Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

30) Sūrat Ar-Rūm

Printed format

30) سُورَة الرُّوم

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
'Alif-Lām-Mīm 030-001 waxay ku tusin mucjisada Quraanka (sidii soo hormartay). أَلِف-لَام-مِيم
Ghulibati Ar-Rūmu 030-002 waxaa lagaga adkaaday Ruum. غُ‍‍لِبَتِ ‌ال‍‍رُّ‌ومُ
Fī 'Ad Al-'Arđi Wa Hum Min Ba`di Ghalabihim Sayaghlibūna 030-003 Dhulkii dhawaaintii laga adkaaday ka dibna way adkaan. فِ‍‍ي ‌أَ‌دْنَى‌ ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌وَهُمْ مِ‍‌‍نْ بَعْدِ‌ غَ‍‍لَبِهِمْ سَيَ‍‍غْ‍‍لِبُونَ
Fī Biđ`i Sinīna ۗ Lillāh Al-'Amru Min Qablu Wa Min Ba`du ۚ Wa Yawma'idhin Yafraĥu Al-Mu'uminūna 030-004 dhawr sano dhexdeedamarkana Eebaa iska leh horey iyo dibaMaalintaasayna ku farxi Mu'miniintu. فِي بِ‍‍ضْ‍‍عِ سِن‍‍ِ‍ي‍‍نَ ۗ لِلَّهِ ‌الأَمْرُ‌ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لُ ‌وَمِ‍‌‍نْ بَعْدُ‌ ۚ ‌وَيَوْمَئِذ‌ٍ‌ يَفْ‍رَحُ ‌الْمُؤْمِنُونَ
Binaşri Allāhi ۚ Yanşuru Man Yashā'u ۖ Wa Huwa Al-`Azīzu Ar-Raĥīmu 030-005 Gargaarka Eebewuxuuna u gargaari cidduu doonowaana adkaade naxariista ah. بِنَ‍صْ‍‍ر‍ِ‍‌ ‌اللَّ‍‍هِ ۚ يَ‍‌‍ن‍‍صُ‍‍رُ‌ مَ‍‌‍نْ يَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ ۖ ‌وَهُوَ‌ ‌الْعَز‍ِ‍ي‍‍زُ‌ ‌ال‍رَّحِيمُ
Wa`da Allāhi ۖ Lā Yukhlifu Allāhu Wa`dahu Wa Lakinna 'Akthara An-Nāsi Lā Ya`lamūna 030-006 waa yabooha Eebemana baajiyo Eebe yaboohiisalaakin Dadka badankiisu ma oga. وَعْدَ‌ ‌اللَّ‍‍هِ ۖ لاَ‌ يُ‍‍خْ‍‍لِفُ ‌اللَّ‍‍هُ ‌وَعْدَهُ ‌وَلَكِ‍‍نَّ ‌أَكْثَ‍رَ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسِ لاَ‌ يَعْلَمُونَ
Ya`lamūna Žāhirāan Mina Al-Ĥayāati Ad-Dunyā Wa Hum `Ani Al-'Ākhirati Hum Ghāfilūna 030-007 waxay yaqaanaan Dadku muuqaalka nolosha addunyo Aakhirose way halmaansanyihiin (ka jaahil yihiin). يَعْلَم‍‍ُ‍ونَ ظَ‍‍اهِ‍‍ر‌ا‌ ً‌ مِنَ ‌الْحَي‍‍َ‍اةِ ‌ال‍‍دُّ‌نْ‍‍يَا‌ ‌وَهُمْ عَنِ ‌الآ‍‍خِ‍رَةِ هُمْ غَ‍‍افِلُونَ
'Awalam Yatafakkarū Fī 'Anfusihim ۗKhalaqa Allāhu As-Samāwāti Wa Al-'Arđa Wa Mā Baynahumā 'Illā Bil-Ĥaqqi Wa 'Ajalin Musamman ۗ Wa 'Inna Kathīrāan Mina An-Nāsi Biliqā'i Rabbihim Lakāfirūna 030-008 miyeyna ka fikirin naftooda Inuusan Eebe Samaawaadka iyo Dhulka iyo waxa u dhaxeeya u abuurin waxaan xaq iyo muddo magacaaban ahaynwax badan oo dadka ka mid ahna waxay ka Gaaloobi la kulanka Eebahood. أَ‌وَلَمْ يَتَفَكَّرُ‌و‌ا‌ فِ‍‍ي ‌أَ‌ن‍‍فُسِهِمْ ۗ مَا‌ خَ‍‍لَ‍‍قَ ‌اللَّ‍‍هُ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضَ ‌وَمَا‌ بَيْنَهُمَ‍‍ا‌ ‌إِلاَّ‌ بِ‍الْحَ‍‍قِّ ‌وَ‌أَجَلٍ‌ مُسَ‍‍مّ‍‍ى‌ ًۗ ‌وَ‌إِنَّ كَثِي‍‍ر‌ا‌ ً‌ مِنَ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسِ بِلِ‍‍قَ‍‍ا‌ءِ‌ ‌‍رَبِّهِمْ لَكَافِرُ‌ونَ
'Awalam Yasīrū Fī Al-'Arđi Fayanžurū Kayfa Kāna `Āqibatu Al-Ladhīna Min Qablihim ۚ Kānū 'Ashadda Minhum Qūwatan Wa 'Athārū Al-'Arđa Wa `Amarūhā 'Akthara Mimmā `Amarūhā Wa Jā'at/hum Rusuluhum Bil-Bayyināti ۖ Famā Kāna Allāhu Liyažlimahum Wa Lakin Kānū 'Anfusahum Yažlimūna 030-009 meyeyna ku soconin Dhulka oy eegan siday ahaatay cidhibtii kuwii ka horreeyey (Gaaladii Makaad) waxay ahaayeen kuwo ka daran iyaga kana xoog badanDhulkana waybeerteen wayna Dhiseen Dhulka intay dhiseen wax ka badan. waxayna ula timid Rasuulladoodii XujooyinEebana ma aha mid wax dulmiyalaakiin iyagaa naftooda dulmiyey. أَ‌وَلَمْ يَسِيرُ‌و‌ا‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ فَيَ‍‌‍ن‍‍ظُ‍‍رُ‌و‌ا‌ كَ‍‍يْ‍‍فَ ك‍‍َ‍انَ عَاقِ‍‍بَةُ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِهِمْ ۚ كَانُ‍‍و‌ا‌ ‌أَشَدَّ‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ قُ‍‍وَّة ً‌ ‌وَ‌أَثَا‌رُ‌و‌ا‌الأَ‌رْ‍ضَ ‌وَعَمَرُ‌وهَ‍‍ا‌ ‌أَكْثَ‍رَ‌ مِ‍‍مَّ‍‍ا‌ عَمَرُ‌وهَا‌ ‌وَج‍‍َ‍ا‌ءَتْهُمْ ‌رُسُلُهُمْ بِ‍الْبَيِّن‍‍َ‍اتِ ۖ فَمَا‌ ك‍‍َ‍انَ ‌اللَّ‍‍هُ لِيَ‍‍ظْ‍‍لِمَهُمْ ‌وَلَكِ‍‌‍نْ كَانُ‍‍و‌ا‌ ‌أَ‌ن‍‍فُسَهُمْ يَ‍‍ظْ‍‍لِمُونَ
Thumma Kāna `Āqibata Al-Ladhīna 'Asā'ū As-Sū'á 'An Kadhdhabū Bi'āyāti Allāhi Wa Kānū Bihā Yastahzi'ūn 030-010 markaasay noqotay cidhibtii kuwii xumaanta falayxumaan iyo (Jahannamo) beenintay aayadaha Eebe beeniyeen darteedwaxayna ahaayeen kuwo aayadaha ku jees jeesa. ثُ‍‍مَّ ك‍‍َ‍انَ عَاقِ‍‍بَةَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌أَس‍‍َ‍ا‌ء‍ُ‍‌و‌ا‌ ‌ال‍‍سّ‍‍ُ‍و‌ءَ‌ى‌ ‌أَ‌نْ كَذَّبُو‌ا‌ بِآي‍‍َ‍اتِ ‌اللَّ‍‍هِ ‌وَكَانُو‌ا‌ بِهَا‌ يَسْتَهْزِئ‍‍ُ‍‍ون
Al-Lahu Yabda'u Al-Khalqa Thumma Yu`īduhu Thumma 'Ilayhi Turja`ūna 030-011 Eebaa billaahay (Abuurka) Khalqiga isagaana soo celinxaggiisaana laydiin celin. اللَّهُ يَ‍‍بْ‍‍دَ‌أُ‌ ‌الْ‍‍خَ‍‍لْ‍‍قَ ثُ‍‍مَّ يُعِيدُهُ ثُ‍‍مَّ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍هِ تُرْجَعُونَ
Wa Yawma Taqūmu As-Sā`atu Yublisu Al-Mujrimūna 030-012 Maalintay kici Saacaddu (Qiyaamadu) way aamusi dambiilayaashu (ooy quusan). وَيَ‍‍وْمَ تَ‍‍قُ‍‍ومُ ‌ال‍‍سَّاعَةُ يُ‍‍بْ‍‍لِسُ ‌الْمُ‍‍جْ‍‍رِمُونَ
Wa Lam Yakun Lahum Min Shurakā'ihim Shufa`ā'u Wa Kānū Bishurakā'ihim Kāfirīna 030-013 ugumana sugnaanin kuway Eebe lawadajiyeen (Cibaadada) Shafeeco waxayna noqon kuwo diida Shurakadoodii. وَلَمْ يَكُ‍‌‍نْ لَهُمْ مِ‍‌‍نْ شُ‍رَك‍‍َ‍ائِهِمْ شُفَع‍‍َ‍ا‌ءُ‌ ‌وَكَانُو‌ا‌ بِشُ‍رَك‍‍َ‍ائِهِمْ كَافِ‍‍رِينَ
Wa Yawma Taqūmu As-Sā`atu Yawma'idhin Yatafarraqūna 030-014 Maalintay kici Saacadu waa maalin ay kala tagi Dadku. وَيَ‍‍وْمَ تَ‍‍قُ‍‍ومُ ‌ال‍‍سَّاعَةُ يَوْمَئِذ‌ٍ‌ يَتَفَ‍رَّ‍قُ‍‍ونَ
Fa'ammā Al-Ladhīna 'Āmanū Wa `Amilū Aş-Şāliĥāti FahumRawđatin Yuĥbarūna 030-015 kuwa rumeeyey (xaqa) oo camalfiicanfalay Beer Janno yaa lagu faraxgaliyaa. فَأَمَّ‍‍ا‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ ‌وَعَمِلُو‌ا‌ال‍‍صَّ‍‍الِح‍‍َ‍اتِ فَهُمْ فِي ‌‍رَ‌وْ‍ضَ‍‍ةٍ‌ يُحْبَرُ‌ونَ
Wa 'Ammā Al-Ladhīna Kafarū Wa Kadhdhabū Bi'āyātinā Wa Liqā'i Al-'Ākhirati Fa'ūlā'ika Fī Al-`Adhābi Muĥđarūna 030-016 kuwa Gaaloobayse oo beeniyey aayaadkanaga iyo lakulanka aakhiro kuwaas waxaa lagu kulmin Cadaabka. وَ‌أَمَّ‍‍ا‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ ‌وَكَذَّبُو‌ا‌ بِآيَاتِنَا‌ ‌وَلِ‍‍قَ‍‍ا‌ءِ‌ ‌الآ‍‍خِ‍رَةِ فَأ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ فِي ‌الْعَذ‍َ‍‌ابِ مُحْ‍‍ضَ‍‍رُ‌ونَ
Fasubĥāna Allāhi Ĥīna Tumsūna Wa Ĥīna Tuşbiĥūna 030-017 Eebaa nasahan (Ceeb ka fog) markaad galabaysanaysaan iyo markaad waabariisanaysaan. فَسُ‍‍بْ‍‍ح‍‍َ‍انَ ‌اللَّ‍‍هِ ح‍‍ِ‍ي‍‍نَ تُمْس‍‍ُ‍ونَ ‌وَح‍‍ِ‍ي‍‍نَ تُ‍‍صْ‍‍بِحُونَ
Wa Lahu Al-Ĥamdu Fī As-Samāwāti Wa Al-'Arđi Wa `Ashīyāan Wa Ĥīna Tužhirūna 030-018 mahadna isagaa ku leh Samooyinka iyo Dhulka dhexdooda iyo Habeenkii iyo Duhurkiiba. وَلَهُ ‌الْحَمْدُ‌ فِي ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌وَعَشِيّا‌ ً‌ ‌وَح‍‍ِ‍ي‍‍نَ تُ‍‍ظْ‍‍هِرُ‌ونَ
Yukhriju Al-Ĥayya Mina Al-Mayyiti Wa Yukhriju Al-Mayyita Mina Al-Ĥayyi Wa Yuĥyī Al-'Arđa Ba`da Mawtihā ۚ Wa Kadhalika Tukhrajūna 030-019 kana soobixiya wax nool wax dhintay wax dhintayna wax noolnooleeyana Dhulka intuu dhintay ka dhibsaasaana laydiin soo bixin. يُ‍خْ‍‍رِجُ ‌الْحَيَّ مِنَ ‌الْمَيِّتِ ‌وَيُ‍‍خْ‍‍رِجُ ‌الْمَيِّتَ مِنَ ‌الْحَيِّ ‌وَيُحْيِي ‌الأَ‌رْ‍ضَ بَعْدَ‌ مَوْتِهَا‌ ۚ ‌وَكَذَلِكَ تُ‍‍خْ‍رَجُونَ
Wa Min 'Āyātihi~ 'An Khalaqakum Min Turābin Thumma 'Idhā 'Antum Basharun Tantashirūna 030-020 waxaana ka mid ah Calaamooyinkiisa inuu idinka abuuray Carro markaasaad noqoteen Dad dhaqdhaqaaqi (Faafi). وَمِ‍‌‍نْ ‌آيَاتِهِ ‌أَ‌نْ خَ‍‍لَ‍‍قَ‍‍كُمْ مِ‍‌‍نْ تُ‍رَ‍‌اب‌‍ٍ‌ ثُ‍‍مَّ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ بَشَر‌‌ٌ‌ تَ‍‌‍ن‍‍تَشِرُ‌ونَ
Wa Min 'Āyātihi~ 'An Khalaqa Lakum Min 'Anfusikum 'Azwājāan Litaskunū 'Ilayhā Wa Ja`ala Baynakum Mawaddatan Wa Raĥmatan ۚ 'Inna Fī Dhālika La'āyātin Liqawmin Yatafakkarūna 030-021 waxaa ka mid ah Calaamooyinkiisa inuu idiinka abuuray naftiina Haween si aad isugu xasishaanyeelayna dhexdiina isjacayl iyo naxariistaasina waxaa ugu sugan Calaamad qoomkii fikiri. وَمِ‍‌‍نْ ‌آيَاتِهِ ‌أَ‌نْ خَ‍‍لَ‍‍قَ لَكُمْ مِ‍‌‍نْ ‌أَ‌ن‍‍فُسِكُمْ ‌أَ‌زْ‌وَ‌اجا‌ ً‌ لِتَسْكُنُ‍‍و‌ا‌ ‌إِلَيْهَا‌ ‌وَجَعَلَ بَيْنَكُمْ مَوَ‌دَّة ً‌ ‌وَ‌‍رَحْمَة‌ ًۚ ‌إِنَّ فِي ‌ذَلِكَ لَآي‍‍َ‍ات‍ٍ‌ لِ‍‍قَ‍‍وْمٍ‌ يَتَفَكَّرُ‌ونَ
Wa Min 'Āyātihi Khalqu As-Samāwāti Wa Al-'Arđi Wa Akhtilāfu 'Alsinatikum Wa 'Alwānikum ۚ 'Inna Fī Dhālika La'āyātin Lil`ālimīna 030-022 Waxaa ka mid ah Aayaadka ku tusin (Qudrada) Eebe samooyinka uu abuuray iyo Dhulka iyo kala duwanaanta Afkiina (Luuqada) iyo midabkiinabataasina calaamad yaa ugu sugan kuwa Cilmiga leh. وَمِ‍‌‍نْ ‌آيَاتِ‍‍هِ خَ‍‍لْ‍‍قُ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌وَ‌اخْ‍‍تِلاَفُ ‌أَلْسِنَتِكُمْ ‌وَ‌أَلْوَ‌انِكُمْ ۚ ‌إِنَّ فِي ‌ذَلِكَ لَآي‍‍َ‍ات‍ٍ‌ لِلْعَالِمِينَ
Wa Min 'Āyātihi Manāmukum Bil-Layli Wa An-Nahāri Wa Abtighā'uukum Min Fađlihi~ ۚ 'Inna Fī Dhālika La'āyātin Liqawmin Yasma`ūna 030-023 waxaa ka mid ah Aayadka tusin (Qudrada) Eebe Hurdadiina Habeenkii iyo Maalintii iyo doonidiina Fadliga Eebetaasna calaamad yaa ugu sugan kuwa wax maqli. وَمِ‍‌‍نْ ‌آيَاتِ‍‍هِ مَنَامُكُمْ بِ‍ال‍‍لَّ‍‍يْ‍‍لِ ‌وَ‌ال‍‍نَّ‍‍ه‍‍َ‍ا‌ر‍ِ‍‌ ‌وَ‌ابْ‍‍تِ‍‍غَ‍‍ا‌ؤُكُمْ مِ‍‌‍نْ فَ‍‍ضْ‍‍لِهِ ۚ ‌إِنَّ فِي ‌ذَلِكَ لَآي‍‍َ‍ات‍ٍ‌ لِ‍‍قَ‍‍وْمٍ‌ يَسْمَعُونَ
Wa Min 'Āyātihi Yurīkumu Al-Barqa Khawfāan Wa Ţama`āan Wa Yunazzilu Mina As-Samā'i Mā'an Fayuĥyī Bihi Al-'Arđa Ba`da Mawtihā ۚ 'Inna Fī Dhālika La'āyātin Liqawmin Ya`qilūna 030-024 waxaa ka mid ah Aayaadka ku tusin (qudra) Eebe Hillaaca uu idin tusiyoCabsi iyo Doonid darteediyo Samada uu idiinka soo dajiyo Biyokuna nooleeyo Dhulka intuu dhintay ka dibtaasina Calaamado yaa ugu sugan kuwa wax kasi. وَمِ‍‌‍نْ ‌آيَاتِ‍‍هِ يُ‍‍رِيكُمُ ‌الْبَرْ‍قَ خَ‍‍وْفا‌ ً‌ ‌وَ‍طَ‍‍مَعا‌ ً‌ ‌وَيُنَزِّلُ مِنَ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءِ‌ م‍‍َ‍ا‌ء‌‌ ً‌ فَيُحْيِي بِهِ ‌الأَ‌رْ‍ضَ بَعْدَ‌ مَوْتِهَ‍‍اۚ ‌إِنَّ فِي ‌ذَلِكَ لَآي‍‍َ‍ات‍ٍ‌ لِ‍‍قَ‍‍وْمٍ‌ يَعْ‍‍قِ‍‍لُونَ
Wa Min 'Āyātihi~ 'An Taqūma As-Samā'u Wa Al-'Arđu Bi'amrihi ۚ Thumma 'Idhā Da`ākum Da`watan Mina Al-'Arđi 'Idhā 'Antum Takhrujūna 030-025 waxaa ka mid ah Aayaadka ku tusin (qudrada) Eebe inay Samada iyo Dhulku ku taaganyihiin amarka Eebemarkuu Dhulka idiinka yeedhana (soobixinta) aad durba soo baxdaan. وَمِ‍‌‍نْ ‌آيَاتِهِ ‌أَ‌نْ تَ‍‍قُ‍‍ومَ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءُ‌ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضُ بِأَمْ‍‍رِهِ ۚ ثُ‍‍مَّ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ‌دَعَاكُمْ ‌دَعْوَة ً‌ مِنَ ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ تَ‍‍خْ‍‍رُجُونَ
Wa Lahu Man As-Samāwāti Wa Al-'Arđi ۖ Kullun Lahu Qānitūna 030-026 Eebaa iska leh waxa Samooyinka iyo Dhulkaba ku suganisagayna u khushuucaan (u hogaansamaan). وَلَ‍‍هُ مَ‍‌‍نْ فِي ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ۖ كُلّ ٌ‌ لَ‍‍هُ قَ‍‍انِتُونَ
Wa Huwa Al-Ladhī Yabda'u Al-Khalqa Thumma Yu`īduhu Wa Huwa 'Ahwanu `Alayhi ۚ Wa Lahu Al-Mathalu Al-'A`lá Fī As-Samāwāti Wa Al-'Arđi ۚ Wa Huwa Al-`Azīzu Al-Ĥakīmu 030-027 Eebe waa kan billaabay abuurka Khalqigahadana soo celin wayna u fududahay arrintaasuEebaana sifo sare ku muta Samooyinka iyo Dhulkawaana adkaade falsan. وَهُوَ‌ ‌الَّذِي يَ‍‍بْ‍‍دَ‌أُ‌ ‌الْ‍‍خَ‍‍لْ‍‍قَ ثُ‍‍مَّ يُعِيدُهُ ‌وَهُوَ‌ ‌أَهْوَنُ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ ۚ ‌وَلَهُ ‌الْمَثَلُ ‌الأَعْلَى‌ فِي ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ۚ ‌وَهُوَ‌ ‌الْعَز‍ِ‍ي‍‍زُ‌ ‌الْحَكِيمُ
Đaraba Lakum Mathalāan Min 'Anfusikum ۖ Hal Lakum Min Mā Malakat 'Aymānukum Min Shurakā'a Fī Mā Razaqnākum Fa'antum Fīhi Sawā'un Takhāfūnahum Kakhīfatikum 'Anfusakum ۚ Kadhālika Nufaşşilu Al-'Āyāti Liqawmin Ya`qilūna 030-028 Eebe wuxuu idiin yeeley tusaale naftiina ahwaxaad hanataan miyey idinlawadaagaan wax laydinku arzuqayood si isku mid ah u maamulaysaanugana cabsanaysaan sidaad isaga cabsataansaasuuna u caddayn aayaadka ciddii wax kasi. ضَ‍رَبَ لَكُمْ مَثَلا‌ ً‌ مِ‍‌‍نْ ‌أَ‌نْ‍‍فُسِكُمْ ۖ هَلْ لَكُمْ مِ‍‌‍نْ مَا‌ مَلَكَتْ ‌أَيْمَانُكُمْ مِ‍‌‍نْ شُ‍رَك‍‍َ‍ا‌ءَ‌ فِي مَا‌ ‌‍رَ‌زَ‍قْ‍‍نَاكُمْ فَأَ‌نْ‍‍تُمْ ف‍‍ِ‍ي‍‍هِ سَو‍َ‍‌ا‌ء‌‌ٌ‌ تَ‍‍خَ‍‍افُونَهُمْ كَ‍‍خِ‍‍يفَتِكُمْ ‌أَ‌ن‍‍فُسَكُمْ ۚ كَذَلِكَ نُفَ‍‍صِّ‍‍لُ ‌الآي‍‍َ‍اتِ لِ‍‍قَ‍‍وْمٍ‌ يَعْ‍‍قِ‍‍لُونَ
Bal Attaba`a Al-Ladhīna Žalamū 'Ahwā'ahum Bighayri `Ilmin ۖ Faman Yahdī Man 'Ađalla Allāhu ۖ Wa Mā Lahum Minşirīna 030-029 haseyeeshee waxay raaceen kuwii dulmilowga ahaa Hawadooda iyagoon wax ogaynyaa hanuunin kara ruux Eebe dhumid u qadaraywax u gargaarana lahayn. بَلْ ‌اتَّبَعَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ظَ‍‍لَمُ‍‍و‌ا‌ ‌أَهْو‍َ‍‌ا‌ءَهُمْ بِ‍‍غَ‍‍يْ‍‍ر‍ِ‍‌ عِلْم‌‍ٍۖ فَمَ‍‌‍نْ يَهْدِي مَ‍‌‍نْ ‌أَ‍ضَ‍‍لَّ ‌اللَّ‍‍هُ ۖ ‌وَمَا‌ لَهُمْ مِ‍‌‍نْ نَاصِ‍‍رِينَ
Fa'aqim Wajhaka Lilddīni Ĥanīfāan Fiţrata ۚ Allāhi Allatī Faţara An-Nāsa `Alayhā Lā ۚ Tabdīla Likhalqi Allāhi Dhālika ۚ Ad-Dīnu Al-Qayyimu Wa Lakinna 'Akthara An-Nāsi Lā Ya`lamūna 030-030 ee Wajigaaga u jeedi Diinta adoo toosan (Diintu) waa abuuridda Eebe ee Dadka uu ku abuuraywax badali kara abuurka Eebana ma jirosaasina waa Diinta toosan laakiin dadka babidiis ma oga. فَأَ‍قِ‍‍مْ ‌وَجْ‍‍هَكَ لِلدّ‍ِ‍ي‍‍نِ حَنِيفا‌‌ ًۚ فِ‍‍طْ‍‍‍رَةَ ‌اللَّ‍‍هِ ‌الَّتِي فَ‍‍طَ‍رَ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسَ عَلَيْهَا‌ ۚ لاَ‌ تَ‍‍بْ‍‍د‍ِ‍ي‍‍لَ لِ‍‍خَ‍‍لْ‍‍قِ ‌اللَّ‍‍هِ ۚ ‌ذَلِكَ ‌ال‍‍دّ‍ِ‍ي‍‍نُ ‌الْ‍‍قَ‍‍يِّمُ ‌وَلَكِ‍‍نَّ ‌أَكْثَ‍رَ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسِ لاَ‌ يَعْلَمُونَ
Munībīna 'Ilayhi Wa Attaqūhu Wa 'Aqīmū Aş-Şalāata Wa Lā Takūnū Mina Al-Mushrikīna 030-031 idinkoo Eebe u noqonkana yaabaSalaadana oogaGaladana ha ka mid noqonina. مُنِيب‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍هِ ‌وَ‌اتَّ‍‍قُ‍‍وهُ ‌وَ‌أَ‍قِ‍‍يمُو‌ا‌ال‍‍صَّ‍‍لاَةَ ‌وَلاَ‌ تَكُونُو‌ا‌ مِنَ ‌الْمُشْ‍‍رِكِينَ
Mina Al-Ladhīna Farraqū Dīnahum Wa Kānū Shiya`āan ۖ Kullu Ĥizbin Bimā Ladayhim Farūna 030-032 ee Diintooda ku kala tagay noqdayna kooxoXisbi walba uu ku farxi waxa agtiisa ah. مِنَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ فَ‍رَّ‍قُ‍‍و‌ا‌ ‌دِينَهُمْ ‌وَكَانُو‌ا‌ شِيَعا‌‌ ًۖ كُلُّ حِزْب ٍ‌ بِمَا‌ لَدَيْهِمْ فَ‍‍رِحُونَ
Wa 'Idhā Massa An-Nāsa Đurrun Da`aw Rabbahum Munībīna 'Ilayhi Thumma 'Idhā 'Adhāqahum Minhu Raĥmatan 'Idhā Farīqun Minhum Birabbihim Yushrikūna 030-033 hadduu Dadka taabto dhib waxay baryaan Eebahood iyagoo u noqonmarkuuse dhadhansiiyo naxariis qayb iyaga ka mid ah waxay wax lawadaaijyaan Eebahood. وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ مَسَّ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسَ ضُ‍‍رّ‌‌ٌ‌ ‌دَعَوْ‌ا‌ ‌‍رَبَّهُمْ مُنِيب‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍هِ ثُ‍‍مَّ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ‌أَ‌ذَ‌اقَ‍‍هُمْ مِ‍‌‍نْ‍‍هُ ‌‍رَحْمَة‌ ً‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ فَ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍قٌ‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ بِ‍رَبِّهِمْ يُشْ‍‍رِكُونَ
Liyakfurū Bimā 'Ātaynāhum ۚ Fatamatta`ū Fasawfa Ta`lamūna 030-034 si ay uga gaaloobaan waxaan siinneyiska raaxaystawaadna ogaandoontaan Cidhibta raaxadaasi. لِيَكْفُرُ‌و‌ا‌ بِمَ‍‍ا‌ ‌آتَيْنَاهُمْ ۚ فَتَمَتَّعُو‌ا‌ فَسَ‍‍وْفَ تَعْلَمُونَ
'Am 'Anzalnā `Alayhim Sulţānāan Fahuwa Yatakallamu Bimā Kānū Bihi Yushrikūna 030-035 mise waxaan ku soo dejiney xujooo ku hadli waxay Eebe la wadaajin. أَمْ ‌أَ‌ن‍‍زَلْنَا‌ عَلَيْهِمْ سُلْ‍‍طَ‍‍انا‌‌ ً‌ فَهُوَ‌ يَتَكَلَّمُ بِمَا‌ كَانُو‌ا‌ بِ‍‍هِ يُشْ‍‍رِكُونَ
Wa 'Idhā 'Adhaq An-Nāsa Raĥmatan Fariĥū Bihā ۖ Wa 'In Tuşibhum Sayyi'atun Bimā Qaddamat 'Aydīhim 'Idhā Hum Yaqnaţūna 030-036 haddaan dhadhansiino dadka naxariis way ku farxi «kibraan» hadduu dhibku dhacana waxay hor marsadeen darteed way quustaan. وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ‌أَ‌ذَ‍قْ‍‍نَا‌ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسَ ‌‍رَحْمَة‌ ً‌ فَ‍‍رِحُو‌ا‌ بِهَا‌ ۖ ‌وَ‌إِ‌نْ تُ‍‍صِ‍‍بْ‍‍هُمْ سَيِّئَة‌‍ٌ‌ بِمَا‌ قَ‍‍دَّمَتْ ‌أَيْدِيهِمْ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ هُمْ يَ‍‍قْ‍‍نَ‍‍طُ‍‍ونَ
'Awalam Yaraw 'Anna Allāha Yabsuţu Ar-Rizqa Liman Yashā'u Wa Yaqdiru ۚ 'Inna Fī Dhālika La'āyātin Liqawmin Yu'uminūna 030-037 miyeyna arkayn in Eebe u waasiciyo rizqiga cidduudoonokuna cidhiidhyo (Cidduu doono) arrintaasna Calaamooyinbaa ugu sugan kuwa rumeyn (Xaqa). أَ‌وَلَمْ يَ‍رَ‌وْ‌ا‌ ‌أَنَّ ‌اللَّ‍‍هَ يَ‍‍بْ‍‍سُ‍‍طُ ‌ال‍‍رِّ‌زْ‍قَ لِمَ‍‌‍نْ يَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ ‌وَيَ‍‍قْ‍‍دِ‌ر‍ُ‍‌ ۚ ‌إِنَّ فِي ‌ذَلِكَ لَآي‍‍َ‍ات‍ٍ‌ لِ‍‍قَ‍‍وْمٍ‌ يُؤْمِنُونَ
Fa'āti Dhā Al-Qurbá Ĥaqqahu Wa Al-Miskīna Wa Abna As-Sabīli ۚ Dhālika Khayrun Lilladhīna Yurīdūna Wajha Allāhi Wa 'Ūlā'ika ۖ Humu Al-Mufliĥūna 030-038 ee Qaraabada sii xaqeeda iyo Miskiinka iyo Musaafurkasaasaa u khayroon kuwa dooni Wajiga Eebe(u dhawaanshahiisa) kuwaasina waa kuwa liibaanay. فَآتِ ‌ذَ‌ا‌ ‌الْ‍‍قُ‍‍رْبَى‌ حَ‍‍قَّ‍‍هُ ‌وَ‌الْمِسْك‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌وَ‌ابْ‍‍نَ ‌ال‍‍سَّب‍‍ِ‍ي‍‍لِ ۚ ‌ذَلِكَ خَ‍‍يْ‍‍ر‌ٌ‌ لِلَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يُ‍‍رِيد‍ُ‍‌ونَ ‌وَجْ‍‍هَ ‌اللَّ‍‍هِ ۖ ‌وَ‌أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ هُمُ ‌الْمُفْلِحُونَ
Wa Mā 'Ātaytum Min Ribāan Liyarbuwā Fī 'Amwāli An-Nāsi Falā Yarbū `Inda Allāhi ۖ Wa Mā 'Ātaytum Min Zakāatin Turīdūna Wajha Allāhi Fa'ūlā'ika Humu Al-Muđ`ifūna 030-039 waxaad bixisaan oo Ribo ah si aad uga badsataan xoolaha dadka ma badnaado Eebe agtiisawixiise aad bixisaan oo Zako (xalaal ah) idinkoo ku dooni Wajiga Eebe kuwaas waa loo laablaabi. وَمَ‍‍ا‌ ‌آتَيْتُمْ مِ‍‌‍نْ ‌رِبا‌ ً‌ لِيَرْبُوَ‌ا‌ فِ‍‍ي ‌أَمْو‍َ‍‌الِ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسِ فَلاَ‌ يَرْبُو‌ا‌ عِ‍‌‍نْ‍‍دَ‌ ‌اللَّ‍‍هِ ۖ ‌وَمَ‍‍ا‌ ‌آتَيْتُمْ مِ‍‌‍نْ ‌زَك‍‍َ‍اة‌‍ٍ‌ تُ‍‍رِيد‍ُ‍‌ونَ ‌وَجْ‍‍هَ ‌اللَّ‍‍هِ فَأ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ هُمُ ‌الْمُ‍‍ضْ‍‍عِفُونَ
Al-Lahu Al-Ladhī Khalaqakum Thumma Razaqakum Thumma Yumītukum Thumma Yuĥyīkum ۖ Hal Min Shurakā'ikum Man Yaf`alu Min Dhālikum Min Shay'in ۚ Subĥānahu Wa Ta`ālá `Ammā Yushrikūna 030-040 Eebe waa kan idin abuuray Iladana idin arzaaqay hadana idin Dilihadana idin soo noolaynmajiraa shurakadiina mid fali sidaas wax ka mid ahEebaa ka nasahana kana sareeya waxay la wadaajin. اللَّهُ ‌الَّذِي خَ‍‍لَ‍‍قَ‍‍كُمْ ثُ‍‍مَّ ‌‍رَ‌زَ‍قَ‍‍كُمْ ثُ‍‍مَّ يُمِيتُكُمْ ثُ‍‍مَّ يُحْيِيكُمْ ۖ هَلْ مِ‍‌‍نْ شُ‍رَك‍‍َ‍ائِكُمْ مَ‍‌‍نْ يَفْعَلُ مِ‍‌‍نْ ‌ذَلِكُمْ مِ‍‌‍نْ شَ‍‍يْء‌‌ٍۚ سُ‍‍بْ‍‍حَانَ‍‍هُ ‌وَتَعَالَى‌ عَ‍‍مَّ‍‍ا‌ يُشْ‍‍رِكُونَ
Žahara Al-Fasādu Fī Al-Barri Wa Al-Baĥri Bimā Kasabat 'Aydī An-Nāsi Liyudhīqahum Ba`đa Al-Ladhī `Amilū La`allahum Yarji`ūna 030-041 xumaanbaa ka daahirtay Barri iyo Badbawaxay kasbatay Gaemo Dad dardiissi Eebe u dhadhansiiyo waxay camalfaleen qaarkiisinay noqdaan. ظَ‍‍هَ‍رَ‌الْفَس‍‍َ‍ا‌دُ‌ فِي ‌الْبَرِّ‌ ‌وَ‌الْبَحْ‍‍ر‍ِ‍‌ بِمَا‌ كَسَبَتْ ‌أَيْدِي ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسِ لِيُذِي‍‍قَ‍‍هُمْ بَعْ‍‍ضَ ‌الَّذِي عَمِلُو‌ا‌ لَعَلَّهُمْ يَرْجِعُونَ
Qul Sīrū Fī Al-'Arđi Fānžurū Kayfa Kāna `Āqibatu Al-Ladhīna Min Qablu ۚ Kāna 'Aktharuhum Mushrikīna 030-042 waxaad dhahdaa ku socda Dhulka fiiriyana siday noqotay cidhibtii kuwii horewuxuu ahaa badankoodu Mushrikiin. قُ‍‍لْ سِيرُ‌و‌ا‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ فَا‌ن‍‍ظُ‍‍رُ‌و‌ا‌ كَ‍‍يْ‍‍فَ ك‍‍َ‍انَ عَاقِ‍‍بَةُ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لُ ۚ ك‍‍َ‍انَ ‌أَكْثَرُهُمْ مُشْ‍‍رِكِينَ
Fa'aqim Wajhaka Lilddīni Al-Qayyimi Min Qabli 'An Ya'tiya Yawmun Lā Maradda Lahu Mina Allāhi Yawma'idhin ۖ Yaşşadda`ūna 030-043 ee Wajigaaga Diinta toosani (Islaamka) u jeedimaalin aan la eelin karin ka horEebe xaggiisana ka imanMaalintaas Dadku way kala tagi. فَأَ‍قِ‍‍مْ ‌وَجْ‍‍هَكَ لِلدّ‍ِ‍ي‍‍نِ ‌الْ‍‍قَ‍‍يِّمِ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِ ‌أَ‌نْ يَأْتِيَ يَ‍‍وْم ٌ‌ لاَ‌ مَ‍رَ‌دَّ‌ لَ‍‍هُ مِنَ ‌اللَّ‍‍هِ ۖ يَوْمَئِذ‌ٍ‌ يَ‍‍صَّ‍‍دَّعُونَ
Man Kafara Fa`alayhi Kufruhu ۖ Wa Man `Amila Şāliĥāan Fali'anfusihim Yamhadūna 030-044 ruuxii Gaalooba isagay (dhibi) Gaalimadiisuruuxii camal wanaagsan fala Naftiisa yuu u goglay. مَ‍‌‍نْ كَفَ‍رَ‌ فَعَلَ‍‍يْ‍‍هِ كُفْرُهُ ۖ ‌وَمَ‍‌‍نْ عَمِلَ صَ‍‍الِحا‌‌ ً‌ فَلِأَ‌ن‍‍فُسِهِمْ يَمْهَدُ‌ونَ
Liyajziya Al-Ladhīna 'Āmanū Wa `Amilū Aş-Şāliĥāti Min Fađlihi~ ۚ 'Innahu Lā Yuĥibbu Al-Kāfirīna 030-045 si Eebe u abaalmariyo kuwa rumeeyey xaqa oo camal wanaagsan falay fadligiisaEebana ma jeela Gaalo. لِيَ‍‍جْ‍‍زِيَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ ‌وَعَمِلُو‌ا‌ال‍‍صَّ‍‍الِح‍‍َ‍اتِ مِ‍‌‍نْ فَ‍‍ضْ‍‍لِهِ ۚ ‌إِنَّ‍‍هُ لاَ‌ يُحِبُّ ‌الْكَافِ‍‍رِينَ
Wa Min 'Āyātihi~ 'An Yursila Ar-Riyāĥa Mubashshirātin Wa Liyudhīqakum Min Raĥmatihi Wa Litajriya Al-Fulku Bi'amrihi Wa Litabtaghū Min Fađlihi Wa La`allakum Tashkurūna 030-046 Calaamaadka Eebe ku tusin waxaa ka mid ah inuu dabaylaha diro iyagoo ku bishaarayn (Roob) iyo in Eebe idin dhadhansiiyo naxariistiisa iyo in doontu ku socoto amarkiisa iyo inaad dalabtaan fadligiisamarkaas aad Eebe ku mahdisaan. وَمِ‍‌‍نْ ‌آيَاتِهِ ‌أَ‌نْ يُرْسِلَ ‌ال‍‍رِّي‍‍َ‍احَ مُبَشِّرَ‍‌اتٍ‌ ‌وَلِيُذِي‍‍قَ‍‍كُمْ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَحْمَتِ‍‍هِ ‌وَلِتَ‍‍جْ‍‍رِيَ ‌الْفُلْكُ بِأَمْ‍‍رِهِ ‌وَلِتَ‍‍بْ‍‍تَ‍‍غُ‍‍و‌ا‌ مِ‍‌‍نْ فَ‍‍ضْ‍‍لِ‍‍هِ ‌وَلَعَلَّكُمْ تَشْكُرُ‌ونَ
Wa Laqad 'Arsalnā Min Qablika Rusulāan 'Ilá Qawmihim Fajā'ūhum Bil-Bayyināti Fāntaqamnā Mina Al-Ladhīna 'Ajraۖ Wa Kāna Ĥaqqāan `Alaynā Naşru Al-Mu'uminīna 030-047 waxaan dhab ahaan ugu diray hortaa Rasuulo qoomkoodiiwaxayna ulayimaadeen xujooyin waana ka aarsanay kuwii dambi Falaywaxaana korkanaga ah u gargaarka Mu'miniinta. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ ‌أَ‌رْسَلْنَا‌ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِكَ ‌رُسُلا‌‌ ً‌ ‌إِلَى‌ قَ‍‍وْمِهِمْ فَج‍‍َ‍ا‌ء‍ُ‍‌وهُمْ بِ‍الْبَيِّن‍‍َ‍اتِ فَا‌ن‍‍تَ‍‍قَ‍‍مْنَا‌ مِنَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌أَجْ‍‍‍رَمُو‌اۖ ‌وَك‍‍َ‍انَ حَ‍‍قّ‍‍اً‌ عَلَيْنَا‌ نَ‍‍صْ‍‍رُ‌ ‌الْمُؤْمِنِينَ
Al-Lahu Al-Ladhī Yursilu Ar-Riyāĥa Fatuthīru Saĥābāan Fayabsuţuhu Fī As-Samā'i Kayfa Yashā'u Wa Yaj`aluhu Kisafāan Fatará Al-Wadqa Yakhruju Min Khilālihi ۖ Fa'idhā 'Aşāba Bihi Man Yashā'u Min `Ibādihi~ 'Idhā Hum Yastabshirūna 030-048 Eebe waa kan diray Dabaylaha oo markaas kicisa Daruuro kuna fidiya Samada siduu doono kana yeela Goosimo aad aragtid Roobka oo ka soobixi dhexdeedamarkaasuu Eebe Roobka siiyaa Ciduu doono oo adoomadiisa ka mid ahna markaasay bishaaraystaan. اللَّهُ ‌الَّذِي يُرْسِلُ ‌ال‍‍رِّي‍‍َ‍احَ فَتُث‍‍ِ‍ي‍‍رُ‌ سَحَابا‌‌ ً‌ فَيَ‍‍بْ‍‍سُ‍‍طُ‍‍هُ فِي ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءِ‌ كَ‍‍يْ‍‍فَ يَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ ‌وَيَ‍‍جْ‍‍عَلُ‍‍هُ كِسَفا‌‌ ً‌ فَتَ‍رَ‌ى‌ ‌الْوَ‌دْ‍‍قَ يَ‍‍خْ‍‍رُجُ مِ‍‌‍نْ خِ‍‍لاَلِ‍‍هِ ۖ فَإِ‌ذَ‌ا‌ ‌أَ‍صَ‍‍ابَ بِ‍‍هِ مَ‍‌‍نْ يَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ مِ‍‌‍نْ عِبَا‌دِهِ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ هُمْ يَسْتَ‍‍بْ‍‍شِرُ‌ونَ
Wa 'In Kānū Min Qabli 'An Yunazzala `Alayhim Min Qablihi Lamublisīna 030-049 waxayna ahaayeen soo dajinta Roobka ka hor kuwo Quusan. وَ‌إِ‌نْ كَانُو‌ا‌ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِ ‌أَ‌نْ يُنَزَّلَ عَلَيْهِمْ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِ‍‍هِ لَمُ‍‍بْ‍‍لِسِينَ
nžur 'Iláthāri Raĥmati Allāhi Kayfa Yuĥyī Al-'Arđa Ba`da Mawtihā ۚ 'Inna Dhālika Lamuĥyī Al-Mawtá ۖ Wa Huwa `Alá Kulli Shay'in Qadīrun 030-050 ee day naxariista Eebe raadkeeda sida Eebeugu nooleeyo dhulka intuu dhintay ka dib Eebaha wuxuu nooleeyaa wixii dhintay wax walbana waa arkaa. فَا‌ن‍‍ظُ‍‍رْ‌ ‌إِلَ‍‍ى‌ ‌آث‍‍َ‍ا‌ر‍ِ‍‌ ‌‍رَحْمَةِ ‌اللَّ‍‍هِ كَ‍‍يْ‍‍فَ يُحْيِي ‌الأَ‌رْ‍ضَ بَعْدَ‌ مَوْتِهَ‍‍اۚ ‌إِنَّ ‌ذَلِكَ لَمُحْيِي ‌الْمَوْتَى‌ ۖ ‌وَهُوَ‌ عَلَى‌ كُلِّ شَ‍‍يْء‌‌ٍقَ‍‍دِيرٌ
Wa La'in 'Arsalnā Rīĥāan Fara'awhu Muşfaran Lažallū Min Ba`dihi Yakfurūna 030-051 haddaan ku diro Dabaylo (daran) Beertooda ay arkaan iyadoo doorsoonwaxay markaas ka dib noqdaan kuwo Gaalooba. وَلَئِ‍‌‍نْ ‌أَ‌رْسَلْنَا‌ ‌رِيحا‌‌ ً‌ فَ‍رَ‌أَ‌وْهُ مُ‍‍صْ‍‍فَرّ‌ا‌ ً‌ لَ‍‍ظَ‍‍لُّو‌ا‌ مِ‍‌‍نْ بَعْدِهِ يَكْفُرُ‌ونَ
Fa'innaka Lā Tusmi`u Al-Mawtá Wa Lā Tusmi`u Aş-Şumma Ad-Du`ā'a 'Idhā Wa Llaw Mudbirīna 030-052 adigu wax ma maqashiin kartid kuwo dhintayMid dhagala' oo jeedsadayna wax ma maqashiin kartid. فَإِنَّ‍‍كَ لاَ‌ تُسْمِعُ ‌الْمَوْتَى‌ ‌وَلاَ‌ تُسْمِعُ ‌ال‍‍صُّ‍‍مَّ ‌ال‍‍دُّع‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ‌وَلَّوْ‌ا‌ مُ‍‍دْبِ‍‍رِينَ
Wa Mā 'Anta Bihādī Al-`Umyi `An Đalālatihim ۖ 'In Tusmi`u 'Illā Man Yu'uminu Bi'āyātinā Fahum Muslimūn 030-053 ruux Indha la'na baadi kama hanuunin kartidma maqashiinkartid (xaqa) ruuxaan rumeynin Aayaadkanaga oo muslimiin ahayn. وَمَ‍‍ا‌ ‌أَ‌نْ‍‍تَ بِهَا‌دِي ‌الْعُمْيِ عَ‍‌‍نْ ضَ‍‍لاَلَتِهِمْ ۖ ‌إِ‌نْ تُسْمِعُ ‌إِلاَّ‌ مَ‍‌‍نْ يُؤْمِنُ بِآيَاتِنَا‌ فَهُمْ مُسْلِمُون
Al-Lahu Al-Ladhī Khalaqakum Min Đa`fin Thumma Ja`ala Min Ba`di Đa`fin Qūwatan Thumma Ja`ala Min Ba`di Qūwatin Đa`fāan Wa Shaybatan ۚ Yakhluqu Mā Yashā'u ۖ Wa Huwa Al-`Alīmu Al-Qadīru 030-054 Eebe waa kan idin ka abuuray Tabaryarehadana idinka yeelay Tabaryare ka dib xooghadana xoog dabadi idinka yeelay Tabaryari iyo Gabowwuxuu doono yuu abuuraawaana wax walba ogewax walba karc (oo uu doono). اللَّهُ ‌الَّذِي خَ‍‍لَ‍‍قَ‍‍كُمْ مِ‍‌‍نْ ضَ‍‍عْف‌‍ٍ‌ ثُ‍‍مَّ جَعَلَ مِ‍‌‍نْ بَعْدِ‌ ضَ‍‍عْف‌‍ٍقُ‍‍وَّة‌ ً‌ ثُ‍‍مَّ جَعَلَ مِ‍‌‍نْ بَعْدِ‌ قُ‍‍وَّة‌‍ٍضَ‍‍عْفا‌ ً‌ ‌وَشَيْبَة ًۚ يَ‍‍خْ‍‍لُ‍‍قُ مَا‌ يَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ ۖ ‌وَهُوَ‌ ‌الْعَل‍‍ِ‍ي‍‍مُ ‌الْ‍‍قَ‍‍دِيرُ
Wa Yawma Taqūmu As-Sā`atu Yuqsimu Al-Mujrimūna Mā Labithū Ghayra Sā`atin ۚ Kadhālika Kānū Yu'ufakūna 030-055 maalinta Qiyaamadu kacdo waxay ku dhaartaan dambiilayaashu inayan nagaanin Saacad mooyeesaasaana (xaqa) looga leexiyey. وَيَ‍‍وْمَ تَ‍‍قُ‍‍ومُ ‌ال‍‍سَّاعَةُ يُ‍‍قْ‍‍سِمُ ‌الْمُ‍‍جْ‍‍رِم‍‍ُ‍ونَ مَا‌ لَبِثُو‌اغَ‍‍يْ‍رَ‌ سَاعَة‌‍ٍۚ كَذَلِكَ كَانُو‌ا‌ يُؤْفَكُونَ
Wa Qāla Al-Ladhīna 'Ūtū Al-`Ilma Wa Al-'Īmāna Laqad Labithtum Fī Kitābi Allāhi 'Ilá Yawmi Al-Ba`thi ۖ Fahadhā Yawmu Al-Ba`thi Wa Lakinnakum Kuntum Lā Ta`lamūna 030-056 kuwii waxay dheheen cilmiga iyo Iimaanka la siiyey waad ku nagaateen Qadarka Eebe tan iyo maalinta soobixintakanna waa maalintii soobixintalaakiin waxaad ahaydeen kuwo aan ogayn. وَ‍قَ‍‍الَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌أ‍ُ‍‌وتُو‌ا‌الْعِلْمَ ‌وَ‌الإِيم‍‍َ‍انَ لَ‍‍قَ‍‍دْ‌ لَبِثْتُمْ فِي كِت‍‍َ‍ابِ ‌اللَّ‍‍هِ ‌إِلَى‌ يَ‍‍وْمِ ‌الْبَعْثِ ۖ فَهَذَ‌ا‌ يَ‍‍وْمُ ‌الْبَعْثِ ‌وَلَكِ‍‍نَّ‍‍كُمْ كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ لاَ‌ تَعْلَمُونَ
Fayawma'idhin Lā Yanfa`u Al-Ladhīna Žalamū Ma`dhiratuhum Wa Lā Hum Yusta`tabūna 030-057 Maanta (Qiyaamada) ma anfacdo kuwii dulmiga falay cudur daar iyo toobad keen. فَيَوْمَئِذ‌ٍ‌ لاَ‌ يَ‍‌‍ن‍‍فَعُ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ظَ‍‍لَمُو‌ا‌ مَعْذِ‌‍رَتُهُمْ ‌وَلاَ‌ هُمْ يُسْتَعْتَبُونَ
Wa Laqad Đarabnā Lilnnāsi Fī Hādhā Al-Qur'āni Min Kulli Mathalin ۚ Wa La'in Ji'tahum Bi'āyatin Layaqūlanna Al-Ladhīna Kafarū 'In 'Antum 'Illā Mubţilūna 030-058 dhab ahaanbaan ugu caddaynay Dadka Quraankan dhexdiisa tusaale kastahaddaadna ula timaado aayad waxay dhihi kuwii Gaaloobay waxaan baadhil (xumaan) ahayn kuma sugnidin. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ ضَ‍رَبْ‍‍نَا‌ لِل‍‍نّ‍‍َ‍اسِ فِي هَذَ‌ا‌ ‌الْ‍‍قُ‍‍رْ‌آنِ مِ‍‌‍نْ كُلِّ مَثَلٍۚ ‌وَلَئِ‍‌‍نْ جِئْتَهُمْ بِآيَة‍ٍ‌ لَيَ‍‍قُ‍‍ولَ‍‍نَّ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ ‌إِ‌نْ ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ ‌إِلاَّ‌ مُ‍‍بْ‍‍‍‍طِ‍‍لُونَ
Kadhālika Yaţba`u Allāhu `Alá Qulūbi Al-Ladhīna Lā Ya`lamūna 030-059 saasaa Eebe u daboolaa Quluubta kuwaan wax ogayn (wax anfaca). كَذَلِكَ يَ‍‍طْ‍‍بَعُ ‌اللَّ‍‍هُ عَلَى‌ قُ‍‍ل‍‍ُ‍وبِ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ لاَ‌ يَعْلَمُونَ
şbir 'Inna Wa`da Allāhi Ĥaqqun ۖ Wa Lā Yastakhiffannaka Al-Ladhīna Lā Yūqinūna 030-060 ee samir yabooha Eebe waa xaqeyeyna ku fududayn kuwaan yaqiinsanayn (Xaqa). فَاصْ‍‍بِ‍‍رْ‌ ‌إِنَّ ‌وَعْدَ‌ ‌اللَّ‍‍هِ حَ‍‍قٌّۖ ‌وَلاَ‌ يَسْتَ‍‍خِ‍‍فَّ‍‍نَّ‍‍كَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ لاَ‌ يُوقِ‍‍نُونَ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah