Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

67) Sūrat Al-Mulk

Printed format

67) سُورَة المُلك

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Tabāraka Al-Ladhī Biyadihi Al-Mulku Wa Huwa `Alá Kulli Shay'in Qadīrun 067-001 Waxaa barako badnaaday (oo weynaaday) Eebaha Xukunku awooddiisa ku jiro ee wax walbana kara. تَبَا‌‍رَكَ ‌الَّذِي بِيَدِهِ ‌الْمُلْكُ ‌وَهُوَ‌ عَلَى‌ كُلِّ شَ‍‍يْء‌‌ٍقَ‍‍دِيرٌ
Al-Ladhī Khalaqa Al-Mawta Wa Al-Ĥayāata Liyabluwakum 'Ayyukum 'Aĥsanu `Amalāan ۚ Wa Huwa Al-`Azīzu Al-Ghafūru 067-002 Eebaha abuuray geeri iyo nololbasi uu dadow idiin imtixaamo kiinna Camal fiicanEebana waa adkaade dambidhaafe ah. الَّذِي خَ‍‍لَ‍‍قَ ‌الْمَ‍‍وْتَ ‌وَ‌الْحَي‍‍َ‍اةَ لِيَ‍‍بْ‍‍لُوَكُمْ ‌أَيُّكُمْ ‌أَحْسَنُ عَمَلا‌ ًۚ ‌وَهُوَ‌ ‌الْعَز‍ِ‍ي‍‍زُ‌ ‌الْ‍‍غَ‍‍فُو‌رُ
Al-Ladhī Khalaqa Sab`a Samāwātin Ţibāqāan ۖ Mā Tará Fī Khalqi Ar-Raĥmāni Min Tafāwutin ۖ Fārji`i Al-Başara Hal Tará Min Fuţūrin 067-003 Eebe waa midka abuuray Toddobo Samo oo isdul saaran kuna arki maysid abuurka Eebaha Raxmaanka ah kala tagsanibal daymada celi inaad aragto wax dillaac ah. الَّذِي خَ‍‍لَ‍‍قَ سَ‍‍بْ‍‍عَ سَمَا‌و‍َ‍‌ات‌‍ٍطِ‍‍بَاق‍‍ا‌ ًۖ مَا‌ تَ‍رَ‌ى‌ فِي خَ‍‍لْ‍‍قِ ‌ال‍رَّحْمَنِ مِ‍‌‍نْ تَفَا‌وُت‌‍ٍۖ فَا‌رْجِعِ ‌الْبَ‍‍صَ‍رَ‌ هَلْ تَ‍رَ‌ى‌ مِ‍‌‍نْ فُ‍‍طُ‍‍و‌رٍ
Thumma Arji`i Al-Başara Karratayni Yanqalib 'Ilayka Al-Başaru Khāsi'āan Wa Huwa Ĥasīrun 067-004 Haddana celi daymada waxaa kugu soo noqon aragga oo dhiban daallanna. ثُ‍‍مَّ ‌ا‌رْجِعِ ‌الْبَ‍‍صَ‍رَ‌ كَ‍رَّتَ‍‍يْ‍‍نِ يَ‍‌‍ن‍‍قَ‍‍لِ‍‍بْ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍كَ ‌الْبَ‍‍صَ‍‍رُ‌ خَ‍‍اسِئا‌ ً‌ ‌وَهُوَ‌ حَسِيرٌ
Wa Laqad Zayyannā As-Samā'a Ad-Dunyā Bimaşābīĥa Wa Ja`alnāhā Rujūmāan Lilshshayāţīni ۖ Wa 'A`tadnā Lahum `Adhāba As-Sa`īri 067-005 Eebe wuxuu ku quxiyey Samada dhow Nalal (Xiddigaha) wuxuuna ka dhigay Xiddigahaas kuwo lagu gano ShayaadiintaWuxuuna Eebe u diyaariyay kuwaas Naarta Saciiro. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ ‌زَيَّ‍‍نَّ‍‍ا‌ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌ال‍‍دُّ‌نْ‍‍يَا‌ بِمَ‍‍صَ‍‍اب‍‍ِ‍ي‍‍حَ ‌وَجَعَلْنَاهَا‌ ‌رُجُوما‌ ً‌ لِلشَّيَاطِ‍‍ي‍‍نِ ۖ ‌وَ‌أَعْتَ‍‍دْنَا‌ لَهُمْ عَذ‍َ‍‌ابَ ‌ال‍‍سَّعِي‍‍رِ
Wa Lilladhīna Kafarū Birabbihim `Adhābu Jahannama ۖ Wa Bi'sa Al-Maşīru 067-006 Kuwa ka gaaloobay Eebahood waxaa u sugnaaday Caddibaadda Jhannamomeel loo ahaadana iyadaa u xun. وَلِلَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ بِ‍رَبِّهِمْ عَذ‍َ‍‌ابُ جَهَ‍‍نَّ‍‍مَ ۖ ‌وَبِئْسَ ‌الْمَ‍‍صِ‍‍يرُ
'Idhā 'Ulqū Fīhā Sami`ū Lahā Shahīqāan Wa Hiya Tafūru 067-007 Marka Gaalada lagu tuuro Naarta waxay ka maqli Cod xun oo daran iyadoo karaysa. إِ‌ذَ‌ا‌ ‌أُلْ‍‍قُ‍‍و‌ا‌ فِيهَا‌ سَمِعُو‌ا‌ لَهَا‌ شَهِي‍‍ق‍‍ا‌ ً‌ ‌وَهِيَ تَفُو‌رُ
Takādu Tamayyazu Mina Al-Ghayži ۖ Kullamā 'Ulqiya Fīhā Fawjun Sa'alahum Khazanatuhā 'Alam Ya'tikum Nadhīrun 067-008 waxay u dhawdahay inay Cadha daraadeed la kala dillaacdomarka Koox (Gaala ah) lagu ridaba waxaa warsada Malaa'igta Naarta ka shaqeysa iyagoo ku dhihi miyuusan idiin imaanin wax idiin diga. تَك‍‍َ‍ا‌دُ‌ تَمَيَّزُ‌ مِنَ ‌الْ‍‍غَ‍‍يْ‍‍ظِ ۖ كُلَّمَ‍‍ا‌ ‌أُلْ‍‍قِ‍‍يَ فِيهَا‌ فَ‍‍وْج‌‍ٌ‌ سَأَلَهُمْ خَ‍‍زَنَتُهَ‍‍ا‌ ‌أَلَمْ يَأْتِكُمْ نَذِيرٌ
Qālū Balá Qad Jā'anā Nadhīrun Fakadhdhabnā Wa Qulnā Mā Nazzala Allāhu Min Shay'in 'In 'Antum 'Illā Fī Đalālin Kabīrin 067-009 Waxayna ugu jawaabi waa noo yimid wax noo diga waanse beeninayannagoo leh ma soo dejinin Eebe waxbaidinkuna waxaad ku sugan tihiin baadi weyn. قَ‍‍الُو‌ا‌ بَلَى‌ قَ‍‍دْ‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَنَا‌ نَذ‍ِ‍ي‍‍ر‌‌ٌ‌ فَكَذَّبْ‍‍نَا‌ ‌وَ‍قُ‍‍لْنَا‌ مَا‌ نَزَّلَ ‌اللَّ‍‍هُ مِ‍‌‍نْ شَ‍‍يْء‌‌ٍ‌ ‌إِ‌نْ ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ ‌إِلاَّ‌ فِي ضَ‍‍لاَل‌‍ٍ‌ كَبِي‍‍ر‍ٍ‍
Wa Qālū Law Kunnā Nasma`u 'Aw Na`qilu Mā Kunnā Fī 'Aşĥābi As-Sa`īri 067-010 Gaaladii waxay dhaheen haddaan wax maqlaynno ama aan wax kasayno Naarta Saciiro ehelkeeda ma aanaan noqoneen. وَ‍قَ‍‍الُو‌ا‌ لَوْ‌ كُ‍‍نَّ‍‍ا‌ نَسْمَعُ ‌أَ‌وْ‌ نَعْ‍‍قِ‍‍لُ مَا‌ كُ‍‍نَّ‍‍ا‌ فِ‍‍ي ‌أَ‍صْ‍‍ح‍‍َ‍ابِ ‌ال‍‍سَّعِي‍‍رِ
Fā`tarafū Bidhanbihim Fasuĥqāan Li'şĥābi As-Sa`īri 067-011 Waxay kirteen (Gaaladu) dambigoodii waxaana u sugnaatay fogaansho Naarta Saciiro ehelkeeda. فَاعْتَ‍رَفُو‌ا‌ بِذَ‌نْ‍‍بِهِمْ فَسُحْ‍‍ق‍‍ا‌ ً‌ لِأصْ‍‍ح‍‍َ‍ابِ ‌ال‍‍سَّعِي‍‍رِ
'Inna Al-Ladhīna Yakhshawna Rabbahum Bil-Ghaybi Lahum Maghfiratun Wa 'Ajrun Kabīrun 067-012 Kuwa Eebe ka yaaba iyagoon la arkaynin (Eebe mooyee) waxaa u sugnaaday dambi dhaaf iyo ajri weyn. إِنَّ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يَ‍‍خْ‍‍شَ‍‍وْنَ ‌‍رَبَّهُمْ بِ‍الْ‍‍غَ‍‍يْ‍‍بِ لَهُمْ مَ‍‍غْ‍‍فِ‍رَةٌ‌ ‌وَ‌أَجْ‍‍ر‌‌ٌ‌ كَبِيرٌ
Wa 'AsirQawlakum 'Aw Ajharū Bihi~ ۖ 'Innahu `Alīmun Bidhāti Aş-Şudūri 067-013 Ama hadalka hoos dhiga dadow ama kor u qaada Eebe waa ogyahay waxa laabta ku jira. وَ‌أَسِ‍‍ر‍ّ‍ُ‌و‌اقَ‍‍وْلَكُمْ ‌أَ‌وْ‌ ‌اجْ‍‍هَرُ‌و‌ا‌ بِهِ ۖ ‌إِنَّ‍‍هُ عَل‍‍ِ‍ي‍‍م‌‍ٌ‌ بِذ‍َ‍‌اتِ ‌ال‍‍صُّ‍‍دُ‌و‌رِ
'Alā Ya`lamu Man Khalaqa Wa Huwa Al-Laţīfu Al-Khabīru 067-014 Ma waxaan wax ogeyn Eebaha wax walba abuuray ee wax walba daalacan. أَلاَ‌ يَعْلَمُ مَ‍‌‍نْ خَ‍‍لَ‍‍قَ ‌وَهُوَ‌ ‌ال‍‍لَّ‍‍طِ‍‍ي‍‍فُ ‌الْ‍‍خَ‍‍بِيرُ
Huwa Al-Ladhī Ja`ala Lakumu Al-'Arđa Dhalūlāanmshū Fī Manākibihā Wa Kulū Min Rizqihi ۖ Wa 'Ilayhi An-Nushūru 067-015 Eebe waa kan Dhulka ka dhigay mid laylan ee ku socda Waddooyinkiisa kana Cuna Quudkiisa Eebaana Dadku loo soo kulmin (Qiyaamada). هُوَ‌ ‌الَّذِي جَعَلَ لَكُمُ ‌الأَ‌رْ‍ضَ ‌ذَلُولا‌‌ ً‌ فَامْشُو‌ا‌ فِي مَنَاكِبِهَا‌ ‌وَكُلُو‌ا‌ مِ‍‌‍نْ ‌رِ‌زْ‍قِ‍‍هِ ۖ ‌وَ‌إِلَ‍‍يْ‍‍هِ ‌ال‍‍نُّ‍‍شُو‌رُ
'A'amintum Man As-Samā'i 'An Yakhsifa Bikumu Al-'Arđa Fa'idhā Hiya Tamūru 067-016 Miyaad ka aamin noqoteen Eebaha Sare inuu Dhulka idin la gooyoayna idinla dhaqdhaqaaqdo. أَ‌أَمِ‍‌‍ن‍‍تُمْ مَ‍‌‍نْ فِي ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءِ‌ ‌أَ‌نْ يَ‍‍خْ‍‍سِفَ بِكُمُ ‌الأَ‌رْ‍ضَ فَإِ‌ذَ‌ا‌ هِيَ تَمُو‌رُ
'Am 'Amintum Man As-Samā'i 'An Yursila `Alaykum Ĥāşibāan ۖ Fasata`lamūna Kayfa Nadhīri 067-017 Miyaadse ka aamin noqoteen Eebaha Sare inuu Dhagaxyo Naar ah idinku soo daadiyowaad ogaan doontaan digiinta Eebe Cidhibteeda. أَمْ ‌أَمِ‍‌‍ن‍‍تُمْ مَ‍‌‍نْ فِي ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءِ‌ ‌أَ‌نْ يُرْسِلَ عَلَيْكُمْ حَاصِ‍‍با‌‌ ًۖ فَسَتَعْلَم‍‍ُ‍ونَ كَ‍‍يْ‍‍فَ نَذِي‍‍رِ
Wa Laqad Kadhdhaba Al-Ladhīna Min Qablihim Fakayfa Kāna Nakīri 067-018 Waxaa Eebe beeniyey Gaaladii (reer Makaad) ka horreeyeysidayse ahayd Ciqaabti Eebe. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ كَذَّبَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِهِمْ فَكَ‍‍يْ‍‍فَ ك‍‍َ‍انَ نَكِي‍‍رِ
'Awalam Yaraw 'Ilá Aţ-Ţayri Fawqahum Şāffātin Wa Yaqbiđna ۚ Mā Yumsikuhunna 'Illā Ar-Raĥmānu ۚ 'Innahu Bikulli Shay'in Başīrun 067-019 Miyeyna dadku arkaynin Shimbirka korkooda ah marna baalka fidin marna laabi wax haya oon Eebaha Raxmaan ahayna uusan jirinEebana wax walba wuu arkaa. أَ‌وَلَمْ يَ‍رَ‌وْ‌ا‌ ‌إِلَى‌ ‌ال‍‍طَّ‍‍يْ‍‍ر‍ِ‍‌ فَوْ‍قَ‍‍هُمْ صَ‍‍افّ‍‍َ‍اتٍ‌ ‌وَيَ‍‍قْ‍‍بِ‍‍ضْ‍‍نَ ۚ مَا‌ يُمْسِكُهُ‍‍نَّ ‌إِلاَّ‌ ‌ال‍رَّحْمَنُ ۚ ‌إِنَّ‍‍هُ بِكُلِّ شَ‍‍يْء‌ٍ‌ بَ‍‍صِ‍‍يرٌ
'Amman Hādhā Al-Ladhī Huwa Jundun Lakum Yanşurukum Min Dūni Ar-Raĥmāni ۚ 'Ini Al-Kāfirūna 'Illā Fī Ghurūrin 067-020 Waa kuma Gargaaraha Eebaha Raxmaan ah ka soo hadhay ee u gaargaari GaaladaGaaladu waxay ku sugan yihiin kadsoomid. أَمَّ‍‍‌‍نْ هَذَ‌ا‌ ‌الَّذِي هُوَ‌ جُ‍‌‍ن‍‍د‌ٌ‌ لَكُمْ يَ‍‌‍ن‍‍صُ‍‍رُكُمْ مِ‍‌‍نْ ‌د‍ُ‍‌ونِ ‌ال‍رَّحْمَنِ ۚ ‌إِنِ ‌الْكَافِر‍ُ‍‌ونَ ‌إِلاَّ‌ فِي غُ‍‍رُ‌و‌رٍ
'Amman Hādhā Al-Ladhī Yarzuqukum 'In 'Amsaka Rizqahu ۚ Bal Lajjū Fī `Utūwin Wa Nufūrin 067-021 Waa kuma kan wax quudiya haddii Eebe haysto RisqigiisaGaaladu waxay ku Madax adaygeen isla weyni iyo Xaq diidnimo. أَمَّ‍‍‌‍نْ هَذَ‌ا‌ ‌الَّذِي يَرْ‌زُ‍قُ‍‍كُمْ ‌إِ‌نْ ‌أَمْسَكَ ‌رِ‌زْ‍قَ‍‍هُ ۚ بَلْ لَجُّو‌ا‌ فِي عُتُوّ‌ٍ‌ ‌وَنُفُو‌رٍ
'Afaman Yamshī Mukibbāan `Alá Wajhihi~ 'Ahdá 'Amman Yamshī Sawīyāan `Alá Şirāţin Mustaqīmin 067-022 Midkee wanaagsan Ruux Wajiga k socda iyo mid si toosan oo siman Wadda Toosan ugu socda. أَفَمَ‍‌‍نْ يَمْشِي مُكِبّاً‌ عَلَى‌ ‌وَجْ‍‍هِهِ ‌أَهْدَ‌ى‌ ‌أَمَّ‍‍‌‍نْ يَمْشِي سَوِيّاً‌ عَلَى‌ صِ‍رَ‍‌اطٍ‌ مُسْتَ‍‍قِ‍‍يمٍ
Qul Huwa Al-Ladhī 'Ansha'akum Wa Ja`ala Lakumu As-Sam`a Wa Al-'Abşāra Wa Al-'Af'idata ۖ Qalīlāan Mā Tashkurūna 067-023 Dheh Nabiyow Eebe waa midka Dadkow idin ahaysiiyeyMaqal iyo Arag iyo Caqlina idiin yeelaywax yar baadse Eebe ku shukridaan. قُ‍‍لْ هُوَ‌ ‌الَّذِي ‌أَ‌ن‍‍شَأَكُمْ ‌وَجَعَلَ لَكُمُ ‌ال‍‍سَّمْعَ ‌وَ‌الأَبْ‍‍‍‍صَ‍‍ا‌‍رَ‌ ‌وَ‌الأَفْئِدَةَ ۖ قَ‍‍لِيلا‌ ً‌ مَا‌ تَشْكُرُ‌ونَ
Qul Huwa Al-Ladhī Dhara'akum Al-'Arđi Wa 'Ilayhi Tuĥsharūna 067-024 Dheh Eebe waa midka dadkow Dhulka idinku beeray isagaana (Qiyaamada) loo soo kulmin doona Dadka. قُ‍‍لْ هُوَ‌ ‌الَّذِي ‌ذَ‌‍رَ‌أَكُمْ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌وَ‌إِلَ‍‍يْ‍‍هِ تُحْشَرُ‌ونَ
Wa Yaqūlūna Matá Hādhā Al-Wa`du 'In Kuntum Şādiqīna 067-025 Waxay dhihi Gaaladu waa goorma Waqtiguu dhici waxa naloogu gooddin haddaad run sheegaysaan. وَيَ‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ مَتَى‌ هَذَ‌ا‌ ‌الْوَعْدُ‌ ‌إِ‌نْ كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ صَ‍‍ا‌دِقِ‍‍ينَ
Qul 'Innamā Al-`Ilmu `Inda Allāhi Wa 'Innamā 'Anā Nadhīrun Mubīnun 067-026 Dheh Eebaa og goortaaswaxaanse ahay Anigu u dige Cad (muuqda). قُ‍‍لْ ‌إِنَّ‍‍مَا‌ ‌الْعِلْمُ عِ‍‌‍نْ‍‍دَ‌ ‌اللَّ‍‍هِ ‌وَ‌إِنَّ‍‍مَ‍‍ا‌ ‌أَنَا‌ نَذ‍ِ‍ي‍‍ر‌ٌ‌ مُبِينٌ
Falammā Ra'awhu Zulfatan Sī'at Wujūhu Al-Ladhīna Kafarū Wa Qīla Hādhā Al-Ladhī Kuntum Bihi Tadda`ūna 067-027 Markaysa Gaaladu Naarta oo u dhow arkaan waxaa xumaan oo doorsoomi Wajiga Gaaladawaxaana lagu dhihi waaka Cadibaaddii aad ddonayseen (dedejisanayseen). فَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ ‌‍رَ‌أَ‌وْهُ ‌زُلْفَة‌ ً‌ س‍‍ِ‍ي‍‍ئَتْ ‌وُج‍‍ُ‍وهُ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ ‌وَ‍قِ‍‍ي‍‍لَ هَذَ‌ا‌ ‌الَّذِي كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ بِ‍‍هِ تَدَّعُونَ
Qul 'Ara'aytum 'In 'Ahlakaniya Allāhu Wa Man Ma`iya 'Aw Raĥimanā Faman Yujīru Al-Kāfirīna Min `Adhābin 'Alīmin 067-028 Dheh balse ka warrama haddii Eebe aniga (Nabiga) iyo inta ila jirta uu halligo ama u naxariisto yaa Gaalo ka korin Caddibaad daran. قُ‍‍لْ ‌أَ‌‍رَ‌أَيْتُمْ ‌إِ‌نْ ‌أَهْلَكَنِيَ ‌اللَّ‍‍هُ ‌وَمَ‍‌‍نْ مَعِيَ ‌أَ‌وْ‌ ‌‍رَحِمَنَا‌ فَمَ‍‌‍نْ يُج‍‍ِ‍ي‍‍رُ‌ ‌الْكَافِ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍نَ مِ‍‌‍نْ عَذ‍َ‍‌ابٍ ‌أَلِيمٍ
Qul Huwa Ar-Raĥmānu 'Āmannā Bihi Wa `Alayhi Tawakkalnā ۖ Fasata`lamūna Man Huwa Fī Đalālin Mubīnin 067-029 Dheh Eebe waa Raxmaan waana rumaynaywaana Tala saaranaywaadse ogaan doontaan (Gaalooy) Cidda Baadi Cad ku sugan. قُ‍‍لْ هُوَ‌ ‌ال‍رَّحْمَنُ ‌آمَ‍‍نَّ‍‍ا‌ بِ‍‍هِ ‌وَعَلَ‍‍يْ‍‍هِ تَوَكَّلْنَا‌ ۖ فَسَتَعْلَم‍‍ُ‍ونَ مَ‍‌‍نْ هُوَ‌ فِي ضَ‍‍لاَلٍ‌ مُبِينٍ
Qul 'Ara'aytum 'In 'Aşbaĥa Mā'uukum Ghawan Faman Ya'tīkum Bimā'in Ma`īnin 067-030 Dheh balse Warrama hadday Biyuhu Dhulka ku gudhaan yaa idin siin Biya durduri (ma jiro Eebe waxaan ahayn). قُ‍‍لْ ‌أَ‌‍رَ‌أَيْتُمْ ‌إِ‌نْ ‌أَ‍صْ‍‍بَحَ م‍‍َ‍ا‌ؤُكُمْ غَ‍‍وْ‌ر‌ا‌‌ ً‌ فَمَ‍‌‍نْ يَأْتِيكُمْ بِم‍‍َ‍ا‌ء‌ٍ‌ مَعِينٍ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah