Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
'Alif-Lām -Rā ۚ Kitā bun 'An zalnā hu 'Ilay ka Litukh r ija A n -Nā sa Mina A ž-Ž ulumā ti 'Ilá A n -Nūr Bi'idh ni Ra bbihim 'Ilá Ş ir ā ţ i A l-`Azī zi A l-Ĥamī di
014-001 xarfaha hore oo kale waa la soo sheegay macnahoodakanna waa Kitaab aannu kugu soo dejinnay inaad kaga bixisid dadka mugdiyada xagga Nuur idamka Eebehood iyo jidka Eebaha adkaada ee la Mahadiyo.
أَلِف-لَام-رَ ا ۚ كِتَا بٌ أَن زَلْنَا هُ إِلَيْ كَ لِتُخْ ر ِجَ ا ل نّ َا سَ مِنَ ا ل ظُّ لُمَا تِ إِلَى ا ل نُّ ور بِإِذْنِ رَ بِّهِمْ إِلَى صِ رَ ا طِ ا لْعَزِي زِ ا لْحَمِيدِ
Al-Lahi A l-Ladh ī Lahu Mā Fī A s-Samāwā ti Wa Mā Fī A l-'Arđi ۗ Wa Way lun Lilkāfir ī na Min `Adh ā bin Sh adī d in
014-002 Ilaaha iska leh waxa Somooyinka iyo Dhulka ku suganhalaagna waxaa mudan Gaalada cadaab daran xaggiis.
ا للَّهِ ا لَّذِي لَهُ مَا فِي ا ل سَّمَاوَا تِ وَمَا فِي ا لأَرْضِ ۗ وَوَيْ ل ٌ لِلْكَافِر ِي نَ مِن ْ عَذَا بٍ شَدِيدٍ
Al-Ladh ī na Yastaĥibbū na A l-Ĥayāata A d-Dun yā `Alá A l-'Ākh ira ti Wa Yaş uddū na `An Sabī li A ll ā hi Wa Yab gh ūnahā `Iwajāan ۚ 'Ūlā 'ika Fī Đ alā lin Ba`ī d in
014-003 oo ah kuwa ka jecel nolosha adduun Aakhiro oo ka leexiya (Dadka) Jidka Eebe lana dooni Qalloockuwaasuna waxay ku suganyihiin Baadi fog.
ا لَّذِي نَ يَسْتَحِبُّو نَ ا لْحَيَا ةَ ا ل دُّنْ يَا عَلَى ا لآخِ رَ ةِ وَيَصُ دُّو نَ عَن ْ سَبِي لِ ا للَّ هِ وَيَبْ غُ ونَهَا عِوَجاً ۚ أُ وْلَا ئِكَ فِي ضَ لاَل ٍ بَعِيدٍ
Wa Mā 'Arsalnā Min Ra sū lin 'Illā Bilisā ni Q awmihi Liyubayyina Lahum ۖ Fayuđillu A ll āhu Man Yash ā 'u Wa Yahdī Man Yash ā 'u ۚ Wa Huwa A l-`Azī zu A l-Ĥakī mu
014-004 Rasuul kuma dirro waxaan Afka Qoomkiisa ahayn si uu ugu caddeeyowuuna baadiyeeyaa Eebe cidduu doono inta xaqa loo caddeeyey ka dibwuuna hanuunin cidduu doonowaana adkaade falsan.
وَمَا أَرْسَلْنَا مِن ْ رَ سُو لٍ إِلاَّ بِلِسَا نِ قَ وْمِهِ لِيُبَيِّنَ لَهُمْ ۖ فَيُضِ لُّ ا للَّ هُ مَن ْ يَشَا ءُ وَيَهْدِي مَن ْ يَشَا ءُ ۚ وَهُوَ ا لْعَزِي زُ ا لْحَكِيمُ
Wa Laq ad 'Arsalnā Mūsá Bi'āyātinā 'An 'Akh r ij Q awmaka Mina A ž-Ž ulumā ti 'Ilá A n -Nū r i Wa Dh akkir hum Bi'ayyā mi A ll ā hi ۚ 'Inn a Fī Dh ālika La'ā yā tin Likulli Ş abbā r in Sh akū r in
014-005 waxaan la dirray (Nabi) Muuse Aayaadkannaga bixi Qookaaga Mugdiyada xagga Nuurkakuna waani «xusuusi» Nicmooyinkii Ilaahay arrintaasna Aayaadbaa (Calaamooyin) ugu sugan samir badaneshugri badan dhammaantiis.
وَلَقَ د ْ أَرْسَلْنَا مُوسَى بِآيَاتِنَا أَن ْ أَخْ ر ِج ْ قَ وْمَكَ مِنَ ا ل ظُّ لُمَا تِ إِلَى ا ل نّ ُو ر ِ وَذَكِّر ْهُمْ بِأَيَّا مِ ا للَّ هِ ۚ إِنّ َ فِي ذَلِكَ لَآيَا تٍ لِكُلِّ صَ بَّا رٍ شَكُورٍ
Wa 'Idh Q ā la Mūsá Liq awmihi A dh kurū Ni`mata A ll āhi `Alaykum 'Idh 'An jākum Min 'Ā li Fir `aw na Yasūmūnakum Sū 'a A l-`Adh ā bi Wa Yudh abbiĥū na 'Ab nā 'akum Wa Yastaĥyū na Nisā 'akum ۚ Wa Fī Dh ālikum Balā 'un Min Ra bbikum `Ažī mun
014-006 iyo markuu Nabi Muuse ku yidhi Qoomkiisa xusuusta Nicmada Eebe korkiinna markuu idinka koriyey Colkii Fircoon iyagoo idin dhadhansiin cadaab (Daran) Xun oo gawrici Wilashiinna oo dayn Gabdhihiinna (Dullaysi) arrintaasna waxaa ku sugnayd Balayo (Intixaam) Eebihiin oo wayn.
وَإِذْ قَ ا لَ مُوسَى لِقَ وْمِهِ ا ذْكُرُوا نِعْمَةَ ا للَّ هِ عَلَيْكُمْ إِذْ أَن جَاكُمْ مِن ْ آلِ فِر ْعَوْ نَ يَسُومُونَكُمْ سُو ءَ ا لْعَذَا بِ وَيُذَبِّحُو نَ أَبْ نَا ءَكُمْ وَيَسْتَحْيُو نَ نِسَا ءَكُمْ ۚ وَفِي ذَلِكُمْ بَلاَءٌ مِن ْ رَ بِّكُمْ عَظِ يمٌ
Wa 'Idh Ta'adh dh ana Ra bbukum La'in Sh akartum La'azīdann akum ۖ Wa La'in Kafartum 'Inn a `Adh ābī Lash adī d un
014-007 iyo markuu Eebihiin ogaysiiyey haddaad shugridaan waan idiin kordhinhaddaad gaalowdaanna cadaabkaygu waa daranyahay.
وَإِذْ تَأَذَّنَ رَ بُّكُمْ لَئِن ْ شَكَرْتُمْ لَأَزِيدَنَّ كُمْ ۖ وَلَئِن ْ كَفَرْتُمْ إِنّ َ عَذَابِي لَشَدِيدٌ
Wa Q ā la Mūsá 'In Takfurū 'An tum Wa Man Fī A l-'Arđi Jamī`āan Fa'inn a A ll āha Lagh anī yun Ĥamī d un
014-008 wuxuuna yidhi (Nabi) Muuse haddaad Gaalowdaan idinka iyo waxa ku sugan Dhulka dhammaan Eebe waa Hodan mahadsan.
وَقَ ا لَ مُوسَى إِن ْ تَكْفُرُو ا أَنْ تُمْ وَمَن ْ فِي ا لأَرْضِ جَمِيعا ً فَإِنّ َ ا للَّ هَ لَغَ نِيٌّ حَمِيدٌ
'Alam Ya'tikum Naba'u A l-Ladh ī na Min Q ab likum Q aw mi Nūĥin Wa `Ā din Wa Th amū da Wa ۛ A l-Ladh ī na Min Ba`dihim ۛ Lā Ya`lamuhum 'Illā A l-Lahu ۚ Jā 'at/hum Ru suluhum Bil-Bayyinā ti Fara ddū 'Aydiyahum Fī 'Afwāhihim Wa Q ālū 'Inn ā Kafarnā Bimā 'Ursiltum Bihi Wa 'Inn ā Lafī Sh akkin Mimm ā Tad `ūnanā 'Ilay hi Mur ī b in
014-009 miyuuna idin soo gaadhin warkii kuwii idinka horreeyey (oo ah) Qoomkii Nabi NuuxCaadThamuudiyo kuwii ka dambeeyeyma oga (Tiradooda) Eebe mooyeewaxayna ula yimaadeen Rasuuladoodii xujooyin waxayna ku celiyeen Gacmahooda Afkooda (Way beeniyeen) waxayna dhaheen anagu waan ka gaalownay waxa laydinku soo diray annguna shakibaan kaga sugannahay waxaad noogu yeedhaysaan xaggiisa oo daran.
أَلَمْ يَأْتِكُمْ نَبَأُ ا لَّذِي نَ مِن ْ قَ بْ لِكُمْ قَ وْ مِ نُو حٍ وَعَا دٍ وَثَمُو دَ ۛ وَا لَّذِي نَ مِن ْ بَعْدِهِمْ ۛ لاَ يَعْلَمُهُمْ إِلاَّ ا للَّ هُ ۚ جَا ءَتْهُمْ رُسُلُهُمْ بِا لْبَيِّنَا تِ فَرَ دُّو ا أَيْدِيَهُمْ فِي أَفْوَاهِهِمْ وَقَ الُو ا إِنَّ ا كَفَرْنَا بِمَا أُرْسِلْتُمْ بِهِ وَإِنَّ ا لَفِي شَكٍّ مِمَّ ا تَد ْعُونَنَا إِلَيْ هِ مُر ِيبٍ
Q ālat Ru suluhum 'Afī A l-Lahi Sh akkun Fāţ ir i A s-Samāwā ti Wa A l-'Arđi ۖ Yad `ūkum Liyagh fir a Lakum Min Dh unūbikum Wa Yu'uakh kh ira kum 'Ilá 'Ajalin Musamm an ۚ Q ālū 'In 'An tum 'Illā Bash aru n Mith lunā Tur īdū na 'An Taş uddūnā `Amm ā Kā na Ya`budu 'Ābā 'uunā Fa'tūnā Bisulţ ā nin Mubī nin
014-010 waxay dheheen Rasuuladoodii ma Eebaa shaki ku jiraa ee abuuray Samooyinka iyo Dhulka idiinkuna yeedhi inuu idinka dhaafo dambiyadiinna dibna idiin dhigo tan iyo muddo magacaabanwaxayna dheheen idinku ma tihiin waxaan bashar (Dad) nala mida ahaynwaxaadna doonaysaan inaad naga leexisaan waxay caabudi jireen Aabbayaalkanno noo keena xujo cad.
قَ الَتْ رُسُلُهُمْ أَفِي ا للَّهِ شَكٌّ فَاطِ رِ ا ل سَّمَاوَا تِ وَا لأَرْضِ ۖ يَد ْعُوكُمْ لِيَغْ فِر َ لَكُمْ مِن ْ ذُنُوبِكُمْ وَيُؤَخِّ رَ كُمْ إِلَى أَجَلٍ مُسَمّ ى ً ۚ قَ الُو ا إِن ْ أَنْ تُمْ إِلاَّ بَشَرٌ مِثْلُنَا تُر ِيدُو نَ أَن ْ تَصُ دُّونَا عَمَّ ا كَا نَ يَعْبُدُ آبَا ؤُنَا فَأْتُونَا بِسُلْطَ ا نٍ مُبِينٍ
Q ālat Lahum Ru suluhum 'In Naĥnu 'Illā Bash aru n Mith lukum Wa Lakinn a A ll āha Yamunn u `Alá Man Yash ā 'u Min `Ibādihi ۖ Wa Mā Kā na Lanā 'An Na'tiyakum Bisulţ ā nin 'Illā Bi'idh ni A ll ā hi ۚ Wa `Alá A ll āhi Falyatawakkali A l-Mu'uminū na
014-011 Rasuulladii waxay dheheen annagu ma nihin waxaan dad idin la mida ahaynEebaase ku mannaysta (khayr) cidduu doono oo addoomadiisa ka midaxujana idiinma keeni karro idinka Eebe mooyeeEebe uunna ha tala saarteen Mu'miniintu.
قَ الَتْ لَهُمْ رُسُلُهُمْ إِن ْ نَحْنُ إِلاَّ بَشَرٌ مِثْلُكُمْ وَلَكِنّ َ ا للَّ هَ يَمُنّ ُ عَلَى مَن ْ يَشَا ءُ مِن ْ عِبَادِهِ ۖ وَمَا كَا نَ لَنَا أَن ْ نَأْتِيَكُمْ بِسُلْطَ ا نٍ إِلاَّ بِإِذْنِ ا للَّ هِ ۚ وَعَلَى ا للَّ هِ فَلْيَتَوَكَّلِ ا لْمُؤْمِنُونَ
Wa Mā Lanā 'Allā Natawakkala `Alá A ll āhi Wa Q ad Hadānā Subulanā ۚ Wa Lanaş bira nn a `Alá Mā 'Ādh aytumūnā ۚ Wa `Alá A ll āhi Falyatawakkali A l-Mutawakkilū na
014-012 maxaanaan u talo saaranayn Eebe isagoo nagu hanuuniyey Jidkannagawaana ku samraynaa waxaad nagu dhibaysaan Eebe uun ha talo saarteen kuwa talosaaran (Cid).
وَمَا لَنَا أَلاَّ نَتَوَكَّلَ عَلَى ا للَّ هِ وَقَ د ْ هَدَانَا سُبُلَنَا ۚ وَلَنَصْ بِرَ نّ َ عَلَى مَا آذَيْتُمُونَا ۚ وَعَلَى ا للَّ هِ فَلْيَتَوَكَّلِ ا لْمُتَوَكِّلُونَ
Wa Q ā la A l-Ladh ī na Kafarū Liru sulihim Lanukh r ijann akum Min 'Arđinā 'Aw Lata`ūdunn a Fī Millatinā ۖ Fa'awĥá 'Ilayhim Ra bbuhum Lanuhlikann a A ž-Ž ālimī na
014-013 waxay ku dheheen kuwii gaaloobay Rasuulladoodii waxayna ku soo noqonaysaan (soo galaysaan) diintanndawuxuuna u waxyooday Eebahood inuu halaago daalimiinta.
وَقَ ا لَ ا لَّذِي نَ كَفَرُوا لِرُسُلِهِمْ لَنُخْ ر ِجَنَّ كُمْ مِن ْ أَرْضِ نَا أَوْ لَتَعُودُنّ َ فِي مِلَّتِنَا ۖ فَأَوْحَى إِلَيْهِمْ رَ بُّهُمْ لَنُهْلِكَنّ َ ا ل ظَّ الِمِينَ
Wa Lanuskinann akumu A l-'Arđa Min Ba`dihim ۚ Dh ālika Liman Kh ā fa Maq āmī Wa Kh ā fa Wa`ī di
014-014 dajinna idinka dhulka kuwaas ka dibarrintaasna waxaa heli ciddii ka cabsata la kulankayga oo ka cabsata gooddigayga.
وَلَنُسْكِنَنَّ كُمُ ا لأَرْضَ مِن ْ بَعْدِهِمْ ۚ ذَلِكَ لِمَن ْ خَ ا فَ مَقَ امِي وَخَ ا فَ وَعِيدِ
Wa A staftaĥū Wa Kh ā ba Kullu Jabbā r in `Anī d in
014-015 wayna gargaar dalbeen waxaana khasaaray kibir badane madax adag dhammaantiis (xaq diid)
وَاسْتَفْتَحُوا وَخَ ا بَ كُلُّ جَبَّا رٍ عَنِيدٍ
Min Warā 'ihi Jahann amu Wa Yusq á Min Mā 'in Ş adī d in
014-016 waxaana ka horraysa jahannamo waxaana laga waraabin Biyo carow ah (Dhaacaanka Ehelu Naarka).
مِن ْ وَرَا ئِهِ جَهَنَّ مُ وَيُسْقَ ى مِن ْ مَا ءٍ صَ دِيدٍ
Yatajarra `uhu Wa Lā Yakā du Yusīgh uhu Wa Ya'tī hi A l-Maw tu Min Kulli Makā nin Wa Mā Huwa Bimayyitin ۖ Wa Min Warā 'ihi `Adh ā bun Gh alīžun
014-017 wuuna ku margan mana ka degayo wuuna uga imaan Mawdku (Geeridu) meel kastamana dhimanayogadaashiisna waxaa ah cadaab adag.
يَتَجَرَّ عُهُ وَلاَ يَكَا دُ يُسِيغُ هُ وَيَأْتِي هِ ا لْمَوْ تُ مِن ْ كُلِّ مَكَا نٍ وَمَا هُوَ بِمَيِّتٍ ۖ وَمِن ْ وَرَا ئِهِ عَذَا بٌ غَ لِيظٌ
Math alu A l-Ladh ī na Kafarū Bira bbihim ۖ 'A`māluhum Kara mā din A sh taddat Bihi A r-R ī ĥu Fī Yaw min `Āş ifin ۖ Lā Yaq dirū na Mimm ā Kasabū `Alá Sh ay 'in ۚ Dh ālika Huwa A đ-Đ alā lu A l-Ba`ī du
014-018 kuwa ka gaaloobay Eebahood wuxuu la midyahay camlakoodu dambas ku darraatay «ku dhacday» dabayli maalin dabayl dhabasho darankama karaan (helaan) waxay Kasbadeen waxbakaasina waa baadida fog uun.
مَثَلُ ا لَّذِي نَ كَفَرُوا بِرَ بِّهِمْ ۖ أَعْمَالُهُمْ كَرَ مَا دٍ ا شْتَدَّتْ بِهِ ا ل رِّي حُ فِي يَوْ مٍ عَاصِ فٍ ۖ لاَ يَقْ دِرُو نَ مِمَّ ا كَسَبُوا عَلَى شَيْ ءٍ ۚ ذَلِكَ هُوَ ا ل ضَّ لاَلُ ا لْبَعِيدُ
'Alam Tará 'Ann a A ll āha Kh alaq a A s-Samāwā ti Wa A l-'Arđa Bil-Ĥaq q i ۚ 'In Yash a' Yudh /hib kum Wa Ya'ti Bikh alq in Jadī d in
014-019 miyeydaan arkayn in Eebe u abuuray Samooyinka iyo dhulka xaqhadduu doonana idin tagsiin karo lana imaan karo khalqi cusub.
أَلَمْ تَرَ ى أَنّ َ ا للَّ هَ خَ لَقَ ا ل سَّمَاوَا تِ وَا لأَرْضَ بِا لْحَقِّ ۚ إِن ْ يَشَأْ يُذْهِبْ كُمْ وَيَأْتِ بِخَ لْق ٍ جَدِيدٍ
Wa Mā Dh ālika `Alá A ll āhi Bi`azī zin
014-020 arrintaasina Eebe kuma adka.
وَمَا ذَلِكَ عَلَى ا للَّ هِ بِعَزِيزٍ
Wa Bara zū Lill ā h Jamī`āan Faq ā la A đ-Đ u`afā 'u Lilladh ī na A stakbarū 'Inn ā Kunn ā Lakum Taba`āan Fahal 'An tum Mugh nū na `Ann ā Min `Adh ā bi A ll ā hi Min Sh ay 'in ۚ Q ālū Law Hadānā A l-Lahu Lahadaynākum ۖ Sawā 'un `Alaynā 'Ajazi`nā 'Am Ş abarnā Mā Lanā Min Maĥīş in
014-021 waxayna dadku u soo bixi Eebe markaasay ku dhihi kuwii «raaciyadda» ahaa kuwii madaxda ahaa anagu idinkaan idin raacaynay ee wax ma nooga taraysaan cadaabka Eebewaxayna dhahaan hadduu Eebe na hanuuniyo waan idin hanuunin lahaynwaa isugu mid korkeenna haddaan argagaxno ama samirnno (adkaysanno) ma helayno fakasho.
وَبَرَ زُوا لِلَّهِ جَمِيعا ً فَقَ ا لَ ا ل ضُّ عَفَا ءُ لِلَّذِي نَ ا سْتَكْبَرُو ا إِنَّ ا كُنَّ ا لَكُمْ تَبَعا ً فَهَلْ أَنْ تُمْ مُغْ نُو نَ عَنَّ ا مِن ْ عَذَا بِ ا للَّ هِ مِن ْ شَيْ ءٍ ۚ قَ الُوا لَوْ هَدَانَا ا للَّهُ لَهَدَيْنَاكُمْ ۖ سَوَا ءٌ عَلَيْنَا أَجَزِعْنَا أَمْ صَ بَرْنَا مَا لَنَا مِن ْ مَحِيصٍ
Wa Q ā la A sh -Sh ayţ ā nu Lamm ā Q uđiya A l-'Am ru 'Inn a A ll āha Wa`adakum Wa`da A l-Ĥaq q i Wa Wa`ad tukum Fa'akh laftukum ۖ Wa Mā Kā na Lī `Alaykum Min Sulţ ā nin 'Illā 'An Da`awtukum Fāstajab tum Lī ۖ Falā Talūmūnī Wa Lūmū 'An fusakum ۖ Mā 'Anā Bimuş r ikh ikum Wa Mā 'An tum Bimuş r ikh ī ya ۖ 'Inn ī Kafartu Bimā 'Ash ra ktumūnī Min Q ab lu ۗ 'Inn a A ž-Ž ālimī na Lahum `Adh ā bun 'Alī mun
014-022 wuxuuna dhahaa shaydaankii marka amarka la xukumoEebe wuxuu idiin yaboohay yabooh xaq ah anna waan idiin yaboohay waana idinku beeniyeywax xujo ahna idinkuma lahayn oon ahayn inaan idiin yeedhay ood i maqasheen ee hay dagaalina ee dagaala naftiinna anuguna idiinma gargaari karo idinna iima gargaari kartaananugu waan diiday waxaa ila wadaajiseen horay daalimiintuna waxay mudan cadaab daran.
وَقَ ا لَ ا ل شَّيْطَ ا نُ لَمَّ ا قُ ضِ يَ ا لأَمْرُ إِنّ َ ا للَّ هَ وَعَدَكُمْ وَعْدَ ا لْحَقِّ وَوَعَد ْتُكُمْ فَأَخْ لَفْتُكُمْ ۖ وَمَا كَا نَ لِي عَلَيْكُمْ مِن ْ سُلْطَ ا نٍ إِلاَّ أَن ْ دَعَوْتُكُمْ فَاسْتَجَبْ تُمْ لِي ۖ فَلاَ تَلُومُونِي وَلُومُو ا أَنْ فُسَكُمْ ۖ مَا أَنَا بِمُصْ ر ِخِ كُمْ وَمَا أَنْ تُمْ بِمُصْ ر ِخِ يَّ ۖ إِنِّ ي كَفَرْتُ بِمَا أَشْرَ كْتُمُونِي مِن ْ قَ بْ لُ ۗ إِنّ َ ا ل ظَّ الِمِي نَ لَهُمْ عَذَا بٌ أَلِيمٌ
Wa 'Ud kh ila A l-Ladh ī na 'Āmanū Wa `Amilū A ş -Ş āliĥā ti Jann ā tin Taj r ī Min Taĥtihā A l-'Anhā ru Kh ālidī na Fīhā Bi'idh ni Ra bbihim ۖ Taĥīyatuhum Fīhā Salā mun
014-023 waxaana la gelin kuwii rumeeyey xaqa oo camal fiican falay Jannooyin ay socoto dhexdeeda wabiyadii iyagoo ku dhex waari idanka Eebe dartiis soo dhawayskooduna dhexdeeda waa salaan.
وَأُد ْخِ لَ ا لَّذِي نَ آمَنُوا وَعَمِلُوا ا ل صَّ الِحَا تِ جَنّ َا تٍ تَجْ ر ِي مِن ْ تَحْتِهَا ا لأَنْ هَا رُ خَ الِدِي نَ فِيهَا بِإِذْنِ رَ بِّهِمْ ۖ تَحِيَّتُهُمْ فِيهَا سَلاَمٌ
'Alam Tará Kay fa Đ ara ba A ll āhu Math alāan Kalimatan Ţ ayyibatan Kash ajara tin Ţ ayyibatin 'Aş luhā Th ābitun Wa Far`uhā Fī A s-Samā 'i
014-024 ma ogtahay sida Eebe ugu yeelay Tusaale kalimada (Erayga) Fiican sida Geed wanaagsan oo laamaheediina samada (kor jiraan).
أَلَمْ تَرَ ى كَيْ فَ ضَ رَ بَ ا للَّ هُ مَثَلا ً كَلِمَة ً طَ يِّبَة ً كَشَجَرَ ةٍ طَ يِّبَةٍ أَصْ لُهَا ثَابِتٌ وَفَرْعُهَا فِي ا ل سَّمَا ءِ
Tu'utī 'Ukulahā Kulla Ĥī nin Bi'idh ni Ra bbihā ۗ Wa Yađr ibu A ll āhu A l-'Am th ā la Lilnn ā si La`allahum Yatadh akkarū na
014-025 oo siisa (Bixisa) Cunnadeeda Waqti kasta idanka Eebaheed dartiiswuuna u yeelada Eebe tusaayaal Dadka inay waantoomaan.
تُؤْتِي أُكُلَهَا كُلَّ حِي ن ٍ بِإِذْنِ رَ بِّهَا ۗ وَيَضْ ر ِبُ ا للَّ هُ ا لأَمْثَا لَ لِلنّ َا سِ لَعَلَّهُمْ يَتَذَكَّرُونَ
Wa Math alu Kalimatin Kh abīth atin Kash ajara tin Kh abīth atin A j tuth th at Min Faw q i A l-'Arđi Mā Lahā Min Q ar ā r in
014-026 Kalimada (Erayga) xunna (Gaalnimada iyo xumaanta) waxay la mid tahay geed xun lagana rujiyey dhulka korkiisa oon sugnaan lahayn.
وَمَثَلُ كَلِمَةٍ خَ بِيثَةٍ كَشَجَرَ ةٍ خَ بِيثَةٍ ا جْ تُثَّتْ مِن ْ فَوْ قِ ا لأَرْضِ مَا لَهَا مِن ْ قَ رَ ارٍ
Yuth abbitu A ll āhu A l-Ladh ī na 'Āmanū Bil-Q aw li A th -Th ābiti Fī A l-Ĥayāati A d-Dun yā Wa Fī A l-'Ākh ira ti ۖ Wa Yuđillu A ll āhu A ž-Ž ālimī na ۚ Wa Yaf`alu A ll āhu Mā Yash ā 'u
014-027 wuxuu ku sugaa Eebe kuwa rumeeyey xaqa Erayga sugan (ashaadada iyo xaqa) Nolosha adduun iyo Aakhiraba wuxuuna falaa Eebe wuxuu doono.
يُثَبِّتُ ا للَّ هُ ا لَّذِي نَ آمَنُوا بِا لْقَ وْ لِ ا ل ثَّابِتِ فِي ا لْحَيَا ةِ ا ل دُّنْ يَا وَفِي ا لآخِ رَ ةِ ۖ وَيُضِ لُّ ا للَّ هُ ا ل ظَّ الِمِي نَ ۚ وَيَفْعَلُ ا للَّ هُ مَا يَشَا ءُ
'Alam Tará 'Ilá A l-Ladh ī na Baddalū Ni`mata A ll āhi Kufrā an Wa 'Aĥallū Q awmahum Dā ra A l-Bawā r i
014-028 ma ogtahay kuwa ku badelay Nicmaddii Eebe GaalnimoDejiyeyna qoomkoodii guri halaag.
أَلَمْ تَرَ ى إِلَى ا لَّذِي نَ بَدَّلُوا نِعْمَةَ ا للَّ هِ كُفْرا ً وَأَحَلُّوا قَ وْمَهُمْ دَا رَ ا لْبَوَار ِ
Jahann ama Yaş lawnahā ۖ Wa Bi'sa A l-Q ar ā ru
014-029 Jahannamayna gali meel lagu sugnaadana iyadaa u xun (Jahannamo).
جَهَنَّ مَ يَصْ لَوْنَهَا ۖ وَبِئْسَ ا لْقَ رَ ارُ
Wa Ja`alū Lill ā h 'An dādāan Liyuđillū `An Sabīlihi ۗ Q ul Tamatta`ū Fa'inn a Maş īra kum 'Ilá A n -Nā r i
014-030 waxayna u yeeleen Eebe shariig inay ka dhumiyaan jidkiisawaxaad dhahdaa raaxaysta ahaanshihiinnu waa Naare.
وَجَعَلُوا لِلَّهِ أَن دَادا ً لِيُضِ لُّوا عَن ْ سَبِيلِهِ ۗ قُ لْ تَمَتَّعُوا فَإِنّ َ مَصِ يرَ كُمْ إِلَى ا ل نَّ ار ِ
Q ul Li`ibādiya A l-Ladh ī na 'Āmanū Yuq īmū A ş -Ş alāata Wa Yun fiq ū Mimm ā Ra zaq nāhum Sir rā an Wa `Alāniyatan Min Q ab li 'An Ya'tiya Yaw mun Lā Bay `un Fī hi Wa Lā Kh ilā lun
014-031 Ku dheh addoomadayda rumeeyey (Xaqa) ha oogeen salaadda hana ka Nafaqeeyeen waxaan ku arzaaqay qarsoodi iyo muuqba ka hor imaatin Maalin aan gadaho iyo saaxiib jirin (qiyaamada).
قُ لْ لِعِبَادِيَ ا لَّذِي نَ آمَنُوا يُقِ يمُوا ا ل صَّ لاَةَ وَيُن فِقُ وا مِمَّ ا رَ زَقْ نَاهُمْ سِر ّا ً وَعَلاَنِيَة ً مِن ْ قَ بْ لِ أَن ْ يَأْتِيَ يَوْ م ٌ لاَ بَيْ عٌ فِي هِ وَلاَ خِ لاَلٌ
Al-Lahu A l-Ladh ī Kh alaq a A s-Samāwā ti Wa A l-'Arđa Wa 'An zala Mina A s-Samā 'i Mā 'an Fa'akh ra ja Bihi Mina A th -Th amar ā ti R izq āan Lakum ۖ Wa Sakh kh ara Lakumu A l-Fulka Litaj r iya Fī A l-Baĥr i Bi'am r ihi ۖ Wa Sakh kh ara Lakumu A l-'Anhā ra
014-032 Eebe waa kan Abuuray samooyinka iyo dhulka kana soo dejiyey samada Biyo kuna soo bixiyey midho rizqigiinna dartiisidiinna sakhiray doonta inay ku socoto badda amarka Eebe idiinna sakhiray Wabiyada.
ا للَّهُ ا لَّذِي خَ لَقَ ا ل سَّمَاوَا تِ وَا لأَرْضَ وَأَن زَلَ مِنَ ا ل سَّمَا ءِ مَا ء ً فَأَخْ رَ جَ بِهِ مِنَ ا ل ثَّمَرَ ا تِ ر ِزْق ا ً لَكُمْ ۖ وَسَخَّ رَ لَكُمُ ا لْفُلْكَ لِتَجْ ر ِيَ فِي ا لْبَحْر ِ بِأَمْر ِهِ ۖ وَسَخَّ رَ لَكُمُ ا لأَنهَارَ
Wa Sakh kh ara Lakumu A sh -Sh am sa Wa A l-Q amara Dā 'ibay ni ۖ Wa Sakh kh ara Lakumu A l-Lay la Wa A n -Nahār
014-033 idiinkuna sakhiray Qorraxda iyo Dayaxa si joogta ah idiinna sakhiray habeenka iyo Maalinta.
وَسَخَّ رَ لَكُمُ ا ل شَّمْسَ وَا لْقَ مَرَ دَا ئِبَيْ نِ ۖ وَسَخَّ رَ لَكُمُ ا ل لَّيْ لَ وَا ل نَّ هَار
Wa 'Ātākum Min Kulli Mā Sa'altumū hu ۚ Wa 'In Ta`uddū Ni`mata A ll āhi Lā Tuĥş ūhā ۗ 'Inn a A l-'In sā na Lažalū mun Kaffā ru n
014-034 idinkana siiyey wax kastood warsataanhaddad tirisaanna Nicmada Eebana ma koobi Kartaandadse waa dulmi badane gaalnimo badan.
وَآتَاكُمْ مِن ْ كُلِّ مَا سَأَلْتُمُو هُ ۚ وَإِن ْ تَعُدُّوا نِعْمَةَ ا للَّ هِ لاَ تُحْصُ وهَا ۗ إِنّ َ ا لإِن سَا نَ لَظَ لُو مٌ كَفَّارٌ
Wa 'Idh Q ā la 'Ib rā hī mu Ra bbi A j `al Hādh ā A l-Balada 'Āmināan Wa A j nub nī Wa Banī ya 'An Na`buda A l-'Aş nā ma
014-035 zusuusta markuu Nabi Ibraahim yidhi Eebow ka yeel baladkan (Maka) Aamin igana dheeree ani iyo caruurtayda inaan caabudno Sanamyada.
وَإِذْ قَ ا لَ إِبْ رَ اهِي مُ رَ بِّ ا جْ عَلْ هَذَا ا لْبَلَدَ آمِنا ً وَا جْ نُبْ نِي وَبَنِيَّ أَن ْ نَعْبُدَ ا لأَصْ نَامَ
Ra bbi 'Inn ahunn a 'Ađlalna Kath īr āan Mina A n -Nā si ۖ Faman Tabi`anī Fa'inn ahu Minn ī ۖ Wa Man `Aş ānī Fa'inn aka Gh afū ru n Ra ĥī mun
014-036 Eebow waxay dhumiyeen wax badan oo ciddii raacdana waa iga mid tii i caasidana adaa dambi dhaafe naxariista ah.
رَ بِّ إِنَّ هُنّ َ أَضْ لَلْنَ كَثِير ا ً مِنَ ا ل نّ َا سِ ۖ فَمَن ْ تَبِعَنِي فَإِنَّ هُ مِنِّ ي ۖ وَمَن ْ عَصَ انِي فَإِنَّ كَ غَ فُو رٌ رَ حِيمٌ
Ra bbanā 'Inn ī 'Askan tu Min Dh urr īyatī Biwā din Gh ay r i Dh ī Zar`in `In da Baytika A l-Muĥarra mi Ra bbanā Liyuq īmū A ş -Ş alāata Fāj `al 'Af'idatan Mina A n -Nā si Tahwī 'Ilayhim Wa A rzuq hum Mina A th -Th amar ā ti La`allahum Yash kurū na
014-037 Eebow waxaan dejiyey caruurtaydii (Qaar) tog aan been lahayna oo ah Baydkaaga sharafta leh agtiisa Eebow inay Oogaan salaadda ee ka yeel Quluubta dadka tii u iilata xaggooda kuna arzaaq midho inay shugriyaan.
رَ بَّنَا إِنِّ ي أَسْكَن تُ مِن ْ ذُرِّيَّتِي بِوَا دٍ غَ يْ ر ِ ذِي زَرْعٍ عِنْ دَ بَيْتِكَ ا لْمُحَرَّ مِ رَ بَّنَا لِيُقِ يمُوا ا ل صَّ لاَةَ فَاجْ عَلْ أَفْئِدَة ً مِنَ ا ل نّ َا سِ تَهْوِي إِلَيْهِمْ وَا رْزُقْ هُمْ مِنَ ا ل ثَّمَرَ ا تِ لَعَلَّهُمْ يَشْكُرُونَ
Ra bbanā 'Inn aka Ta`lamu Mā Nukh fī Wa Mā Nu`linu ۗ Wa Mā Yakh fá `Alá A ll āhi Min Sh ay 'in Fī A l-'Arđi Wa Lā Fī A s-Samā 'i
014-038 Eebow adugu waxaad ogtahay waxaannu qarin iyo waxaannu Muujinkamana Qarsoona Eebe wax ba samada iyo dhulka (midna).
رَ بَّنَا إِنَّ كَ تَعْلَمُ مَا نُخْ فِي وَمَا نُعْلِنُ ۗ وَمَا يَخْ فَى عَلَى ا للَّ هِ مِن ْ شَيْ ءٍ فِي ا لأَرْضِ وَلاَ فِي ا ل سَّمَا ءِ
Al-Ĥam du Lill ā h A l-Ladh ī Wahaba Lī `Alá A l-Kibar i 'Ismā`ī la Wa 'Isĥā q a ۚ 'Inn a Ra bbī Lasamī `u A d-Du`ā 'i
014-039 mahad Eebaa iska leh ee ah kan i siiyey anoo wayn Ismaaeiil iyo Isxaaq Eebahayna waa maqlaha baryada (ajiibe).
ا لْحَمْدُ لِلَّهِ ا لَّذِي وَهَبَ لِي عَلَى ا لْكِبَر ِ إِسْمَاعِي لَ وَإِسْحَا قَ ۚ إِنّ َ رَ بِّي لَسَمِي عُ ا ل دُّعَا ءِ
Ra bbi A j `alnī Muq ī ma A ş -Ş alāati Wa Min Dh urr īyatī ۚ Ra bbanā Wa Taq abbal Du`ā 'i
014-040 Eebow iga yeel mid ooga salaadda aniga iyo caruurtayda Eebow Aqbal baryadayda.
رَ بِّ ا جْ عَلْنِي مُقِ ي مَ ا ل صَّ لاَةِ وَمِن ْ ذُرِّيَّتِي ۚ رَ بَّنَا وَتَقَ بَّلْ دُعَا ءِ
Ra bbanā A gh fir Lī Wa Liwāliday ya Wa Lilmu'uminī na Yaw ma Yaq ū mu A l-Ĥisā bu
014-041 Eebow ii dambi dhaaf ani iyo Labadaydii Waalid iyo Mu'miniinta Maalinta ay kici xisaabtu (Qiyaamadu).
رَ بَّنَا ا غْ فِر ْ لِي وَلِوَالِدَيَّ وَلِلْمُؤْمِنِي نَ يَوْ مَ يَقُ و مُ ا لْحِسَابُ
Wa Lā Taĥsabann a A ll āha Gh āfilāan `Amm ā Ya`malu A ž-Ž ālimū na ۚ 'Inn amā Yu'uakh kh iru hum Liyaw min Tash kh aş u Fī hi A l-'Ab ş ā ru
014-042 ha u malayn in Eebe halmaansanyahay waxay fali daalimiintuwuxuu uun dib ugu dhigi maalin ay taagni dhexdiisa indhuhu.
وَلاَ تَحْسَبَنّ َ ا للَّ هَ غَ افِلاً عَمَّ ا يَعْمَلُ ا ل ظَّ الِمُو نَ ۚ إِنَّ مَا يُؤَخِّ رُهُمْ لِيَوْ مٍ تَشْخَ صُ فِي هِ ا لأَبْ صَ ارُ
Muhţ i`ī na Muq ni`ī Ru 'ū sihim Lā Yartaddu 'Ilayhim Ţ arfuhum ۖ Wa 'Af'idatuhum Hawā 'un
014-043 oyna deg degi oo madax kor yeeli oosan soo noqonayn aragoodu (taagmi indhuhu) Quluubtooduna oy madhantahay «cabsi darteed».
مُهْطِ عِي نَ مُقْ نِعِي رُءُ وسِهِمْ لاَ يَرْتَدُّ إِلَيْهِمْ طَ رْفُهُمْ ۖ وَأَفْئِدَتُهُمْ هَوَا ءٌ
Wa 'An dh ir i A n -Nā sa Yaw ma Ya'tīhimu A l-`Adh ā bu Fayaq ū lu A l-Ladh ī na Ž alamū Ra bbanā 'Akh kh ir nā 'Ilá 'Ajalin Q ar ī bin Nujib Da`wataka Wa Nattabi`i A r-Ru sula ۗ 'Awalam Takūnū 'Aq sam tum Min Q ab lu Mā Lakum Min Zawā lin
014-044 uga did dadka maalintuu u iman cadaab oy odhan kuwii dulmi falay eebow dib noogu dhig muddo dhaw aan ajiibno yeedhidaadee oon raacno rasuuladeemiyeydaan ahayn kuwii ku dhaartay horay inaydaan tegayn.
وَأَن ذِرِ ا ل نّ َا سَ يَوْ مَ يَأْتِيهِمُ ا لْعَذَا بُ فَيَقُ و لُ ا لَّذِي نَ ظَ لَمُوا رَ بَّنَا أَخِّ ر ْنَا إِلَى أَجَلٍ قَ ر ِي بٍ نُجِب ْ دَعْوَتَكَ وَنَتَّبِعِ ا ل رُّسُلَ ۗ أَوَلَمْ تَكُونُو ا أَقْ سَمْتُمْ مِن ْ قَ بْ لُ مَا لَكُمْ مِن ْ زَوَالٍ
Wa Sakan tum Fī Masākini A l-Ladh ī na Ž alamū 'An fusahum Wa Tabayyana Lakum Kay fa Fa`alnā Bihim Wa Đ ara b nā Lakumu A l-'Am th ā la
014-045 oo degteen guryihii kuwii dulmiyey naftooda oo idiin caddaaday sidaan ku fallay iyagii oon idiin yeellay tusaalayaal.
وَسَكَن تُمْ فِي مَسَاكِنِ ا لَّذِي نَ ظَ لَمُو ا أَن فُسَهُمْ وَتَبَيَّنَ لَكُمْ كَيْ فَ فَعَلْنَا بِهِمْ وَضَ رَ بْ نَا لَكُمُ ا لأَمْثَالَ
Wa Q ad Makarū Makra hum Wa `In da A ll āhi Makru hum Wa 'In Kā na Makru hum Litazū la Minhu A l-Jibā lu
014-046 iyagoo dhagar samayn Eebe agtiisaana Abaalka dhagartoodu yahaydhagartooduna ma aha mid la suulaan (tagaan) Buuruhu.
وَقَ د ْ مَكَرُوا مَكْرَ هُمْ وَعِنْ دَ ا للَّ هِ مَكْرُهُمْ وَإِن ْ كَا نَ مَكْرُهُمْ لِتَزُو لَ مِنْ هُ ا لْجِبَالُ
Falā Taĥsabann a A ll āha Mukh lifa Wa`dihi Ru sulahu~ ۗ 'Inn a A ll āha `Azī zun Dh ū A n tiq ā min
014-047 ee ha u malayn in Eebe baajin u yabooha Rasuulladiisa illeen Ilaahay waa adkaade aarsadee.
فَلاَ تَحْسَبَنّ َ ا للَّ هَ مُخْ لِفَ وَعْدِهِ رُسُلَهُ~ ُ ۗ إِنّ َ ا للَّ هَ عَزِي زٌ ذُو ا ن تِقَ امٍ
Yaw ma Tubaddalu A l-'Arđu Gh ay ra A l-'Arđi Wa A s-Samāwā tu ۖ Wa Bara zū Lill ā h A l-Wāĥidi A l-Q ahhā r i
014-048 Maalin Buuna (oofin) lagu bedeli dhulka Dhul kale iyo Samooyinkabawaxaana loo soo bixi Eebaha kalida ah ee awoodda sara leh.
يَوْ مَ تُبَدَّلُ ا لأَرْضُ غَ يْ رَ ا لأَرْضِ وَا ل سَّمَاوَا تُ ۖ وَبَرَ زُوا لِلَّهِ ا لْوَاحِدِ ا لْقَ هَّار ِ
Wa Tará A l-Muj r imī na Yawma'idh in Muq arra nī na Fī A l-'Aş fā di
014-049 Waxaadna arkaysaa Danbiilayaashii oo Maalintaas lagu xidhiidhiyay (lays kulaxidhay) Biro (Naareed).
وَتَرَ ى ا لْمُجْ ر ِمِي نَ يَوْمَئِذٍ مُقَ رَّ نِي نَ فِي ا لأَصْ فَادِ
Sarā bīluhum Min Q aţ ir ā nin Wa Tagh sh á Wujūhahumu A n -Nā ru
014-050 Dharkooduna (Qamiisyadoodu) waa Daamur (Naara) waxaana dabooli wajigooda naar.
سَرَ ابِيلُهُمْ مِن ْ قَ طِ رَ ا نٍ وَتَغْ شَى وُجُوهَهُمُ ا ل نَّ ارُ
Liyaj ziya A ll āhu Kulla Nafsin Mā Kasabat ۚ 'Inn a A ll āha Sar ī `u A l-Ĥisā bi
014-051 inuu ka Abaal mariyo Eebe naf kasta Waxay kasbatayEebana way deg degtaa xisaabtiisu.
لِيَجْ زِيَ ا للَّ هُ كُلَّ نَفْسٍ مَا كَسَبَتْ ۚ إِنّ َ ا للَّ هَ سَر ِي عُ ا لْحِسَابِ
Hādh ā Balāgh un Lilnn ā si Wa Liyun dh arū Bihi Wa Liya`lamū 'Ann amā Huwa 'Ilahun Wāĥidun Wa Liyadh dh akkara 'Ūlū A l-'Albā bi
014-052 Quraankana waa gaadhsiin Dadka iyo in Loogu Digo iyo inay ogaadaan in Eebe Ilaah Kaliya uun Yahayiyo inay waantooto Cidda Caqliga leh (Mu'miniinta).
هَذَا بَلاَغ ٌ لِلنّ َا سِ وَلِيُن ذَرُوا بِهِ وَلِيَعْلَمُو ا أَنَّ مَا هُوَ إِلَهٌ وَاحِدٌ وَلِيَذَّكَّرَ أُ وْلُوا ا لأَلْبَابِ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ