Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

21) Sūrat Al-'Anbyā'

Printed format

21) سُورَة الأَنبيَاء

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Aqtaraba Lilnnāsi Ĥisābuhum Wa HumGhaflatin Mu`rūna 021-001 Xisaabtoodii iyagoo Halmaansho ku Sugan oo Jeedsan. ا‍قْ‍‍تَ‍رَبَ لِل‍‍نّ‍‍َ‍اسِ حِسَابُهُمْ ‌وَهُمْ فِي غَ‍‍فْلَةٍ‌ مُعْ‍‍رِ‍‍ضُ‍‍ونَ
Mā Ya'tīhim Min Dhikrin Min Rabbihim Muĥdathin 'Illā Astama`ūhu Wa Hum Yal`abūna 021-002 Quraankastee oo uga Yimaadda Xagga Eebahood kana Soo darriya way maqlaan iyagoo Ciyaari. مَا‌ يَأْتِيهِمْ مِ‍‌‍نْ ‌ذِكْر‌ٍ‌ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَبِّهِمْ مُحْدَث‌‍ٍ‌ ‌إِلاَّ‌ ‌اسْتَمَع‍‍ُ‍وهُ ‌وَهُمْ يَلْعَبُونَ
Lāhiyatan Qulūbuhum ۗ Wa 'Asarrū An-Naj Al-Ladhīna Žalamū Hal Hādhā 'Illā Basharun Mithlukum ۖ 'Afata'tūna As-Siĥra Wa 'Antum Tubşirūna 021-003 Oy shuqloontahay Quluubtooduwaxayna hoos u dhigeen Faqii kuwii Dulmi Falay (iyagoo dhihi) kanu ma waxaan Dad idinkoo kale ahaynbaama waxaad u imanaysaan sixir idinkoo Arka. لاَهِيَة‌ ًقُ‍‍لُوبُهُمْ ۗ ‌وَ‌أَسَرُّ‌و‌ا‌ال‍‍نَّ‍‍جْ‍‍وَ‌ى‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ظَ‍‍لَمُو‌ا‌ هَلْ هَذَ‌ا‌ ‌إِلاَّ‌ بَشَر‌ٌ‌ مِثْلُكُمْ ۖ ‌أَفَتَأْت‍‍ُ‍ونَ ‌ال‍‍سِّحْ‍رَ‌ ‌وَ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ تُ‍‍بْ‍‍‍‍صِ‍‍رُ‌ونَ
Qāla Rabbī Ya`lamu Al-Qawla Fī As-Samā'i Wa Al-'Arđi ۖ Wa Huwa As-Samī`u Al-`Alīmu 021-004 Wuxuu yidhi (Nabigii) Eebahaybaa Og Hadalka Samada ku Sugan iyo Dhulkawaana Maqle Oge ah. قَ‍‍الَ ‌‍رَبِّي يَعْلَمُ ‌الْ‍‍قَ‍‍وْلَ فِي ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءِ‌ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ۖ ‌وَهُوَ‌ ‌ال‍‍سَّم‍‍ِ‍ي‍‍عُ ‌الْعَلِيمُ
Bal Qālū 'Ađghāthu 'Aĥlāmin Bal Aftarāhu Bal Huwa Shā`irun Falya'tinā Bi'āyatin Kamā 'Ursila Al-'Awwalūna 021-005 Waxay Dheheen (Gaaladii) Saas ma aha ee waa Qarowyo saa ma aha ee wuu Been AbuurtaySaas ma aha ee waa gabayaa ee ha noo keeno Aayad Sidii Lagu diray Kuwii hore. بَلْ قَ‍‍الُ‍‍و‌ا‌ ‌أَ‍ضْ‍‍غَ‍‍اثُ ‌أَحْلاَم ٍ‌ بَلْ ‌افْتَ‍رَ‍‌اهُ بَلْ هُوَ‌ شَاعِر‌‌ٌ‌ فَلْيَأْتِنَا‌ بِآيَة‌‍ٍ‌ كَمَ‍‍ا‌ ‌أُ‌رْسِلَ ‌الأَ‌وَّلُونَ
Mā 'Āmanat Qablahum Min Qaryatin 'Ahlaknāhā ۖ 'Afahum Yu'uminūna 021-006 Mayna Rumeynin Hortood Magaalo aan Halaag (La doonay) ee Ma iyagaa Rumeyn. مَ‍‍ا‌ ‌آمَنَتْ قَ‍‍بْ‍‍لَهُمْ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍رْيَةٍ ‌أَهْلَكْنَاهَ‍‍اۖ ‌أَفَهُمْ يُؤْمِنُونَ
Wa Mā 'Arsalnā Qablaka 'Illā Rijālāan Nūĥī 'Ilayhim ۖ Fās'alū 'Ahla Adh-Dhikri 'In Kuntum Lā Ta`lamūna 021-007 Maanaan Dirin Hortaa Rag mooyeekuwaas oon u Waxyoonayee Warsada kuwa Cilmiga leh Haddaydaan wax Ogayn. وَمَ‍‍ا‌ ‌أَ‌رْسَلْنَا‌ قَ‍‍بْ‍‍لَكَ ‌إِلاَّ‌ ‌رِجَالا‌ ً‌ نُوحِ‍‍ي ‌إِلَيْهِمْ ۖ فَاسْأَلُ‍‍و‌ا‌ ‌أَهْلَ ‌ال‍‍ذِّكْ‍‍ر‍ِ‍‌ ‌إِ‌نْ كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ لاَ‌ تَعْلَمُونَ
Wa Mā Ja`alnāhum Jasadāan Lā Ya'kulūna Aţ-Ţa`āma Wa Mā Kānū Khālidīna 021-008 Kamaanaan Dhigin (Nabiyada) Jasad (Muqaal) oon Cunayn Cunno mana ahayn kuwo Waara. وَمَا‌ جَعَلْنَاهُمْ جَسَد‌ا‌ ً‌ لاَ‌ يَأْكُل‍‍ُ‍ونَ ‌ال‍‍طَّ‍‍ع‍‍َ‍امَ ‌وَمَا‌ كَانُو‌اخَ‍‍الِدِينَ
Thumma Şadaqnāhumu Al-Wa`da Fa'anjaynāhum Wa Man Nashā'u Wa 'Ahlaknā Al-Musrifīna 021-009 Markaasna waxaan u Rumeynay Yaboohii waana Korrinay iyagii iyo Ciddaan Doonowaxaana Halaagnay Xadgudbayaasha. ثُ‍‍مَّ صَ‍‍دَ‍قْ‍‍نَاهُمُ ‌الْوَعْدَ‌ فَأَ‌ن‍‍جَيْنَاهُمْ ‌وَمَ‍‌‍نْ نَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ ‌وَ‌أَهْلَكْنَا‌ ‌الْمُسْ‍‍رِفِينَ
Laqad 'Anzalnā 'Ilaykum Kitābāan Fīhi Dhikrukum ۖ 'Afalā Ta`qilūna 021-010 Waxaan idiin soo Dejinay Kitaab Sharaftiinnu ku Sugantahayee Miyeydaan Kasayn. لَ‍قَ‍‍دْ‌ ‌أَ‌ن‍‍زَلْنَ‍‍ا‌ ‌إِلَيْكُمْ كِتَابا‌‌ ً‌ ف‍‍ِ‍ي‍‍هِ ‌ذِكْرُكُمْ ۖ ‌أَفَلاَ‌ تَعْ‍‍قِ‍‍لُونَ
Wa Kam Qaşamnā Min Qaryatin Kānat Žālimatan Wa 'Ansha'nā Ba`dahā Qawmāan 'Ākharīna 021-011 Badanaana intaan Halaagnay Magaalo Dulmi Badan (Dadkeedu) oon Ahaysiinay Gadaasheed Qoom kale. وَكَمْ قَ‍‍صَ‍‍مْنَا‌ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍رْيَة‌‍ٍ‌ كَانَتْ ظَ‍‍الِمَة ً‌ ‌وَ‌أَ‌ن‍‍شَأْنَا‌ بَعْدَهَا‌ قَ‍‍وْما‌‌ ً‌ ‌آ‍‍خَ‍‍رِينَ
Falammā 'Aĥassū Ba'sanā 'Idhā Hum Minhā Yarkuđūna 021-012 Markay kaseen Cadaabkanaga yey ahaayeen kuwo ka Carari. فَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ ‌أَحَسُّو‌ا‌ بَأْسَنَ‍‍ا‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ هُمْ مِ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ يَرْكُ‍‍ضُ‍‍ونَ
Lā Tarkuđū Wa Arji`ū 'Ilá Mā 'Utriftum Fīhi Wa Masākinikum La`allakum Tus'alūna 021-013 Ha Cararina kuna noqda wixii laydiinku Raaxeeyey iyo Guryihiinna waxay u Dhawdahay in wax laydin warsadee. لاَ‌ تَرْكُ‍‍ضُ‍‍و‌ا‌ ‌وَ‌ا‌رْجِعُ‍‍و‌ا‌ ‌إِلَى‌ مَ‍‍ا‌ ‌أُتْ‍‍رِفْتُمْ ف‍‍ِ‍ي‍‍هِ ‌وَمَسَاكِنِكُمْ لَعَلَّكُمْ تُسْأَلُونَ
Qālū Yā Waylanā 'Innā Kunnā Žālimīna 021-014 Waxay Dhaheen Halaaganagee waxaan nahay Daalimiin. قَ‍‍الُو‌ا‌ يَا‌وَيْلَنَ‍‍ا‌ ‌إِنَّ‍‍ا‌ كُ‍‍نَّ‍‍ا‌ ظَ‍‍الِمِينَ
Famā Zālat Tilka Da`wāhum Ĥattá Ja`alnāhum Ĥaşīdāan Khāmidīna 021-015 Saasna kuma tagin Qayladoodu intaan ka yeellowax la shafay oo Bakhtiya. فَمَا‌ ‌زَ‌الَتْ تِلْكَ ‌دَعْوَ‌اهُمْ حَتَّى‌ جَعَلْنَاهُمْ حَ‍‍صِ‍‍يد‌اً‌ خَ‍‍امِدِينَ
Wa Mā Khalaq As-Samā'a Wa Al-'Arđa Wa Mā Baynahumā Lā`ibīna 021-016 Maanaan Abuurin Samooyinka iyo Dhulka iyo waxa u Dhaxeeya Anagoo Ciyaari. وَمَا‌ خَ‍‍لَ‍‍قْ‍‍نَا‌ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضَ ‌وَمَا‌ بَيْنَهُمَا‌ لاَعِبِينَ
Law 'Aradnā 'An Nattakhidha Lahwan Lāttakhadhnāhu Min Ladunnā 'In Kunnā Fā`ilīna 021-017 Haddaan Doono Madadaallo inaan yeelano waxaan ka yeelan lahayn Agtanada haddaan Falayno. لَوْ‌ ‌أَ‌‍رَ‌دْنَ‍‍ا‌ ‌أَ‌نْ نَتَّ‍‍خِ‍‍ذَ‌ لَهْو‌ا‌ ً‌ لاَتَّ‍‍خَ‍‍ذْن‍‍َ‍اهُ مِ‍‌‍نْ لَدُنَّ‍‍ا‌ ‌إِ‌نْ كُ‍‍نَّ‍‍ا‌ فَاعِلِينَ
Bal Naqdhifu Bil-Ĥaqqi `Alá Al-Bāţili Fayadmaghuhu Fa'idhā Huwa Zāhiqun ۚ Wa Lakumu Al-Waylu Mimmā Taşifūna 021-018 Xaqaanse ku Gannaa Baadilka oo Tirtira markaasuu tagaawaxaa idiinku Sugnaaday Halaag waxaad Sheegaysaan. بَلْ نَ‍‍قْ‍‍ذِفُ بِ‍الْحَ‍‍قِّ عَلَى‌ ‌الْبَاطِ‍‍لِ فَيَ‍‍دْمَ‍‍غُ‍‍هُ فَإِ‌ذَ‌ا‌ هُوَ‌ ‌زَ‌اهِ‍‍قٌۚ ‌وَلَكُمُ ‌الْوَيْ‍‍لُ مِ‍‍مَّ‍‍ا‌ تَ‍‍صِ‍‍فُونَ
Wa Lahu Man As-Samāwāti Wa Al-'Arđi ۚ Wa Man `Indahu Lā Yastakbirūna `An `Ibādatihi Wa Lā Yastaĥsirūna 021-019 Ilaahay waxaa u sugnaaday waxa Samooyinka ku sugan iyo Dhulkakuwa Eebe Agtiisa ahna Iskama Kibriyaan Cibaadadiisa kamana daalaan. وَلَ‍‍هُ مَ‍‌‍نْ فِي ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ۚ ‌وَمَ‍‌‍نْ عِ‍‌‍نْ‍‍دَهُ لاَ‌ يَسْتَكْبِر‍ُ‍‌ونَ عَ‍‌‍نْ عِبَا‌دَتِ‍‍هِ ‌وَلاَ‌ يَسْتَحْسِرُ‌ونَ
Yusabbiĥūna Al-Layla Wa An-Nahāra Lā Yafturūna 021-020 wayna Nasahaan Habeen iyo Dharaarba kamana Noogaan. يُسَبِّح‍‍ُ‍ونَ ‌ال‍‍لَّ‍‍يْ‍‍لَ ‌وَ‌ال‍‍نَّ‍‍ه‍‍َ‍ا‌‍رَ‌ لاَ‌ يَفْتُرُ‌ونَ
'Am Attakhadhū 'Ālihatan Mina Al-'Arđi Hum Yunshirūna 021-021 Mise waxay yeesheen (Gaaladii) Ilaahyaal Dhulka Xaggiisa oo wax soo Nooleeya. أَمْ ‌اتَّ‍‍خَ‍‍ذُ‌و‌ا‌ ‌آلِهَة ً‌ مِنَ ‌الأَ‌رْ‍ضِ هُمْ يُ‍‌‍ن‍‍شِرُ‌ونَ
Law Kāna Fīhimā 'Ālihatun 'Illā Al-Lahu Lafasadatā ۚ Fasubĥāna Allāhi Rabbi Al-`Arshi `Ammā Yaşifūna 021-022 Hadday yihiin dhexdooda (Samada iyo Dhulka) Ilaahyo way Fasaadi Lahaayeenwaxaa ka Nasahan Eebaha Carshiga leh waxay ku Tilmaami. لَوْ‌ ك‍‍َ‍انَ فِيهِمَ‍‍ا‌ ‌آلِهَة‌‍ٌ‌ ‌إِلاَّ‌ ‌اللَّ‍‍هُ لَفَسَدَتَا‌ ۚ فَسُ‍‍بْ‍‍ح‍‍َ‍انَ ‌اللَّ‍‍هِ ‌‍رَبِّ ‌الْعَرْشِ عَ‍‍مَّ‍‍ا‌ يَ‍‍صِ‍‍فُونَ
Lā Yus'alu `Ammā Yaf`alu Wa Hum Yus'alūna 021-023 Lama warsanayo wuxuu Falo Iyagase waa la warsan. لاَ‌ يُسْأَلُ عَ‍‍مَّ‍‍ا‌ يَفْعَلُ ‌وَهُمْ يُسْأَلُونَ
'Am Attakhadhū Min Dūnihi~ 'Ālihatan ۖ Qul Hātū Burhānakum ۖdhā Dhikru Man Ma`iya Wa Dhikru Man Qabۗ Bal 'Aktharuhum Lā Ya`lamūna Al-Ĥaqqa ۖ Fahum Mu`rūna 021-024 Mise waxay Yeesheen Eebe ka sokow Ilaahyowaxaad Dhahdaa keena Xujadiinnakana waa (quraanka) sheegi waxa ila jooga iyo sheegiddii kuwii iga horreeyeyBadidoodse ma oga Xaqa wayna ka Jeedsan. أَمْ ‌اتَّ‍‍خَ‍‍ذُ‌و‌ا‌ مِ‍‌‍نْ ‌دُ‌ونِهِ ‌آلِهَة‌ ًۖ قُ‍‍لْ هَاتُو‌ا‌ بُرْهَانَكُمْ ۖ هَذَ‌ا‌ ‌ذِكْرُ‌ مَ‍‌‍نْ مَعِيَ ‌وَ‌ذِكْرُ‌ مَ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِي ۗ بَلْ ‌أَكْثَرُهُمْ لاَ‌ يَعْلَم‍‍ُ‍ونَ ‌الْحَ‍‍قَّ ۖ فَهُمْ مُعْ‍‍رِ‍‍ضُ‍‍ونَ
Wa Mā 'Arsalnā Min Qablika Min Rasūl 'Illā Nūĥī 'Ilayhi 'Annahu Lā 'Ilāha 'Illā 'Anā Fā`budūni 021-025 Rasuulkaan hortaa dirayba waxaan u waxyoonay ilaah aan Ani ahayn ma jiro ee I caabuda. وَمَ‍‍ا‌ ‌أَ‌رْسَلْنَا‌ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِكَ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَسُول ‌إِلاَّ‌ نُوحِ‍‍ي ‌إِلَ‍‍يْ‍‍هِ ‌أَنَّ‍‍هُ لاَ‌ ‌إِلَهَ ‌إِلاَّ‌ ‌أَنَا‌ فَاعْبُدُ‌ونِ
Wa Qālū Attakhadha Ar-Raĥmānu Waladāan ۗ Subĥānahu ۚ Bal `Ibādun Mukramūna 021-026 waxay dhaheen Gaaladii wuxuu Yeeshay (Eebaha) Raxmaana Ilmowaa ka Nasahanyahaywaase Addoomo (Malaa'igtu) la Sharrifo. وَ‍قَ‍‍الُو‌ا‌اتَّ‍‍خَ‍‍ذَ‌ ‌ال‍رَّحْمَنُ ‌وَلَد‌ا‌‌ ًۗ سُ‍‍بْ‍‍حَانَ‍‍هُ ۚ بَلْ عِب‍‍َ‍ا‌د‌ٌ‌ مُكْ‍رَمُونَ
Lā Yasbiqūnahu Bil-Qawli Wa Hum Bi'amrihi Ya`malūna 021-027 kagama hor maraan Hadal iyaguna Amarkiisay ku Camalfalaan. لاَ‌ يَسْبِ‍‍قُ‍‍ونَ‍‍هُ بِ‍الْ‍‍قَ‍‍وْلِ ‌وَهُمْ بِأَمْ‍‍رِهِ يَعْمَلُونَ
Ya`lamu Mā Bayna 'Aydīhim Wa Mā Khalfahum Wa Lā Yashfa`ūna 'Illā Limani Artađá Wa Hum Min Khashyatihi Mushfiqūna 021-028 wuxuu ogyahay waxa hortooda iyo Gadaashooda ah umana shafeecaan Ciduu ka raaliyahay mooyee iyaguna Cabsidiisay la Baqaan. يَعْلَمُ مَا‌ بَ‍‍يْ‍‍نَ ‌أَيْدِيهِمْ ‌وَمَا‌ خَ‍‍لْفَهُمْ ‌وَلاَ‌ يَشْفَع‍‍ُ‍ونَ ‌إِلاَّ‌ لِمَنِ ‌ا‌رْتَ‍‍ضَ‍‍ى‌ ‌وَهُمْ مِ‍‌‍نْ خَ‍‍شْيَتِ‍‍هِ مُشْفِ‍‍قُ‍‍ونَ
Wa Man Yaqul Minhum 'Innī 'Ilahun Min Dūnihi Fadhālika Najzīhi Jahannama ۚ Kadhālika Naj Až-Žālimīna 021-029 ruuxii dhaha oo ka mid ah Malaa'igta anaa Ilaah ah Eebe ka sokowkaas waxaannu ku Abaal marin Jahannamosaasaana ku Abaal marinnaa Daalimiinta. وَمَ‍‌‍نْ يَ‍‍قُ‍‍لْ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ ‌إِنِّ‍‍ي ‌إِلَهٌ‌ مِ‍‌‍نْ ‌دُ‌ونِ‍‍هِ فَذَلِكَ نَ‍‍جْ‍‍ز‍ِ‍ي‍‍هِ جَهَ‍‍نَّ‍‍مَ ۚ كَذَلِكَ نَ‍‍جْ‍‍زِي ‌ال‍‍ظَّ‍‍الِمِينَ
'Awalam Yará Al-Ladhīna Kafarū 'Anna As-Samāwāti Wa Al-'Arđa Kānatā Ratqāan Fafataqnāhumā ۖ Wa Ja`alnā Mina Al-Mā'i Kulla Shay'in Ĥayyin ۖ 'Afalā Yu'uminūna 021-030 miyeyna arkayn kuwii Gaaloobay in Samooyinka iyo dhulku ahaayeen kuwo isku dhaggan oona kala Bixinaykana yeelay Biyaha wax kasta oo Nool ee miyeyna Rumaynayn. أَ‌وَلَمْ يَ‍رَ‌ى‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ ‌أَنَّ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضَ كَانَتَا‌ ‌‍رَتْ‍‍ق‍‍ا‌‌ ً‌ فَفَتَ‍‍قْ‍‍نَاهُمَا‌ ۖ ‌وَجَعَلْنَا‌ مِنَ ‌الْم‍‍َ‍ا‌ءِ‌ كُلَّ شَ‍‍يْءٍ‌ حَيٍّ ۖ ‌أَفَلاَ‌ يُؤْمِنُونَ
Wa Ja`alnā Fī Al-'Arđi Rawāsiya 'An Tamīda Bihim Wa Ja`alnā Fīhā Fijājāan Subulāan La`allahum Yahtadūna 021-031 waxaana yeellay Dhulka Sugayaal (buuro) inayna la iilanin Dadkawaxaana yeellay Dhexdeeda Karimo Waddooyin ahinay ku Toosaan. وَجَعَلْنَا‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌‍رَ‌وَ‌اسِيَ ‌أَ‌نْ تَم‍‍ِ‍ي‍‍دَ‌ بِهِمْ ‌وَجَعَلْنَا‌ فِيهَا‌ فِجَاجا‌‌ ً‌ سُبُلا‌ ً‌ لَعَلَّهُمْ يَهْتَدُ‌ونَ
Wa Ja`alnā As-Samā'a Saqfāan Maĥfūžāan ۖ Wa Hum `An 'Āyātihā Mu`rūna 021-032 waxaana ka yeelay Samada Saanqaaf ilaashan iyaguna Calaamooyinkeeda way ka jeedsan. وَجَعَلْنَا‌ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءَ‌ سَ‍‍قْ‍‍فا‌ ً‌ مَحْفُوظ‍‍ا‌ ًۖ ‌وَهُمْ عَ‍‌‍نْ ‌آيَاتِهَا‌ مُعْ‍‍رِ‍‍ضُ‍‍ونَ
Wa Huwa Al-Ladhī Khalaqa Al-Layla Wa An-Nahāra Wa Ash-Shamsa Wa Al-Qamara ۖ Kullun Fī Falakin Yasbaĥūna 021-033 Eebe waa kan Abuuray HabeenkaMaalintaQorraxda iyo dayaxa mid kastana Falag buu Dhexdabbaalan. وَهُوَ‌ ‌الَّذِي خَ‍‍لَ‍‍قَ ‌ال‍‍لَّ‍‍يْ‍‍لَ ‌وَ‌ال‍‍نَّ‍‍ه‍‍َ‍ا‌‍رَ‌ ‌وَ‌ال‍‍شَّمْسَ ‌وَ‌الْ‍‍قَ‍‍مَ‍رَۖ كُلّ‌‍ٌ‌ فِي فَلَكٍ‌ يَسْبَحُونَ
Wa Mā Ja`alnā Libasharin Min Qablika Al-Khulda ۖ 'Afa'īn Mitta Fahumu Al-Khālidūna 021-034 maanan yeelin Dadka ka horreeyey kuwo waara ee haddaad dhimato ma iyagaa waari (Gaaladu). وَمَا‌ جَعَلْنَا‌ لِبَشَر‌ٍ‌ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِكَ ‌الْ‍‍خُ‍‍لْدَ‌ ۖ ‌أَفَإِيْ‍‌‍نْ مِتَّ فَهُمُ ‌الْ‍‍خَ‍‍الِدُ‌ونَ
Kullu Nafsin Dhā'iqatu Al-Mawti ۗ Wa Nablūkum Bish-Sharri Wa Al-Khayri Fitnatan ۖ Wa 'Ilaynā Turja`ūna 021-035 Naf kastaa waxay dhadhamin Geeri waxaana idinku Imtixaami Shar iyo Khayr Ibtilo darteedxagganagaana laydiin soo Celin. كُلُّ نَفْس‌‍ٍ‌ ‌ذ‍َ‍‌ائِ‍‍قَ‍‍ةُ ‌الْمَ‍‍وْتِ ۗ ‌وَنَ‍‍بْ‍‍لُوكُمْ بِ‍ال‍‍شَّرِّ‌ ‌وَ‌الْ‍‍خَ‍‍يْ‍‍ر‍ِ‍‌ فِتْنَة ًۖ ‌وَ‌إِلَيْنَا‌ تُرْجَعُونَ
Wa 'Idhā Ra'āka Al-Ladhīna Kafarū 'In Yattakhidhūnaka 'Illā Huzūan 'Ahadhā Al-Ladhī Yadhkuru 'Ālihatakum Wa Hum Bidhikri Ar-Raĥmāni Hum Kāfirūna 021-036 markay ku arkaan kuwii Gaaloobay waxay kaa yeeshaan jeesjees iyagoo dhihi ma kanaa kan sheegi Ilaahyihiinna iyagoo ka gaaloobi xusidda Eebaha Raxmaana. وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ‌‍رَ‌آكَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ ‌إِ‌نْ يَتَّ‍‍خِ‍‍ذُ‌ونَكَ ‌إِلاَّ‌ هُز‍ُ‍‌و‌اً‌ ‌أَهَذَ‌ا‌ ‌الَّذِي يَذْكُرُ‌ ‌آلِهَتَكُمْ ‌وَهُمْ بِذِكْ‍‍ر‍ِ‍‌ ‌ال‍رَّحْمَنِ هُمْ كَافِرُ‌ونَ
Khuliqa Al-'Insānu Min `Ajalin ۚ Sa'urīkum 'Āyātī Falā Tasta`jilūni 021-037 waxaa laga abuuray Dadka Deg degwaxaana idin tusin Aayaadkayga ee ha degdegina. خُ‍‍لِ‍قَ ‌الإِ‌ن‍‍س‍‍َ‍انُ مِ‍‌‍نْ عَجَل‌‍ٍۚ سَأُ‌رِيكُمْ ‌آيَاتِي فَلاَ‌ تَسْتَعْجِلُونِ
Wa Yaqūlūna Matá Hādhā Al-Wa`du 'In Kuntum Şādiqīna 021-038 waxay dhihi waa goorma Yaboohii (Cadaabku) haddaad run sheegaysaan. وَيَ‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ مَتَى‌ هَذَ‌ا‌ ‌الْوَعْدُ‌ ‌إِ‌نْ كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ صَ‍‍ا‌دِقِ‍‍ينَ
Law Ya`lamu Al-Ladhīna Kafarū Ĥīna Lā Yakuffūna `An Wujūhihimu An-Nāra Wa Lā `An Žuhūrihim Wa Lā Hum Yunşarūna 021-039 hadday ogyihiin kuwii Gaaloobay markaan laga reebeyn Wajiyadooda Naarta iyo Dhabarkooda oon loona gargaarayn (ma degdegsadeen). لَوْ‌ يَعْلَمُ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ ح‍‍ِ‍ي‍‍نَ لاَ‌ يَكُفّ‍‍ُ‍ونَ عَ‍‌‍نْ ‌وُجُوهِهِمُ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍ا‌‍رَ‌ ‌وَلاَ‌ عَ‍‌‍نْ ظُ‍‍هُو‌رِهِمْ ‌وَلاَ‌ هُمْ يُ‍‌‍نْ‍‍‍‍صَ‍‍رُ‌ونَ
Bal Ta'tīhim Baghtatan Fatabhatuhum Falā Yastaţī`ūna Raddahā Wa Lā Hum Yunžarūna 021-040 waxayse ugu imaan (naartu) si kada ah wayna wareerin mana karayaan Celinteeda lamana Sugo. بَلْ تَأْتِيهِمْ بَ‍‍غْ‍‍تَة‌ ً‌ فَتَ‍‍بْ‍‍هَتُهُمْ فَلاَ‌ يَسْتَ‍‍طِ‍‍يع‍‍ُ‍ونَ ‌‍رَ‌دَّهَا‌ ‌وَلاَ‌ هُمْ يُ‍‌‍ن‍‍ظَ‍‍رُ‌ونَ
Wa Laqadi Astuhzi'a Birusulin Min Qablika Faĥāqa Bial-Ladhīna Sakhirū Minhum Mā Kānū Bihi Yastahzi'ūn 021-041 waxaa lagu jees jeesay Rasuullo kaa horreeyey waxaana ku dhacay kuwii ku jees jeesay oo Gaalada ah waxay ku jees jeesi jireen. وَلَ‍قَ‍‍دِ‌ ‌اسْتُهْزِئَ بِرُسُلٍ‌ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِكَ فَح‍‍َ‍اقَ بِ‍الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ سَ‍‍خِ‍‍رُ‌و‌ا‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ مَا‌ كَانُو‌ا‌ بِ‍‍هِ يَسْتَهْزِئ‍‍ُ‍‍ون
Qul Man Yakla'uukum Bil-Layli Wa An-Nahāri Mina Ar-Raĥmāni ۗ Bal Hum `An Dhikri Rabbihim Mu`rūna 021-042 waxaad dhahdaa yaa idinka Ilaalin Habeen iyo Dharaarba Eebaha Raxmaana waxayse iyagu ka jeedsan Xusidda Eebahood. قُ‍‍لْ مَ‍‌‍نْ يَكْلَؤُكُمْ بِ‍ال‍‍لَّ‍‍يْ‍‍لِ ‌وَ‌ال‍‍نَّ‍‍ه‍‍َ‍ا‌ر‍ِ‍‌ مِنَ ‌ال‍رَّحْمَنِ ۗ بَلْ هُمْ عَ‍‌‍نْ ‌ذِكْ‍‍ر‍ِ‍‌ ‌‍رَبِّهِمْ مُعْ‍‍رِ‍‍ضُ‍‍ونَ
'Am Lahum 'Ālihatun Tamna`uhum Min Dūninā ۚ Lā Yastaţī`ūna Naşra 'Anfusihim Wa Lā Hum Minnā Yuşĥabūna 021-043 ma waxaa u sugnaaday Ilaahyo naga celin ma karaan (waxay caabudi) Gargaarka Naftooda nalagamana Magan galiyo. أَمْ لَهُمْ ‌آلِهَة‌‍ٌ‌ تَمْنَعُهُمْ مِ‍‌‍نْ ‌دُ‌ونِنَا‌ ۚ لاَ‌ يَسْتَ‍‍طِ‍‍يع‍‍ُ‍ونَ نَ‍‍صْ‍رَ‌ ‌أَ‌ن‍‍فُسِهِمْ ‌وَلاَ‌ هُمْ مِ‍‍نَّ‍‍ا‌ يُ‍‍صْ‍‍حَبُونَ
Bal Matta`nā Hā'uulā' Wa 'Ābā'ahum Ĥattá Ţāla `Alayhimu Al-`Umuru ۗ 'Afalā Yarawna 'Annā Na'tī Al-'Arđa Nanquşuhā Min 'Aţfihā ۚ 'Afahumu Al-Ghālibūna 021-044 Saas ma aha cc waxaan u Raaxaynay kuwaas iyo Aabayaalkood Intuu ku Dheeraado CimriguMiyeyna Arkayn Inaannu ku imanayno Dhulka Anagoo Nusqaamin (Guusha Islaamka) Miyagaa Adag. بَلْ مَتَّعْنَا‌ ه‍‍َ‍ا‌ؤُلاَ‌ء‌ ‌وَ‌آب‍‍َ‍ا‌ءَهُمْ حَتَّى‌ طَ‍‍الَ عَلَيْهِمُ ‌الْعُمُرُ‌ ۗ ‌أَفَلاَ‌ يَ‍رَ‌وْنَ ‌أَنَّ‍‍ا‌ نَأْتِي ‌الأَ‌رْ‍ضَ نَ‍‌‍ن‍‍قُ‍‍صُ‍‍هَا‌ مِ‍‌‍نْ ‌أَ‍طْ‍‍‍رَ‌افِهَ‍‍اۚ ‌أَفَهُمُ ‌الْ‍‍غَ‍‍الِبُونَ
Qul 'Innamā 'Undhirukum Bil-Waĥyi ۚ Wa Lā Yasma`u Aş-Şummu Ad-Du`ā'a 'Idhā Mā Yundharūna 021-045 Waxaad Dhahdaa waxaa uun aan idiinku Digi Waxyiga Mana Maqlo Dhagoole Dhawaaqa marka loo Digi. قُ‍‍لْ ‌إِنَّ‍‍مَ‍‍ا‌ ‌أُ‌ن‍‍ذِ‌رُكُمْ بِ‍الْوَحْيِ ۚ ‌وَلاَ‌ يَسْمَعُ ‌ال‍‍صُّ‍‍مُّ ‌ال‍‍دُّع‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ مَا‌ يُ‍‌‍ن‍‍ذَ‌رُ‌ونَ
Wa La'in Massat/hum Nafĥatun Min `Adhābi Rabbika Layaqūlunna Yā Waylanā 'Innā Kunnā Žālimīna 021-046 Hadduu Taabto wax Yar oo Cadaabka Eebahaa ah waxay Odhan Halaagganagee Anagaa Daalimiin ah. وَلَئِ‍‌‍نْ مَسَّتْهُمْ نَفْحَةٌ‌ مِ‍‌‍نْ عَذ‍َ‍‌ابِ ‌‍رَبِّكَ لَيَ‍‍قُ‍‍ولُ‍‍نَّ يَا‌وَيْلَنَ‍‍ا‌ ‌إِنَّ‍‍ا‌ كُ‍‍نَّ‍‍ا‌ ظَ‍‍الِمِينَ
Wa Nađa`u Al-Mawāzīna Al-Qisţa Liyawmi Al-Qiyāmati Falā Tužlamu Nafsun Shay'āan ۖ Wa 'In Kāna Mithqāla Ĥabbatin Min Khardalin 'Ataynā Bihā ۗ Wa Kafá Binā Ĥāsibīna 021-047 Waxaannu u Dejinaynaa Miisaanka Cadilka ah Maalinta Qiyaame lagamana Dulmiyo Naf waxbahaba ahaado wax la eg Xabbad Khardal ah (wax yar) ee waan siinaynaaannagaana ugu Filan Xisaabiye. وَنَ‍ضَ‍‍عُ ‌الْمَوَ‌ا‌ز‍ِ‍ي‍‍نَ ‌الْ‍‍قِ‍‍سْ‍‍طَ لِيَ‍‍وْمِ ‌الْ‍‍قِ‍‍يَامَةِ فَلاَ‌ تُ‍‍ظْ‍‍لَمُ نَفْس‌‍ٌ‌ شَ‍‍يْ‍‍ئا‌ ًۖ ‌وَ‌إِ‌نْ ك‍‍َ‍انَ مِثْ‍‍قَ‍‍الَ حَبَّةٍ‌ مِ‍‌‍نْ خَ‍‍رْ‌دَلٍ ‌أَتَيْنَا‌ بِهَا‌ ۗ ‌وَكَفَى‌ بِنَا‌ حَاسِبِينَ
Wa Laqad 'Ātaynā Mūsá Wa Hārūna Al-Furqāna Wa Điyā'an Wa Dhikan Lilmuttaqīna 021-048 Dhab ahaan yaan u Siinay (Nabi) Muuse iyo (Nabi) Haaruun kala Bixiye (Tawreed) iyo Nuur iyo Waanada kuwo Dhawrsada. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ ‌آتَيْنَا‌ مُوسَى‌ ‌وَهَا‌ر‍ُ‍‌ونَ ‌الْفُرْ‍قَ‍‍انَ ‌وَ‍ضِ‍‍ي‍‍َ‍ا‌ء‌ ً‌ ‌وَ‌ذِكْر‌ا‌ ً‌ لِلْمُتَّ‍‍قِ‍‍ينَ
Al-Ladhīna Yakhshawna Rabbahum Bil-Ghaybi Wa Hum Mina As-Sā`ati Mushfiqūna 021-049 Oo ah kuwa ka Cabsada Eebahood iyagoo kali ah iyagoo Saacadda (Qiyaame) ka Cabsan. الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يَ‍‍خْ‍‍شَ‍‍وْنَ ‌‍رَبَّهُمْ بِ‍الْ‍‍غَ‍‍يْ‍‍بِ ‌وَهُمْ مِنَ ‌ال‍‍سَّاعَةِ مُشْفِ‍‍قُ‍‍ونَ
Wa Hadhā Dhikrun Mubārakun 'Anzalnāhu ۚ 'Afa'antum Lahu Munkirūna 021-050 Kan (Quraankuna) waa Quraan la Barakeeyey oon Soo Dejinay ee midinkaa Diidi Isaga. وَهَذَ‌ا‌ ‌ذِكْر‌ٌ‌ مُبَا‌‍رَكٌ ‌أَ‌ن‍‍زَلْن‍‍َ‍اهُ ۚ ‌أَفَأَ‌نْ‍‍تُمْ لَ‍‍هُ مُ‍‌‍ن‍‍كِرُ‌ونَ
Wa Laqad 'Ātaynā 'Ibhīma Rushdahu Min Qablu Wa Kunnā Bihi `Ālimīna 021-051 Dhab ahaan waxaan u Siinay Nabi Ibraahim Hanuukiisa mar hore anagaana Ogayn. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ ‌آتَيْنَ‍‍ا‌ ‌إِبْ‍‍‍رَ‌اه‍‍ِ‍ي‍‍مَ ‌رُشْدَهُ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لُ ‌وَكُ‍‍نَّ‍‍ا‌ بِ‍‍هِ عَالِمِينَ
'Idh Qāla Li'abīhi Wa Qawmihi Mā Hadhihi At-Tamāthīlu Allatī 'Antum Lahā `Ākifūna 021-052 Markuu ku Yidhi Aabihiis iyo Qoomkiisii waa maxay Sawiradan aad ku kor Negidihiin (Caabudaysaan). إِ‌ذْ‌ قَ‍‍الَ لِأَب‍‍ِ‍ي‍‍هِ ‌وَ‍قَ‍‍وْمِ‍‍هِ مَا‌ هَذِهِ ‌ال‍‍تَّمَاث‍‍ِ‍ي‍‍لُ ‌الَّتِ‍‍ي ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ لَهَا‌ عَاكِفُونَ
Qālū Wajadnā 'Ābā'anā Lahā `Ābidīna 021-053 waxay Dheheen waxaan Hellay Aabayaalkanno oo Caabudi. قَ‍‍الُو‌ا‌ ‌وَجَ‍‍دْنَ‍‍ا‌ ‌آب‍‍َ‍ا‌ءَنَا‌ لَهَا‌ عَابِدِينَ
Qāla Laqad Kuntum 'Antum Wa 'Ābā'uukumĐalālin Mubīnin 021-054 Wuxuu yidhi (Nabi) Ibraahim waxaad ku Sugantihiin idinka iyo Aabayaalkiin Baadi Cad. قَ‍‍الَ لَ‍‍قَ‍‍دْ‌ كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ ‌وَ‌آب‍‍َ‍ا‌ؤُكُمْ فِي ضَ‍‍لاَلٍ‌ مُبِينٍ
Qālū 'Aji'tanā Bil-Ĥaqqi 'Am 'Anta Mina Al-Lā`ibīna 021-055 Waxay Dheheen ma waxaad Noola Timid Xaq Mise Adigu waxaad ka mid Tahay kuwa Ciyaari. قَ‍‍الُ‍‍و‌ا‌ ‌أَجِئْتَنَا‌ بِ‍الْحَ‍‍قِّ ‌أَمْ ‌أَ‌نْ‍‍تَ مِنَ ‌ال‍‍لاَّعِبِينَ
Qāla Bal Rabbukum Rabbu As-Samāwāti Wa Al-'Arđi Al-Ladhī Faţarahunna Wa 'Anā `Alá Dhālikum Mina Ash-Shāhidīna 021-056 Wuxuuna Yidhi Eebihiin waa Eebaha Samooyinka iyo Dhulka ee ah Kan Abuuray Aniguna Arrintaas yaan ahay kuwa ka Marag Kici. قَ‍‍الَ بَ‍‍ل ‌‍رَبُّكُمْ ‌‍رَبُّ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌الَّذِي فَ‍‍طَ‍رَهُ‍‍نَّ ‌وَ‌أَنَا‌ عَلَى‌ ‌ذَلِكُمْ مِنَ ‌ال‍‍شَّاهِدِينَ
Wa Tālllahi La'akīdanna 'Aşnāmakum Ba`da 'An Tuwallū Mudbirīna 021-057 Eebaan ku Dhaartayc waan Dhagri Sanamyadiinna ka Dib markaad Jeedsataan Idinkoo Tagi. وَتَاللَّهِ لَأَكِيدَنَّ ‌أَ‍صْ‍‍نَامَكُمْ بَعْدَ‌ ‌أَ‌نْ تُوَلُّو‌ا‌ مُ‍‍دْبِ‍‍رِينَ
Faja`alahum Judhādhāan 'Illā Kabīrāan Lahum La`allahum 'Ilayhi Yarji`ūna 021-058 Wuxuuna ka Yeelay BurburKoodii waynaa mooye inay Xaggiisa u Noqdaan (Inuu Jajabiyey Isagu). فَجَعَلَهُمْ جُذَ‌ا‌ذ‌ا‌‌ ً‌ ‌إِلاَّ‌ كَبِي‍‍ر‌ا‌ ً‌ لَهُمْ لَعَلَّهُمْ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍هِ يَرْجِعُونَ
Qālū Man Fa`ala Hādhā Bi'ālihatinā 'Innahu Lamina Až-Žālimīna 021-059 waxay Dheheen yaa ku falay Sidan Ilaahyadanadii Kaasi waa Daalime. قَ‍‍الُو‌ا‌ مَ‍‌‍نْ فَعَلَ هَذَ‌ا‌ بِآلِهَتِنَ‍‍ا‌ ‌إِنَّ‍‍هُ لَمِنَ ‌ال‍‍ظَّ‍‍الِمِينَ
Qālū Sami`nā Fatan Yadhkuruhum Yuqālu Lahu~ 'Ibhīmu 021-060 Waxayna Dheheen Waxaan Maqallay Wiil Sheegi lana Dhaho Ibraahim. قَ‍‍الُو‌ا‌ سَمِعْنَا‌ فَتى‌ ً‌ يَذْكُرُهُمْ يُ‍‍قَ‍‍الُ لَهُ~ُ ‌إِبْ‍‍‍رَ‌اهِيمُ
Qālū Fa'tū Bihi `Alá 'A`yuni An-Nāsi La`allahum Yash/hadūna 021-061 Waxay Dheheen keena dadka Indhihiisa inay ku Marag Furaan. قَ‍‍الُو‌ا‌ فَأْتُو‌ا‌ بِ‍‍هِ عَلَ‍‍ى‌ ‌أَعْيُنِ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسِ لَعَلَّهُمْ يَشْهَدُ‌ونَ
Qālū 'A'anta Fa`alta Hādhā Bi'ālihatinā Yā 'Ibhīmu 021-062 waxay Dheheen Gaaladii Maadaa ku Falay Sidan Ilaahyadannada Ibraahimow. قَ‍‍الُ‍‍و‌ا‌ ‌أَ‌أَ‌نْ‍‍تَ فَعَلْتَ هَذَ‌ا‌ بِآلِهَتِنَا‌ يَا‌إِبْ‍‍‍رَ‌اهِيمُ
Qāla Bal Fa`alahu Kabīruhumdhā Fās'alūhum 'In Kānū Yanţiqūna 021-063 Wuxuu Yidhi waxaa Fatay Kooda Weyn ee KanaWaydiiya Iladday Hadli. قَ‍‍الَ بَلْ فَعَلَ‍‍هُ كَبِيرُهُمْ هَذَ‌ا‌ فَاسْأَلُوهُمْ ‌إِ‌نْ كَانُو‌ا‌ يَ‍‌‍ن‍‍طِ‍‍قُ‍‍ونَ
Faraja`ū 'Ilá 'Anfusihim Faqālū 'Innakum 'Antumu Až-Žālimūna 021-064 Markaasay u Noqdeen Naftooda waxayna Isu Dhaheen war Idinkaa Daalimiina. فَ‍رَجَعُ‍‍و‌ا‌ ‌إِلَ‍‍ى‌ ‌أَ‌ن‍‍فُسِهِمْ فَ‍‍قَ‍‍الُ‍‍و‌ا‌ ‌إِنَّ‍‍كُمْ ‌أَ‌نْ‍‍تُمُ ‌ال‍‍ظَّ‍‍الِمُونَ
Thumma Nukisū `Alá Ru'ūsihim Laqad `Alimta Mā Hā'uulā' Yanţiqūna 021-065 Markaasaa Loogadiyey Madaxooda (waxayna Dhaheen) Dhabbaad u Ogtahay inayna kuwani Hadlayn. ثُ‍‍مَّ نُكِسُو‌ا‌ عَلَى‌ ‌رُ‌ء‍ُ‍‌وسِهِمْ لَ‍‍قَ‍‍دْ‌ عَلِمْتَ مَا‌ ه‍‍َ‍ا‌ؤُلاَ‌ء‌ يَ‍‌‍ن‍‍طِ‍‍قُ‍‍ونَ
Qāla 'Afata`budūna Min Dūni Allāhi Mā Lā Yanfa`ukum Shay'āan Wa Lā Yađurrukum 021-066 Wuxuu Yidhi ma waxaad Caabudaysaan Eebe ka Sokow waxaan Idin Anfacayn waxba idinna Dhibayn. قَ‍‍الَ ‌أَفَتَعْبُد‍ُ‍‌ونَ مِ‍‌‍نْ ‌د‍ُ‍‌ونِ ‌اللَّ‍‍هِ مَا‌ لاَ‌ يَ‍‌‍ن‍‍فَعُكُمْ شَ‍‍يْ‍‍ئا‌ ً‌ ‌وَلاَ‌ يَ‍‍ضُ‍‍رُّكُمْ
'Uffin Lakum Wa Limā Ta`budūna Min Dūni Allāhi ۖ 'Afalā Ta`qilūna 021-067 Ufbaa laydin Yidhi Idinka iyo Waxaad Caabudaysaan Eebe ka Sokow Miyeydaan wax kaseyn. أُفّ‍ٍ‌ لَكُمْ ‌وَلِمَا‌ تَعْبُد‍ُ‍‌ونَ مِ‍‌‍نْ ‌د‍ُ‍‌ونِ ‌اللَّ‍‍هِ ۖ ‌أَفَلاَ‌ تَعْ‍‍قِ‍‍لُونَ
Qālū Ĥarriqūhu Wa Anşurū 'Ālihatakum 'In Kuntum Fā`ilīna 021-068 Waxay Dhaheen Guba una Gargaara Ilaahyadiinna Haddaad wax Falaysaan. قَ‍‍الُو‌ا‌ حَرِّ‍‍قُ‍‍وهُ ‌وَ‌ان‍‍صُ‍‍رُ‌و‌ا‌ ‌آلِهَتَكُمْ ‌إِ‌نْ كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ فَاعِلِينَ
Qulnā Yā Nāru Kūnī Bardāan Wa Salāmāan `Alá 'Ibhīma 021-069 Waxan Nidhi Naaray u Noqo Qabow iyo Nabadgalyi Ibraahim. قُ‍‍لْنَا‌ يَا‌ ن‍‍َ‍ا‌رُ‌ كُونِي بَرْ‌د‌ا‌ ً‌ ‌وَسَلاَماً‌ عَلَ‍‍ى‌ ‌إِبْ‍‍‍رَ‌اهِيمَ
Wa 'Adū Bihi Kaydāan Faja`alnāhumu Al-'Akhsarīna 021-070 Waxay la Dooneen Dhagar waxaana ka yeellay kuwo Khasaaray. وَ‌أَ‌‍رَ‌ا‌دُ‌و‌ا‌ بِ‍‍هِ كَيْد‌ا‌‌ ً‌ فَجَعَلْنَاهُمُ ‌الأَ‍خْ‍‍سَ‍‍رِينَ
Wa Najjaynāhu Wa Lūţāan 'Ilá Al-'Arđi Allatī Bāraknā Fīhā Lil`ālamīna 021-071 Waannu u Korinay (Nabi) Ibraahim iyo Nabi Luudh Dhulkii aan u Barakaynay Caalamka (Shaam). وَنَجَّيْن‍‍َ‍اهُ ‌وَلُوط‍‍ا‌‌ ً‌ ‌إِلَى‌ ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌الَّتِي بَا‌‍رَكْنَا‌ فِيهَا‌ لِلْعَالَمِينَ
Wa Wahabnā Lahu~ 'Isĥāqa Wa Ya`qūba Nāfilatan ۖ Wa Kullāan Ja`alnā Şāliĥīna 021-072 Waxaan Siinay Isxaaq iyo Yacquub oo Siyaada ahwaxaana ka Yeellay Dhammaan kuwo Suubban. وَ‌وَهَ‍‍بْ‍‍نَا‌ لَهُ~ُ ‌إِسْح‍‍َ‍اقَ ‌وَيَعْ‍‍قُ‍‍وبَ نَافِلَة ًۖ ‌وَكُلاّ‌‌ ً‌ جَعَلْنَا‌ صَ‍‍الِحِينَ
Wa Ja`alnāhum 'A'immatan Yahdūna Bi'amrinā Wa 'Awĥaynā 'Ilayhim Fi`la Al-Khayrāti Wa 'Iqāma Aş-Şalāati Wa 'Ītā'a Az-Zakāati ۖ Wa Kānū Lanā `Ābidīna 021-073 Waxaana ka yeellay Imaamyo ku Hanuuniya Amarkanagawaxaana u waxyoonay Falidda KhayrkaOogidda Salaadda iyo Bixinta Sakada waxayna ahaayeen kuwo Na caabuda. وَجَعَلْنَاهُمْ ‌أَئِ‍‍مَّ‍‍ة ً‌ يَهْد‍ُ‍‌ونَ بِأَمْ‍‍رِنَا‌ ‌وَ‌أَ‌وْحَيْنَ‍‍ا‌ ‌إِلَيْهِمْ فِعْلَ ‌الْ‍‍خَ‍‍يْ‍رَ‍‌اتِ ‌وَ‌إِقَ‍‍امَ ‌ال‍‍صَّ‍‍لاَةِ ‌وَ‌إِيت‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌ال‍‍زَّك‍‍َ‍اةِ ۖ ‌وَكَانُو‌ا‌ لَنَا‌ عَابِدِينَ
Wa Lūţāan 'Ātaynāhu Ĥukmāan Wa `Ilmāan Wa Najjaynāhu Mina Al-Qaryati Allatī Kānat Ta`malu Al-Khabā'itha ۗ 'Innahum Kānū Qawma Saw'in Fāsiqīna 021-074 (Nabi) Luudhna waxaan Siinay Xukun iyo Cilmiwaxaana ka Korinay Magaalaadii ahayd mid Fasha Xumo waxay ahaayeen Qoom Xun oo Faasiqiina. وَلُوط‍‍ا‌‌ ً‌ ‌آتَيْن‍‍َ‍اهُ حُكْما‌ ً‌ ‌وَعِلْما‌ ً‌ ‌وَنَجَّيْن‍‍َ‍اهُ مِنَ ‌الْ‍‍قَ‍‍رْيَةِ ‌الَّتِي كَانَتْ تَعْمَلُ ‌الْ‍‍خَ‍‍ب‍‍َ‍ائِثَ ۗ ‌إِنَّ‍‍هُمْ كَانُو‌اقَ‍‍وْمَ سَ‍‍وْ‌ء‌‌ٍ‌ فَاسِ‍‍قِ‍‍ينَ
Wa 'Adkhalnāhu Fī Raĥmatinā ۖ 'Innahu Mina Aş-Şāliĥīna 021-075 Waxaana Galinay Naxariistanadawuxuuna ka mid ahaa kuwa Suuban. وَ‌أَ‌دْ‍‍خَ‍‍لْن‍‍َ‍اهُ فِي ‌‍رَحْمَتِنَ‍‍اۖ ‌إِنَّ‍‍هُ مِنَ ‌ال‍‍صَّ‍‍الِحِينَ
Wa Nūĥāan 'Idh Nādá Min Qablu Fāstajabnā Lahu Fanajjaynāhu Wa 'Ahlahu Mina Al-Karbi Al-`Ažīmi 021-076 (Nabi) Nuuxna waa Korinaymarkuu Dhawaaqay mar horewaana ajiibnaywaana ka Korinay isaga iyo Ehelkiisaba Murugadii Waynayd. وَنُوحا‌‌ ً‌ ‌إِ‌ذْ‌ نَا‌دَ‌ى‌ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لُ فَاسْتَجَ‍‍بْ‍‍نَا‌ لَ‍‍هُ فَنَجَّيْن‍‍َ‍اهُ ‌وَ‌أَهْلَ‍‍هُ مِنَ ‌الْكَرْبِ ‌الْعَ‍‍ظِ‍‍يمِ
Wa Naşarnāhu Mina Al-Qawmi Al-Ladhīna Kadhdhabū Bi'āyātinā ۚ 'Innahum Kānū Qawma Saw'in Fa'aghraqnāhum 'Ajma`īna 021-077 Waana uga Gargaaray Qoomkii Beeniyey Aayaadkanagawaxayna ahaayeen Qoom Xun waana Maanshaynay Dhammaantood. وَنَ‍صَ‍‍رْن‍‍َ‍اهُ مِنَ ‌الْ‍‍قَ‍‍وْمِ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَذَّبُو‌ا‌ بِآيَاتِنَ‍‍اۚ ‌إِنَّ‍‍هُمْ كَانُو‌اقَ‍‍وْمَ سَ‍‍وْ‌ء‌‌ٍ‌ فَأَ‍‍غْ‍رَ‍قْ‍‍نَاهُمْ ‌أَجْ‍‍مَعِينَ
Wa Dāwūda Wa Sulaymāna 'Idh Yaĥkumāni Fī Al-Ĥarthi 'Idh Nafashat Fīhi Ghanamu Al-Qawmi Wa Kunnā Liĥukmihim Shāhidīna 021-078 Xusuuso (Nabi) Daawuud iyo (Nabi) Suleymaan markay Xukumayeen Beerta markuu Daaqay Adhi Qoom (Dad) waxaana ahayn kuwa Xukunkooda u Maraga (Arka). وَ‌دَ‌ا‌و‍ُ‍‌و‌دَ‌ ‌وَسُلَيْم‍‍َ‍انَ ‌إِ‌ذْ‌ يَحْكُم‍‍َ‍انِ فِي ‌الْحَرْثِ ‌إِ‌ذْ‌ نَفَشَتْ ف‍‍ِ‍ي‍‍هِ غَ‍‍نَمُ ‌الْ‍‍قَ‍‍وْمِ ‌وَكُ‍‍نَّ‍‍ا‌ لِحُكْمِهِمْ شَاهِدِينَ
Fafahhamnāhā Sulaymāna ۚ Wa Kullāan 'Ātaynā Ĥukmāan Wa `Ilmāan ۚ Wa Sakhkharnā Ma`a Dāwūda Al-Jibāla Yusabbiĥna Wa Aţ-Ţayra ۚ Wa Kunnā Fā`ilīna 021-079 Waxaana Fahansiinay SulaymaanDhammaanna waxaan Siinay Xukun iyo Cilmiwaxaana u Sakhirray Daawuud Buuraha iyagoo la Tasbiixsan iyo Shimbirahawaana Fallaa «karraa». فَفَهَّمْنَاهَا‌ سُلَيْم‍‍َ‍انَ ۚ ‌وَكُلاّ‌‌ ً‌ ‌آتَيْنَا‌ حُكْما‌ ً‌ ‌وَعِلْما‌ ًۚ ‌وَسَ‍‍خَّ‍‍رْنَا‌ مَعَ ‌دَ‌ا‌و‍ُ‍‌و‌دَ‌ ‌الْجِب‍‍َ‍الَ يُسَبِّحْنَ ‌وَ‌ال‍‍طَّ‍‍يْ‍رَۚ ‌وَكُ‍‍نَّ‍‍ا‌ فَاعِلِينَ
Wa `Allamnāhu Şan`ata Labūsin Lakum Lituĥşinakum Min Ba'sikum ۖ Fahal 'Antum Shākirūna 021-080 Waxaana Barray Daawuud Samaynta Duruucda inay Idinka Dhawrto Dagaalkiinaee ma Tihiin kuwo Mahadin. وَعَلَّمْن‍‍َ‍اهُ صَ‍‍‌‍نْ‍‍عَةَ لَب‍‍ُ‍وس‍ٍ‌ لَكُمْ لِتُحْ‍‍صِ‍‍نَكُمْ مِ‍‌‍نْ بَأْسِكُمْ ۖ فَهَلْ ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ شَاكِرُ‌ونَ
Wa Lisulaymāna Ar-Rīĥa `Āşifatan Tajrī Bi'amrihi~ 'Ilá Al-'Arđi Allatī Bāraknā Fīhā ۚ Wa Kunnā Bikulli Shay'in `Ālimīna 021-081 Suleymaanna waxaan u Sakhirray Dabaysha iyadoo Daran oo ku Socota Amarkiisa Xaggii Dhulkii ahaa kaan Barakaynay Dhexdiisawaxaana Nahay Kuwo wax walba Og. وَلِسُلَيْم‍‍َ‍انَ ‌ال‍‍رّ‍ِ‍ي‍‍حَ عَاصِ‍‍فَة‌ ً‌ تَ‍‍جْ‍‍رِي بِأَمْ‍‍رِهِ ‌إِلَى‌ ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌الَّتِي بَا‌‍رَكْنَا‌ فِيهَا‌ ۚ ‌وَكُ‍‍نَّ‍‍ا‌ بِكُلِّ شَ‍‍يْءٍ‌ عَالِمِينَ
Wa Mina Ash-Shayāţīni Man Yaghūşūna Lahu Wa Ya`malūna `Amalāan Dūna Dhālika ۖ Wa Kunnā Lahum Ĥāfižīna 021-082 Shaydaamadanawaxaan uga Sakhirray Kuwo u Dhumban (Badda)una Fala Camal aan kaas ahayn Anagaana Ilaalinna. وَمِنَ ‌ال‍‍شَّيَاطِ‍‍ي‍‍نِ مَ‍‌‍نْ يَ‍‍غُ‍‍وصُ‍‍ونَ لَ‍‍هُ ‌وَيَعْمَل‍‍ُ‍ونَ عَمَلا‌‌ ً‌ ‌د‍ُ‍‌ونَ ‌ذَلِكَ ۖ ‌وَكُ‍‍نَّ‍‍ا‌ لَهُمْ حَافِ‍‍ظِ‍‍ينَ
Wa 'Ayyūba 'Idh Nādá Rabbahu~ 'Annī Massanī Ađ-Đurru Wa 'Anta 'Arĥamu Ar-ĥimīna 021-083 (Xusuuso) Ayuubna markuu u Dhawaaqay Eebihiis (Isagoo Dhihi) Aniga waxaa I taabtay Dhib Adiguna waxaad Tahay Naxariis Badane. وَ‌أَيّ‍‍ُ‍وبَ ‌إِ‌ذْ‌ نَا‌دَ‌ى‌ ‌‍رَبَّهُ~ُ ‌أَنِّ‍‍ي مَسَّنِي ‌ال‍‍ضُّ‍‍رُّ‌ ‌وَ‌أَ‌نْ‍‍تَ ‌أَ‌رْحَمُ ‌ال‍رَّ‌احِمِينَ
Fāstajabnā Lahu Fakashafnā Mā Bihi Min Đurrin ۖ Wa 'Ātaynāhu 'Ahlahu Wa Mithlahum Ma`ahum Raĥmatan Min `Indinā Wa Dhikrá Lil`ābidīna 021-084 Waana Ajiibnay Waxaana ka Faydnay waxa Haya oo Dhibawaxaana Siinay Ehelkiisii iyo wax la mid ah Naxariis Xagganaga ah Darteed iyo Waanada Caalamka. فَاسْتَجَ‍‍بْ‍‍نَا‌ لَ‍‍هُ فَكَشَفْنَا‌ مَا‌ بِ‍‍هِ مِ‍‌‍نْ ضُ‍‍رّ‌ٍۖ ‌وَ‌آتَيْن‍‍َ‍اهُ ‌أَهْلَ‍‍هُ ‌وَمِثْلَهُمْ مَعَهُمْ ‌‍رَحْمَة ً‌ مِ‍‌‍نْ عِ‍‌‍نْ‍‍دِنَا‌ ‌وَ‌ذِكْ‍رَ‌ى‌ لِلْعَابِدِينَ
Wa 'Ismā`īla Wa 'Idrīsa Wa Dhā Al-Kifli ۖ Kullun Mina Aş-Şābirīna 021-085 Xusuuso IsmaaciilIdiriisDulkifli Dhammaan waxay ka mid ahaayeen kuwa Samra. وَ‌إِسْمَاع‍‍ِ‍ي‍‍لَ ‌وَ‌إِ‌دْ‌ر‍ِ‍ي‍‍سَ ‌وَ‌ذَ‌ا‌ ‌الْكِفْلِ ۖ كُلٌّ‌ مِنَ ‌ال‍‍صَّ‍‍ابِ‍‍رِينَ
Wa 'AdkhalnāhumRaĥmatinā ۖ 'Innahum Mina Aş-Şāliĥīna 021-086 Waxaana Dhex galinay Naxariis tanada waxayna ka Mid ahaayeen kuwa Suuban. وَ‌أَ‌دْ‍‍خَ‍‍لْنَاهُمْ فِي ‌‍رَحْمَتِنَ‍‍اۖ ‌إِنَّ‍‍هُمْ مِنَ ‌ال‍‍صَّ‍‍الِحِينَ
Wa Dhā An-Nūni 'Idh Dhahaba Mughāđibāan Fažanna 'An Lan Naqdira `Alayhi Fanādá Fī Až-Žulumāti 'An Lā 'Ilāha 'Illā 'Anta Subĥānaka 'Innī Kuntu Mina Až-Žālimīna 021-087 Nabi Yuunus (Xusuuso) markuu Tagay isagoo Cadhaysan una Maleeyey Inaanaan Cidhiidhyayn korkiisa oo uu ku Dhawaaqay Mugdiyada Dhexdooda Ilaah aan Adi Ahayn ma Jiro Nasahnaantaada Anigu waxaan ka Mid ahaa kuwa Daalimiinta ah. وَ‌ذَ‌ا‌ ‌ال‍‍نّ‍‍ُ‍ونِ ‌إِ‌ذْ‌ ‌ذَهَبَ مُ‍‍غَ‍‍اضِ‍‍با‌‌ ً‌ فَ‍‍ظَ‍‍نَّ ‌أَ‌نْ لَ‍‌‍نْ نَ‍‍قْ‍‍دِ‌ر‍َ‍‌ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ فَنَا‌دَ‌ى‌ فِي ‌ال‍‍ظُّ‍‍لُم‍‍َ‍اتِ ‌أَ‌نْ لاَ‌ ‌إِلَهَ ‌إِلاَّ‌ ‌أَ‌نْ‍‍تَ سُ‍‍بْ‍‍حَانَكَ ‌إِنِّ‍‍ي كُ‍‌‍ن‍‍تُ مِنَ ‌ال‍‍ظَّ‍‍الِمِينَ
Fāstajabnā Lahu Wa Najjaynāhu Mina Al-Ghammi ۚ Wa Kadhalika Nun Al-Mu'uminīna 021-088 Waana Ajiibnay kana Korinay MurugtiiSaasaana u Korinaa Mu'miniinta. فَاسْتَجَ‍‍بْ‍‍نَا‌ لَ‍‍هُ ‌وَنَجَّيْن‍‍َ‍اهُ مِنَ ‌الْ‍‍غَ‍‍مِّ ۚ ‌وَكَذَلِكَ نُ‍‌‍نْ‍‍جِي ‌الْمُؤْمِنِينَ
Wa Zakarīyā 'Idh Nādá Rabbahu Rabbi Lā Tadharnī Fardāan Wa 'Anta Khayru Al-Wārithīna 021-089 Zakariyana (Xusuuso) markuu u Dhawaaqay Eebihiis isagoo Ich Eebow hayga Tagin Anoo Kali ah Adaa u Khayrroon Cid wax dhaxashee «u hadhee». وَ‌زَكَ‍‍رِيَّ‍‍ا‌ ‌إِ‌ذْ‌ نَا‌دَ‌ى‌ ‌‍رَبَّ‍‍هُ ‌‍رَبِّ لاَ‌ تَذَ‌رْنِي فَرْ‌د‌ا‌ ً‌ ‌وَ‌أَ‌نْ‍‍تَ خَ‍‍يْ‍‍رُ‌ ‌الْوَ‌ا‌رِثِينَ
Fāstajabnā Lahu Wa Wahabnā Lahu Yaĥyá Wa 'Aşlaĥnā Lahu Zawjahu~ ۚ 'Innahum Kānū Yusāri`ūna Fī Al-Khayrāti Wa Yad`ūnanā Raghabāan Wa Rahabāan ۖ Wa Kānū Lanā Khāshi`īna 021-090 Waana Ajiibnay waxaana Siinay Yaxye waxaana u Hagaajinay Haweennaydiisiiwaxayna ahaayeen kuwo u Deg dega Khayaadka oo Na barya iyagoo Rajayn oo Cabsan waxayna ahaayeen kuwa Noo Khusuuca. فَاسْتَجَ‍‍بْ‍‍نَا‌ لَ‍‍هُ ‌وَ‌وَهَ‍‍بْ‍‍نَا‌ لَ‍‍هُ يَحْيَى‌ ‌وَ‌أَ‍صْ‍‍لَحْنَا‌ لَ‍‍هُ ‌زَ‌وْجَهُ~ُ ۚ ‌إِنَّ‍‍هُمْ كَانُو‌ا‌ يُسَا‌رِع‍‍ُ‍ونَ فِي ‌الْ‍‍خَ‍‍يْ‍رَ‍‌اتِ ‌وَيَ‍‍دْعُونَنَا‌ ‌‍رَغَ‍‍با‌ ً‌ ‌وَ‌‍رَهَبا‌ ًۖ ‌وَكَانُو‌ا‌ لَنَا‌ خَ‍‍اشِعِينَ
Wa A-Atī 'Aĥşanat Farjahā Fanafakhnā Fīhā Min Rūĥinā Wa Ja`alnāhā Wa Abnahā 'Āyatan Lil`ālamīna 021-091 Tiina (Xusuuso) Dhawrtay Xubinteedaa waa (maryama) oon ku Afuufnay Dhexdeeda Ruuxdanadii kana yeellay iyada iyo Wiilkeeda Calaamadda Caalamka. وَ‌الَّتِ‍‍ي ‌أَحْ‍‍صَ‍‍نَتْ فَرْجَهَا‌ فَنَفَ‍‍خْ‍‍نَا‌ فِيهَا‌ مِ‍‌‍نْ ‌رُ‌وحِنَا‌ ‌وَجَعَلْنَاهَا‌ ‌وَ‌ابْ‍‍نَهَ‍‍ا‌ ‌آيَة ً‌ لِلْعَالَمِينَ
'Inna Hadhihi~ 'Ummatukum 'Ummatan Wāĥidatan Wa 'Anā Rabbukum Fā`budūni 021-092 Tani waa Diintiinii waana Diin kaliya Aniguna waxaan Ahay Eebihiin ee I caabuda. إِنَّ هَذِهِ ‌أُمَّ‍‍تُكُمْ ‌أُمَّ‍‍ة ً‌ ‌وَ‌احِدَة ً‌ ‌وَ‌أَنَا‌ ‌‍رَبُّكُمْ فَاعْبُدُ‌ونِ
Wa Taqaţţa`ū 'Amrahum Baynahum ۖ Kullun 'Ilaynā ji`ūna 021-093 waxayse isku Khilaafeen Amarkoodii Dhexdooda Dhammaanna Xagaygaa loo soo Celin. وَتَ‍قَ‍‍طَّ‍‍عُ‍‍و‌ا‌ ‌أَمْ‍رَهُمْ بَيْنَهُمْ ۖ كُلّ‌‍ٌ‌ ‌إِلَيْنَا‌ ‌‍رَ‌اجِعُونَ
Faman Ya`mal Mina Aş-Şāliĥāti Wa Huwa Mu'uminun Falā Kufrāna Lisa`yihi Wa 'Innā Lahu Kātibūna 021-094 Ruuxii Fala Wanaag isagoo Mu'min ah lagama Qariyo Camalkiisa Anguna waan u Qoraynaa. فَمَ‍‌‍نْ يَعْمَلْ مِنَ ‌ال‍‍صَّ‍‍الِح‍‍َ‍اتِ ‌وَهُوَ‌ مُؤْمِن‌‍ٌ‌ فَلاَ‌ كُفْ‍رَ‍‌انَ لِسَعْيِ‍‍هِ ‌وَ‌إِنَّ‍‍ا‌ لَ‍‍هُ كَاتِبُونَ
Wa Ĥarāmun `Alá Qaryatin 'Ahlaknāhā 'Annahum Lā Yarji`ūna 021-095 Waxaa ka Reebban Magaalo aan Halaagnay inay soo Noqoto «Soo bixin ka hor». وَحَ‍رَ‍‌امٌ عَلَى‌ قَ‍‍رْيَةٍ ‌أَهْلَكْنَاهَ‍‍ا‌ ‌أَنَّ‍‍هُمْ لاَ‌ يَرْجِعُونَ
Ĥattá 'Idhā Futiĥat Ya'jūju Wa Ma'jūju Wa Hum Min Kulli Ĥadabin Yansilūna 021-096 Inta laga Furi soo (Dayn) Yaajuuj iyo Maajuuj iyaguna Jaho Sarreysa Dhammanteed yey ka soo Deg degi. حَتَّ‍‍ى‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ فُتِحَتْ يَأْج‍‍ُ‍وجُ ‌وَمَأْج‍‍ُ‍وجُ ‌وَهُمْ مِ‍‌‍نْ كُلِّ حَدَبٍ‌ يَ‍‌‍ن‍‍سِلُونَ
qtaraba Al-Wa`du Al-Ĥaqqu Fa'idhā Hiya Shākhişatun 'Abşāru Al-Ladhīna Kafarū Yā Waylanā Qad Kunnā Fī Ghaflatin Min Hādhā Bal Kunnā Žālimīna 021-097 Waxaa Dhawaaday Yaboohii Xaqa Ahaa waxaana soo bixi inaytaagnaan Indhaha kuwa Gaaloobay (Iyagoo Dhihi) Halaaganagee waxaan kaga Sugnayn Halmaansho kan Waxaanse ahayn Daalimiin. وَ‌ا‍قْ‍‍تَ‍رَبَ ‌الْوَعْدُ‌ ‌الْحَ‍‍قُّ فَإِ‌ذَ‌ا‌ هِيَ شَاخِ‍‍صَ‍‍ةٌ ‌أَبْ‍‍‍‍صَ‍‍ا‌رُ‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ يَا‌وَيْلَنَا‌ قَ‍‍دْ‌ كُ‍‍نَّ‍‍ا‌ فِي غَ‍‍فْلَةٍ‌ مِ‍‌‍نْ هَذَ‌ا‌ بَلْ كُ‍‍نَّ‍‍ا‌ ظَ‍‍الِمِينَ
'Innakum Wa Mā Ta`budūna Min Dūni Allāhi Ĥaşabu Jahannama 'Antum Lahā Wa Aridūna 021-098 Idinka iyo waxaad Caabudaysaan oo Eebe ka Soo hadhay waxay Noqon Shidaalka Jahannamo idinkuna waad ku Arooraysaan. إِنَّ‍‍كُمْ ‌وَمَا‌ تَعْبُد‍ُ‍‌ونَ مِ‍‌‍نْ ‌د‍ُ‍‌ونِ ‌اللَّ‍‍هِ حَ‍‍صَ‍‍بُ جَهَ‍‍نَّ‍‍مَ ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ لَهَا‌ ‌وَ‌ا‌رِ‌دُ‌ونَ
Law Kāna Hā'uulā' 'Ālihatan Mā Waradūhā ۖ Wa Kullun Fīhā Khālidūna 021-099 Hadday Yihiin kuwaasu Ilaahyo kuma ArooreenDhamaanna way ku Waari. لَوْ‌ ك‍‍َ‍انَ ه‍‍َ‍ا‌ؤُلاَ‌ء‌ ‌آلِهَة ً‌ مَا‌ ‌وَ‌‍رَ‌دُ‌وهَا‌ ۖ ‌وَكُلّ‌‍ٌ‌ فِيهَا‌ خَ‍‍الِدُ‌ونَ
Lahum Fīhā Zafīrun Wa Hum Fīhā Lā Yasma`ūna 021-100 waxay ku Yeelan Dhexdeeda Qaylowaxna Dhexdeeda kuma Maqlaan. لَهُمْ فِيهَا‌ ‌زَف‍‍ِ‍ي‍‍ر‌ٌ‌ ‌وَهُمْ فِيهَا‌ لاَ‌ يَسْمَعُونَ
'Inna Al-Ladhīna Sabaqat Lahum Minnā Al-Ĥusná 'Ūlā'ika `Anhā Mub`adūna 021-101 kuway u Hor martay Xagganaga Wanaag kuwaasu Xaggeeda waa laga Fogayn. إِنَّ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ سَبَ‍‍قَ‍‍تْ لَهُمْ مِ‍‍نَّ‍‍ا‌ ‌الْحُسْنَ‍‍ى‌ ‌أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ عَ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ مُ‍‍بْ‍‍عَدُ‌ونَ
Lā Yasma`ūna Ĥasīsahā ۖ Wa Hum Fī Mā Ashtahat 'Anfusuhum Khālidūna 021-102 mana Maqlaan Shanqadteeda iyaguna waxay Doonto Naftoodu yey ku Waari. لاَ‌ يَسْمَع‍‍ُ‍ونَ حَسِيسَهَا‌ ۖ ‌وَهُمْ فِي مَا‌ ‌اشْتَهَتْ ‌أَ‌ن‍‍فُسُهُمْ خَ‍‍الِدُ‌ونَ
Lā Yaĥzunuhumu Al-Faza`u Al-'Akbaru Wa Tatalaqqāhumu Al-Malā'ikatu Hādhā Yawmukumu Al-Ladhī Kuntum Tū`adūna 021-103 mana Walbahaariyo Argagaxii Waynaawaxayna kula kulmi Malaa'igtu kani waa Maalintiinnii ah Tii laydiin Yaboohay. لاَ‌ يَحْزُنُهُمُ ‌الْفَزَعُ ‌الأَكْبَرُ‌ ‌وَتَتَلَ‍‍قَّ‍‍اهُمُ ‌الْمَلاَئِكَةُ هَذَ‌ا‌ يَوْمُكُمُ ‌الَّذِي كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ تُوعَدُ‌ونَ
Yawma Naţ As-Samā'a Kaţayyi As-Sijilli Lilkutubi ۚ Kamā Bada'nā 'Awwala Khalqin Nu`īduhu ۚ Wa`dāan `Alaynā ۚ 'Innā Kunnā Fā`ilīna 021-104 waana Maalintaan u Duubayno Samada Sida loo Duubo Warqadaha KitaabkaSidaan ku Billownay Abuuriddii hore Yaana ku soo Celinaynaawaa Yabooh korkanaga ahannagaana Falna saas. يَ‍‍وْمَ نَ‍‍طْ‍‍وِي ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءَ‌ كَ‍‍طَ‍‍يِّ ‌ال‍‍سِّجِلِّ لِلْكُتُبِ ۚ كَمَا‌ بَدَ‌أْنَ‍‍ا‌ ‌أَ‌وَّلَ خَ‍‍لْ‍‍قٍ‌ نُعِيدُهُ ۚ ‌وَعْد‌اً‌ عَلَيْنَ‍‍اۚ ‌إِنَّ‍‍ا‌ كُ‍‍نَّ‍‍ا‌ فَاعِلِينَ
Wa Laqad Katabnā Fī Az-Zabūri Min Ba`di Adh-Dhikri 'Anna Al-'Arđa Yarithuhā `Ibādiya Aş-Şāliĥūna 021-105 Dhab ahaan waxaan ugu Qorray Zabuur Sheegid ka Dib (Luuxul Maxfuudka) Dhulka waxaa Dhaxli Addoomadayda Suuban. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ كَتَ‍‍بْ‍‍نَا‌ فِي ‌ال‍‍زَّب‍‍ُ‍و‌ر‍ِ‍‌ مِ‍‌‍نْ بَعْدِ‌ ‌ال‍‍ذِّكْ‍‍ر‍ِ‍‌ ‌أَنَّ ‌الأَ‌رْ‍ضَ يَ‍‍رِثُهَا‌ عِبَا‌دِيَ ‌ال‍‍صَّ‍‍الِحُونَ
'Inna Fī Hādhā Labalāghāan Liqawmin `Ābidīna 021-106 kan Gaadhsiin baa ugu Sugan Ciddi Caabudi (Eebe). إِنَّ فِي هَذَ‌ا‌ لَبَلاَ‍‍غ‍‍ا‌ ً‌ لِ‍‍قَ‍‍وْمٍ عَابِدِينَ
Wa Mā 'Arsalnāka 'Illā Raĥmatan Lil`ālamīna 021-107 kumana aanaan Dirin Naxariista Caalamka adoo ah Mooyee. وَمَ‍‍ا‌ ‌أَ‌رْسَلْن‍‍َ‍اكَ ‌إِلاَّ‌ ‌‍رَحْمَة ً‌ لِلْعَالَمِينَ
Qul 'Innamā Yūĥá 'Ilayya 'Annamā 'Ilahukum 'Ilahun Wāĥidun ۖ Fahal 'Antum Muslimūna 021-108 Waxaad Dhahdaa waxaa uun lay Waxyooday Aniga in Ilaaheennu Ilaah kaliya yahay ee Idinku Muslimiin ma Tihiin (Ma Hogaansameysaan). قُ‍‍لْ ‌إِنَّ‍‍مَا‌ يُوحَ‍‍ى‌ ‌إِلَيَّ ‌أَنَّ‍‍مَ‍‍ا‌ ‌إِلَهُكُمْ ‌إِلَهٌ‌ ‌وَ‌احِد‌‌ٌۖ فَهَلْ ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ مُسْلِمُونَ
Fa'in Tawallaw Faqul 'Ādhantukum `Alá Sawā'in ۖ Wa 'In 'Adrī 'Aqarībun 'Am Ba`īdun Mā Tū`adūna 021-109 Haddayse Jeedsadaan waxaad Dhahdaa waxaan idin Ogaysiiyey si Siman (Cad) Colnimo Mana Ogi inay Dhawdahay ama Fogtahay waxa laydiin Yaboohay. فَإِ‌نْ تَوَلَّوْ‌ا‌ فَ‍‍قُ‍‍لْ ‌آ‌ذَ‌نْ‍‍تُكُمْ عَلَى‌ سَو‍َ‍‌ا‌ء‌ٍۖ ‌وَ‌إِ‌نْ ‌أَ‌دْ‌رِي ‌أَ‍قَ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍بٌ ‌أَمْ بَع‍‍ِ‍ي‍‍د‌ٌ‌ مَا‌ تُوعَدُ‌ونَ
'Innahu Ya`lamu Al-Jahra Mina Al-Qawli Wa Ya`lamu Mā Taktumūna 021-110 Eebe wuxuu Ogyahay waxa lala Qaylyo oo Hadala wuxuuna Ogyahay waxaad Qarinaysaan. إِنَّ‍‍هُ يَعْلَمُ ‌الْجَهْ‍رَ‌ مِنَ ‌الْ‍‍قَ‍‍وْلِ ‌وَيَعْلَمُ مَا‌ تَكْتُمُونَ
Wa 'In 'Adrī La`allahu Fitnatun Lakum Wa Matā`un 'Ilá Ĥīnin 021-111 Mana Ogi waxay u Dhawdahay inay Fidmo idiintahay iyo Raaxo Tan iyo Muddo. وَ‌إِ‌نْ ‌أَ‌دْ‌رِي لَعَلَّ‍‍هُ فِتْنَة ٌ‌ لَكُمْ ‌وَمَت‍‍َ‍اع‌‍ٌ‌ ‌إِلَى‌ حِينٍ
Qāla Rabbi Aĥkum Bil-Ĥaqqi ۗ Wa Rabbunā Ar-Raĥmānu Al-Musta`ānu `Alá Mā Taşifūna 021-112 Wuxuu yidhi (Nabigu) Eebow ku kala Xukun (Dhexdanada) XaqEebahanana waa Raxmaan ee Looga Kaalmo waydiisto waxaad sheegaysaan. قَ‍‍الَ ‌‍رَبِّ ‌احْكُمْ بِ‍الْحَ‍‍قِّ ۗ ‌وَ‌‍رَبُّنَا‌ ‌ال‍رَّحْمَنُ ‌الْمُسْتَع‍‍َ‍انُ عَلَى‌ مَا‌ تَ‍‍صِ‍‍فُونَ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah