Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter | Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ |
Waylun Lilmuţaffifīna
| 083-001 Wuxuu Halaag u sugnaaday kuwa xaqa nusqaamiya.
|
وَيْل ٌ لِلْمُطَفِّفِينَ |
Al-Ladhīna 'Idhā Aktālū `Alá An-Nāsi Yastawfūna
| 083-002 Waa kuwa markay miisina oofsada (dhammaystirta).
|
الَّذِينَ إِذَا اكْتَالُوا عَلَى النَّاسِ يَسْتَوْفُونَ |
Wa 'Idhā Kālūhum 'Aw Wazanūhum Yukhsirūna
| 083-003 Markay u miisi ama u miisaamina ka nusqaamiya.
|
وَإِذَا كَالُوهُمْ أَوْ وَزَنُوهُمْ يُخْسِرُونَ |
'Alā Yažunnu 'Ūla'ika 'Annahum Mab`ūthūna
| 083-004 Miyayna u malaynaynin kuwaasi in loo soo bixin.
|
أَلاَ يَظُنُّ أُولَئِكَ أَنَّهُمْ مَبْعُوثُونَ |
Liyawmin `Ažīmin
| 083-005 Maalin wayn darteed (Qiyaamada).
|
لِيَوْمٍ عَظِيمٍ |
Yawma Yaqūmu An-Nāsu Lirabbi Al-`Ālamīna
| 083-006 Maalinta Dadku u istaagi Eebaha Caalamka.
|
يَوْمَ يَقُومُ النَّاسُ لِرَبِّ الْعَالَمِينَ |
Kallā 'Inna Kitāba Al-Fujjāri Lafī Sijjīnin
| 083-007 Saas ma aha ee Camalka kuwa xun wuxuu ku Qoranyahay Sijiin.
|
كَلاَّ إِنَّ كِتَابَ الفُجَّارِ لَفِي سِجِّينٍ |
Wa Mā 'Adrāka Mā Sijjīnun
| 083-008 Ma taqaannaa Sijiin.
|
وَمَا أَدْرَاكَ مَا سِجِّينٌ |
Kitābun Marqūmun
| 083-009 Waa Kitaab calaamaysan.
|
كِتَابٌ مَرْقُومٌ |
Waylun Yawma'idhin Lilmukadhdhibīna
| 083-010 Halaagna wuxuu u sugnaaday Maalintaas kuwa beeniya (xaqa).
|
وَيْلٌ يَوْمَئِذٍ لِلْمُكَذِّبِينَ |
Al-Ladhīna Yukadhdhibūna Biyawmi Ad-Dīni
| 083-011 Ee ah kuwa beeniya Maalinta abaal marinta.
|
الَّذِينَ يُكَذِّبُونَ بِيَوْمِ الدِّينِ |
Wa Mā Yukadhdhibu Bihi~ 'Illā Kullu Mu`tadin 'Athīmin
| 083-012 Waxaana beeniya xaqa mid xad gudba oo dambiila ah.
|
وَمَا يُكَذِّبُ بِهِ~ِ إلاَّ كُلُّ مُعْتَدٍ أَثِيمٍ |
'Idhā Tutlá `Alayhi 'Āyātunā Qāla 'Asāţīru Al-'Awwalīna
| 083-013 Marka Quraanka lagu akhriyana yidhaahda waa warkii Dadkii hore.
|
إِذَا تُتْلَى عَلَيْهِ آيَاتُنَا قَالَ أَسَاطِيرُ الأَوَّلِينَ |
Kallā ۖ Bal ۜ Rāna `Alá Qulūbihim Mā Kānū Yaksibūna
| 083-014 Saas ma aha ee waxaa fuulay Qalbigooda (mirdhiyay) waxay kasbanjireen oo Dambi ah.
|
كَلاَّ ۖ بَلْ ۜ رَانَ عَلَى قُلُوبِهِمْ مَا كَانُوا يَكْسِبُونَ |
Kallā 'Innahum `An Rabbihim Yawma'idhin Lamaĥjūbūna
| 083-015 Waxaa sugan in Eebohood Maalintaas (Qiyaame) laga xijaabi.
|
كَلاَّ إِنَّهُمْ عَنْ رَبِّهِمْ يَوْمَئِذٍ لَمَحْجُوبُونَ |
Thumma 'Innahum Laşālū Al-Jaĥīmi
| 083-016 Markaasna ay gali Jaxiimo.
|
ثُمَّ إِنَّهُمْ لَصَالُوا الْجَحِيمِ |
Thumma Yuqālu Hādhā Al-Ladhī Kuntum Bihi Tukadhdhibūna
| 083-017 Waxaana loo odhan tani waa Naartaad ku beeninayseen Adduunka.
|
ثُمَّ يُقَالُ هَذَا الَّذِي كُنتُمْ بِهِ تُكَذِّبُونَ |
Kallā 'Inna Kitāba Al-'Abrāri Lafī `Illīyīna
| 083-018 Saas xaalku ma aha ee Kitaabka iyo Camalka Dadka Wanaagsan wuxuu ku Quranyahay Cilliyiin.
|
كَلاَّ إِنَّ كِتَابَ الأَبْرَارِ لَفِي عِلِّيِّينَ |
Wa Mā 'Adrāka Mā `Illīyūna
| 083-019 Cilliyiin ma taqaannaa.
|
وَمَا أَدْرَاكَ مَا عِلِّيُّونَ |
Kitābun Marqūmun
| 083-020 Waa Kitaab la Calaameeyay (oo Dadka fiican magaciisa lagu qoro.
|
كِتَابٌ مَرْقُومٌ |
Yash/haduhu Al-Muqarrabūna
| 083-021 Waxaana Gacanta ku haya Malaa'ig Eebe u dhaw.
|
يَشْهَدُهُ الْمُقَرَّبُونَ |
'Inna Al-'Abrāra Lafī Na`īmin
| 083-022 Kuwa wanaagsan waxay gali Naciima (Janno).
|
إِنَّ الأَبْرَارَ لَفِي نَعِيمٍ |
`Alá Al-'Arā'iki Yanžurūna
| 083-023 (Maalinta Qiyaamana) Sariiro yay ku dangiigsanaan oy wax ka daawan.
|
عَلَى الأَرَائِكِ يَنظُرُونَ |
Ta`rifu Fī Wujūhihim Nađrata An-Na`īmi
| 083-024 Wajigooda waanad ka garan Nicmada.
|
تَعْرِفُ فِي وُجُوهِهِمْ نَضْرَةَ النَّعِيمِ |
Yusqawna Min Raĥīqin Makhtūmin
| 083-025 Waxaana laga waraabin cabbid la dhawray (oo macaan).
|
يُسْقَوْنَ مِنْ رَحِيقٍ مَخْتُومٍ |
Khitāmuhu Miskun ۚ Wa Fī Dhālika Falyatanāfasi Al-Mutanāfisūna
| 083-026 Waxaana lagu khatimaa Miski iyo udgoonee Arrintaas ha u tartameen Tartamayaashu.
|
خِتَامُهُ مِسْكٌ ۚ وَفِي ذَلِكَ فَلْيَتَنَافَسِ الْمُتَنَافِسُونَ |
Wa Mizājuhu Min Tasnīmin
| 083-027 Waxaana lagu dheehi Cabbitaan.
|
وَمِزَاجُهُ مِنْ تَسْنِيمٍ |
`Aynāan Yashrabu Bihā Al-Muqarrabūna
| 083-028 Waa Il ay ka cabbaan kuwa Eebe u dhaw.
|
عَيْنا ً يَشْرَبُ بِهَا الْمُقَرَّبُونَ |
'Inna Al-Ladhīna 'Ajramū Kānū Mina Al-Ladhīna 'Āmanū Yađĥakūna
| 083-029 Kuwii Dambaabay (Gaaloobay) waxay ahaayeen kuwa ku qosla kuwii xaqa rumeeyay.
|
إِنَّ الَّذِينَ أَجْرَمُوا كَانُوا مِنَ الَّذِينَ آمَنُوا يَضْحَكُونَ |
Wa 'Idhā Marrū Bihim Yataghāmazūna
| 083-030 Haday maraanna way xaqirijireen.
|
وَإِذَا مَرُّوا بِهِمْ يَتَغَامَزُونَ |
Wa 'Idhā Anqalabū 'Ilá 'Ahlihimu Anqalabū Fakihīna
| 083-031 Markay Guryahoodii u noqdaanna (gaaladu) waxay noqonjireen iyagoo isla Wayn (oo raaxaysan).
|
وَإِذَا انقَلَبُوا إِلَى أَهْلِهِمُ انقَلَبُوا فَكِهِينَ |
Wa 'Idhā Ra'awhum Qālū 'Inna Hā'uulā' Lađāllūna
| 083-032 Markay arkaan Mu'miniintana waxay dhahaan kuwaasi waa dhunsanyihiin.
|
وَإِذَا رَأَوْهُمْ قَالُوا إِنَّ هَاؤُلاَء لَضَالُّونَ |
Wa Mā 'Ursilū `Alayhim Ĥāfižīna
| 083-033 Loomana dirin inay ilaaliyaan Mu'miniinta.
|
وَمَا أُرْسِلُوا عَلَيْهِمْ حَافِظِينَ |
Fālyawma Al-Ladhīna 'Āmanū Mina Al-Kuffāri Yađĥakūna
| 083-034 Maalinta (qiyaame) kuwa rumeeyay xaqa waxay ku qosli gaalada.
|
فَالْيَوْمَ الَّذِينَ آمَنُوا مِنَ الْكُفَّارِ يَضْحَكُونَ |
`Alá Al-'Arā'iki Yanžurūna
| 083-035 Sariiro korkood yayna wax daawan.
|
عَلَى الأَرَائِكِ يَنظُرُونَ |
Hal Thūwiba Al-Kuffāru Mā Kānū Yaf`alūna
| 083-036 Miyaan laga abaalmarinnin Gaalada waxay falayeen. (waa laga abaalmariyay).
|
هَلْ ثُوِّبَ الْكُفَّارُ مَا كَانُوا يَفْعَلُونَ |
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter | Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ |