Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter | Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ |
Aqra' Biāsmi Rabbika Al-Ladhī Khalaqa
| 096-001 Wax ku akhri Nabiyow Magaca Eebe ee abuuray (khaliqiga).
|
اقْرَأْ بِاسْمِ رَبِّكَ الَّذِي خَلَقَ |
Khalaqa Al-'Insāna Min `Alaqin
| 096-002 Dadkana ka abuuray Calaq.
|
خَلَقَ الإِنسَانَ مِنْ عَلَقٍ |
Aqra' Wa Rabbuka Al-'Akramu
| 096-003 Akhri Eebana waa kan Sharafta lehe.
|
اقْرَأْ وَرَبُّكَ الأَكْرَمُ |
Al-Ladhī `Allama Bil-Qalami
| 096-004 Ee Dadka baray sida Qalinka wax loogu qoro.
|
الَّذِي عَلَّمَ بِالْقَلَمِ |
`Allama Al-'Insāna Mā Lam Ya`lam
| 096-005 Dadkana baray waxayna aqoonin.
|
عَلَّمَ الإِنسَانَ مَا لَمْ يَعْلَمْ |
Kallā 'Inna Al-'Insāna Layaţghá
| 096-006 Saas ma aha ee Dadku (Gaaladu) waa gudbeen.
|
كَلاَّ إِنَّ الإِنسَانَ لَيَطْغَى |
'An Ra'āhu Astaghná
| 096-007 Markuu isku ogaaday Hodontinnimo.
|
أَنْ رَآهُ اسْتَغْنَى |
'Inna 'Ilá Rabbika Ar-Ruj`á
| 096-008 Eebaha xaggiisaase loo noqon.
|
إِنَّ إِلَى رَبِّكَ الرُّجْعَى |
'Ara'ayta Al-Ladhī Yanhá
| 096-009 Ka warrama midka ka reebaya.
|
أَرَأَيْتَ الَّذِي يَنْهَى |
`Abdāan 'Idhā Şallá
| 096-010 Addoon (Eebe) oo tukan Salaadda.
|
عَبْدا ً إِذَا صَلَّى |
'Ara'ayta 'In Kāna `Alá Al-Hudá
| 096-011 Bal ka warrama hadduu ka laga reebi hanuunsanyahay (waa Nabiga).
|
أَرَأَيْتَ إِنْ كَانَ عَلَى الْهُدَى |
'Aw 'Amara Bit-Taqwá
| 096-012 Ama uu fari Eeba ka yaabid.
|
أَوْ أَمَرَ بِالتَّقْوَى |
'Ara'ayta 'In Kadhdhaba Wa Tawallá
| 096-013 Balse ka warrama hadduu midka wax ka reebi uu beeniyay (xaqa) kana jeedsaday (waa AbuuJahal iyo wixii la mid ahe).
|
أَرَأَيْتَ إِنْ كَذَّبَ وَتَوَلَّى |
'Alam Ya`lam Bi'anna Allāha Yará
| 096-014 Miyuusan ogayn in Eebe arko.
|
أَلَمْ يَعْلَمْ بِأَنَّ اللَّهَ يَرَى |
Kallā La'in Lam Yantahi Lanasfa`āan Bin-Nāşiyati
| 096-015 Saas ma aha ee hadduusan joogin waxaannu qaban Foodda.
|
كَلاَّ لَئِنْ لَمْ يَنْتَهِ لَنَسْفَعَا ً بِالنَّاصِيَةِ |
Nāşiyatin Kādhibatin Khāţi'atin
| 096-016 Food beenaleey ah ghafna badan.
|
نَاصِيَةٍ كَاذِبَةٍ خَاطِئَةٍ |
Falyad`u Nādiyah
| 096-017 Ha u yeedho gargaarihiisa.
|
فَلْيَدْعُ نَادِيَه |
Sanad`u Az-Zabāniyata
| 096-018 Waxaanu u yeedhi Malaa'ig darane.
|
سَنَدْعُ الزَّبَانِيَةَ |
Kallā Lā Tuţi`hu Wa Asjud Wāqtarib
| 096-019 Saas ma aha ee warkiisa ha maqlin Sujuudna una dhawow (Eebe).
|
كَلاَّ لاَ تُطِعْهُ وَاسْجُدْ وَاقْتَرِبْ |
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter | Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ |