana banaana) nin Mu'min ah iyo Haweenay Mu'minad ah Marka Eebe iyo Rasuulkiisu wax xukumayaan Inay khiyaar u yeeshaan amarkoodaruuxiise caasiya Eebe iyo Rasuulkiisa wuxuu dhumay dhumid Cad. وَمَا‌ ك‍‍َ‍انَ لِمُؤْمِنٍ‌ ‌وَلاَ‌ مُؤْمِنَة‌‍ٍ‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ قَ‍‍ضَ‍‍ى‌ ‌اللَّ‍‍هُ ‌وَ‌‍رَسُولُهُ~ُ ‌أَمْر‌اً‌ ‌أَ‌نْ يَك‍‍ُ‍ونَ لَهُمُ ‌الْ‍‍خِ‍‍يَ‍رَةُ مِ‍‌‍نْ ‌أَمْ‍‍رِهِمْ ۗ ‌وَمَ‍‌‍نْ يَعْ‍‍صِ ‌اللَّ‍‍هَ ‌وَ‌‍رَسُولَ‍‍هُ فَ‍‍قَ‍‍دْ‌ ضَ‍‍لَّ ضَ‍‍لاَلا‌ ً‌ مُبِيناً
Wa 'Idh Taqūlu Lilladhī 'An`ama Allāhu `Alayhi Wa 'An`amta `Alayhi 'Amsik `Alayka Zawjaka Wa Attaqi Allāha Wa Tukhfī Fī Nafsika Mā Al-Lahu Mubdīhi Wa Takhshá An-Nāsa Wa Allāhu 'Aĥaqqu 'An Takhshāhu ۖ Falammā Qađá Zaydun Minhā Waţaan Zawwajnākahā Likay Lā Yakūna `Alá Al-Mu'uminīna Ĥarajun Fī 'Azwāji 'Ad`iyā'ihim 'Idhā Qađaw Minhunna Waţaan ۚ Wa Kāna 'Amru Allāhi Maf`ūlāan 033-037 (xuxuuso) markaad ku lahayd kuu Eebe u Nicmeeyeyadna aad u nicmaysay (Zayd BinuXaarithah) hayso Haweenaydaada Eebana ka yaabNaftaadana aad ku Qarinaysay wax Eebe Muujinood kana cabsanaysid Dadka (xishoonaysid) Eebaana u muta in laga cabsado (lagana xishoodo) markuu Zayd dantiisii ka dhamaaystayna (isfureenna) aan kuu guurinay si ayan wax dhib ah u ahaanin Mu'miniinta (hadday guursadaan) Haweenka ay fureen kuway Wiilal ka dhigteen (iyagoo dhalin) amarka Eebana waa kii la Fuliyo. وَ‌إِ‌ذْ‌ تَ‍‍قُ‍‍ولُ لِلَّذِي ‌أَ‌نْ‍‍عَمَ ‌اللَّ‍‍هُ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ ‌وَ‌أَ‌نْ‍‍عَمْتَ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ ‌أَمْسِكْ عَلَ‍‍يْ‍‍كَ ‌زَ‌وْجَكَ ‌وَ‌اتَّ‍‍قِ ‌اللَّ‍‍هَ ‌وَتُ‍‍خْ‍‍فِي فِي نَفْسِكَ مَا‌ ‌اللَّهُ مُ‍‍بْ‍‍د‍ِ‍ي‍‍هِ ‌وَتَ‍‍خْ‍‍شَى‌ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسَ ‌وَ‌اللَّهُ ‌أَحَ‍‍قُّ ‌أَ‌نْ تَ‍‍خْ‍‍ش‍‍َ‍اهُ ۖ فَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ قَ‍‍ضَ‍‍ى‌ ‌زَيْ‍‍د‌ٌ‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ ‌وَ‍طَ‍‍ر‌ا‌‌ ً‌ ‌زَ‌وَّجْ‍‍نَاكَهَا‌ لِكَيْ لاَ‌ يَك‍‍ُ‍ونَ عَلَى‌ ‌الْمُؤْمِن‍‍ِ‍ي‍‍نَ حَ‍رَج‌‍ٌ‌ فِ‍‍ي ‌أَ‌زْ‌و‍َ‍‌اجِ ‌أَ‌دْعِي‍‍َ‍ائِهِمْ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ قَ‍‍ضَ‍‍وْ‌ا‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُ‍‍نَّ ‌وَ‍طَ‍‍ر‌ا‌ ًۚ ‌وَك‍‍َ‍انَ ‌أَمْرُ‌ ‌اللَّ‍‍هِ مَفْعُولاً
Mā Kāna `Alá An-Nabīyi Min Ĥarajin Fīmā Farađa Allāhu Lahu ۖ Sunnata Allāhi Fī Al-Ladhīna Khalaw Min Qablu ۚ Wa Kāna 'Amru Allāhi Qadaan Maqan 033-038 Nabiga korkiisa dhib ma aha waxa Eebe u Banneeyeywaana Jidkii Eebe ee Dadkii tagay ee hore amarka Eebana waa qadar Xukuman. مَا‌ ك‍‍َ‍انَ عَلَى‌ ‌ال‍‍نَّ‍‍بِيِّ مِ‍‌‍نْ حَ‍رَج‌‍ٍ‌ فِيمَا‌ فَ‍رَضَ ‌اللَّ‍‍هُ لَ‍‍هُ ۖ سُ‍‍نَّ‍‍ةَ ‌اللَّ‍‍هِ فِي ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ خَ‍‍لَوْ‌ا‌ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لُ ۚ ‌وَك‍‍َ‍انَ ‌أَمْرُ‌ ‌اللَّ‍‍هِ قَ‍‍دَ‌ر‌ا‌ ً‌ مَ‍‍قْ‍‍دُ‌و‌ر‌اً
Al-Ladhīna Yuballighūna Risālāti Allāhi Wa Yakhshawnahu Wa Lā Yakhshawna 'Aĥadāan 'Illā Al-Laha ۗ Wa Kafá Billāhi Ĥasībāan 033-039 (waxaa amaan mudan) kuwa gaadhsiiya (Dadka) Fariimaha Eebe kana cabsada Eebeoon kana cabsan Axad ka soo hadhayEebaana ku filanXisaabiye (Kaalmayn). الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يُبَلِّ‍‍غُ‍‍ونَ ‌رِسَالاَتِ ‌اللَّ‍‍هِ ‌وَيَ‍‍خْ‍‍شَوْنَ‍‍هُ ‌وَلاَ‌ يَ‍‍خْ‍‍شَ‍‍وْنَ ‌أَحَد‌ا‌‌ ً‌ ‌إِلاَّ‌ ‌اللَّ‍‍هَ ۗ ‌وَكَفَى‌ بِ‍اللَّ‍‍هِ حَسِيباً
Mā Kāna Muĥammadun 'Abā 'Aĥadin Min Rijālikum Wa Lakin Rasūla Allāhi Wa Khātama An-Nabīyīna ۗ Wa Kāna Allāhu Bikulli Shay'in `Alīmāan 033-040 ma aha (Nabiga) Muxamad ah aabaha Ruux ragiina ka mid ahlaakiin waa Rasuulkii Eebe iyo Khatimidii NabiyadaEebana wax walba waa ogyahay. مَا‌ ك‍‍َ‍انَ مُحَ‍‍مَّ‍‍دٌ‌ ‌أَبَ‍‍ا‌ ‌أَحَد‌ٍ‌ مِ‍‌‍نْ ‌رِجَالِكُمْ ‌وَلَكِ‍‌‍نْ ‌‍رَس‍‍ُ‍ولَ ‌اللَّ‍‍هِ ‌وَ‍خَ‍‍اتَمَ ‌ال‍‍نَّ‍‍بِيّ‍‍ِ‍ي‍‍نَ ۗ ‌وَك‍‍َ‍انَ ‌اللَّ‍‍هُ بِكُلِّ شَ‍‍يْءٍ‌ عَلِيماً
Yā 'Ayyuhā Al-Ladhīna 'Āmanū Adhkurū Allaha Dhikan Kathīrāan 033-041 kuwa xaqa rumeeyow xusa Eebe wax badan. يَ‍‍ا‌ ‌أَيُّهَا‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ا‌ذْكُرُ‌و‌ا‌اللَّ‍‍هَ ‌ذِكْر‌ا‌‌ ً‌ كَثِي‍‍ر‌اً
Wa Sabbiĥūhu Bukratan Wa 'Aşīlāan 033-042 weyneeyana Aroortii iyo Galabtii. وَسَبِّح‍‍ُ‍وهُ بُكْ‍رَة ً‌ ‌وَ‌أَ‍صِ‍‍يلاً
Huwa Al-Ladhī Yuşallī `Alaykum Wa Malā'ikatuhu Liyukhrijakum Mina Až-Žulumāti 'Ilá An-Nūri ۚ Wa Kāna Bil-Mu'uminīna Raĥīmāan 033-043 Eebana waa kan idiin naxariista Malaa'igtiisuna idiin ducaysosi uu idiin ka bixiyo Nuurkawaana kan u Naxariista Mu'miniinta. هُوَ‌ ‌الَّذِي يُ‍‍صَ‍‍لِّي عَلَيْكُمْ ‌وَمَلاَئِكَتُ‍‍هُ لِيُ‍‍خْ‍‍رِجَكُمْ مِنَ ‌ال‍‍ظُّ‍‍لُم‍‍َ‍اتِ ‌إِلَى‌ ‌ال‍‍نّ‍‍ُ‍و‌ر‍ِ‍‌ ۚ ‌وَك‍‍َ‍انَ بِ‍الْمُؤْمِن‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌‍رَحِيماً
Taĥīyatuhum Yawma Yalqawnahu Salāmun ۚ Wa 'A`adda Lahum 'Ajan Karīmāan 033-044 Bariidoodu Maalintay Eebe la kulmi waa Salaan wuxuuna u darbay ajir weyn. تَحِيَّتُهُمْ يَ‍‍وْمَ يَلْ‍‍قَ‍‍وْنَ‍‍هُ سَلاَمٌۚ ‌وَ‌أَعَدَّ‌ لَهُمْ ‌أَجْ‍‍ر‌ا‌‌ ً‌ كَ‍‍رِيماً
Yā 'Ayyuhā An-Nabīyu 'Innā 'Arsalnāka Shāhidāan Wa Mubashshirāan Wa Nadhīrāan 033-045 Nabiyow waxaanu ku dirray adoo marag ahoo bishaarayn oo digi. يَ‍‍ا‌ ‌أَيُّهَا‌ ‌ال‍‍نَّ‍‍بِيُّ ‌إِنَّ‍‍ا‌ ‌أَ‌رْسَلْن‍‍َ‍اكَ شَاهِد‌ا‌ ً‌ ‌وَمُبَشِّ‍‍ر‌ا‌ ً‌ ‌وَنَذِي‍‍ر‌اً
Wa Dā`īāan 'Ilá Allāhi Bi'idhnihi Wa Sirājāan Munīrāan 033-046 oo Dadka Eebe ugu yeedhi Idankiisaoo siraad ifi ah. وَ‌دَ‌اع‍‍ِ‍ي‍‍ا‌‌ ً‌ ‌إِلَى‌ ‌اللَّ‍‍هِ بِإِ‌ذْنِ‍‍هِ ‌وَسِ‍رَ‌اجا‌ ً‌ مُنِي‍‍ر‌اً
Wa Bashshiri Al-Mu'uminīna Bi'anna Lahum Mina Allāhi Fađlāan Kabīrāan 033-047 ee u bishaaree Mu'miniinta inay xaga Eebe ku leeyihiin fadli (dheeraad) weyn. وَبَشِّرِ‌ ‌الْمُؤْمِن‍‍ِ‍ي‍‍نَ بِأَنَّ لَهُمْ مِنَ ‌اللَّ‍‍هِ فَ‍‍ضْ‍‍لا‌‌ ً‌ كَبِي‍‍ر‌اً
Wa Lā Tuţi`i Al-Kāfirīna Wa Al-Munāfiqīna Wa Da` 'Adhāhum Wa Tawakkal `Alá Allāhi ۚ Wa Kafá Billāhi Wa Kīlāan 033-048 hanaadeecin Gaalada iyo Munaafiqiintadhibkooda iska gudub (hana u aabayeelin) Eebana talo Saaro isagaa ku filan wakiile. وَلاَ‌ تُ‍‍طِ‍‍عِ ‌الْكَافِ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍نَ ‌وَ‌الْمُنَافِ‍‍قِ‍‍ي‍‍نَ ‌وَ‌دَعْ ‌أَ‌ذَ‌اهُمْ ‌وَتَوَكَّلْ عَلَى‌ ‌اللَّ‍‍هِ ۚ ‌وَكَفَى‌ بِ‍اللَّ‍‍هِ ‌وَكِيلاً
Yā 'Ayyuhā Al-Ladhīna 'Āmanū 'Idhā Nakaĥtumu Al-Mu'umināti Thumma Ţallaqtumūhunna Min Qabli 'An Tamassūhunna Famā Lakum `Alayhinna Min `Iddatin Ta`taddūnahā ۖ Famatti`ūhunna Wa Sarriĥūhunna Saĥāan Jamīlāan 033-049 Kuwa (xaqa) rumeeyow hadaad guursataan Haween Mu'minaad ah markaas aad furtaan taabasho horteedwax cidda ah kuma lihidin korkooda oy tirsanee gacan mariya una siidaaya si quruxsan. يَ‍‍ا‌ ‌أَيُّهَا‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُ‍‍و‌ا‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ نَكَحْتُمُ ‌الْمُؤْمِن‍‍َ‍اتِ ثُ‍‍مَّ طَ‍‍لَّ‍‍قْ‍‍تُمُوهُ‍‍نَّ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِ ‌أَ‌نْ تَمَسُّوهُ‍‍نَّ فَمَا‌ لَكُمْ عَلَيْهِ‍‍نَّ مِ‍‌‍نْ عِدَّة‌‍ٍ‌ تَعْتَدُّ‌ونَهَا‌ ۖ فَمَتِّعُوهُ‍‍نَّ ‌وَسَرِّحُوهُ‍‍نَّ سَ‍رَ‌احا‌‌ ً‌ جَمِيلاً
Yā 'Ayyuhā An-Nabīyu 'Innā 'Aĥlalnā Laka 'Azwājaka Al-Lātī 'Ātayta 'Ujūrahunna Wa Mā Malakat Yamīnuka Mimmā 'Afā'a Allāhu `Alayka Wa Banāti `Ammika Wa Banāti `Ammātika Wa Banāti Khālika Wa Banāti Khālātika Al-Lātī Hājarna Ma`aka Wa Amra'atan Mu'uminatan 'In Wahabat Nafsahā Lilnnabīyi 'In 'Arāda An-Nabīyu 'An Yastankiĥahā Khālişatan Laka Min Dūni Al-Mu'uminīna ۗ Qad `Alimnā Mā Farađnā `Alayhim Fī 'Azwājihim Wa Mā Malakat 'Aymānuhum Likaylā Yakūna `Alayka Ĥarajun ۗ Wa Kāna Allāhu Ghafūan Raĥīmāan 033-050 Nabiyow waxaan kuu banaynay Haweenkaaga aad siisay meherkoodii iyo waxaad hanatay (Xagga gaalada) oo Eebe kugu soo celiyeyiyo Gabdhaha AdeerkaaGabdhaha EedadaaGabdhaha AbtiyadaaGabdhaha Habaryarahaa oo kula soo hijroodayiyo Haweenay Mu'minaad ah hadday Nafteeda Nabi u hibaysohadduu doono inuu guursado Nabiguiyadoo gaar kuga tahay Mu'miniinta ka sokowwaan ognahay waxaan ku faralyeelay Mu'miniinta xagga Haweenkoodaiyo waxa gacantoodu hanatosii aan korkaaga dhib u ahaanEebana waa dambi dhaafe Naxariista. يَ‍‍ا‌ ‌أَيُّهَا‌ ‌ال‍‍نَّ‍‍بِيُّ ‌إِنَّ‍‍ا‌ ‌أَحْلَلْنَا‌ لَكَ ‌أَ‌زْ‌وَ‌اجَكَ ‌ال‍‍لاَّتِ‍‍ي ‌آتَ‍‍يْ‍‍تَ ‌أُجُو‌‍رَهُ‍‍نَّ ‌وَمَا‌ مَلَكَتْ يَمِينُكَ مِ‍‍مَّ‍‍ا‌ ‌أَف‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌اللَّ‍‍هُ عَلَ‍‍يْ‍‍كَ ‌وَبَن‍‍َ‍اتِ عَ‍‍مِّ‍‍كَ ‌وَبَن‍‍َ‍اتِ عَ‍‍مَّ‍‍اتِكَ ‌وَبَن‍‍َ‍اتِ خَ‍‍الِكَ ‌وَبَن‍‍َ‍اتِ خَ‍‍الاَتِكَ ‌ال‍‍لاَّتِي هَاجَرْنَ مَعَكَ ‌وَ‌امْ‍رَ‌أَة ً‌ مُؤْمِنَة‌ ً‌ ‌إِ‌نْ ‌وَهَبَتْ نَفْسَهَا‌ لِل‍‍نَّ‍‍بِيِّ ‌إِ‌نْ ‌أَ‌رَ‍‌ا‌دَ‌ ‌ال‍‍نَّ‍‍بِيُّ ‌أَ‌نْ يَسْتَ‍‌‍ن‍‍كِحَهَا‌ خَ‍‍الِ‍‍صَ‍‍ة ً‌ لَكَ مِ‍‌‍نْ ‌د‍ُ‍‌ونِ ‌الْمُؤْمِن‍‍ِ‍ي‍‍نَ ۗ قَ‍‍دْ‌ عَلِمْنَا‌ مَا‌ فَ‍رَضْ‍‍نَا‌ عَلَيْهِمْ فِ‍‍ي ‌أَ‌زْ‌وَ‌اجِهِمْ ‌وَمَا‌ مَلَكَتْ ‌أَيْمَانُهُمْ لِكَيْلاَ‌ يَك‍‍ُ‍ونَ عَلَ‍‍يْ‍‍كَ حَ‍رَجٌۗ ‌وَك‍‍َ‍انَ ‌اللَّ‍‍هُ غَ‍‍فُو‌ر‌ا‌ ً‌ ‌‍رَحِيماً
Turjī Man Tashā'u Minhunna Wa Tu'uwī 'Ilayka Man Tashā'u ۖ Wa Mani Abtaghayta Mimman `Azalta Falā Junāĥa `Alayka ۚ Dhālika 'Adná 'An Taqarra 'A`yunuhunna Wa Lā Yaĥzanna Wa Yarđayna Bimā 'Ātaytahunna Kulluhunna Wa ۚ Allāhu Ya`lamu Mā Fī Qulūbikum ۚ Wa Kāna Allāhu `Alīmāan Ĥalīmāan 033-051 Waad dib dhigi taad doontowaadna soo dhaweyn taad doonto oo ka mid ah kuwaad ka fogaatay dhibna korkaaga ma aha. saasaana u dhaw inay indhahoodu qabowsadaan ooyan murugoon oy raali ku noqdaan waxaad siisay dhamaantoodEebana waa ogyahay waxa Quluubtiina kuy suganEebana waa oge Dulqaad leh. تُرْجِي مَ‍‌‍نْ تَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُ‍‍نَّ ‌وَتُؤْ‌وِي ‌إِلَ‍‍يْ‍‍كَ مَ‍‌‍نْ تَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ ۖ ‌وَمَنِ ‌ابْ‍‍تَ‍‍غَ‍‍يْ‍‍تَ مِ‍‍مَّ‍‍‌‍نْ عَزَلْتَ فَلاَ‌ جُن‍‍َ‍احَ عَلَ‍‍يْ‍‍كَ ۚ ‌ذَلِكَ ‌أَ‌دْنَ‍‍ى‌ ‌أَ‌نْ تَ‍‍قَ‍رَّ‌ ‌أَعْيُنُهُ‍‍نَّ ‌وَلاَ‌ يَحْزَنَّ ‌وَيَرْ‍ضَ‍‍يْ‍‍نَ بِمَ‍‍ا‌ ‌آتَيْتَهُ‍‍نَّ كُلُّهُ‍‍نَّ ۚ ‌وَ‌اللَّهُ يَعْلَمُ مَا‌ فِي قُ‍‍لُوبِكُمْ ۚ ‌وَك‍‍َ‍انَ ‌اللَّ‍‍هُ عَلِيماً‌ حَلِيماً
Lā Yaĥillu Laka An-Nisā' Min Ba`du Wa Lā 'An Tabaddala Bihinna Min 'Azwājin Wa Law 'A`jabaka Ĥusnuhunna 'Illā Mā Malakat Yamīnuka ۗ Wa Kāna Allāhu `Alá Kulli Shay'in Raqībāan 033-052 kuuma banaana Nabiyow Haweenka (kale) mar dambe iyo inaad Haween kale ku badasho si kasta ood ula yaabto Quruxdooda waxaad hanato mooyee (oo Gaalo laga helo) Eebana wax walba waa ilaaliye. لاَ‌ يَحِلُّ لَكَ ‌ال‍‍نِس‍‍َ‍ا‌ء‌ مِ‍‌‍نْ بَعْدُ‌ ‌وَلاَ‌ ‌أَ‌نْ تَبَدَّلَ بِهِ‍‍نَّ مِ‍‌‍نْ ‌أَ‌زْ‌و‍َ‍‌اجٍ‌ ‌وَلَوْ‌ ‌أَعْجَبَكَ حُسْنُهُ‍‍نَّ ‌إِلاَّ‌ مَا‌ مَلَكَتْ يَمِينُكَ ۗ ‌وَك‍‍َ‍انَ ‌اللَّ‍‍هُ عَلَى‌ كُلِّ شَ‍‍يْء‌ٍ‌ ‌‍رَقِ‍‍يباً
Yā 'Ayyuhā Al-Ladhīna 'Āmanū Lā Tadkhulū Buyūta An-Nabīyi 'Illā 'An Yu'udhana Lakum 'Ilá Ţa`āmin Ghayra Nāžirīna 'Ināhu Wa Lakin 'Idhā Du`ītumdkhulū Fa'idhā Ţa`imtumntashirū Wa Lā Musta'nisīna Liĥadīthin ۚ 'Inna Dhālikum Kāna Yu'udhī An-Nabīya Fayastaĥyi Minkum Wa ۖ Allāhu Lā Yastaĥyi Mina Al-Ĥaqqi ۚ Wa 'Idhā Sa'altumūhunna Matā`āan Fās'alūhunna Min Warā'i Ĥijābin ۚ Dhālikum 'Aţharu Liqulūbikum Wa Qulūbihinna ۚ Wa Mā Kāna Lakum 'An Tu'udhū Rasūla Allāhi Wa Lā 'An Tankiĥū 'Azwājahu Min Ba`dihi~ 'Abadāan ۚ 'Inna Dhālikum Kāna `Inda Allāhi `Ažīmāan 033-053 kuwa (xaqa) rumeeyow ha galina Guryaha Nabiga in cunno leydiinku Idmo (yeedho) mooyee idinkoon sugayn Bislaadkiisahasayeeshee marka laydiin yeedho galamarkaad cuntaanaa socda hanasugina sheekoIlleen taasi waxay dhibi Nabigee wuuna idinka xishoone Eebese xaqa kama xishoodohaddaad wax warsataan Haweenka (Nabigana) ka warsada Xijaab gadaashiis. saasaa u daahirnimo badan (ufiican) Quluubtiina iyo Quluubtoodabaxaqna uma lihidin inaad dhibtaan Rasuulka Eebe ama aad Guursataan Haweenkiisa Gadaashiis waligeedarrintaasuna way ku wayn tahay Eebe agtiisa. يَ‍‍ا‌ ‌أَيُّهَا‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ لاَ‌ تَ‍‍دْ‍‍خُ‍‍لُو‌ا‌ بُي‍‍ُ‍وتَ ‌ال‍‍نَّ‍‍بِيِّ ‌إِلاَّ‌ ‌أَ‌نْ يُؤْ‌ذَنَ لَكُمْ ‌إِلَى‌ طَ‍‍ع‍‍َ‍امٍ غَ‍‍يْ‍رَ‌ نَاظِ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍نَ ‌إِن‍‍َ‍اهُ ‌وَلَكِ‍‌‍نْ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ‌دُعِيتُمْ فَا‌دْ‍‍خُ‍‍لُو‌ا‌ فَإِ‌ذَ‌ا‌ طَ‍‍عِمْتُمْ فَا‌نْ‍‍تَشِرُ‌و‌ا‌ ‌وَلاَ‌ مُسْتَأْنِس‍‍ِ‍ي‍‍نَ لِحَد‍ِ‍ي‍‍ث‌‍ٍۚ ‌إِنَّ ‌ذَلِكُمْ ك‍‍َ‍انَ يُؤْ‌ذِي ‌ال‍‍نَّ‍‍بِيَّ فَيَسْتَحْيِ مِ‍‌‍نْ‍‍كُمْ ۖ ‌وَ‌اللَّهُ لاَ‌ يَسْتَحْيِ مِنَ ‌الْحَ‍‍قِّ ۚ ‌وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ سَأَلْتُمُوهُ‍‍نَّ مَتَاعا‌‌ ً‌ فَاسْأَلُوهُ‍‍نَّ مِ‍‌‍نْ ‌وَ‌ر‍َ‍‌ا‌ءِ‌ حِج‍‍َ‍اب‌‍ٍۚ ‌ذَلِكُمْ ‌أَ‍طْ‍‍هَرُ‌ لِ‍‍قُ‍‍لُوبِكُمْ ‌وَ‍قُ‍‍لُوبِهِ‍‍نَّ ۚ ‌وَمَا‌ ك‍‍َ‍انَ لَكُمْ ‌أَ‌نْ تُؤْ‌ذُ‌و‌ا‌ ‌‍رَس‍‍ُ‍ولَ ‌اللَّ‍‍هِ ‌وَلاَ‌ ‌أَ‌نْ تَ‍‌‍نْ‍‍كِحُ‍‍و‌ا‌ ‌أَ‌زْ‌وَ‌اجَ‍‍هُ مِ‍‌‍نْ بَعْدِهِ ‌أَبَد‌ا‌‌ ًۚ ‌إِنَّ ‌ذَلِكُمْ ك‍‍َ‍انَ عِ‍‌‍نْ‍‍دَ‌ ‌اللَّ‍‍هِ عَ‍‍ظِ‍‍يماً
'In TubShay'āan 'Aw Tukhfūhu Fa'inna Allāha Kāna Bikulli Shay'in `Alīmāan 033-054 Haddaad muujisaan wax ama qarisaan Eebe waa wax kaste oge. إِ‌نْ تُ‍‍بْ‍‍دُ‌و‌ا‌ شَ‍‍يْ‍‍ئاً‌ ‌أَ‌وْ‌ تُ‍‍خْ‍‍ف‍‍ُ‍وهُ فَإِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ ك‍‍َ‍انَ بِكُلِّ شَ‍‍يْءٍ‌ عَلِيماً
Lā Junāĥa `Alayhinna Fī 'Ābā'ihinna Wa Lā 'Abnā'ihinna Wa Lā 'Ikhwānihinna Wa Lā 'Abnā'i 'Ikhwānihinna Wa Lā 'Abnā'i 'Akhawātihinna Wa Lā Nisā'ihinna Wa Lā Mā Malakat 'Aymānuhunna ۗ Wa Attaqīna Allāha ۚ 'Inna Allāha Kāna `Alá Kulli Shay'in Shahīdāan 033-055 Korkooda (Haweenka) dhib kama Saarra AabayaalkoodWiilashoodaWalaalahoodWiilasha WalaalahoodWiilasha WalaashoodHaweenkooda (Mu'miniinta ah) iyo waxay hanatay Gacmahoodukana dhawrasada EebeEebe wax kaste wuxuu u yahay Marage. لاَ‌ جُن‍‍َ‍احَ عَلَيْهِ‍‍نَّ فِ‍‍ي ‌آب‍‍َ‍ائِهِ‍‍نَّ ‌وَلاَ‌ ‌أَبْ‍‍ن‍‍َ‍ائِهِ‍‍نَّ ‌وَلاَ‌ ‌إِخْ‍‍وَ‌انِهِ‍‍نَّ ‌وَلاَ‌ ‌أَبْ‍‍ن‍‍َ‍ا‌ءِ‌ ‌إِخْ‍‍وَ‌انِهِ‍‍نَّ ‌وَلاَ‌ ‌أَبْ‍‍ن‍‍َ‍ا‌ءِ‌ ‌أَ‍خَ‍‍وَ‌اتِهِ‍‍نَّ ‌وَلاَ‌ نِس‍‍َ‍ائِهِ‍‍نَّ ‌وَلاَ‌ مَا‌ مَلَكَتْ ‌أَيْمَانُهُ‍‍نَّ ۗ ‌وَ‌اتَّ‍‍قِ‍‍ي‍‍نَ ‌اللَّ‍‍هَ ۚ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ ك‍‍َ‍انَ عَلَى‌ كُلِّ شَ‍‍يْء‌‌ٍ‌ شَهِيد‌اً
'Inna Allāha Wa Malā'ikatahu Yuşallūna `Alá An-Nabīyi ۚ Yā 'Ayyuhā Al-Ladhīna 'Āmanū Şallū `Alayhi Wa Sallimū Taslīmāan 033-056 Eebe iyo Malaa'igtiisu waxay ku sallin (amaani) Nabigaee kuwa (xaqa) rumeeyow ku Salliya korkiisa oo salaama Salaan. إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ ‌وَمَلاَئِكَتَ‍‍هُ يُ‍‍صَ‍‍لّ‍‍ُ‍ونَ عَلَى‌ ‌ال‍‍نَّ‍‍بِيِّ ۚ يَ‍‍ا‌ ‌أَيُّهَا‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌اصَ‍‍لُّو‌ا‌ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ ‌وَسَلِّمُو‌ا‌ تَسْلِيماً
'Inna Al-Ladhīna Yu'udhūna Allāha Wa Rasūlahu La`anahumu Allāhu Fī Ad-Dunyā Wa Al-'Ākhirati Wa 'A`adda Lahum `Adhābāan Muhīnāan 033-057 kuwa dhiba Eebe iyo Rasuulkiisa wuu lacnaday Eebe Adduun iyo Aakhirobawuxuuna u darbay cadaab wax dulleeya. إِنَّ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يُؤْ‌ذ‍ُ‍‌ونَ ‌اللَّ‍‍هَ ‌وَ‌‍رَسُولَ‍‍هُ لَعَنَهُمُ ‌اللَّ‍‍هُ فِي ‌ال‍‍دُّ‌نْ‍‍يَا‌ ‌وَ‌الآ‍‍خِ‍رَةِ ‌وَ‌أَعَدَّ‌ لَهُمْ عَذَ‌ابا‌ ً‌ مُهِيناً
Wa Al-Ladhīna Yu'udhūna Al-Mu'uminīna Wa Al-Mu'umināti Bighayri Mā Aktasabū Faqadi Aĥtamalū Buhtānāan Wa 'Ithmāan Mubīnāan 033-058 Kuwa ku dhiba Mu'miniita Rag iyo Haweenba waxayan kasbanin waxay xambaarteen Been abuurasho iyo Dambi cad. وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يُؤْ‌ذ‍ُ‍‌ونَ ‌الْمُؤْمِن‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌وَ‌الْمُؤْمِن‍‍َ‍اتِ بِ‍‍غَ‍‍يْ‍‍ر‍ِ‍‌ مَا‌ ‌اكْتَسَبُو‌ا‌ فَ‍‍قَ‍‍دِ‌ ‌احْتَمَلُو‌ا‌ بُهْتَانا‌ ً‌ ‌وَ‌إِثْما‌ ً‌ مُبِيناً
Yā 'Ayyuhā An-Nabīyu Qul Li'zwājika Wa Banātika Wa Nisā'i Al-Mu'uminīna Yudnīna `Alayhinna Min Jalābībihinna ۚ Dhālika 'Adná 'An Yu`rafna Falā Yu'udhayna ۗ Wa Kāna Allāhu Ghafūan Raĥīmāan 033-059 Nabiyow ku dheh Haweenkaaga iyo Gabdhahaada iyo Haweenka Mu'miniinta isku dada Shukadiinnataasaa idiinku dhaw in laydin aqoonsado oon laydin dhibineEebana waa dambi dhaafe Naxariista ah. يَ‍‍ا‌ ‌أَيُّهَا‌ ‌ال‍‍نَّ‍‍بِيُّ قُ‍‍لْ لِأ‌زْ‌وَ‌اجِكَ ‌وَبَنَاتِكَ ‌وَنِس‍‍َ‍ا‌ءِ‌ ‌الْمُؤْمِن‍‍ِ‍ي‍‍نَ يُ‍‍دْن‍‍ِ‍ي‍‍نَ عَلَيْهِ‍‍نَّ مِ‍‌‍نْ جَلاَبِيبِهِ‍‍نَّ ۚ ‌ذَلِكَ ‌أَ‌دْنَ‍‍ى‌ ‌أَ‌نْ يُعْ‍رَفْنَ فَلاَ‌ يُؤْ‌ذَيْ‍‍نَ ۗ ‌وَك‍‍َ‍انَ ‌اللَّ‍‍هُ غَ‍‍فُو‌ر‌ا‌ ً‌ ‌‍رَحِيماً
La'in Lam Yantahi Al-Munāfiqūna Wa Al-Ladhīna Fī Qulūbihim Marađun Wa Al-Murjifūna Fī Al-Madīnati Lanughriyannaka Bihim Thumma Lā Yujāwirūnaka Fīhā 'Illā Qalīlāan 033-060 haddayna ka joogin Munaafiqiintu iyo kuwa qalbiga ka buka iyo kuwa Gilgili (Beenta ku faafin) madiino waanu kugu diri kulamana Darsayaan wax yar mooyee. لَئِ‍‌‍نْ لَمْ يَ‍‌‍نْ‍‍تَهِ ‌الْمُنَافِ‍‍قُ‍‍ونَ ‌وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ فِي قُ‍‍لُوبِهِمْ مَ‍رَضٌ‌ ‌وَ‌الْمُرْجِف‍‍ُ‍ونَ فِي ‌الْمَدِينَةِ لَنُ‍‍غْ‍‍رِيَ‍‍نَّ‍‍كَ بِهِمْ ثُ‍‍مَّ لاَ‌ يُجَا‌وِ‌رُ‌ونَكَ فِيهَ‍‍ا‌ ‌إِلاَّ‌ قَ‍‍لِيلاً
Mal`ūnīna ۖ 'Aynamā Thuqifū 'Ukhidhū Wa Quttilū Taqtīlāan 033-061 Waana la lacnaday meelkastooy joogaanba hana la qabto oo la diloDilmo. مَلْعُون‍‍ِ‍ي‍‍نَ ۖ ‌أَيْنَمَا‌ ثُ‍‍قِ‍‍فُ‍‍و‌ا‌ ‌أُ‍خِ‍‍ذُ‌و‌ا‌ ‌وَ‍قُ‍‍تِّلُو‌ا‌ تَ‍‍قْ‍‍تِيلاً
Sunnata Allāhi Fī Al-Ladhīna Khalaw Min Qablu ۖ Wa Lan Tajida Lisunnati Allāhi Tabdīlāan 033-062 waana sunadii Eebe dadkii horee tagay wax badalina uma heshid Sunada Eebe. سُ‍‍نَّ‍‍ةَ ‌اللَّ‍‍هِ فِي ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ خَ‍‍لَوْ‌ا‌ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لُ ۖ ‌وَلَ‍‌‍نْ تَجِدَ‌ لِسُ‍‍نَّ‍‍ةِ ‌اللَّ‍‍هِ تَ‍‍بْ‍‍دِيلاً
Yas'aluka An-Nāsu `Ani As-Sā`ati ۖ Qul 'Innamā `Ilmuhā `Inda Allāhi ۚ Wa Mā Yudrīka La`alla As-Sā`ata Takūnu Qarībāan 033-063 Dadku waxay warsan Nabiyow Saacadda (Qiyaame) waxaad dhahdaa Cilmigeedu wuxuu jiraa Eebe agtiismiyaadse ogtahay inay suuroowdo inay Saacaddu dhawdahay. يَسْأَلُكَ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسُ عَنِ ‌ال‍‍سَّاعَةِ ۖ قُ‍‍لْ ‌إِنَّ‍‍مَا‌ عِلْمُهَا‌ عِ‍‌‍نْ‍‍دَ‌ ‌اللَّ‍‍هِ ۚ ‌وَمَا‌ يُ‍‍دْ‌ر‍ِ‍ي‍‍كَ لَعَلَّ ‌ال‍‍سَّاعَةَ تَك‍‍ُ‍ونُ قَ‍‍رِيباً
'Inna Allāha La`ana Al-Kāfirīna Wa 'A`adda Lahum Sa`īrāan 033-064 Eebe wuxuu Lacnaday Gaalada wuxuuna u darbay (Naarta) Saciiro. إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ لَعَنَ ‌الْكَافِ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍نَ ‌وَ‌أَعَدَّ‌ لَهُمْ سَعِي‍‍ر‌اً
Khālidīna Fīhā 'Abadāan ۖ Lā Yajidūna Walīyāan Wa Lā Naşīrāan 033-065 Iyagoo ku waari dhexdeeda waligood oon helaynna Sokeeye iyo gargaare midna خَ‍‍الِد‍ِ‍ي‍‍نَ فِيهَ‍‍ا‌ ‌أَبَد‌ا‌ ًۖ لاَ‌ يَجِد‍ُ‍‌ونَ ‌وَلِيّا‌ ً‌ ‌وَلاَ‌ نَ‍‍صِ‍‍ي‍‍ر‌اً
Yawma Tuqallabu Wujūhuhum An-Nāri Yaqūlūna Yā Laytanā 'Aţa`nā Al-Laha Wa 'Aţa`nā Ar-Rasūlā 033-066 Maalinta lagu gagadin Wajigooda Naarta waxay dhihi waan halaagsanaye haddaan Adeecno Eebe oon Adeecno Rasuulkii. يَ‍‍وْمَ تُ‍‍قَ‍‍لَّبُ ‌وُجُوهُهُمْ فِي ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍ا‌ر‍ِ‍‌ يَ‍‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ يَا‌ لَيْتَنَ‍‍ا‌ ‌أَ‍طَ‍‍عْنَا‌ ‌اللَّ‍‍هَ ‌وَ‌أَ‍طَ‍‍عْنَا‌ ‌ال‍رَّسُولَا
Wa Qālū Rabbanā 'Innā 'Aţa`nā Sādatanā Wa Kubarā'anā Fa'ađallūnā As-Sabīlā 033-067 Waxayna dhihi Eebow waxaan Adeecnay Madaxdannadii iyo kuwii noowaaweynaa waxayna naga dhumiyeen Jidkii. وَ‍قَ‍‍الُو‌ا‌ ‌‍رَبَّنَ‍‍ا‌ ‌إِنَّ‍‍ا‌ ‌أَ‍طَ‍‍عْنَا‌ سَا‌دَتَنَا‌ ‌وَكُبَر‍َ‍‌ا‌ءَنَا‌ فَأَ‍ضَ‍‍لُّونَا‌ ‌ال‍‍سَّبِيلَا
Rabbanā 'Ātihim Đi`fayni Mina Al-`Adhābi Wa Al-`Anhum La`nāan Kabīrāan 033-068 Ee Eebow Sii kuwaas Laban laab Cadaab Lacanadwayna Lacnad. رَبَّنَ‍‍ا‌ ‌آتِهِمْ ضِ‍‍عْفَ‍‍يْ‍‍نِ مِنَ ‌الْعَذ‍َ‍‌ابِ ‌وَ‌الْعَ‍‌‍نْ‍‍هُمْ لَعْنا‌‌ ً‌ كَبِي‍‍ر‌اً
Yā 'Ayyuhā Al-Ladhīna 'Āmanū Lā Takūnū Kālladhīna 'Ādhaw Mūsá Fabarra'ahu Allāhu Mimmā Qālū ۚ Wa Kāna `Inda Allāhi Wajīhāan 033-069 Kuwa (xaqa) rumeeyow hanoqonina sidii kuwii dhibay (Nabi) Muuse oo Eebe ka bariyeelay waxay (ku) sheeganEebe agtiisana wuxuu ku leeyahay Waji (Sharaf). يَ‍‍ا‌ ‌أَيُّهَا‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ لاَ‌ تَكُونُو‌ا‌ كَالَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آ‌ذَ‌وْ‌ا‌ مُوسَى‌ فَبَ‍رَّ‌أَهُ ‌اللَّ‍‍هُ مِ‍‍مَّ‍‍ا‌ قَ‍‍الُو‌اۚ ‌وَك‍‍َ‍انَ عِ‍‌‍نْ‍‍دَ‌ ‌اللَّ‍‍هِ ‌وَجِيهاً
Yā 'Ayyuhā Al-Ladhīna 'Āmanū Attaqū Allaha Wa Qūlū Qawlāan Sadīdāan 033-070 kuwa (xaqa) rumeeyoow ka dhawrsada Eebe hadal toosanna ku hadla. يَ‍‍ا‌ ‌أَيُّهَا‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌اتَّ‍‍قُ‍‍و‌ا‌اللَّ‍‍هَ ‌وَ‍قُ‍‍ولُو‌اقَ‍‍وْلا‌‌ ً‌ سَدِيد‌اً
Yuşliĥ Lakum 'A`mālakum Wa Yaghfir Lakum Dhunūbakum ۗ Wa Man Yuţi`i Allāha Wa Rasūlahu Faqad Fāza Fawzāan `Ažīmāan 033-071 Haydiin wanaajiyo Camalkiinna hana idiin dhaafo DambigiineeRuuxii Adeeca Eebe iyo Rasuulkiisa wuxuu u liibaanay dhab ahaan Liibaan weyn. يُ‍صْ‍‍لِحْ لَكُمْ ‌أَعْمَالَكُمْ ‌وَيَ‍‍غْ‍‍فِ‍‍رْ‌ لَكُمْ ‌ذُنُوبَكُمْ ۗ ‌وَمَ‍‌‍نْ يُ‍‍طِ‍‍عِ ‌اللَّ‍‍هَ ‌وَ‌‍رَسُولَ‍‍هُ فَ‍‍قَ‍‍دْ‌ ف‍‍َ‍ا‌زَ‌ فَوْ‌ز‌اً‌ عَ‍‍ظِ‍‍يماً
'Innā `Arađnā Al-'Amānata `Alá As-Samāwāti Wa Al-'Arđi Wa Al-Jibāli Fa'abayna 'An Yaĥmilnahā Wa 'Ashfaqna Minhā Wa Ĥamalahā Al-'Insānu ۖ 'Innahu Kāna Žalūmāan Jahūlāan 033-072 Annagaa u bandhignay Amaanadda (Cibaadada) SamooyinkaDhulka iyo Buuraha wayna diideen inay Xambaaraan wayna ka Cabsadeen xaggeedawaxaase xambaaray Dadka wuxuuna noqday Dulmi badane Jahli badan. إِنَّ‍‍ا‌ عَ‍رَضْ‍‍نَا‌ ‌الأَمَانَةَ عَلَى‌ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌وَ‌الْجِب‍‍َ‍الِ فَأَبَ‍‍يْ‍‍نَ ‌أَ‌نْ يَحْمِلْنَهَا‌ ‌وَ‌أَشْفَ‍‍قْ‍‍نَ مِ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ ‌وَحَمَلَهَا‌ ‌الإِ‌نْ‍‍س‍‍َ‍انُ ۖ ‌إِنَّ‍‍هُ ك‍‍َ‍انَ ظَ‍‍لُوما‌‌ ً‌ جَهُولاً
Liyu`adhdhiba Allāhu Al-Munāfiqīna Wa Al-Munāfiqāti Wa Al-Mushrikīna Wa Al-Mushrikāti Wa Yatūba Allāhu `Alá Al-Mu'uminīna Wa Al-Mu'umināti ۗ Wa Kāna Allāhu Ghafūan Raĥīmāan 033-073 Si Eebe u cadaabo Munaafiqiinta Rag iyo Haweenba iyo Mushrikiinta (Gaalada) Rag iyo Haweenbauu kana toobad aqbalo Mu'miniita Rag iyo HaweenbaEebana waa dambidhaafe Naxariista. لِيُعَذِّبَ ‌اللَّ‍‍هُ ‌الْمُنَافِ‍‍قِ‍‍ي‍‍نَ ‌وَ‌الْمُنَافِ‍‍قَ‍‍اتِ ‌وَ‌الْمُشْ‍‍رِك‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌وَ‌الْمُشْ‍‍رِك‍‍َ‍اتِ ‌وَيَت‍‍ُ‍وبَ ‌اللَّ‍‍هُ عَلَى‌ ‌الْمُؤْمِن‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌وَ‌الْمُؤْمِن‍‍َ‍اتِ ۗ ‌وَك‍‍َ‍انَ ‌اللَّ‍‍هُ غَ‍‍فُو‌ر‌ا‌ ً‌ ‌‍رَحِيماً
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah