Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

73) Sūrat Al-Muzzammil

Printed format

73) سُورَة المُزَّمِّل

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Yā 'Ayyuhā Al-Muzzammilu 073-001 (Nabiga) Isduuduubayow. ي‍‍َ‍ا‌أَيُّهَا‌ ‌الْمُزَّمِّ‍‍لُ
Qumi Al-Layla 'Illā Qalīlāan 073-002 Istaag habeenka (Tuko) wax yar Mooyee. قُ‍‍مِ ‌ال‍‍لَّ‍‍يْ‍‍لَ ‌إِلاَّ‌ قَ‍‍لِيلاً
Nişfahu~ 'Aw Anquş Minhu Qalīlāan 073-003 Nuskiisa tuko ama ka nusqaami wax yar. نِصْ‍‍فَهُ~ُ ‌أَ‌وْ‌ ‌انْ‍‍‍‍قُ‍‍صْ مِ‍‌‍نْ‍‍هُ قَ‍‍لِيلاً
'Aw Zid `Alayhi Wa Rattili Al-Qur'āna Tartīlāan 073-004 Ama ka badiQuraanku u akhri si fiican. أَ‌وْ‌ ‌زِ‌دْ‌ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ ‌وَ‌‍رَتِّلِ ‌الْ‍‍قُ‍‍رْ‌آنَ تَرْتِيلاً
'Innā Sanulqī `Alayka Qawlāan Thaqīlāan 073-005 Annagaa Kugu Dakin Hadal Culus (wayne). إِنَّ‍‍ا‌ سَنُلْ‍‍قِ‍‍ي عَلَ‍‍يْ‍‍كَ قَ‍‍وْلا‌‌ ً‌ ثَ‍‍قِ‍‍يلاً
'Inna Nāshi'ata Al-Layli Hiya 'Ashaddu Waţ'āan Wa 'Aqwamu Qīlāan 073-006 Habeenka Saacadihiisa (oo la tukado) yaa ku daran khushuucda Aadna u toosan. إِنَّ نَاشِئَةَ ‌ال‍‍لَّ‍‍يْ‍‍لِ هِيَ ‌أَشَدُّ‌ ‌وَ‍طْ‍‍ئا‌ ً‌ ‌وَ‌أَ‍قْ‍‍وَمُ قِ‍‍يلاً
'Inna Laka Fī Aalnnahāri Sabĥāan Ţawīlāan 073-007 Maalintii waxaa kuu sugnaaday shaqa Dheer. إِنَّ لَكَ فِي ‌ا‍َ‍ل‍‍نَّ‍‍ه‍‍َ‍ا‌ر‍ِ‍‌ سَ‍‍بْ‍‍حا‌‌ ًطَ‍‍وِيلاً
Wa Adhkur Asma Rabbika Wa Tabattal 'Ilayhi Tabtīlāan 073-008 Magaca Eebana xus cibaadadiisana u go'. وَ‌ا‌ذْكُرْ‌ ‌اسْمَ ‌‍رَبِّكَ ‌وَتَبَتَّلْ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍هِ تَ‍‍بْ‍‍تِيلاً
Rabbu Al-Mashriqi Wa Al-Maghribi Lā 'Ilāha 'Illā Huwa Fa Attakhidh/hu Wa Kīlāan 073-009 Qorrax ka soobax iyo u Dhaeba Eebaa iska lehisaga Mooyee ilaah kalena ma jiro ee ka yeelo wakiil (la cuskado). رَبُّ ‌الْمَشْ‍‍رِ‍‍قِ ‌وَ‌الْمَ‍‍غْ‍‍رِبِ لاَ‌ ‌إِلَهَ ‌إِلاَّ‌ هُوَ‌ فَاتَّ‍‍خِ‍‍ذْهُ ‌وَكِيلاً
Wa Aşbir `Alá Mā Yaqūlūna Wa Ahjurhum Hajan Jamīlāan 073-010 kuna Samir waxay sheegi gaaladusi Quruxsanna uga hijroo (iskaga tag). وَ‌اصْ‍‍بِ‍‍رْ‌ عَلَى‌ مَا‌ يَ‍‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ ‌وَ‌اهْجُرْهُمْ هَ‍‍جْ‍‍ر‌ا‌‌ ً‌ جَمِيلاً
Wa Dharnī Wa Al-Mukadhdhibīna 'Ūlī An-Na`mati Wa Mahhilhum Qalīlāan 073-011 Isu kaanna daa aniga iyo kuwa Beeniyay xaqa ee Nicmaysan wax yarna Sug. وَ‌ذَ‌رْنِي ‌وَ‌الْمُكَذِّب‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌أ‍ُ‍‌ولِي ‌ال‍‍نَّ‍‍عْمَةِ ‌وَمَهِّلْهُمْ قَ‍‍لِيلاً
'Inna Ladaynā 'Ankālāan Wa Jaĥīmāan 073-012 Agtannada waxaa ah caddibaad iyo Naarta Jaxiimo. إِنَّ لَدَيْنَ‍‍ا‌ ‌أَ‌ن‍‍كَالا‌ ً‌ ‌وَجَحِيماً
Wa Ţa`āmāan Dhā Ghuşşatin Wa `Adhābāan 'Alīmāan 073-013 Iyo cunno lagu Margado iyo Cadaab daran. وَ‍طَ‍‍عَاما‌‌ ً‌ ‌ذَ‌ا‌ غُ‍‍صَّ‍‍ةٍ‌ ‌وَعَذَ‌اباً‌ ‌أَلِيماً
Yawma Tarjufu Al-'Arđu Wa Al-Jibālu Wa Kānati Al-Jibālu Kathībāan Mahīlāan 073-014 (waxay ku dhiei Arrintaasu) Maalinta Dhulka iyo Buuruhu GilgilanBuuruhuna ay noqon Tamuux socda. يَ‍‍وْمَ تَرْجُفُ ‌الأَ‌رْ‍ضُ ‌وَ‌الْجِب‍‍َ‍الُ ‌وَكَانَتِ ‌الْجِب‍‍َ‍الُ كَثِيبا‌ ً‌ مَهِيلاً
'Innā 'Arsalnā 'Ilaykum Rasūlāan Shāhidāan `Alaykum Kamā 'Arsalnā 'Ilá Fir`awna Rasūlāan 073-015 Annagaa idiin dirray Rasuul markhaati ahsidaan ugu dirray fircoonba Rasuul. إِنَّ‍‍ا‌ ‌أَ‌رْسَلْنَ‍‍ا‌ ‌إِلَيْكُمْ ‌‍رَسُولا‌‌ ً‌ شَاهِد‌اً‌ عَلَيْكُمْ كَمَ‍‍ا‌ ‌أَ‌رْسَلْنَ‍‍ا‌ ‌إِلَى‌ فِ‍‍رْعَ‍‍وْنَ ‌‍رَسُولاً
Fa`aşá Fir`awnu Ar-Rasūla Fa'akhadhnāhu 'Akhdhāan Wabīlāan 073-016 Fircoonna wuu Caasiyay Rasuulkii (Nabi Muuse). Firconna waxaan ku Qabannay qabasha Daran. فَعَ‍صَ‍‍ى‌ فِ‍‍رْعَ‍‍وْنُ ‌ال‍رَّس‍‍ُ‍ولَ فَأَ‍خَ‍‍ذْن‍‍َ‍اهُ ‌أَ‍خْ‍‍ذ‌ا‌ ً‌ ‌وَبِيلاً
Fakayfa Tattaqūna 'In Kafartum Yawmāan Yaj`alu Al-Wildāna Shībāan 073-017 Ee seebaad Gaalloy uga dhawrsanaysaan Caddibaadda Maalinta qiyaame ee carruurta Cirroole ka Yeeli Hadaad Gaalawdaan. فَكَ‍‍يْ‍‍فَ تَتَّ‍‍قُ‍‍ونَ ‌إِ‌نْ كَفَرْتُمْ يَوْما‌ ً‌ يَ‍‍جْ‍‍عَلُ ‌الْوِلْد‍َ‍‌انَ شِيباً
As-Samā'u Munfaţirun Bihi ۚ Kāna Wa`duhu Maf`ūlāan 073-018 Samaduna Maalintaas Darteed ay la Dildillaaci Balaanqaadka Eebana waa wax Dhici. ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءُ‌ مُ‍‌‍نْ‍‍فَ‍‍طِ‍‍ر‌ٌ‌ بِ‍‍هِ ۚ ك‍‍َ‍انَ ‌وَعْدُهُ مَفْعُولاً
'Inna Hadhihi Tadhkiratun ۖ Faman Shā'a Attakhadha 'Ilá Rabbihi Sabīlāan 073-019 Aayadahani Waa waano Ee Ruuxii Doona Eeba xaggiisa jid ha uga yeesho. إِنَّ هَذِهِ تَذْكِ‍رَة‌‍ٌۖ فَمَ‍‌‍نْ ش‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌اتَّ‍‍خَ‍‍ذَ‌ ‌إِلَى‌ ‌‍رَبِّ‍‍هِ سَبِيلاً
'Inna Rabbaka Ya`lamu 'Annaka Taqūmu 'Adná Min Thuluthayi Al-Layli Wa Nişfahu Wa Thuluthahu Wa Ţā'ifatun Mina Al-Ladhīna Ma`aka Wa ۚ Allāhu Yuqaddiru Al-Layla Wa An-Nahāra ۚ `Alima 'An Lan Tuĥşūhu Fatāba `Alaykum ۖqra'ū Mā Tayassara Mina Al-Qur'āni ۚ `Alima 'An Sayakūnu Minkum Marđá ۙ Wa 'Ākharūna Yađribūna Fī Al-'Arđi Yabtaghūna Min Fađli Allāhi ۙ Wa 'Ākharūna Yuqātilūna Fī Sabīli Allāhi ۖqra'ū Mā Tayassara Minhu ۚ Wa 'Aqīmū Aş-Şalāata Wa 'Ātū Az-Zakāata Wa 'Aqriđū Allaha Qarđāan Ĥasanāan ۚ Wa Mā Tuqaddimū Li'nfusikum Min Khayrin Tajidūhu `Inda Allāhi Huwa Khayan Wa 'A`žama 'Ajan ۚ Wa Astaghfirū Allaha ۖ 'Inna Allāha Ghafūrun Raĥīmun 073-020 Eebahaa wuxuu ogyahay Nabiyow inaad tukatid wax ka yar habeenka saddex Meelood laba iyo Badhkiis iyo saddex meelood meeliyo in koox ka mida kuwa kula jira ay tukatoEebana waa u qadaranyahay Habeenka iyo Maalintubawuxuuna Ogyahay inaydaan Koobi karinwuuna Idinka toobad aqbalay ee Akhriya wixii idiin Fududaada oo quraan ahwuxuu Eebe ogyahay inay idin ka mid Noqon kuwa Buka iyo kuwo safri iyagoo dooni Khayrka Eebe iyo kuwo u dagaallami Jidka Eebe ee akhriya wixii idiin Fududaada oo Quraan ahSalaaddana ooga Zakadana Bixiya Eebana wax wanaagsan daynsada Waxaad naftiinna u hormarsataan oo khayr ahna waxaad ka ogaandoontaan kana Heleysaan Eeba Agtiisa Isagoo khayr ah iyo Ajri waynee Eebe Dambi dhaaf waydiista waa Dambi Dhaafe Naxariiste. إِنَّ ‌‍رَبَّكَ يَعْلَمُ ‌أَنَّ‍‍كَ تَ‍‍قُ‍‍ومُ ‌أَ‌دْنَى‌ مِ‍‌‍نْ ثُلُثَيِ ‌ال‍‍لَّ‍‍يْ‍‍لِ ‌وَنِ‍‍صْ‍‍فَ‍‍هُ ‌وَثُلُثَ‍‍هُ ‌وَ‍طَ‍‍ائِفَةٌ‌ مِنَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ مَعَكَ ۚ ‌وَ‌اللَّهُ يُ‍‍قَ‍‍دِّ‌ر‍ُ‍‌ ‌ال‍‍لَّ‍‍يْ‍‍لَ ‌وَ‌ال‍‍نَّ‍‍ه‍‍َ‍ا‌‍رَۚ عَلِمَ ‌أَ‌نْ لَ‍‌‍نْ تُحْ‍‍صُ‍‍وهُ فَت‍‍َ‍ابَ عَلَيْكُمْ ۖ فَا‍قْ‍‍‍رَ‌ء‍ُ‍‌و‌ا‌ مَا‌ تَيَسَّ‍رَ‌ مِنَ ‌الْ‍‍قُ‍‍رْ‌آنِ ۚ عَلِمَ ‌أَ‌نْ سَيَك‍‍ُ‍ونُ مِ‍‌‍نْ‍‍كُمْ مَرْ‍ضَ‍‍ى‌ ۙ ‌وَ‌آ‍‍خَ‍‍ر‍ُ‍‌ونَ يَ‍‍ضْ‍‍رِب‍‍ُ‍ونَ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ يَ‍‍بْ‍‍تَ‍‍غُ‍‍ونَ مِ‍‌‍نْ فَ‍‍ضْ‍‍لِ ‌اللَّ‍‍هِ ۙ ‌وَ‌آ‍‍خَ‍‍ر‍ُ‍‌ونَ يُ‍‍قَ‍‍اتِل‍‍ُ‍ونَ فِي سَب‍‍ِ‍ي‍‍لِ ‌اللَّ‍‍هِ ۖ فَا‍قْ‍‍‍رَ‌ء‍ُ‍‌و‌ا‌ مَا‌ تَيَسَّ‍رَ‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُ ۚ ‌وَ‌أَ‍قِ‍‍يمُو‌ا‌ال‍‍صَّ‍‍لاَةَ ‌وَ‌آتُو‌ا‌ال‍‍زَّك‍‍َ‍اةَ ‌وَ‌أَ‍قْ‍‍رِ‍‍ضُ‍‍و‌ا‌اللَّ‍‍هَ قَ‍‍رْ‍ض‍‍اً‌ حَسَنا‌ ًۚ ‌وَمَا‌ تُ‍‍قَ‍‍دِّمُو‌ا‌ لِأ‌نْ‍‍فُسِكُمْ مِ‍‌‍نْ خَ‍‍يْ‍‍ر‌‌ٍ‌ تَجِد‍ُ‍‌وهُ عِ‍‌‍نْ‍‍دَ‌ ‌اللَّ‍‍هِ هُوَ‌ خَ‍‍يْر‌ا‌ ً‌ ‌وَ‌أَعْ‍‍ظَ‍‍مَ ‌أَجْ‍‍ر‌ا‌ ًۚ ‌وَ‌اسْتَ‍‍غْ‍‍فِرُ‌و‌ا‌اللَّ‍‍هَ ۖ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ غَ‍‍ف‍‍ُ‍و‌ر‌ٌ‌ ‌‍رَحِيمٌ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah