Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

32) Sūrat As-Sajdah

Printed format

32) سُورَة السَجدَه

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
'Alif-Lām-Mīm 032-001 waxay ku tusin mugjisada Quraanka أَلِف-لَام-مِيم
Tanzīlu Al-Kitābi Lā Rayba Fīhi Min Rabbi Al-`Ālamīna 032-002 soo dajinta Quraanka shaki kuma jirowuxuuna ka soodagay Eebaha Calaamka xaggiisa. تَ‍‌‍ن‍‍ز‍ِ‍ي‍‍لُ ‌الْكِت‍‍َ‍ابِ لاَ‌ ‌‍رَيْ‍‍بَ ف‍‍ِ‍ي‍‍هِ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَبِّ ‌الْعَالَمِينَ
'Am Yaqūlūna Aftarāhu ۚ Bal Huwa Al-Ĥaqqu Min Rabbika Litundhira Qawmāan Mā 'Atāhum Min Nadhīrin Min Qablika La`allahum Yahtadūna 032-003 mise waxay dhihi waxaa been abuurtay (Nabiga) saas ma aha ee waa xaq Quraanku Eebahaa xaggiisa ka yimid si aad ugu digtid qoom uusan u imaanin dige kaa horeeyasi ay u hanuunaan أَمْ يَ‍‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ ‌افْتَ‍رَ‍‌اهُ ۚ بَلْ هُوَ‌ ‌الْحَ‍‍قُّ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَبِّكَ لِتُ‍‌‍ن‍‍ذِ‌ر‍َ‍‌ قَ‍‍وْما‌ ً‌ مَ‍‍ا‌ ‌أَتَاهُمْ مِ‍‌‍نْ نَذ‍ِ‍ي‍‍ر‌ٍ‌ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِكَ لَعَلَّهُمْ يَهْتَدُ‌ونَ
Al-Lahu Al-Ladhī Khalaqa As-Samāwāti Wa Al-'Arđa Wa Mā Baynahumā Fī Sittati 'Ayyāmin Thumma Astawá `Alá Al-`Arshi ۖ Mā Lakum Min Dūnihi Min Wa Līyin Wa Lā Shafī`in ۚ 'Afalā Tatadhakkarūna 032-004 Eebe waa ka ku abuuray Samooyinkaiyo Dhulka iyo waxa u dhaxeeya Lix maalmood dhexdeedmarkaasna ku istawooday Carshiga «si u cunanta» idiinmana sugnaanin Eebe ka sokow wali (gargaare) iyo shafecee midnaee miyeydaan wax xusuusanayn. اللَّهُ ‌الَّذِي خَ‍‍لَ‍‍قَ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضَ ‌وَمَا‌ بَيْنَهُمَا‌ فِي سِتَّةِ ‌أَيّ‍‍َ‍ام‌‍ٍ‌ ثُ‍‍مَّ ‌اسْتَوَ‌ى‌ عَلَى‌ ‌الْعَرْشِ ۖ مَا‌ لَكُمْ مِ‍‌‍نْ ‌دُ‌ونِ‍‍هِ مِ‍‍ن ‌وَلِيٍّ‌ ‌وَلاَ‌ شَف‍‍ِ‍ي‍‍عٍ ۚ ‌أَفَلاَ‌ تَتَذَكَّرُ‌ونَ
Yudabbiru Al-'Amra Mina As-Samā'i 'Ilá Al-'Arđi Thumma Ya`ruju 'Ilayhi Fī Yawmin Kāna Miqruhu~ 'Alfa Sanatin Mimmā Ta`uddūna 032-005 amarka Eebaa ka maamula Samada xagga Dhulka markaasaa amarkaasi xagga Eebe u koraa Maalin qadarkeedu yahay Kun sano oo waxaad tirinaysaana. يُدَبِّ‍‍ر‍ُ‍‌ ‌الأَمْ‍رَ‌ مِنَ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءِ‌ ‌إِلَى‌ ‌الأَ‌رْ‍ضِ ثُ‍‍مَّ يَعْرُجُ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍هِ فِي يَ‍‍وْم‌‍ٍ‌ ك‍‍َ‍انَ مِ‍‍قْ‍‍دَ‌ا‌رُهُ~ُ ‌أَلْفَ سَنَةٍ‌ مِ‍‍مَّ‍‍ا‌ تَعُدُّ‌ونَ
Dhālika `Ālimu Al-Ghaybi Wa Ash-Shahādati Al-`Azīzu Ar-Raĥīmu 032-006 kaasina waa Eebaha og wax maqan iyo waxa joogabaee adkaada ee Naxariista. ذَلِكَ عَالِمُ ‌الْ‍‍غَ‍‍يْ‍‍بِ ‌وَ‌ال‍‍شَّهَا‌دَةِ ‌الْعَز‍ِ‍ي‍‍زُ‌ ‌ال‍رَّحِيمُ
Al-Ladhī 'Aĥsana Kulla Shay'in Khalaqahu ۖ Wa Bada'a Khalqa Al-'Insāni Min Ţīnin 032-007 Eebaa wanaajiyey abuuridda wax kastawuxuuna ka billaabay abuuridda Dadka Dhoobo(Nabigii Aadam ahaa). الَّذِي ‌أَحْسَنَ كُلَّ شَ‍‍يْءٍ‌ خَ‍‍لَ‍‍قَ‍‍هُ ۖ ‌وَبَدَ‌أَ‌ خَ‍‍لْ‍‍قَ ‌الإِ‌ن‍‍س‍‍َ‍انِ مِ‍‌‍نْ طِ‍‍ينٍ
Thumma Ja`ala Naslahu Min Sulālatin Min Mā'in Mahīnin 032-008 markaas kayeelay faraciisii mid ka soo taxma Biyo taharyar. ثُ‍‍مَّ جَعَلَ نَسْلَ‍‍هُ مِ‍‌‍نْ سُلاَلَةٍ‌ مِ‍‌‍نْ م‍‍َ‍ا‌ء‌ٍ‌ مَهِينٍ
Thumma Sawwāhu Wa Nafakha Fīhi Min Rūĥihi ۖ Wa Ja`ala Lakumu As-Sam`a Wa Al-'Abşāra Wa Al-'Af'idata ۚ Qalīlāan Mā Tashkurūna 032-009 markaas ekeeyey oo ruuxdiisa ku afuufay idiinna yeelay maqalAragyaal iyo quluubawaxyar baadse Eebe ku mahdisaan. ثُ‍‍مَّ سَوّ‍َ‍‌اهُ ‌وَنَفَ‍‍خَ ف‍‍ِ‍ي‍‍هِ مِ‍‌‍نْ ‌رُ‌وحِ‍‍هِ ۖ ‌وَجَعَلَ لَكُمُ ‌ال‍‍سَّمْعَ ‌وَ‌الأَبْ‍‍‍‍صَ‍‍ا‌‍رَ‌ ‌وَ‌الأَفْئِدَةَ ۚ قَ‍‍لِيلا‌ ً‌ مَا‌ تَشْكُرُ‌ونَ
Wa Qālū 'A'idhā Đalalnā Fī Al-'Arđi 'A'innā Lafī Khalqin Jadīdin ۚ Bal Hum Biliqā'i Rabbihim Kāfirūna 032-010 waxay dhaheen Gaaladii ma markaan ku dhexluno dhulka (geeriyoonno) yaa abuurid cusub nala abuurisaas ma aha ee iyagu la kulanka Eebahood bay ka gaaloobeen. وَ‍قَ‍‍الُ‍‍و‌ا‌ ‌أَئِذَ‌ا‌ ضَ‍‍لَلْنَا‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌أَئِ‍‍نَّ‍‍ا‌ لَفِي خَ‍‍لْ‍‍ق‍ٍ‌ جَد‍ِ‍ي‍‍د‌ٍۚ بَلْ هُمْ بِلِ‍‍قَ‍‍ا‌ءِ‌ ‌‍رَبِّهِمْ كَافِرُ‌ونَ
Qul Yatawaffākum Malaku Al-Mawti Al-Ladhī Wukkila Bikum Thumma 'Ilá Rabbikum Turja`ūna 032-011 waxaad dhahdaa waxaa idin oofsan (dili) Malaga mowdka laydiin wakiishay markaasaa xagga Eebihiin laydiin celin. قُ‍‍لْ يَتَوَفَّاكُمْ مَلَكُ ‌الْمَ‍‍وْتِ ‌الَّذِي ‌وُكِّلَ بِكُمْ ثُ‍‍مَّ ‌إِلَى‌ ‌‍رَبِّكُمْ تُرْجَعُونَ
Wa Law Tará 'Idhi Al-Mujrimūna Nākisū Ru'ūsihim `Inda Rabbihim Rabbanā 'Abşarnā Wa Sami`nā Fārji`nā Na`mal Şāliĥāan 'Innā Mūqinūna 032-012 haddaad arki lahayd marka dambiilayaashu madaxa hoos u dhigi (qiyaamada) Eebahood agtiisa (iyagoo dhihi) Eebahanow waan aragnay waana maqalay ee naceli si aan camalfiican u fallo waan yaqiininaye (waxaad arki lahayd wax yaableh). وَلَوْ‌ تَ‍رَ‌ى‌ ‌إِ‌ذِ‌ ‌الْمُ‍‍جْ‍‍رِم‍‍ُ‍ونَ نَاكِسُو‌ا‌ ‌رُ‌ء‍ُ‍‌وسِهِمْ عِ‍‌‍نْ‍‍دَ‌ ‌‍رَبِّهِمْ ‌‍رَبَّنَ‍‍ا‌ ‌أَبْ‍‍‍‍صَ‍‍رْنَا‌ ‌وَسَمِعْنَا‌ فَا‌رْجِعْنَا‌ نَعْمَلْ صَ‍‍الِحا‌‌ ً‌ ‌إِنَّ‍‍ا‌ مُوقِ‍‍نُونَ
Wa Law Shi'nā La'ātaynā Kulla Nafsin Hudāhā Wa Lakin Ĥaqqa Al-Qawlu Minnī La'amla'anna Jahannama Mina Al-Jinnati Wa An-Nāsi 'Ajma`īna 032-013 haddaan doono waxaan siin lahayn (ku toosin lahayn) Nafkasta hanuunkeeda hase yeeshee waxaa hormaray Hadalkaygii in laga buuxin Jahannamo Jinno iyo Insi dhammaan. وَلَوْ‌ شِئْنَا‌ لَآتَيْنَا‌ كُلَّ نَفْسٍ هُدَ‌اهَا‌ ‌وَلَكِ‍‌‍نْ حَ‍‍قَّ ‌الْ‍‍قَ‍‍وْلُ مِ‍‍نِّ‍‍ي لَأَمْلَأَنَّ جَهَ‍‍نَّ‍‍مَ مِنَ ‌الْجِ‍‍نَّ‍‍ةِ ‌وَ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسِ ‌أَجْ‍‍مَعِينَ
Fadhūqū Bimā Nasītum Liqā'a Yawmikumdhā 'Innā Nasīnākum ۖ Wa Dhūqū `Adhāba Al-Khuldi Bimā Kuntum Ta`malūna 032-014 ee dhadhamiya halmaanshihiinii la kulanka Maalintiinnan (qiyame) annaguna waan idinka tagaynaa (maanta) ee dhadhamiya cadaabka waaridda camalkiinii dartiis. فَذُ‌وقُ‍‍و‌ا‌ بِمَا‌ نَسِيتُمْ لِ‍‍قَ‍‍ا‌ءَ‌ يَوْمِكُمْ هَذَ‌ا‌ ‌إِنَّ‍‍ا‌ نَسِينَاكُمْ ۖ ‌وَ‌ذُ‌وقُ‍‍و‌ا‌ عَذ‍َ‍‌ابَ ‌الْ‍‍خُ‍‍لْدِ‌ بِمَا‌ كُ‍‌‍نْ‍‍تُمْ تَعْمَلُونَ
'Innamā Yu'uminu Bi'āyātinā Al-Ladhīna 'Idhā Dhukkirū Bihā Kharrū Sujjadāan Wa Sabbaĥū Biĥamdi Rabbihim Wa Hum Lā Yastakbirūna 032-015 waxaa uun rumayn aayaadkanaga kuwa marka lagu waaniyo aayadaha sujuud la dhaca kuna tasbiixsada mahadda Eebahood iyagoon is kibrinayn (isla waynayn). إِنَّ‍‍مَا‌ يُؤْمِنُ بِآيَاتِنَا‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ‌ذُكِّرُ‌و‌ا‌ بِهَا‌ خَ‍‍رُّ‌و‌ا‌ سُجَّد‌ا‌ ً‌ ‌وَسَبَّحُو‌ا‌ بِحَمْدِ‌ ‌‍رَبِّهِمْ ‌وَهُمْ لاَ‌ يَسْتَكْبِرُ‌ونَ
Tatajāfá Junūbuhum `Ani Al-Mađāji`i Yad`ūna Rabbahum Khawfāan Wa Ţama`āan Wa Mimmā Razaqnāhum Yunfiqūna 032-016 waxayna ka dheeraataa dhinacyadoodu jiifka iyagoo baryi Eebahood cabsi iyo rajaynba waxaan ku arzuqnayna wax ka bixiya. تَتَجَافَى‌ جُنُوبُهُمْ عَنِ ‌الْمَ‍‍ضَ‍‍اجِعِ يَ‍‍دْع‍‍ُ‍ونَ ‌‍رَبَّهُمْ خَ‍‍وْفا‌ ً‌ ‌وَ‍طَ‍‍مَعا‌ ً‌ ‌وَمِ‍‍مَّ‍‍ا‌ ‌‍رَ‌زَ‍قْ‍‍نَاهُمْ يُ‍‌‍ن‍‍فِ‍‍قُ‍‍ونَ
Falā Ta`lamu Nafsun Mā 'Ukhfiya Lahum Min Qurrati 'A`yunin Jazā'an Bimā Kānū Ya`malūna 032-017 ma oga Nafu waxa loo qariyay kuwaas oo Indho ku qaboowsadaan abaal marin waxay camalfalayeen dartiis. فَلاَ‌ تَعْلَمُ نَفْسٌ‌ مَ‍‍ا‌ ‌أُ‍خْ‍‍فِيَ لَهُمْ مِ‍‌‍نْ قُ‍رَّةِ ‌أَعْيُن‌‍ٍ‌ جَز‍َ‍‌ا‌ء‌ ً‌ بِمَا‌ كَانُو‌ا‌ يَعْمَلُونَ
'Afaman Kāna Mu'umināan Kaman Kāna Fāsiqāan ۚ Lā Yastawūna 032-018 ruux Mu'min ah mala midbaa mid faasiq ahma eka. أَفَمَ‍‌‍نْ ك‍‍َ‍انَ مُؤْمِنا‌‌ ً‌ كَمَ‍‌‍نْ ك‍‍َ‍انَ فَاسِ‍‍ق‍‍ا‌ ًۚ لاَ‌ يَسْتَوُ‌ونَ
'Ammā Al-Ladhīna 'Āmanū Wa `Amilū Aş-Şāliĥāti Falahum Jannātu Al-Ma'wá Nuzulāan Bimā Kānū Ya`malūna 032-019 kuwa rumeeyay (xaqa) oo camal fiican falay waxay mudan Jannooyinka Ma'wa martiqaad waxay xamal falayeen dartiis. أَمَّ‍‍ا‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ ‌وَعَمِلُو‌ا‌ال‍‍صَّ‍‍الِح‍‍َ‍اتِ فَلَهُمْ جَ‍‍نّ‍‍َ‍اتُ ‌الْمَأْ‌وَ‌ى‌ نُزُلا‌ ً‌ بِمَا‌ كَانُو‌ا‌ يَعْمَلُونَ
Wa 'Ammā Al-Ladhīna Fasaqū Fama'wāhumu An-Nāru ۖ Kullamā 'Adū 'An Yakhrujū Minhā 'U`īdū Fīhā Wa Qīla Lahum Dhūqū `Adhāba An-Nāri Al-Ladhī Kuntum Bihi Tukadhdhibūna 032-020 kuwase faasiqoobay waxay ku hoyan Naarmarkay doonaan inay ka baxaanna waa lagu celin dhexdeeda waxaana lagu dhihi dhadhamiya Cadaabka Naartii aad beenin jirteen. وَ‌أَمَّ‍‍ا‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ فَسَ‍‍قُ‍‍و‌ا‌ فَمَأْ‌وَ‌اهُمُ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍ا‌رُ‌ ۖ كُلَّمَ‍‍ا‌ ‌أَ‌‍رَ‌ا‌دُ‌و‌ا‌ ‌أَ‌نْ يَ‍‍خْ‍‍رُجُو‌ا‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هَ‍‍ا‌ ‌أُعِيدُ‌و‌ا‌ فِيهَا‌ ‌وَ‍قِ‍‍ي‍‍لَ لَهُمْ ‌ذُ‌وقُ‍‍و‌ا‌ عَذ‍َ‍‌ابَ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍ا‌ر‍ِ‍‌ ‌الَّذِي كُ‍‌‍نْ‍‍تُمْ بِ‍‍هِ تُكَذِّبُونَ
Wa Lanudhīqannahum Mina Al-`Adhābi Al-'Adná Dūna Al-`Adhābi Al-'Akbari La`allahum Yarji`ūna 032-021 waxaana dhadhansiinaynaa cadaab hoose cadaab wayn kasokow inay noqdaan darteed. وَلَنُذِي‍‍قَ‍‍نَّ‍‍هُمْ مِنَ ‌الْعَذ‍َ‍‌ابِ ‌الأَ‌دْنَى‌ ‌د‍ُ‍‌ونَ ‌الْعَذ‍َ‍‌ابِ ‌الأَكْبَ‍‍ر‍ِ‍‌ لَعَلَّهُمْ يَرْجِعُونَ
Wa Man 'Ažlamu Mimman Dhukkira Bi'āyāti Rabbihi Thumma 'A`rađa `Anhā ۚ 'Innā Mina Al-Mujrimīna Muntaqimūna 032-022 yaa ka dulmi badan ruux lagu waaniyay aayaadka Eebihiis oo ka jeedsaday xaggeedaanaguna dambiilayaasha waan ka aarsanaynaa. وَمَ‍‌‍نْ ‌أَ‍ظْ‍‍لَمُ مِ‍‍مَّ‍‍‌‍نْ ‌ذُكِّ‍‍ر‍َ‍‌ بِآي‍‍َ‍اتِ ‌‍رَبِّ‍‍هِ ثُ‍‍مَّ ‌أَعْ‍رَضَ عَ‍‌‍نْ‍‍هَ‍‍اۚ ‌إِنَّ‍‍ا‌ مِنَ ‌الْمُ‍‍جْ‍‍رِم‍‍ِ‍ي‍‍نَ مُ‍‌‍ن‍‍تَ‍‍قِ‍‍مُونَ
Wa Laqad 'Ātaynā Mūsá Al-Kitāba Falā Takun Fī Miryatin Min Liqā'ihi ۖ Wa Ja`alnāhu Hudan Libanī 'Isrā'īla 032-023 dhab ahaanbaan u siinay Nabi Muuse Kitaabkii (Tawreed) ee hashakiyin lakulankiisa waxaana ka yeelay Kitaabkaas hanuunka Banii Israa'iil. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ ‌آتَيْنَا‌ مُوسَى‌ ‌الْكِت‍‍َ‍ابَ فَلاَ‌ تَكُ‍‌‍نْ فِي مِ‍‍رْيَةٍ‌ مِ‍‌‍نْ لِ‍‍قَ‍‍ائِ‍‍هِ ۖ ‌وَجَعَلْن‍‍َ‍اهُ هُ‍‍د‌ى‌ ً‌ لِبَنِ‍‍ي ‌إِسْر‍َ‍‌ائ‍‍ِ‍‍يلَ
Wa Ja`alnā Minhum 'A'immatan Yahdūna Bi'amrinā Lammā Şabarū ۖ Wa Kānū Bi'āyātinā Yūqinūna 032-024 waxaana ka yeelay qaarka mid ah imaamyo ku hanuuniya amarkanaga markay samreenwaxayna ahaayeen kuwa aayaadkanaga yaqiiniya. وَجَعَلْنَا‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ ‌أَئِ‍‍مَّ‍‍ة ً‌ يَهْد‍ُ‍‌ونَ بِأَمْ‍‍رِنَا‌ لَ‍‍مَّ‍‍ا‌ صَ‍‍بَرُ‌و‌اۖ ‌وَكَانُو‌ا‌ بِآيَاتِنَا‌ يُوقِ‍‍نُونَ
'Inna Rabbaka Huwa Yafşilu Baynahum Yawma Al-Qiyāmati Fīmā Kānū Fīhi Yakhtalifūna 032-025 Eebahaabaana kala bixin dhexdooda Maalinta Qiyaame waxay ahaayeen kuwo isku diidan. إِنَّ ‌‍رَبَّكَ هُوَ‌ يَفْ‍‍صِ‍‍لُ بَيْنَهُمْ يَ‍‍وْمَ ‌الْ‍‍قِ‍‍يَامَةِ فِيمَا‌ كَانُو‌ا‌ ف‍‍ِ‍ي‍‍هِ يَ‍‍خْ‍‍تَلِفُونَ
'Awalam Yahdi Lahum Kam 'Ahlaknā Min Qablihim Mina Al-Qurūni Yamshūna Fī Masākinihim ۚ 'Inna Fī Dhālika La'āyātin ۖ 'Afalā Yasma`ūna 032-026 myayna ku hanuunin kuwaasi intaan halaagnay hortood oo quruun ah oy socon guryahoodiitaasina waxaa ku sugan calaamado ee miyayna wax maqlaynin. أَ‌وَلَمْ يَهْدِ‌ لَهُمْ كَمْ ‌أَهْلَكْنَا‌ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِهِمْ مِنَ ‌الْ‍‍قُ‍‍ر‍ُ‍‌ونِ يَمْش‍‍ُ‍ونَ فِي مَسَاكِنِهِمْ ۚ ‌إِنَّ فِي ‌ذَلِكَ لَآي‍‍َ‍اتٍ ۖ ‌أَفَلاَ‌ يَسْمَعُونَ
'Awalam Yaraw 'Annā Nasūqu Al-Mā'a 'Ilá Al-'Arđi Al-Juruzi Fanukhriju Bihi Zar`āan Ta'kulu Minhu 'An`āmuhum Wa 'Anfusuhum ۖ 'Afalā Yubşirūna 032-027 miyeyna arkeyn inaan u soo kaxayno Biyaha Dhul abaar ah oon markaas ku soobixino Beero ay wax ka cunaan Xoolahooda iyo Naftooduba miyeyna wax arkaynin. أَ‌وَلَمْ يَ‍رَ‌وْ‌ا‌ ‌أَنَّ‍‍ا‌ نَس‍‍ُ‍و‍قُ ‌الْم‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌إِلَى‌ ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌الْجُرُ‌زِ‌ فَنُ‍‍خْ‍‍رِجُ بِ‍‍هِ ‌زَ‌رْعا‌‌ ً‌ تَأْكُلُ مِ‍‌‍نْ‍‍هُ ‌أَ‌نْ‍‍عَامُهُمْ ‌وَ‌أَ‌ن‍‍فُسُهُمْ ۖ ‌أَفَلاَ‌ يُ‍‍بْ‍‍‍‍صِ‍‍رُ‌ونَ
Wa Yaqūlūna Matá Hādhā Al-Fatĥu 'In Kuntum Şādiqīna 032-028 waxay dhihi waa goorma kala xukunku haddaad run sheegaysaan. وَيَ‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ مَتَى‌ هَذَ‌ا‌ ‌الْفَتْحُ ‌إِ‌نْ كُ‍‌‍نْ‍‍تُمْ صَ‍‍ا‌دِقِ‍‍ينَ
Qul Yawma Al-Fatĥi Lā Yanfa`u Al-Ladhīna Kafarū 'Īmānuhum Wa Lā Hum Yunžarūna 032-029 waxaad dhahdaa maalinta kala xukunka Gaalada ma anfaco Iimaankoodu lamaga sugo. قُ‍‍لْ يَ‍‍وْمَ ‌الْفَتْحِ لاَ‌ يَ‍‌‍ن‍‍فَعُ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ ‌إِيمَانُهُمْ ‌وَلاَ‌ هُمْ يُ‍‌‍نْ‍‍‍‍ظَ‍‍رُ‌ونَ
Fa'a`riđ `Anhum Wa Antažir 'Innahum Muntažirūna 032-030 Ee isaga jeedso oo sug iyana ha sugeene. فَأَعْ‍‍رِ‍‍ضْ عَ‍‌‍نْ‍‍هُمْ ‌وَ‌انْ‍‍تَ‍‍ظِ‍‍رْ‌ ‌إِنَّ‍‍هُمْ مُ‍‌‍ن‍‍تَ‍‍ظِ‍‍رُ‌ونَ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah