Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

61) Sūrat Aş-Şaf

Printed format

61) سُورَة الصَّف

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Sabbaĥa Lillāh Mā Fī As-Samāwāti Wa Mā Fī Al-'Arđi ۖ Wa Huwa Al-`Azīzu Al-Ĥakīmu 061-001 Waxaa Ilaahay nasaha (weyneeya) waxa Cirka iyo Dhulka ku suganEebana waa adkaade falsan. سَبَّحَ لِلَّهِ مَا‌ فِي ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَمَا‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ۖ ‌وَهُوَ‌ ‌الْعَز‍ِ‍ي‍‍زُ‌ ‌الْحَكِيمُ
Yā 'Ayyuhā Al-Ladhīna 'Āamanū Lima Taqūlūna Mā Lā Taf`alūna 061-002 dadka xaqa rumeeyayow maxaad u sheegaysaan wax aydaan falaynin. ي‍‍َ‍ا‌أَيُّهَا‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آَمَنُو‌ا‌ لِمَ تَ‍‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ مَا‌ لاَ‌ تَفْعَلُونَ
Kabura Maqtāan `Inda Allāhi 'An Taqūlū Mā Lā Taf`alūna 061-003 Waxaa Cadho weyn Eebe agtiisa ku ah inaad sheegtaan wax aydaan falaynin. كَبُ‍رَ‌ مَ‍‍قْ‍‍تاً‌ عِ‍‌‍نْ‍‍دَ‌ ‌اللَّ‍‍هِ ‌أَ‌نْ تَ‍‍قُ‍‍ولُو‌ا‌ مَا‌ لاَ‌ تَفْعَلُونَ
'Inna Allāha Yuĥibbu Al-Ladhīna Yuqātilūna Fī Sabīlihi Şaffāan Ka'annahum Bunyānun Marşūşun 061-004 Eebe wuxuu jecel yahay kuwa ku dagaallama Jidkiisa (Jihaadka) iyagoo af ah oo aad mooddo dhismo laysku dhejiyey (midnimadooda). إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ يُحِبُّ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يُ‍‍قَ‍‍اتِل‍‍ُ‍ونَ فِي سَبِيلِ‍‍هِ صَ‍‍فّا‌‌ ً‌ كَأَنَّ‍‍هُمْ بُ‍‍ن‍‍ي‍‍َ‍انٌ‌ مَرْ‍صُ‍‍وصٌ
Wa 'Idh Qāla Mūsá LiqawmihiQawmi Lima Tu'udhūnanī Wa Qad Ta`lamūna 'Annī Rasūlu Allāhi 'Ilaykum ۖ Falammā Zāghū 'Azāgha Allāhu Qulūbahum Wa ۚ Allāhu Lā Yahdī Al-Qawma Al-Fāsiqīna 061-005 Xusuusta markii (Nabi) Muuse ku yidhi dadkiisii maxaad ii dhibaysaan idinkoo og inaan Rasuul Eebe idiin ahaymarkay xaqii ka iisheen yaa Eebana sii iilay qalbigoodaIlaahayna ma hanuuniyo kuwa faasiqiinta ah. وَ‌إِ‌ذْ‌ قَ‍‍الَ مُوسَى‌ لِ‍‍قَ‍‍وْمِ‍‍هِ يَا‌ قَ‍‍وْمِ لِمَ تُؤْ‌ذُ‌ونَنِي ‌وَ‍قَ‍‍دْ‌ تَعْلَم‍‍ُ‍ونَ ‌أَنِّ‍‍ي ‌‍رَس‍‍ُ‍ولُ ‌اللَّ‍‍هِ ‌إِلَيْكُمْ ۖ فَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ ‌زَ‌اغُ‍‍و‌ا‌ ‌أَ‌ز‍َ‍‌اغَ ‌اللَّ‍‍هُ قُ‍‍لُوبَهُمْ ۚ ‌وَ‌اللَّهُ لاَ‌ يَهْدِي ‌الْ‍‍قَ‍‍وْمَ ‌الْفَاسِ‍‍قِ‍‍ينَ
Wa 'Idh Qāla `Īsá Abnu Maryama Yā Banī 'Isrā'īla 'Innī Rasūlu Allāhi 'Ilaykum Muşaddiqāan Limā Bayna Yadayya Mina At-Tawati Wa Mubashshirāan Birasūlin Ya'tī Min Ba`dī Asmuhu~ 'Aĥmadu ۖ Falammā Jā'ahum Bil-Bayyināti Qālū Hādhā Siĥrun Mubīnun 061-006 xusuusta marka (nabi) Ciise ibnu Maryama ku yidhi Banii Israa'iil waxaan ahay Rasuul Eebe idiin soo diray oo rumayn Kitaabkii Tawraad ee horreeyeykuna bishaarayn Rasuul gadaashayda imaan oo Magaciisuna yahay «Axmed»markuu xuja cad ula yimidna waxay dheheen kani waa sixir cad. وَ‌إِ‌ذْ‌ قَ‍‍الَ عِيسَى‌ ‌ابْ‍‍نُ مَرْيَمَ يَا‌ بَنِ‍‍ي ‌إِسْر‍َ‍‌ائ‍‍ِ‍ي‍‍لَ ‌إِنِّ‍‍ي ‌‍رَس‍‍ُ‍ولُ ‌اللَّ‍‍هِ ‌إِلَيْكُمْ مُ‍‍صَ‍‍دِّ‍‍ق‍‍ا‌ ً‌ لِمَا‌ بَ‍‍يْ‍‍نَ يَدَيَّ مِنَ ‌ال‍‍تَّوْ‌رَ‍‌اةِ ‌وَمُبَشِّ‍‍ر‌ا‌ ً‌ بِ‍رَس‍‍ُ‍ولٍ‌ يَأْتِي مِ‍‌‍نْ بَعْدِي ‌اسْمُهُ~ُ ‌أَحْمَدُ‌ ۖ فَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَهُمْ بِ‍الْبَيِّن‍‍َ‍اتِ قَ‍‍الُو‌ا‌ هَذَ‌ا‌ سِحْر‌ٌ‌ مُبِينٌ
Wa Man 'Ažlamu Mimmani Aftará `Alá Allāhi Al-Kadhiba Wa Huwa Yud`á 'Ilá Al-'Islāmi Wa ۚ Allāhu Lā Yahdī Al-Qawma Až-Žālimīna 061-007 yaa ka dulmi badan ruux ku been abuurtay Ilaahay isagoo loogu yeedhi IslaamkaEebe ma hanuuniyo dadka daalimiinta ah. وَمَ‍‌‍نْ ‌أَ‍ظْ‍‍لَمُ مِ‍‍مَّ‍‍نِ ‌افْتَ‍رَ‌ى‌ عَلَى‌ ‌اللَّ‍‍هِ ‌الْكَذِبَ ‌وَهُوَ‌ يُ‍‍دْعَ‍‍ى‌ ‌إِلَى‌ ‌الإِسْلاَمِ ۚ ‌وَ‌اللَّهُ لاَ‌ يَهْدِي ‌الْ‍‍قَ‍‍وْمَ ‌ال‍‍ظَّ‍‍الِمِينَ
Yurīdūna Liyuţfi'ū Nūra Allāhi Bi'afwāhihim Wa Allāhu Mutimmu Nūrihi Wa Law Kariha Al-Kāfirūna 061-008 Waxay doonayaan (Gaaladu) inay Nuurka (xaqa) Eebe ku bakhtiiyaan Afkooda Eebena wuu taam yeeli nuurkiisa haba naceen Gaaladuye. يُ‍‍رِيد‍ُ‍‌ونَ لِيُ‍‍طْ‍‍فِئ‍‍ُ‍‍و‌ا‌ ن‍‍ُ‍و‌‍رَ‌اللَّ‍‍هِ بِأَفْوَ‌اهِهِمْ ‌وَ‌اللَّهُ مُتِ‍‍مُّ نُو‌رِهِ ‌وَلَوْ‌ كَ‍‍رِهَ ‌الْكَافِرُ‌ونَ
Huwa Al-Ladhī 'Arsala Rasūlahu Bil-Hudá Wa Dīni Al-Ĥaqqi Liyužhirahu `Alá Ad-Dīni Kullihi Wa Law Kariha Al-Mushrikūna 061-009 Eebe waa kan diray Rasuulkiisa isagoo hanuun wada iyo Diin xaq ah si uu (Eebe) Diimaha oo dhan uga sare mariyo haba naceen Mushrikiintuye (Gaaladu). هُوَ‌ ‌الَّذِي ‌أَ‌رْسَلَ ‌‍رَسُولَ‍‍هُ بِ‍الْهُدَ‌ى‌ ‌وَ‌د‍ِ‍ي‍‍نِ ‌الْحَ‍‍قِّ لِيُ‍‍ظْ‍‍هِ‍رَهُ عَلَى‌ ‌ال‍‍دّ‍ِ‍ي‍‍نِ كُلِّ‍‍هِ ‌وَلَوْ‌ كَ‍‍رِهَ ‌الْمُشْ‍‍رِكُونَ
Yā 'Ayyuhā Al-Ladhīna 'Āamanū Hal 'Adullukum `Alá Tijāratin Tunjīkum Min `Adhābin 'Alīmin 061-010 Kuwa xaqa rumeeyow ma idin tusiyaa ganacsi idinka koriya Cadaab daran. ي‍‍َ‍ا‌أَيُّهَا‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آَمَنُو‌ا‌ هَلْ ‌أَ‌دُلُّكُمْ عَلَى‌ تِجَا‌‍رَة‌‍ٍ‌ تُ‍‌‍ن‍‍جِيكُمْ مِ‍‌‍نْ عَذ‍َ‍‌ابٍ ‌أَلِيمٍ
Tu'uminūna Billāhi Wa Rasūlihi Wa Tujāhidūna Fī Sabīli Allāhi Bi'amwālikum Wa 'Anfusikum ۚ Dhālikum Khayrun Lakum 'In Kuntum Ta`lamūna 061-011 Waxaad rumaynaysaa Ilaahay iyo Rasuulkiisa waxaadna ku dagaalamaysaan Jidkiisa xaqa ah Xoolihiina iyo Naftiina idinkoo u hurisaasaana idiin khayr roon haddaad tihiin kuwo wax og. تُؤْمِن‍‍ُ‍ونَ بِ‍اللَّ‍‍هِ ‌وَ‌‍رَسُولِ‍‍هِ ‌وَتُجَاهِد‍ُ‍‌ونَ فِي سَب‍‍ِ‍ي‍‍لِ ‌اللَّ‍‍هِ بِأَمْوَ‌الِكُمْ ‌وَ‌أَ‌ن‍‍فُسِكُمْ ۚ ‌ذَلِكُمْ خَ‍‍يْ‍‍ر‌ٌ‌ لَكُمْ ‌إِ‌نْ كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ تَعْلَمُونَ
Yaghfir Lakum Dhunūbakum Wa Yudkhilkum Jannātin Tajrī Min Taĥtihā Al-'Anhāru Wa Masākina Ţayyibatan Fī Jannāti `Adnin ۚ Dhālika Al-Fawzu Al-`Ažīmu 061-012 Markaas Eebe dambigiinuu dhaafi wuxuuna idin gelin Jannooyin ay dhex socdaan Webiyaal iyo Guryo wanaagsan oo ku dhexyaalla Jannada Cadnin (nagaanshaha)taasina waa liibaan weyn. يَ‍‍غْ‍‍فِ‍‍رْ‌ لَكُمْ ‌ذُنُوبَكُمْ ‌وَيُ‍‍دْ‍‍خِ‍‍لْكُمْ جَ‍‍نّ‍‍َ‍ات‌‍ٍ‌ تَ‍‍جْ‍‍رِي مِ‍‌‍نْ تَحْتِهَا‌ ‌الأَ‌نْ‍‍ه‍‍َ‍ا‌رُ‌ ‌وَمَسَاكِنَ طَ‍‍يِّبَة‌ ً‌ فِي جَ‍‍نّ‍‍َ‍اتِ عَ‍‍دْن‌‍ٍۚ ‌ذَلِكَ ‌الْفَ‍‍وْ‌زُ‌ ‌الْعَ‍‍ظِ‍‍يمُ
Wa 'Ukhrá Tuĥibbūnahā ۖ Naşrun Mina Allāhi Wa Fatĥun Qarībun ۗ Wa Bashshiri Al-Mu'uminīna 061-013 Arrin kale ood jeceshihiinna (wuu idiin siin) waa gargaarka Eebe iyo fatxi (guul) dhawkuwa xaqa rumeeyeyna u bishaaree. وَ‌أُ‍خْ‍رَ‌ى‌ تُحِبُّونَهَا‌ ۖ نَ‍‍صْ‍‍ر‌ٌ‌ مِنَ ‌اللَّ‍‍هِ ‌وَفَتْح‌‍ٌقَ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍بٌۗ ‌وَبَشِّرِ‌ ‌الْمُؤْمِنِينَ
Yā 'Ayyuhā Al-Ladhīna 'Āamanū Kūnw 'Anşāra Allāhi Kamā Qāla `Īsá Abnu Maryama Lilĥawārīyīna Man 'Anşārī 'Ilá Allāhi ۖ Qāla Al-Ĥawārīyūna Naĥnu 'Anşāru Allāhi ۖ Fa'āamanat Ţā'ifatun Min Banī 'Isrā'īla Wa Kafarat Ţā'ifatun ۖ Fa'ayyad Al-Ladhīna 'Āamanū `Alá `Adūwihim Fa'aşbaĥū Žāhirīna 061-014 dadka xaqa rumeeyow noqda gargaarayaasha Eebe sidii kuwii Nabi Ciise ibnu Maryama Saaxiibadiis ahaa (Xawaariyintii) ee uu ku yidhi yaa Eebe iila gargaaramarkaas ay dheheen annagaa ah gargaarayaashii Eebeka dib ay xaqa rumaysay koox Banii Israa'iil ka mid ahkooxna ay ka gaalawday; Eebena ayiday (xoojiyey) kuwii xaqa rumeeyey (kana adkaadeen Cadawgoodii) oo iyagu ka muuqdeen (ka taliyeen) dhulkii. ي‍‍َ‍ا‌أَيُّهَا‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آَمَنُو‌ا‌ كُون‍‍و‌ا‌ ‌أَ‌ن‍‍صَ‍‍ا‌‍رَ‌اللَّ‍‍هِ كَمَا‌ قَ‍‍الَ عِيسَى‌ ‌ابْ‍‍نُ مَرْيَمَ لِلْحَوَ‌ا‌رِيّ‍‍ِ‍ي‍‍نَ مَ‍‌‍نْ ‌أَ‌ن‍‍صَ‍‍ا‌رِي ‌إِلَى‌ ‌اللَّ‍‍هِ قَ‍‍الَ ۖ ‌الْحَوَ‌ا‌رِيّ‍‍ُ‍ونَ نَحْنُ ‌أَ‌ن‍‍صَ‍‍ا‌رُ‌ ‌اللَّ‍‍هِ فَآَمَنَتْ ۖ طَ‍‍ائِفَةٌ‌ مِ‍‌‍نْ بَنِ‍‍ي ‌إِسْر‍َ‍‌ائ‍‍ِ‍ي‍‍لَ ‌وَكَفَ‍رَتْ طَ‍‍ائِفَة‌‍ٌ‌ فَأَيَّ‍‍دْنَا‌ ۖ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آَمَنُو‌ا‌ عَلَى‌ عَدُ‌وِّهِمْ فَأَ‍صْ‍‍بَحُو‌اظَ‍‍اهِ‍‍رِينَ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah