Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

64) Sūrat At-Taghābun

Printed format

64) سُورَة التَّغَابُن

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Yusabbiĥu Lillāh Mā Fī As-Samāwāti Wa Mā Fī Al-'Arđi ۖ Lahu Al-Mulku Wa Lahu Al-Ĥamdu ۖ Wa Huwa `Alá Kulli Shay'in Qadīrun 064-001 Waxaa Eebe nasaha (weyneeya) waxa Samaawaatka (Cirka) iyo Dhulka ku sugan awood iyo mahadbana Eebaa iska lehwax walbana isagaa kara. يُسَبِّحُ لِلَّهِ مَا‌ فِي ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَمَا‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ۖ لَهُ ‌الْمُلْكُ ‌وَلَهُ ‌الْحَمْدُ‌ ۖ ‌وَهُوَ‌ عَلَى‌ كُلِّ شَ‍‍يْء‌‌ٍقَ‍‍دِيرٌ
Huwa Al-Ladhī Khalaqakum Faminkum Kāfirun Wa Minkum Mu'uminun Wa ۚ Allāhu Bimā Ta`malūna Başīrun 064-002 Eebe waa kan idin anbuuray qaarkiinna gaaluu noqdayqaarkiinna Mu'miniinEebana waxaad Camal falaysan waa arkaa. هُوَ‌ ‌الَّذِي خَ‍‍لَ‍‍قَ‍‍كُمْ فَمِ‍‌‍نْ‍‍كُمْ كَافِر‌ٌ‌ ‌وَمِ‍‌‍نْ‍‍كُمْ مُؤْمِنٌۚ ‌وَ‌اللَّهُ بِمَا‌ تَعْمَل‍‍ُ‍ونَ بَ‍‍صِ‍‍يرٌ
Khalaqa As-Samāwāti Wa Al-'Arđa Bil-Ĥaqqi Wa Şawwarakum Fa'aĥsana Şuwarakum ۖ Wa 'Ilayhi Al-Maşīru 064-003 Samaawaatka (Cirka) iyo Dhulkaba wuxuu Eebe u abuuray si xaq ahwuuna idin sawiray Eebedadoow suuraddiinana wuu wanaagjiyeyisagaana loo noqon (Ahkhiro). خَ‍‍لَ‍قَ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضَ بِ‍الْحَ‍‍قِّ ‌وَ‍صَ‍‍وَّ‌‍رَكُمْ فَأَحْسَنَ صُ‍‍وَ‌‍رَكُمْ ۖ ‌وَ‌إِلَ‍‍يْ‍‍هِ ‌الْمَ‍‍صِ‍‍يرُ
Ya`lamu Mā Fī As-Samāwāti Wa Al-'Arđi Wa Ya`lamu Mā Tusirrūna Wa Mā Tu`linūna Wa ۚ Allāhu `Alīmun Bidhāti Aş-Şudūri 064-004 Wuxuu ogyahay waxa samaawaatka (Cirka) iyo Dhulka ku suganwuxuuna ogyahay waxaad qarinaysaan iyo waxaad muujinaysaanEebana waa ogyahay waxa laabta (Qalbiga) ku jira. يَعْلَمُ مَا‌ فِي ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌وَيَعْلَمُ مَا‌ تُسِ‍‍ر‍ّ‍‍ُ‍‌ونَ ‌وَمَا‌ تُعْلِن‍‍ُ‍ونَ ۚ ‌وَ‌اللَّهُ عَل‍‍ِ‍ي‍‍م‌‍ٌ‌ بِذ‍َ‍‌اتِ ‌ال‍‍صُّ‍‍دُ‌و‌رِ
'Alam Ya'tikum Naba'u Al-Ladhīna Kafarū Min Qablu Fadhāqū Wabāla 'Amrihim Wa Lahum `Adhābun 'Alīmun 064-005 Miyuuna idin soo gaarin warkii kuwii gaaloobay ee horreeyeywaxay dhadhamiyeen xumaantii camalkoodiiwaxaana u sugnaaday caddibaad daran. أَلَمْ يَأْتِكُمْ نَبَأُ‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لُ فَذَ‌اقُ‍‍و‌ا‌ ‌وَب‍‍َ‍الَ ‌أَمْ‍‍رِهِمْ ‌وَلَهُمْ عَذ‍َ‍‌ابٌ ‌أَلِيمٌ
Dhālika Bi'annahu Kānat Ta'tīhim Rusuluhum Bil-Bayyināti Faqālū 'Abasharun Yahdūnanā Fakafarū Wa Tawallaw ۚ Wa Astagh Allāhu Wa ۚ Allāhu Ghanīyun Ĥamīdun 064-006 Arrintaas waxaa ugu wacan in Rasuullo ula yimaadeen xujooyin ayna dheheen (Gaaladii) ma dadbaa na hanuunin ayna gaaloobeen oo jeedsadeeniskana deeqtoonaysiiyeen (weynaysiiyeen) EebeEebana waa midka hodanka ah lana mahadiyo. ذَلِكَ بِأَنَّ‍‍هُ كَانَتْ تَأْتِيهِمْ ‌رُسُلُهُمْ بِ‍الْبَيِّن‍‍َ‍اتِ فَ‍‍قَ‍‍الُ‍‍و‌ا‌ ‌أَبَشَر‌ٌ‌ يَهْدُ‌ونَنَا‌ فَكَفَرُ‌و‌ا‌ ‌وَتَوَلَّوْ‌ا‌ ۚ ‌وَ‌اسْتَ‍‍غْ‍‍نَى‌ ‌اللَّ‍‍هُ ۚ ‌وَ‌اللَّهُ غَ‍‍نِيٌّ حَمِيدٌ
Za`ama Al-Ladhīna Kafarū 'An Lan Yub`athū ۚ Qul Balá Wa Rabbī Latub`athunna Thumma Latunabba'uunna Bimā `Amiltum ۚ Wa Dhalika `Alá Allāhi Yasīrun 064-007 Waxay sheegeen kuwii gaaloobay inaan la soo bixinayninwaxaad dhahdaa saas ma ahaEebaa wuxuu ku dhaartay in la idin soo bixin laydinkana warrami waxaad camal fasheentaasina waa u fududahay Eebe. زَعَمَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ ‌أَ‌نْ لَ‍‌‍نْ يُ‍‍بْ‍‍عَثُو‌اۚ قُ‍‍لْ بَلَى‌ ‌وَ‌‍رَبِّي لَتُ‍‍بْ‍‍عَثُ‍‍نَّ ثُ‍‍مَّ لَتُنَبَّؤُنَّ بِمَا‌ عَمِلْتُمْ ۚ ‌وَ‌ذَلِكَ عَلَى‌ ‌اللَّ‍‍هِ يَسِيرٌ
Fa'āminū Billāhi Wa Rasūlihi Wa An-Nūri Al-Ladhī 'Anzalnā Wa ۚ Allāhu Bimā Ta`malūna Khabīrun 064-008 Ee rumeeya Eebe iyo Rasuulkiisa iyo nuurka Eebe soo dejiyey (Quraanka) Eebana waxaad camal falaysaan waa ogyahay. فَآمِنُو‌ا‌ بِ‍اللَّ‍‍هِ ‌وَ‌‍رَسُولِ‍‍هِ ‌وَ‌ال‍‍نّ‍‍ُ‍و‌ر‍ِ‍‌ ‌الَّذِي ‌أَ‌ن‍‍زَلْنَا‌ ۚ ‌وَ‌اللَّهُ بِمَا‌ تَعْمَل‍‍ُ‍ونَ خَ‍‍بِيرٌ
Yawma Yajma`ukum Liyawmi Al-Jam`i ۖ Dhālika Yawmu At-Taghābuni ۗ Wa Man Yu'umin Billāhi Wa Ya`mal Şāliĥāan Yukaffir `Anhu Sayyi'ātihi Wa Yudkhilhu Jannātin Tajrī Min Taĥtihā Al-'Anhāru Khālidīna Fīhā 'Abadāan ۚ Dhālika Al-Fawzu Al-`Ažīmu 064-009 Maalinta qiyaamada ee Ilaahay idin soo kulmin waa maalin kadoruuxiise Ilaah rumeeya camal wanaagsanna fala Eebe xumaantiisa (dambigiisa) wuu asturiwuxuuna galin Janooyin ay dhex dureeraan Wabiyaal way kuna waaraan waligoodtaasina waa liibaan weyn. يَ‍‍وْمَ يَ‍‍جْ‍‍مَعُكُمْ لِيَ‍‍وْمِ ‌الْجَمْعِ ۖ ‌ذَلِكَ يَ‍‍وْمُ ‌ال‍‍تَّ‍‍غَ‍‍ابُنِ ۗ ‌وَمَ‍‌‍نْ يُؤْمِ‍‌‍نْ بِ‍اللَّ‍‍هِ ‌وَيَعْمَلْ صَ‍‍الِحا‌ ً‌ يُكَفِّ‍‍رْ‌ عَ‍‌‍نْ‍‍هُ سَيِّئ‍‍َ‍‍اتِ‍‍هِ ‌وَيُ‍‍دْ‍‍خِ‍‍لْهُ جَ‍‍نّ‍‍َ‍ات‌‍ٍ‌ تَ‍‍جْ‍‍رِي مِ‍‌‍نْ تَحْتِهَا‌ ‌الأَ‌نْ‍‍ه‍‍َ‍ا‌رُ‌ خَ‍‍الِد‍ِ‍ي‍‍نَ فِيهَ‍‍ا‌ ‌أَبَد‌ا‌‌ ًۚ ‌ذَلِكَ ‌الْفَ‍‍وْ‌زُ‌ ‌الْعَ‍‍ظِ‍‍يمُ
Wa Al-Ladhīna Kafarū Wa Kadhdhabū Bi'āyātinā 'Ūlā'ika 'Aşĥābu An-Nāri Khālidīna Fīhā ۖ Wa Bi'sa Al-Maşīru 064-010 kuwa gaaloobayse beeniyeyna Aayaadka Eebe waa kuwa Ahlu Naar ah waxayna ku waari dhexdeedameel loo ahaadana iyadaa u xun. وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ ‌وَكَذَّبُو‌ا‌ بِآيَاتِنَ‍‍ا‌ ‌أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ ‌أَ‍صْ‍‍ح‍‍َ‍ابُ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍ا‌ر‍ِ‍‌ خَ‍‍الِد‍ِ‍ي‍‍نَ فِيهَا‌ ۖ ‌وَبِئْسَ ‌الْمَ‍‍صِ‍‍يرُ
Mā 'Aşāba Min Muşībatin 'Illā Bi'idhni Allāhi ۗ Wa Man Yu'umin Billāhi Yahdi Qalbahu Wa ۚ Allāhu Bikulli Shay'in `Alīmun 064-011 Wixii Musiiba ah (dhib ah) oo dhaca waa idinka Eeberuuxiise Eebe rumeeya waxaa hanuuni (oo xasili) qalbigiisaEebana wax walba waa ogyahay. مَ‍‍ا‌ ‌أَ‍صَ‍‍ابَ مِ‍‌‍نْ مُ‍‍صِ‍‍يبَة‌‍ٍ‌ ‌إِلاَّ‌ بِإِ‌ذْنِ ‌اللَّ‍‍هِ ۗ ‌وَمَ‍‌‍نْ يُؤْمِ‍‌‍نْ بِ‍اللَّ‍‍هِ يَهْدِ‌ قَ‍‍لْبَ‍‍هُ ۚ ‌وَ‌اللَّهُ بِكُلِّ شَ‍‍يْءٍ‌ عَلِيمٌ
Wa 'Aţī`ū Allaha Wa 'Aţī`ū Ar-Rasūla ۚ Fa'in Tawallaytum Fa'innamā `Alá Rasūlinā Al-Balāghu Al-Mubīnu 064-012 Eebe adeeca Rasuulkiisana adeecahaddaadse jeedsataan (xaqa diidaan) waxaa Rasuulka saaran uun inuu si cad wax u gaargiiyo. وَ‌أَ‍طِ‍‍يعُو‌ا‌اللَّ‍‍هَ ‌وَ‌أَ‍طِ‍‍يعُو‌ا‌ال‍رَّس‍‍ُ‍ولَ ۚ فَإِ‌نْ تَوَلَّيْتُمْ فَإِنَّ‍‍مَا‌ عَلَى‌ ‌‍رَسُولِنَا‌ ‌الْبَلاَ‍‍غُ ‌الْمُبِينُ
Al-Lahu Lā 'Ilāha 'Illā Huwa ۚ Wa `Alá Allāhi Falyatawakkali Al-Mu'uminūna 064-013 Eebe mooyee Ilaah kale ma jiroisaga uunna ha tala saarteen Mu'miniintu. اللَّهُ لاَ‌ ‌إِلَهَ ‌إِلاَّ‌ هُوَ‌ ۚ ‌وَعَلَى‌ ‌اللَّ‍‍هِ فَلْيَتَوَكَّلِ ‌الْمُؤْمِنُونَ
Yā 'Ayyuhā Al-Ladhīna 'Āmanū 'Inna Min 'Azwājikum Wa 'Awlādikum `Adūwāan Lakum Fāĥdharūhum ۚ Wa 'In Ta`fū Wa Taşfaĥū Wa Taghfirū Fa'inna Allāha Ghafūrun Raĥīmun 064-014 Kuwa xaqa rumeeyow Haweenkiinna iyo Caruurtiina waxaa ka mid ah kuwo Col idiin ah ee ka digtoonaadahaddaadse iska cafidaan saamaxdaanna Eebe waa dambi dhaafe naxariiste ah. ي‍‍َ‍ا‌أَيُّهَا‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُ‍‍و‌ا‌ ‌إِنَّ مِ‍‌‍نْ ‌أَ‌زْ‌وَ‌اجِكُمْ ‌وَ‌أَ‌وْلاَ‌دِكُمْ عَدُ‌وّ‌ا‌ ً‌ لَكُمْ فَاحْذَ‌رُ‌وهُمْ ‌وَ‌إِ‌نْ ۚ تَعْفُو‌ا‌ ‌وَتَ‍‍صْ‍‍فَحُو‌ا‌ ‌وَتَ‍‍غْ‍‍فِرُ‌و‌ا‌ فَإِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ غَ‍‍ف‍‍ُ‍و‌ر‌ٌ‌ ‌‍رَحِيمٌ
'Innamā 'Amwālukum Wa 'Awlādukum Fitnatun Wa ۚ Allāhu `Indahu~ 'Ajrun `Ažīmun 064-015 Xoolihiinnu iyo Caruurtiinnu waa uun fidno (ibtilo) Eebe agtiisaase ajir weyn (ku sugan yahay). إِنَّ‍‍مَ‍‍ا‌ ‌أَمْوَ‌الُكُمْ ‌وَ‌أَ‌وْلاَ‌دُكُمْ فِتْنَةٌۚ ‌وَ‌اللَّهُ عِ‍‌‍نْ‍‍دَهُ~ُ ‌أَجْ‍‍رٌ‌ عَ‍‍ظِ‍‍يمٌ
Fāttaqū Allaha Mā Astaţa`tum Wa Asma`ū Wa 'Aţī`ū Wa 'Anfiqū Khayan Li'nfusikum ۗ Wa Man Yūqa Shuĥĥa Nafsihi Fa'ūlā'ika Humu Al-Mufliĥūna 064-016 Eebe ka dhawrsada intaad kartaanmaqla oo adeecana (weyneeya)waxna baxsadaruuxii laga dhawro bakhaylnimada naftiisa waa liibaanay. فَاتَّ‍‍قُ‍‍و‌ا‌اللَّ‍‍هَ مَا‌ ‌اسْتَ‍‍طَ‍‍عْتُمْ ‌وَ‌اسْمَعُو‌ا‌ ‌وَ‌أَ‍طِ‍‍يعُو‌ا‌ ‌وَ‌أَ‌ن‍‍فِ‍‍قُ‍‍و‌اخَ‍‍يْر‌ا‌ ً‌ لِأ‌نْ‍‍فُسِكُمْ ۗ ‌وَمَ‍‌‍نْ ي‍‍ُ‍و‍قَ شُحَّ نَفْسِ‍‍هِ فَأ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ هُمُ ‌الْمُفْلِحُونَ
'In Tuqriđū Allaha Qarđāan Ĥasanāan Yuđā`ifhu Lakum Wa Yaghfir Lakum Wa ۚ Allāhu Shakūrun Ĥalīmun 064-017 haddaad Eebe amaah fiican amaahsataan (wax sadaqaysataan) Eebe waa idiin laab laabidambigiinana wuu dhaafiEebana waa kan la mahadiyo ee ee dusha san. إِ‌نْ تُ‍‍قْ‍‍رِ‍‍ضُ‍‍و‌ا‌اللَّ‍‍هَ قَ‍‍رْ‍ض‍‍اً‌ حَسَنا‌ ً‌ يُ‍‍ضَ‍‍اعِفْهُ لَكُمْ ‌وَيَ‍‍غْ‍‍فِ‍‍رْ‌ لَكُمْ ۚ ‌وَ‌اللَّهُ شَك‍‍ُ‍و‌رٌ‌ حَلِيمٌ
`Ālimu Al-Ghaybi Wa Ash-Shahādati Al-`Azīzu Al-Ĥakīmu 064-018 waxa maqan iyo waxa joogaba Eebe wa ogyahay waana adkaade Falsan. عَالِمُ ‌الْ‍‍غَ‍‍يْ‍‍بِ ‌وَ‌ال‍‍شَّهَا‌دَةِ ‌الْعَز‍ِ‍ي‍‍زُ‌ ‌الْحَكِيمُ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah