Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
'Alif-Lām -Rā ۚ Tilka 'Āyā tu A l-Kitā bi Wa Q ur'ā nin Mubī nin
015-001 Xarfaha hore waa la soo sheegay MacnahoodaKuwana waa Aayadaha Kitaabka iyo Quraanka cad.
أَلِف-لَام-رَ ا ۚ تِلْكَ آيَا تُ ا لْكِتَا بِ وَقُ رْآنٍ مُبِينٍ
Ru bamā Yawaddu A l-Ladh ī na Kafarū Law Kānū Muslimī na
015-002 Wax badanbay tamanin (Jeclaan) kuwii Gaaloobay (Aakhiro) inay Muslimiin ahaadaan (adduunkii).
رُبَمَا يَوَدُّ ا لَّذِي نَ كَفَرُوا لَوْ كَانُوا مُسْلِمِينَ
Dh arhum Ya'kulū Wa Yatamatta`ū Wa Yulhihimu A l-'Amalu ۖ Fasaw fa Ya`lamū na
015-003 ka tag ha cuneen hana raaxasyteene Hana Shuqliso yididiilo way ogaan doonaane
ذَرْهُمْ يَأْكُلُوا وَيَتَمَتَّعُوا وَيُلْهِهِمُ ا لأَمَلُ ۖ فَسَوْ فَ يَعْلَمُونَ
Wa Mā 'Ahlaknā Min Q aryatin 'Illā Wa Lahā Kitā bun Ma`lū mun
015-004 Magaalo la halaago oo kasta waxaa u sugnaaday Wakhti la yaqaanno.
وَمَا أَهْلَكْنَا مِن ْ قَ رْيَةٍ إِلاَّ وَلَهَا كِتَا بٌ مَعْلُومٌ
Mā Tasbiq u Min 'Umm atin 'Ajalahā Wa Mā Yasta'kh irū na
015-005 Kamana hor marto umadi Ajasheeda (wakhtigeeda) Kamana dib marto.
مَا تَسْبِقُ مِن ْ أُمَّ ةٍ أَجَلَهَا وَمَا يَسْتَأْخِ رُونَ
Wa Q ālū Yā 'Ayyuhā A l-Ladh ī Nuzzila `Alay hi A dh -Dh ikru 'Inn aka Lamaj nū nun
015-006 Waxay dhaheen kan Quraanka lagu soo dejiyayow Adugu waad waalantahay.
وَقَ الُوا يَا أَيُّهَا ا لَّذِي نُزِّلَ عَلَيْ هِ ا ل ذِّكْرُ إِنَّ كَ لَمَجْ نُونٌ
Law Mā Ta'tīnā Bil-Malā 'ikati 'In Kun ta Mina A ş -Ş ādiq ī na
015-007 Maad malaa'ig noo keentid haddaad run Sheegi.
لَوْ مَا تَأْتِينَا بِا لْمَلاَئِكَةِ إِن ْ كُنْ تَ مِنَ ا ل صَّ ادِقِ ينَ
Mā Nunazzilu A l-Malā 'ikata 'Illā Bil-Ĥaq q i Wa Mā Kānū 'Idh āan Mun žar ī na
015-008 Umana soo Dehinno Malaa'igta xaq mooyee lamana sugeen Gaalada (markaas).
مَا نُنَزِّلُ ا لْمَلاَئِكَةَ إِلاَّ بِا لْحَقِّ وَمَا كَانُو ا إِذا ً مُنْ ظَ ر ِينَ
'Inn ā Naĥnu Nazzalnā A dh -Dh ikra Wa 'Inn ā Lahu Laĥāfižū na
015-009 Annagaa soo dejinnay Quraanka annagaana Dhawri.
إِنَّ ا نَحْنُ نَزَّلْنَا ا ل ذِّكْرَ وَإِنَّ ا لَهُ لَحَافِظُ ونَ
Wa Laq ad 'Arsalnā Min Q ab lika Fī Sh iya`i A l-'Awwalī na
015-010 waxaan u dirray hortaa (rasuullo) Ummadihii hore.
وَلَقَ د ْ أَرْسَلْنَا مِن ْ قَ بْ لِكَ فِي شِيَعِ ا لأَوَّلِينَ
Wa Mā Ya'tīhim Min Ra sū lin 'Illā Kānū Bihi Yastahzi'ū na
015-011 Rasuul kasta oo u yimaaddana waxay ahaayeen kuwo ku jeesjeesa.
وَمَا يَأْتِيهِمْ مِن ْ رَ سُو لٍ إِلاَّ كَانُوا بِهِ يَسْتَهْزِئُ ونَ
Kadh ālika Naslukuhu Fī Q ulū bi A l-Muj r imī na
015-012 saasaana u galinaa (Gaalnimada) quluubta dambiilayaasha.
كَذَلِكَ نَسْلُكُهُ فِي قُ لُو بِ ا لْمُجْ ر ِمِينَ
Lā Yu'uminū na Bihi ۖ Wa Q ad Kh alat Sunn atu A l-'Awwalī na
015-013 mana rumeeyaan Quraanka waxaana tegay (hor maray) sumaddii «Jidkii» kuwii horreeyey.
لاَ يُؤْمِنُو نَ بِهِ ۖ وَقَ د ْ خَ لَتْ سُنَّ ةُ ا لأَوَّلِينَ
Wa Law Fataĥnā `Alayhim Bābāan Mina A s-Samā 'i Fažallū Fī hi Ya`ru jū na
015-014 haddaan uga furro korkooda irrid samada ooy ahaadaan kuwo kora
وَلَوْ فَتَحْنَا عَلَيْهِمْ بَابا ً مِنَ ا ل سَّمَا ءِ فَظَ لُّوا فِي هِ يَعْرُجُونَ
Laq ālū 'Inn amā Sukkira t 'Ab ş āru nā Bal Naĥnu Q aw mun Masĥūrū na
015-015 waxay odhan lahaayeen waxaan uun la awday (La tiray) aragyadannadiiwaxaabanse nahay qoom la sixray.
لَقَ الُو ا إِنَّ مَا سُكِّرَ تْ أَبْ صَ ارُنَا بَلْ نَحْنُ قَ وْ مٌ مَسْحُورُونَ
Wa Laq ad Ja`alnā Fī A s-Samā 'i Burūjāan Wa Zayyann āhā Lilnn āžir ī na
015-016 waxaan yeellay samada buruuj (Meelo) waxaan u qurxinnay kuwa dayi (eegi).
وَلَقَ د ْ جَعَلْنَا فِي ا ل سَّمَا ءِ بُرُوجا ً وَزَيَّنَّ اهَا لِلنَّ اظِ ر ِينَ
Wa Ĥafižnāhā Min Kulli Sh ayţ ā nin Ra jī min
015-017 waxaana ka dhawray shaydaan la tuuray «fogeeyey» dhammaantiis.
وَحَفِظْ نَاهَا مِن ْ كُلِّ شَيْطَ ا نٍ رَ جِيمٍ
'Illā Mani A stara q a A s-Sam `a Fa'atba`ahu Sh ihā bun Mubī nun
015-018 mid dafa maqalka oo danab cad raaco mooyee.
إِلاَّ مَنِ ا سْتَرَ قَ ا ل سَّمْعَ فَأَتْبَعَهُ شِهَا بٌ مُبِينٌ
Wa A l-'Arđa Madad nāhā Wa 'Alq aynā Fīhā Ra wāsiya Wa 'An batnā Fīhā Min Kulli Sh ay 'in Mawzū nin
015-019 dhulkana waan fidinay waxaana ku ridnay «sugnay» dhexdeeda Buurowaxaana ka soo bixinay wax kasta oo Miisaaman.
وَالأَرْضَ مَدَد ْنَاهَا وَأَلْقَ يْنَا فِيهَا رَ وَاسِيَ وَأَنْ بَتْنَا فِيهَا مِن ْ كُلِّ شَيْ ءٍ مَوْزُونٍ
Wa Ja`alnā Lakum Fīhā Ma`āyish a Wa Man Lastum Lahu Bir āziq ī na
015-020 waxaana idiinka yeellay dhexdiisa nolol iyo waxaydaan arzaaqi karin.
وَجَعَلْنَا لَكُمْ فِيهَا مَعَايِشَ وَمَن ْ لَسْتُمْ لَهُ بِرَ ازِقِ ينَ
Wa 'In Min Sh ay 'in 'Illā `In danā Kh azā 'inuhu Wa Mā Nunazziluhu~ 'Illā Biq adar in Ma`lū min
015-021 waxaan agtanada khasnadihiisu «kaydkiisu» ahayn ma jiroumana soo dejinno qaddar la ogyahay mooyee.
وَإِن ْ مِن ْ شَيْ ءٍ إِلاَّ عِنْ دَنَا خَ زَا ئِنُهُ وَمَا نُنَزِّلُهُ~ ُ إِلاَّ بِقَ دَرٍ مَعْلُومٍ
Wa 'Arsalnā A r-R iyā ĥa Lawāq iĥa Fa'an zalnā Mina A s-Samā 'i Mā 'an Fa'asq aynākumū hu Wa Mā 'An tum Lahu Bikh āzinī na
015-022 waxaana dirnaa dabaysha oo Tallaasha (Daruurta) waxaana ka soo dajina samada Biyo aan idinku waraabinno idinkoo ahayn kuwo ka keydsan kara (gudhidda).
وَأَرْسَلْنَا ا ل رِّيَا حَ لَوَاقِ حَ فَأَنْ زَلْنَا مِنَ ا ل سَّمَا ءِ مَا ء ً فَأَسْقَ يْنَاكُمُو هُ وَمَا أَنْ تُمْ لَهُ بِخَ ازِنِينَ
Wa 'Inn ā Lanaĥnu Nuĥyī Wa Numī tu Wa Naĥnu A l-Wār ith ū na
015-023 annagaa wax looleeyna waxna dillaanagaana wax dhaxalla uun (u hadha).
وَإِنَّ ا لَنَحْنُ نُحْيِي وَنُمِي تُ وَنَحْنُ ا لْوَار ِثُونَ
Wa Laq ad `Alim nā A l-Mustaq dimī na Min kum Wa Laq ad `Alim nā A l-Musta'kh ir ī na
015-024 waxaana ognahay kuwiinna hor maray waxaana ognahay kuwiina dib maray.
وَلَقَ د ْ عَلِمْنَا ا لْمُسْتَقْ دِمِي نَ مِنْ كُمْ وَلَقَ د ْ عَلِمْنَا ا لْمُسْتَأْخِ ر ِينَ
Wa 'Inn a Ra bbaka Huwa Yaĥsh uru hum ۚ 'Inn ahu Ĥakī mun `Alī mun
015-025 Eebahaana isagaa soo kulmin dadka waana falsame oge ah.
وَإِنّ َ رَ بَّكَ هُوَ يَحْشُرُهُمْ ۚ إِنَّ هُ حَكِي مٌ عَلِيمٌ
Wa Laq ad Kh alaq nā A l-'In sā na Min Ş alş ā lin Min Ĥama'iin Masnū nin
015-026 annagaana ka abuuray dadka dhoobo doorsoon.
وَلَقَ د ْ خَ لَقْ نَا ا لإِن سَا نَ مِن ْ صَ لْصَ ا لٍ مِن ْ حَمَإٍ مَسْنُونٍ
Wa A l-Jā nn a Kh alaq nā hu Min Q ab lu Min Nā r i A s-Samū mi
015-027 Jaankana (Jinniga) waxaan ka abuuray mar hore Naar samuum leh (Kulayl).
وَالْجَا نّ َ خَ لَقْ نَا هُ مِن ْ قَ بْ لُ مِن ْ نَا ر ِ ا ل سَّمُومِ
Wa 'Idh Q ā la Ra bbuka Lilmalā 'ikati 'Inn ī Kh āliq un Bash arā an Min Ş alş ā lin Min Ĥama'iin Masnū nin
015-028 Xusuuso markuu ku yidhi Eebahaa malaa'igta Anugu waxaan ka abuuri Dad dhoobo doorsoon.
وَإِذْ قَ ا لَ رَ بُّكَ لِلْمَلاَئِكَةِ إِنِّ ي خَ الِق ٌ بَشَرا ً مِن ْ صَ لْصَ ا لٍ مِن ْ حَمَإٍ مَسْنُونٍ
Fa'idh ā Sawwaytuhu Wa Nafakh tu Fī hi Min Rūĥī Faq a`ū Lahu Sājidī na
015-029 Ee markaan ekeeyo kuna afuufo dhexdiisa Ruuxdayda ugu dhaca Sujuud.
فَإِذَا سَوَّيْتُهُ وَنَفَخْ تُ فِي هِ مِن ْ رُوحِي فَقَ عُوا لَهُ سَاجِدِينَ
Fasajada A l-Malā 'ikatu Kulluhum 'Aj ma`ū na
015-030 wayna Sujuudeen malaa'igtii dhammaan oo Kulansan.
فَسَجَدَ ا لْمَلاَئِكَةُ كُلُّهُمْ أَجْ مَعُونَ
'Illā 'Ib lī sa 'Abá 'An Yakū na Ma`a A s-Sājidī na
015-031 Ibliis oo diiday inuu ka mid noqdo kuwa Sujuuday mooyee.
إِلاَّ إِبْ لِي سَ أَبَى أَن ْ يَكُو نَ مَعَ ا ل سَّاجِدِينَ
Q ā la Yā 'Ib lī su Mā Laka 'Allā Takū na Ma`a A s-Sājidī na
015-032 Wuxuuna yidhi (Eebe) Ibliisow maxaad leedahay oodan u noqonin kuwa Sujuuda.
قَ ا لَ يَا إِبْ لِي سُ مَا لَكَ أَلاَّ تَكُو نَ مَعَ ا ل سَّاجِدِينَ
Q ā la Lam 'Akun Li'sjuda Libash ar in Kh alaq tahu Min Ş alş ā lin Min Ĥama'iin Masnū nin
015-033 Wuxuuna yidhi ma ihi Mid u sujuudi dad aad ka Abuurtay Dhoobo doorsoon.
قَ ا لَ لَمْ أَكُن ْ لِأسْجُدَ لِبَشَرٍ خَ لَقْ تَهُ مِن ْ صَ لْصَ ا لٍ مِن ْ حَمَإٍ مَسْنُونٍ
Q ā la Fākh ru j Minhā Fa'inn aka Ra jī mun
015-034 Wuxuuna yidhi Eebe ka bax xageeda adigu waa lagu fogeeyaye.
قَ ا لَ فَاخْ رُج ْ مِنْ هَا فَإِنَّ كَ رَ جِيمٌ
Wa 'Inn a `Alay ka A l-La`nata 'Ilá Yaw mi A d-Dī ni
015-035 Korkaagana waxaa ah Lacnad tan iyo Maalinta Abaal marinta (Qiyaamada).
وَإِنّ َ عَلَيْ كَ ا ل لَّعْنَةَ إِلَى يَوْ مِ ا ل دِّينِ
Q ā la Ra bbi Fa'an žir nī 'Ilá Yaw mi Yub `ath ū na
015-036 Wuxuuna yidhi Eebow i sug tan iyo maalinta La soo bixin dadka.
قَ ا لَ رَ بِّ فَأَنْ ظِ ر ْنِي إِلَى يَوْ مِ يُبْ عَثُونَ
Q ā la Fa'inn aka Mina A l-Mun žar ī na
015-037 Wuxuuna yidhi Eebe Adugu kuwa la sugi Yaad ka mid tahay.
قَ ا لَ فَإِنَّ كَ مِنَ ا لْمُنْ ظَ ر ِينَ
'Ilá Yaw mi A l-Waq ti A l-Ma`lū mi
015-038 Tan iyo maalinta Wakhtiga la yaqaan leh.
إِلَى يَوْ مِ ا لْوَقْ تِ ا لْمَعْلُومِ
Q ā la Ra bbi Bimā 'Agh waytanī La'uzayyinann a Lahum Fī A l-'Arđi Wa La'ugh wiyann ahum 'Aj ma`ī na
015-039 Wuxuuna yidhi Ibliis Eebow i baadiyayntaada Darteed waxaan u Qurxin dhulka Dhexdiisa waana Dhumin dhammaan.
قَ ا لَ رَ بِّ بِمَا أَغْ وَيْتَنِي لَأُزَيِّنَنّ َ لَهُمْ فِي ا لأَرْضِ وَلَأُغْ وِيَنَّ هُمْ أَجْ مَعِينَ
'Illā `Ibādaka Minhumu A l-Mukh laş ī na
015-040 Addoomadaada cibaadada kuu kali Yeelay mooyee (lana doortay).
إِلاَّ عِبَادَكَ مِنْ هُمُ ا لْمُخْ لَصِ ينَ
Q ā la Hādh ā Ş ir āţ un `Alay ya Mustaq ī mun
015-041 Eebe wuxuu yidhi kaasi waa Jid igu toosan (oo layska abaal marin).
قَ ا لَ هَذَا صِ رَ ا طٌ عَلَيَّ مُسْتَقِ يمٌ
'Inn a `Ibādī Lay sa Laka `Alayhim Sulţ ā nun 'Illā Mani A ttaba`aka Mina A l-Gh āwī na
015-042 Addoomadayda (toosan) Kuma lihid xujo Cid Ku raacday oo kuwa Baadida ah ka mida Mooyee.
إِنّ َ عِبَادِي لَيْ سَ لَكَ عَلَيْهِمْ سُلْطَ ا نٌ إِلاَّ مَنِ ا تَّبَعَكَ مِنَ ا لْغَ اوِينَ
Wa 'Inn a Jahann ama Lamaw`iduhum 'Aj ma`ī na
015-043 Jahanamaana yaboohoodu yahay (inta dhunta) Dhammaan.
وَإِنّ َ جَهَنَّ مَ لَمَوْعِدُهُمْ أَجْ مَعِينَ
Lahā Sab `atu 'Ab wā bin Likulli Bā bin Minhum Juz'un Maq sū mun
015-044 Waxayna leedahay todoba irridood oo irrid Kastana waxay leedahay Qaddar loo qaybiyay (oo Ibliis iyo Colkiisa ah).
لَهَا سَبْ عَةُ أَبْ وَا بٍ لِكُلِّ بَا بٍ مِنْ هُمْ جُزْءٌ مَقْ سُومٌ
'Inn a A l-Muttaq ī na Fī Jann ā tin Wa `Uyū nin
015-045 kuwa Eebe ka dhawrsadana waxay gali Janooyin iyo Ilo (durduri).
إِنّ َ ا لْمُتَّقِ ي نَ فِي جَنّ َا تٍ وَعُيُونٍ
A d kh ulūhā Bisalā min 'Āminī na
015-046 waxaana la dhahaa ku gala Nabad galyo iyo Aaminimo.
ا د ْخُ لُوهَا بِسَلاَمٍ آمِنِينَ
Wa Naza`nā Mā Fī Ş udūr ihim Min Gh illin 'Ikh wānāan `Alá Suru r in Mutaq ābilī na
015-047 waxaana ka siibnaa waxa laabtooda ku jira oo xiqdi ahwaana walaalo sariira isqaabilsan ku sugan.
وَنَزَعْنَا مَا فِي صُ دُور ِهِمْ مِن ْ غِ لٍّ إِخْ وَاناً عَلَى سُرُرٍ مُتَقَ ابِلِينَ
Lā Yamassuhum Fīhā Naş abun Wa Mā Hum Minhā Bimukh ra jī na
015-048 kumana taabto jannada dhesdeeda dhib xageedana lagama Bixiyo.
لاَ يَمَسُّهُمْ فِيهَا نَصَ بٌ وَمَا هُمْ مِنْ هَا بِمُخْ رَ جِينَ
Nabbi' `Ibādī 'Ann ī 'Anā A l-Gh afū ru A r-Ra ĥī mu
015-049 U warran addomadayda inaan anugu Dambi dhaafe Naxariista ahay
نَبِّئْ عِبَادِي أَنِّ ي أَنَا ا لْغَ فُو رُ ا ل رَّ حِيمُ
Wa 'Ann a `Adh ābī Huwa A l-`Adh ā bu A l-'Alī mu
015-050 iyo in Cadaabkaygu uu yahay Cadaabka daran uun.
وَأَنّ َ عَذَابِي هُوَ ا لْعَذَا بُ ا لأَلِيمُ
Wa Nabbi'hum `An Đ ay fi 'Ib rā hī ma
015-051 Ugana waran dadka Martidii (Malaa'ig) Nabi Ibraahim.
وَنَبِّئْهُمْ عَن ْ ضَ يْ فِ إِبْ رَ اهِيمَ
'Idh Dakh alū `Alay hi Faq ālū Salāmāan Q ā la 'Inn ā Min kum Wajilū na
015-052 Markay u soo galeen kuna Dhaheen salaan Kuna yidhi waanu idinka cabsan.
إِذْ دَخَ لُوا عَلَيْ هِ فَقَ الُوا سَلاَما ً قَ ا لَ إِنَّ ا مِنْ كُمْ وَجِلُونَ
Q ālū Lā Tawjal 'Inn ā Nubash sh iru ka Bigh ulā min `Alī min
015-053 ooy Dhaheena ha cabsan Waxaanu kuugu Bishaarayn Wiil cilmi yeelane.
قَ الُوا لاَ تَوْجَلْ إِنَّ ا نُبَشِّرُكَ بِغُ لاَمٍ عَلِيمٍ
Q ā la 'Abash sh artumūnī `Alá 'An Massaniya A l-Kibaru Fabima Tubash sh irū na
015-054 Wuxuuna ku yidhi Ma waxaad ii bishaaraynaysaan Anoo odaynimo ItaabatayMaxaad iigu Bishaaraynaysaan.
قَ ا لَ أَبَشَّرْتُمُونِي عَلَى أَن ْ مَسَّنِيَ ا لْكِبَرُ فَبِمَ تُبَشِّرُونَ
Q ālū Bash sh arnā ka Bil-Ĥaq q i Falā Takun Mina A l-Q āniţ ī na
015-055 Waxayna dhaheen waxaanu Kuugu Bishaarayn Xaq ee ha noqonin Mid quusta.
قَ الُوا بَشَّرْنَا كَ بِا لْحَقِّ فَلاَ تَكُن ْ مِنَ ا لْقَ انِطِ ينَ
Q ā la Wa Man Yaq naţ u Min Ra ĥmati Ra bbihi~ 'Illā A đ-Đ ā llū na
015-056 Wuxuuna yidhi yaa ka Quusta Naxariista Eebihiis kuwa Baadida ah mooyee.
قَ ا لَ وَمَن ْ يَقْ نَطُ مِن ْ رَ حْمَةِ رَ بِّهِ إِلاَّ ا ل ضَّ ا لُّونَ
Q ā la Famā Kh aţ bukum 'Ayyuhā A l-Mursalū na
015-057 Wuxuu yidhi Xaalkiinnu muxuu yahay Kuwan la Soo dirayaw.
قَ ا لَ فَمَا خَ طْ بُكُمْ أَيُّهَا ا لْمُرْسَلُونَ
Q ālū 'Inn ā 'Ursilnā 'Ilá Q aw min Muj r imī na
015-058 Waxayna dhaheen waxaa naloo Diray Qoom Danbiilayaal ah xagood.
قَ الُو ا إِنَّ ا أُرْسِلْنَا إِلَى قَ وْ مٍ مُجْ ر ِمِينَ
'Illā 'Ā la Lūţ in 'Inn ā Lamunajjūhum 'Aj ma`ī na
015-059 Ehelka (nabi) Luudh mooyee oo Waanu korin Dhammaantood.
إِلاَّ آلَ لُو ط ٍ إِنَّ ا لَمُنَجُّوهُمْ أَجْ مَعِينَ
'Illā A m ra 'atahu Q addarnā ۙ 'Inn ahā Lamina A l-Gh ābir ī na
015-060 Haweenaydiisa mooyee oo noqon Kuwa ku Hadhi (Halaagga).
إِلاَّ ا مْرَ أَتَهُ قَ دَّرْنَا ۙ إِنَّ هَا لَمِنَ ا لْغَ ابِر ِينَ
Falamm ā Jā 'a 'Ā la Lūţ in A l-Mursalū na
015-061 Markay u yimaadeen Ehelki nabi Luudh kuwii La soo diray.
فَلَمَّ ا جَا ءَ آلَ لُو ط ٍ ا لْمُرْسَلُونَ
Q ā la 'Inn akum Q aw mun Mun karū na
015-062 Wuxuu yidhi Idinku waxaad Tihiin Qoom aan la Garanaynin.
قَ ا لَ إِنَّ كُمْ قَ وْ مٌ مُنْ كَرُونَ
Q ālū Bal Ji'nā ka Bimā Kānū Fī hi Yam tarū na
015-063 Waxayna dhaheen saas ma aha ee Waxaannu kuula Nimid waxay Shakisanaayeen (Halaagoodii).
قَ الُوا بَلْ جِئْنَا كَ بِمَا كَانُوا فِي هِ يَمْتَرُونَ
Wa 'Ataynā ka Bil-Ĥaq q i Wa 'Inn ā Laş ādiq ū na
015-064 Waxaana kuula nimid Xaqrunna waan sheegaynaa.
وَأَتَيْنَا كَ بِا لْحَقِّ وَإِنَّ ا لَصَ ادِقُ ونَ
Fa'asr i Bi'ahlika Biq iţ `in Mina A l-Lay li Wa A ttabi` 'Ad bāra hum Wa Lā Yaltafit Min kum 'Aĥadun Wa A m đū Ĥay th u Tu'umarū na
015-065 Ee guuri Ehelkaaga qayb Habeenka ka mida Socona Gadaashooda yayna soo Milicsan Ruux ka Mida (Dib) kuna socda meeja Laydin Faray.
فَأَسْر ِ بِأَهْلِكَ بِقِ طْ عٍ مِنَ ا ل لَّيْ لِ وَا تَّبِعْ أَد ْبَارَ هُمْ وَلاَ يَلْتَفِتْ مِنْ كُمْ أَحَدٌ وَا مْضُ وا حَيْ ثُ تُؤْمَرُونَ
Wa Q ađaynā 'Ilay hi Dh ālika A l-'Am ra 'Ann a Dābir a Hā 'uulā ' Maq ţ ū `un Muş biĥī na
015-066 Waxaana u waxayoonay Amarkaas ah in Cidhibta Kuwaas la goyn Subaxdii.
وَقَ ضَ يْنَا إِلَيْ هِ ذَلِكَ ا لأَمْرَ أَنّ َ دَابِر َ هَا ؤُلاَء مَقْ طُ و عٌ مُصْ بِحِينَ
Wa Jā 'a 'Ahlu A l-Madīnati Yastab sh irū na
015-067 Waxaana yimid dadkii Baladka oo bishaaraysan (aragga martida).
وَجَا ءَ أَهْلُ ا لْمَدِينَةِ يَسْتَبْ شِرُونَ
Q ā la 'Inn a Hā 'uulā ' Đ ayfī Falā Tafđaĥū ni
015-068 Wuxuuna yidhi kuwan waa Martidaydii ee Ha igu ceebaynina.
قَ ا لَ إِنّ َ هَا ؤُلاَء ضَ يْفِي فَلاَ تَفْضَ حُونِ
Wa A ttaq ū A ll aha Wa Lā Tukh zū ni
015-069 kana dhawrsada Eebe hana i dullaynina.
وَاتَّقُ وا ا للَّ هَ وَلاَ تُخْ زُونِ
Q ālū 'Awalam Nanhaka `Ani A l-`Ālamī na
015-070 Waxayna dhaheen Miyaanaan kaa Reebin Caalamka (imaad marti galido cidna).
قَ الُو ا أَوَلَمْ نَنْ هَكَ عَنِ ا لْعَالَمِينَ
Q ā la Hā 'uulā ' Banātī 'In Kun tum Fā`ilī na
015-071 wuxuuna yidhi Kuwaasi waa gabdhahaygii Iladaad wax Falaysaan (ood guursanaysaan).
قَ ا لَ هَا ؤُلاَء بَنَاتِي إِن ْ كُنْ تُمْ فَاعِلِينَ
La`am ru ka 'Inn ahum Lafī Sakra tihim Ya`mahū na
015-072 Cimrigaagee iyagu Baadibay ku Wareersan Yihiin.
لَعَمْرُكَ إِنَّ هُمْ لَفِي سَكْرَ تِهِمْ يَعْمَهُونَ
Fa'akh adh at/humu A ş -Ş ayĥatu Mush r iq ī na
015-073 Waxaana qabatay Qayladii qorrax soo baxa.
فَأَخَ ذَتْهُمُ ا ل صَّ يْحَةُ مُشْر ِقِ ينَ
Faja`alnā `Āliyahā Sāfilahā Wa 'Am ţ arnā `Alayhim Ĥijāra tan Min Sijjī lin
015-074 Waxaana ka yeellay korkoodii hoostooda Waxaana ku soo daadinnay Korkooda Dhagaxyo Naar ah.
فَجَعَلْنَا عَالِيَهَا سَافِلَهَا وَأَمْطَ رْنَا عَلَيْهِمْ حِجَارَ ة ً مِن ْ سِجِّيلٍ
'Inn a Fī Dh ālika La'ā yā tin Lilmutawassimī na
015-075 Arrintaasna calaamooyin baa ugu sugan Kuwa Fiirfiiriya (Fikira).
إِنّ َ فِي ذَلِكَ لَآيَا تٍ لِلْمُتَوَسِّمِينَ
Wa 'Inn ahā Labisabī lin Muq ī min
015-076 Waxayna kutaal Magaaladaas waddo toosan (oy maraan oo cad).
وَإِنَّ هَا لَبِسَبِي لٍ مُقِ يمٍ
'Inn a Fī Dh ālika La'ā yatan Lilmu'uminī na
015-077 Arrintaasna calaamad yaa ugu sugan kuwa Xaqa rumeeyay.
إِنّ َ فِي ذَلِكَ لَآيَة ً لِلْمُؤْمِنِينَ
Wa 'In Kā na 'Aş ĥā bu A l-'Aykati Lažālimī na
015-078 Waxayna ahaayeen Qoomkii kaynta Daalimiin (Qoomkii Nabi Shucayb).
وَإِن ْ كَا نَ أَصْ حَا بُ ا لأَيْكَةِ لَظَ الِمِينَ
Fān taq am nā Minhum Wa 'Inn ahumā Labi'imā min Mubī nin
015-079 Waana ka aarsanaywaxayna labaduba degenaayeen Waddo cad (oo la yaqaanno).
فَانْ تَقَ مْنَا مِنْ هُمْ وَإِنَّ هُمَا لَبِإِمَا مٍ مُبِينٍ
Wa Laq ad Kadh dh aba 'Aş ĥā bu A l-Ĥij r i A l-Mursalī na
015-080 Waxayna beeniyeen Qoomkii Xijrina kuwii Loo soo diray (Saalax).
وَلَقَ د ْ كَذَّبَ أَصْ حَا بُ ا لْحِجْ ر ِ ا لْمُرْسَلِينَ
Wa 'Ātaynāhum 'Āyātinā Fakānū `Anhā Mu`r iđī na
015-081 Waana siinay Aayaadkanagii waxayna ahaayeen Kuwa xageeda ka jeedsada.
وَآتَيْنَاهُمْ آيَاتِنَا فَكَانُوا عَنْ هَا مُعْر ِضِ ينَ
Wa Kānū Yanĥitū na Mina A l-Jibā li Buyūtāan 'Āminī na
015-082 Waxaana ahaayeen kuwo ka qota Buuraha Guryo aamina.
وَكَانُوا يَنْ حِتُو نَ مِنَ ا لْجِبَا لِ بُيُوتا ً آمِنِينَ
Fa'akh adh at/humu A ş -Ş ayĥatu Muş biĥī na
015-083 Waxaana qabatay Qaylo Aroortii.
فَأَخَ ذَتْهُمُ ا ل صَّ يْحَةُ مُصْ بِحِينَ
Famā 'Agh ná `Anhum Mā Kānū Yaksibū na
015-084 Waxna uma tarin waxay Kasbanayeen.
فَمَا أَغْ نَى عَنْ هُمْ مَا كَانُوا يَكْسِبُونَ
Wa Mā Kh alaq nā A s-Samāwā ti Wa A l-'Arđa Wa Mā Baynahumā 'Illā Bil-Ĥaq q i ۗ Wa 'Inn a A s-Sā`ata La'ā tiyatun ۖ Fāş faĥi A ş -Ş afĥa A l-Jamī la
015-085 Samooyinka iyo Dhulka iyo waxa u dhaxeeyana waxaan Xaq ahayn umaanan abuurin Saacaduna way iman ee iska saamax saamixid quruxsan.
وَمَا خَ لَقْ نَا ا ل سَّمَاوَا تِ وَا لأَرْضَ وَمَا بَيْنَهُمَا إِلاَّ بِا لْحَقِّ ۗ وَإِنّ َ ا ل سَّاعَةَ لَآتِيَةٌ ۖ فَاصْ فَحِ ا ل صَّ فْحَ ا لْجَمِيلَ
'Inn a Ra bbaka Huwa A l-Kh allā q u A l-`Alī mu
015-086 Eebahaabaa ah abuuraha cilmiga lehe.
إِنّ َ رَ بَّكَ هُوَ ا لْخَ لاَّقُ ا لْعَلِيمُ
Wa Laq ad 'Ātaynā ka Sab `āan Mina A l-Math ānī Wa A l-Q ur'ā na A l-`Ažī ma
015-087 waxaan ku siinay Todobo soo noqnoqota «faataxada» iyo Quraanka wayn.
وَلَقَ د ْ آتَيْنَا كَ سَبْ عا ً مِنَ ا لْمَثَانِي وَا لْقُ رْآنَ ا لْعَظِ يمَ
Lā Tamuddann a `Aynay ka 'Ilá Mā Matta`nā Bihi~ 'Azwājāan Minhum Wa Lā Taĥzan `Alayhim Wa A kh fiđ Janāĥaka Lilmu'uminī na
015-088 ee ha u taagin indhahaaga waxaan ugu raaxaynay qaybo ka mida. hana u murugoon una raarici (Jilei) garabkaaga (macaamiladooda) Mu'miniinta.
لاَ تَمُدَّنّ َ عَيْنَيْ كَ إِلَى مَا مَتَّعْنَا بِهِ أَزْوَاجا ً مِنْ هُمْ وَلاَ تَحْزَن ْ عَلَيْهِمْ وَا خْ فِضْ جَنَاحَكَ لِلْمُؤْمِنِينَ
Wa Q ul 'Inn ī 'Anā A n -Nadh ī r u A l-Mubī nu
015-089 waxaadna dhahdaa anugu waxaan uun ahay u dige cad.
وَقُ لْ إِنِّ ي أَنَا ا ل نَّ ذِي رُ ا لْمُبِينُ
Kamā 'An zalnā `Alá A l-Muq tasimī na
015-090 sidaan ugu soo dejinay Cadaab kuwii isu dhaarsaday (Dhibka xaqa).
كَمَا أَنْ زَلْنَا عَلَى ا لْمُقْ تَسِمِينَ
Al-Ladh ī na Ja`alū A l-Q ur'ā na `Iđī na
015-091 ee kayeelay Quraanka Qaybo.
ا لَّذِي نَ جَعَلُوا ا لْقُ رْآنَ عِضِ ينَ
Fawara bbika Lanas'alann ahum 'Aj ma`ī na
015-092 Eebahaa baan ku dhaartaye waan warsanaynaa dhammaantood.
فَوَرَ بِّكَ لَنَسْأَلَنَّ هُمْ أَجْ مَعِينَ
`Amm ā Kānū Ya`malū na
015-093 waxay falayeen.
عَمَّ ا كَانُوا يَعْمَلُونَ
Fāş da` Bimā Tu'umaru Wa 'A`r iđ `Ani A l-Mush r ikī na
015-094 ee Muuji waxa lagu fari iskagana jeedso Mushrikiinta.
فَاصْ دَعْ بِمَا تُؤْمَرُ وَأَعْر ِضْ عَنِ ا لْمُشْر ِكِينَ
'Inn ā Kafaynā ka A l-Mustahzi'ī na
015-095 anagaa kaa kaafiyeyna kuwa jeesjeesa.
إِنَّ ا كَفَيْنَا كَ ا لْمُسْتَهْزِئِ ينَ
Al-Ladh ī na Yaj `alū na Ma`a A ll āhi 'Ilahāan 'Ākh ara ۚ Fasaw fa Ya`lamū na
015-096 ee yeela Eebe Miciisa Ilaah kale wayna ogaan doonaan (waxa ku dhaca).
ا لَّذِي نَ يَجْ عَلُو نَ مَعَ ا للَّ هِ إِلَها ً آخَ رَ ۚ فَسَوْ فَ يَعْلَمُونَ
Wa Laq ad Na`lamu 'Ann aka Yađī q u Ş ad ru ka Bimā Yaq ūlū na
015-097 waxaana ognahay Laabtaadu inay ka cidhiidhyami waxay sheegi (oo xun).
وَلَقَ د ْ نَعْلَمُ أَنَّ كَ يَضِ ي قُ صَ د ْرُكَ بِمَا يَقُ ولُونَ
Fasabbiĥ Biĥam di Ra bbika Wa Kun Mina A s-Sājidī na
015-098 ee ku Tasbiixso mahadda Eebahaa ahawna kuwa Sujuuda.
فَسَبِّحْ بِحَمْدِ رَ بِّكَ وَكُن ْ مِنَ ا ل سَّاجِدِينَ
Wa A `bud Ra bbaka Ĥattá Ya'tiyaka A l-Yaq ī nu
015-099 Caabudna Eebahaa intay Yaqiintu kaaga timaaddo (Geeridu).
وَاعْبُد ْ رَ بَّكَ حَتَّى يَأْتِيَكَ ا لْيَقِ ينُ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ