Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

23) Sūrat Al-Mu'uminūna

Printed format

23) سُورَة الْمُؤْمِنُونَ

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Qad 'Aflaĥa Al-Mu'uminūna 023-001 Waxaa Dhab ahaan u Liibaanay Mu'miniinta. قَ‍‍دْ‌ ‌أَفْلَحَ ‌الْمُؤْمِنُونَ
Al-Ladhīna HumŞalātihim Khāshi`ūna 023-002 Ah kuwa Salaaddooda ku Khushuuca. الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ هُمْ فِي صَ‍‍لاَتِهِمْ خَ‍‍اشِعُونَ
Wa Al-Ladhīna Hum `Ani Al-Laghwi Mu`rūna 023-003 Oo ah kuwa Hadalka Macno Darro ka Jeedsada. وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ هُمْ عَنِ ‌ال‍‍لَّ‍‍غْ‍‍وِ‌ مُعْ‍‍رِ‍‍ضُ‍‍ونَ
Wa Al-Ladhīna Hum Lilzzakāati Fā`ilūna 023-004 Oo ah kuwa Fala Zakada «bixiya». وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ هُمْ لِلزَّك‍‍َ‍اةِ فَاعِلُونَ
Wa Al-Ladhīna Hum Lifurūjihim Ĥāfižūna 023-005 Oo ah kuwa Furuujtooda Ilaaliya. وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ هُمْ لِفُرُ‌وجِهِمْ حَافِ‍‍ظُ‍‍ونَ
'Illā `Alá 'Azwājihim 'W Mā Malakat 'Aymānuhum Fa'innahum Ghayru Malūmīna 023-006 Haweenkooda iyo waxay Hanatay Gacantoodu mooyeelagurna Dagaalo Taas. إِلاَّ‌ عَلَ‍‍ى‌ ‌أَ‌زْ‌وَ‌اجِهِمْ ‌أ‌و‍ْ‍‌ مَا‌ مَلَكَتْ ‌أَيْمَانُهُمْ فَإِنَّ‍‍هُمْ غَ‍‍يْ‍‍رُ‌ مَلُومِينَ
Famani Abtaghá Warā'a Dhālika Fa'ūlā'ika Humu Al-`Ādūna 023-007 Ruuxiise Doona waxaad wax ka Soo Hadhay kuwaasu waa Xad Gudbayaal. فَمَنِ ‌ابْ‍‍تَ‍‍غَ‍‍ى‌ ‌وَ‌ر‍َ‍‌ا‌ءَ‌ ‌ذَلِكَ فَأ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ هُمُ ‌الْعَا‌دُ‌ونَ
Wa Al-Ladhīna Hum Li'mānātihim Wa `Ahdihim `ūna 023-008 Waa kuwa Ammaanadooda iyo Ballankooda Dhawra. وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ هُمْ لِأمَانَاتِهِمْ ‌وَعَهْدِهِمْ ‌‍رَ‌اعُونَ
Wa Al-Ladhīna Hum `Alá Şalawātihim Yuĥāfižūna 023-009 waana kuwa Salaadda Ilaaliya. وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ هُمْ عَلَى‌ صَ‍‍لَوَ‌اتِهِمْ يُحَافِ‍‍ظُ‍‍ونَ
'Ūlā'ika Humu Al-Wārithūna 023-010 Kuwaasu waa kuwa Dhaxli. أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ هُمُ ‌الْوَ‌ا‌رِثُونَ
Al-Ladhīna Yarithūna Al-Firdawsa Hum Fīhā Khālidūna 023-011 oo ah kuwa Dhaxli Firdowsa wayna ku Dhexwaari. الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يَ‍‍رِث‍‍ُ‍ونَ ‌الْفِ‍‍رْ‌دَ‌وْسَ هُمْ فِيهَا‌ خَ‍‍الِدُ‌ونَ
Wa Laqad Khalaq Al-'Insāna Min Sulālatin Min Ţīnin 023-012 Waxaan ka Abuuray Dadka wax laga soo Soocay Dhoobo. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ خَ‍‍لَ‍‍قْ‍‍نَا‌ ‌الإِ‌ن‍‍س‍‍َ‍انَ مِ‍‌‍نْ سُلاَلَةٍ‌ مِ‍‌‍نْ طِ‍‍ينٍ
Thumma Ja`alnāhu NuţfatanQarārin Makīnin 023-013 Markaasan ka yeellay Dhibic ku Jirta meel Sugan. ثُ‍‍مَّ جَعَلْن‍‍َ‍اهُ نُ‍‍طْ‍‍فَة‌ ً‌ فِي قَ‍رَ‍‌ا‌ر‌ٍ‌ مَكِينٍ
Thumma Khalaq An-Nuţfata `Alaqatan Fakhalaq Al-`Alaqata Muđghatan Fakhalaq Al-Muđghata `Ižāmāan Fakasawnā Al-`Ižāma Laĥmāan Thumma 'Ansha'nāhu Khalqāan 'Ākhara ۚ Fatabāraka Allāhu 'Aĥsanu Al-Khāliqīna 023-014 Markaasaan ka Abuuray Dhibicdii Calaqo kana Abuuray Calaqdii Goosinkana Abuuray Goosintii Lafo oon Huwinnay Lafihii Hilib Markaasaan ka ahaysinnay Khalqi kalewaxaa Khayr Badnaday Eebaha Abuurkiisu Fiicanyahay. ثُ‍‍مَّ خَ‍‍لَ‍‍قْ‍‍نَا‌ ‌ال‍‍نُّ‍‍طْ‍‍فَةَ عَلَ‍‍قَ‍‍ة‌ ً‌ فَ‍‍خَ‍‍لَ‍‍قْ‍‍نَا‌ ‌الْعَلَ‍‍قَ‍‍ةَ مُ‍‍ضْ‍‍غَ‍‍ة‌ ً‌ فَ‍‍خَ‍‍لَ‍‍قْ‍‍نَا‌ ‌الْمُ‍‍ضْ‍‍غَ‍‍ةَ عِ‍‍ظَ‍‍اما‌‌ ً‌ فَكَسَوْنَا‌ ‌الْعِ‍‍ظَ‍‍امَ لَحْما‌‌ ً‌ ثُ‍‍مَّ ‌أَ‌ن‍‍شَأْن‍‍َ‍اهُ خَ‍‍لْ‍‍ق‍‍ا‌‌ ً‌ ‌آ‍‍خَ‍رَۚ فَتَبَا‌‍رَكَ ‌اللَّ‍‍هُ ‌أَحْسَنُ ‌الْ‍‍خَ‍‍الِ‍‍قِ‍‍ينَ
Thumma 'Innakum Ba`da Dhālika Lamayyitūna 023-015 Markaas Idinku Arrintaas ka Dib waad Dhimmaysaan. ثُ‍‍مَّ ‌إِنَّ‍‍كُمْ بَعْدَ‌ ‌ذَلِكَ لَمَيِّتُونَ
Thumma 'Innakum Yawma Al-Qiyāmati Tub`athūna 023-016 Markaas Maalinta Qiyaame Laydin soo Bixin. ثُ‍‍مَّ ‌إِنَّ‍‍كُمْ يَ‍‍وْمَ ‌الْ‍‍قِ‍‍يَامَةِ تُ‍‍بْ‍‍عَثُونَ
Wa Laqad Khalaqnā Fawqakum Sab`a Ţarā'iqa Wa Mā Kunnā `Ani Al-Khalqi Ghāfilīna 023-017 Waxaana ku Abuuray Korkiinna Toddobo Samo mana nihin mid Khalqiga Halmaansan. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ خَ‍‍لَ‍‍قْ‍‍نَا‌ فَوْ‍قَ‍‍كُمْ سَ‍‍بْ‍‍عَ طَ‍‍ر‍َ‍‌ائِ‍‍قَ ‌وَمَا‌ كُ‍‍نَّ‍‍ا‌ عَنِ ‌الْ‍‍خَ‍‍لْ‍‍قِ غَ‍‍افِلِينَ
Wa 'Anzalnā Mina As-Samā'i Mā'an Biqadarin Fa'askannāhu Fī Al-'Arđi ۖ Wa 'Innā `Alá Dhahābin Bihi Laqādirūna 023-018 Waxaan ka soo Dejinay Samada Biyo Qiyaasanwaxaana Dejinay dhulka inaan la Tagnana waan karraa. وَ‌أَ‌ن‍‍زَلْنَا‌ مِنَ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءِ‌ م‍‍َ‍ا‌ء‌ ً‌ بِ‍‍قَ‍‍دَ‌ر‌‌ٍ‌ فَأَسْكَ‍‍نّ‍‍َ‍اهُ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ۖ ‌وَ‌إِنَّ‍‍ا‌ عَلَى‌ ‌ذَه‍‍َ‍اب ٍ‌ بِ‍‍هِ لَ‍‍قَ‍‍ا‌دِ‌رُ‌ونَ
Fa'ansha'nā Lakum Bihi Jannātin Min Nakhīlin Wa 'A`nābin Lakum Fīhā Fawākihu Kathīratun Wa Minhā Ta'kulūna 023-019 Waxaana idinku Ahaysiinnay Beero Timir ah iyo Cinabyo oo Dhexdeed Khudaar Badani ku sugantahay ood wax ka Cuntaan. فَأَ‌ن‍‍شَأْنَا‌ لَكُمْ بِ‍‍هِ جَ‍‍نّ‍‍َ‍اتٍ‌ مِ‍‌‍نْ نَ‍‍خِ‍‍ي‍‍لٍ‌ ‌وَ‌أَعْن‍‍َ‍اب‍ٍ‌ لَكُمْ فِيهَا‌ فَوَ‌اكِ‍‍هُ كَثِي‍رَةٌ‌ ‌وَمِ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ تَأْكُلُونَ
Wa Shajaratan Takhruju Min Ţūri Saynā'a Tanbutu Bid-Duhni Wa Şibghin Lil'ākilīna 023-020 Iyo Geed ka Baxa Dhuur Siina oo soo saarta Subag iyo Koosaar kuwa Cuni. وَشَجَ‍رَة‌ ً‌ تَ‍‍خْ‍‍رُجُ مِ‍‌‍نْ طُ‍‍و‌ر‍ِ‍‌ سَيْن‍‍َ‍ا‌ءَ‌ تَ‍‌‍نْ‍‍بُتُ بِ‍ال‍‍دُّهْنِ ‌وَ‍صِ‍‍بْ‍‍‍‍غ‍‍ٍ‌ لِلآكِلِينَ
Wa 'Inna Lakum Al-'An`āmi La`ibratan ۖ Nusqīkum Mimmā Fī Buţūnihā Wa Lakum Fīhā Manāfi`u Kathīratun Wa Minhā Ta'kulūna 023-021 Waxaa idiinku Sugnaaday Xoolaha Waanowaxaana idinka Waraabinnaa waxa Caloosheeda ku Sugan waxaana idinku Sugan Manfaco badanXaggeedaadna wax ka Cuntaan. وَ‌إِنَّ لَكُمْ فِي ‌الأَنع‍‍َ‍امِ لَعِ‍‍بْ‍‍‍رَة ًۖ نُس‍‍قِ‍‍يكُمْ مِ‍‍مَّ‍‍ا‌ فِي بُ‍‍طُ‍‍ونِهَا‌ ‌وَلَكُمْ فِيهَا‌ مَنَافِعُ كَثِي‍رَةٌ‌ ‌وَمِ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ تَأْكُلُونَ
Wa `Alayhā Wa `Alá Al-Fulki Tuĥmalūna 023-022 Korkeeda iyo Markabka Korkiisa yaana laydinku Xambaaraa. وَعَلَيْهَا‌ ‌وَعَلَى‌ ‌الْفُلْكِ تُحْمَلُونَ
Wa Laqad 'Arsalnā Nūĥāan 'Ilá Qawmihi Faqāla Yā Qawmi A`budū Allaha Mā Lakum Min 'Ilahin Ghayruhu~ ۖ 'Afalā Tattaqūna 023-023 Waxaan u Dirray (Nabi) Nuux Qoomkiisii wuxuuna Yidhi Qoomkayow Caabuda Eebe idinma sugnaanin Ilaah ka soo Hadhayemiyeydaan dhawrsanayn. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ ‌أَ‌رْسَلْنَا‌ نُوحا‌‌ ً‌ ‌إِلَى‌ قَ‍‍وْمِ‍‍هِ فَ‍‍قَ‍‍الَ يَاقَ‍‍وْمِ ‌اعْبُدُ‌و‌ا‌اللَّ‍‍هَ مَا‌ لَكُمْ مِ‍‌‍نْ ‌إِلَهٍ غَ‍‍يْرُهُ ‌أَفَلاَ‌ ۖ تَتَّ‍‍قُ‍‍ونَ
Faqāla Al-Mala'u Al-Ladhīna Kafarū Min Qawmihi Mā Hādhā 'Illā Basharun Mithlukum Yurīdu 'An Yatafađđala `Alaykum Wa Law Shā'a Allāhu La'anzala Malā'ikatan Mā Sami`nā Bihadhā Fī 'Ābā'inā Al-'Awwalīna 023-024 Waxayna Dheheen Madaxdii Gaalowday oo Qoomkiisa ahaa kanu ma aha waxaan Dad idin la midah ahaynwuxuuna doonayaa inuu idinka FadilmoHadduu Doono Eebe wuxuu soo Dejinlahaa Malaa'igmanaan ka Maqlin Arrintan Aabayaalkanagii Horeeyey. فَ‍قَ‍‍الَ ‌الْمَلَأُ‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍وْمِ‍‍هِ مَا‌ هَذَ‌ا‌ ‌إِلاَّ‌ بَشَر‌ٌ‌ مِثْلُكُمْ يُ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍دُ‌ ‌أَ‌نْ يَتَفَ‍‍ضَّ‍‍لَ عَلَيْكُمْ ‌وَلَوْ‌ ش‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌اللَّ‍‍هُ لَأَ‌ن‍‍زَلَ مَلاَئِكَة ً‌ مَا‌ سَمِعْنَا‌ بِهَذَ‌ا‌ فِ‍‍ي ‌آب‍‍َ‍ائِنَا‌ ‌الأَ‌وَّلِينَ
'In Huwa 'Illā Rajulun Bihi Jinnatun Fatarabbaşū Bihi Ĥattá Ĥīnin 023-025 Ma aha waxaan Nin Waalan ahayn ee Suga Tan iyo MuddoGeerida. إِ‌نْ هُوَ‌ ‌إِلاَّ‌ ‌‍رَجُل‌‍ٌ‌ بِ‍‍هِ جِ‍‍نَّ‍‍ة‌‍ٌ‌ فَتَ‍رَبَّ‍‍صُ‍‍و‌ا‌ بِ‍‍هِ حَتَّى‌ حِينٍ
Qāla Rabbi Anşurnī Bimā Kadhdhabūni 023-026 Wuxuu yidhi Eebow iiga Gargaar Beenintooda. قَ‍‍الَ ‌‍رَبِّ ‌ان‍‍صُ‍‍رْنِي بِمَا‌ كَذَّبُونِ
Fa'awĥaynā 'Ilayhi 'Ani Aşna`i Al-Fulka Bi'a`yuninā Wa Waĥyinā Fa'idhā Jā'a 'Amrunā Wa Fāra At-Tannūru ۙ Fāsluk Fīhā Min Kullin Zawjayni Athnayni Wa 'Ahlaka 'Illā Man Sabaqa `Alayhi Al-Qawlu Minhum ۖ Wa Lā Tukhāţibnī Fī Al-Ladhīna Žalamū ۖ 'Innahum Mughraqūna 023-027 Waxaana u waxyoonay ku Samee Doon Ilaalintanada iyo Waxyiganagamarkuu yimaado Amarkanagu oo Burqado TanuurkuGali Doonta Nooc kastaba Labo Labo iyo Ehelkaaga Ciddii Hadal u Hor maray (Halaag) mooyee oo ka mid ah Haygulana Hadlin (Xaalka) kuwa Dulmiga falay iyaga waa la Maanshayne. فَأَ‌وْحَيْنَ‍‍ا‌ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍هِ ‌أَنِ ‌اصْ‍‍نَعِ ‌الْفُلْكَ بِأَعْيُنِنَا‌ ‌وَ‌وَحْيِنَا‌ فَإِ‌ذَ‌ا‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌أَمْرُنَا‌ ‌وَف‍‍َ‍ا‌‍رَ‌ال‍‍تَّ‍‍نّ‍‍ُ‍و‌رُ‌ ۙ فَاسْلُكْ فِيهَا‌ مِ‍‌‍نْ كُلّ‌‍ٍ‌ ‌زَ‌وْجَ‍‍يْ‍‍نِ ‌اثْنَ‍‍يْ‍‍نِ ‌وَ‌أَهْلَكَ ‌إِلاَّ‌ مَ‍‌‍نْ سَبَ‍‍قَ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ ‌الْ‍‍قَ‍‍وْلُ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ ۖ ‌وَلاَ‌ تُ‍‍خَ‍‍اطِ‍‍بْ‍‍نِي فِي ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ظَ‍‍لَمُ‍‍و‌اۖ ‌إِنَّ‍‍هُمْ مُ‍‍غْ‍رَقُ‍‍ونَ
Fa'idhā Astawayta 'Anta Wa Man Ma`aka `Alá Al-Fulki Faquli Al-Ĥamdu Lillāh Al-Ladhī Najjānā Mina Al-Qawmi Až-Žālimīna 023-028 Markaad Korto Adiga iyo inta kula Jirta Doonta waxaad Dhahdaan Mahad Eebaa iska leh ah kan iga koriyey Qoomka Daalimiinta ah. فَإِ‌ذَ‌ا‌ ‌اسْتَوَيْ‍‍تَ ‌أَ‌نْ‍‍تَ ‌وَمَ‍‌‍نْ مَعَكَ عَلَى‌ ‌الْفُلْكِ فَ‍‍قُ‍‍لِ ‌الْحَمْدُ‌ لِلَّهِ ‌الَّذِي نَجَّانَا‌ مِنَ ‌الْ‍‍قَ‍‍وْمِ ‌ال‍‍ظَّ‍‍الِمِينَ
Wa Qul Rabbi 'Anzilnī Munzalāan Mubārakāan Wa 'Anta Khayru Al-Munzilīna 023-029 Waxaadna Dhahdaa Eebow I daji Guri la Barakeeyey Adaa u Khayrroon Dejiyee. وَ‍قُ‍‍لْ ‌‍رَبِّ ‌أَ‌ن‍‍زِلْنِي مُ‍‌‍نْ‍‍زَلا‌ ً‌ مُبَا‌‍رَكا‌ ً‌ ‌وَ‌أَ‌نْ‍‍تَ خَ‍‍يْ‍‍رُ‌ ‌الْمُ‍‌‍ن‍‍زِلِينَ
'Inna Fī Dhālika La'āyātin Wa 'In Kunnā Lamubtalīna 023-030 Arrintaasna waxaa ku Sugan Aayaad waxaana nahay kuwo wax Imtixaama. إِنَّ فِي ‌ذَلِكَ لَآي‍‍َ‍اتٍ‌ ‌وَ‌إِ‌نْ كُ‍‍نَّ‍‍ا‌ لَمُ‍‍بْ‍‍تَلِينَ
Thumma 'Ansha'nā Min Ba`dihim Qarnāan 'Ākharīna 023-031 Markaasaan ahaysiinay Gadaashood Qarni kale. ثُ‍‍مَّ ‌أَ‌ن‍‍شَأْنَا‌ مِ‍‌‍نْ بَعْدِهِمْ قَ‍‍رْنا‌‌ ً‌ ‌آ‍‍خَ‍‍رِينَ
Fa'arsalnā Fīhim Rasūlāan Minhum 'Ani A`budū Allaha Mā Lakum Min 'Ilahin Ghayruhu~ ۖ 'Afalā Tattaqūna 023-032 Waxaana u Dirray Dhexdooda Rasuul ka mid ah Caabuda Eebe idiinma sugna Ilaah Eebe ka soo Hadhay ee Miyeydaan Dhawrsanayn. فَأَ‌رْسَلْنَا‌ فِيهِمْ ‌‍رَسُولا‌ ً‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ ‌أَنِ ‌اعْبُدُ‌و‌ا‌اللَّ‍‍هَ مَا‌ لَكُمْ مِ‍‌‍نْ ‌إِلَهٍ غَ‍‍يْرُهُ ۖ ‌أَفَلاَ‌ تَتَّ‍‍قُ‍‍ونَ
Wa Qāla Al-Mala'u Min Qawmihi Al-Ladhīna Kafarū Wa Kadhdhabū Biliqā'i Al-'Ākhirati Wa 'Atrafnāhum Al-Ĥayāati Ad-Dunyā Mā Hādhā 'Illā Basharun Mithlukum Ya'kulu Mimmā Ta'kulūna Minhu Wa Yashrabu Mimmā Tashrabūna 023-033 waxay Dheheen Madaxdii Qoomkiisa ee ah kuwii Gaaloobay oo Beeniyey la Kulanka Aakhiro oon ugu Raaxaynay Nolosha Dhawkani ma aha waxaan Dad idinla mid ahayn Cunina waxaad CunaysaanCabbina waxaad Cabbaysaan. وَ‍قَ‍‍الَ ‌الْمَلَأُ‌ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍وْمِهِ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ ‌وَكَذَّبُو‌ا‌ بِلِ‍‍قَ‍‍ا‌ءِ‌ ‌الآ‍‍خِ‍رَةِ ‌وَ‌أَتْ‍رَفْنَاهُمْ فِي ‌الْحَي‍‍َ‍اةِ ‌ال‍‍دُّ‌نْ‍‍يَا‌ مَا‌ هَذَ‌ا‌ ‌إِلاَّ‌ بَشَر‌ٌ‌ مِثْلُكُمْ يَأْكُلُ مِ‍‍مَّ‍‍ا‌ تَأْكُل‍‍ُ‍ونَ مِ‍‌‍نْ‍‍هُ ‌وَيَشْ‍رَبُ مِ‍‍مَّ‍‍ا‌ تَشْ‍رَبُونَ
Wa La'in 'Aţa`tum Bashaan Mithlakum 'Innakum 'Idhāan Lakhāsirūna 023-034 Haddaad Adeecdaan Dad idila mid ah idinku waa Khasaarteen. وَلَئِ‍‌‍نْ ‌أَ‍طَ‍‍عْتُمْ بَشَر‌ا‌ ً‌ مِثْلَكُمْ ‌إِنَّ‍‍كُمْ ‌إِ‌ذ‌ا‌ ً‌ لَ‍‍خَ‍‍اسِرُ‌ونَ
'Aya`idukum 'Annakum 'Idhā Mittum Wa Kuntum Tubāan Wa `Ižāmāan 'Annakum Mukhrajūna 023-035 ma wuxuu idiin Yaboohi Markaad Dhimataan ood Noqotaan Carro iyo Lafo in laydin soo Boxin. أَيَعِدُكُمْ ‌أَنَّ‍‍كُمْ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ مِتُّمْ ‌وَكُ‍‌‍ن‍‍تُمْ تُ‍رَ‌ابا‌ ً‌ ‌وَعِ‍‍ظَ‍‍اماً‌ ‌أَنَّ‍‍كُمْ مُ‍‍خْ‍رَجُونَ
Hayhāta Hayhāta Limā Tū`adūna 023-036 Waa Fogtahay oo Fogtahay waxa laydinku Goodin. هَيْه‍‍َ‍اتَ هَيْه‍‍َ‍اتَ لِمَا‌ تُوعَدُ‌ونَ
'In Hiya 'Illā Ĥayātunā Ad-Dunyā Namūtu Wa Naĥyā Wa Mā Naĥnu Bimabthīna 023-037 Ma aha waxaan Noloshanada Adduunyo ahaynwaanu Dhiman (Qaar) oonnu Noolaan (Qaar) kuwa la soo Bixinna ma Nihin. إِ‌نْ هِيَ ‌إِلاَّ‌ حَيَاتُنَا‌ ‌ال‍‍دُّ‌نْ‍‍يَا‌ نَم‍‍ُ‍وتُ ‌وَنَحْيَا‌ ‌وَمَا‌ نَحْنُ بِمَ‍‍بْ‍‍عُوثِينَ
'In Huwa 'Illā Rajulun Aftará `Alá Allāhi Kadhibāan Wa Mā Naĥnu Lahu Bimu'uminīna 023-038 Mana aha waxaan Nin ku Been Abuurtay Eebe ahaynmana nihin kuwo u Rumeyn. إِ‌نْ هُوَ‌ ‌إِلاَّ‌ ‌‍رَجُل‌‍ٌ‌افْتَ‍رَ‌ى‌ عَلَى‌ ‌اللَّ‍‍هِ كَذِبا‌ ً‌ ‌وَمَا‌ نَحْنُ لَ‍‍هُ بِمُؤْمِنِينَ
Qāla Rabbi Anşurnī Bimā Kadhdhabūni 023-039 Wuxuuna yidhi Eebow iiga Gargaar Beenintooda. قَ‍‍الَ ‌‍رَبِّ ‌ان‍‍صُ‍‍رْنِي بِمَا‌ كَذَّبُونِ
Qāla `Ammā Qalīlin Layuşbiĥunna Nādimīna 023-040 Wuxuu yidhi Eebe Mudda Yar ka Dib yey ahaan kuwo Nidaamooda. قَ‍‍الَ عَ‍‍مَّ‍‍ا‌ قَ‍‍ل‍‍ِ‍ي‍‍ل‍ٍ‌ لَيُ‍‍صْ‍‍بِحُ‍‍نَّ نَا‌دِمِينَ
Fa'akhadhat/humu Aş-Şayĥatu Bil-Ĥaqqi Faja`alnāhum Ghuthā'an ۚ Fabu`dāan Lilqawmi Až-Žālimīna 023-041 Waxaana ku Qabatay si Xaq ah Qaylo waxaana ka yeellay Daadxoor ee Fagaansho Haw Sugnaado Daaliminta. فَأَ‍خَ‍‍ذَتْهُمُ ‌ال‍‍صَّ‍‍يْحَةُ بِ‍الْحَ‍‍قِّ فَجَعَلْنَاهُمْ غُ‍‍ث‍‍َ‍ا‌ء‌‌ ًۚ فَبُعْد‌ا‌ ً‌ لِلْ‍‍قَ‍‍وْمِ ‌ال‍‍ظَّ‍‍الِمِينَ
Thumma 'Ansha'nā Min Ba`dihim Qurūnāan 'Ākharīna 023-042 Markaasaan Ahaysiinay Gadaashood Quruumo kale. ثُ‍‍مَّ ‌أَ‌ن‍‍شَأْنَا‌ مِ‍‌‍نْ بَعْدِهِمْ قُ‍‍رُ‌ونا‌‌ ً‌ ‌آ‍‍خَ‍‍رِينَ
Mā Tasbiqu Min 'Ummatin 'Ajalahā Wa Mā Yasta'khirūna 023-043 Kamana hor marto Ummadi Ajasheeda (Waqtigeeda) kamana Dib marto. مَا‌ تَسْبِ‍‍قُ مِ‍‌‍نْ ‌أُمَّ‍‍ةٍ ‌أَجَلَهَا‌ ‌وَمَا‌ يَسْتَأْ‍خِ‍‍رُ‌ونَ
Thumma 'Arsalnā Rusulanā Tat ۖ Kulla Mā Jā'a 'Ummatan Rasūluhā Kadhdhabūhu ۚ Fa'atba`nā Ba`đahum Ba`đāan Wa Ja`alnāhum 'Aĥādītha ۚ Fabu`dāan Liqawmin Lā Yu'uminūna 023-044 Markaasaan Diray Rasuullada nadii oo Israacsan markastooy Ummad u Yimaaddoo Rasuulkoodu waybeeniyaanwaxaana Raacsiinay Qarkood Qaar (Halaag) waxaana ka yeelay Sheeko Fogaanshaana u Sugnaaday Qoomaan (Xaqa) Rumeyn. ثُ‍‍مَّ ‌أَ‌رْسَلْنَا‌ ‌رُسُلَنَا‌ تَتْ‍رَ‌ا‌ ۖ كُلَّ مَا‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌أُمَّ‍‍ة ً‌ ‌‍رَسُولُهَا‌ كَذَّب‍‍ُ‍وهُ ۚ فَأَتْبَعْنَا‌ بَعْ‍‍ضَ‍‍هُمْ بَعْ‍‍ض‍‍ا‌ ً‌ ‌وَجَعَلْنَاهُمْ ‌أَحَا‌د‍ِ‍ي‍‍ثَ ۚ فَبُعْد‌ا‌ ً‌ لِ‍‍قَ‍‍وْم‍ٍ‌ لاَ‌ يُؤْمِنُونَ
Thumma 'Arsalnā Mūsá Wa 'Akhāhu Hārūna Bi'āyātinā Wa Sulţānin Mubīnin 023-045 Markaasaan la Diray (Nabi) Muuse iyo Walaalkiis Haaruun Aayadkanagii iyo Xujo Cad. ثُ‍‍مَّ ‌أَ‌رْسَلْنَا‌ مُوسَى‌ ‌وَ‌أَ‍خَ‍‍اهُ هَا‌ر‍ُ‍‌ونَ بِآيَاتِنَا‌ ‌وَسُلْ‍‍طَ‍‍انٍ‌ مُبِينٍ
'Ilá Fir`awna Wa Mala'ihi Fāstakbarū Wa Kānū Qawmāan `Ālīna 023-046 Xagga Fircoon iyo Jameecadiisii (yaana u dirray) wayna is kibriyeen waxayna ahaayeen Qoom is korraysiiya. إِلَى‌ فِ‍‍رْعَ‍‍وْنَ ‌وَمَلَئِ‍‍هِ فَاسْتَكْبَرُ‌و‌ا‌ ‌وَكَانُو‌اقَ‍‍وْماً‌ عَالِينَ
Faqālū 'Anu'uminu Libasharayni Mithlinā Wa Qawmuhumā Lanā `Ābidūna 023-047 waxayna dheheen ma waxaanu u rumayn Labo ruux oo nala mid ah Qoomkooduna anaga na Caabudo. فَ‍قَ‍‍الُ‍‍و‌ا‌ ‌أَنُؤْمِنُ لِبَشَ‍رَيْ‍‍نِ مِثْلِنَا‌ ‌وَ‍قَ‍‍وْمُهُمَا‌ لَنَا‌ عَابِدُ‌ونَ
Fakadhdhabūhumā Fakānū Mina Al-Muhlakīna 023-048 Wayna Beeniyeen waxayna Noqdeen kuwo la Halaagay. فَكَذَّبُوهُمَا‌ فَكَانُو‌ا‌ مِنَ ‌الْمُهْلَكِينَ
Wa Laqad 'Ātaynā Mūsá Al-Kitāba La`allahum Yahtadūna 023-049 Waxaana Siinay (Nabi) Muuse Kitaabka inay Hanuunaan. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ ‌آتَيْنَا‌ مُوسَى‌ ‌الْكِت‍‍َ‍ابَ لَعَلَّهُمْ يَهْتَدُ‌ونَ
Wa Ja`alnā Abna Maryama Wa 'Ummahu~ 'Āyatan Wa 'Āwaynāhumā 'Ilá Rabwatin Dhāti Qarārin Wa Ma`īnin 023-050 Waxaana ka yeellay ina Maryamna iyo Hooyadiis Aayad waxaana u Dunnay Meel sare oo Sugnaansho iyo Biyo Socda leh. وَجَعَلْنَا‌ ‌ابْ‍‍نَ مَرْيَمَ ‌وَ‌أُمَّ‍‍هُ~ُ ‌آيَة ً‌ ‌وَ‌آ‌وَيْنَاهُمَ‍‍ا‌ ‌إِلَى‌ ‌‍رَبْ‍‍وَة‌‍ٍ‌ ‌ذ‍َ‍‌اتِ قَ‍رَ‍‌ا‌ر‌ٍ‌ ‌وَمَعِينٍ
Yā 'Ayyuhā Ar-Rusulu Kulū Mina Aţ-Ţayyibāti Wa A`malū Şāliĥāan ۖ 'Innī Bimā Ta`malūna `Alīmun 023-051 Rasuullow ka Cuna XalaashaFalana WanaagAnigu waxaad Falaysan waan Ogahaye. يَ‍‍ا‌ ‌أَيُّهَا‌ ‌ال‍‍رُّسُلُ كُلُو‌ا‌ مِنَ ‌ال‍‍طَّ‍‍يِّب‍‍َ‍اتِ ‌وَ‌اعْمَلُو‌اصَ‍‍الِحا‌‌ ًۖ ‌إِنِّ‍‍ي بِمَا‌ تَعْمَل‍‍ُ‍ونَ عَلِيمٌ
Wa 'Inna Hadhihi~ 'Ummatukum 'Ummatan Wāĥidatan Wa 'Anā Rabbukum Fa Attaqūni 023-052 Tanna waa Umaddiinii (Diinta) umad (Diin) kaliya anna waxaan ahay Eebihiin ee iga Dhawrsada. وَ‌إِنَّ هَذِهِ ‌أُمَّ‍‍تُكُمْ ‌أُمَّ‍‍ة ً‌ ‌وَ‌احِدَة ً‌ ‌وَ‌أَنَا‌ ‌‍رَبُّكُمْ فَاتَّ‍‍قُ‍‍ونِ
Fataqaţţa`ū 'Amrahum Baynahum Zubuan ۖ Kullu Ĥizbin Bimā Ladayhim Farūna 023-053 Waxayse y kala Goosteen Amarkooda Dhexdooda KooxoXisbi kastana waxa Agtooda ah yey ku Faraxsanyihiin. فَتَ‍قَ‍‍طَّ‍‍عُ‍‍و‌ا‌ ‌أَمْ‍رَهُمْ بَيْنَهُمْ ‌زُبُر‌ا‌‌ ًۖ كُلُّ حِزْب ٍ‌ بِمَا‌ لَدَيْهِمْ فَ‍‍رِحُونَ
FadharhumGhamratihim Ĥattá Ĥīnin 023-054 ee Isagaga Tag Halmaanshahooda Dhexdiisa Tan iyo Muddo. فَذَ‌رْهُمْ فِي غَ‍‍مْ‍رَتِهِمْ حَتَّى‌ حِينٍ
'Ayaĥsabūna 'Annamā Numidduhum Bihi Min Mālin Wa Banīna 023-055 ma waxay u Malayn waxaannu Siin oo Xoolo iyo Caruur ah. أَيَحْسَب‍‍ُ‍ونَ ‌أَنَّ‍‍مَا‌ نُمِدُّهُمْ بِ‍‍هِ مِ‍‌‍نْ م‍‍َ‍الٍ‌ ‌وَبَنِينَ
Nusāri`u Lahum Al-Khayrāti ۚ Bal Lā Yash`urūna 023-056 Inaanu u soo Hormarinay Khayraad wax ma Oga. نُسَا‌رِعُ لَهُمْ فِي ‌الْ‍‍خَ‍‍يْ‍رَ‍‌اتِ ۚ بَ‍‍ل‍ لاَ‌ يَشْعُرُ‌ونَ
'Inna Al-Ladhīna Hum Min Khashyati Rabbihim Mushfiqūna 023-057 kuwa uun Ka Cabsada Eebahood ka Yaabid. إِنَّ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ هُمْ مِ‍‌‍نْ خَ‍‍شْيَةِ ‌‍رَبِّهِمْ مُشْفِ‍‍قُ‍‍ونَ
Wa Al-Ladhīna Hum Bi'āyāti Rabbihim Yu'uminūna 023-058 kuwa uun Aayaadka Eebahood Rumeeya. وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ هُمْ بِآي‍‍َ‍اتِ ‌‍رَبِّهِمْ يُؤْمِنُونَ
Wa Al-Ladhīna Hum Birabbihim Lā Yushrikūna 023-059 kuwa uun Eebahood aan la Wadaajinin. وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ هُمْ بِ‍رَبِّهِمْ لاَ‌ يُشْ‍‍رِكُونَ
Wa Al-Ladhīna Yu'utūna Mā 'Ātaw Wa Qulūbuhum Wa Jilatun 'Annahum 'Ilá Rabbihim ji`ūna 023-060 kuwa Bixin waxa la Siiyay Iyadooy ka Cabsan Quluubtoodu inay Xagga Eebe u Noqon. وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يُؤْت‍‍ُ‍ونَ مَ‍‍ا‌ ‌آتَو‌ا‌ ‌وَ‍قُ‍‍لُوبُهُمْ ‌وَجِلَةٌ ‌أَنَّ‍‍هُمْ ‌إِلَى‌ ‌‍رَبِّهِمْ ‌‍رَ‌اجِعُونَ
'Ūlā'ika Yusāri`ūna Fī Al-Khayrāti Wa Hum Lahā Sābiqūna 023-061 Kuwaasaa u deg degi Khayraadka una Hormarinay. أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ يُسَا‌رِع‍‍ُ‍ونَ فِي ‌الْ‍‍خَ‍‍يْ‍رَ‍‌اتِ ‌وَهُمْ لَهَا‌ سَابِ‍‍قُ‍‍ونَ
Wa Lā Nukallifu Nafsāan 'Illā Wus`ahā ۖ Wa Ladaynā Kitābun Yanţiqu Bil-Ĥaqqi ۚ Wa Hum Lā Yužlamūn 023-062 kuma Mashaqayno Naf waxayna karinAgtanadana waxaa ah Kitaab ku Hadli Xaqlamana Dulmiyo Iyagana. وَلاَ‌ نُكَلِّفُ نَفْسا‌‌ ً‌ ‌إِلاَّ‌ ‌وُسْعَهَا‌ ۖ ‌وَلَدَيْنَا‌ كِت‍‍َ‍ابٌ‌ يَ‍‌‍ن‍‍طِ‍‍قُ بِ‍الْحَ‍‍قِّ ۚ ‌وَهُمْ لاَ‌ يُ‍‍ظْ‍‍لَمُون
Bal QulūbuhumGhamratin Min Hādhā Wa Lahum 'A`mālun Min Dūni Dhālika Hum Lahā `Āmilūna 023-063 waxayse kaga Sugantahay Quluubtoodu Halmaansho Xagga Kaaswaxayna Leeyihiin Camallo Kaas ka Duwan (oo Xun) oy iyagu u Camal Fali. بَلْ قُ‍‍لُوبُهُمْ فِي غَ‍‍مْ‍رَةٍ‌ مِ‍‌‍نْ هَذَ‌ا‌ ‌وَلَهُمْ ‌أَعْم‍‍َ‍الٌ‌ مِ‍‌‍نْ ‌د‍ُ‍‌ونِ ‌ذَلِكَ هُمْ لَهَا‌ عَامِلُونَ
Ĥattá 'Idhā 'Akhadhnā Mutrafīhim Bil-`Adhābi 'Idhā Hum Yaj'arūna 023-064 Markaanse ku Qabanno Kuwooda Nicmaysan Cadaab Markaasay Qaylyaan. حَتَّ‍‍ى‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ‌أَ‍خَ‍‍ذْنَا‌ مُتْ‍رَفِيهِمْ بِ‍الْعَذ‍َ‍‌ابِ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ هُمْ يَ‍‍جْ‍‍أَ‌رُ‌ونَ
Lā Taj'arū Al-Yawma ۖ 'Innakum Minnā Lā Tunşarūna 023-065 (Waxaana la Dhihi) ha Qaylyina Maanta Idinku Xagganaga Laydiin kama Gargaaree. لاَ‌ تَ‍‍جْ‍‍أَ‌رُ‌و‌ا‌الْيَ‍‍وْمَ ۖ ‌إِنَّ‍‍كُمْ مِ‍‍نَّ‍‍ا‌ لاَ‌ تُ‍‌‍ن‍‍صَ‍‍رُ‌ونَ
Qad Kānat 'Āyātī Tutlá `Alaykum Fakuntum `Alá 'A`qābikum Tankişūna 023-066 Waxay ahayd Aayaadkeygii Tii lagu Akhriyo Korkiinna waxaadse ahaydeen kuwa Cidhibtiinna Dib ugu noqda (Xaqa Diida). قَ‍‍دْ‌ كَانَتْ ‌آيَاتِي تُتْلَى‌ عَلَيْكُمْ فَكُ‍‌‍ن‍‍تُمْ عَلَ‍‍ى‌ ‌أَعْ‍‍قَ‍‍ابِكُمْ تَ‍‌‍ن‍‍كِ‍‍صُ‍‍ونَ
Mustakbirīna Bihi Sāmirāan Tahjurūna 023-067 Idinkoo isku Kibrin Quraanka (ama Kacbada iyo Nabiga) Cawaysimina idinkoo Hadal Xun. مُسْتَكْبِ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍نَ بِ‍‍هِ سَامِ‍‍ر‌ا‌‌ ً‌ تَهْجُرُ‌ونَ
'Afalam Yaddabbarū Al-Qawla 'Am Jā'ahum Mā Lam Ya'ti 'Ābā'ahumu Al-'Awwalīna 023-068 Miyeyna Fiirinin Quraankamise waxaa u Yimid Waxaan U imaanin Aabayaalkoodii hore. أَفَلَمْ يَدَّبَّرُ‌و‌ا‌الْ‍‍قَ‍‍وْلَ ‌أَمْ ج‍‍َ‍ا‌ءَهُمْ مَا‌ لَمْ يَأْتِ ‌آب‍‍َ‍ا‌ءَهُمُ ‌الأَ‌وَّلِينَ
'Am Lam Ya`rifū Rasūlahum Fahum Lahu Munkirūna 023-069 Mise waxayna Aqoonin Rasuulkooda oo ay Diidi. أَمْ لَمْ يَعْ‍‍رِفُو‌ا‌ ‌‍رَسُولَهُمْ فَهُمْ لَ‍‍هُ مُ‍‌‍ن‍‍كِرُ‌ونَ
'Am Yaqūlūna Bihi Jinnatun ۚ Bal Jā'ahum Bil-Ĥaqqi Wa 'Aktharuhum Lilĥaqqi Kārihūna 023-070 Mise waxay Dhihi waa Waalanyahaywuxuuse Ula Yimid Xaq Badankoodse Xaqay Nici. أَمْ يَ‍‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ بِ‍‍هِ جِ‍‍نَّ‍‍ة‌‍ٌۚ بَلْ ج‍‍َ‍ا‌ءَهُمْ بِ‍الْحَ‍‍قِّ ‌وَ‌أَكْثَرُهُمْ لِلْحَ‍‍قِّ كَا‌رِهُونَ
Wa Lawi Attaba`a Al-Ĥaqqu 'Ahwā'ahum Lafasadati As-Samāwātu Wa Al-'Arđu Wa Man Fīhinna ۚ Bal 'Ataynāhum Bidhikrihim Fahum `An Dhikrihim Mu`rūna 023-071 Hadduu Raaco Xaqu Hawadooda waxaa Fasaadi Lahaa Samooyinka iyo Dhulka iyo waxa u Dhaxeeyawaxaanse Siinay Quraanka wayse ka Jeedsan quraanka. وَلَوِ‌ ‌اتَّبَعَ ‌الْحَ‍‍قُّ ‌أَهْو‍َ‍‌ا‌ءَهُمْ لَفَسَدَتِ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتُ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضُ ‌وَمَ‍‌‍نْ فِيهِ‍‍نَّ ۚ بَلْ ‌أَتَيْنَاهُمْ بِذِكْ‍‍رِهِمْ فَهُمْ عَ‍‌‍نْ ‌ذِكْ‍‍رِهِمْ مُعْ‍‍رِ‍‍ضُ‍‍ونَ
'Am Tas'aluhum Kharjāan Fakharāju Rabbika Khayrun ۖ Wa Huwa Khayru Ar-ziqīna 023-072 Mise waxaad warsan Kharaj (u Juuro) Ajirka Eebahaabaa Khayr Roonwaana kan u Khayr Badan Arzaaqe. أَمْ تَسْأَلُهُمْ خَ‍‍رْجا‌‌ ً‌ فَ‍‍خَ‍رَ‍‌اجُ ‌‍رَبِّكَ خَ‍‍يْ‍‍ر‌ٌۖ ‌وَهُوَ‌ خَ‍‍يْ‍‍رُ‌ ‌ال‍رَّ‌ا‌زِقِ‍‍ينَ
Wa 'Innaka Latad`ūhum 'Ilá Şirāţin Mustaqīmin 023-073 Adiguna waxaad ugu Yeedhi Jid Toosan. وَ‌إِنَّ‍‍كَ لَتَ‍‍دْعُوهُمْ ‌إِلَى‌ صِ‍رَ‍‌اطٍ‌ مُسْتَ‍‍قِ‍‍يمٍ
Wa 'Inna Al-Ladhīna Lā Yu'uminūna Bil-'Ākhirati `Ani Aş-Şirāţi Lanākibūna 023-074 Kuwa aan Rumeyn Aakhiroona Jidka way ka lilan. وَ‌إِنَّ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ لاَ‌ يُؤْمِن‍‍ُ‍ونَ بِ‍الآ‍‍خِ‍رَةِ عَنِ ‌ال‍‍صِّ‍رَ‍‌اطِ لَنَاكِبُونَ
Wa Law Raĥimnāhum Wa Kashafnā Mā Bihim Min Đurrin Lalajjū Fī Ţughyānihim Ya`mahūna 023-075 Haddaan u Naxariisanno oon ka Faydno waxa haya oo Dhib ah waxay ku Madax Taagi Xumaantooda iyagoo ku Indho la'. وَلَوْ‌ ‌‍رَحِمْنَاهُمْ ‌وَكَشَفْنَا‌ مَا‌ بِهِمْ مِ‍‌‍نْ ضُ‍‍رّ‌ٍ‌ لَلَجُّو‌ا‌ فِي طُ‍‍غْ‍‍يَانِهِمْ يَعْمَهُونَ
Wa Laqad 'Akhadhnāhum Bil-`Adhābi Famā Astakānū Lirabbihim Wa Mā Yatađarra`ūna 023-076 Waxaannu ku Qabanay Cadaab umana ayan Hogaansamin «Dulloobin» Eebahood umana Khushuucin. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ ‌أَ‍خَ‍‍ذْنَاهُمْ بِ‍الْعَذ‍َ‍‌ابِ فَمَا‌ ‌اسْتَكَانُو‌ا‌ لِ‍رَبِّهِمْ ‌وَمَا‌ يَتَ‍‍ضَ‍رَّعُونَ
Ĥattá 'Idhā Fataĥnā `Alayhim Bābāan Dhā `Adhābin Shadīdin 'Idhā Hum Fīhi Mublisūna 023-077 Markaan ku Furro Korkooda Cadaab Daran markaasay Quustaan. حَتَّ‍‍ى‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ فَتَحْنَا‌ عَلَيْهِمْ بَابا‌‌ ً‌ ‌ذَ‌ا‌ عَذ‍َ‍‌اب‌‍ٍ‌ شَد‍ِ‍ي‍‍د‌‌ٍ‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ هُمْ ف‍‍ِ‍ي‍‍هِ مُ‍‍بْ‍‍لِسُونَ
Wa Huwa Al-Ladhī 'Ansha'a Lakumu As-Sam`a Wa Al-'Abşāra Wa Al-'Af'idata ۚ Qalīlāan Mā Tashkurūna 023-078 Eebe waa kan idiin Yeelay Maqalkaiyo Araga iyo Quluubta wax Yar baadna ku Shugriyeysaan (Eebe). وَهُوَ‌ ‌الَّذِي ‌أَ‌ن‍‍شَأَ‌ لَكُمُ ‌ال‍‍سَّمْعَ ‌وَ‌الأَبْ‍‍‍‍صَ‍‍ا‌‍رَ‌ ‌وَ‌الأَفْئِدَةَ ۚ قَ‍‍لِيلا‌ ً‌ مَا‌ تَشْكُرُ‌ونَ
Wa Huwa Al-Ladhī Dhara'akum Al-'Arđi Wa 'Ilayhi Tuĥsharūna 023-079 Eebe waa Kan idinka Abuuray Dhulka Xagiisaana laydiin soo Celina. وَهُوَ‌ ‌الَّذِي ‌ذَ‌‍رَ‌أَكُمْ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌وَ‌إِلَ‍‍يْ‍‍هِ تُحْشَرُ‌ونَ
Wa Huwa Al-Ladhī Yuĥyī Wa Yumītu Wa Lahu Akhtilāfu Al-Layli Wa An-Nahāri ۚ 'Afalā Ta`qilūna 023-080 Eebe waa Kan wax Nooleeyawaxna Dila wuxuuna Leeyahay Iskhilaafka (Kala Duwaanta) Habeenka iyo Maalinta ee Miyeydaan Wax kasayn. وَهُوَ‌ ‌الَّذِي يُحْيِي ‌وَيُم‍‍ِ‍ي‍‍تُ ‌وَلَهُ ‌اخْ‍‍تِلاَفُ ‌ال‍‍لَّ‍‍يْ‍‍لِ ‌وَ‌ال‍‍نَّ‍‍ه‍‍َ‍ا‌ر‍ِ‍‌ ۚ ‌أَفَلاَ‌ تَعْ‍‍قِ‍‍لُونَ
Bal Qālū Mithla Mā Qāla Al-'Awwalūna 023-081 Waxayse Dheheen wax la mid ah waxay Dhaheen kuwii hore (Gaaladii). بَلْ قَ‍‍الُو‌ا‌ مِثْلَ مَا‌ قَ‍‍الَ ‌الأَ‌وَّلُونَ
Qālū 'A'idhā Mitnā Wa Kunnā Tubāan Wa `Ižāmāan 'A'innā Lamabthūna 023-082 Waxay Dheheen Ma Markaan Dhimanno oon Noqonno Carro iyo Lafo Miyaa Anaga nala soo Bixin. قَ‍‍الُ‍‍و‌ا‌ ‌أَئِذَ‌ا‌ مِتْنَا‌ ‌وَكُ‍‍نَّ‍‍ا‌ تُ‍رَ‌ابا‌ ً‌ ‌وَعِ‍‍ظَ‍‍اماً‌ ‌أَئِ‍‍نَّ‍‍ا‌ لَمَ‍‍بْ‍‍عُوثُونَ
Laqad Wu`idnā Naĥnu Wa 'Ābā'uunā Hādhā Min Qablu 'In Hādhā 'Illā 'Asāţīru Al-'Awwalīna 023-083 Waa Naloo Yaboohay Aabayaalkanno kan (Soo Bixinta) horay mana aha kani waxaaan warkii hore ahayn. لَ‍قَ‍‍دْ‌ ‌وُعِ‍‍دْنَا‌ نَحْنُ ‌وَ‌آب‍‍َ‍ا‌ؤُنَا‌ هَذَ‌ا‌ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لُ ‌إِ‌نْ هَذَ‌ا‌ ‌إِلاَّ‌ ‌أَسَاطِ‍‍ي‍‍رُ‌ ‌الأَ‌وَّلِينَ
Qul Limani Al-'Arđu Wa Man Fīhā 'In Kuntum Ta`lamūna 023-084 Waxaad Dhahdaa yaa leh Dhulka iyo waxa ku sugan haddaad wax Ogtihiin. قُ‍‍لْ لِمَنِ ‌الأَ‌رْ‍ضُ ‌وَمَ‍‌‍نْ فِيهَ‍‍ا‌ ‌إِ‌نْ كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ تَعْلَمُونَ
Sayaqūlūna Lillāh ۚ Qul 'Afalā Tadhakkarūna 023-085 Waxay Odhan Eebewaxaad Dhahdaa Miyeydaan wax Xusuusanayn. سَيَ‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ لِلَّهِ ۚ قُ‍‍لْ ‌أَفَلاَ‌ تَذَكَّرُ‌ونَ
Qul Man Rabbu As-Samāwāti As-Sab`i Wa Rabbu Al-`Arshi Al-`Ažīmi 023-086 Dheh waayo Eebaha Samooyinka Todobada ah iyo Eebaha Carshiga Wayn. قُ‍‍لْ مَ‍‌‍نْ ‌‍رَبُّ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌ال‍‍سَّ‍‍بْ‍‍عِ ‌وَ‌‍رَبُّ ‌الْعَرْشِ ‌الْعَ‍‍ظِ‍‍يمِ
Sayaqūlūna Lillāh ۚ Qul 'Afalā Tattaqūna 023-087 Waxay Odhan EebeDheh Miyeydaan Dhawrsanayn. سَيَ‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ لِلَّهِ ۚ قُ‍‍لْ ‌أَفَلاَ‌ تَتَّ‍‍قُ‍‍ونَ
Qul Man Biyadihi Malakūtu Kulli Shay'in Wa Huwa Yujīru Wa Lā Yujāru `Alayhi 'In Kuntum Ta`lamūn 023-088 Dheh Yey yaddiisa ku Jirtaa Xukunka wax kastaoo wax Magan Galiyaisna aan wax laga Magan galinaynHaddaad wax Ogtihiin. قُ‍‍لْ مَ‍‌‍نْ بِيَدِهِ مَلَك‍‍ُ‍وتُ كُلِّ شَ‍‍يْء‌ٍ‌ ‌وَهُوَ‌ يُج‍‍ِ‍ي‍‍رُ‌ ‌وَلاَ‌ يُج‍‍َ‍ا‌رُ‌ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ ‌إِ‌نْ كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ تَعْلَمُون
Sayaqūlūna Lillāh ۚ Qul Fa'annā Tusĥarūna 023-089 Waxay Odhan EebeDheh Xaggee Laydiin Sixri. سَيَ‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ لِلَّهِ ۚ قُ‍‍لْ فَأَنَّ‍‍ا‌ تُسْحَرُ‌ونَ
Bal 'Ataynāhum Bil-Ĥaqqi Wa 'Innahum Lakādhibūna 023-090 Waxaanse Siinay Xaq waana Beenaalayaal. بَلْ ‌أَتَيْنَاهُمْ بِ‍الْحَ‍‍قِّ ‌وَ‌إِنَّ‍‍هُمْ لَكَا‌ذِبُونَ
Attakhadha Allāhu Min Waladin Wa Mā Kāna Ma`ahu Min 'Ilahin ۚ 'Idhāan Ladhahaba Kullu 'Ilahin Bimā Khalaqa Wa La`alā Ba`đuhum `Alá Ba`đin ۚ Subĥāna Allāhi `Ammā Yaşifūna 023-091 Ma yeelan Eebe Ilmomana aha Miciisa Ilaah (kale) Illeen markaas wuu la Tagi lahaa Ilaah walba wuxuu Abuuraywuxuuna ka Kormari lahaa (Adkaan lahaa) Qaarkood Qaarwaxaa ka Nasahan Eebe waxay ku Tilmaami. مَا‌ ‌اتَّ‍‍خَ‍‍ذَ‌ ‌اللَّ‍‍هُ مِ‍‌‍نْ ‌وَلَد‌ٍ‌ ‌وَمَا‌ ك‍‍َ‍انَ مَعَ‍‍هُ مِ‍‌‍نْ ‌إِلَه‌‍ٍۚ ‌إِ‌ذ‌ا‌ ً‌ لَذَهَبَ كُلُّ ‌إِلَه ٍ‌ بِمَا‌ خَ‍‍لَ‍‍قَ ‌وَلَعَلاَ‌ بَعْ‍‍ضُ‍‍هُمْ عَلَى‌ بَعْ‍‍ضٍۚ سُ‍‍بْ‍‍ح‍‍َ‍انَ ‌اللَّ‍‍هِ عَ‍‍مَّ‍‍ا‌ يَ‍‍صِ‍‍فُونَ
`Ālimi Al-Ghaybi Wa Ash-Shahādati Fata`ālá `Ammā Yushrikūna 023-092 Waa Ogaha waxa Maqan iyo waxa Joogawuuna ka Sarreeyaa waxa la Wadaajin. عَالِمِ ‌الْ‍‍غَ‍‍يْ‍‍بِ ‌وَ‌ال‍‍شَّهَا‌دَةِ فَتَعَالَى‌ عَ‍‍مَّ‍‍ا‌ يُشْ‍‍رِكُونَ
Qul Rabbi 'Immā Turiyannī Mā Yū`adūna 023-093 Waxaad Dhahdaa Eebow Hadaad i Tusiso waxa Looyaboohay. قُ‍‍لْ ‌‍رَبِّ ‌إِمَّ‍‍ا‌ تُ‍‍رِيَ‍‍نِّ‍‍ي مَا‌ يُوعَدُ‌ونَ
Rabbi Falā Taj`alnī Fī Al-Qawmi Až-Žālimīna 023-094 Eebow hayga Yeelin Qoomka Daalimiinta ah. رَبِّ فَلاَ‌ تَ‍‍جْ‍‍عَلْنِي فِي ‌الْ‍‍قَ‍‍وْمِ ‌ال‍‍ظَّ‍‍الِمِينَ
Wa 'Innā `Alá 'An Nuriyaka Mā Na`iduhum Laqādirūna 023-095 Annaguna inaan ku Tusinno waxaan u Yaboohnay waan Karraa. وَ‌إِنَّ‍‍ا‌ عَلَ‍‍ى‌ ‌أَ‌نْ نُ‍‍رِيَكَ مَا‌ نَعِدُهُمْ لَ‍‍قَ‍‍ا‌دِ‌رُ‌ونَ
Adfa` Bi-Atī Hiya 'Aĥsanu As-Sayyi'ata ۚ Naĥnu 'A`lamu Bimā Yaşifūna 023-096 ee Raaci (Dhaafso) Tan Wanaagsan Midda Xun Anagaa og Waxay Tilmaamiye (Sheegi). ا‌دْفَعْ بِ‍الَّتِي هِيَ ‌أَحْسَنُ ‌ال‍‍سَّيِّئَةَ ۚ نَحْنُ ‌أَعْلَمُ بِمَا‌ يَ‍‍صِ‍‍فُونَ
Wa Qul Rabbi 'A`ūdhu Bika Min Hamazāti Ash-Shayāţīni 023-097 Waxaadna Dhahdaa Eebow waxaan kaa Magangalay Waswaaska Shayaadiinta. وَ‍قُ‍‍لْ ‌‍رَبِّ ‌أَع‍‍ُ‍و‌ذُ‌ بِكَ مِ‍‌‍نْ هَمَز‍َ‍‌اتِ ‌ال‍‍شَّيَاطِ‍‍ينِ
Wa 'A`ūdhu Bika Rabbi 'An Yaĥđurūni 023-098 Waxaana kaa Magan Gali Eebow inay ii Yimaadaan Shayaadiintu. وَ‌أَع‍‍ُ‍و‌ذُ‌ بِكَ ‌‍رَبِّ ‌أَ‌نْ يَحْ‍‍ضُ‍‍رُ‌ونِ
Ĥattá 'Idhā Jā'a 'Aĥadahumu Al-Mawtu Qāla Rabbi Arji`ūni 023-099 Markuu u Yimaaddo Midkood (Gaalada) Mawdku wuxuu Dhihi Eebow I celiya. حَتَّ‍‍ى‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌أَحَدَهُمُ ‌الْمَ‍‍وْتُ قَ‍‍الَ ‌‍رَبِّ ‌ا‌رْجِعُونِ
La`allī 'A`malu Şāliĥāan Fīmā Taraktu ۚ Kallā ۚ 'Innahā Kalimatun Huwa Qā'iluhā ۖ Wa Min Warā'ihim Barzakhun 'Ilá Yawmi Yub`athūna 023-100 Waxaan u Dhawahay inaan Falo Wanaage waxaan ka Tagaysaas ma aha ee waa Hadal uu iska Yidhi Gadaashoodana waxaa ah Barzakhtan iyo Maalinta la Soo Bixin. لَعَلِّ‍‍ي ‌أَعْمَلُ صَ‍‍الِحا‌‌ ً‌ فِيمَا‌ تَ‍رَكْتُ ۚ كَلاَّ‌ ۚ ‌إِنَّ‍‍هَا‌ كَلِمَةٌ هُوَ‌ قَ‍‍ائِلُهَا‌ ۖ ‌وَمِ‍‌‍نْ ‌وَ‌ر‍َ‍‌ائِهِمْ بَرْ‌زَ‍خ‌‍ٌ‌ ‌إِلَى‌ يَ‍‍وْمِ يُ‍‍بْ‍‍عَثُونَ
Fa'idhā Nufikha Fī Aş-Şūri Falā 'Ansāba Baynahum Yawma'idhin Wa Lā Yatasā'alūna 023-101 Marka la Afuufo Suurka ma Jiro Nasab Dhexdooda Maalintaaswaxna isma Warsadaan. فَإِ‌ذَ‌ا‌ نُفِ‍‍خَ فِي ‌ال‍‍صُّ‍‍و‌ر‍ِ‍‌ فَلاَ‌ ‌أَ‌ن‍‍س‍‍َ‍ابَ بَيْنَهُمْ يَوْمَئِذ‌ٍ‌ ‌وَلاَ‌ يَتَس‍‍َ‍ا‌ءَلُونَ
Faman Thaqulat Mawāzīnuhu Fa'ūlā'ika Humu Al-Mufliĥūna 023-102 Ciddayse Cuslaato Miisaankiisu (Wanaagga) kuwaasi waa kuwa uun Liibaanay. فَمَ‍‌‍نْ ثَ‍‍قُ‍‍لَتْ مَوَ‌ا‌زِينُ‍‍هُ فَأ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ هُمُ ‌الْمُفْلِحُونَ
Wa Man Khaffat Mawāzīnuhu Fa'ūlā'ika Al-Ladhīna Khasirū 'Anfusahum Fī Jahannama Khālidūna 023-103 Ciddayse Fududaato Miisaankiisu kuwaasi waa kuwa Khasaariyey Naftooda Jahannamayna ku Waari. وَمَ‍‌‍نْ خَ‍‍فَّتْ مَوَ‌ا‌زِينُ‍‍هُ فَأ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ خَ‍‍سِرُ‌و‌ا‌ ‌أَ‌ن‍‍فُسَهُمْ فِي جَهَ‍‍نَّ‍‍مَ خَ‍‍الِدُ‌ونَ
Talfaĥu Wujūhahumu An-Nāru Wa Hum Fīhā Kāliĥūna 023-104 Waxaana Gubi Wajigooda Naarta iyagoo Waji diiran. تَلْفَحُ ‌وُجُوهَهُمُ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍ا‌رُ‌ ‌وَهُمْ فِيهَا‌ كَالِحُونَ
'Alam Takun 'Āyātī Tutlá `Alaykum Fakuntum Bihā Tukadhdhibūna 023-105 (Waxaa lagu Dhihi) Miyeyna ahayn Aayaadkanagu kuwa lagu Akhriyo Korkiinna ood Beenin Jirteen. أَلَمْ تَكُ‍‌‍نْ ‌آيَاتِي تُتْلَى‌ عَلَيْكُمْ فَكُ‍‌‍ن‍‍تُمْ بِهَا‌ تُكَذِّبُونَ
Qālū Rabbanā Ghalabat `Alaynā Shiqwatunā Wa Kunnā Qawmāan Đāllīna 023-106 Waxay Dhahaan Eebow waxaa naga Adkaatay Xumaantanadiiwaxaana ahayn Qaar Dhunsan. قَ‍‍الُو‌ا‌ ‌‍رَبَّنَا‌ غَ‍‍لَبَتْ عَلَيْنَا‌ شِ‍‍قْ‍‍وَتُنَا‌ ‌وَكُ‍‍نَّ‍‍ا‌ قَ‍‍وْما‌‌ ًضَ‍‍الِّينَ
Rabbanā 'Akhrijnā Minhā Fa'in `Udnā Fa'innā Žālimūna 023-107 Eebow naga Bixi Xageeda Haddaan u Noqonana Anagaa Daalimiin ah. رَبَّنَ‍‍ا‌ ‌أَ‍خْ‍‍رِجْ‍‍نَا‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ فَإِ‌نْ عُ‍‍دْنَا‌ فَإِنَّ‍‍ا‌ ظَ‍‍الِمُونَ
Qāla Akhsa'ū Fīhā Wa Lā Tukallimūni 023-108 Wuxuu Dhahaa Eebe ku Fogaada Dhexdeeda Idinkoo (Dullaysan) hana Ila Hadlina. قَ‍‍الَ ‌اخْ‍‍سَئ‍‍ُ‍‍و‌ا‌ فِيهَا‌ ‌وَلاَ‌ تُكَلِّمُونِ
'Innahu Kāna Farīqun Min `Ibādī Yaqūlūna Rabbanā 'Āmannā Fāghfir Lanā Wa Arĥamnā Wa 'Anta Khayru Ar-ĥimīna 023-109 Waxaa Jirtay in Koox ka mid ah Addoomadayda ay Dhahaan Eebow waan Rumaynay Xaqa ee noo Dhaaf noona Naxariiso Adaa Naxariiste u Khayr Roone. إِنَّ‍‍هُ ك‍‍َ‍انَ فَ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍قٌ‌ مِ‍‌‍نْ عِبَا‌دِي يَ‍‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ ‌‍رَبَّنَ‍‍ا‌ ‌آمَ‍‍نَّ‍‍ا‌ فَاغْ‍‍فِ‍‍رْ‌ لَنَا‌ ‌وَ‌ا‌رْحَمْنَا‌ ‌وَ‌أَ‌نْ‍‍تَ خَ‍‍يْ‍‍رُ‌ ‌ال‍رَّ‌احِمِينَ
Fāttakhadhtumūhum Sikhrīyāan Ĥattá 'Ansawkum Dhikrī Wa Kuntum Minhum Tađĥakūna 023-110 Waxaadse ka Yeelateen Jees jees intay idinka Halmaansiiyaan xuskayga ood kuna Qoslayseen. فَاتَّ‍‍خَ‍‍ذْتُمُوهُمْ سِ‍‍خْ‍‍رِيّاً‌ حَتَّ‍‍ى‌ ‌أَ‌ن‍‍سَوْكُمْ ‌ذِكْ‍‍رِي ‌وَكُ‍‌‍ن‍‍تُمْ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ تَ‍‍ضْ‍‍حَكُونَ
'Innī Jazaytuhumu Al-Yawma Bimā Şabarū 'Annahum Humu Al-Fā'izūna 023-111 Waan ka Abaal marinay Maanta Samirkoodii Dartiisiyaga unbaana Liibaanay. إِنِّ‍‍ي جَزَيْتُهُمُ ‌الْيَ‍‍وْمَ بِمَا‌ صَ‍‍بَرُ‌و‌ا‌ ‌أَنَّ‍‍هُمْ هُمُ ‌الْف‍‍َ‍ائِزُ‌ونَ
Qāla Kam Labithtum Al-'Arđi `Adada Sinīna 023-112 Wuxuuna Dhihi Eebe imisa Sanaad ku Nagaateen Dhulka. قَ‍‍الَ كَمْ لَبِثْتُمْ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ عَدَ‌دَ‌ سِنِينَ
Qālū Labithnā Yawmāan 'Aw Ba`đa Yawmin Fās'ali Al-`Āddīna 023-113 Waxayna Odhan waxaan ku Nagaanay Maalin ama Maalin Qaarkeedwarsada kuwa wax tiriya «Malaa'gta». قَ‍‍الُو‌ا‌ لَبِثْنَا‌ يَوْماً‌ ‌أَ‌وْ‌ بَعْ‍‍ضَ يَ‍‍وْم‌‍ٍ‌ فَاسْأَلِ ‌الْع‍‍َ‍ا‌دِّينَ
Qāla 'In Labithtum 'Illā Qalīlāan ۖ Law 'Annakum Kuntum Ta`lamūna 023-114 Wuxuu Yidhi Maydaan Nagaanin wax Yar Mooyee Haddaad wax Ogtihiin. قَ‍‍الَ ‌إِ‌نْ لَبِثْتُمْ ‌إِلاَّ‌ قَ‍‍لِيلا‌ ًۖ لَوْ‌ ‌أَنَّ‍‍كُمْ كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ تَعْلَمُونَ
'Afaĥasibtum 'Annamā Khalaqnākum `Abathāan Wa 'Annakum 'Ilaynā Lā Turja`ūna 023-115 ma Waxaad u Malayseen inaan Idiin Abuuray Ciyaar oon idinka Xagganaga loo soo Celinayn. أَفَحَسِ‍‍بْ‍‍تُمْ ‌أَنَّ‍‍مَا‌ خَ‍‍لَ‍‍قْ‍‍نَاكُمْ عَبَثا‌ ً‌ ‌وَ‌أَنَّ‍‍كُمْ ‌إِلَيْنَا‌ لاَ‌ تُرْجَعُونَ
Fata`ālá Allāhu Al-Maliku Al-Ĥaqqu ۖ Lā 'Ilāha 'Illā Huwa Rabbu Al-`Arshi Al-Karīmi 023-116 Waxaa Sarreeya Eebaha Xaakimka Xaqa ah Ilaah aan isaga ahayna ma jiro Waana Eebaha Carshiga Sharafta leh. فَتَعَالَى‌ ‌اللَّ‍‍هُ ‌الْمَلِكُ ‌الْحَ‍‍قُّ ۖ لاَ‌ ‌إِلَهَ ‌إِلاَّ‌ هُوَ‌ ‌‍رَبُّ ‌الْعَرْشِ ‌الْكَ‍‍رِيمِ
Wa Man Yad`u Ma`a Allāhi 'Ilahāan 'Ākhara Lā Burhāna Lahu Bihi Fa'innamā Ĥisābuhu `Inda Rabbihi~ ۚ 'Innahu Lā Yufliĥu Al-Kāfirūna 023-117 Ciddii Caabudda Eebe la Jirkiisa Ilaah kale oon Xujo lahayn Xisaabtiisu waa uun Eebe Agtiisamana Liibaanto Gaalo. وَمَ‍‌‍نْ يَ‍‍دْعُ مَعَ ‌اللَّ‍‍هِ ‌إِلَها‌‌ ً‌ ‌آ‍‍خَ‍رَ‌ لاَ‌ بُرْه‍‍َ‍انَ لَ‍‍هُ بِ‍‍هِ فَإِنَّ‍‍مَا‌ حِسَابُ‍‍هُ عِ‍‌‍نْ‍‍دَ‌ ‌‍رَبِّهِ ۚ ‌إِنَّ‍‍هُ لاَ‌ يُفْلِحُ ‌الْكَافِرُ‌ونَ
Wa Qul Rabbi Aghfir Wa Arĥam Wa 'Anta Khayru Ar-ĥimīna 023-118 Waxaad Dhahdaa Eebow Dhaaf oo Naxariiso adaa Naxariiste u Khayr Roone. وَ‍قُ‍‍لْ ‌‍رَبِّ ‌اغْ‍‍فِ‍‍رْ‌ ‌وَ‌ا‌رْحَمْ ‌وَ‌أَ‌نْ‍‍تَ خَ‍‍يْ‍‍رُ‌ ‌ال‍رَّ‌احِمِينَ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah