Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

19) Sūrat Maryam

Printed format

19) سُورَة مَريَم

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Kāf-Hā-Yā-`Ayn-Şād 019-001 waa la soo sheegay kuwo lamid ah. كَاف-هَا-يَا-عَي‍‌‍ن‍‍-‍‍صَ‍‍ا‌د
Dhikru Raĥmati Rabbika `Abdahu Zakarīyā 019-002 (kanna) waa sheegid naaxariista Eebahaa addoonkiisa zakariye. ذِكْرُ‌ ‌‍رَحْمَةِ ‌‍رَبِّكَ عَ‍‍بْ‍‍دَهُ ‌زَكَ‍‍رِيَّا
'Idh Nādá Rabbahu Nidā'an Khafīyāan 019-003 markuu u dhawaaqay Eebihiis dhawaaq qarsoodi ah. إِ‌ذْ‌ نَا‌دَ‌ى‌ ‌‍رَبَّ‍‍هُ نِد‍َ‍‌ا‌ءً‌ خَ‍‍فِيّاً
Qāla Rabbi 'Innī Wahana Al-`Ažmu Minnī Wa Ashta`ala Ar-Ra'su Shaybāan Wa Lam 'Akun Bidu`ā'ika Rabbi Shaqīyāan 019-004 yidhina Eebow anigu waan tabaryaraaday madaxayguna wuxuu la huray cirroMana ahayn baryadaada Eebow mid ku khasaara. قَ‍‍الَ ‌‍رَبِّ ‌إِنِّ‍‍ي ‌وَهَنَ ‌الْعَ‍‍ظْ‍‍مُ مِ‍‍نِّ‍‍ي ‌وَ‌اشْتَعَلَ ‌ال‍رَّ‌أْسُ شَيْبا‌ ً‌ ‌وَلَمْ ‌أَكُ‍‌‍نْ بِدُع‍‍َ‍ائِكَ ‌‍رَبِّ شَ‍‍قِ‍‍يّاً
Wa 'Innī Khiftu Al-Mawāliya Min Warā'ī Wa Kānati Amra'atī `Āqirāan Fahab Lī Min Ladunka Walīyāan 019-005 anigu waxaan ka cabsan qaraabada iga dambaysa (inay xumaadaan) haweenaydayduna waa mandhalays iga sii agtaada wali (walad). وَ‌إِنِّ‍‍ي خِ‍‍فْتُ ‌الْمَوَ‌الِيَ مِ‍‌‍نْ ‌وَ‌ر‍َ‍‌ائ‍‍ِ‍‍ي ‌وَكَانَتِ ‌امْ‍رَ‌أَتِي عَاقِ‍‍ر‌ا‌‌ ً‌ فَهَ‍‍بْ لِي مِ‍‌‍نْ لَدُ‌نْ‍‍كَ ‌وَلِيّاً
Yarithunī Wa Yarithu Min 'Āli Ya`qūba ۖ Wa Aj`alhu Rabbi Rađīyāan 019-006 i dhaxla (nabinimada) oo dhaxla ehelkii yacquub kana yeel Eebow mid laga raalli noqdo. يَ‍‍رِثُنِي ‌وَيَ‍‍رِثُ مِ‍‌‍نْ ‌آلِ يَعْ‍‍قُ‍‍وبَ ۖ ‌وَ‌اجْ‍‍عَلْهُ ‌‍رَبِّ ‌‍رَضِ‍‍يّاً
Yā Zakarīyā 'Innā Nubashshiruka Bighulāmin Asmuhu Yaĥyá Lam Naj`al Lahu Min Qablu Samīyāan 019-007 zakariyow annagu waxaanu kuugu bishaarayn wiil magaciisu Yahay yaxye oonaan u yeelin horay wax lamid ah (lamagac ah). يَا‌زَكَ‍‍رِيَّ‍‍ا‌ ‌إِنَّ‍‍ا‌ نُبَشِّرُكَ بِ‍‍غُ‍‍لاَم‌‍ٍ‌اسْمُ‍‍هُ يَحْيَى‌ لَمْ نَ‍‍جْ‍‍عَلْ لَ‍‍هُ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لُ سَمِيّاً
Qāla Rabbi 'Anná Yakūnu Lī Ghulāmun Wa Kānat Amra'atī `Āqirāan Wa Qad Balaghtu Mina Al-Kibari `Itīyāan 019-008 wuxuu yidhi Eebow sidee iigu ahaan wiil iyadooy tahay haweeneydaydu madhalays oon ka gaadhay waynida gabow. قَ‍‍الَ ‌‍رَبِّ ‌أَنَّ‍‍ى‌ يَك‍‍ُ‍ونُ لِي غُ‍‍لاَمٌ‌ ‌وَكَانَتْ ‌امْ‍رَ‌أَتِي عَاقِ‍‍ر‌ا‌ ً‌ ‌وَ‍قَ‍‍دْ‌ بَلَ‍‍غْ‍‍تُ مِنَ ‌الْكِبَ‍‍ر‍ِ‍‌ عِتِيّاً
Qāla Kadhālika Qāla Rabbuka Huwa `Alayya Hayyinun Wa Qad Khalaqtuka Min Qablu Wa Lam Taku Shay'āan 019-009 wuxuu yidhi waa saaswuxuuna Eebaha yidhi isagu waa ii Fududahay waana ku abuuray horay adoon ahayn waxba. قَ‍‍الَ كَذَلِكَ قَ‍‍الَ ‌‍رَبُّكَ هُوَ‌ عَلَيَّ هَيِّنٌ‌ ‌وَ‍قَ‍‍دْ‌ خَ‍‍لَ‍‍قْ‍‍تُكَ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لُ ‌وَلَمْ تَكُ شَ‍‍يْ‍‍ئاً
Qāla Rabbi Aj`al Lī 'Āyatan ۚ Qāla 'Āyatuka 'Allā Tukallima An-Nāsa Thalātha Layālin Sawīyāan 019-010 wuxuu yidhi Eebow ii yeel calaamo (xaqnimada yaboohaada) wuxuu yidhi (Eebe) calaamadaadu waa inaadan la hadlin dadka seddex habeen oo israacsan (adoo fayow). قَ‍‍الَ ‌‍رَبِّ ‌اجْ‍‍عَ‍‍ل لِ‍‍ي ‌آيَة‌ ًۚ قَ‍‍الَ ‌آيَتُكَ ‌أَلاَّ‌ تُكَلِّمَ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسَ ثَلاَثَ لَي‍‍َ‍ال‌‍ٍ‌ سَوِيّاً
Fakharaja `Alá Qawmihi Mina Al-Miĥrābi Fa'awĥá 'Ilayhim 'An Sabbiĥū Bukratan Wa `Ashīyāan 019-011 markaasu ugaga soo baxay qoomkiisii mixraabka wuxuuna u ishaaray xaggooda inay tukadaan aroor iyo galabba. فَ‍خَ‍رَجَ عَلَى‌ قَ‍‍وْمِ‍‍هِ مِنَ ‌الْمِحْ‍رَ‍‌ابِ فَأَ‌وْحَ‍‍ى‌ ‌إِلَيْهِمْ ‌أَ‌نْ سَبِّحُو‌ا‌ بُكْ‍رَة ً‌ ‌وَعَشِيّاً
Yā Yaĥyá Khudhi Al-Kitāba Biqūwatin ۖ Wa 'Ātaynāhu Al-Ĥukma Şabīyāan 019-012 (waxaa loo yidhi) yaxyow ku qaado kitaabka (tawreed) xoog (dadaal) waxaan siinnay xigmo isagoo yar. يَايَحْيَى‌ خُ‍‍ذِ‌ ‌الْكِت‍‍َ‍ابَ بِ‍‍قُ‍‍وَّةٍ‌ ‌وَ‌آتَيْن‍‍َ‍اهُ ۖ ‌الْحُكْمَ صَ‍‍بِيّاً
Wa Ĥanānāan Min Ladunnā Wa Zakāatan ۖ Wa Kāna Taqīyāan 019-013 iyo naxariis agtanada ka ahaatay iyo daahirnimo wuxuuna ahaa dhawrsade. وَحَنَانا‌ ً‌ مِ‍‌‍نْ لَدُنَّ‍‍ا‌ ‌وَ‌زَك‍‍َ‍اة ًۖ ‌وَك‍‍َ‍انَ تَ‍‍قِ‍‍يّاً
Wa Baran Biwālidayhi Wa Lam Yakun Jabbāan `Aşīyāan 019-014 iyo baarri labadiisa waalid mana ahayn daalim caasi ah. وَبَرّ‌ا‌ ً‌ بِوَ‌الِدَيْ‍‍هِ ‌وَلَمْ يَكُ‍‌‍نْ جَبَّا‌ر‌اً‌ عَ‍‍صِ‍‍يّاً
Wa Salāmun `Alayhi Yawma Wulida Wa Yawma Yamūtu Wa Yawma Yub`athu Ĥayyāan 019-015 nabadgalyo korkiisa ha ahaato maalinta la dhalay iyo maalintuu dhiman iyo maalinta la soo bixin isagoo nool. وَسَلاَمٌ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ يَ‍‍وْمَ ‌وُلِدَ‌ ‌وَيَ‍‍وْمَ يَم‍‍ُ‍وتُ ‌وَيَ‍‍وْمَ يُ‍‍بْ‍‍عَثُ حَيّاً
Wa Adhkur Fī Al-Kitābi Maryama 'Idh Antabadhat Min 'Ahlihā Makānāan Sharqīyāan 019-016 (ku xusuuso) kitaabka maryama markay uga fogaatay ehelkeeda meel bari ah(bariga qudsi). وَ‌ا‌ذْكُرْ‌ فِي ‌الْكِت‍‍َ‍ابِ مَرْيَمَ ‌إِ‌ذْ‌ ‌ان‍‍تَبَذَتْ مِ‍‌‍نْ ‌أَهْلِهَا‌ مَكَانا‌‌ ً‌ شَرْ‍قِ‍‍يّاً
Fāttakhadhat Min Dūnihim Ĥijābāan Fa'arsalnā 'Ilayhā Rūĥanā Fatamaththala Lahā Bashaan Sawīyāan 019-017 oyna ka yeelatay xaggeeda asturoon u dirray xaggeeda ruuxannagii (jibriil)oo isugu shabahay dad eg. فَاتَّ‍‍خَ‍‍ذَتْ مِ‍‌‍نْ ‌دُ‌ونِهِمْ حِجَابا‌‌ ً‌ فَأَ‌رْسَلْنَ‍‍ا‌ ‌إِلَيْهَا‌ ‌رُ‌وحَنَا‌ فَتَمَثَّلَ لَهَا‌ بَشَر‌ا‌‌ ً‌ سَوِيّاً
Qālat 'Innī 'A`ūdhu Bir-Raĥmani Minka 'In Kunta Taqīyāan 019-018 una tidhi anigu waxaan kaa magan galay (Eebaha) Raxmaan ah haddaad tahay dhawrsade. قَ‍‍الَتْ ‌إِنِّ‍‍ي ‌أَع‍‍ُ‍و‌ذُ‌ بِ‍ال‍رَّحْمَنِ مِ‍‌‍نْ‍‍كَ ‌إِ‌نْ كُ‍‌‍ن‍‍تَ تَ‍‍قِ‍‍يّاً
Qāla 'Innamā 'Anā Rasūlu Rabbiki Li'haba Laki Ghulāmāan Zakīyāan 019-019 kuna yidhi anigu waxaan uun ahay rasuulka Eebahaa inaan ku siiyo wiil daahir ah. قَ‍‍الَ ‌إِنَّ‍‍مَ‍‍ا‌ ‌أَنَا‌ ‌‍رَس‍‍ُ‍ولُ ‌‍رَبِّكِ لِأهَبَ لَكِ غُ‍‍لاَما‌‌ ً‌ ‌زَكِيّاً
Qālat 'Anná Yakūnu Lī Ghulāmun Wa Lam Yamsasnī Basharun Wa Lam 'Aku Baghīyāan 019-020 waxayna tidhi sidee iigu ahaan wiil anoosan i taaban dadahaynna mid xun (la tuhmo). قَ‍‍الَتْ ‌أَنَّ‍‍ى‌ يَك‍‍ُ‍ونُ لِي غُ‍‍لاَمٌ‌ ‌وَلَمْ يَمْسَسْنِي بَشَر‌ٌ‌ ‌وَلَمْ ‌أَكُ بَ‍‍غِ‍‍يّاً
Qāla Kadhāliki Qāla Rabbuki Huwa `Alayya Hayyinun ۖ Wa Linaj`alahu~ 'Āyatan Lilnnāsi Wa Raĥmatan Minnā ۚ Wa Kāna 'Aman Maqđīyāan 019-021 wuxuuna yidhi waa sidaas wuxuuna yidhi Eebahaa wuu u fududyahay yidhi Eebahaa wuu u fududyahay korkayga iyo inaan uga yeello calamaad dadka iyo naxariis xagayga ah waana arrin la xukumay (dhammeeyey). قَ‍‍الَ كَذَلِكِ قَ‍‍الَ ‌‍رَبُّكِ هُوَ‌ عَلَيَّ هَيِّنٌۖ ‌وَلِنَ‍‍جْ‍‍عَلَهُ~ُ ‌آيَة ً‌ لِل‍‍نّ‍‍َ‍اسِ ‌وَ‌‍رَحْمَة ً‌ مِ‍‍نَّ‍‍ا‌ ۚ ‌وَك‍‍َ‍انَ ‌أَمْر‌ا‌ ً‌ مَ‍‍قْ‍‍‍‍ضِ‍‍يّاً
Faĥamalat/hu Fāntabadhat Bihi Makānāan Qaşīyāan 019-022 way xambaartay (uurowday) waxayna u fogaatay meel dheer (durugsan). فَحَمَلَتْهُ فَا‌ن‍‍تَبَذَتْ بِ‍‍هِ مَكَانا‌‌ ًقَ‍‍صِ‍‍يّاً
Fa'ajā'ahā Al-Makhāđu 'Ilá Jidh`i An-Nakhlati Qālat Yā Laytanī Mittu Qabla Hādhā Wa Kuntu Nasyāan Mansīyāan 019-023 waxayna u dhibaataysay fooshii jirrid timir waxayna tidhi shalleytee maan dhinto ka hor arrintan oon noqodo mid la halmaamo o laga tago. فَأَج‍‍َ‍ا‌ءَهَا‌ ‌الْمَ‍‍خَ‍‍اضُ ‌إِلَى‌ جِذْعِ ‌ال‍‍نَّ‍‍‍‍خْ‍‍لَةِ قَ‍‍الَتْ يَالَيْتَنِي مِتُّ قَ‍‍بْ‍‍لَ هَذَ‌ا‌ ‌وَكُ‍‌‍ن‍‍تُ نَسْيا‌ ً‌ مَ‍‌‍نْ‍‍سِيّاً
Fanādāhā Min Taĥtihā 'Allā Taĥzanī Qad Ja`ala Rabbuki Taĥtaki Sarīyāan 019-024 wuxuuna uga dhawaaqay hoosteeda ha murugoonin wuxuu yeelay Eebahaa hoostaada wabi (yar). فَنَا‌دَ‌اهَا‌ مِ‍‌‍نْ تَحْتِهَ‍‍ا‌ ‌أَلاَّ‌ تَحْزَنِي قَ‍‍دْ‌ جَعَلَ ‌‍رَبُّكِ تَحْتَكِ سَ‍‍رِيّاً
Wa Huzzī 'Ilayki Bijidh`i An-Nakhlati Tusāqiţ `Alayki Ruţabāan Janīyāan 019-025 una gilgil xaggaaga jirridda timirta ha kuu soo riddo korkaaga timir (curdana) oo fiicane. وَهُزِّي ‌إِلَ‍‍يْ‍‍كِ بِجِذْعِ ‌ال‍‍نَّ‍‍‍‍خْ‍‍لَةِ تُسَاقِ‍‍ط‍ْ عَلَ‍‍يْ‍‍كِ ‌رُ‍طَ‍‍با‌‌ ً‌ جَنِيّاً
Fakulī Wa Ashrabī Wa Qarrī `Aynāan ۖ Fa'immā Taraynna Mina Al-Bashari 'Aĥadāan Faqūlī 'Innī Nadhartu Lilrraĥmani Şawmāan Falan 'Ukallima Al-Yawma 'Insīyāan 019-026 ee cun oo cab qabowsana il (farax) haddaad ka aragto dadkana ruux waxaad dhahdaa anigu waxaan ugu nadray (Eebaha) Raxmaan oon u soomi oonan la hadlin maanta cidna. فَكُلِي ‌وَ‌اشْ‍رَبِي ‌وَ‍قَ‍‍رِّي عَيْنا‌‌ ًۖ فَإِمَّ‍‍ا‌ تَ‍رَيْ‍‍نَّ مِنَ ‌الْبَشَ‍‍ر‍ِ‍‌ ‌أَحَد‌ا‌‌ ً‌ فَ‍‍قُ‍‍ولِ‍‍ي ‌إِنِّ‍‍ي نَذَ‌رْتُ لِ‍‍ل‍رَّحْمَنِ صَ‍‍وْما‌‌ ً‌ فَلَ‍‌‍نْ ‌أُكَلِّمَ ‌الْيَ‍‍وْمَ ‌إِ‌ن‍‍سِيّاً
Fa'atat Bihi Qawmahā Taĥmiluhu ۖ Qālū Yā Maryamu Laqad Ji'ti Shay'āan Farīyāan 019-027 waxayna ula timid ciise qoomkeeda uyadoo xambaarsan waxayna dheheen maryamoy waxaad la timid wax wayn. فَأَتَتْ بِ‍‍هِ قَ‍‍وْمَهَا‌ تَحْمِلُ‍‍هُ ۖ قَ‍‍الُو‌ا‌ يَامَرْيَمُ لَ‍‍قَ‍‍دْ‌ جِئْتِ شَ‍‍يْ‍‍ئا‌‌ ً‌ فَ‍‍رِيّاً
Yā 'Ukhta Hārūna Mā Kāna 'Abūki Amra'a Saw'in Wa Mā Kānat 'Ummuki Baghīyāan 019-028 haruun walaashiisay (u eg wanaagga) ma eheyn aabahaa ruux xunmana ahayn hooyadaa mid xun (la tuhmo). ي‍‍َ‍ا‌أُ‍خْ‍‍تَ هَا‌ر‍ُ‍‌ونَ مَا‌ ك‍‍َ‍انَ ‌أَب‍‍ُ‍وكِ ‌امْ‍رَ‌أَ‌ سَ‍‍وْ‌ء‌ٍ‌ ‌وَمَا‌ كَانَتْ ‌أُمُّ‍‍كِ بَ‍‍غِ‍‍يّاً
Fa'ashārat 'Ilayhi ۖ Qālū Kayfa Nukallimu Man Kāna Fī Al-Mahdi Şabīyāan 019-029 wayna u ishaartay xaggiisa waxayna dhaheen sideen ula hadlaynaa ruux ku sugan Sariirilmood isagoo yar. فَأَشَا‌‍رَتْ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍هِ ۖ قَ‍‍الُو‌ا‌ كَ‍‍يْ‍‍فَ نُكَلِّمُ مَ‍‌‍نْ ك‍‍َ‍انَ فِي ‌الْمَهْدِ‌ صَ‍‍بِيّاً
Qāla 'Innī `Abdu Allāhi 'Ātāniya Al-Kitāba Wa Ja`alanī Nabīyāan 019-030 wuxuuna yidhi (ciise) anigu waxaan ahay addoon Eebewuxuuna i siiyey kitaabka (injiil) wuxuuna iga yeelay nabi. قَ‍‍الَ ‌إِنِّ‍‍ي عَ‍‍بْ‍‍دُ‌ ‌اللَّ‍‍هِ ‌آتَانِيَ ‌الْكِت‍‍َ‍ابَ ‌وَجَعَلَنِي نَبِيّاً
Wa Ja`alanī Mubārakāan 'Ayna Mā Kuntu Wa 'Awşānī Biş-Şalāati Wa Az-Zakāati Mā Dumtu Ĥayyāan 019-031 wuxuuna iga yeelay mid la barakeeyey meel kastoon ahaywuxuuna ii dardaarmay salaadda iyo zakada intaan noolahay. وَجَعَلَنِي مُبَا‌‍رَكاً‌ ‌أَيْ‍‍نَ مَا‌ كُ‍‌‍ن‍‍تُ ‌وَ‌أَ‌وْ‍صَ‍‍انِي بِ‍ال‍‍صَّ‍‍لاَةِ ‌وَ‌ال‍‍زَّك‍‍َ‍اةِ مَا‌ ‌دُمْتُ حَيّاً
Wa Baran Biwālidatī Wa Lam Yaj`alnī Jabbāan Shaqīyāan 019-032 wuxuuna iga yeelay baarriga waalidaday (hooyaday) igamana yeelin madax adage xun. وَبَرّ‌ا‌ ً‌ بِوَ‌الِدَتِي ‌وَلَمْ يَ‍‍جْ‍‍عَلْنِي جَبَّا‌ر‌ا‌‌ ً‌ شَ‍‍قِ‍‍يّاً
Wa As-Salāmu `Alayya Yawma Wulidtu Wa Yawma 'Amūtu Wa Yawma 'Ub`athu Ĥayyāan 019-033 nabadgalyana ha ahaato korkayga maalintii lay dhalay iyo maalintaan dhiman iyo maalinta laysoo bixin anoo nool. وَ‌السَّلاَمُ عَلَيَّ يَ‍‍وْمَ ‌وُلِ‍‍دْتُ ‌وَيَ‍‍وْمَ ‌أَم‍‍ُ‍وتُ ‌وَيَ‍‍وْمَ ‌أُبْ‍‍عَثُ حَيّاً
Dhālika `Īsá Abnu Maryama ۚ Qawla Al-Ĥaqqi Al-Ladhī Fīhi Yamtarūna 019-034 kaasi waa Ciise ibnu maryamawaana hadalka xaqa ah ee ay shakin. ذَلِكَ عِيسَى‌ ‌ابْ‍‍نُ مَرْيَمَ ۚ قَ‍‍وْلَ ‌الْحَ‍‍قِّ ‌الَّذِي ف‍‍ِ‍ي‍‍هِ يَمْتَرُ‌ونَ
Mā Kāna Lillāh 'An Yattakhidha Min Waladin ۖ Subĥānahu~ ۚ 'Idhā Qá 'Aman Fa'innamā Yaqūlu Lahu Kun Fayakūnu 019-035 kuma haboona Eebe inuu yeesho ilmowaana ka nasahanyahaymarkuu doono xukun «amar» wuxuu uun dhahaa ahaw wuuna ahaan. مَا‌ ك‍‍َ‍انَ لِلَّهِ ‌أَ‌نْ يَتَّ‍‍خِ‍‍ذَ‌ مِ‍‌‍نْ ‌وَلَد‌‌ٍۖ سُ‍‍بْ‍‍حَانَهُ~ُ ۚ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ قَ‍‍ضَ‍‍ى‌ ‌أَمْر‌ا‌‌ ً‌ فَإِنَّ‍‍مَا‌ يَ‍‍قُ‍‍ولُ لَ‍‍هُ كُ‍‌‍نْ فَيَكُونُ
Wa 'Inna Allāha Rabbī Wa Rabbukum Fā`budūhu ۚdhā Şirāţun Mustaqīmun 019-036 Ilaahay waa Eebahay iyo Eebihiin ee caabudakaasaa ah jidka toosane. وَ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ ‌‍رَبِّي ‌وَ‌‍رَبُّكُمْ فَاعْبُد‍ُ‍‌وهُ ۚ هَذَ‌ا‌ صِ‍رَ‍‌اطٌ‌ مُسْتَ‍‍قِ‍‍يمٌ
khtalafa Al-'Aĥzābu Min Baynihim ۖ Fawaylun Lilladhīna Kafarū Min Mash/hadi Yawmin `Ažīmin 019-037 wayse iskhilaafeen xisbiyadii dhexdooda wuxuuna halaag uga sugnaaday kuwii gaaloobay kulan maalin wayn. فَاخْ‍‍تَلَفَ ‌الأَحْز‍َ‍‌ابُ مِ‍‌‍نْ بَيْنِهِمْ ۖ فَوَيْ‍‍ل ٌ‌ لِلَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ مِ‍‌‍نْ مَشْهَدِ‌ يَ‍‍وْمٍ عَ‍‍ظِ‍‍يمٍ
'Asmi` Bihim Wa 'Abşir Yawma Ya'tūnanā ۖ Lakini Až-Žālimūna Al-Yawma Fī Đalālin Mubīnin 019-038 maqli ogaa oo arki ogaa maalintay noo imaanhase yeeshee daalimiintu maanta waxay ku suganyihiin baadi cad. أَسْمِعْ بِهِمْ ‌وَ‌أَبْ‍‍‍‍صِ‍‍رْ‌ يَ‍‍وْمَ يَأْتُونَنَا‌ ۖ لَكِنِ ‌ال‍‍ظَّ‍‍الِم‍‍ُ‍ونَ ‌الْيَ‍‍وْمَ فِي ضَ‍‍لاَلٍ‌ مُبِينٍ
Wa 'Andhirhum Yawma Al-Ĥasrati 'Idh Quđiya Al-'Amru Wa HumGhaflatin Wa Hum Lā Yu'uminūna 019-039 uga dig iyaga maalin qoomamomarka la xukmin amarka iyagoo kusugan halmaansho oon rumeynayn. وَ‌أَ‌ن‍‍ذِ‌ر‍ْ‍هُمْ يَ‍‍وْمَ ‌الْحَسْ‍رَةِ ‌إِ‌ذْ‌ قُ‍‍ضِ‍‍يَ ‌الأَمْرُ‌ ‌وَهُمْ فِي غَ‍‍فْلَةٍ‌ ‌وَهُمْ لاَ‌ يُؤْمِنُونَ
'Innā Naĥnu Narithu Al-'Arđa Wa Man `Alayhā Wa 'Ilaynā Yurja`ūna 019-040 annagaa dhaxli dhulka iyo waxa korkiisa ah xagganagaana laydiin soo celin. إِنَّ‍‍ا‌ نَحْنُ نَ‍‍رِثُ ‌الأَ‌رْ‍ضَ ‌وَمَ‍‌‍نْ عَلَيْهَا‌ ‌وَ‌إِلَيْنَا‌ يُرْجَعُونَ
Wa Adhkur Fī Al-Kitābi 'Ibhīma ۚ 'Innahu Kāna Şiddīqāan Nabīyāan 019-041 ku sheeg kitaabka (nabi) Ibraahimwuxuuu ahaa runbadane nabi ah. وَ‌ا‌ذْكُرْ‌ فِي ‌الْكِت‍‍َ‍ابِ ‌إِبْ‍‍‍رَ‌اه‍‍ِ‍ي‍‍مَ ۚ ‌إِنَّ‍‍هُ ك‍‍َ‍انَ صِ‍‍دِّي‍‍ق‍‍ا‌ ً‌ نَبِيّاً
'Idh Qāla Li'abīhi Yā 'Abati Lima Ta`budu Mā Lā Yasma`u Wa Lā Yubşiru Wa Lā Yughnī `Anka Shay'āan 019-042 markuu ku yidhi aabihiis aabbow maxaad u caabudi waxaan maqlayn waxna arkayn kaana qeeqayn waxba. إِ‌ذْ‌ قَ‍‍الَ لِأَب‍‍ِ‍ي‍‍هِ ي‍‍َ‍ا‌أَبَتِ لِمَ تَعْبُدُ‌ مَا‌ لاَ‌ يَسْمَعُ ‌وَلاَ‌ يُ‍‍بْ‍‍‍‍صِ‍‍ر‍ُ‍‌ ‌وَلاَ‌ يُ‍‍غْ‍‍نِي عَ‍‌‍نْ‍‍كَ شَ‍‍يْ‍‍ئاً
Yā 'Abati 'Innī Qad Jā'anī Mina Al-`Ilmi Mā Lam Ya'tika Fa Attabi`nī 'Ahdika Şirāţāan Sawīyāan 019-043 aabow aniga waxaa ii yimid cilmi waxaan adi kuu imaanin ee i raac aan kugu hanuuniyo jid toosane (xaqa). ي‍‍َ‍ا‌أَبَتِ ‌إِنِّ‍‍ي قَ‍‍دْ‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَنِي مِنَ ‌الْعِلْمِ مَا‌ لَمْ يَأْتِكَ فَاتَّبِعْنِ‍‍ي ‌أَهْدِكَ صِ‍رَ‌اط‍‍ا‌‌ ً‌ سَوِيّاً
Yā 'Abati Lā Ta`budi Ash-Shayţāna ۖ 'Inna Ash-Shayţāna Kāna Lilrraĥmani `Aşīyāan 019-044 aabbow ha caabudin shaydaanshaydaanku wuxuu u yahay Eebaha Rasmaan ah caasi. ي‍‍َ‍ا‌أَبَتِ لاَ‌ تَعْبُدِ‌ ‌ال‍‍شَّيْ‍‍طَ‍‍انَ ‌إِنَّ ۖ ‌ال‍‍شَّيْ‍‍طَ‍‍انَ ك‍‍َ‍انَ لِ‍‍ل‍رَّحْمَنِ عَ‍‍صِ‍‍يّاً
Yā 'Abati 'Innī 'Akhāfu 'An Yamassaka `Adhābun Mina Ar-Raĥmāni Fatakūna Lilshshayţāni Walīyāan 019-045 aabbow anigu waxaan ka cabsan inuu ku taabto cadaabka Eebaha Raxmaana ah ood u noqoto shaydaan qaraabo. ي‍‍َ‍ا‌أَبَتِ ‌إِنِّ‍‍ي ‌أَ‍خَ‍‍افُ ‌أَ‌نْ يَمَسَّكَ عَذ‍َ‍‌ابٌ‌ مِنَ ‌ال‍رَّحْمَنِ فَتَك‍‍ُ‍ونَ لِلشَّيْ‍‍طَ‍‍انِ ‌وَلِيّاً
Qāla 'Aghibun 'Anta `An 'Ālihatī Yā 'Ibhīmu ۖ La'in Lam Tantahi La'arjumannaka ۖ Wa Ahjurnī Malīyāan 019-046 wuxuu yidhi (aabihiis) ma waxaad nici adigu ilaahyadayda Ibraahimow hadaadan joogin waan ku dhagaxyeyn ee iga tag waligeed. قَ‍‍الَ ‌أَ‌‍رَ‌اغِ‍‍بٌ ‌أَ‌نْ‍‍تَ عَ‍‌‍نْ ‌آلِهَتِي يَا‌إِبْ‍‍ر‌اه‍‍ِ‍ي‍‍مُ لَئِ‍‌‍نْ ۖ لَمْ تَ‍‌‍ن‍‍تَ‍‍هِ لَأَ‌رْجُمَ‍‍نَّ‍‍كَ ‌وَ‌اهْجُرْنِي ۖ مَلِيّاً
Qāla Salāmun `Alayka ۖ Sa'astaghfiru Laka Rabbī ۖ 'Innahu Kāna Bī Ĥafīyāan 019-047 wuxuu yidhi (nabi) Ibraahim nabadgalyo korkaaga ha ahaato waan kuu dambi dhaaf warsan adiga EebahayEebe waa ii naxariiste. قَ‍‍الَ سَلاَمٌ عَلَ‍‍يْ‍‍كَ ۖ سَأَسْتَ‍‍غْ‍‍فِ‍‍ر‍ُ‍‌ لَكَ ‌‍رَبِّ‍‍ي ۖ ‌إِنَّ‍‍هُ ك‍‍َ‍انَ بِي حَفِيّاً
Wa 'A`tazilukum Wa Mā Tad`ūna Min Dūni Allāhi Wa 'AdRabbī `Asá 'Allā 'Akūna Bidu`ā'i Rabbī Shaqīyāan 019-048 waana idinka fogaan idinka iyo waxaad caabudaysaan oo Eebe ka soo hadhaywaxaana baryi Eebahaywaxaana mudan inaanan ku noqonin baryada Eebahay mid ku xumaada (khasaara). وَ‌أَعْتَزِلُكُمْ ‌وَمَا‌ تَ‍‍دْع‍‍ُ‍ونَ مِ‍‌‍نْ ‌د‍ُ‍‌ونِ ‌اللَّ‍‍هِ ‌وَ‌أَ‌دْعُو‌ ‌‍رَبِّي عَسَ‍‍ى‌ ‌أَلاَّ‌ ‌أَك‍‍ُ‍ونَ بِدُع‍‍َ‍ا‌ءِ‌ ‌‍رَبِّي شَ‍‍قِ‍‍يّاً
Falammā A`tazalahum Wa Mā Ya`budūna Min Dūni Allāhi Wahabnā Lahu~ 'Isĥāqa Wa Ya`qūba ۖ Wa Kullā Ja`alnā Nabīyāan 019-049 markuu ka fogaaday iyaga iyo waxay caabudi oo Eebe ka soo hadhay waxaan siinay Isxaaq iyo Yacquub mid kastana waxaan ka yeellay nabi. فَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ ‌اعْتَزَلَهُمْ ‌وَمَا‌ يَعْبُد‍ُ‍‌ونَ مِ‍‌‍نْ ‌د‍ُ‍‌ونِ ‌اللَّ‍‍هِ ‌وَهَ‍‍بْ‍‍نَا‌ لَهُ~ُ ‌إِسْح‍‍َ‍اقَ ‌وَيَعْ‍‍قُ‍‍وبَ ۖ ‌وَكُلاَّ‌ جَعَلْنَا‌ نَبِيّاً
Wa Wahabnā Lahum Min Raĥmatinā Wa Ja`alnā Lahum Lisāna Şidqin `Alīyāan 019-050 waxaana ka siinnay naxariistanada (wanaag) waxaana u yeellay amaan run ah oo sarraysa. وَ‌وَهَ‍‍بْ‍‍نَا‌ لَهُمْ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَحْمَتِنَا‌ ‌وَجَعَلْنَا‌ لَهُمْ لِس‍‍َ‍انَ صِ‍‍دْ‍‍قٍ عَلِيّاً
Wa Adhkur Fī Al-Kitābi Mūsá ۚ 'Innahu Kāna Mukhlaşāan Wa Kāna Rasūlāan Nabīyāan 019-051 ku sheeg kitaabka (nabi) Muuse wuxuu ahaa rasuul nabi ah. وَ‌ا‌ذْكُرْ‌ فِي ‌الْكِت‍‍َ‍ابِ مُوسَ‍‍ىۚ ‌إِنَّ‍‍هُ ك‍‍َ‍انَ مُ‍‍خْ‍‍لَ‍‍ص‍‍ا‌ ً‌ ‌وَك‍‍َ‍انَ ‌‍رَسُولا‌ ً‌ نَبِيّاً
Wa Nādaynāhu Min Jānibi Aţ-Ţūri Al-'Aymani Wa Qarrabnāhu Najīyāan 019-052 waana uga dhawaaqnay dhinaca (buurta) dhuur ee midigta ahwaana soo dhawaynay annagoo la hadli. وَنَا‌دَيْن‍‍َ‍اهُ مِ‍‌‍نْ جَانِبِ ‌ال‍‍طُّ‍‍و‌ر‍ِ‍‌ ‌الأَيْمَنِ ‌وَ‍قَ‍رَّبْ‍‍ن‍‍َ‍اهُ نَجِيّاً
Wa Wahabnā Lahu Min Raĥmatinā 'Akhāhu Hārūna Nabīyāan 019-053 waxaana ka siinnay naxariistanada walaalkiis Haaruun oo nabi ah. وَ‌وَهَ‍‍بْ‍‍نَا‌ لَ‍‍هُ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَحْمَتِنَ‍‍ا‌ ‌أَ‍خَ‍‍اهُ هَا‌ر‍ُ‍‌ونَ نَبِيّاً
Wa Adhkur Fī Al-Kitābi 'Ismā`īla ۚ 'Innahu Kāna Şādiqa Al-Wa`di Wa Kāna Rasūlāan Nabīyāan 019-054 kuna sheeg kitaabka (nabi) Ismaaeiilwuxuu ahaa rumeeyaha yabooha wuxuuna ahaa rasuul nabi ah. وَ‌ا‌ذْكُرْ‌ فِي ‌الْكِت‍‍َ‍ابِ ‌إِسْمَاع‍‍ِ‍ي‍‍لَ ۚ ‌إِنَّ‍‍هُ ك‍‍َ‍انَ صَ‍‍ا‌دِقَ ‌الْوَعْدِ‌ ‌وَك‍‍َ‍انَ ‌‍رَسُولا‌ ً‌ نَبِيّاً
Wa Kāna Ya'muru 'Ahlahu Biş-Şalāati Wa Az-Zakāati Wa Kāna `Inda Rabbihi Marđīyāan 019-055 wuxuuna ahaa mid fara chelkiisa salaadda iyo zakadawuxuuna ahaa mid Eebe agtiisa lagaga raalli yahay. وَك‍‍َ‍انَ يَأْمُرُ‌ ‌أَهْلَ‍‍هُ بِ‍ال‍‍صَّ‍‍لاَةِ ‌وَ‌ال‍‍زَّك‍‍َ‍اةِ ‌وَك‍‍َ‍انَ عِ‍‌‍نْ‍‍دَ‌ ‌‍رَبِّ‍‍هِ مَرْ‍ضِ‍‍يّاً
Wa Adhkur Fī Al-Kitābi 'Idrīsa ۚ 'Innahu Kāna Şiddīqāan Nabīyāan 019-056 kuna sheeg kitaabka (nabi) Idriiswuxuu ahaa runbadane nabi ah. وَ‌ا‌ذْكُرْ‌ فِي ‌الْكِت‍‍َ‍ابِ ‌إِ‌دْ‌ر‍ِ‍ي‍‍سَ ۚ ‌إِنَّ‍‍هُ ك‍‍َ‍انَ صِ‍‍دِّي‍‍ق‍‍ا‌ ً‌ نَبِيّاً
Wa Rafa`nāhu Makānāan `Alīyāan 019-057 waxaana u koryeellay meel sare. وَ‌‍رَفَعْن‍‍َ‍اهُ مَكَاناً‌ عَلِيّاً
'Ūlā'ika Al-Ladhīna 'An`ama Allāhu `Alayhim Mina An-Nabīyīna Min Dhurrīyati 'Ādama Wa Mimman Ĥamalnā Ma`a Nūĥin Wa Min Dhurrīyati 'Ibhīma Wa 'Isrā'īla Wa Mimman Hadaynā Wa Ajtabaynā ۚ 'Idhā Tutlá `Alayhim 'Āyātu Ar-Raĥmāni Kharrū Sujjadāan Wa Bukīyāan 019-058 kuwaas waa kuwuu u nicmeeyey Eebe oo nabiyadii ahoo durriyadii aadam ahiyo kuwaan xambaarray la jirka (nabi) nuux iyo durriyaddii nabi Ibraahim iyo israa'iil iyo kuwaan hanuuninay oon doorannaymarka lagu akhriyo korkooda aayaadka Eebaha Raxmaan ah way dhacaan iyagoo sujuudi oo ooyi. أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌أَ‌نْ‍‍عَمَ ‌اللَّ‍‍هُ عَلَيْهِمْ مِنَ ‌ال‍‍نَّ‍‍بِيّ‍‍ِ‍ي‍‍نَ مِ‍‌‍نْ ‌ذُ‌رِّيَّةِ ‌آ‌دَمَ ‌وَمِ‍‍مَّ‍‍‌‍نْ حَمَلْنَا‌ مَعَ ن‍‍ُ‍وحٍ‌ ‌وَمِ‍‌‍نْ ‌ذُ‌رِّيَّةِ ‌إِبْ‍‍‍رَ‌اه‍‍ِ‍ي‍‍مَ ‌وَ‌إِسْر‍َ‍‌ائ‍‍ِ‍ي‍‍لَ ‌وَمِ‍‍مَّ‍‍‌‍نْ هَدَيْنَا‌ ‌وَ‌اجْ‍‍تَبَيْنَ‍‍اۚ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ تُتْلَى‌ عَلَيْهِمْ ‌آي‍‍َ‍اتُ ‌ال‍رَّحْمَنِ خَ‍‍رُّ‌و‌ا‌ سُجَّد‌ا‌ ً‌ ‌وَبُكِيّاً
Fakhalafa Min Ba`dihim Khalfun 'Ađā`ū Aş-Şalāata Wa Attaba`ū Ash-Shahawāti ۖ Fasawfa Yalqawna Ghayyāan 019-059 waxaase ka gadaal maray kuwo xun oo dayacay salaadda oo raacay waxay naftoodu doonto (oo xun) waxayna la kulim sharr. فَ‍خَ‍‍لَفَ مِ‍‌‍نْ بَعْدِهِمْ خَ‍‍لْفٌ ‌أَ‍ضَ‍‍اعُو‌ا‌ال‍‍صَّ‍‍لاَةَ ‌وَ‌اتَّبَعُو‌ا‌ال‍‍شَّهَو‍َ‍‌اتِ ۖ فَسَ‍‍وْفَ يَلْ‍‍قَ‍‍وْنَ غَ‍‍يّاً
'Illā Man Tāba Wa 'Āmana Wa `Amila Şāliĥāan Fa'ūlā'ika Yadkhulūna Al-Jannata Wa Lā Yužlamūna Shay'āan 019-060 cidda toobad keenta oo rumeysa oo camal fiican fasha mooyeekuwaasu waxay gali jannada lagamana dulmiyo waxba. إِلاَّ‌ مَ‍‌‍نْ ت‍‍َ‍ابَ ‌وَ‌آمَنَ ‌وَعَمِلَ صَ‍‍الِحا‌‌ ً‌ فَأ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ يَ‍‍دْ‍‍خُ‍‍ل‍‍ُ‍ونَ ‌الْجَ‍‍نَّ‍‍ةَ ‌وَلاَ‌ يُ‍‍ظْ‍‍لَم‍‍ُ‍ونَ شَ‍‍يْ‍‍ئاً
Jannāti `Adnin Allatī Wa`ada Ar-Raĥmānu `Ibādahu Bil-Ghaybi ۚ 'Innahu Kāna Wa`duhu Ma'tīyāan 019-061 jannooyinka cadnin (yey gali) ee ah tuu u yaboohay (Eebaha) Raxmaana addoomadiisaiyagoo maqanwuuna ahaan yaboohiisu kii yimaadda. جَ‍‍نّ‍‍َ‍اتِ عَ‍‍دْن‌‍ٍ‌الَّتِي ‌وَعَدَ‌ ‌ال‍رَّحْمَنُ عِبَا‌دَهُ بِ‍الْ‍‍غَ‍‍يْ‍‍بِ ۚ ‌إِنَّ‍‍هُ ك‍‍َ‍انَ ‌وَعْدُهُ مَأْتِيّاً
Lā Yasma`ūna Fīhā Laghwan 'Illā Salāmāan ۖ Wa Lahum Rizquhum Fīhā Bukratan Wa `Ashīyāan 019-062 kuma maqlaan dhexdeeda hadal macno darroee waxay maqlaan salaanwaxayna ku mudan rizqigooda dhexdooda aroor iyo galabba. لاَ‌ يَسْمَع‍‍ُ‍ونَ فِيهَا‌ لَ‍‍غْ‍‍و‌ا‌‌ ً‌ ‌إِلاَّ‌ سَلاَما‌ ًۖ ‌وَلَهُمْ ‌رِ‌زْ‍قُ‍‍هُمْ فِيهَا‌ بُكْ‍رَة ً‌ ‌وَعَشِيّاً
Tilka Al-Jannatu Allatī Nūrithu Min `Ibādinā Man Kāna Taqīyāan 019-063 taasi waa jannada aannu dhaxalsiin addoomadanada kooda ah mid dhawrsada. تِلْكَ ‌الْجَ‍‍نَّ‍‍ةُ ‌الَّتِي نُو‌رِثُ مِ‍‌‍نْ عِبَا‌دِنَا‌ مَ‍‌‍نْ ك‍‍َ‍انَ تَ‍‍قِ‍‍يّاً
Wa Mā Natanazzalu 'Illā Bi'amri Rabbika ۖ Lahu Mā Bayna 'Aydīnā Wa Mā Khalfanā Wa Mā Bayna Dhālika ۚ Wa Mā Kāna Rabbuka Nasīyāan 019-064 kuma soo dagno amarka Eebahaa mooyeewaxaa u sugnaaday waxa horteenna ahiyo waxa inaga dambeeya iyo waxa u dhexeeya arrintaasmana aha Eebahaa mid halmaansan. وَمَا‌ نَتَنَزَّلُ ‌إِلاَّ‌ بِأَمْ‍‍ر‍ِ‍‌ ‌‍رَبِّكَ ۖ لَ‍‍هُ مَا‌ بَ‍‍يْ‍‍نَ ‌أَيْدِينَا‌ ‌وَمَا‌ خَ‍‍لْفَنَا‌ ‌وَمَا‌ بَ‍‍يْ‍‍نَ ‌ذَلِكَ ۚ ‌وَمَا‌ ك‍‍َ‍انَ ‌‍رَبُّكَ نَسِيّاً
Rabbu As-Samāwāti Wa Al-'Arđi Wa Mā Baynahumā Fā`bud/hu Wa Aşţabir Li`ibādatihi ۚ Hal Ta`lamu Lahu Samīyāan 019-065 waa Eebaha samooyinka iyo dhulka iyo waxa u dhaxeeya ee caabud kuna samir cibaadadiisama u ogtahay Eebe wax la mid ah(oo la magaca). رَبُّ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌وَمَا‌ بَيْنَهُمَا‌ فَاعْبُ‍‍دْهُ ‌وَ‌اصْ‍‍طَ‍‍بِ‍‍رْ‌ لِعِبَا‌دَتِ‍‍هِ ۚ هَلْ تَعْلَمُ لَ‍‍هُ سَمِيّاً
Wa Yaqūlu Al-'Insānu 'A'idhā Mā Mittu Lasawfa 'Ukhraju Ĥayyāan 019-066 wuxuu dhihi dadkii (gaalka) ma markaan dhinto yaa laysoo bixin anoo nool. وَيَ‍قُ‍‍ولُ ‌الإِ‌ن‍‍س‍‍َ‍انُ ‌أَئِذَ‌ا‌ مَا‌ مِتُّ لَسَ‍‍وْفَ ‌أُ‍خْ‍رَجُ حَيّاً
'Awalā Yadhkuru Al-'Insānu 'Annā Khalaqnāhu Min Qablu Wa Lam Yaku Shay'āan 019-067 miyuuna xusuusanayn dadku anagu inaanu abuuray horay isagoon waxba ahayn. أَ‌وَلاَ‌ يَذْكُرُ‌ ‌الإِ‌ن‍‍س‍‍َ‍انُ ‌أَنَّ‍‍ا‌ خَ‍‍لَ‍‍قْ‍‍ن‍‍َ‍اهُ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لُ ‌وَلَمْ يَكُ شَ‍‍يْ‍‍ئاً
Fawarabbika Lanaĥshurannahum Wa Ash-Shayāţīna Thumma Lanuĥđirannahum Ĥawla Jahannama Jithīyāan 019-068 Eebahaan ku dhaartaye waannu kulmin iyaga iyo shayaadiintawaxaana keenaynaa gaararka jahannamo iyagoo fadhiya. فَوَ‌‍رَبِّكَ لَنَحْشُ‍رَنَّ‍‍هُمْ ‌وَ‌ال‍‍شَّيَاطِ‍‍ي‍‍نَ ثُ‍‍مَّ لَنُحْ‍‍ضِ‍رَنَّ‍‍هُمْ حَ‍‍وْلَ جَهَ‍‍نَّ‍‍مَ جِثِيّاً
Thumma Lananzi`anna Min Kulli Shī`atin 'Ayyuhum 'Ashaddu `Alá Ar-Raĥmāni `Itīyāan 019-069 markaas waxaannu ka siiban koox kasta midkooda ugu daran madax adayg (gaalimada). ثُ‍‍مَّ لَنَ‍‌‍ن‍‍زِعَ‍‍نَّ مِ‍‌‍نْ كُلِّ شِيعَةٍ ‌أَيُّهُمْ ‌أَشَدُّ‌ عَلَى‌ ‌ال‍رَّحْمَنِ عِتِيّاً
Thumma Lanaĥnu 'A`lamu Bial-Ladhīna Hum 'Awlá Bihā Şilīyāan 019-070 annagaa og kuwa mudnaan badan galidda naarta. ثُ‍‍مَّ لَنَحْنُ ‌أَعْلَمُ بِ‍الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ هُمْ ‌أَ‌وْلَى‌ بِهَا‌ صِ‍‍لِيّاً
Wa 'In Minkum 'Illā Wa Ariduhā ۚ Kāna `Alá Rabbika Ĥatmāan Maqđīyāan 019-071 cid idinka mid ah oon ku aroorayn ma jiro naartaarrintaasna waxay ku ahaatay Eebahaa wax go'an oo xukuman. وَ‌إِ‌نْ مِ‍‌‍نْ‍‍كُمْ ‌إِلاَّ‌ ‌وَ‌ا‌رِ‌دُهَا‌ ۚ ك‍‍َ‍انَ عَلَى‌ ‌‍رَبِّكَ حَتْما‌ ً‌ مَ‍‍قْ‍‍‍‍ضِ‍‍يّاً
Thumma Nunajjī Al-Ladhīna Attaqaw Wa Nadharu Až-Žālimīna Fīhā Jithīyāan 019-072 Markaas waxaannu korin kuwa Dhawrsadaywaxaannu kaga tagi Daalimiinta Dhexdeeda iyagoo Jilbo u Fadhiya. ثُ‍‍مَّ نُنَجِّي ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌اتَّ‍‍قَ‍‍وْ‌ا‌ ‌وَنَذَ‌رُ‌ ‌ال‍‍ظَّ‍‍الِم‍‍ِ‍ي‍‍نَ فِيهَا‌ جِثِيّاً
Wa 'Idhā Tutlá `Alayhim 'Āyātunā Bayyinātin Qāla Al-Ladhīna Kafarū Lilladhīna 'Āmanū 'Ayyu Al-Farīqayni Khayrun Maqāmāan Wa 'Aĥsanu Nadīyāan 019-073 marka lagu akhriyo korkooda aayaadkanaga oo cad cad waxay u dhihi kuwii gaaloobay kuwa rumeeyey labada kooxood midkee khayrroon naggadi oo wanaagsan kulan (fadhi). وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ تُتْلَى‌ عَلَيْهِمْ ‌آيَاتُنَا‌ بَيِّن‍‍َ‍ات‌‍ٍقَ‍‍الَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ لِلَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُ‍‍و‌ا‌ ‌أَيُّ ‌الْفَ‍‍رِي‍‍قَ‍‍يْ‍‍نِ خَ‍‍يْ‍‍ر‌ٌ‌ مَ‍‍قَ‍‍اما‌ ً‌ ‌وَ‌أَحْسَنُ نَدِيّاً
Wa Kam 'Ahlaknā Qablahum Min Qarnin Hum 'Aĥsanu 'Athāthāan Wa Ri'yāan 019-074 badanaa intaan halaagnay hortood quruun ka fiican xoolo (iyo dhar) iyo aragba. وَكَمْ ‌أَهْلَكْنَا‌ قَ‍‍بْ‍‍لَهُمْ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍رْنٍ هُمْ ‌أَحْسَنُ ‌أَثَاثا‌ ً‌ ‌وَ‌رِئْياً
Qul Man Kāna Fī Ađ-Đalālati Falyamdud Lahu Ar-Raĥmānu Maddāan ۚ Ĥattá 'Idhā Ra'aw Mā Yū`adūna 'Immā Al-`Adhāba Wa 'Immā As-Sā`ata Fasaya`lamūna Man Huwa Sharrun Makānāan Wa 'Ađ`afu Jundāan 019-075 waxaad dhahdaa ciddii baadi ku sugan ha u fidiyo (sugo) Eebaha Raxmaana ah fidinmarkay arkaan waxaa loogu gooddiyey ama cadaaba ama saacadda (qiyaame) waxay ogaan cidday xumaan badantahay gurigiisu oo taharyar junuud (ciidamo). قُ‍‍لْ مَ‍‌‍نْ ك‍‍َ‍انَ فِي ‌ال‍‍ضَّ‍‍لاَلَةِ فَلْيَمْدُ‌دْ‌ لَهُ ‌ال‍رَّحْمَنُ مَدّ‌اً‌ ۚ حَتَّ‍‍ى‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ‌‍رَ‌أَ‌وْ‌ا‌ مَا‌ يُوعَد‍ُ‍‌ونَ ‌إِمَّ‍‍ا‌ ‌الْعَذ‍َ‍‌ابَ ‌وَ‌إِمَّ‍‍ا‌ ‌ال‍‍سَّاعَةَ فَسَيَعْلَم‍‍ُ‍ونَ مَ‍‌‍نْ هُوَ‌ شَرّ‌ٌ‌ مَكَانا‌ ً‌ ‌وَ‌أَ‍ضْ‍‍عَفُ جُ‍‌‍ن‍‍د‌اً
Wa Yazīdu Allāhu Al-Ladhīna Ahtadaw Hudan Wa ۗ Al-Bāqiyātu Aş-Şāliĥātu Khayrun `Inda Rabbika Thawābāan Wa Khayrun Maraddāan 019-076 wuu u siyaadiyaa Eebe kuwa hanuunay hanuunkuwa hadha ee suuban (camalka) yaa khayrroon Eebahaa agtiisa abaal marin khayrna roon meel laysu celiyo. وَيَز‍ِ‍ي‍‍دُ‌ ‌اللَّ‍‍هُ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌اهْتَدَ‌وْ‌ا‌ هُ‍‍د‌ى‌ ًۗ ‌وَ‌الْبَاقِ‍‍ي‍‍َ‍اتُ ‌ال‍‍صَّ‍‍الِح‍‍َ‍اتُ خَ‍‍يْ‍‍رٌ‌ عِ‍‌‍نْ‍‍دَ‌ ‌‍رَبِّكَ ثَوَ‌ابا‌ ً‌ ‌وَ‍خَ‍‍يْ‍‍ر‌ٌ‌ مَ‍رَ‌د‍ّ‍‌اً
'Afara'ayta Al-Ladhī Kafara Bi'āyātinā Wa Qāla La'ūtayanna Mālāan Wa Waladāan 019-077 ka warran midka ka gaalooby aayaadkanaga oo yidhi waxaa lay siin (aakhiro) xoolo iyo carruur. أَفَ‍رَ‌أَيْ‍‍تَ ‌الَّذِي كَفَ‍رَ‌ بِآيَاتِنَا‌ ‌وَ‍قَ‍‍الَ لَأ‍ُ‍‌وتَيَ‍‍نَّ مَالا‌ ً‌ ‌وَ‌وَلَد‌اً
'Āţţala`a Al-Ghayba 'Am Attakhadha `Inda Ar-Raĥmāni `Ahdāan 019-078 ma wuxuu daalaeday waxa maqanmise wuxuu ka yeeshay Eebaha Raxmaana agtiisa ballan. أ‍َ‍‌اطَّ‍‍لَعَ ‌الْ‍‍غَ‍‍يْ‍‍بَ ‌أَمْ ‌اتَّ‍‍خَ‍‍ذَ‌ عِ‍‌‍نْ‍‍دَ‌ ‌ال‍رَّحْمَنِ عَهْد‌اً
Kallā ۚ Sanaktubu Mā Yaqūlu Wa Namuddu Lahu Mina Al-`Adhābi Maddāan 019-079 saas ma aha ee waannu qori wuxuu sheegiwaxaana u fududaynaa (kordhin) cadaabka fidin. كَلاَّ‌ ۚ سَنَكْتُبُ مَا‌ يَ‍‍قُ‍‍ولُ ‌وَنَمُدُّ‌ لَ‍‍هُ مِنَ ‌الْعَذ‍َ‍‌ابِ مَ‍‍د‍ّ‍‌اً
Wa Narithuhu Mā Yaqūlu Wa Ya'tīnā Fardāan 019-080 waana dhaxlaynaa wuxuu sheegi wuxuuna noo imaan kali. وَنَ‍‍رِثُ‍‍هُ مَا‌ يَ‍‍قُ‍‍ولُ ‌وَيَأْتِينَا‌ فَرْ‌د‌اً
Wa Attakhadhū Min Dūni Allāhi 'Ālihatan Liyakūnū Lahum `Izzāan 019-081 waxay yeesheen Eebe ka sokow ilaahyo inay ugu noqdaan cizi (tabar). وَ‌اتَّ‍‍خَ‍‍ذُ‌و‌ا‌ مِ‍‌‍نْ ‌د‍ُ‍‌ونِ ‌اللَّ‍‍هِ ‌آلِهَة ً‌ لِيَكُونُو‌ا‌ لَهُمْ عِزّ‌اً
Kallā ۚ Sayakfurūna Bi`ibādatihim Wa Yakūnūna `Alayhim Điddāan 019-082 saas ma aha ee waxay ka gaaloobi cibaadadoodawaxayna ku noqon korkooda lid (col). كَلاَّ‌ ۚ سَيَكْفُر‍ُ‍‌ونَ بِعِبَا‌دَتِهِمْ ‌وَيَكُون‍‍ُ‍ونَ عَلَيْهِمْ ضِ‍‍د‍ّ‍‌اً
'Alam Tara 'Annā 'Arsalnā Ash-Shayāţīna `Alá Al-Kāfirīna Ta'uuzzuhum 'Azzāan 019-083 miyaadan ogayn inaan ku dirro shayaadiinta gaalada oy boorrin (baadiyeyn) baadi. أَلَمْ تَ‍رَ‌ ‌أَنَّ‍‍ا‌ ‌أَ‌رْسَلْنَا‌ ‌ال‍‍شَّيَاطِ‍‍ي‍‍نَ عَلَى‌ ‌الْكَافِ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍نَ تَؤُ‌زُّهُمْ ‌أَ‌زّ‌اً
Falā Ta`jal `Alayhim ۖ 'Innamā Na`uddu Lahum `Addāan 019-084 ee ha ku degdegin korkoodawaannu uun u tirin tirec. فَلاَ‌ تَعْجَلْ عَلَيْهِمْ ۖ ‌إِنَّ‍‍مَا‌ نَعُدُّ‌ لَهُمْ عَ‍‍د‍ّ‍‌اً
Yawma Naĥshuru Al-Muttaqīna 'Ilá Ar-Raĥmāni Wafdāan 019-085 xusuuso maalintaan u kulmineyno kuwa dhawrsaday Eebaha Raxmaana iyagoo wafdi ah. يَ‍‍وْمَ نَحْشُرُ‌ ‌الْمُتَّ‍‍قِ‍‍ي‍‍نَ ‌إِلَى‌ ‌ال‍رَّحْمَنِ ‌وَفْد‌اً
Wa Nasūqu Al-Mujrimīna 'Ilá Jahannama Wirdāan 019-086 oon u kaxaynayno dambiilayaasha xagga jahannamo iyagoo aroora. وَنَس‍‍ُ‍و‍قُ ‌الْمُ‍‍جْ‍‍رِم‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌إِلَى‌ جَهَ‍‍نَّ‍‍مَ ‌وِ‌ر‍ْ‍‌د‌اً
Lā Yamlikūna Ash-Shafā`ata 'Illā Mani Attakhadha `Inda Ar-Raĥmāni `Ahdāan 019-087 mana hantaan shafeeco cid ka yeelata Eebaha Raxmaana agtiisa ballan mooyee. لاَ‌ يَمْلِك‍‍ُ‍ونَ ‌ال‍‍شَّفَاعَةَ ‌إِلاَّ‌ مَنِ ‌اتَّ‍‍خَ‍‍ذَ‌ عِ‍‌‍نْ‍‍دَ‌ ‌ال‍رَّحْمَنِ عَهْد‌اً
Wa Qālū Attakhadha Ar-Raĥmānu Waladāan 019-088 waxay dheheen (gaaladu) wuxuu yeeshay Eebaha Raxmaana ilmo. وَ‍قَ‍‍الُو‌ا‌اتَّ‍‍خَ‍‍ذَ‌ ‌ال‍رَّحْمَنُ ‌وَلَد‌اً
Laqad Ji'tum Shay'āan 'Iddāan 019-089 waxaad la timaadeen wax wayn. لَ‍قَ‍‍دْ‌ جِئْتُمْ شَ‍‍يْ‍‍ئا‌‌ ً‌ ‌إِ‌د‍ّ‍‌اً
Takādu As-Samāwātu Yatafaţţarna Minhu Wa Tanshaqqu Al-'Arđu Wa Takhirru Al-Jibālu Haddāan 019-090 oy u dhawdahay samooyinku inay la dillaacaan lana jeexmo dhulku oy la hoobato buuruhu burbur. تَك‍‍َ‍ا‌دُ‌ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتُ يَتَفَ‍‍طَّ‍‍رْنَ مِ‍‌‍نْ‍‍هُ ‌وَتَ‍‌‍ن‍‍شَ‍‍قُّ ‌الأَ‌رْ‍ضُ ‌وَتَ‍‍خِ‍‍ر‍ّ‍ُ‌ ‌الْجِب‍‍َ‍الُ هَ‍‍د‍ّ‍‌اً
'An Da`aw Lilrraĥmani Waladāan 019-091 inay u sheegeen Eebaha Raxmaana ilmo. أَ‌نْ ‌دَعَوْ‌ا‌ لِ‍‍ل‍رَّحْمَنِ ‌وَلَد‌اً
Wa Mā Yanbaghī Lilrraĥmani 'An Yattakhidha Waladāan 019-092 kuma habboona Eebaha Raxmaana inuu yeesho ilmo. وَمَا‌ يَ‍‌‍نْ‍‍بَ‍‍غِ‍‍ي لِ‍‍ل‍رَّحْمَنِ ‌أَ‌نْ يَتَّ‍‍خِ‍‍ذَ‌ ‌وَلَد‌اً
'In Kullu Man As-Samāwāti Wa Al-'Arđi 'Illā 'Ātī Ar-Raĥmāni `Abdāan 019-093 wax kastoo Samada iyo Dhulka ku sugan uxuu u imaan Eebe isagoo Addoona. إِ‌نْ كُلُّ مَ‍‌‍نْ فِي ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌إِلاَّ‌ ‌آتِي ‌ال‍رَّحْمَنِ عَ‍‍بْ‍‍د‌اً
Laqad 'Aĥşāhum Wa `Addahum `Addāan 019-094 wuu koobay Eebe wuuna Tiriyey Tiro. لَ‍قَ‍‍دْ‌ ‌أَحْ‍‍صَ‍‍اهُمْ ‌وَعَدَّهُمْ عَ‍‍د‍ّ‍‌اً
Wa Kulluhum 'Ātīhi Yawma Al-Qiyāmati Fardāan 019-095 Dhammaantoodna waxay u imaan Eebe Qiyaamada iyagoo Kali ah. وَكُلُّهُمْ ‌آت‍‍ِ‍ي‍‍هِ يَ‍‍وْمَ ‌الْ‍‍قِ‍‍يَامَةِ فَرْ‌د‌اً
'Inna Al-Ladhīna 'Āmanū Wa `Amilū Aş-Şāliĥāti Sayaj`alu Lahumu Ar-Raĥmānu Wuddāan 019-096 kuwa Xaqa rumeeyey ee Camal fiican falay wuxuu u yeeli Eebaha Raxmaana Jacayl. إِنَّ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ ‌وَعَمِلُو‌ا‌ال‍‍صَّ‍‍الِح‍‍َ‍اتِ سَيَ‍‍جْ‍‍عَلُ لَهُمُ ‌ال‍رَّحْمَنُ ‌وُ‌د‍ّ‍‌اً
Fa'innamā Yassarnāhu Bilisānika Litubashshira Bihi Al-Muttaqīna Wa Tundhira Bihi Qawmāan Luddāan 019-097 waxaan uun ugu fududaynay Quraanka Carrabkaaga inaad ugu Bishaarayso Quraanka kuwa dhawrsada uguna Digtid Qoom dood badan (oo xun). فَإِنَّ‍‍مَا‌ يَسَّرْن‍‍َ‍اهُ بِلِسَانِكَ لِتُبَشِّ‍‍ر‍َ‍‌ بِهِ ‌الْمُتَّ‍‍قِ‍‍ي‍‍نَ ‌وَتُ‍‌‍ن‍‍ذِ‌ر‍َ‍‌ بِ‍‍هِ قَ‍‍وْما‌ ً‌ لُ‍‍د‍ّ‍‌اً
Wa Kam 'Ahlaknā Qablahum Min Qarnin Hal Tuĥissu Minhum Min 'Aĥadin 'Aw Tasma`u Lahum Rikzāan 019-098 Badanaa intaan halaagnay hortood Qarnima ka kasaysaa xaggooda (aragtaa) Ruuxnaama ma ka maqli xaggooda Cod. وَكَمْ ‌أَهْلَكْنَا‌ قَ‍‍بْ‍‍لَهُمْ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍رْنٍ هَلْ تُحِسُّ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ مِ‍‌‍نْ ‌أَحَدٍ‌ ‌أَ‌وْ‌ تَسْمَعُ لَهُمْ ‌رِكْز‌اً
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah