Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

75) Sūrat Al-Qiyāmah

Printed format

75) سُورَة الْقِيَامَه

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Lā 'Uqsimu Biyawmi Al-Qiyāmati 075-001 Waxaan ku dharaan maalinta qiyaame. لاَ‌ ‌أُ‍قْ‍‍سِمُ بِيَ‍‍وْمِ ‌الْ‍‍قِ‍‍يَامَةِ
Wa Lā 'Uqsimu Bin-Nafsi Al-Lawwāmati 075-002 Waxaan ku dhaaran (oo kale) nafta Dagaasha (Saaxiibkeed) (Ee waa la idin soo bixin). وَلاَ‌ ‌أُ‍قْ‍‍سِمُ بِ‍ال‍‍نَّ‍‍فْسِ ‌ال‍‍لَّوَّ‌امَةِ
'Ayaĥsabu Al-'Insānu 'Allan Najma`a `Ižāmahu 075-003 Ma wuxuu u maleeyay Dadku inaanaan kulminhaynin lafihiisa. أَيَحْسَبُ ‌الإِ‌ن‍‍س‍‍َ‍انُ ‌أَلَّ‍‌‍نْ نَ‍‍جْ‍‍مَعَ عِ‍‍ظَ‍‍امَهُ
Balá Qādirīna `Alá 'An Nusawwiya Banānahu 075-004 Saas ma aha ee waan karraa inaan sinno (soona Celinno) Farihiisa. بَلَى‌ قَ‍‍ا‌دِ‌ر‍ِ‍ي‍‍نَ عَلَ‍‍ى‌ ‌أَ‌نْ نُسَوِّيَ بَنَانَهُ
Bal Yurīdu Al-'Insānu Liyafjura 'Amāmahu 075-005 Wuxuuse Dooni Dadku inay ka Gaaloobaan waxa ka horreeya. بَلْ يُ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍دُ‌ ‌الإِ‌ن‍‍س‍‍َ‍انُ لِيَفْجُ‍رَ‌ ‌أَمَامَهُ
Yas'alu 'Ayyāna Yawmu Al-Qiyāmati 075-006 Wuxuu waydiin waa Goorma Maalinta Qiyaame. يَسْأَلُ ‌أَيّ‍‍َ‍انَ يَ‍‍وْمُ ‌الْ‍‍قِ‍‍يَامَةِ
Fa'idhā Bariqa Al-Başaru 075-007 Markase Araggu Wareero (Taagmo). فَإِ‌ذَ‌ا‌ بَ‍‍رِ‍‍قَ ‌الْبَ‍‍صَ‍‍رُ
Wa Khasafa Al-Qamaru 075-008 Dayuxuna Madoobaado. وَ‍خَ‍‍سَفَ ‌الْ‍‍قَ‍‍مَرُ
Wa Jumi`a Ash-Shamsu Wa Al-Qamaru 075-009 Lana Kulmiyo Qorraxd iyo Dayaxa. وَجُمِعَ ‌ال‍‍شَّمْسُ ‌وَ‌الْ‍‍قَ‍‍مَرُ
Yaqūlu Al-'Insānu Yawma'idhin 'Ayna Al-Mafarru 075-010 Wuxuu Dhihi Dadku Maalintaas xagee loo cararaa. يَ‍قُ‍‍ولُ ‌الإِ‌ن‍‍س‍‍َ‍انُ يَوْمَئِذٍ‌ ‌أَيْ‍‍نَ ‌الْمَفَرُّ
Kallā Lā Wazara 075-011 Saas ma aha ee ma jiro wax la magan Galo (Eebe Mooyee). كَلاَّ‌ لاَ‌ ‌وَ‌زَ‌‍رَ
'Ilá Rabbika Yawma'idhin Al-Mustaqarru 075-012 Xagga Eebahaa yaana Maalintaas loo ahaan. إِلَى‌ ‌‍رَبِّكَ يَوْمَئِذ‌‌ٍ‌الْمُسْتَ‍‍قَ‍‍رُّ
Yunabba'u Al-'Insānu Yawma'idhin Bimā Qaddama Wa 'Akhkhara 075-013 Waxaa looga warrami dadka Maalintaas wuxuu hormarsaday iyo wuxuu Dibmarsaday. يُنَبَّأُ‌ ‌الإِ‌ن‍‍س‍‍َ‍انُ يَوْمَئِذ‌ٍ‌ بِمَا‌ قَ‍‍دَّمَ ‌وَ‌أَ‍خَّ‍رَ
Bali Al-'Insānu `Alá Nafsihi Başīratun 075-014 Ruux walbana Naftiisa isagaa ku maragfuri. بَلِ ‌الإِ‌ن‍‍س‍‍َ‍انُ عَلَى‌ نَفْسِ‍‍هِ بَ‍‍صِ‍‍ي‍رَةٌ
Wa Law 'Alqá Ma`ādhīrahu 075-015 Si kasta Hadduu u cudurdaartana (wax uma tarto). وَلَوْ‌ ‌أَلْ‍‍قَ‍‍ى‌ مَعَا‌ذِي‍رَهُ
Lā Tuĥarrik Bihi Lisānaka Lita`jala Bihi 075-016 Ha Dhaqaajinin Nabiyow Carrabka inaad Quraanka ku Dagdagto (Akhriskiisa). لاَ‌ تُحَرِّكْ بِ‍‍هِ لِسَانَكَ لِتَعْجَلَ بِ‍‍هِ
'Inna `Alaynā Jam`ahu Wa Qur'ānahu 075-017 Annagaa Laabtaada ku kulmin kuuna Akhriyi. إِنَّ عَلَيْنَا‌ جَمْعَ‍‍هُ ‌وَ‍قُ‍‍رْ‌آنَهُ
Fa'idhā Qara'nāhu Fa Attabi` Qur'ānahu 075-018 Ee Markaan akhrino Raac Akhriskiisa. فَإِ‌ذَ‌ا‌ قَ‍رَ‌أْن‍‍َ‍اهُ فَاتَّبِعْ قُ‍‍رْ‌آنَهُ
Thumma 'Inna `Alaynā Bayānahu 075-019 Annagaana isasaarray Cadaayntiisa. ثُ‍‍مَّ ‌إِنَّ عَلَيْنَا‌ بَيَانَهُ
Kallā Bal Tuĥibbūna Al-`Ājilata 075-020 saas ma aha Ee waxaad Jeceshihiin Dadow tan soo Dagdagaysa (Adduunyada). كَلاَّ‌ بَلْ تُحِبّ‍‍ُ‍ونَ ‌الْعَاجِلَةَ
Wa Tadharūna Al-'Ākhirata 075-021 Waxaadna ka tagaysaan aakhiro. وَتَذَ‌ر‍ُ‍‌ونَ ‌الآ‍‍خِ‍رَةَ
Wujūhun Yawma'idhin Nāđiratun 075-022 Wajiyaal Maalintaas way ifi. وُج‍‍ُ‍وهٌ‌ يَوْمَئِذ‌ٍ‌ نَاضِ‍رَةٌ
'Ilá Rabbihā Nāžiratun 075-023 Eebeheedna way Eegi. إِلَى‌ ‌‍رَبِّهَا‌ نَاظِ‍رَةٌ
Wa Wujūhun Yawma'idhin Bāsiratun 075-024 Wajiyaalna Maalintaas way kaduudsami. وَ‌وُج‍‍ُ‍وهٌ‌ يَوْمَئِذ‌ٍ‌ بَاسِ‍رَةٌ
Tažunnu 'An Yuf`ala Bihā Fāqiratun 075-025 Waxayna hubtaa in lugu fali Balaayo. تَ‍ظُ‍‍نُّ ‌أَ‌نْ يُفْعَلَ بِهَا‌ فَاقِ‍رَةٌ
Kallā 'Idhā Balaghati At-Taqī 075-026 Saas ma aha ee markay naftu gaadho Duunta (Waqtiga Geerida). كَلاَّ‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ بَلَ‍‍غَ‍‍تِ ‌ال‍‍تَّ‍رَ‌اقِ‍‍ي
Wa Qīla Man ۜ Rāqin 075-027 Oo la Dhoho uaa ku tufi. وَ‍قِ‍‍ي‍‍لَ مَ‍‌‍نْ ۜ ‌‍رَ‌اقٍ
Wa Žanna 'Annahu Al-Firāqu 075-028 Oo uu Yaqiinsado inuu Dhiman. وَ‍ظَ‍‍نَّ ‌أَنَّ‍‍هُ ‌الْفِ‍رَ‌اقُ
Wa At-Taffati As-Sāqu Bis-Sāqi 075-029 Oo labada Dhudhun isku marmaan (sakaraad Dartiis). وَ‌الْتَفَّتِ ‌ال‍‍سّ‍‍َ‍اقُ بِ‍ال‍‍سَّاقِ
'Ilá Rabbika Yawma'idhin Al-Masāqu 075-030 Eebahaa Xaggiisaa la aadi. إِلَى‌ ‌‍رَبِّكَ يَوْمَئِذ‌‌ٍ‌الْمَسَاقُ
Falā Şaddaqa Wa Lā Şallá 075-031 Mase Rumaynin Gaalku Xaqa mana tukannin. فَلاَ‌ صَ‍‍دَّ‍‍قَ ‌وَلاَ‌ صَ‍‍لَّى
Wa Lakin Kadhdhaba Wa Tawallá 075-032 Laakiin wuu Beeniyay wuuna Jeedsaday. وَلَكِ‍‌‍نْ كَذَّبَ ‌وَتَوَلَّى
Thumma Dhahaba 'Ilá 'Ahlihi Yatamaţţá 075-033 Wuxuuna aaday Ehelkiisii isagoo kibirsan. ثُ‍‍مَّ ‌ذَهَبَ ‌إِلَ‍‍ى‌ ‌أَهْلِ‍‍هِ يَتَمَ‍‍ط‍‍ّ‍‍َى
'Awlá Laka Fa'awlá 075-034 Halaag Buuse Mutaa. أَ‌وْلَى‌ لَكَ فَأَ‌وْلَى
Thumma 'Awlá Laka Fa'awlá 075-035 Haddana Halaagbuu Mutaa. ثُ‍‍مَّ ‌أَ‌وْلَى‌ لَكَ فَأَ‌وْلَى
'Ayaĥsabu Al-'Insānu 'An Yutraka Sudan 075-036 Ma wuxuu u maleeyay Dadku in looga tagi Bilaash (Dan la'aan). أَيَحْسَبُ ‌الإِ‌ن‍‍س‍‍َ‍انُ ‌أَ‌نْ يُتْ‍رَكَ سُ‍‍د‌ىً
'Alam Yaku Nuţfatan Min Manīyin Yum 075-037 Miyuusan ahayn Dhibic mani ah oo la Dhibciyo. أَلَمْ يَكُ نُ‍‍طْ‍‍فَة ً‌ مِ‍‌‍نْ مَنِيٍّ‌ يُمْنَى
Thumma Kāna `Alaqatan Fakhalaqa Fasawwá 075-038 Markaas Noqoto xinjir oo Eebe Abuuro Ekeeyana. ثُ‍‍مَّ ك‍‍َ‍انَ عَلَ‍‍قَ‍‍ة‌ ً‌ فَ‍‍خَ‍‍لَ‍‍قَ فَسَوَّ‌ى
Faja`ala Minhu Az-Zawjayni Adh-Dhakara Wa Al-'Unthá 075-039 Kana yeelo Labadii Nooc lab iyo Dhaddig. فَجَعَلَ مِ‍‌‍نْ‍‍هُ ‌ال‍‍زَّ‌وْجَ‍‍يْ‍‍نِ ‌ال‍‍ذَّكَ‍رَ‌ ‌وَ‌الأُ‌ن‍‍ثَى
'Alaysa Dhālika Biqādirin `Alá 'An Yuĥyiya Al-Mawtá 075-040 Eebaha Saas kara miyuusan Awoodin inuu soo Nooleeyo wixii Dhintay. أَلَ‍‍يْ‍‍سَ ‌ذَلِكَ بِ‍‍قَ‍‍ا‌دِ‌ر‍ٍ‍‌ عَلَ‍‍ى‌ ‌أَ‌نْ يُحْيِيَ ‌الْمَوْتَى
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah