Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

29) Sūrat Al-`Ankabūt

Printed format

29) سُورَة العَنكَبُوت

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
'Alif-Lām-Mīm 029-001 waxay ku tusin mucjisada Quraanka (sida la soo sheegay). أَلِف-لَام-مِيم
'Aĥasiba An-Nāsu 'An Yutrakū 'An Yaqūlū 'Āmannā Wa Hum Lā Yuftanūna 029-002 ma wuxuu u maleeyey Dadku in loogaga tagi inay dhahaan waan rumeynay oon la imtixaamayn. أَحَسِبَ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسُ ‌أَ‌نْ يُتْ‍رَكُ‍‍و‌ا‌ ‌أَ‌نْ يَ‍‍قُ‍‍ولُ‍‍و‌ا‌ ‌آمَ‍‍نَّ‍‍ا‌ ‌وَهُمْ لاَ‌ يُفْتَنُونَ
Wa Laqad Fatannā Al-Ladhīna Min Qablihim ۖ Falaya`lamanna Allāhu Al-Ladhīna Şadaqū Wa Laya`lamanna Al-Kādhibīna 029-003 dhab ahaan yaan u imtixaanay kuwii ka horreeyayEebana wuu muujin kuwii run sheegaywuxuuna muujin kuwa beenlowga ah. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ فَتَ‍‍نَّ‍‍ا‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِهِمْ ۖ فَلَيَعْلَمَ‍‍نَّ ‌اللَّ‍‍هُ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ صَ‍‍دَ‍قُ‍‍و‌ا‌ ‌وَلَيَعْلَمَ‍‍نَّ ‌الْكَا‌ذِبِينَ
'Am Ĥasiba Al-Ladhīna Ya`malūna As-Sayyi'āti 'An Yasbiqūnā ۚ Sā'a Mā Yaĥkumūna 029-004 mise waxay u maleeyeen kuwii xumaanta samaynayey inay naga dheereyn (carari) waxaa xun waxay xukumi. أَمْ حَسِبَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يَعْمَل‍‍ُ‍ونَ ‌ال‍‍سَّيِّئ‍‍َ‍اتِ ‌أَ‌نْ يَسْبِ‍‍قُ‍‍ونَا‌ ۚ س‍‍َ‍ا‌ءَ‌ مَا‌ يَحْكُمُونَ
Man Kāna Yarjū Liqā'a Allāhi Fa'inna 'Ajala Allāhi La'ātin ۚ Wa Huwa As-Samī`u Al-`Alīmu 029-005 ruuxii rajayn (ka cabsan) la kulanka EebeAjashii Eebe (uu qadaray) way imaanEebana waa maqle oge ah. مَ‍‌‍نْ ك‍‍َ‍انَ يَرْجُو‌ لِ‍‍قَ‍‍ا‌ءَ‌ ‌اللَّ‍‍هِ فَإِنَّ ‌أَجَلَ ‌اللَّ‍‍هِ لَآتٍۚ ‌وَهُوَ‌ ‌ال‍‍سَّم‍‍ِ‍ي‍‍عُ ‌الْعَلِيمُ
Wa Man Jāhada Fa'innamā Yujāhidu Linafsihi~ ۚ 'Inna Allāha Laghanīyun `Ani Al-`Ālamīna 029-006 ruuxii dadaala wuxuu uun u dadaalay naftiisaEebana waa ka kaaftoon yahay caalamka. وَمَ‍‌‍نْ جَاهَدَ‌ فَإِنَّ‍‍مَا‌ يُجَاهِدُ‌ لِنَفْسِهِ ۚ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ لَ‍‍غَ‍‍نِيٌّ عَنِ ‌الْعَالَمِينَ
Wa Al-Ladhīna 'Āmanū Wa `Amilū Aş-Şāliĥāti Lanukaffiranna `Anhum Sayyi'ātihim Wa Lanajziyannahum 'Aĥsana Al-Ladhī Kānū Ya`malūna 029-007 kuwa (xaqa) rumeeyey camalfiicanna falay waxaan asturaynaa xumaantoodawaxaana ka abaalmarinaynaa kii u fiicnaa ay camalfali jireen. وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ ‌وَعَمِلُو‌ا‌ال‍‍صَّ‍‍الِح‍‍َ‍اتِ لَنُكَفِّ‍رَنَّ عَ‍‌‍نْ‍‍هُمْ سَيِّئ‍‍َ‍‍اتِهِمْ ‌وَلَنَ‍‍جْ‍‍زِيَ‍‍نَّ‍‍هُمْ ‌أَحْسَنَ ‌الَّذِي كَانُو‌ا‌ يَعْمَلُونَ
Wa Waşşaynā Al-'Insāna Biwālidayhi Ĥusnāan ۖ Wa 'In Jāhadāka Litushrika Bī Mā Laysa Laka Bihi `Ilmun Falā Tuţi`humā ۚ 'Ilayya Marji`ukum Fa'unabbi'ukum Bimā Kuntum Ta`malūna 029-008 waxaan u dardaaaranay Dadka Labadiisii Waalid wanaagfalkoodahadday kugula dadaalaan inaad ila wadaajiso waxaadan cilmi u lahayn (Gaalowdo) ha ku adeecinxaggayga unbaa laydiin soo celinwaxaana idiinka warrami (abaalna marin) waxaad camalfali jirteen. وَ‌وَ‍صَّ‍‍يْنَا‌ ‌الإِ‌ن‍‍س‍‍َ‍انَ بِوَ‌الِدَيْ‍‍هِ حُسْنا‌ ًۖ ‌وَ‌إِ‌نْ جَاهَد‍َ‍‌اكَ لِتُشْ‍‍رِكَ بِي مَا‌ لَ‍‍يْ‍‍سَ لَكَ بِ‍‍هِ عِلْم‌‍ٌ‌ فَلاَ‌ تُ‍‍طِ‍‍عْهُمَ‍‍اۚ ‌إِلَيَّ مَرْجِعُكُمْ فَأُنَبِّئُكُمْ بِمَا‌ كُ‍‌‍نْ‍‍تُمْ تَعْمَلُونَ
Wa Al-Ladhīna 'Āmanū Wa `Amilū Aş-Şāliĥāti Lanudkhilannahum Aş-Şāliĥīna 029-009 kuwiise (xaqa) rumeeyey camalfiicanna falay waxaan dhexgalinaynaa kuwa suuban (Janada). وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ ‌وَعَمِلُو‌ا‌ال‍‍صَّ‍‍الِح‍‍َ‍اتِ لَنُ‍‍دْ‍‍خِ‍‍لَ‍‍نَّ‍‍هُمْ فِي ‌ال‍‍صَّ‍‍الِحِينَ
Wa Mina An-Nāsi Man Yaqūlu 'Āmannā Billāhi Fa'idhādhiya Fī Al-Lahi Ja`ala Fitnata An-Nāsi Ka`adhābi Allāhi Wa La'in Jā'a Naşrun Min Rabbika Layaqūlunna 'Innā Kunnā Ma`akum ۚ 'Awalaysa Allāhu Bi'a`lama Bimā Fī Şudūri Al-`Ālamīna 029-010 Dadka waxaa ka mid ah ruux dhihi waxaan rumeynay Eebemarkii lagu dhibo Eebe dartiisna kayeela imtixaamka Dadka (dhibookda) cadaabka Eebe oo kalehadday timaado Guul xagga Eebe ka ahaatay waxay dhahaan anagu waan idin lajiraaEebe miyuusan ahayn kan og waxa laabta Dadka ku jira. وَمِنَ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسِ مَ‍‌‍نْ يَ‍‍قُ‍‍ولُ ‌آمَ‍‍نَّ‍‍ا‌ بِ‍اللَّ‍‍هِ فَإِ‌ذَ‌ا‌ ‌أ‍ُ‍‌و‌ذِيَ فِي ‌اللَّهِ جَعَلَ فِتْنَةَ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسِ كَعَذ‍َ‍‌ابِ ‌اللَّ‍‍هِ ‌وَلَئِ‍‌‍نْ ج‍‍َ‍ا‌ءَ‌ نَ‍‍صْ‍‍ر‌ٌ‌ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَبِّكَ لَيَ‍‍قُ‍‍ولُ‍‍نَّ ‌إِنَّ‍‍ا‌ كُ‍‍نَّ‍‍ا‌ مَعَكُمْ ۚ ‌أَ‌وَلَ‍‍يْ‍‍سَ ‌اللَّ‍‍هُ بِأَعْلَمَ بِمَا‌ فِي صُ‍‍د‍ُ‍‌و‌ر‍ِ‍‌ ‌الْعَالَمِينَ
Wa Laya`lamanna Allāhu Al-Ladhīna 'Āmanū Wa Laya`lamanna Al-Munāfiqīna 029-011 dhab ahaan yuu u muujin Eebe kuwa xaqa rumeeyeydhab ahaanna wuxuu u muujin kuwa munaafiqiinta ah. وَلَيَعْلَمَ‍‍نَّ ‌اللَّ‍‍هُ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ ‌وَلَيَعْلَمَ‍‍نَّ ‌الْمُنَافِ‍‍قِ‍‍ينَ
Wa Qāla Al-Ladhīna Kafarū Lilladhīna 'Āmanū Attabi`ū Sabīlanā Wa Lnaĥmil Khaţāyākum Wa Mā Hum Biĥāmilīna Min Khaţāyāhum Min Shay'in ۖ 'Innahum Lakādhibūna 029-012 waxay ku dhaheen kuwii galoobay kuwii xaqa rumeeyey raaca waddadannada aan xambaarro gafafkiineemana aha kuwo xambaari waxa gafafkooda ahee waa beenaalayaal. وَ‍قَ‍‍الَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ لِلَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌اتَّبِعُو‌ا‌ سَبِيلَنَا‌ ‌وَلْنَحْمِلْ خَ‍‍طَ‍‍ايَاكُمْ ‌وَمَا‌ هُمْ بِحَامِل‍‍ِ‍ي‍‍نَ مِ‍‌‍نْ خَ‍‍طَ‍‍ايَاهُمْ مِ‍‌‍نْ شَ‍‍يْء‌‌ٍۖ ‌إِنَّ‍‍هُمْ لَكَا‌ذِبُونَ
Wa Layaĥmilunna 'Athqālahum Wa 'Athqālāan Ma`a 'Athqālihim ۖ Wa Layus'alunna Yawma Al-Qiyāmati `Ammā Kānū Yaftarūna 029-013 waxayse dhab ahaan xambaari culaysyaalkooda iyo culaysyo Culaysyadoodii la jirawaxaana dhab ahaan loo warsan maalinta Qiyaame waxay been abuuran jireen. وَلَيَحْمِلُ‍‍نَّ ‌أَثْ‍‍قَ‍‍الَهُمْ ‌وَ‌أَثْ‍‍قَ‍‍الا‌ ً‌ مَعَ ‌أَثْ‍‍قَ‍‍الِهِمْ ۖ ‌وَلَيُسْأَلُ‍‍نَّ يَ‍‍وْمَ ‌الْ‍‍قِ‍‍يَامَةِ عَ‍‍مَّ‍‍ا‌ كَانُو‌ا‌ يَفْتَرُ‌ونَ
Wa Laqad 'Arsalnā Nūĥāan 'Ilá Qawmihi Falabitha Fīhim 'Alfa Sanatin 'Illā Khamsīna `Āmāan Fa'akhadhahumu Aţ-Ţūfānu Wa Hum Žālimūn 029-014 dhab ahaan baan ugu dirray (Nabi) Nuux Qoomkiisiiwuxuuna ku dhexnagaaday Kun sano oo kontan la'waxaana wabtay dhuufaankii (Halaagii Biyaha) iyagoo daalimiin ah. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ ‌أَ‌رْسَلْنَا‌ نُوحا‌‌ ً‌ ‌إِلَى‌ قَ‍‍وْمِ‍‍هِ فَلَبِثَ فِيهِمْ ‌أَلْفَ سَنَة‌‍ٍ‌ ‌إِلاَّ‌ خَ‍‍مْس‍‍ِ‍ي‍‍نَ عَاما‌‌ ً‌ فَأَ‍خَ‍‍ذَهُمُ ‌ال‍‍طُّ‍‍وف‍‍َ‍انُ ‌وَهُمْ ظَ‍‍الِمُون
Fa'anjaynāhu Wa 'Aşĥāba As-Safīnati Wa Ja`alnāhā 'Āyatan Lil`ālamīna 029-015 waana korinay Nuux iyo Dadkii Doontawaxaana ka yeellay aayad (uu ku waantoomo) Caalamku. فَأَ‌ن‍‍جَيْن‍‍َ‍اهُ ‌وَ‌أَ‍صْ‍‍ح‍‍َ‍ابَ ‌ال‍‍سَّفِينَةِ ‌وَجَعَلْنَاهَ‍‍ا‌ ‌آيَة ً‌ لِلْعَالَمِينَ
Wa 'Ibhīma 'Idh Qāla Liqawmihi A`budū Allaha Wa Attaqūhu ۖ Dhālikum Khayrun Lakum 'In Kuntum Ta`lamūna 029-016 (Nabi) Ibraahimna (waa diray) wuxuuna ku yidhi qoomkiisii Cabuda Eebe akana dhawrsada saasaa idiin khayrbadane haddaad wax ogtihiin. وَ‌إِبْ‍‍‍رَ‌اه‍‍ِ‍ي‍‍مَ ‌إِ‌ذْ‌ قَ‍‍الَ لِ‍‍قَ‍‍وْمِهِ ‌اعْبُدُ‌و‌ا‌اللَّ‍‍هَ ‌وَ‌اتَّ‍‍قُ‍‍وهُ ۖ ‌ذَلِكُمْ خَ‍‍يْ‍‍ر‌ٌ‌ لَكُمْ ‌إِ‌نْ كُ‍‌‍نْ‍‍تُمْ تَعْلَمُونَ
'Innamā Ta`budūna Min Dūni Allāhi 'Awthānāan Wa Takhluqūna 'Ifkāan ۚ 'Inna Al-Ladhīna Ta`budūna Min Dūni Allāhi Lā Yamlikūna Lakum Rizqāanbtaghū `Inda Allāhi Ar-Rizqa Wa A`budūhu Wa Ashkurū Lahu~ ۖ 'Ilayhi Turja`ūna 029-017 waxaad uun caabudaysaan Eebe ka sokow Sanamyowaxaadna abuuraysaan beenkuwaad caabudaysaan Eebe ka sokow idiinma hantaan wax rizqi ah ee ka dalba Eebe rizqiga Cabudana kuna mahdiya xaggiisaa laydin celine. إِنَّ‍‍مَا‌ تَعْبُد‍ُ‍‌ونَ مِ‍‌‍نْ ‌د‍ُ‍‌ونِ ‌اللَّ‍‍هِ ‌أَ‌وْثَانا‌ ً‌ ‌وَتَ‍‍خْ‍‍لُ‍‍قُ‍‍ونَ ‌إِفْكا‌‌ ًۚ ‌إِنَّ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ تَعْبُد‍ُ‍‌ونَ مِ‍‌‍نْ ‌د‍ُ‍‌ونِ ‌اللَّ‍‍هِ لاَ‌ يَمْلِك‍‍ُ‍ونَ لَكُمْ ‌رِ‌زْ‍ق‍‍ا‌‌ ً‌ فَابْ‍‍تَ‍‍غُ‍‍و‌ا‌ عِ‍‌‍نْ‍‍دَ‌ ‌اللَّ‍‍هِ ‌ال‍‍رِّ‌زْ‍قَ ‌وَ‌اعْبُد‍ُ‍‌وهُ ‌وَ‌اشْكُرُ‌و‌ا‌ لَهُ~ُ ۖ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍هِ تُرْجَعُونَ
Wa 'In Tukadhdhibū Faqad Kadhdhaba 'Umamun Min Qablikum ۖ Wa Mā `Alá Ar-Rasūli 'Illā Al-Balāghu Al-Mubīnu 029-018 haddaad Beenisaan (Xaqa) waxaa beeniyey Umado idinka horreeyey Rasuulkana ma saarra waxaan gaadhsiin cad ahayn. وَ‌إِ‌نْ تُكَذِّبُو‌ا‌ فَ‍‍قَ‍‍دْ‌ كَذَّبَ ‌أُمَمٌ‌ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِكُمْ ۖ ‌وَمَا‌ عَلَى‌ ‌ال‍رَّس‍‍ُ‍ولِ ‌إِلاَّ‌ ‌الْبَلاَ‍‍غُ ‌الْمُبِينُ
'Awalam Yaraw Kayfa Yubdi'u Allāhu Al-Khalqa Thumma Yu`īduhu~ ۚ 'Inna Dhālika `Alá Allāhi Yasīrun 029-019 miyeyna arkayn sida Eebe u billaabay (Abuuridda) Khalqiga una soo celinarrintaasna Eebe waa u fududahay. أَ‌وَلَمْ يَ‍رَ‌وْ‌ا‌ كَ‍‍يْ‍‍فَ يُ‍‍بْ‍‍دِئُ ‌اللَّ‍‍هُ ‌الْ‍‍خَ‍‍لْ‍‍قَ ثُ‍‍مَّ يُعِيدُهُ~ُ ۚ ‌إِنَّ ‌ذَلِكَ عَلَى‌ ‌اللَّ‍‍هِ يَسِيرٌ
Qul Sīrū Fī Al-'Arđi Fānžurū Kayfa Bada'a Al-Khalqa ۚ Thumma Allāhu Yunshi'u An-Nash'ata Al-'Ākhirata ۚ 'Inna Allāha `Alá Kulli Shay'in Qadīrun 029-020 waxaad dhahdaa socda Dhulka oo daya sida Eebe u biilaabay khalqigahadana Eebe u ahaysiin abuuridda dambe (Soo bixinta)Eebana wax walba wuu karaa. قُ‍‍لْ سِيرُ‌و‌ا‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ فَا‌نْ‍‍‍‍ظُ‍‍رُ‌و‌ا‌ كَ‍‍يْ‍‍فَ بَدَ‌أَ‌ ‌الْ‍‍خَ‍‍لْ‍‍قَ ۚ ثُ‍‍مَّ ‌اللَّ‍‍هُ يُ‍‌‍ن‍‍شِئُ ‌ال‍‍نَّ‍‍شْأَةَ ‌الآ‍‍خِ‍رَةَ ۚ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ عَلَى‌ كُلِّ شَ‍‍يْء‌‌ٍقَ‍‍دِيرٌ
Yu`adhdhibu Man Yashā'u Wa Yarĥamu Man Yashā'u ۖ Wa 'Ilayhi Tuqlabūna 029-021 wuxuu cadaabaa cidduu doono wuxuuna u naxariistaa cidduu doono xaggiisaana laydiin celin. يُعَذِّبُ مَ‍‌‍نْ يَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ ‌وَيَرْحَمُ مَ‍‌‍نْ يَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ ۖ ‌وَ‌إِلَ‍‍يْ‍‍هِ تُ‍‍قْ‍‍لَبُونَ
Wa Mā 'Antum Bimu`jizīna Fī Al-'Arđi Wa Lā Fī As-Samā'i ۖ Wa Mā Lakum Min Dūni Allāhi Min Wa Līyin Wa Lā Naşīrin 029-022 idinkuna ma tihidin kuwa Eebe ku daaliya Dhulka iyo Samada midna wax Eebe ka soohadhay oo idiin sokeeya ah ama idiin gargaarina ma jiro. وَمَ‍‍ا‌ ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ بِمُعْجِز‍ِ‍ي‍‍نَ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌وَلاَ‌ فِي ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءِ‌ ۖ ‌وَمَا‌ لَكُمْ مِ‍‌‍نْ ‌د‍ُ‍‌ونِ ‌اللَّ‍‍هِ مِ‍‌‍نْ ‌وَلِيٍّ‌ ‌وَلاَ‌ نَ‍‍صِ‍‍ي‍‍ر‍ٍ‍
Wa Al-Ladhīna Kafarū Bi'āyāti Allāhi Wa Liqā'ihi~ 'Ūlā'ika Ya'isū Min Raĥmatī Wa 'Ūlā'ika Lahum `Adhābun 'Alīmun 029-023 kuwii ka gaaloobay aayaadka Eebe iyo la kulankiisa kuwaasi waxay kaquusteen naxariistayda waxaana kuwaas u sugnaaday Cadaab daran. وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ بِآي‍‍َ‍اتِ ‌اللَّ‍‍هِ ‌وَلِ‍‍قَ‍‍ائِهِ ‌أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ يَئِسُو‌ا‌ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَحْمَتِي ‌وَ‌أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ لَهُمْ عَذ‍َ‍‌ابٌ ‌أَلِيمٌ
Famā Kāna Jawāba Qawmihi~ 'Illā 'An Qālū Aqtulūhu 'Aw Ĥarriqūhu Fa'anjāhu Allāhu Mina An-Nāri ۚ 'Inna Fī Dhālika La'āyātin Liqawmin Yu'uminūna 029-024 Jawaabtii Qoomkiisuna waxaad ahayn Dila ama Guba ma ahaynmarkaasaa Eebe ka koriyey Dabkiiarrintaasna waano yaa ugu sugan Cidii wax rumeyn. فَمَا‌ ك‍‍َ‍انَ جَو‍َ‍‌ابَ قَ‍‍وْمِهِ ‌إِلاَّ‌ ‌أَ‌نْ قَ‍‍الُو‌ا‌ا‍قْ‍‍تُل‍‍ُ‍وهُ ‌أَ‌وْ‌ حَرِّ‍‍قُ‍‍وهُ فَأَ‌ن‍‍ج‍‍َ‍اهُ ‌اللَّ‍‍هُ مِنَ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍ا‌ر‍ِ‍‌ ۚ ‌إِنَّ فِي ‌ذَلِكَ لَآي‍‍َ‍ات‍ٍ‌ لِ‍‍قَ‍‍وْمٍ‌ يُؤْمِنُونَ
Wa Qāla 'Innamā Attakhadhtum Min Dūni Allāhi 'Awthānāan Mawaddata Baynikum Al-Ĥayāati Ad-Dunۖ Thumma Yawma Al-Qiyāmati Yakfuru Ba`đukum Biba`đin Wa Yal`anu Ba`đukum Ba`đāan Wa Ma'wākumu An-Nāru Wa Mā Lakum Minşirīna 029-025 wuxuuna ku yidhi (Nabi Ibraahim) waxaad yeelateen Eebe ka sokow Sanamyaal Jacayl dhexdiinna ah dartiis Nolosha adduunyoMaalinta Qiyaamese wuu diidi qaarka kale Lacanadina qaarkin qaarka kaleHoygiinuna waa Naarta wax idiin gargaarina idiin ma sugnaan. وَ‍قَ‍‍الَ ‌إِنَّ‍‍مَا‌ ‌اتَّ‍‍خَ‍‍ذْتُمْ مِ‍‌‍نْ ‌د‍ُ‍‌ونِ ‌اللَّ‍‍هِ ‌أَ‌وْثَانا‌ ً‌ مَوَ‌دَّةَ بَيْنِكُمْ فِي ‌الْحَي‍‍َ‍اةِ ‌ال‍‍دُّ‌نْ‍‍يَا‌ ۖ ثُ‍‍مَّ يَ‍‍وْمَ ‌الْ‍‍قِ‍‍يَامَةِ يَكْفُرُ‌ بَعْ‍‍ضُ‍‍كُمْ بِبَعْ‍‍ضٍ‌ ‌وَيَلْعَنُ بَعْ‍‍ضُ‍‍كُمْ بَعْ‍‍ض‍‍ا‌ ً‌ ‌وَمَأْ‌وَ‌اكُمُ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍ا‌رُ‌ ‌وَمَا‌ لَكُمْ مِ‍‌‍نْ نَاصِ‍‍رِينَ
Fa'āmana Lahu Lūţun ۘ Wa Qāla 'Innī Muhājirun 'Ilá Rabbī ۖ 'Innahu Huwa Al-`Azīzu Al-Ĥakīmu 029-026 waxaa rumeeyey Nabi Ibraahim (Nabi) Luudh wuxuuna yidhi Nabi Ibraahim waxaan u hijroon Eebehay illeen waa adkaade falsane. فَآمَنَ لَ‍‍هُ ل‍‍ُ‍و‍طٌۘ ‌وَ‍قَ‍‍الَ ‌إِنِّ‍‍ي مُهَاجِر‌‌ٌ‌ ‌إِلَى‌ ‌‍رَبِّ‍‍ي ۖ ‌إِنَّ‍‍هُ هُوَ‌ ‌الْعَز‍ِ‍ي‍‍زُ‌ ‌الْحَكِيمُ
Wa Wahabnā Lahu~ 'Isĥāqa Wa Ya`qūba Wa Ja`alnā Fī Dhurrīyatihi An-Nubūwata Wa Al-Kitāba Wa 'Ātaynāhu 'Ajrahu Fī Ad-Dunۖ Wa 'Innahu Fī Al-'Ākhirati Lamina Aş-Şāliĥīn 029-027 waxaana siinay isxaaq iyo yacquub waxaana yeelay faraciisii Nabinimo iyo Kitaab (loo soodajiyey) waxaana siiney ajrigiisii adduunyada dhexdeeda aakhirana wuxuu ka mid noqon kuwa suuban. وَ‌وَهَ‍‍بْ‍‍نَا‌ لَهُ~ُ ‌إِسْح‍‍َ‍اقَ ‌وَيَعْ‍‍قُ‍‍وبَ ‌وَجَعَلْنَا‌ فِي ‌ذُ‌رِّيَّتِهِ ‌ال‍‍نُّ‍‍بُوَّةَ ‌وَ‌الْكِت‍‍َ‍ابَ ‌وَ‌آتَيْن‍‍َ‍اهُ ‌أَجْ‍‍‍رَهُ فِي ‌ال‍‍دُّ‌نْ‍‍يَا‌ ۖ ‌وَ‌إِنَّ‍‍هُ فِي ‌الآ‍‍خِ‍رَةِ لَمِنَ ‌ال‍‍صَّ‍‍الِحِين
Wa Lūţāan 'Idh Qāla Liqawmihi~ 'Innakum Lata'tūna Al-Fāĥishata Mā Sabaqakum Bihā Min 'Aĥadin Mina Al-`Ālamīna 029-028 «Nabi» Luudhna «xusuuso» markuu ku yidhi qoomkiisii waxaad latimaadeen xumaan aan cidna idiinkahormarin addunyada. وَلُوط‍‍ا‌‌ ً‌ ‌إِ‌ذْ‌ قَ‍‍الَ لِ‍‍قَ‍‍وْمِهِ ‌إِنَّ‍‍كُمْ لَتَأْت‍‍ُ‍ونَ ‌الْفَاحِشَةَ مَا‌ سَبَ‍‍قَ‍‍كُمْ بِهَا‌ مِ‍‌‍نْ ‌أَحَد‌ٍ‌ مِنَ ‌الْعَالَمِينَ
'A'innakum Lata'tūna Ar-Rijāla Wa Taqţa`ūna As-Sabīla Wa Ta'tūna Fī Nādīkumu Al-Munkara ۖ Famā Kāna Jawāba Qawmihi~ 'Illā 'An Qālū A'tinā Bi`adhābi Allāhi 'In Kunta Mina Aş-Şādiqīna 029-029 idinku ma waxaad u tagaysaan Ragga ood goynaysaan Jidka Kulana imaanaysaan Naadigiina wax la nacomana noqonin qoomkiisii jawaabtoodii inay dhahaan noo keen cadaabka Eebe hadaad ka Mid tahay runlayaasha mooyee. أَئِ‍‍نَّ‍‍كُمْ لَتَأْت‍‍ُ‍ونَ ‌ال‍‍رِّج‍‍َ‍الَ ‌وَتَ‍‍قْ‍‍‍‍طَ‍‍ع‍‍ُ‍ونَ ‌ال‍‍سَّب‍‍ِ‍ي‍‍لَ ‌وَتَأْت‍‍ُ‍ونَ فِي نَا‌دِيكُمُ ‌الْمُ‍‌‍ن‍‍كَ‍رَۖ فَمَا‌ ك‍‍َ‍انَ جَو‍َ‍‌ابَ قَ‍‍وْمِهِ ‌إِلاَّ‌ ‌أَ‌نْ قَ‍‍الُو‌ا‌ائْتِنَا‌ بِعَذ‍َ‍‌ابِ ‌اللَّ‍‍هِ ‌إِ‌نْ كُ‍‌‍ن‍‍تَ مِنَ ‌ال‍‍صَّ‍‍ا‌دِقِ‍‍ينَ
Qāla Rabbi Anşurnī `Alá Al-Qawmi Al-Mufsidīna 029-030 wuxuuna yidhi Eebow iiga gargaar qoomka wax fasaadiya. قَ‍‍الَ ‌‍رَبِّ ‌ان‍‍صُ‍‍رْنِي عَلَى‌ ‌الْ‍‍قَ‍‍وْمِ ‌الْمُفْسِدِينَ
Wa Lammā Jā'at Rusulunā 'Ibhīma Bil-BushQālū 'Innā Muhlikū 'Ahli Hadhihi Al-Qaryati ۖ 'Inna 'Ahlahā Kānū Žālimīna 029-031 markay ulatimid fariintanadii (Malaa'igtii) Nabi Ibraahim bishaaro waxay dhaheen anagu waxaan halaagayna ehelka magaaladanehelkeedu waa daalimiine. وَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَتْ ‌رُسُلُنَ‍‍ا‌ ‌إِبْ‍‍‍رَ‌اه‍‍ِ‍ي‍‍مَ بِ‍الْبُشْ‍رَ‌ى‌ قَ‍‍الُ‍‍و‌ا‌ ‌إِنَّ‍‍ا‌ مُهْلِكُو‌ ‌أَهْلِ هَذِهِ ‌الْ‍‍قَ‍‍رْيَةِ ۖ ‌إِنَّ ‌أَهْلَهَا‌ كَانُو‌اظَ‍‍الِمِينَ
Qāla 'Inna Fīhā Lūţāan ۚ Qālū Naĥnu 'A`lamu Biman Fīhā ۖ Lanunajjiyannahu Wa 'Ahlahu~ 'Illā Amra'atahu Kānat Mina Al-Ghābirīn 029-032 (wuxuu yidhi Nabi Ibraahim) waxaa ku sugan Luudhwaxay dhaheen anagaa og cidda dhexdeeda ah waanu korinaynaa Luudh iyo ehelkiisa Haweenaydiisa mooyee oo noqon ku wa halaaggu ku hadhi. قَ‍‍الَ ‌إِنَّ فِيهَا‌ لُوط‍‍ا‌‌ ًۚ قَ‍‍الُو‌ا‌ نَحْنُ ‌أَعْلَمُ بِمَ‍‌‍نْ فِيهَا‌ ۖ لَنُنَجِّيَ‍‍نَّ‍‍هُ ‌وَ‌أَهْلَهُ~ُ ‌إِلاَّ‌ ‌امْ‍رَ‌أَتَ‍‍هُ كَانَتْ مِنَ ‌الْ‍‍غَ‍‍ابِ‍‍رِين
Wa Lammā 'An Jā'at Rusulunā Lūţāan Sī'a Bihim Wa Đāqa Bihim Dhar`āan Wa Qālū Lā Takhaf Wa Lā Taĥzan ۖ 'Innā Munajjūka Wa 'Ahlaka 'Illā Amra'ataka Kānat Mina Al-Ghābirīna 029-033 markay Rasuuladanadii (Malaa'igtii) u timid Luudh wuu ka tiiraanyooday wuuna la cidhiidhyamay waxayna ku dhaheen ha cabsan hana tiiraanyoon waanu ku korin adiga iyo ehelkaagabee Haweenaydaada mooyee oo noqon kuwa lahalaagi. وَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ ‌أَ‌نْ ج‍‍َ‍ا‌ءَتْ ‌رُسُلُنَا‌ لُوط‍‍ا‌‌ ً‌ س‍‍ِ‍يءَ‌ بِهِمْ ‌وَ‍ضَ‍‍اقَ بِهِمْ ‌ذَ‌رْعا‌ ً‌ ‌وَ‍قَ‍‍الُو‌ا‌ لاَ‌ تَ‍‍خَ‍‍فْ ‌وَلاَ‌ تَحْزَ‌نْ ۖ ‌إِنَّ‍‍ا‌ مُنَجّ‍‍ُ‍وكَ ‌وَ‌أَهْلَكَ ‌إِلاَّ‌ ‌امْ‍رَ‌أَتَكَ كَانَتْ مِنَ ‌الْ‍‍غَ‍‍ابِ‍‍رِينَ
'Innā Munzilūna `Alá 'Ahli Hadhihi Al-Qaryati Rijzāan Mina As-Samā'i Bimā Kānū Yafsuqūna 029-034 waxaanu ku soo dajin magaalada Dadkeeda Dhagaxyo (Naarced) oo Samada ka yimid faasiqnimadooda darteed. إِنَّ‍‍ا‌ مُ‍‌‍ن‍‍زِل‍‍ُ‍ونَ عَلَ‍‍ى‌ ‌أَهْلِ هَذِهِ ‌الْ‍‍قَ‍‍رْيَةِ ‌رِجْ‍‍ز‌ا‌ ً‌ مِنَ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءِ‌ بِمَا‌ كَانُو‌ا‌ يَفْسُ‍‍قُ‍‍ونَ
Wa Laqad Taraknā Minhā 'Āyatan Bayyinatan Liqawmin Ya`qilūna 029-035 waxaanu kaga tagnay magaaladaa calaamad u muuqata Qoomkii wax kasi. وَلَ‍قَ‍‍د‌ تَ‍رَكْنَا‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هَ‍‍ا‌ ‌آيَة ً‌ بَيِّنَة ً‌ لِ‍‍قَ‍‍وْمٍ‌ يَعْ‍‍قِ‍‍لُونَ
Wa 'Ilá Madyana 'Akhāhum Shu`aybāan Faqāla Yā Qawmi A`budū Allaha Wa Arjū Al-Yawma Al-'Ākhira Wa Lā Ta`thaw Fī Al-'Arđi Mufsidīn 029-036 ree Madyanna (waxaanu u diray Walaalkood (Nabi) Shucayb wuxuuna ku yidhi Qoomkayow Caabuda Eeberajeeyana (ka yaaba) Maalintii dambaysay hana la soconina dhulka fasaadin. وَ‌إِلَى‌ مَ‍‍دْيَنَ ‌أَ‍خَ‍‍اهُمْ شُعَيْبا‌‌ ً‌ فَ‍‍قَ‍‍الَ يَاقَ‍‍وْمِ ‌اعْبُدُ‌و‌ا‌اللَّ‍‍هَ ‌وَ‌ا‌رْجُو‌ا‌الْيَ‍‍وْمَ ‌الآ‍‍خِ‍‍ر‍َ‍‌ ‌وَلاَ‌ تَعْثَوْ‌ا‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ مُفْسِ‍‍د‍ِ‍ين
Fakadhdhabūhu Fa'akhadhat/humu Ar-Rajfatu Fa'aşbaĥū Fī Dārihimthimīna 029-037 markaasay beeniyeen waxaana qabtay Gariir (iyo Qaylo) waxayna noqdeen kuwo Lawyaha u dhaca. فَكَذَّب‍‍ُ‍وهُ فَأَ‍خَ‍‍ذَتْهُمُ ‌ال‍رَّجْ‍‍فَةُ فَأَ‍صْ‍‍بَحُو‌ا‌ فِي ‌دَ‌ا‌رِهِمْ جَاثِمِينَ
Wa `Ādāan Wa Thamūda Wa Qad Tabayyana Lakum Min Masākinihim ۖ Wa Zayyana Lahumu Ash-Shayţānu 'A`mālahum Faşaddahum `Ani As-Sabīli Wa Kānū Mustabşirīna 029-038 Caad iyo Thamuudna (waan halaagnay)«halaagooduna» wuxuu idiinka muuqdaa Guryahoodiiwuxuuna u qurxiyey Shaydaan Camal koodiwuxuuna kaleexiyey Jidka waxayna ahaayeen kuwo wax arka (haday waantoobi). وَعَا‌د‌ا‌ ً‌ ‌وَثَم‍‍ُ‍و‌دَ‌ ‌وَ‍قَ‍‍دْ‌ تَبَيَّنَ لَكُمْ مِ‍‌‍نْ مَسَاكِنِهِمْ ۖ ‌وَ‌زَيَّنَ لَهُمُ ‌ال‍‍شَّيْ‍‍طَ‍‍انُ ‌أَعْمَالَهُمْ فَ‍‍صَ‍‍دَّهُمْ عَنِ ‌ال‍‍سَّب‍‍ِ‍ي‍‍لِ ‌وَكَانُو‌ا‌ مُسْتَ‍‍بْ‍‍‍‍صِ‍‍رِينَ
Wa Qārūna Wa Fir`awna Wa Hāmāna ۖ Wa Laqad Jā'ahum Mūsá Bil-Bayyināti Fāstakbarū Fī Al-'Arđi Wa Mā Kānū Sābiqīna 029-039 QaaruunFircoon iyo Haamaana (waa lahalaagay)dhab ahaanna wuxuu ugula yimid (Nabi) Muuse xujooyin wayna isku kibriyeen dhulkamana aha kuwo naga dheereyn (carari) kara. وَ‍قَ‍‍ا‌ر‍ُ‍‌ونَ ‌وَفِ‍‍رْعَ‍‍وْنَ ‌وَهَام‍‍َ‍انَ ۖ ‌وَلَ‍‍قَ‍‍دْ‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَهُمْ مُوسَى‌ بِ‍الْبَيِّن‍‍َ‍اتِ فَاسْتَكْبَرُ‌و‌ا‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌وَمَا‌ كَانُو‌ا‌ سَابِ‍‍قِ‍‍ينَ
Fakullāan 'Akhadhnā Bidhanbihi ۖ Faminhum Man 'Arsalnā `Alayhi Ĥāşibāan Wa Minhum Man 'Akhadhat/hu Aş-Şayĥatu Wa Minhum Man Khasafnā Bihi Al-'Arđa Wa Minhum Man 'Aghraqۚ Wa Mā Kāna Allāhu Liyažlimahum Wa Lakin Kānū 'Anfusahum Yažlimūna 029-040 dhammantood waxaan u qabanay dambigoodawaxaa ka mid ah mid aan ku diray Dabayl Dhagax wadatawaxaa ka mid ah miday qabtay Qaylowaxaa ka mid ah midaan la goynay Dhulkawaxaa ka mid ah midaan maanshaynayEebana ma aha kii dulmiya hasayeeshee iyagaa naftooda dulmiyey. فَكُلّاً‌ ‌أَ‍خَ‍‍ذْنَا‌ بِذَ‌نْ‍‍بِ‍‍هِ ۖ فَمِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ مَ‍‌‍نْ ‌أَ‌رْسَلْنَا‌ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ حَاصِ‍‍با‌ ً‌ ‌وَمِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ مَ‍‌‍نْ ‌أَ‍خَ‍‍ذَتْهُ ‌ال‍‍صَّ‍‍يْحَةُ ‌وَمِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ مَ‍‌‍نْ خَ‍‍سَفْنَا‌ بِهِ ‌الأَ‌رْ‍ضَ ‌وَمِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ مَ‍‌‍نْ ‌أَ‍‍غْ‍رَ‍قْ‍‍نَا‌ ۚ ‌وَمَا‌ ك‍‍َ‍انَ ‌اللَّ‍‍هُ لِيَ‍‍ظْ‍‍لِمَهُمْ ‌وَلَكِ‍‌‍نْ كَانُ‍‍و‌ا‌ ‌أَ‌نْ‍‍فُسَهُمْ يَ‍‍ظْ‍‍لِمُونَ
Mathalu Al-Ladhīna Attakhadhū Min Dūni Allāhi 'Awliyā'a Kamathali Al-`Ankabūti Attakhadhat Baytāan ۖ Wa 'Inna 'Awhana Al-Buyūti Labaytu Al-`Ankabūti ۖ Law Kānū Ya`lamūna 029-041 kuwii yeeshay Eebe kasokow Awliyo (sokeeye u gargaara) waxay lamid yihiin Caaro yeelatay Guri waxaana ugu xun Guri' Guri Caaro hadday wax ogyihiin. مَثَلُ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌اتَّ‍‍خَ‍‍ذُ‌و‌ا‌ مِ‍‌‍نْ ‌د‍ُ‍‌ونِ ‌اللَّ‍‍هِ ‌أَ‌وْلِي‍‍َ‍ا‌ءَ‌ كَمَثَلِ ‌الْعَ‍‌‍ن‍‍كَب‍‍ُ‍وتِ ‌اتَّ‍‍خَ‍‍ذَتْ بَيْتا‌ ًۖ ‌وَ‌إِنَّ ‌أَ‌وْهَنَ ‌الْبُي‍‍ُ‍وتِ لَبَ‍‍يْ‍‍تُ ‌الْعَ‍‌‍نْ‍‍كَب‍‍ُ‍وتِ ۖ لَوْ‌ كَانُو‌ا‌ يَعْلَمُونَ
'Inna Allāha Ya`lamu Mā Yad`ūna Min Dūnihi Min Shay'in ۚ Wa Huwa Al-`Azīzu Al-Ĥakīmu 029-042 Eebe waa ogyahay waxay baryayaan (Caabudayaan) oo isaga kasoo hadhayEebana waa adkaade falsan. إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ يَعْلَمُ مَا‌ يَ‍‍دْع‍‍ُ‍ونَ مِ‍‌‍نْ ‌دُ‌ونِ‍‍هِ مِ‍‌‍نْ شَ‍‍يْء‌ٍۚ ‌وَهُوَ‌ ‌الْعَز‍ِ‍ي‍‍زُ‌ ‌الْحَكِيمُ
Wa Tilka Al-'Amthālu Nađribuhā Lilnnāsi ۖ Wa Mā Ya`qiluhā 'Illā Al-`Ālimūna 029-043 taasina waa tusaale aannu u yeelayno Dadka'wax kasi oon ahayn kuwa wax yaqaanna ma jiro. وَتِلْكَ ‌الأَمْث‍‍َ‍الُ نَ‍‍ضْ‍‍رِبُهَا‌ لِل‍‍نّ‍‍َ‍اسِ ۖ ‌وَمَا‌ يَعْ‍‍قِ‍‍لُهَ‍‍ا‌ ‌إِلاَّ‌ ‌الْعَالِمُونَ
Khalaqa Allāhu As-Samāwāti Wa Al-'Arđa Bil-Ĥaqqi ۚ 'Inna Fī Dhālika La'āyatan Lilmu'uminīna 029-044 Eebaa u abuuray Samooyinka iyo Dhulka si xaq aharrintaasna Calaamaa ugu sugan Mu'miniinta. خَ‍‍لَ‍قَ ‌اللَّ‍‍هُ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضَ بِ‍الْحَ‍‍قِّ ۚ ‌إِنَّ فِي ‌ذَلِكَ لَآيَة ً‌ لِلْمُؤْمِنِينَ
Atlu Mā 'Ūĥiya 'Ilayka Mina Al-Kitābi Wa 'Aqimu Aş-Şalāata ۖ 'Inna Aş-Şalāata Tanhá `Ani Al-Faĥshā'i Wa Al-Munkari ۗ Wa Ladhikru Allāhi 'Akbaru Wa ۗ Allāhu Ya`lamu Mā Taşna`ūna 029-045 Akhri (Nabiyow) waxa luguu waxyoon oo Kitaabka ah oog Salaaddana maxaayeelaySalaaddu waxay ka reebta (Dadka) Xumaanta iyo waxa la nocoxusidda Eebaana weynEebana waa ogyahay waxaad sanceyneysaan. ‍اتْلُ مَ‍‍ا‌ ‌أ‍ُ‍‌وحِيَ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍كَ مِنَ ‌الْكِت‍‍َ‍ابِ ‌وَ‌أَ‍قِ‍‍مُ ‌ال‍‍صَّ‍‍لاَةَ ۖ ‌إِنَّ ‌ال‍‍صَّ‍‍لاَةَ تَ‍‌‍نْ‍‍هَى‌ عَنِ ‌الْفَحْش‍‍َ‍ا‌ءِ‌ ‌وَ‌الْمُ‍‌‍نْ‍‍كَ‍‍ر‍ِ‍‌ ۗ ‌وَلَذِكْرُ‌ ‌اللَّ‍‍هِ ‌أَكْبَرُ‌ ۗ ‌وَ‌اللَّهُ يَعْلَمُ مَا‌ تَ‍‍صْ‍‍نَعُونَ
Wa Lā Tujādilū 'Ahla Al-Kitābi 'Illā Bi-Atī Hiya 'Aĥsanu 'Illā Al-Ladhīna Žalamū Minhum ۖ Wa Qūlū 'Āmannā Bial-Ladhī 'Unzila 'Ilaynā Wa 'Unzila 'Ilaykum Wa 'Ilahunā Wa 'Ilahukum Wāĥidun Wa Naĥnu Lahu Muslimūna 029-046 hakula murmina ehelu Kitaabka wax fiican mooyeemarka lagareebo kuwa dulmiga fala oo ka mid ahwaxaadna dhahdaan waxaan rumeynay wixii nalagu soo dajiyey iyo wixii laydinku soo dajiyey Ilaahaanno iyo ilaahiinna waa mid annaguna isagaan u hogaansanay. وَلاَ‌ تُجَا‌دِلُ‍‍و‌ا‌ ‌أَهْلَ ‌الْكِت‍‍َ‍ابِ ‌إِلاَّ‌ بِ‍الَّتِي هِيَ ‌أَحْسَنُ ‌إِلاَّ‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ظَ‍‍لَمُو‌ا‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ ۖ ‌وَ‍قُ‍‍ولُ‍‍و‌ا‌ ‌آمَ‍‍نَّ‍‍ا‌ بِ‍الَّذِي ‌أُ‌نْ‍‍زِلَ ‌إِلَيْنَا‌ ‌وَ‌أُ‌نْ‍‍زِلَ ‌إِلَيْكُمْ ‌وَ‌إِلَهُنَا‌ ‌وَ‌إِلَهُكُمْ ‌وَ‌احِد‌ٌ‌ ‌وَنَحْنُ لَ‍‍هُ مُسْلِمُونَ
Wa Kadhalika 'Anzalnā 'Ilayka Al-Kitāba ۚ Fa-Al-Ladhīna 'Ātaynāhumu Al-Kitāba Yu'uminūna Bihi ۖ Wa Min Hā'uulā' Man Yu'uminu Bihi ۚ Wa Mā Yajĥadu Bi'āyātinā 'Illā Al-Kāfirūna 029-047 saasaanu kuugu soodajiney Kitaabkakuwa la siiyey Kitaabkana way rumeeyaankuwaasna waxaa ka mid ah kuwo rumeyn (ree Makaad)mana diido aayaadkanaga Gaalmooyee. وَكَذَلِكَ ‌أَ‌نْ‍‍زَلْنَ‍‍ا‌ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍كَ ‌الْكِت‍‍َ‍ابَ ۚ فَالَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آتَيْنَاهُمُ ‌الْكِت‍‍َ‍ابَ يُؤْمِن‍‍ُ‍ونَ بِ‍‍هِ ۖ ‌وَمِ‍‌‍نْ ه‍‍َ‍ا‌ؤُلاَ‌ء‌ مَ‍‌‍نْ يُؤْمِنُ بِ‍‍هِ ۚ ‌وَمَا‌ يَ‍‍جْ‍‍حَدُ‌ بِآيَاتِنَ‍‍ا‌ ‌إِلاَّ‌ ‌الْكَافِرُ‌ونَ
Wa Mā Kunta Tatlū Min Qablihi Min Kitābin Wa Lā Takhuţţuhu Biyamīnika ۖ 'Idhāan Lārtāba Al-Mubţilūna 029-048 matihid mid wax akhriya Quraanka ka hor kumana aadan dhigi jirin Midigtaada markaas ay shakiyaan kuwa baadhilka (xumaanta) ku socda. وَمَا‌ كُ‍‌‍نْ‍‍تَ تَتْلُو‌ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِ‍‍هِ مِ‍‌‍نْ كِت‍‍َ‍ابٍ‌ ‌وَلاَ‌ تَ‍‍خُ‍‍طُّ‍‍هُ بِيَمِينِكَ ۖ ‌إِ‌ذ‌ا‌ ً‌ لاَ‌رْت‍‍َ‍ابَ ‌الْمُ‍‍بْ‍‍‍‍طِ‍‍لُونَ
Bal Huwa 'Āyātun BayyinātunŞudūri Al-Ladhīna 'Ūtū Al-`Ilma ۚ Wa Mā Yajĥadu Bi'āyātinā 'Illā Až-Žālimūna 029-049 waase aayaad cad cad kuna sugan laabta kuwa cilmiga la siiyeywax diidi aayaadkanaga oon daalimiinta ahayna ma jiro. بَلْ هُوَ‌ ‌آي‍‍َ‍ات‌‍ٌ‌ بَيِّن‍‍َ‍ات‌‍ٌ‌ فِي صُ‍‍د‍ُ‍‌و‌ر‍ِ‍‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌أ‍ُ‍‌وتُو‌ا‌الْعِلْمَ ۚ ‌وَمَا‌ يَ‍‍جْ‍‍حَدُ‌ بِآيَاتِنَ‍‍ا‌ ‌إِلاَّ‌ ‌ال‍‍ظَّ‍‍الِمُونَ
Wa Qālū Lawlā 'Unzila `Alayhi 'Āyātun Min Rabbihi ۖ Qul 'Innamā Al-'Āyātu `Inda Allāhi Wa 'Innamā 'Anā Nadhīrun Mubīnun 029-050 waxay dhaheen gaaladii (Makaad) maxaa loogu dajinwaayey korkiisa aayado xagga Eebe ka yimidwaxaad dhahdaa aayaadku waxaa uun ay ka yimaadaan Eebe agtiisa aniguse waxaan uun ahay udige muuqda. وَ‍قَ‍‍الُو‌ا‌ لَوْلاَ‌ ‌أُ‌نْ‍‍زِلَ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ ‌آي‍‍َ‍اتٌ‌ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَبِّ‍‍هِ ۖ قُ‍‍لْ ‌إِنَّ‍‍مَا‌ ‌الآي‍‍َ‍اتُ عِ‍‌‍نْ‍‍دَ‌ ‌اللَّ‍‍هِ ‌وَ‌إِنَّ‍‍مَ‍‍ا‌ ‌أَنَا‌ نَذ‍ِ‍ي‍‍ر‌ٌ‌ مُبِينٌ
'Awalam Yakfihim 'Annā 'Anzalnā `Alayka Al-Kitāba Yutlá `Alayhim ۚ 'Inna Fī Dhālika Laraĥmatan Wa Dhikrá Liqawmin Yu'uminūna 029-051 miyuusanse ku fileyn inaan kugu soo dajinay Kitaabka (Quraanka) oo lagu akhriyo korkaagaarrintaasna naxariis iyo waano yaa ugu sugan qoomkii rumeyn (xaqa). أَ‌وَلَمْ يَكْفِهِمْ ‌أَنَّ‍‍ا‌ ‌أَ‌نْ‍‍زَلْنَا‌ عَلَ‍‍يْ‍‍كَ ‌الْكِت‍‍َ‍ابَ يُتْلَى‌ عَلَيْهِمْ ۚ ‌إِنَّ فِي ‌ذَلِكَ لَ‍رَحْمَة ً‌ ‌وَ‌ذِكْ‍رَ‌ى‌ لِ‍‍قَ‍‍وْمٍ‌ يُؤْمِنُونَ
Qul Kafá Billāhi Baynī Wa Baynakum Shahīdāan ۖ Ya`lamu Mā Fī As-Samāwāti Wa Al-'Arđi Wa ۗ Al-Ladhīna 'Āmanū Bil-Bāţili Wa Kafarū Billāhi~ 'Ūlā'ika Humu Al-Khāsirūna 029-052 waxaad dhahdaa waxaa ku filan dhexdeenna Eebe markhaati ahaan wuxuuna ogyahay waxa ku sugan samooyinka iyo Dhulkakuwa rumeeyey badhil kana gaaloobay Eebe kuwaasi iyaga uunbaa khasaaray. قُ‍‍لْ كَفَى‌ بِ‍اللَّ‍‍هِ بَيْنِي ‌وَبَيْنَكُمْ شَهِيد‌ا‌ ًۖ يَعْلَمُ مَا‌ فِي ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ۗ ‌وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ بِ‍الْبَاطِ‍‍لِ ‌وَكَفَرُ‌و‌ا‌ بِ‍اللَّ‍‍هِ ‌أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ هُمُ ‌الْ‍‍خَ‍‍اسِرُ‌ونَ
Wa Yasta`jilūnaka Bil-`Adhābi ۚ Wa Lawlā 'Ajalun Musamman Lajā'ahumu Al-`Adhābu Wa Laya'tiyannahum Baghtatan Wa Hum Lā Yash`urūna 029-053 waxay kaa dadajisan Cadaabhaddaynajirin muddo magacaaban waxaa u imaan lahaa Cadaabkawuxuuna ugu imaanlahaa kado iyagoon ogayn. وَيَسْتَعْجِلُونَكَ بِ‍الْعَذ‍َ‍‌ابِ ۚ ‌وَلَوْلاَ‌ ‌أَجَلٌ‌ مُسَ‍‍مّ‍‍ى‌ ً‌ لَج‍‍َ‍ا‌ءَهُمُ ‌الْعَذ‍َ‍‌ابُ ‌وَلَيَأْتِيَ‍‍نَّ‍‍هُمْ بَ‍‍غْ‍‍تَة ً‌ ‌وَهُمْ لاَ‌ يَشْعُرُ‌ونَ
Yasta`jilūnaka Bil-`Adhābi Wa 'Inna Jahannama Lamuĥīţatun Bil-Kāfirīna 029-054 waxay kaa dadajisan CadaabNaarta Jahannamana waxay koobi gaalada. يَسْتَعْجِلُونَكَ بِ‍الْعَذ‍َ‍‌ابِ ‌وَ‌إِنَّ جَهَ‍‍نَّ‍‍مَ لَمُحِي‍‍طَ‍‍ة‌‍ٌ‌ بِ‍الْكَافِ‍‍رِينَ
Yawma Yaghshāhumu Al-`Adhābu Min Fawqihim Wa Min Taĥti 'Arjulihim Wa Yaqūlu Dhūqū Mā Kuntum Ta`malūna 029-055 maalinta (Qiyaamada) waxaa dabooli Gaalada Cadaab korkooda iyo Lugahooda hoostoodabawuxuuna ku dhihi Eebe dhadhamiya waxaad Camalfali jirteen. يَ‍‍وْمَ يَ‍‍غْ‍‍شَاهُمُ ‌الْعَذ‍َ‍‌ابُ مِ‍‌‍نْ فَوْ‍قِ‍‍هِمْ ‌وَمِ‍‌‍نْ تَحْتِ ‌أَ‌رْجُلِهِمْ ‌وَيَ‍‍قُ‍‍ولُ ‌ذُ‌وقُ‍‍و‌ا‌ مَا‌ كُ‍‌‍نْ‍‍تُمْ تَعْمَلُونَ
Yā `Ibādiya Al-Ladhīna 'Āmanū 'Inna 'Arđī Wāsi`atun Fa'īyāya Fā`budūni 029-056 addoomadayda rumeeyow Dhulkayga waa waasac ee Aniga uun i caabuda. يَاعِبَا‌دِيَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُ‍‍و‌ا‌ ‌إِنَّ ‌أَ‌رْ‍ضِ‍‍ي ‌وَ‌اسِعَة‌‍ٌ‌ فَإِيّ‍‍َ‍ايَ فَاعْبُدُ‌ونِ
Kullu Nafsin Dhā'iqatu Al-Mawti ۖ Thumma 'Ilaynā Turja`ūna 029-057 Nafkastaa waxay dhadhamin Geerida xaggaygaana laydiin soo celin markaas. كُلُّ نَفْس‌‍ٍ‌ ‌ذ‍َ‍‌ائِ‍‍قَ‍‍ةُ ‌الْمَ‍‍وْتِ ۖ ثُ‍‍مَّ ‌إِلَيْنَا‌ تُرْجَعُونَ
Wa Al-Ladhīna 'Āmanū Wa `Amilū Aş-Şāliĥāti Lanubawwi'annahum Mina Al-Jannati Ghurafāan Tajrī Min Taĥtihā Al-'Anhāru Khālidīna Fīhā ۚ Ni`ma 'Ajru Al-`Āmilīna 029-058 kuwa (xaqa) rumeeyey Camalfiicanna falay waxaanu dajin Jannada Qolol ay dureri dhexdeeda wabiyaal ayna ku waari dhexdeedawaxaana ugu wanaagsan ujuurada kuwa shaqeeyey (Jannada). وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ ‌وَعَمِلُو‌ا‌ال‍‍صَّ‍‍الِح‍‍َ‍اتِ لَنُبَوِّئَ‍‍نَّ‍‍هُمْ مِنَ ‌الْجَ‍‍نَّ‍‍ةِ غُ‍رَفا‌‌ ً‌ تَ‍‍جْ‍‍رِي مِ‍‌‍نْ تَحْتِهَا‌ ‌الأَ‌نْ‍‍ه‍‍َ‍ا‌رُ‌ خَ‍‍الِد‍ِ‍ي‍‍نَ فِيهَا‌ ۚ نِعْمَ ‌أَجْ‍‍رُ‌ ‌الْعَامِلِينَ
Al-Ladhīna Şabarū Wa `Alá Rabbihim Yatawakkalūna 029-059 ee ah kuwa samray Eebahoodna tala saarta. الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ صَ‍‍بَرُ‌و‌ا‌ ‌وَعَلَى‌ ‌‍رَبِّهِمْ يَتَوَكَّلُونَ
Wa Ka'ayyin Min Dābbatin Lā Taĥmilu Rizqahā Al-Lahu Yarzuquhā Wa 'Īyākum ۚ Wa Huwa As-Samī`u Al-`Alīmu 029-060 badanaa dhul socod aan xambaaran karin rizqigeeda ee Eebe arzuqo iyada iyo idinkaba. Eebana waa maqle oge ah. وَكَأَيِّ‍‍ن مِ‍‌‍نْ ‌د‍َ‍‌ابَّة‍ٍ‌ لاَ‌ تَحْمِلُ ‌رِ‌زْ‍قَ‍‍هَا‌ ‌اللَّهُ يَرْ‌زُ‍قُ‍‍هَا‌ ‌وَ‌إِيَّاكُمْ ۚ ‌وَهُوَ‌ ‌ال‍‍سَّم‍‍ِ‍ي‍‍عُ ‌الْعَلِيمُ
Wa La'in Sa'altahum Man Khalaqa As-Samāwāti Wa Al-'Arđa Wa Sakhkhara Ash-Shamsa Wa Al-Qamara Layaqūlunna Allāhu ۖ Fa'annā Yu'ufakūna 029-061 haddaad waydiiso Gaalada yaa abuuray samooyinka iyo dhulka oo sakhiray Qoraxda iyo Dayaxawaxay odhan Ilaahayee xagee loo iili Gaalada. وَلَئِ‍‌‍نْ سَأَلْتَهُمْ مَ‍‌‍نْ خَ‍‍لَ‍‍قَ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضَ ‌وَسَ‍‍خَّ‍رَ‌ال‍‍شَّمْسَ ‌وَ‌الْ‍‍قَ‍‍مَ‍رَ‌ لَيَ‍‍قُ‍‍ولُ‍‍نَّ ‌اللَّ‍‍هُ ۖ فَأَنَّ‍‍ا‌ يُؤْفَكُونَ
Al-Lahu Yabsuţu Ar-Rizqa Liman Yashā'u Min `Ibādihi Wa Yaqdiru Lahu~ ۚ 'Inna Allāha Bikulli Shay'in `Alīmun 029-062 Eebaa u waasiciya rizqiga ruuxuu doono oo addoomihiisa ahkuna cidhiidhya (kuu doono)Eebana wax walba waa ogyahay. اللَّهُ يَ‍‍بْ‍‍سُ‍‍طُ ‌ال‍‍رِّ‌زْ‍قَ لِمَ‍‌‍نْ يَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ مِ‍‌‍نْ عِبَا‌دِهِ ‌وَيَ‍‍قْ‍‍دِ‌ر‍ُ‍‌ لَهُ~ُ ۚ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ بِكُلِّ شَ‍‍يْءٍ‌ عَلِيمٌ
Wa La'in Sa'altahum Man Nazzala Mina As-Samā'i Mā'an Fa'aĥyā Bihi Al-'Arđa Min Ba`di Mawtihā Layaqūlunna Allāhu ۚ Quli Al-Ĥamdu Lillāh ۚ Bal 'Aktharuhum Lā Ya`qilūna 029-063 haddaad waydiiso Gaalada yaa ka soo dajiya Samada Biyo oo ku nooleeya dhulka intuu dhintay (abaaroobay) kadib waxay odhan Ilaahaywaxaad dhahdaa mahad Eebaa iska lehbadankooduse wax ma kasayaan. وَلَئِ‍‌‍نْ سَأَلْتَهُمْ مَ‍‌‍نْ نَزَّلَ مِنَ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءِ‌ م‍‍َ‍ا‌ء‌‌ ً‌ فَأَحْيَا‌ بِهِ ‌الأَ‌رْ‍ضَ مِ‍‌‍نْ بَعْدِ‌ مَوْتِهَا‌ لَيَ‍‍قُ‍‍ولُ‍‍نَّ ‌اللَّ‍‍هُ ۚ قُ‍‍لِ ‌الْحَمْدُ‌ لِلَّهِ ۚ بَلْ ‌أَكْثَرُهُمْ لاَ‌ يَعْ‍‍قِ‍‍لُونَ
Wa Mā Hadhihi Al-Ĥayāatu Ad-Dunyā 'Illā Lahwun Wa La`ibun ۚ Wa 'Inna Ad-Dāra Al-'Ākhirata Lahiya Al-Ĥayawānu ۚ Law Kānū Ya`lamūna 029-064 mana aha noloshan adduunyo Ciyaar iyo dheeldheel mooyeeDaarta aakhiraana meel nololeed ah hadday wax ogyihiin Dadku. وَمَا‌ هَذِهِ ‌الْحَي‍‍َ‍اةُ ‌ال‍‍دُّ‌نْ‍‍يَ‍‍ا‌ ‌إِلاَّ‌ لَهْو‌ٌ‌ ‌وَلَعِبٌۚ ‌وَ‌إِنَّ ‌ال‍‍دّ‍َ‍‌ا‌‍رَ‌الآ‍‍خِ‍رَةَ لَهِيَ ‌الْحَيَو‍َ‍‌انُ ۚ لَوْ‌ كَانُو‌ا‌ يَعْلَمُونَ
Fa'idhā Rakibū Fī Al-Fulki Da`aw Al-Laha Mukhlişīna Lahu Ad-Dīna Falammā Najjāhum 'Ilá Al-Barri 'Idhā Hum Yushrikūna 029-065 markay koraan Doonta waxay baryaan Eebe iyagoo u kaliyeeli Cibaadadamarkuu u koriyo (oo geeyo) Barrigana (Dhulkana) markaasay u shariigyeelaan (wax la caabudaan). فَإِ‌ذَ‌ا‌ ‌‍رَكِبُو‌ا‌ فِي ‌الْفُلْكِ ‌دَعَوْ‌ا‌ ‌اللَّ‍‍هَ مُ‍‍خْ‍‍لِ‍‍صِ‍‍ي‍‍نَ لَهُ ‌ال‍‍دّ‍ِ‍ي‍‍نَ فَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ نَجَّاهُمْ ‌إِلَى‌ ‌الْبَرِّ‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ هُمْ يُشْ‍‍رِكُونَ
Liyakfurū Bimā 'Ātaynāhum Wa Liyatamatta`ū ۖ Fasawfa Ya`lamūna 029-066 si ay uga gaaloobaan waxaan siinay uguna raaxaystaanwayse ogaan doonaan (Cidhibteeda). لِيَكْفُرُ‌و‌ا‌ بِمَ‍‍ا‌ ‌آتَيْنَاهُمْ ‌وَلِيَتَمَتَّعُو‌اۖ فَسَ‍‍وْفَ يَعْلَمُونَ
'Awalam Yaraw 'Annā Ja`alnā Ĥaramāan 'Āmināan Wa Yutakhaţţafu An-Nāsu Min Ĥawlihim ۚ 'Afabiālbāţili Yu'uminūna Wa Bini`mati Allāhi Yakfurūna 029-067 miyeyna arkeyn Gaaladii (Qureesheed) inaan yeeley (dajiney) Xaram aamin ah oo ladafayo Dadka dhinacyadooda ahmabaadilbay rumeyn oo nicmada Eebe ka gaaloobi. أَ‌وَلَمْ يَ‍رَ‌وْ‌ا‌ ‌أَنَّ‍‍ا‌ جَعَلْنَا‌ حَ‍رَما‌‌ ً‌ ‌آمِنا‌ ً‌ ‌وَيُتَ‍‍خَ‍‍طَّ‍‍فُ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسُ مِ‍‌‍نْ حَوْلِهِمْ ۚ ‌أَفَبِالْبَاطِ‍‍لِ يُؤْمِن‍‍ُ‍ونَ ‌وَبِنِعْمَةِ ‌اللَّ‍‍هِ يَكْفُرُ‌ونَ
Wa Man 'Ažlamu Mimmani Aftará `Alá Allāhi Kadhibāan 'Aw Kadhdhaba Bil-Ĥaqqi Lammā Jā'ahu~ ۚ 'Alaysa Fī Jahannama Mathwan Lilkāfirīna 029-068 Cidna kama dulmi badna ruux ku been abuurtay Eebe korkiisa ama beeniyey xaqa markuu u yimidmiyeyna ahayn Jahannamo Hoyga Gaalada. وَمَ‍‌‍نْ ‌أَ‍ظْ‍‍لَمُ مِ‍‍مَّ‍‍نِ ‌افْتَ‍رَ‌ى‌ عَلَى‌ ‌اللَّ‍‍هِ كَذِباً‌ ‌أَ‌وْ‌ كَذَّبَ بِ‍الْحَ‍‍قِّ لَ‍‍مَّ‍‍ا‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَهُ~ُ ۚ ‌أَلَ‍‍يْ‍‍سَ فِي جَهَ‍‍نَّ‍‍مَ مَثْو‌ى‌ ً‌ لِلْكَافِ‍‍رِينَ
Wa Al-Ladhīna Jāhadū Fīnā Lanahdiyannahum Subulanā ۚ Wa 'Inna Allāha Lama`a Al-Muĥsinīna 029-069 kuwa ku jahaaday Dartanno waxaanu ku hanuunin JidkanagaEebana wuxuu la jiraa kuwa wanaagga fala. وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ جَاهَدُ‌و‌ا‌ فِينَا‌ لَنَهْدِيَ‍‍نَّ‍‍هُمْ سُبُلَنَا‌ ۚ ‌وَ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ لَمَعَ ‌الْمُحْسِنِينَ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah