Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter | Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ |
Aqtarabati As-Sā`atu Wa Anshaqqa Al-Qamaru
| 054-001 Waxaa dhawaatay Saacaddii (Qiyaame)dayixiina wuu dillaacay.
|
اقْتَرَبَتِ السَّاعَةُ وَانْشَقَّ الْقَمَرُ |
Wa 'In Yaraw 'Āyatan Yu`riđū Wa Yaqūlū Siĥrun Mustamirrun
| 054-002 Hadday Gaaladu arkaan Aayad way ka jeedsadaan waxayna dhahaan waa Sixir daran.
|
وَإِنْ يَرَوْا آيَة ً يُعْرِضُوا وَيَقُولُوا سِحْرٌ مُسْتَمِرٌّ |
Wa Kadhdhabū Wa Attaba`ū 'Ahwā'ahum ۚ Wa Kullu 'Amrin Mustaqirrun
| 054-003 Way beeniyeen (Nabiga iyo xaqa) waxayna raaceen Hawadoodaamar kastana wuxuu leeyahay meel uu ku sugnaado.
|
وَكَذَّبُوا وَاتَّبَعُوا أَهْوَاءَهُمْ ۚ وَكُلُّ أَمْرٍ مُسْتَقِرٌّ |
Wa Laqad Jā'ahum Mina Al-'Anbā'i Mā Fīhi Muzdajarun
| 054-004 Waxaana ugu yimid dhab ahaan warar ku dheehan waano.
|
وَلَقَدْ جَاءَهُمْ مِنَ الأَنْبَاءِ مَا فِيهِ مُزْدَجَرٌ |
Ĥikmatun Bālighatun ۖ Famā Tughni An-Nudhuru
| 054-005 Waana Xigmad xeel dheermaxaysa tari udigidi.
|
حِكْمَةٌ بَالِغَةٌ ۖ فَمَا تُغْنِ النُّذُرُ |
Fatawalla `Anhum ۘ Yawma Yad`u Ad-Dā`i 'Ilá Shay'in Nukurin
| 054-006 Ee iskaga jeedso (sugna) Maalinta mid dhawaaqaa uu ugu yeedhi wax daran.
|
فَتَوَلَّ عَنْهُمْ ۘ يَوْمَ يَدْعُ الدَّاعِ إِلَى شَيْءٍ نُكُرٍ |
Khushsha`āan 'Abşāruhum Yakhrujūna Mina Al-'Ajdāthi Ka'annahum Jarādun Muntashirun
| 054-007 Aragooduna wuu dullaysnaan waxayna ka soo bixi Qubuurahooda iyagood moodid Ayax faafay.
|
خُشَّعاً أَبْصَارُهُمْ يَخْرُجُونَ مِنَ الأَجْدَاثِ كَأَنَّهُمْ جَرَادٌ مُنتَشِرٌ |
Muhţi`īna 'Ilá Ad-Dā`i ۖ Yaqūlu Al-Kāfirūna Hādhā Yawmun `Asirun
| 054-008 Iyagoo u dagdagi dhawaaqaha xaggiisawaxayna dhihi Gaaladu kani waa Maalin daran.
|
مُهْطِعِينَ إِلَى الدَّاعِ ۖ يَقُولُ الْكَافِرُونَ هَذَا يَوْمٌ عَسِرٌ |
Kadhdhabat Qablahum Qawmu Nūĥin Fakadhdhabū `Abdanā Wa Qālū Majnūnun Wa Azdujira
| 054-009 Waxaa beeniyay (xaqa) iyaga hortood (Nabi) Nuux Qoomkiisiiwaxay beeniyeen Addonkanagiiwaxayna dheheen wuu waalanyahaywaana la guulguulay«oo la canaantay».
|
كَذَّبَتْ قَبْلَهُمْ قَوْمُ نُوحٍ فَكَذَّبُوا عَبْدَنَا وَقَالُوا مَجْنُونٌ وَازْدُجِرَ |
Fada`ā Rabbahu~ 'Annī Maghlūbun Fāntaşir
| 054-010 Eebuuna tuugay inuu tabaryaryahay oo u gargaaro.
|
فَدَعَا رَبَّهُ~ُ أَنِّي مَغْلُوبٌ فَانْتَصِرْ |
Fafataĥnā 'Abwāba As-Samā'i Bimā'in Munhamirin
| 054-011 Markaasaan ku furay Albaabbada Samada (Cirka) Biyo badanna ka keenay.
|
فَفَتَحْنَا أَبْوَابَ السَّمَاءِ بِمَاءٍ مُنْهَمِرٍ |
Wa Fajjarnā Al-'Arđa `Uyūnāan Fāltaqá Al-Mā'u `Alá 'Amrin Qad Qudira
| 054-012 Dhulkana Eebaa ka dillaaciyay ilowayna kulmeen biyihii amar la qadaray dartiis.
|
وَفَجَّرْنَا الأَرْضَ عُيُونا ً فَالْتَقَى الْمَاءُ عَلَى أَمْرٍ قَدْ قُدِرَ |
Wa Ĥamalnāhu `Alá Dhāti 'Alwāĥin Wa Dusurin
| 054-013 Waxaanna ku xambaaray Nabi Nuux (Doon) Looxyo iyo Musbaarro leh.
|
وَحَمَلْنَاهُ عَلَى ذَاتِ أَلْوَاحٍ وَدُسُرٍ |
Tajrī Bi'a`yuninā Jazā'an Liman Kāna Kufira
| 054-014 Kuna socota illalintanada si loo abaalmariyo cidda Gaalowday.
|
تَجْرِي بِأَعْيُنِنَا جَزَاء ً لِمَنْ كَانَ كُفِرَ |
Wa Laqad Taraknāhā 'Āyatan Fahal Min Muddakirin
| 054-015 Waxaan uga tagnay (yuu Eebe yidhi) Calaamad (lagu wantoobo) ee ma jirtaa cid wacdoomi (oo wax xusuusan).
|
وَلَقَدْ تَرَكْنَاهَا آيَة ً فَهَلْ مِنْ مُدَّكِرٍ |
Fakayfa Kāna `Adhābī Wa Nudhuri
| 054-016 Seese yahay Caddib Eebe iyo digiddiisu.
|
فَكَيْفَ كَانَ عَذَابِي وَنُذُرِ |
Wa Laqad Yassarnā Al-Qur'āna Lildhdhikri Fahal Min Muddakirin
| 054-017 Waan fududaynnay Quraanka xusuus darteed ee ma jirtaa cid wacdoomi.
|
وَلَقَدْ يَسَّرْنَا الْقُرْآنَ لِلذِّكْرِ فَهَلْ مِنْ مُدَّكِرٍ |
Kadhdhabat `Ādun Fakayfa Kāna `Adhābī Wa Nudhuri
| 054-018 Caadna way beenisay (xaqii)seese noqotay caddibaaddii Eebe iyo u digitiisii.
|
كَذَّبَتْ عَادٌ فَكَيْفَ كَانَ عَذَابِي وَنُذُرِ |
'Innā 'Arsalnā `Alayhim Rīĥāan Şarşarāan Fī Yawmi Naĥsin Mustamirrin
| 054-019 Waxaan ku dirray korkooda dabayl qabaw daran Maalin baasaysan dhexdeed oo Joogta ah.
|
إِنَّا أَرْسَلْنَا عَلَيْهِمْ رِيحا ً صَرْصَرا ً فِي يَوْمِ نَحْسٍ مُسْتَمِرٍّ |
Tanzi`u An-Nāsa Ka'annahum 'A`jāzu Nakhlin Munqa`irin
| 054-020 Oo dadka siibaysa sida Timir gunteedii la rujiyay.
|
تَنزِعُ النَّاسَ كَأَنَّهُمْ أَعْجَازُ نَخْلٍ مُنْقَعِرٍ |
Fakayfa Kāna `Adhābī Wa Nudhuri
| 054-021 Seese ahaa caddibaaddii Eebe iyo u digiddiisii.
|
فَكَيْفَ كَانَ عَذَابِي وَنُذُرِ |
Wa Laqad Yassarnā Al-Qur'āna Lildhdhikri Fahal Min Muddakirin
| 054-022 Waxaan ufududaynay Quraanka xusuus darteed ee ma jirtaa cid ku wacdoomi.
|
وَلَقَدْ يَسَّرْنَا الْقُرْآنَ لِلذِّكْرِ فَهَلْ مِنْ مُدَّكِرٍ |
Kadhdhabat Thamūdu Bin-Nudhuri
| 054-023 Waxaa beenisay (xaqii) loogu digay Thamuud.
|
كَذَّبَتْ ثَمُودُ بِالنُّذُرِ |
Faqālū 'Abasharāan Minnā Wāĥidāan Nattabi`uhu~ 'Innā 'Idhāan Lafī Đalālin Wa Su`urin
| 054-024 Waxayna dheheen ma Ruux dad ah oo naga mid ah yaan raacaynaamarkaas waxaan ku sugannahay baadi iyo dhibaato.
|
فَقَالُوا أَبَشَرا ً مِنَّا وَاحِدا ً نَتَّبِعُهُ~ُ إِنَّا إِذا ً لَفِي ضَلاَلٍ وَسُعُرٍ |
'A'uulqiya Adh-Dhikru `Alayhi Min Bayninā Bal Huwa Kadhdhābun 'Ashirun
| 054-025 Ma isagoo na dhexjoogaa waxyi lagu soo dajiyaysaas ma aha ee waa beenbadane kibirlow ah.
|
أَؤُلْقِيَ الذِّكْرُ عَلَيْهِ مِنْ بَيْنِنَا بَلْ هُوَ كَذَّابٌ أَشِرٌ |
Saya`lamūna Ghadāan Mani Al-Kadhdhābu Al-'Ashiru
| 054-026 Way ogaan doonaan barri cidda beenbadane kibirlow ah.
|
سَيَعْلَمُونَ غَدا ً مَنِ الْكَذَّابُ الأَشِرُ |
'Innā Mursilū An-Nāqati Fitnatan Lahum Fārtaqibhum Wa Aşţabir
| 054-027 Hashii Annagaa soo bixinnay Jirrabkooda dartiisEe sug kuna samir.
|
إِنَّا مُرْسِلُو النَّاقَةِ فِتْنَة ً لَهُمْ فَارْتَقِبْهُمْ وَاصْطَبِرْ |
Wa Nabbi'hum 'Anna Al-Mā'a Qismatun Baynahum ۖ Kullu Shirbin Muĥtađarun
| 054-028 Una warran in biyuhu yihiin qayb (iyaga iyo Hasha)cidbana maalin gaara leedahay.
|
وَنَبِّئْهُمْ أَنَّ الْمَاءَ قِسْمَةٌ بَيْنَهُمْ ۖ كُلُّ شِرْبٍ مُحْتَضَرٌ |
Fanādaw Şāĥibahum Fata`āţá Fa`aqara
| 054-029 Waxay u dhawaaqeen saaxiibkood hashiina wuu dilay.
|
فَنَادَوْا صَاحِبَهُمْ فَتَعَاطَى فَعَقَرَ |
Fakayfa Kāna `Adhābī Wa Nudhuri
| 054-030 Seese ahaa caddibaaddii Eebe iyo u digiddiisii.
|
فَكَيْفَ كَانَ عَذَابِي وَنُذُرِ |
'Innā 'Arsalnā `Alayhim Şayĥatan Wāĥidatan Fakānū Kahashīmi Al-Muĥtažiri
| 054-031 Dhawaaq kaliyaan ku siidaynaywaxayna la mid noqdeen jabad burburay.
|
إِنَّا أَرْسَلْنَا عَلَيْهِمْ صَيْحَة ً وَاحِدَة ً فَكَانُوا كَهَشِيمِ الْمُحْتَظِرِ |
Wa Laqad Yassarnā Al-Qur'āna Lildhdhikri Fahal Min Muddakirin
| 054-032 Quraankana waan u fududaynay xusuus darteed ee ma jirtaa cid ku wacdoomi.
|
وَلَقَدْ يَسَّرْنَا الْقُرْآنَ لِلذِّكْرِ فَهَلْ مِنْ مُدَّكِرٍ |
Kadhdhabat Qawmu Lūţin Bin-Nudhuri
| 054-033 Way beeniyeen Qoomkii (NabiLuudh) u digiddii.
|
كَذَّبَتْ قَوْمُ لُوط ٍ بِالنُّذُرِ |
'Innā 'Arsalnā `Alayhim Ĥāşibāan 'Illā 'Āla Lūţin ۖ Najjaynāhum Bisaĥarin
| 054-034 Waxaana ku dirray korkooda Dabayl Dhagaxyo wadaawaxaanse ka nabadgalinnay (Luudh) ehelkiisii (rumeeyay) goor Aroor ah.
|
إِنَّا أَرْسَلْنَا عَلَيْهِمْ حَاصِبا ً إِلاَّ آلَ لُوطٍ ۖ نَجَّيْنَاهُمْ بِسَحَرٍ |
Ni`matan Min `Indinā ۚ Kadhālika Najzī Man Shakara
| 054-035 Nicmad xaggannaga ka timid darteed saasaana u abaalmarinnaa ciddii mahadisa (Eebe).
|
نِعْمَة ً مِنْ عِنْدِنَا ۚ كَذَلِكَ نَجْزِي مَنْ شَكَرَ |
Wa Laqad 'Andharahum Baţshatanā Fatamāraw Bin-Nudhuri
| 054-036 Nabi-Luudh wuxuu uga digay qoomkiisii qabashadannada (daran)wayse shakiyeen digiddaas.
|
وَلَقَدْ أَنذَرَهُمْ بَطْشَتَنَا فَتَمَارَوْا بِالنُّذُرِ |
Wa Laqad Rāwadūhu `An Đayfihi Faţamasnā 'A`yunahum Fadhūqū `Adhābī Wa Nudhuri
| 054-037 Waxayna dooneen martidiisii (inay xumeeyaan) markaasaan indhaha tirraywaxaana lagu yidhi dhadhamiya caddibaadda Eebe iyo digiddiisa.
|
وَلَقَدْ رَاوَدُوهُ عَنْ ضَيْفِهِ فَطَمَسْنَا أَعْيُنَهُمْ فَذُوقُوا عَذَابِي وَنُذُرِ |
Wa Laqad Şabbaĥahum Bukratan `Adhābun Mustaqirrun
| 054-038 Waxaa ku waabariistay caddibaad sugan.
|
وَلَقَدْ صَبَّحَهُمْ بُكْرَةً عَذَابٌ مُسْتَقِرٌّ |
Fadhūqū `Adhābī Wa Nudhuri
| 054-039 Waxaana lagu yidhi dhadhamiya caddibaadda Eebe iyo digiddiisa.
|
فَذُوقُوا عَذَابِي وَنُذُرِ |
Wa Laqad Yassarnā Al-Qur'āna Lildhdhikri Fahal Min Muddakirin
| 054-040 Waan fududaynay Quraanka xusuus darteed ee ma jirtaa cid wacdoomi.
|
وَلَقَدْ يَسَّرْنَا الْقُرْآنَ لِلذِّكْرِ فَهَلْ مِنْ مُدَّكِرٍ |
Wa Laqad Jā'a 'Āla Fir`awna An-Nudhuru
| 054-041 Fircoon iyo ehelkiisii waxaa uyimid digid.
|
وَلَقَدْ جَاءَ آلَ فِرْعَوْنَ النُّذُرُ |
Kadhdhabū Bi'āyātinā Kullihā Fa'akhadhnāhum 'Akhdha `Azīzin Muqtadirin
| 054-042 Wayna beeniyeen Aayaadkannagii dhammaanteedmarkaasaan u qabannay si xoog iyo awood leh.
|
كَذَّبُوا بِآيَاتِنَا كُلِّهَا فَأَخَذْنَاهُمْ أَخْذَ عَزِيزٍ مُقْتَدِرٍ |
'Akuffārukum Khayrun Min 'Ūla'ikum 'Am Lakum Barā'atun Fī Az-Zuburi
| 054-043 Ma Gaaladinnan baa ka khayr badan kuwaas mase dambi la'aanbaa idiin ku sugan Kutubta.
|
أَكُفَّارُكُمْ خَيْرٌ مِنْ أُوْلَئِكُمْ أَمْ لَكُمْ بَرَاءَةٌ فِي الزُّبُرِ |
'Am Yaqūlūna Naĥnu Jamī`un Muntaşirun
| 054-044 Mase waxay dhihi koox guulaysan yaanahay.
|
أَمْ يَقُولُونَ نَحْنُ جَمِيعٌ مُنْتَصِرٌ |
Sayuhzamu Al-Jam`u Wa Yuwallūna Ad-Dubura
| 054-045 Waa la jabin kooxdaDabadayna jeedin.
|
سَيُهْزَمُ الْجَمْعُ وَيُوَلُّونَ الدُّبُرَ |
Bali As-Sā`atu Maw`iduhum Wa As-Sā`atu 'Ad/há Wa 'Amarru
| 054-046 Saacadda (Qiyaame) yaa ballan u ahSaacadduna iyadaa daran oo khadhaadh.
|
بَلِ السَّاعَةُ مَوْعِدُهُمْ وَالسَّاعَةُ أَدْهَى وَأَمَرُّ |
'Inna Al-Mujrimīna Fī Đalālin Wa Su`urin
| 054-047 Kuwa dambiilayaasha ah baadi iyo fogaansho yay ku suganyihiin.
|
إِنَّ الْمُجْرِمِينَ فِي ضَلاَلٍ وَسُعُرٍ |
Yawma Yusĥabūna Fī An-Nāri `Alá Wujūhihim Dhūqū Massa Saqara
| 054-048 (Waxaana lagu dhihi) Maalinta Naarta WajiWaji loogu ridi dhadhamiya taabashada Saqara.
|
يَوْمَ يُسْحَبُونَ فِي النَّارِ عَلَى وُجُوهِهِمْ ذُوقُوا مَسَّ سَقَرَ |
'Innā Kulla Shay'in Khalaqnāhu Biqadarin
| 054-049 Wax kasta waxaan ku abuurray qadar.
|
إِنَّا كُلَّ شَيْءٍ خَلَقْنَاهُ بِقَدَرٍ |
Wa Mā 'Amrunā 'Illā Wāĥidatun Kalamĥin Bil-Başari
| 054-050 Amarkannaguna ma aha mid mooyeen sida Ilbidhiqsi.
|
وَمَا أَمْرُنَا إِلاَّ وَاحِدَةٌ كَلَمْح ٍ بِالْبَصَرِ |
Wa Laqad 'Ahlaknā 'Ashyā`akum Fahal Min Muddakirin
| 054-051 Dhab ahaan baan u halaagnay kuwa idin la mid ahee wax waantoobi ma jiraa.
|
وَلَقَدْ أَهْلَكْنَا أَشْيَاعَكُمْ فَهَلْ مِنْ مُدَّكِرٍ |
Wa Kullu Shay'in Fa`alūhu Fī Az-Zuburi
| 054-052 Wax kastoo dadku falo wuxuu ku suganyahay Kutubta.
|
وَكُلُّ شَيْءٍ فَعَلُوهُ فِي الزُّبُرِ |
Wa Kullu Şaghīrin Wa Kabīrin Mustaţarun
| 054-053 Wax kastoo yar ama waynna waa qoranyahay.
|
وَكُلُّ صَغِيرٍ وَكَبِيرٍ مُسْتَطَرٌ |
'Inna Al-Muttaqīna Fī Jannātin Wa Naharin
| 054-054 Kuwa dhawrsadana waxay gali Jannooyin iyo wabiyaal.
|
إِنَّ الْمُتَّقِينَ فِي جَنَّاتٍ وَنَهَرٍ |
Fī Maq`adi Şidqin `Inda Malīkin Muqtadirin
| 054-055 Meel la fadhiisto oo xaq ah oo Eebaha awoodda leh agtiisa ah (yaa u sugnaatay).
|
فِي مَقْعَدِ صِدْقٍ عِنْدَ مَلِيكٍ مُقْتَدِرٍ |
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter | Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ |